Telefoon 2017 by Hamda yar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Telefoon Directed by Ibrahim Eagle
    Hamda Yar
    Produced by Khadar Ilkacse
    Erayadii: Jamaal Liiban
    Laxankii: Axmed maxamed Cawad
    Music by: Maxamed Xaaji
    Productions of Eagle Media Pro

ความคิดเห็น • 725

  • @SurprisedBeachYoga-oo7jm
    @SurprisedBeachYoga-oo7jm 5 หลายเดือนก่อน +13

    Yaa ila dhAgaysanaya Cawa heestan like sar😮 28 April 2024❤

  • @marwadiidanjiraha6535
    @marwadiidanjiraha6535 5 ปีที่แล้ว +78

    Yaa ila dhagaysanaya heestan 2019☝️

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 ปีที่แล้ว +28

    INTA IGA DAMBEEYSAAY 2022 LIKE 👍 DHAC KU SIIYA😁😁
    Xamda Yar Xidig Qurux , Cod , Suuro iyo jiniyo faneed Rabi hibo usiiyay lana tabay❤🎵

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 2 ปีที่แล้ว +13

    6 sano kabacdi heestan caawa ayaan u soo laabtay inaan dib u dhagaysto. Really is amazing

  • @sadehajiyow6701
    @sadehajiyow6701 4 ปีที่แล้ว +17

    Heeskan Waqtigi ay soo baxday waa dawaday ilaa Maanta oo 2020 Lagu jiro kama Xiiso dhigin Cudurkaas yaa ila qaba?💕❤

  • @moshire6645
    @moshire6645 ปีที่แล้ว +9

    Underrated Song💔
    Heestan saan u mcn wexey mudneed ma helin yaa igu raacsan

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 4 หลายเดือนก่อน

      Haa walahy mey helin.

  • @nemoabdi9479
    @nemoabdi9479 ปีที่แล้ว +3

    😢tiro male intan
    Tilifoon diree mxa helay talow miyanu itabin💔🥲??
    ( naf an kujecleen kuma tabayso)😔😭

  • @mosalah-qn5rg
    @mosalah-qn5rg 5 ปีที่แล้ว +146

    2019 yaa dawanaya like sar Haddad dawanayside pro/sis♥

  • @somalilandgabileyboy9072
    @somalilandgabileyboy9072 6 ปีที่แล้ว +46

    Muqaalku waa Gobalkeygii Gabiley ala maxan tabayaaa oo aan u xisa qabaa in aan markale arko. Dadkeyga Alle daa oo dhawr.

    • @gardhaalechannel3503
      @gardhaalechannel3503 5 ปีที่แล้ว

      Jowhar maa gibiley noqoty hadana

    • @najmudinqurayshi2267
      @najmudinqurayshi2267 4 ปีที่แล้ว +2

      @@gardhaalechannel3503 waa burco nio jawharna maahee

    • @muxumedgeedi9361
      @muxumedgeedi9361 4 ปีที่แล้ว

      #Gebiley_eeshcalaa

    • @ismo_official
      @ismo_official 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaa gabiley dooxaa aroor walba ka talaabaa waayo dugsiga gobolka ugu wayn ayaa xagasa qalax secondary

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      @@gardhaalechannel3503 ku qabso dee dadka dhulkooda waa gabiley meeshani ader 🥴🥴🥴🥴😳

  • @abdurahmanabdi200
    @abdurahmanabdi200 5 ปีที่แล้ว +62

    Heestan 2019 April daawanaya like saar bro &sister 😘😘

  • @hodan67890
    @hodan67890 8 ปีที่แล้ว +210

    gabadhan fanka kuma qurux badno waa gabdhihi geela laga bixin jiray

    • @amiincabdiradhiid3642
      @amiincabdiradhiid3642 8 ปีที่แล้ว +4

      hodan adna wall Hodan Ali

    • @hodan67890
      @hodan67890 8 ปีที่แล้ว +2

      yaa og hee inaan ahay lol

    • @canbuuleeste4152
      @canbuuleeste4152 8 ปีที่แล้ว +12

      Walal Isha baa ka riday 100 geel waan ka bixlahaa gabadhaan. she is SO beautiful!!

    • @MrJamaal05
      @MrJamaal05 8 ปีที่แล้ว +6

      😀😀💉 Suxee Maxa Tiri Waa Tii Geelka Laga Bixin JiRay Aa
      Antworten
      Antworten

    • @fatumajama7085
      @fatumajama7085 7 ปีที่แล้ว +2

      waaw waa hees meel taabanaysa

  • @najepbile1321
    @najepbile1321 5 ปีที่แล้ว +24

    Tiro male intaan telephone ☎️ diree
    Miyaanu i tabin💏
    Axlaa sawt hamda yar🌸
    2019 May

    • @nacnacadam8198
      @nacnacadam8198 4 ปีที่แล้ว

      Maxay helay taloo miyeyna itabin.

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +16

    😭💔Tiro maleh intan telephone dire
    Mxa helay tolow miyanu itabin 😥
    2020 wixi dawana ismijiya ✋

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug ปีที่แล้ว

      2022/12/2 ayaan halkan soo maray🥺

    • @asiye717
      @asiye717 ปีที่แล้ว

      @@bella-xb1ug sister 💖🥰

    • @mohamedtahir6
      @mohamedtahir6 ปีที่แล้ว

      2023-3-13😊😊

    • @asiye717
      @asiye717 ปีที่แล้ว

      @@mohamedtahir6 xadir 😂

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 3 ปีที่แล้ว +10

    ❤anigoo kaliya dareemay jacyl wlhi😭😭

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 2 ปีที่แล้ว +1

      Sanad ka dib🥹🥹🥹

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 2 ปีที่แล้ว +1

      Anigoo kaliya wali dareemaya

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 2 ปีที่แล้ว

      🥹🥹🥹🥹🥹

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 10 หลายเดือนก่อน +1

      Qofkii an jeclaa wuu dhintay ala xumaa aduun aad adigu jirin 😭💔💔

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢alle ha u naxariisto

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 ปีที่แล้ว +164

    Tiro Maleh intaan #Telefoon Diree
    Maxaa Helay Tolow *Miyaanu itabeyn?
    "Geel Beelahan Telefoonkiisa Lagu Daalay
    Tolow Miyuu #Tahriibay"?
    Ereyada, Codka, Laxanka, Musigga, iyo Muuqaalka.
    INNABA CAADI MA'MAHA .. Telefoon Waa Hees Laysugu Tagay!
    #XamdaYar - Hadda Waaweenka Ha Lagu Tiriyo..
    Ibrahim Eagle - Ustaad Waad Ka Baxsatay..AffaCaleyk...

    • @awaaretube8195
      @awaaretube8195 7 ปีที่แล้ว +8

      kkkkkk....Miyuu Tahriibay...You are Funny ..

    • @yusufguulofficial
      @yusufguulofficial 7 ปีที่แล้ว +6

      we love you Xamda yar horay usoco sister

    • @ruqiyoali3905
      @ruqiyoali3905 7 ปีที่แล้ว +2

      Hamdi yar ha u joojin midkale ayaa kuu taahaayo

    • @alaalesheikh3502
      @alaalesheikh3502 7 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE Malaha wuuba dhintay la qaadka

    • @casharahma2679
      @casharahma2679 7 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE woow esh calaa hees

  • @princesszakia474
    @princesszakia474 4 ปีที่แล้ว +7

    Yaa ila dhagaysanaya hamda yar 2020🙌🙌🙌

  • @d-y-a5208
    @d-y-a5208 7 ปีที่แล้ว +27

    Waa qofta kalaiya aan arko without makeup natural skin cml 🌺🌷🌷💐

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 ปีที่แล้ว +7

    #tiro male intaan talefon dire maxa helay tolow miyanuu itaaBiiiN❤maYaa sar suuG telkaa damay malaha ❤❤xamda yar hestan cadi mahaa 💯💯💯💯💯👏👏

  • @burco7626
    @burco7626 3 หลายเดือนก่อน +1

    Who's listening 16/06/24 maalin ciid ah❤

  • @foosmohamed
    @foosmohamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tiro. Maleh intaa telefoontiree ax ax 2024

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 8 ปีที่แล้ว +1

    Rug Cadaagii Soo Rogaaal Celi Ibrahim Eagle Duubis Qurux badan Fanaanad Xamda oo Shidan hees maraysa Labadiinaba Hambalyo

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว +1

    Tiro ma leh intaan
    Telefoon aan diree
    Miyaanu i tebin
    Maxaa helay tolow

  • @ayana8660
    @ayana8660 5 ปีที่แล้ว +6

    Natural beauty ❤️🌹she’s super beautiful and have confidence with amazing voice❤️go girl you rock it.

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 ปีที่แล้ว +7

    is beautifull song duubista eagle media waan ku qancay really
    Xamda Yar waad soconaysaa walee

  • @maryamoadan1804
    @maryamoadan1804 8 ปีที่แล้ว +39

    axsan fanaanad hamda yar cod qurux labis intaba kamaliidato daganaanta ayaaba usiidheer sharaf bby

    • @cabdirisaaqhassan9547
      @cabdirisaaqhassan9547 8 ปีที่แล้ว +1

      xamda yar waan kuu duceeyay wl waxaan kugu jeclay asturnaanta wl waligaa ha is qaawin fadlan alle haka cadhaysiin

    • @rcggrcgg755
      @rcggrcgg755 7 ปีที่แล้ว

      cabdirisaaq hassan

    • @muxyadiinmohamed3141
      @muxyadiinmohamed3141 7 ปีที่แล้ว +1

      Rcgg Rcgg

    • @maxamedaxmed6088
      @maxamedaxmed6088 7 ปีที่แล้ว +1

      Maryamo Adan hhh

    • @ubahfarah6702
      @ubahfarah6702 6 ปีที่แล้ว

      Gabadhaan waa gabar xishoota 😍😍

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +1

    Tiro maleh intaan taleefoon diree
    Maxaa helay toloow miyaanu i tabin
    calayk heestani wadnaha ayay toos u abaaraysaa

  • @Sadiasimaan8161.
    @Sadiasimaan8161. 3 ปีที่แล้ว +2

    January-1st-2021 adduun waqtiga waa is gurayaa wa subax jimca ah sacaduna waa 8:55am

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 ปีที่แล้ว +80

    Hamda style ilahay baa ku dhameeyay
    aniga waan ba kahelaa runtiii codna waad heesa

    • @arfbzhj5362
      @arfbzhj5362 8 ปีที่แล้ว +4

      wll

    • @arfbzhj5362
      @arfbzhj5362 8 ปีที่แล้ว +3

      rfb Zhj

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi 7 ปีที่แล้ว +3

      shhh Mel kasta waan kaag horeca

  • @saamabdullah8710
    @saamabdullah8710 6 ปีที่แล้ว +46

    Hesstan wixii dhagaysta 2018 october farta so taaga☝☝☝

  • @aliacudoonchennal3571
    @aliacudoonchennal3571 ปีที่แล้ว +1

    Hestan markey sobaday ayadoon iquseen ayaan iska jeclaaa lkn hadan daremaa 2023

  • @bahjapella161
    @bahjapella161 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa ila dawanaya

  • @zakimoses1518
    @zakimoses1518 8 ปีที่แล้ว +26

    walee xamda yar cod iyo steal waa ku dhan yahay.......
    ibrahim Eagle eesh calaa directer sxp mabaaban moodeyn iney Gabiley sidaa u qurux badantahee siiba biriishka Qalax Secondary School mnsha alah nice clip waleee

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 4 ปีที่แล้ว +2

    HanplYo maanta oo ay tahy Axad 11/10/2020 ayay ka baxday xamda yar fanki

  • @McFarahGulled_CodeTrust
    @McFarahGulled_CodeTrust 7 ปีที่แล้ว +2

    Best of the best. I have not listened a better song than this one for the past 15 years.

  • @NACHAHCHOCOLATE
    @NACHAHCHOCOLATE 2 หลายเดือนก่อน +4

    Who is listening 🎶 2024❤😢

    • @najahahmett
      @najahahmett หลายเดือนก่อน +1

      Aniga 😢

  • @AbdiSalam-c7v
    @AbdiSalam-c7v 9 วันที่ผ่านมา

    Xamda yar ❤❤ waxaad leedahay kalarka mas ciideedka oo ah kalarada maariinka midka ugu quruxda badan , walaal hees iyo badh.

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 8 ปีที่แล้ว +15

    ❤❤Tiro Maleh IntAan Telefoon Diree Maxaa HelaY Taloow Miyaaneey I Tabin❤❤' NICE erayo Axsan Hees

  • @farduusmohamet8683
    @farduusmohamet8683 4 ปีที่แล้ว +2

    Mrky fanka ka bxdey kadip Yaa ila daawanaya

  • @cabdisalamaxmed2818
    @cabdisalamaxmed2818 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'allah kalar dabiici ah ayey leedahay qurux gacan kurimis ah iyo maqaarkoo lacadeeyaa qurux ma'ahan.
    Quruxda waa mida dabiiciga ah ee alle inoo sameeyay.

  • @MohamedAhmedm
    @MohamedAhmedm 8 ปีที่แล้ว +56

    hadaad tiicdayoo itabeyso ani
    taar soo dirtoo tiro aanu leyn
    aan ku tuhun tiree kuma tabin anigu
    tu kalaan bartee tawaawac iska daa
    nolol taam ah baan ku talaab sadoo
    waan tashadey hadee taarka iga daa

    • @fahmomohamed8051
      @fahmomohamed8051 7 ปีที่แล้ว +2

      Eng; mohamed Axmed

    • @Itsme-rl2zx
      @Itsme-rl2zx 7 ปีที่แล้ว +3

      Eng; mohamed Axmed

    • @suadhussein86
      @suadhussein86 7 ปีที่แล้ว +1

      Eng; mohamed Axmed abwaan miya thay Sxbkiis

    • @MohamedAhmedm
      @MohamedAhmedm 7 ปีที่แล้ว +1

      +suad _Hussein sheikhu mar mar waa tuurtaa chanelkeyga waad eegi kartaa sister

    • @inxajiabdal5784
      @inxajiabdal5784 7 ปีที่แล้ว

      Eng; mohamed Axmed wwww caadi ma ahn

  • @ahmedmo8814
    @ahmedmo8814 8 ปีที่แล้ว +14

    hees wcn cod toolmoon hamda yar.... eagle what a view !!!saw gabiley maaha ibrahim

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan dareen ka iyo qushuucda fanaanadu ku qaadayso heesta waa mid heart touching ah marka aad dhageysan. Xamda lafteeda inay ilmaynayso ayaad moodaaa qalbi ahaan .
    Waaaaaa story iyada ku saabsan oo ay si dhab ah u dareemayso xaalada

  • @malaak1
    @malaak1 7 ปีที่แล้ว +2

    oHHHHHHH WOW sis what sweet song ...hell yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeh Loving this tune all the way from USA

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah halkaa waxa iiga muuqda laagta tagaysay schoolka qalax ee gabilay👏👏👏👏

  • @AyaanleDaacad
    @AyaanleDaacad ปีที่แล้ว +3

    ❤😢still 2023

  • @diimahproduction9242
    @diimahproduction9242 8 ปีที่แล้ว +7

    maashallh codbaa ku dhamaadey hamda yar hore u soco guul wll

  • @feyyareofficial9809
    @feyyareofficial9809 5 ปีที่แล้ว +4

    Ana 27 October 2019 kwrn hee like isaar👍

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 6 ปีที่แล้ว +4

    Codka, music iyo muqaalka inaba caadi ma ahan wllhi heestan weey iga gdan tahay 🤗🤗👍

  • @Sanrioxxie
    @Sanrioxxie 8 ปีที่แล้ว +2

    Weldone best director ibraahim eagle and hamda yar

  • @abdirisaqmahad307
    @abdirisaqmahad307 8 ปีที่แล้ว +11

    cud baakudham nicse hodan abdirahman ookale halka ga hay quruxbaa kudarsatay😘😙😙😙

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 2 ปีที่แล้ว +1

    Iam still watching it 2022…….

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 7 ปีที่แล้ว +5

    woooooow asan fananad wlhi I like adiga dhan steyl cod everything
    guul wacan sis

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 5 ปีที่แล้ว +5

    Markan qalanjay ahayd maantana dacawo goli ayay u eektahay inta igu raacsan like saar

    • @sawdaqarad4528
      @sawdaqarad4528 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaa markay laanta joogtay

  • @isaaqkingdom7375
    @isaaqkingdom7375 6 ปีที่แล้ว +1

    waa markay inanta wacan ahayd ee ay midabka qurxon lahayd wow walle sidan ayay kuuwacanayd illa khajilada dhaqanka asal

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 7 ปีที่แล้ว +1

    Muqaal Yaableh ayaa heesta la galiyay mansha allah alle gacanta hakuu barakeeyo

  • @hibaaqquen5446
    @hibaaqquen5446 8 ปีที่แล้ว +5

    well done Ibraahin Eagal Best Director 😍😍 Hamda Yar Sawtul Raxma 😍😍

  • @ninnaagjecel7996
    @ninnaagjecel7996 5 ปีที่แล้ว +25

    Heestan jwaabteedii aniga hayee hala isoo doonto iyado dhan 👇
    Tiirkii cishigag ee taaladiyo
    Tayo adag lahaa adiga
    Tiroo ka talaabsadee
    Tiro malahe intaad
    igu tumanysee
    Sideen kuu taba
    hankaad Toogatee
    😂
    Iyadoo dhameystiran hala igu yimaado ani

    • @nastehoahmed1136
      @nastehoahmed1136 5 ปีที่แล้ว +1

      Halkedad dhigtay nio

    • @fartunahmed2046
      @fartunahmed2046 5 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Bulshaawi 😂😂😂😂 it’s amazing answer 👌

    • @ninnaagjecel7996
      @ninnaagjecel7996 5 ปีที่แล้ว

      Nimco iyo fartuun 😂
      Jawaabtu Qiso ayay leedahay Qofbaa loo soo diray heestan
      Taasa igu kaliftaye Xamda yar Raali ha iska ahaato Fanankii ubaahdna wn siinyaa ✍

    • @khabibfyzullah9020
      @khabibfyzullah9020 4 ปีที่แล้ว

      Caadi maahid waan kasoodoonaa ii haay aan soo qaan gaaree😁😁😁

  • @WueenArwa
    @WueenArwa 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa ila dhagay sanaya 2024

  • @qarbatsi5658
    @qarbatsi5658 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024 yaa daawanooya😊😂

  • @salamkala14
    @salamkala14 8 ปีที่แล้ว +4

    wwooooooooww dhar asturan Midab qurux badan hees inama caadi ahayn

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees tan aniga ayey iga hadleysaa xalada ku suganahay awgeed ya dhageysanayo 2/2019

  • @hibomaxamed8775
    @hibomaxamed8775 8 ปีที่แล้ว +4

    best director with best plce qalax

  • @fatoumaosman7271
    @fatoumaosman7271 8 ปีที่แล้ว +78

    i love your skin color mashallah

    • @nasribukur7623
      @nasribukur7623 7 ปีที่แล้ว +12

      fatouma osman that's our colour aan dadka kaga qurux badanahay cadaan iyo madowba

    • @fatoumaosman7271
      @fatoumaosman7271 7 ปีที่แล้ว +6

      Nasri Bukur yes waa runta walalalo

    • @faaizohassan4888
      @faaizohassan4888 7 ปีที่แล้ว

      mnakhsq r jgufoiuthjgf mkalop zvgfasi

    • @faaizohassan4888
      @faaizohassan4888 7 ปีที่แล้ว

      fatouma osman assjdio jhqwer dgfdop jfnxhtyurosqi djfktiyipjd

    • @faaizohassan4888
      @faaizohassan4888 7 ปีที่แล้ว

      anaks sndjruroo ikptprokljnmbczxcb qrwwturpot

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Xamda qurux🙌✨️

  • @hubifarah8530
    @hubifarah8530 3 ปีที่แล้ว

    2021 Yaa ila dhagaYsanaYa bishii lixaad

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 ปีที่แล้ว +2

    Stil Good one Xamda Yar 🔥🔥🔥

  • @rezzdy89
    @rezzdy89 7 ปีที่แล้ว +7

    I'm British and I love this song! So emotional Masha'Allah.

    • @Hi-hi7xs
      @Hi-hi7xs 7 ปีที่แล้ว +1

      Nasir Read you understand Somali?

  • @hodanmahmudyaasiin259
    @hodanmahmudyaasiin259 7 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN TABANAYAA EE LA TIICAYAA MA TIIRAANYADII XAMDA YAR THANKS

  • @mohamedelmi7524
    @mohamedelmi7524 6 ปีที่แล้ว +2

    Dar ilaahay kuu jeclahay xamda yar💕

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah illahey amanadisa ebadkaa ahow xamda xayatii weligaa aamin ❤

  • @bashirdalxa810
    @bashirdalxa810 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax hees xasuus leh

  • @istaahilhasan4320
    @istaahilhasan4320 ปีที่แล้ว +1

    2023 ya ila dhagysanya

  • @nabadoonsomaliyed8571
    @nabadoonsomaliyed8571 7 ปีที่แล้ว

    yaa salaam! fanaanad mustaqbal walle. xasuus baan galay iyo wakhti. mahadsanid xamda yarey.

  • @ShankaranMaxamed
    @ShankaranMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

    6 sano kabacdi heestan caawa ayaan u soo laabtay inaan dib u dhagaysto.😢

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 ปีที่แล้ว

    Gabar idil la yiraahdo oo aan mareykan saxiib ku aheyn ayaa jecleyd heestan.

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 ปีที่แล้ว

    cod esh cala hamda yar .. calek calek waa fananada qaranka somaliyeed. ..best music iyo laxankaba

  • @saakirmuuse8550
    @saakirmuuse8550 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 car yaa dawanya

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +4

    Facebook ka fiiri inu online ka yahay

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 3 ปีที่แล้ว +1

      berigii la qoray facebook ma jirin lol

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 ปีที่แล้ว

    moxamed xaji musigisa wuu kufarayareystay cesh cala
    musiga sanadka
    .

  • @MohamedHussein-qs9jm
    @MohamedHussein-qs9jm 7 ปีที่แล้ว

    msha allah wllhi iillahy qurux wuu kuu dhameyey markaa wllshy aduunayada wax waanaagsan kga faaaiidayso

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 6 ปีที่แล้ว

    Hees macaan iyo cod macan dagnaan teydaa ku hestaa hamdi mashaallh we love u from muqdisho

  • @hassanherro
    @hassanherro 5 ปีที่แล้ว

    Erayo laxan music cod stel iyo jawiga intaba waay is raaceen
    Heesta aan ugu jeclhy Hamda yar❤👏

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadad telfonka ka weydey facebook ka fiiri inu online ka yahay

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 2 ปีที่แล้ว

    Caawa heestan xasuus bay i gelisay nin aan i tabin

  • @malaak1
    @malaak1 7 ปีที่แล้ว +2

    love this tune and this Artist is Amazing wow

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestani waxay ka turjumaysaa dareen dhaba oo fanaanada ku saabsan ax ax walashay xamda fanka codkaaga iyo quruxdaadaad ku joogtaa

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 ปีที่แล้ว

    Yaa Dawanaya 2020☝️☝️

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 ปีที่แล้ว

    Alla heestan xasuus ayey igu ledahay anigo yar ayan jecla xamda yar quruxdeydi🥰💋

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +4

    Tiro maleh itaan telefon diree maxaa helay toloow miyu itaabin hhhhhhhhhhh war maxaa ku helay reer xamar yaa jeclan jiraay hhhhhhhhhhhh Ilove you reer xamar dadkaykii

  • @FardowsamohamedHanshi
    @FardowsamohamedHanshi 9 หลายเดือนก่อน

    Ya ila dageysa nayo 2023 december 20

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaan dhegeysan jirey November 2016 maraan Single ahaa oo aan habeenkii shaqeyn jirey habeen kasta markaan shaqada kasoo baxo intaan sameecada dhegaha gashto heestana shito ayaan baaskiil guriga ku iman jirey magaalo Jarmalka ku taal oo Landau la dhaho.

  • @Idizal
    @Idizal ปีที่แล้ว

    Maxaa helay tolow miyaanu I tabin 🥺💔😭

  • @zakiadamzuhufi1524
    @zakiadamzuhufi1524 8 ปีที่แล้ว +4

    mansha aalllah hambalyo Eagle Media Pro

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 26 วันที่ผ่านมา

    Erayadii: Jamaal Liiban
    Laxankii: Axmed maxamed Cawad gacanlow

  • @deeqoqaran2504
    @deeqoqaran2504 7 ปีที่แล้ว

    gabadhan qurix daggan bay leedahy simple beauty maansga allah kalarkeedaaba cajiib ah allow danbigeda dhaaf oo ka madoobe qalbigeeda fanka

  • @Saxane24
    @Saxane24 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan xasuus bay igu leedahay

  • @carabyareguduudow7231
    @carabyareguduudow7231 4 ปีที่แล้ว

    Wlh gabadhan anoo jecel le dhiman raba

  • @AsmaCabdi-ms1hc
    @AsmaCabdi-ms1hc 3 หลายเดือนก่อน

    Markow jacelka ihaayay wacalka waan isku qasaariyay

  • @mofarah8658
    @mofarah8658 7 ปีที่แล้ว +3

    wale wa hees aad u macaan midho khatar ah abwaaanku caadi maha teeda kale laxan cajiiba saran

    • @mofarah8658
      @mofarah8658 7 ปีที่แล้ว

      duubista xita cadii maha yadoon is qawin asturan o hadana simple vid o qurxoon, Darren keda so gudbisay aad bay I cajibisay astuuradeeda, good job

  • @kadirali7687
    @kadirali7687 8 ปีที่แล้ว +16

    Hodan walashed kayar mahoo qoftan cadi maha

    • @hafsaosman4129
      @hafsaosman4129 7 ปีที่แล้ว

      Kadir Ali damerahodu meel ma wada daqan bari iyo galbed kala yihiin

    • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
      @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +1

      Kadir Ali waa runtaa hodan ayay u egtahay Hamda yar 😂😃😃😃😂😂😃😃😁😁😁

    • @herodajiye
      @herodajiye 7 ปีที่แล้ว +10

      Shukri Cadeey qoftaan baaa Ku qurxoon hodan

    • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
      @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +3

      Ali yusuf Haa lkn Saaid ayay iskugu Egyihiin walalkey qaali 😅😀😁😂 hodan Abdirahman

    • @abdulbiihi6392
      @abdulbiihi6392 6 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍