Maxaad ka ogtahay fashilki Xasan Sheekh shalay ka raacay Baarlamaanka iyo waxa hadda socda?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024
  • เกม

ความคิดเห็น • 106

  • @bby6
    @bby6 7 วันที่ผ่านมา +10

    Hambalyo nabadoonka somaliyed viva beelwenta murursade people inshallah

  • @user-wt2lq8cy3l
    @user-wt2lq8cy3l 7 วันที่ผ่านมา +3

    Abdirizak Kabayare , well done program fiican baad keentay , mashala.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 7 วันที่ผ่านมา +3

    Abti aniguna dhinacayga ayaan hanbalyada nabad doonka kaga darsanayaa hanbalyo heerkeedu sarreeyo ayaan hawada umarinayaa nabad doonka ilaahay wada saxda ahi kii bulshada uu matalo ku hogaamin lahaa haka dhigo oo haku ceeb asturo xilkana ha usakhiro aamiin 🤲💯🇬🇲🇬🇶🇸🇴👍❣️☂️

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 7 วันที่ผ่านมา +3

    KITAABKII AAD KU DHAARATEEN HADDA MAAD XASUUSATEEN INTEED JIRTEEN MARKII XASAN MADHERGE UU XAAR IYO KAADI ISKU QASBEY. XASAN MUNAAFUQ MAGACIINA BAARLAMAANKA AYUU WASAQEEYEY ISDABA QABTA OO XASAN DHIIQO LA XISAABTAMA SI DALKA LOO BADBAADI YO. SOOMAALIYA HANOOLAATO❤❤❤

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j 7 วันที่ผ่านมา +5

    Waa qiiro aan wax qabad lahay alle hana badbaadiyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 7 วันที่ผ่านมา

    Waan Filaayey Iney Xildhibaano Wadaniyiin Ah Ay Kusoo Bixi Doonan MD Hassan Sheikh iyo Gud Adan Madoobe Fitnada Dalka Ay ku Wadaan in laga Qabto❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 วันที่ผ่านมา +2

    Hogaamiyaha KHAATUMO ♥️🇸🇴 ayaa maanta la kulmey Ismail o. Geleh madaxtooyada.... Siyaasada malaha saaxiib joogta ah lkn waxey leedahay dan joogta ah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 7 วันที่ผ่านมา +1

    XILDHIBAANO MAAHEE WAA CALOOSHOODA USHAQAYSTAYAASHII WADANKA GODKA KU RIDEY LACAGTII XABAALAHAAN WAXBA LAGA SIIN YAAHUDIINNA ABAALKIINNA ALLAHA IDIN MARIYO TUUGAYAHAY XASAN IYO IDINKU ISMA DHAANTAAN

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 วันที่ผ่านมา +1

    Nabadoonka cusub ilaahay xilka haku asturo .🤲.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 วันที่ผ่านมา +2

    asc habalyo nabadoon xalane allaha ku guuleyo xilka kuna xifdiyo aamiin🤲🤲🤲🤲❤❤🥰💘💜

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo nabadoonka. Ilaahay xilka uu qaaday haku garab galo

  • @user-yk9bb1yu1w
    @user-yk9bb1yu1w 7 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo nabadon cabdi nuur xalane🎉

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 7 วันที่ผ่านมา +2

    MAHADSANID KABAYARE WAXAAD TAHAY WADDANI QAYBAALADDA KAFOG AAD BAAN KUUGU TAAGEERSANAHAY CAQLIGAAGA SALIIMKA AH. FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @jaamacaxmed5911
    @jaamacaxmed5911 7 วันที่ผ่านมา

    Maan shaa allah
    Runta Jecliyaah❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 วันที่ผ่านมา +1

    السلام عليكم
    Dhamantiin
    Abwan kabayare

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 7 วันที่ผ่านมา

    Waa sax iyagaa keenay xasan
    Waxba yey cabaadin

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allah kabayare

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 7 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo nabadoon cabadi nuur xalane

  • @HassanAli-pr7ei
    @HassanAli-pr7ei 6 วันที่ผ่านมา

    Good point halakala eryo ayaga dhan abwaan dab damiska kasoo hadal

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 7 วันที่ผ่านมา

    Afkaaga caano lagu Shub ❤ Waa Muqades In dalka Somaliya laga badbaadiyaa xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen Xassan dhiiqo Waa Enemy of Somalia Waana in Xukunka laga xayuubiyaa we really need impeachment

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 วันที่ผ่านมา +1

    Amin

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xildhibaanada hadlay hada ayuu amar kubixinayaa Xassan dhiiqo in lalaayo!

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 7 วันที่ผ่านมา

    Waw that's clear topic, i love ❤️

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah. Kabayaree

  • @asheekh15
    @asheekh15 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mansharafa nafsahuu fahuwa shariif

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 7 วันที่ผ่านมา

    Abwaan kaba Yare sxb ha liicin inshallh

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 วันที่ผ่านมา +1

    BAARLAMAANKANI SHARCI KUMA FADHIYAAN WAANA ISKU MID IYAGA IYO KUWA MADAXTOOYADA JOOGA WAANA WADA MUSUQ DHAMAANTOOD.WAXAYNA KHIYAAMEEN SHACABKA SOOMAALIYEED OON WELIBA DOORAN EE AAN OGSOONAHAY SIDA AY KU YIMAADEEN.

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan waa khaa'inkii ugu weynaa ee Taariikhda Soomaakiyeed soo Mara.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 วันที่ผ่านมา

    habo xasan madharge bohoshu qodaayey ayaa alle lagooyey munaafaq nimadiisa hoos ugu soonoqday waji halaagba kamuuqdey

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 7 วันที่ผ่านมา

    ALXAQIIQA

  • @feysalabdi6197
    @feysalabdi6197 7 วันที่ผ่านมา

    Kabayare waan ku tageersanahay sxb ceerigaabo baan ka dhegeystaa

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 7 วันที่ผ่านมา

    hada mey ogaadeen xasan shiek inu duli yahey xasan shiek wax uu dhafayo ma laha dhul qabuuro iyo dhul umada masakiinta leeyihiin iyo dhul hantida guud iyo xaqa ciidanka Somaliyeed iyo karti la aan wax uu difaacayo dhulkeena hoyo iyo umada Somaliyeed oo dhan shaqadiisa wa lacag aruursi bas

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh haddii aan meesha laga saarin waxba ma jiraan Mas Madaxaa laga dilaa ee waa in dalka la bad baadiyo

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 7 วันที่ผ่านมา

    Nabadoonada dhulkoodaa lagu caana-shubaaye Nbi..miyuu nabadoon ka noqonayaa. Wallee Somali waa wareeetay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 วันที่ผ่านมา

    Xildhibanad faiza jeyte taariikhbey oray ugu sheegta abugadha hanoo dhiibina aytiri

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kuligood macal dawladooda wa tugo boob & dhac lalush & qabiil & dagalo beled
    Wax nadiif ah wa hal & 2bo
    Somalia kuwan katashada
    Dhamantood wa lalush qatayal
    1000$ ayey ku dhafsan
    Somalia halo duceyo
    😢😢😢😢😢
    Mahadsanidiin

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube 7 วันที่ผ่านมา

    Soo layaway a b ma than in soomali isku cale.o saaran wadan shisheeye

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 7 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaan waa taageeraha ugu wayn al shabaab dawlada ugu neceb

  • @AbdirizakjamaUmar-so4cn
    @AbdirizakjamaUmar-so4cn 7 วันที่ผ่านมา

    Taladaas aad siisay golaha waa sax ee mayelayaan

  • @sharifaabdulle2154
    @sharifaabdulle2154 7 วันที่ผ่านมา

    yes very good

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dalku halis ayuu Ku jira
    Allaha badbaadiyo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 7 วันที่ผ่านมา

    Waa run somaliya waa udhamatay
    Hadaa xasan laga qaban qabriyada Aya laqo tow hayaa

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 7 วันที่ผ่านมา

    ISTAQFURULAAH ILAAHAAY HANOO KAALMEEYO QOWDA MAQASHII WAXNA HA U QABANIN BAAN ARKAA . ILAAHOOW RUN U HIILI INTA LAALUUSHKU NOO YAHAY DHAQAALO AY QAATAAN INTA IS DOORANAYSA MAXAA LAGA SUGAA .

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 7 วันที่ผ่านมา

    Mw xasan shiiq waa aabahaaga doqonow ogow

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 วันที่ผ่านมา

    Wa duliyo waxay ku Nolan duli inta udhiman
    😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin
    Kuligood tura dawlad dhab ah dhisa

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 7 วันที่ผ่านมา

    Good job wee need dad badan oo ninkaan lamida.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 7 วันที่ผ่านมา

    Sheydan u ekaday xasan dhiqo.wa.sidu qaburaha.u fagnayey

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d 7 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi dhalay abwaan kabayare kuwaasi taxsabahum jamiican waquluubuhum shattaa waaye anigu waxaan jeclaan lahaa oo kaalintoodii kaseexday wiilashii indhaha xiran jirey ee dili jirey waxaan leeyahay war dhalinyaroy dalkaan idinkaa umaqan soomaaliya waa idin sugaysaa xaliya khilaafaadkiinna dalkaana kahor wareejiya shayaadiinul inziga malcuuniinta fasaadiyaadha ah afgaalo ah seeftiinii dib uga shaqaysiiya kuwaan shaki kuma jiro in dhiigoodu banaan yahay adduunyada maanta afghanistaan keliya ayaa diin lagu maamulaa car labeeya oo liibaana

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 7 วันที่ผ่านมา +3

    barlaman ka xaaraa miga ah ayaga ayaa doortay ayagoo Arkaya Mw farmajo

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 วันที่ผ่านมา +2

      Farmaajo iyo Xasan waa isku mid. Farmaajo soo ma aheen kii 2 sanno ku darsaday, oo siyaasiinta iyo madaxdii hore oo ka fikrada duwan weerar isku day dil ah ku qaaday.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@cabdirshidosman9649
      Been ayaad sheektay
      Farmaajo Khaa,in
      Ma ahayn
      Dalku sharaf ayuu lahaa waa laga haybaysan jiray wadamada Dariska iyo Arimaha dibada
      Way ixtiraami jireen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 วันที่ผ่านมา +1

      @@batulasmail8261 Waxaan sheegay waa run. Heybad iyo sharaf kama hadlin. Wadan Ciidamo shisheeye ilaaliyaan oo chapter 7 ku jiray miyaa aduunka heybad iyo sharaf ku lahaa? Been iskaga nooloow. Farmaajo Qatar iskama dhiibihi laheen hadii heybad iyo sharaf ay Somalia iyo Farmaajaba leeyihiin.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 วันที่ผ่านมา +1

      @@batulasmail8261 Farmaajo khaa'in weyn buu ahaa ninka Qalbi dhagax Ethiopia u dhiibay, ONLF argagixiso u aqoonsaday. 4 dekadood Ethiopia u balan qaaday.

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 7 วันที่ผ่านมา

    Waa ceeb somali oo laa caleema saaray in keenaya lagu ceelemo saaro

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 7 วันที่ผ่านมา

    Adiga xasan shekh wa ku walatay dowlad wax kama oged muwadin somaliyed hadtahay armimaha bada ka hadal

  • @saedking
    @saedking 7 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍🙏

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk xasan dhiqo wuu fashilmay

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 7 วันที่ผ่านมา

    Parka mania 11 war kor ii suu qaada duf baxa eh

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 7 วันที่ผ่านมา

    HAMBALYO NABADOONE

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 7 วันที่ผ่านมา

    Xilka kama qaadi karaan

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 7 วันที่ผ่านมา

    Sxb
    Codka
    Hada ka dib
    Hagaaji
    Markasta waa gaaban yahay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 วันที่ผ่านมา

    Cidna loo joojin maayo waxaad moodaa inuu dhex joogo sandaqad uu isagu leeyahay.
    Xildhibaanadan haddii ay daacad katahay islaxisaabtanku oo aysan wax kale uqarsooneyn waa soo dhaweynaynaa. Xildhibaanoow 2yrs baad ku’eeganayseen Dalka xasan & kooxdiisa ee naf isgeliya oo kooxdan Dalka iyo dadkaba halagula xisaabtamo. Insha Allah.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 7 วันที่ผ่านมา

    Somaalida waxa Jira Dad Munafaqiin Ah Oo Dadka Isticmaala Markay Dantey lahayeen ka Garana ka taga😂😂😂 Sida Duq Xasan Sh, Dadkii uu soo Isticmalay Waqtigii Farmaajo, Albaabadu ka Xirttay, Taladoodina wuu ka Jeestay, Yaa Aamina Danayste Danbe Sida Xasan Gurgurte😒☝🏼.

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 7 วันที่ผ่านมา

    Soo daa warka iyo akhbaaraha dalka.

  • @fadumojeylani8069
    @fadumojeylani8069 7 วันที่ผ่านมา

    ASC

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 7 วันที่ผ่านมา

    War dhentaa oo dhamaadaa wadanka bad baadeya tuugyahay edenkaa wadanka halkaas dhegay oo nabahdelay aa wadanka hada dabaqabta xasan waa waalanyahay xoolehee uu xadaayay aa wax udhemay mafeyooba

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 7 วันที่ผ่านมา

    Wuu ka awood badan yahay

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 7 วันที่ผ่านมา

    KOLLEY HADDAY DOORSNAYAAN NIN GOOFKA MUQDISHO KASOO JEEDA SIDA SHIIKH SHARIIF, KHAYRE IYO CCW INTUBA WAAKA WADDANISANYIHIIN

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 7 วันที่ผ่านมา

    WAXAASBA WAXAA INOO KEENAY BAARLAMAANKA CAYAYAANKA AHI IYAGOO GARANAYA INUU YAHAY NIN DABAJOOGA WIXII BOOBKA HANTIDA UMMADDA QABYADA KA AHAA WAQTIGIISII HORE

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 7 วันที่ผ่านมา

    Ansax mahan xalaala odaydhaqamedka lagudorta melkabaxsan somaliya xita deganka besha umatalo wain degankisa dadkumatalo tulada ama miyiga xolodhaqatada lagudorta

  • @a.j2428
    @a.j2428 7 วันที่ผ่านมา

    HADAA WIXII YARAA LOO QAYBINAA, MARKAASAAD BERI ARKAYSAA AYAGOO AFKOODA QABSADAY. WAR ANIGU XILDHIBAANO MA AAMINI, WAA DAANYEERO

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 loo joogo xildhibaanadii l lee ma ahoo mise waa kuwa cusub amuurah alle ha sahlo

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 วันที่ผ่านมา

    Suaal? Ethiopia way ku dhici wayday Bada Eritrea...marka maxay Somalia ugu soo dhiiratay?

  • @fadumojeylani8069
    @fadumojeylani8069 7 วันที่ผ่านมา

    Weligaaba sidaas runta u sheeg

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 7 วันที่ผ่านมา

    Duqii Xaad, ahay Ee Duqii Dhintay Ee Saleban Duq Axmed Isticmaali Jiray Aawayey??.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan 😂

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 7 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo sooceshada’dalka ha’idiin dhisee waxba madhisan kartaane’mareexaan wax dhaama mahayno’oo ladhihi karo waa wadani dhab’ah

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 7 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaanada baarlamaanka somaliya waxay u egyihiin inay ku jireen hurdadii asxaabul kahfiga oo maanta soo tooseen oo ay arkeen duniday ogaayeen oo iska bedeshay siday ku ogaayeen OKI midakale Xildhibaanada oo gabay shaqadii ay shacabka somaliyed u darsadeen maanta waxay sheegeen inay xasan gurguurte iyo jawaasiistiisu sixir u jaan jaamiyeen oo hawlgab laga dhigay OKI shacabka somaliyed
    Xildhibaanada baarlamaanka waxay ka sugayaan inay talaabooyin adag ka qaadaan wax yaabaha xaqiiqada ah ee ay sheegeen oo badbaadiyaan dalka dadka diinta iyo qaranka somaliyed IWM oo hadalkoogu aanu noqon laaluush doon oo aysan aamusin shibta gelin markay xasan gurguurte iyo jawaasiistiisu lafaha u tuuraan OKI

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 7 วันที่ผ่านมา +1

    Horta Somalidu in Ay Dhaka gadoontay maxaa u Diidey in Ay dhilkooda iska doortaan ma Nairobi baa Dhukeenna ah I am Sorry magaca Somaliyow

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kuwi aay kamaqneeyd
    Kkkkkl

  • @abdiqadirsalad3124
    @abdiqadirsalad3124 7 วันที่ผ่านมา

    Yaa ladooraa marka

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 7 วันที่ผ่านมา

    Xaad hawada miya lagu cunay kaas awalaba khery malahen 😅

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaan kabayare kuwan iyagoo qodobo kle ansixiyey ayaad arki doontaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 วันที่ผ่านมา

    xasan moryan waxay Ahayd in u ku jiroh jelkah mantah

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 7 วันที่ผ่านมา

    Kasubxaana laahi hurguriga qabuuraha galay aloow iimaanka nagu sug

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 7 วันที่ผ่านมา

    xasan shiek wa ki cirib tirey ciidanki Somaliyeed

  • @AhmedjamaHaji-zw5fb
    @AhmedjamaHaji-zw5fb 7 วันที่ผ่านมา

    Nolow wadinankeygiyow,halkas ka sii
    wad Alaha kula jiro.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 7 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo matkii uu tagay qaraxii waa la waayey bilaash ayaa ugu sacbinay hadaan ogaanay nabada jirta

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 7 วันที่ผ่านมา

    ĶkkkkkI

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 7 วันที่ผ่านมา

    Yaab

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g 7 วันที่ผ่านมา

    Nin kan ha soo qabto nin kan qas wado

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 7 วันที่ผ่านมา

    Duuso iska daa dad noqo xoreyso dhulkaaga kadib hadal

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 sheekadiin angun xildhibaanoow waanu idin fahmaney sheekadiin waa 2sanno oo hore jeeb buuxasi Baad ku jirtee 2danvan waxaad ku jirtiin sidaas daacad iskaga dhiga laheeydeen oo aad u Soo noqon laheeydeen laakiin heey haate bey idinka tahay jaajuusin yahay dhuuni raaac oo 2wejiil yaasha

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 7 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan beenlowyaalwaaye maxay ugu meereysanayaan xukuumada kuli fidno waa xasan. Xitaa su'aalo way weydiinwaayeen sida abiy ay su'aalo u weydiiyeen

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 7 วันที่ผ่านมา

    Beenaale waxaa u dheer Waa khaa'inu wadan tuug aan dadka iyo dalka toona u shaqayn

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv 7 วันที่ผ่านมา

    War iska aamus

  • @fadumojeylani8069
    @fadumojeylani8069 7 วันที่ผ่านมา

    Runloo ayaad tahay

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 7 วันที่ผ่านมา

    Abwaan khawariji kabareow beenabuurka iyo naceebka ad uqabto xassan waxba u gama qadasiid, xassanxafiidullah wananiguuleysatay adiiga iyo zeynabformaajoooyaye dad iyo dalka Somaliyed waxba uma heysan saxiibsirooleyal

  • @husein-ti4hp
    @husein-ti4hp 7 วันที่ผ่านมา

    Doofaar waji xun oo been badan.