Canshurta ma ahn ee wa isbaro canshur siyasin jebka gashnyn ma rabno wadn kinya iyo ethopia waxe dhisan wadnka Lamiyo sgolo hospital aye ku dhisan somli maxe ku qabtan tugo tihin somli siysint diratda allh na ga qabto
Iska wareejiya caasimada hadaydaan canshuur ogolayn, lacagra billion ka ee aduunku ugu deeqo xamar ayaa lagu cunaa sidew dawladu ugu quirtaa canshuur koonfur laga qaaday iyadoo tii aduunka laga diiday in loo diro gobolada kale, koonfurta habaar ataa ku dhacay mar kasta awrkaa lagu kacsadaa oo is.a waydiiyaan dhulboobka lacagtiisu xagee la geetaa
Allah bal ma gebiley bad xukunta mise lacag suqa madow lagu cunayo ba dad bila camalka ah o waxba dadki anay haysan kadabkin go umada ha kadab goynina wax shaqa abuur miyad dadka u haysan war intadan hunguron horta jebkaga un la eege dadku siday lacagta ku helayan daawladu maxay u haysa dadka macaluusha u bakhtinayo ban hadana banana yahu maydki ma dadki banana baa ku xiga war umada halo naxo inta lacagti xildhibanada xasan u qaybin laha
War hawiye cashuurta in la baadayo bay u heestaan.teeda kale cashuurta puntland waa muuqataa waxa lagu qabto ku dayo puntland
PUNTLAND, HAD IYO JEER, WAXAY QAADATA CANSHUURTA GOBOLLADA BANAADIR, K. GALBEED H. SHABELLE , TAASINA WA XARAAN.
😂 puntland ma ayada xukunta Somalia. Ta ader mudane xasan kala hadal
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo
canshuurta maxaa lagu qabanaa?
aduunka marka la sheego
nabad bey haystaan
caafimaad biyo nadiifa kala dambayn iyo xuquuqda muwaadanka leeyahay
MUDDA 3 SANO, BAKHAARADA GOBOLKA BANAADIR MILKIILAYASHA LAGA SHIRKAD AY WASAARADDA MAALIYADDA, 17 DEGMO XAMAR, KIRADA 5% LAGA QAATA, IYADO CANSHUURTA SANNAD LAHANA AY BAXSHAAN.
O deni muxu khatumo karaba war cusub
Waa nin samaroon ah hadana waa nin rer waqoyi ah oo isaaq ah mxa kawada aqoon xuma kaa muuqate waxbaro
DANI WA SHAQSI MUUSE BIIXI KA XUN, WA NINKA IMARAAD IYO ITOOBIYA, GACANTA U GASHAY, DAKADDAASO AY SHACBI DHISTEEN.
Reer puntland marwalba kama yeesho in imarat la Waregto dakada. wa la og yahay. La iskama yelayo. Ia isku daneesto un😂.
Xasan sheekh waa fashil Ma soo noqonayo waxba Ma qaban muxuu soo kordhiyay mamuladii wa kale tageen dalka dantisu waa deni .deni deni
Wax baro
Deney haduu faraha lasoo galo khaatumo state faraha ayuu kaga guban doonaa isagana meesha ka bixi doona
Adeer dani isaga aya difacay khatumo. Dowlada dhexe la aanted. Ma hadu kala diraya.😂😂
Wan deg degaye hala hubiyo in u deni ssc duminayo
Canshurta ma ahn ee wa isbaro canshur siyasin jebka gashnyn ma rabno wadn kinya iyo ethopia waxe dhisan wadnka Lamiyo sgolo hospital aye ku dhisan somli maxe ku qabtan tugo tihin somli siysint diratda allh na ga qabto
Benta waa dambi
Puntland dowladah xasan maah maarkiih uuh dasturkiih kuugalgashay maah aminsanah caanshuur, iikah daayeh surtagal maah nooqonayso.lacag loojaro xaasaskisah doorasho xaanah, aah oh laalushbixiyo buuh raadiin