ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

EXCLUSIVE: “Uma Dhaaran Danaha Jabuuti&Kenya" ~Xildhibaan Fawzia Yusuf.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • WAREYSI KULUL: “Uma Dhaaran Danaha Jabuuti&Kenya" ~Xildhibaan Fawzia Yusuf.
    Fadlan ka qeyb Qaado saxiixa Pertitionkaan:
    www.change.org...
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and TH-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 484

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  หลายเดือนก่อน +8

    Fadlan Subscriber Saar Kanaalkeyga Abdijaliil Show. Waxaan usoo gudbin doonaa Barnamijyo Xiiso Leh: Mahadsanidiin.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน +64

    Xildhbaanad Fozia Haaji Yusuf Alle Ha xiftyo Ha guuleysato Insha Allah
    Suxufi Abdijaliil AQoonyahanda Ha La Taageeero.

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad หลายเดือนก่อน +1

      She is a traitor

    • @nimcoyussuf2948
      @nimcoyussuf2948 หลายเดือนก่อน +2

      @@AhgacaanAwadhow??? explain yourself
      Xasbunalah you must be from « ictiraf-land » 😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +30

    Xildhibaan foowsiya waa qof i qiima badan oo dalka iyo dadkaba mudo dheer u soo shaqeeysay waa ka xumahay sida ay u la dhaqantay dowladda uu xasan shiikh hogaaminayo
    Maama foowsiya Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay qof ku dayasho mudan
    Guulayso maama
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +19

    Fowsiya waa shakhsi niyad fiican qalbina nadiif ah ilaaheey xakuxafido

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 หลายเดือนก่อน +16

    IsaaaQ bir labta Somalida ✌️

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf หลายเดือนก่อน +21

    Hooyo somaliyeed oon wada jecelnahay❤ anigoo nin OGADEN ah wlh hooyo fowzio aniga iyo reerkayga badankoodaba garab ayaan u nahay waana ku aaminsahay hooyo💯💫

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน +2

      Cagdheer ahaa waan ku salaamay,jaarkeena wanaagsan ee marsin qalqalooc,sidoo kale quluubteena wada socota prime Minister xamse barre waan taageersanahay sabab ta dhaqan Keena isku mid ah sidaa ula soco Cagdheer madaxa waligeed maanu diidin.

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 หลายเดือนก่อน +1

      Fowziyo caruurteeda waa sacad kkkk sacad iyo ogaadeen

    • @intizarmohamed634
      @intizarmohamed634 หลายเดือนก่อน

      @@ayanelmi7218
      Qadhmuun jahilada ayaad tahay sacad iyo ogadeen waa somaali fakhriyahayo

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah waa libaaxad! Somaaliyey Foosiya hadal way dhamaysay. Intii ay qeexi karaysay way qeexday. Somaaliyey toosoo isku tiirsada waa la idiin tashadee!
    Qabyaaladdu waa wixii laydinku jeedinayey si laudiin dhaco!

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutly true. I hope we wake up. We are all sisters and brothers.

  • @popular7493
    @popular7493 หลายเดือนก่อน +14

    Somalia 🇸🇴 ha noolaato ❤

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid weriye

  • @OmarAlihoussein
    @OmarAlihoussein หลายเดือนก่อน +1

    Fosiya horay u soco eebe ha ku garab galo amiin

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 หลายเดือนก่อน +8

    Xildhiban fowzia dadkeeda iyo dalkeeda abal weyn bay gashatY mamo alle haku xifdiyo ❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +9

    Fowsiya ha tanaasulin ee hore u soco waad guulaysanaysaa

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa siinaa saxiixa

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

      @@ayanelmi7218 maloo diidaa saxiixa iyadaa dhahday waan haystaa maxaase loogu diidayaa saxiixa ma ii sheegi kartaa?

    • @abdiqafarhaji8319
      @abdiqafarhaji8319 หลายเดือนก่อน

      @@ayanelmi7218 ilahey inu tusa madaxda haqa dadkodha ayan ugudoceynaya

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +7

    Mahadsanid Wariye sare abdijaliil osman
    Shaqo wacan ayaa noo haysaa

  • @AdamMuhamadOsman-nq5kf
    @AdamMuhamadOsman-nq5kf หลายเดือนก่อน +17

    Wariye rasmi ah c/jaliil

  • @cawilfiland4495
    @cawilfiland4495 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh waraysi qiimo badan ayay bixisay marwo xildhibaan fooziya xaji Yusuf

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 หลายเดือนก่อน +2

    MashAllh. Ilahay ha kuu dhawro. I hope she doesnt get killed.

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 หลายเดือนก่อน

    Asc. Thanks for your service. May Allah swt reward you. Please don’t retire. Very civilized and respectful interviewer

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wax badan baa iiga baxay Dalkaan qowleysto siyaasadeed dano gaara fiirsada iney faraqa ku riteen.
    Mom, Xildh. mahadsanid in badan.🎉

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 หลายเดือนก่อน +15

    Qaranka ayaa kuu bahaan mama fowsia nolow xildhiban

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhiban Fosiya Waa Dadka, yar ee aqontii Loobahnaa iyo Damirkii Wacnaa, Ee Somalinimo, KU Sii hadhay, Shaqadeda iyo shaqooyinkalo, dad ka iyo dalkaba Anfacay u qaban, kartaa , Lakiin, Qimahedii ayaynu Garan waynay walee, we love you hoyo Fosiya Wadani❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely 💯% Never give up and keep going inshallah ❤

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay ha xifdiyo walahi halis bey ku jirtaa

  • @abdirahmanmohamud9082
    @abdirahmanmohamud9082 หลายเดือนก่อน

    I love the consistency. Keep doing that good job brother.

  • @user-bp6mn3zv8i
    @user-bp6mn3zv8i 29 วันที่ผ่านมา

    Hope to succeed in shaaallah

  • @SacdiyoAxmed-ey1gx
    @SacdiyoAxmed-ey1gx 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ku rajeenaa guul ina sha Allah maamo guul han niyad jabin maamo oo dada dangaar ahan wato ku leyahy nolashu ku maxu Meeso ina sha Allah waan ku salaamy walaal key cabdijaliil waxaan ku leyahy saxib soqabo waziirk gaashanadhig

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor หลายเดือนก่อน +5

    Maa shaa Allah. Hooyo fosiya gull in shaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 28 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah guul qaali gabadheena guul 🌺🌺💙🌸🌼🌸🫶💪🎊✌️🥰🥰

  • @ibrahimelmi7778
    @ibrahimelmi7778 หลายเดือนก่อน +1

    We supporting u forever

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan หลายเดือนก่อน +6

    Alle haku xifdiyo hooyo mcnto wallahi waan qiiroodey hadaladaada qiimaha badan markaan dhageysto

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 หลายเดือนก่อน +1

    You're such a great woman.

  • @1Horyaal
    @1Horyaal หลายเดือนก่อน +1

    Xildhiban fowsia illahay ha ku xafido.rag anan rag ahayn.aya u tashaday.warabayal ah

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 28 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar usheeg yaaqeey jaah guul my dhiiga somaali weeynta insha Allah qeer abaayo qaali 🌼🌺🌼💙💙🌺🌸🌸🌸🫶🫶💪🎊✌️🥰🥰

  • @abukarzen5223
    @abukarzen5223 หลายเดือนก่อน +1

    Maama Fawsiya Madaxweyne Xassan Shiikh xagaagi Allah haka jaasiyo.

  • @adenceymoy1646
    @adenceymoy1646 หลายเดือนก่อน

    Saxafi khabiir ah, ka hufan qabyaalada iyo qurankeeda, u daacad ah shaqadiisa,xirfadle saxaafada ku xeel dheer, aqoonyahan aragti dheer, weriye abdijaliil osman samow adeer Alle haku barakeeyo, howl fiican baad dadkaaga uhaaysaa,halkaa kasii dedaal kaaga. Guulleeyso

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe หลายเดือนก่อน +6

    Waa Gabar Somali oo dhab ah Ina xaaji aadan ee Allah isu keno illahow aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan fosiya sharaf ku noolow alle ha ku barakeeyo

  • @ObsaIbsa-kh6wg
    @ObsaIbsa-kh6wg 19 วันที่ผ่านมา

    Félicitations vraiment maman fozia

  • @nourmohamed2522
    @nourmohamed2522 หลายเดือนก่อน +1

    wallaahi waa cajiib wareysiga xasaasiga ay bixisay Xildhibaan Fowziyo Xaaji Yuusuf Aden

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk หลายเดือนก่อน

    Waa sax fowsiya haka tanaasulin
    Tartankaaga sii wado
    Goodlucy
    Xiliban fowsiya

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاءالله تبارك الله الله يحفظك مواطنه غالية

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k หลายเดือนก่อน +5

    Fawsiya xaji arin aan in badan qabay bay IGA jaahil bixisay arintaas oo ah dadka xilalka qabtaa ay dawlado kale usheqeyan❤❤❤❤

  • @jabriilwadani457
    @jabriilwadani457 หลายเดือนก่อน +3

    Xildhibaan Fowzia Wad Guuleysane i.a ha is dhiibin Anaga hadan dhalinyaro nahy waan ku Tagersanhy Qarankaga Ha iibsan waligaa🙏

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allah marwo xildhiban foowziyo xaaji adan alle ha kula jiro wayo waa gabar wax baratay soomaaliyeey garab is taga hooyadan qeymaha badan ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @ubahsicid349
    @ubahsicid349 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah❤❤❤❤dumarka u dhiiba xilka somaliya

  • @maxamedcumardhagax8327
    @maxamedcumardhagax8327 หลายเดือนก่อน

    Well said Fowzia Yusuf Haji Adam

  • @user-gy5mf9bd6y
    @user-gy5mf9bd6y หลายเดือนก่อน +3

    fadlan c/Jalil codkaagakor uqaad markaad suaashawaydiinaysid 25:33

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน

    Foosiyo guuul baan u rajaynaya insha alaahu mahadsanid

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti waa cadowgena 1 walahi. Somalia sii xuun beey u burburisay

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 หลายเดือนก่อน

    Thanks 👏 👏 👏

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 หลายเดือนก่อน +2

    Abdijaliil madaxweyne xasan shiikh nobalami sxb suaalaha naga guuxaya waad dareemi.

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv หลายเดือนก่อน +1

    Dont give up your fight! Hassan is not fit to be president because why would he try to give this position to another country. Keep going sister all somalis supprt you!

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 หลายเดือนก่อน

      All those somali leaders in Somalia government are useless without vision. Not only Hassan

  • @soomaaligalbeed33
    @soomaaligalbeed33 หลายเดือนก่อน

    Habaryar, xildhibaan Foosiya

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g หลายเดือนก่อน +3

    Xasan shiekh gabadhisa buu la raba

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadha Madaxweynaha weli Magaarin Heerka Fowzi yusuf Haji Adan sababtoo Ah Waa Halgamaa Fowzi yusuf

    • @xasancabdulqadir1075
      @xasancabdulqadir1075 หลายเดือนก่อน +1

      Maxuma hadey aqoonteda leedahay fiicnalaheyd

    • @abdikadirali117
      @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน

      Xassan shiiq aoon maba fiiriya ee qabiil iyo lacag xadid buu kutaqsuusay

    • @abdala114
      @abdala114 หลายเดือนก่อน

      Naftaada allah kuu badbaadiyo meesha somalia waa la is dilaaye aakhirusamaan ayaan kujirnaa

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 หลายเดือนก่อน +1

    Masha-Allah congratulations mama fosiya for your dedication and competency based on foreign policies.
    Viva mum

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaa Fowzia Banka keesay waa Samaroon,

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 หลายเดือนก่อน

    Cabdi jaliil marka hore waxaan ku leeyahay mabruk .
    Marka labaad sidaad xildhibaanadda u guursatay waxaa kuu fududaatay la kulanka siyaasuliyiinta somalida .
    Waa talaabo kale oo aad hore u qaadday guuleyso

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox หลายเดือนก่อน

    Insha allaah waad guulaysan fowsiyo

  • @abdiqafarhaji8319
    @abdiqafarhaji8319 หลายเดือนก่อน +1

    mashaaalah ,ilahey hauyelo madaxda somalia aragtida mama fowzia cml inshaalah.

  • @BatulaAbdisalam-o4r
    @BatulaAbdisalam-o4r หลายเดือนก่อน

    Subxanalah wuu fashilmay yaa iloohow wax kheyr qaba nokeen yaa rabbi

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ilhay ha ku guul dreamkaada

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ilaahey kaaga baryayaa in aad ku guuleysato tartanka afrika insha allaah

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif หลายเดือนก่อน +4

    Abdi Jalil wll dahad yasiin no palami ❤

  • @GUUleed
    @GUUleed หลายเดือนก่อน

    Mshaa allh

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xaji aadan qof qaran❤❤❤

  • @halawi9252
    @halawi9252 5 วันที่ผ่านมา

    Abbaayo fasiya Xaaji Aden,aad iyo aad ayaan uga xumahey in hiiladda aad Ummadda Somaaliyeed u qaban laheyd,lagaa horjoog sayad loo on kalaharin.
    Hassan iyo kooxdiisa.
    Walaal Allah ku la jira ee ha niyo jabin Guul Guul iyo Gobanimo.❤

  • @Ahmedfantastic1
    @Ahmedfantastic1 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi
    Hadal kaaga wan la qiirooday
    Insha,àllah waad guuleysan soomaliyana wey guuleysan
    Mama fowsiyo alle haku garab galo

  • @husnidaud717
    @husnidaud717 หลายเดือนก่อน +1

    You deserve AU position madam waziri
    Please don't listen to Hassan Gurgurta's words
    He is Soo naive to bow down to somebody of his equal 😢

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 หลายเดือนก่อน

    Allah kugu guuleeyo xilka aad raadinayso marwo Fowsiya ❤

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 28 วันที่ผ่านมา

    Walee WA xildhiban waliba damiir fican

  • @NASSERHASSAN-ow8gg
    @NASSERHASSAN-ow8gg หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ machallah ❤❤❤❤

  • @sharmarke12ahmed67
    @sharmarke12ahmed67 หลายเดือนก่อน

    Fowsiyo guul baan ku rajaynaya,ha tanasulin,waan ka xumahay in lagu hor istago

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Wallashay Allah haku xafido. Dadkan ma fahmi karaan qiimahaaaga

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha'allah Mama Fowziya horay u soco ❤❤❤❤

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh หลายเดือนก่อน

    Walal fosiyay, xaqiiqti waxa tahay gawar gob ah o waddani ah. Inshallah illahey ban ku baryayna, garabkaga Allah hagalo. Sabarka hakatagin. Walle wad naqancise, ❤❤❤❤❤, wa anaga o kala ah garad axmad hussein, xassan axmad iyo xusssein ibrahim o jogan gobolka waqooyi bari ee kenya. Guuleyso Inshallah. O niyada kheer isheg

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ waa runteed mama fowsiya

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaa la yidhi maahmaadii aheeyd oo laga soo weriye nin abgaal ah oo magaciisa layiraahdo (faarax Seefey) waayeel abgaal iyo weel lo'aad ninkii waraabsada wata. Waa wax xaqiiqa ah
    Horeyna loo ogaa. Haddana hortiina ka muuqda

  • @updy952
    @updy952 หลายเดือนก่อน

    Thank you for your sharing
    Foosiya waa muwaadinad unaxaysa dalka iyo waliba dhalinta wayna kumahadsanthy intaas oo wax qabad ah oo ay dalka usoo qabaty
    Ka dhalinyaro ahan waa inan iska qabanaya siyaasda maroorsan ee kudhisan Jeb buxiska iyo qabyaalada gaamurty ee musuqa lagu ladhay

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah waraysi qurux badan waxad tahay weriye aqon leh sidad wax uwaraysanayso

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 หลายเดือนก่อน

    Alloow kuwan aan dawladnimo iyo dadnimo midna aan aqoonin noogu badal kuwa ka khayr badan oo cibaad adiga kuu ah oo adoomo kale adoon u ahayn.

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน

    Xasan xaalufiye
    Fowsiya ha quusan xasan waxyarbaa u haray. Ilaaheey dalka ha dhaafiyo shartiisa insha allaah

  • @ahmedmohamoud3273
    @ahmedmohamoud3273 หลายเดือนก่อน

    Cabdijaliil wariye sare

  • @Abdikarimatteyeh
    @Abdikarimatteyeh หลายเดือนก่อน +2

    Anigo ku hadlaya afkii reer jabutii waxaan ku leeyahay adiga aya oo qaalama kursiga xild fozia 😊

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +5

    Qof madow hooyo soomaali ah foosiya hooyo soomaali ah iyada ayaa ah qofka keliya ee meteli karta gurigii gaboobey

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr หลายเดือนก่อน

    Waa lahakraday wasiir foosiya waanan ka xumahay yadoo muwaadinad dhab ah in maanta muwaadin dalkale looga hiilioyo waxaanan kuleeyahay haniyad jabin ee horey usoco ex wasiirad foosiya❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE IYO MAMO QAALIYA XILDH QARAN MARWO FOWSIYA YUSUF X.ADAN XAFIDAHULAH HA TANAASULIN GUUL BAAN KUU RAJEYNAYAA

  • @muhiyoabdirahman5562
    @muhiyoabdirahman5562 หลายเดือนก่อน

    Edo wxn aminsanay xasanka meesha haystaa inad ka muwadanisan tahy lkn meesha ku dalaysa wata edo guul ku rajaynayaa markasta❤

  • @najlahabad4497
    @najlahabad4497 18 วันที่ผ่านมา

    Waan iska ilmeeyay 😢😢😢waan kaxumahay Maama fowsiya ducaa kuu awoodaa wax kale ma awoodo maama balse Baarlamaanka Asagaa kajiifa Raggaan in ay la xisaabtamaan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +1

    Xildhiban foosiya xaaji Aden yusuf cimrigaagu haraago iyo caafimaadqab ayaan kuu rajaynayaa sidoo kale foosiya guul iyo gobonimo halyayad sharaf iyo karaamo huwan waad guulaysan insha allaah

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 หลายเดือนก่อน +4

    Good news

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp หลายเดือนก่อน +3

    Maamo allaha ka cabso qoorta asturo waaa cawro

    • @Bagagac
      @Bagagac หลายเดือนก่อน +2

      madama aad kusaxan tahay lkn mamo somaaliyed ama hoyada qaranka somaaliyed qoorteda maxaa kutusay😂😂😂😂

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 หลายเดือนก่อน +1

      Cawro ku dishay, duf ku bax. 😂😂😂

    • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
      @CumarcabdiXanafi-yx8rp หลายเดือนก่อน

      ​@@Bagagac qofka qaladkiisa waa loo sheegaaa

    • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
      @CumarcabdiXanafi-yx8rp หลายเดือนก่อน

      ​@@adamjumale4871 diinta caayda kadaa

  • @user-dj8ll1op8v
    @user-dj8ll1op8v หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน

    Ha ka hadhin ee ku soco

  • @fahankaaga
    @fahankaaga หลายเดือนก่อน

    Badanaa oo badanaa hooyo somaaliyeed oo cilmi iyo caqliba ku hubaysan , hooyo fozia iyo hooyooyinka kaleba allaha xafido, waxaan hadal waraysiyeedkan ku bartey shaqsiyad wanaagsan oo somalinimo iyo dhismaheeda ku howlan .

  • @XawoKhaliif
    @XawoKhaliif หลายเดือนก่อน

    Guul mama

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +1

    Welkom 🤗 Abdijalali

  • @1Horyaal
    @1Horyaal หลายเดือนก่อน +3

    Wariye aqoon u leh waraysiga.illahow guule xildhibanada

  • @user-vd2bn9zm4h
    @user-vd2bn9zm4h หลายเดือนก่อน

    Hadow dlka sharci ka jiri lahaa waa xirmi ahaay xasan guuleyso xildhibaan

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 หลายเดือนก่อน

    Asc Fowsiyaay dad ka Soomaaliyeed dhal gobeed oo gobanimo lagu Soo gardaadshay inta wax garata way ogtahay waxmagaratadana loo joojin maayo,
    Karti,Aqoon,dadnimo,iyo waddaniyadnimo,adiga lagaa waayay cidkale loo doonimaayo,Ina Yuusuf Adaan Qabilaay,,
    Insha allahu kursigaasna waad ku guulaysandoontaa.
    Guuuul❤

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 หลายเดือนก่อน +1

    Waanu u duceynaynaa Drs.fowsiya in shaa allah.way ku guuleysanaysaa kursigan bi idnillahil albariu. Camiilada badan ee dalkan horjeegana Allah ha inoogu bedelo kuwa ka khayr badan oo wadani ah . Fowsiya Allah ha ku nabadgeliyo taariikh baad noo reebtey naguna dhexleedahay.