'Abiy waa nin xagjir ah, haddii aan iska dhicin karin (Al Shabaab) iska dhicin karaa jiree u banee'

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024
  • 'Abiy Ahmed waa nin mayal adag oo xagjir ah, haddii aadan iska dhicin karin, rag (Al Shabaab) iska dhicin karaa jiree u banee' - La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo.
    Wareysigan qeybtiisa koowaad oo uu noogu waramay wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisiciid Muuse Cali (Koor) ayaan wax ka weydiinay khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya, sidoo kale xiriirkii Imaraatka iyo xukuumadii uu ka tirsanaa.

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 21 วันที่ผ่านมา +151

    Al shabaab waa wiilal soomaaliyeed macno keeni mayso in aan is layno uun waa in lala heshiiyaa
    Shabaabkuna dadkooda laynta waa in ay ka daayaan shareecada in loo laabto laguna kala baxo waa maslaxada dhamaan muslimiinta meel kasta joogaan

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 21 วันที่ผ่านมา +12

      Somalay walahi maanta maalin aan ka awood badanahay nama soomarin walahi somalay aan ka faa’iidausano oo dagaalka hala’balaadhiyo ilaa Adis aan kuwada kulanno Somali iyo Ethiopia walahi tabar malaha💪🏼 Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 Koonfurta Somaliya joogana hubka halaga furto waxaa kufilan walahi 5kun oo geesiyadeena ah, waan aragnay dagaalkooda walahi waxba xiniinya malaha diyaaradaha ay ku faanayaanna 2006 3Dii helikebtar ee la siiyay Ethiopia uu ingriiska siiyaya 2maalin ayaa dhulka lagu soo dhigay maantana technologie ayaan gaadhanay oo hawadaba khalkhal ayaa diyaaradahooda laga galinkaraa oo iyagaa is kooda iska soo daadan Walahi shicibow is aamina aan soo ceshano dhulkeenii SomaliGalbeed iyo NFD xoog gacanta Somali halagu soo celiyo 5ta Somalina way ku midoobi doonaan InshaAllah 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼 Kuwa dhiiga Ethiopianka lehna ee nagu dhexjiraa sirdoonkooda ay soo dirsadeen sida Cagjar,, Muuse Biixi, Geele, Hassan, Dani, Ahmed Madoobe, Lafta Gareen iyo kuwa badan ee nagu dhex dhuumanaya qabiiladana Somali ay sheeganayaan iyo in ay Somali kala fogayaan cadowgana danahooda u fulinaya si dhulka Somali lagu abuuro Gaalada Ethiopianka kaniisado laga dhiso diinta 100% Islaamka laga badalo Somaliya oo Qowmiyadaha Ethiopia 🇪🇹 lagu badalo maamul goboleedyada hadhowna danaha Ethiopia ay u andixoyaan oo ciidanka lagu badalo kuwo aan Somali ahayn oo luqadda kuhadla laakiin cadowga dhiigooda leh walahi waana waxa maanta lasamaynayo in lagu dhafo ciidan Ethiopian ah si ay dhabarjabin ugu sameeyaan geesiyada Somali waana lala socdaa gudaha alhamdulillah 🤲🏼 Xabaddu Markay QAC tidhaah yaynan fakan Madaxda 5ta Somali walahi oo nolosha haraga halagaga siibo InshaAllah 🤲🏼 XEERADA Xalanena mid yuunan kabadbaadin waa in laholciyaa & saldhiga Ballidoogle ee cadowgeena CIA, MI6, MOSSAD iyo SIRDOONADA REERGALBEEDKA IYO KUWA KALE. Ciidanka Afrikaanta wadanka Somaliya burburka iyo dhibta ladoonaya midna yuunan nolol kaga bixin wadanka kulligooda waa cadowga Somaliya InshaAllah Somalay annagaa isku filan walahi maanta aqoontii iyo maalkii waan haynaa alhamdulillah aan dagaalka wada galbo dibadda iyo gudahaba qofna wax naga qaadi kartaa dunidan rabbi muunan abuurin walahi taarikhdanna waa taariikhdii Awoowgayn Ahmed Guray uu ku xoreeyay dhulka Somaliyeed wuuna soo noqday taariikhdaa siday u dhacday ayaan maanta xaadir nahay dhalinteenu 💪🏼🇸🇴💪🏼 Yaana noqon Geesigaa Axmed Guray oo maanta badali Taariikhdaa uu Magaciisa sii jiri doono kumanaanka sano ee soo socda InshaAllah? Guushu waa Somalida xaqqa ah ee dhiigoodu asal 100% Somali Islaam ah yahay ilaahayna waynu kaashan walahi waxba qaadimaayaan ee dagaalka hala’faafiyo dhalintuna gurmadka diyaar ha’unoqdaan ilaa Adis ababa waa in lasoo celiyaa iyo Nairobi waa dhul Somali inshaAllah gacabteena ayuu kusoo noqon bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴🤲🏼🤲🏼

    • @WaleedHassan-jy3iu
      @WaleedHassan-jy3iu 21 วันที่ผ่านมา +4

      Hdaan Heshiino Lacagaha Aan Reer Galbeedka Ka Qaadano
      Hadii Nagala Jarto Kawaran Dan Miyaa Inoogu Jirta

    • @RioTrade1
      @RioTrade1 21 วันที่ผ่านมา +10

      @@WaleedHassan-jy3iu maanta aduunku meesha uu marayo cid ku dhihi kartaa maxaa u heshiiseen majirto tan kale miyaynaan isku filaan karin maxaa dawirsi ina baday sayidka ayaa laga sheegay “ anaa diiday deeqdiisa ay naari daba taal “ marnaba cid bilaash deeq kuusiin mayso

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 20 วันที่ผ่านมา

      Alshabaab waa khawaariij ilahay swt ka hadlay waxba wiilal soomaaliyeed ha ku wareegaysan waa cadawgaii ilahay iyo soomaali
      Qofka Alshabaab amaanaa wuxuu rabaa in madaxwayne xassan sheekh afka ciida loo daro soomaali waa wada xaasidiin meeshii iftiinta hadaanu qabiilkiisa qadhmuuni madax ka noqon waan ayaa baab,iyaan ilahay ha qabto dadka noocaas ah

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 20 วันที่ผ่านมา

      Wll riziqa ilaahay miyad ilowday ​@@WaleedHassan-jy3iu

  • @abdulfarah377
    @abdulfarah377 21 วันที่ผ่านมา +22

    Walaahi waxaan hubaa inaad tahay muwaadin. Muxuu ugu celcelinayaa shabaab. Shabaab waa soomaali. Maxaa ka qaban kartaa. Dalka waa la haystaa.difaacada dalkana qofkasta oo somali ah waajib ayay ku tahay. Waxaanse aad ugu faraxsanahay in wariye kusheega an.. Aad macalin unoqatay.

    • @abdiqadirali5940
      @abdiqadirali5940 18 วันที่ผ่านมา +2

      Ma ahan Somali Al shbab ayaga iyo itopiya waxba isma dhamaan shabaab a ka daran wax walbo oo cadow nagu ah aygaa no jabiyay waayo hadeey dhibaatada umada ku hayaan jojin lahaayen itopiya iyo kenyaba nama haweeysteen

    • @dahaar29
      @dahaar29 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wa runta walahi shabab wa somali wa wikis somaliyed hala dayo faraha halaga qaado

    • @user-ei9vj3wu2c
      @user-ei9vj3wu2c 16 วันที่ผ่านมา

      @@abdiqadirali5940😂😂😂😂caqliga😂mangaab

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 19 วันที่ผ่านมา +26

    Farmajo team has clear understanding of national sovereignty and how to deal with international relations.

    • @mohamedqani9162
      @mohamedqani9162 14 วันที่ผ่านมา

      AS sympathizer has understanding of national sovereignty yeah okay 👍

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 21 วันที่ผ่านมา +42

    Masha Allah xaqiiqda ayuu ka hadlay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 20 วันที่ผ่านมา +38

    Faderaalku hana dhaafo,
    Wuxuu kamid yahay waxa kowaad ee Hortaagan midnimada Soomaliyeed(Somaliweyn),
    Allow Dal Barakeysan oo Mideysan Diinta kudhaqmaya ayaanu kuweydisanay Rabiyow.

    • @abdikarinahmet6192
      @abdikarinahmet6192 18 วันที่ผ่านมา +4

      Kugu raacsanahay👍

    • @ninween6865
      @ninween6865 18 วันที่ผ่านมา +1

      yes waa runtaa wallee

  • @FaaisaCabdi-k4e
    @FaaisaCabdi-k4e 20 วันที่ผ่านมา +7

    Abi Axmed iyo Alshabaab was Argagixiso labadooduba Marka Xasan Sheekh Haw Baneeyo Alshabaab Hogaanka Wadanka ❤

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 20 วันที่ผ่านมา +22

    This Man Abdi said has spoken as academically and well versed in his competency as technocrat

    • @Mo.Ali.2010
      @Mo.Ali.2010 19 วันที่ผ่านมา

      Rightly said.

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 21 วันที่ผ่านมา +94

    Cidda keliya maanta dhulka soomaaliyeed difaaciisa uu ka go,an yahay waa nimankaa dhalinyarada ah dowladda somalia waa tan ugu liidata adduunka

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 21 วันที่ผ่านมา +1

      Somalay walahi maanta maalin aan ka awood badanahay nama soomarin walahi somalay aan ka faa’iidausano oo dagaalka hala’balaadhiyo ilaa Adis aan kuwada kulanno Somali iyo Ethiopia walahi tabar malaha💪🏼 Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 Koonfurta Somaliya joogana hubka halaga furto waxaa kufilan walahi 5kun oo geesiyadeena ah, waan aragnay dagaalkooda walahi waxba xiniinya malaha diyaaradaha ay ku faanayaanna 2006 3Dii helikebtar ee la siiyay Ethiopia uu ingriiska siiyaya 2maalin ayaa dhulka lagu soo dhigay maantana technologie ayaan gaadhanay oo hawadaba khalkhal ayaa diyaaradahooda laga galinkaraa oo iyagaa is kooda iska soo daadan Walahi shicibow is aamina aan soo ceshano dhulkeenii SomaliGalbeed iyo NFD xoog gacanta Somali halagu soo celiyo 5ta Somalina way ku midoobi doonaan InshaAllah 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼 Kuwa dhiiga Ethiopianka lehna ee nagu dhexjiraa sirdoonkooda ay soo dirsadeen sida Cagjar,, Muuse Biixi, Geele, Hassan, Dani, Ahmed Madoobe, Lafta Gareen iyo kuwa badan ee nagu dhex dhuumanaya qabiiladana Somali ay sheeganayaan iyo in ay Somali kala fogayaan cadowgana danahooda u fulinaya si dhulka Somali lagu abuuro Gaalada Ethiopianka kaniisado laga dhiso diinta 100% Islaamka laga badalo Somaliya oo Qowmiyadaha Ethiopia 🇪🇹 lagu badalo maamul goboleedyada hadhowna danaha Ethiopia ay u andixoyaan oo ciidanka lagu badalo kuwo aan Somali ahayn oo luqadda kuhadla laakiin cadowga dhiigooda leh walahi waana waxa maanta lasamaynayo in lagu dhafo ciidan Ethiopian ah si ay dhabarjabin ugu sameeyaan geesiyada Somali waana lala socdaa gudaha alhamdulillah 🤲🏼 Xabaddu Markay QAC tidhaah yaynan fakan Madaxda 5ta Somali walahi oo nolosha haraga halagaga siibo InshaAllah 🤲🏼 XEERADA Xalanena mid yuunan kabadbaadin waa in laholciyaa & saldhiga Ballidoogle ee cadowgeena CIA, MI6, MOSSAD iyo SIRDOONADA REERGALBEEDKA IYO KUWA KALE. Ciidanka Afrikaanta wadanka Somaliya burburka iyo dhibta ladoonaya midna yuunan nolol kaga bixin wadanka kulligooda waa cadowga Somaliya InshaAllah Somalay annagaa isku filan walahi maanta aqoontii iyo maalkii waan haynaa alhamdulillah aan dagaalka wada galbo dibadda iyo gudahaba qofna wax naga qaadi kartaa dunidan rabbi muunan abuurin walahi taarikhdanna waa taariikhdii Awoowgayn Ahmed Guray uu ku xoreeyay dhulka Somaliyeed wuuna soo noqday taariikhdaa siday u dhacday ayaan maanta xaadir nahay dhalinteenu 💪🏼🇸🇴💪🏼 Yaana noqon Geesigaa Axmed Guray oo maanta badali Taariikhdaa uu Magaciisa sii jiri doono kumanaanka sano ee soo socda InshaAllah? Guushu waa Somalida xaqqa ah ee dhiigoodu asal 100% Somali Islaam ah yahay ilaahayna waynu kaashan walahi waxba qaadimaayaan ee dagaalka hala’faafiyo dhalintuna gurmadka diyaar ha’unoqdaan ilaa Adis ababa waa in lasoo celiyaa iyo Nairobi waa dhul Somali inshaAllah gacabteena ayuu kusoo noqon bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴🤲🏼🤲🏼

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 21 วันที่ผ่านมา +6

      Khawaarijoow intaa ma cali dheere baa kusoo dhiibay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 20 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdihakiimabuukar5229
      Dhalinyarada ma aaminsana wax la yiraahdo dhul Somaaliyeed. Waxay aaminsan yihiin Muslimka oo dhan xitaa Muslimka Ethiopianka ah in uu Somalia kula leeyahay.

    • @blueline502
      @blueline502 20 วันที่ผ่านมา +4

      @@aliolow7663Ethiopian yaho afsomaliga bartay ma abiy kuso dhiibay intaa naag naag dhalay

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 20 วันที่ผ่านมา +1

      Ragganimo❤

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 21 วันที่ผ่านมา +76

    Somalia nabad ah🇸🇴🤝💙

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 21 วันที่ผ่านมา +3

      Alshabaab oo dowlad ah 🇪🇹 🇪🇹 😅

    • @CiidKhalif
      @CiidKhalif 21 วันที่ผ่านมา +3

      @@TewodrosBethlehem alshabab iyo adi waa la.idin wasaya🇸🇴👊

    • @Eplhighlights1600
      @Eplhighlights1600 21 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@TewodrosBethlehem magacaas idinka wadankeena keeney ee bal hadaa rag tahay imaada dhulka Somalida

    • @Eplhighlights1600
      @Eplhighlights1600 21 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@CiidKhalif ragaas uu soo qorey waa iyaga maaha wax jiro nacalada

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 21 วันที่ผ่านมา

      @@Eplhighlights1600 kolna anaa hubka siiya alshabaab marna anaa idin ka dhiciya dream land xushooda gus aabaha lagama hoos hadlo 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 21 วันที่ผ่านมา +14

    WAsiirku waa runtii. Well said, Mr. Said!

  • @SaharoMohamud-n1d
    @SaharoMohamud-n1d 9 วันที่ผ่านมา

    This man with the suit wlhi he is educated person he knows more about man's past event and his chronological event

  • @user-ck2gh7yl9r
    @user-ck2gh7yl9r 21 วันที่ผ่านมา +96

    Ninkaan xaqiiqda ayuu kahadlay

    • @AlibacherAli-cg4hl
      @AlibacherAli-cg4hl 20 วันที่ผ่านมา +4

      Kkkkkk
      Kusoo biira waad hoogi doontaan

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 20 วันที่ผ่านมา +4

      ​@@AlibacherAli-cg4hlinaanu hoogno iyo inaad qaydhin baan awal idin barnaye aydun bakhtiga cuntaan waydin arki. War baydaan haynin Soomaalina waydaan aqoon adeer. Diyaar baa la yahay waxba hadalka sii wadi maayee dhan walba walaahi dhulkayagii wax aan ahayn inaanaan soo celinayn yaa wisha

    • @Ahmed-yf9xi
      @Ahmed-yf9xi 20 วันที่ผ่านมา

      Israel wants a Seaport and a Naval base in Saylac‼️and they think they can get it through their Zionist Ethiopian leaders 🤨

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 20 วันที่ผ่านมา +2

      Waa Dahab Nabad iyo Nolol ah

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 20 วันที่ผ่านมา +1

      @@ahmedkulowabdi821 dadkii ay dileen ayaan ilaa hadda lagu maxkamadeynin oo caddeymahoodii la wada haayo.

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d 21 วันที่ผ่านมา +32

    waa war saxa guurguuurte mesha waxba kuma hayo

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 21 วันที่ผ่านมา

      intaan sidaanahay dawlad noqonmayno dawladkasdana qabiil uubaa nacaaya habiqlayso

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 21 วันที่ผ่านมา

      Qabyaaladiiste. MD xasan sheikh asag ayaa hogaaminaya dalka. CBB iyo qashinkii farmaajo waa shabaab

    • @Abdirahman-uu6iq
      @Abdirahman-uu6iq 20 วันที่ผ่านมา

      Waa ooyi kartaa un MD xasan sheikh waligii wuu joogayaa garac yahy maxaad ka qaban

  • @daudgoala
    @daudgoala 20 วันที่ผ่านมา +20

    Raganimadiisa iyo runtiisa hadaad ka naxday, qashin nagu dhex jiraad tahay! Ninkan waa axmed guray oo kale soo baxaya. Ku soco

    • @bashirabdi4408
      @bashirabdi4408 17 วันที่ผ่านมา

      Absolutely waa sida dhabtaa,

    • @abdinoorosman7654
      @abdinoorosman7654 15 วันที่ผ่านมา

      Shabaab masuul kasoo noqday maamulkii farmaajo.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 21 วันที่ผ่านมา +18

    Waqtigii uu lataliyaha uu ahaa Farmaajo, Abiy NN saaxiib ayey la ahaayeen

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 20 วันที่ผ่านมา +1

      *Xaalada aya is bedeshay Adiga imisa Qof Oo aad Sxb ahaydeen hadana kala tagteen imisa ayay Gaarayan KKKK sxb bay ahaayeen macno ma samaynayso Eedna maaha*

    • @Hadahadhow25
      @Hadahadhow25 20 วันที่ผ่านมา +1

      @@mrhoryaalaragti gabnimadoda ayay ku tusaysa

    • @ahmedshariifsomali8569
      @ahmedshariifsomali8569 19 วันที่ผ่านมา +1

      Balse markaas wadankeena laguma soo xad gudbi karin

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 19 วันที่ผ่านมา +1

      @@Hadahadhow25 SHALAY IYO MAANTA isku mid maaha SHALAY xaaladeeda ayay wadatay maantana waa xaalad cusub isku si looma wajahayo Intaas ma fahmayan

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 19 วันที่ผ่านมา

      ​@@mrhoryaalkuwii ku fanayay ee laha Afaar meelood baanu baad ka siinayna manu ahayn formajo iyo koxdiisa marka waad ku tagersanaydeen mantana somaliland aawgeedbad la qaylinaysan somaliland wada eeden eedina doontaan iska wada xasiid nimada ilahay idinku haliig xasidnimada somaliland

  • @abdirahmanahmed2158
    @abdirahmanahmed2158 21 วันที่ผ่านมา +117

    Xaqiiqda buu sheegay

    • @Eplhighlights1600
      @Eplhighlights1600 21 วันที่ผ่านมา +4

      Laakin weriye ku sheegaan iyo madaxweynayaasha qabiilada ayaa Somalia lugta haayo

    • @MohamudIssa1
      @MohamudIssa1 21 วันที่ผ่านมา +3

      Aad iyo aad sxb

    • @sigane9351
      @sigane9351 21 วันที่ผ่านมา +4

      😂

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 20 วันที่ผ่านมา +3

      Dhalinyarada ma aaminsana wax la yiraahdo dhul Somaaliyeed. Waxay aaminsan yihiin Muslimka oo dhan xitaa Muslimka Ethiopianka ah in uu Somalia kula leeyahay.

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 20 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@cabdirshidosman9649taasi waa sax waxa meesha ka baxaysa muslim is dila oo gaalada ayaa loo jeedanaya

  • @maxxeyyy
    @maxxeyyy 21 วันที่ผ่านมา +25

    Kalmad Taariikhda galaysa, ”Xaqjir-Xaqjir baa loo daayaa”.🦁💪🏾

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alah

  • @bodaayekabtan722
    @bodaayekabtan722 21 วันที่ผ่านมา +30

    Somalida 100%99 waxey fikirka ninkaa uheystaan sax waxaa yeelay waa fakir xor ah

  • @badalabdile2259
    @badalabdile2259 21 วันที่ผ่านมา +23

    Cadawgayga cadawgiisa waa saaxiibkay baan u arkay lataliyaha warkiisa.

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 20 วันที่ผ่านมา

      Waa runta

    • @Mo.Ali.2010
      @Mo.Ali.2010 19 วันที่ผ่านมา +2

      Midakale AS xukunka dalka la isku haya, itoobiyana qayb dalka kamida inay qaadato ayaa la isku hayaa. Waana laba kaladuwan.

    • @faadumaabdulle5876
      @faadumaabdulle5876 17 วันที่ผ่านมา

      Tim farmajo babanka wey kashifmen horayne waan Lo shegay abiyna ayaga No kenay o yir waa walalehen

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 21 วันที่ผ่านมา +31

    War xun ma dhihin ninkaa❤❤

  • @HassanFanihello
    @HassanFanihello 21 วันที่ผ่านมา +5

    Ninkaan waxa uu faafinaayaa aragtida argagaxisada

    • @maslahisse-kr2nr
      @maslahisse-kr2nr 18 วันที่ผ่านมา +1

      May aragtidee faasiso Dawladu ayadaa ka liidato oo shacbiyadeeda luminayso

  • @ckaafiosmaan7677
    @ckaafiosmaan7677 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wareysi wax badaan iiga baxeen. Guuleysta.

  • @cigalleboy5958
    @cigalleboy5958 21 วันที่ผ่านมา +41

    Wn sax wllhy Runtaa fiican

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 21 วันที่ผ่านมา +59

    Walaahi wuu sxnyhy

    • @Mr-mogadishuyi7
      @Mr-mogadishuyi7 20 วันที่ผ่านมา

      Shabaab hada ya ka hortaagan ine Ethiopia weeraraan

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 20 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@Mr-mogadishuyi7waxa ka hor taagan dowlada Somalia oo Ethiopia la wadaagto xogaha

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o 20 วันที่ผ่านมา

      Jawaab wuu heetaa​@@Zakariya0070

    • @Unknow-og4
      @Unknow-og4 19 วันที่ผ่านมา

      Faqashta wadanka haysata​@@Mr-mogadishuyi7

    • @user-ei9vj3wu2c
      @user-ei9vj3wu2c 16 วันที่ผ่านมา

      @@Mr-mogadishuyi7xasan guurgurte

  • @MaankeyBigwin
    @MaankeyBigwin 19 วันที่ผ่านมา

    Run badanaa❤ wax badaan ayuuu og yahay. Waa qof aragti dheer leh Somalia 🇸🇴 isma leheen qof sidan xog ogaal u ah ayaa laga 👋 hellaa❤❤...dowlad liidata umbaa?hos firiso

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 13 วันที่ผ่านมา

    The journalist is very professional and the minister has some very solid points

  • @mahadmaxamed-qf2rd
    @mahadmaxamed-qf2rd 21 วันที่ผ่านมา +30

    Wa war cad
    Somalia waa nabad iyo nolol

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 21 วันที่ผ่านมา +7

    Waa xagjir ninkani Alshabaab ah ha laga war hayo,
    Ethiopia saw imika ba Koonfurta somaliya ma joogaan

    • @faysalabdi7138
      @faysalabdi7138 20 วันที่ผ่านมา

      ayaad xagjir utaqaanaa
      midakale mabeenbaa in itoobiya ay intaas oo jeer ay hadashay waliba iyada oon heshiish lagali muse bixi
      lkn dowlada somaliya uma ayna jawabayn

    • @wiilkaoppo
      @wiilkaoppo 20 วันที่ผ่านมา +2

      Wuu saxanyahy xagjir maahan shabàabna waa wiilal somaliyeed in lala heshiiyo ayàna fcn

    • @loolan01
      @loolan01 19 วันที่ผ่านมา

      Magaca xag jir maraykan ba sameeyey inaa waa ku camal falnay

    • @mohamedabdi-nu5is
      @mohamedabdi-nu5is 19 วันที่ผ่านมา

      Xalada maanta tala ma aha kana waxan aminsan ee side wadanka lagu difaca ayaa tala. Fahan waxa uu kahadlaya

    • @user-sm6xn9nm2h
      @user-sm6xn9nm2h 14 วันที่ผ่านมา

      Wa dad been iyo cuqdad ku nool ethiopa dhaman somalia way joogta mana nebca ethiopia lkn waxay neceb yiin òy al shabàb u wwada raban manta wa somaliland kaliya wlhi waki lahayen xasan sshèkh wahu idim sinnayna bad farmaju la shaqayinayana waki qashinka u xàqaye 4. Dakadod sìyay realy

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 20 วันที่ผ่านมา

    OK 👍 thanks

  • @jamalismailismail4701
    @jamalismailismail4701 20 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi waa runtiis wax u jawaba waa la waayey..hadii laga jawabi waayo wale waa la qabsanayaa

  • @ObolesOboles
    @ObolesOboles 20 วันที่ผ่านมา +4

    Farmajo iyo qoladiisa waa wada shabab, qaraxyada shacabka somaliyeed lagu xasuuqaye waa eyka wada shaqeeynayen

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 21 วันที่ผ่านมา +5

    Xoolahan ayaa masuul ka soo noqday wadanka. Waxaa isaga qaldan Shabaab iyo Soomaaliya. Siduu kan ku noqday wasiir?

    • @guuguuleguuguule504
      @guuguuleguuguule504 21 วันที่ผ่านมา +3

      Inaad qof caydaa maaha fakir saxa , sxb ma been baa alshabaab waa wiilal somaaliyeed in la wado hadlo oo xaqiiqda la waajaho ayaa muhiim ah loona midow, xal maaha inaan isku dhamaano , oo somaali dhexdeeda aan kala guulaysan wayno , sow markaan dhamaano Ethiopian si walba ugu jabi mayno, reer galbeedku qorshaha ah alshabaab dagaal mooyee ,wax wada hadal ah ha la galina sow dhagar iyo isku jab maaha?

    • @najmabashir9846
      @najmabashir9846 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@guuguuleguuguule504Khawaarij maanta ninka leh xukunka halagu wareejiyo waxey cadeyn marag madoonta ah in uu run yahay hadalkii ah shaki kuma jiro in ay labo shabaab wada shaqeeyaan

    • @yayaaj9160
      @yayaaj9160 20 วันที่ผ่านมา

      Aduu somali miya thy ya orom

  • @User7654suy
    @User7654suy 20 วันที่ผ่านมา +2

    🇸🇴Ha Noolaato.💪🦁💙👍🏽🙏

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 20 วันที่ผ่านมา

    Qabyaalad bay dib ugu celiyeen.

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 21 วันที่ผ่านมา +4

    Wariye professional ah. War wuxu libaaxsanaa😳😳

  • @khadarmunir
    @khadarmunir 20 วันที่ผ่านมา +10

    Alshaydaan team wakaas ee xukumayey Somalia 7 sanno.

    • @waryamidiya3143
      @waryamidiya3143 19 วันที่ผ่านมา +1

      in aad hadasho kuuma banaan yaa jaahil daciif qaradi hoos bay qoda kor dhawr maxa kaga socda itobiya xagesa maraya dalku alshabab waa wiilashi dalka mawaxad rab ta dalku in uu saa kujiro waligi

  • @hassanabdullahi2082
    @hassanabdullahi2082 20 วันที่ผ่านมา

    Subxaana Allah muucanna dad miyaa warkiisa qiimeynkusameeya

  • @CaliBashir-xm4is
    @CaliBashir-xm4is 20 วันที่ผ่านมา

    Keep going

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 21 วันที่ผ่านมา +31

    Runta ayuu sheegay❤

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 21 วันที่ผ่านมา +5

    FARMAAJO IYO ABIYO SAAXIIBO SOW MAAHEEN

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 21 วันที่ผ่านมา +4

      Haday ahaaayeeen
      Sxb tinimo Iyo khiyaaaano kala saaara
      Hawiye
      Markaa xilka qabtaaan
      Baaaa
      Bad Iyo dhul la iiiibiya
      Kenya
      ETHOPIA
      Hadlaaaan
      Why

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 21 วันที่ผ่านมา

      Haa markay daarood itoobiya heshiis la gasho waa saxiibo markay isaaq la galaana waa xagjir iyo cadow caqliyada sanahadan danbe

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 20 วันที่ผ่านมา

      @@AmalAbdirisakMahamed Tii aad iibsateen baa laga soo celinooyaa. Hilmami ogidiinaa saxibti nimadini.i

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 20 วันที่ผ่านมา

      Waxa dhacaya 2021 Ayeey muuqdeen ma xiligaas ayaan lagu hayan boqor Buu noqon Lkn farmaajo sxb la Noqday si kursiyada ay ugu waaran dakada Sii markaa ma iloowsaneeyn taariqda​@@AmalAbdirisakMahamed

    • @Soojeed36
      @Soojeed36 20 วันที่ผ่านมา

      Ha marka qima isu yeesho aqoona leedahay walagu xushmeen sxb cml

  • @Carte395
    @Carte395 14 วันที่ผ่านมา

    ninkaan hadalkiisa waaa clear

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s 20 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq inay dawladda xasan sheikh aysan iska celin xabashida ee waxba yaan ninkaan laboojaysan

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 21 วันที่ผ่านมา +33

    Waa nin caqli badan maasha alaah guulayso soo laabta adiga iyo farmaajo isha alaah

    • @dinimuh
      @dinimuh 20 วันที่ผ่านมา +1

      CBB Arsenal maa noosoo celihee Majnuunka Xamar looga ma baahno 😂😂 Xamar Save waaye😂😂

    • @nuurdiinaxmed8266
      @nuurdiinaxmed8266 20 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@dinimuhthey both good brother stop this shit

  • @abdikanilixle62
    @abdikanilixle62 20 วันที่ผ่านมา +2

    Waa shabaab ninkaan qarsoon soomalaay wax fahma ina aamina

    • @xogogaal9671
      @xogogaal9671 20 วันที่ผ่านมา

      Muqtaar Roobow muxuu yahay hada Xasan Sh wasiirka u ah mida kale Runta ayuu ka hadlay Ninkaan ee siyaasad aadan aqoon Haka hadlin sxb waxso aqri hadalka qofkane dhuux hore wax hakaso qorin

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 20 วันที่ผ่านมา

      Siyaasada ader waxba kama garanaysid ee aamu

    • @xogogaal9671
      @xogogaal9671 20 วันที่ผ่านมา

      @@user-th7zj8yk1q hye adiga iga yaqaano adeer ee Roobow Wasiir haku ahaado maatida guryaha kaso Saar qabuuraha faago cunada ciidamada cuna saraakiishii qaranka shabaab ka adeejiya tiktok sirtii ciidanka cadowga Hala wadaago ileen Damujadiid ayaa siyaasiin ah oo dalka maamushee iska wata wixiina baraafo

  • @keenadiidgarbo1528
    @keenadiidgarbo1528 20 วันที่ผ่านมา

    Waraysiyada noocan ah soo badiya madaxda soo waraysta

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 20 วันที่ผ่านมา

    Waa saaxiibkii al shabaab. Waaba lala socdaa. Qof kastaa wuxuu yahay waan la soconnaa, kolley farmaajo ayuun ahaa ninkii 4ta Dekadood u saxiixay Ethiopia isagoon keenin Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sababo badan uu ka cabsaday Baarlamaankii.

  • @kingtiit3802
    @kingtiit3802 21 วันที่ผ่านมา +4

    Waa sax wasiirka hadalkiisa awood walbo aan heli karno waa inaa u adeegsanaa xabashida si aan ooga hor istaagno riyada ee badeena ku rabaan 🇸🇴

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 21 วันที่ผ่านมา +1

      Iyo xoreynta soomaali galbeed iyo nfdh

    • @hassanosman5686
      @hassanosman5686 20 วันที่ผ่านมา

      You right alshaab waa wiilal Somalia waana muwaadinin difaaca dalka lagama xigo. Midnimo halagu galo xabashi iyadaa jab ku danbeyn

  • @abdirahmanmohamed1103
    @abdirahmanmohamed1103 21 วันที่ผ่านมา +2

    Kani waxaa uu ku hadlayaa Afkii khawaarijta waana iska cadahay in uu jiro xiriir ka dhaxeeyo Labada koo xood

    • @user-zg5gn5fg1m
      @user-zg5gn5fg1m 20 วันที่ผ่านมา

      Aqoon hadal ha iska hadline shekadi siyasiyiinta la alshababayn jiray maa wada

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 21 วันที่ผ่านมา

    Waabaku dhawaaqeen difaaca dalka waana uhanjabaan muuse iyo abii

  • @Ahmedayville
    @Ahmedayville 16 วันที่ผ่านมา

    This man is extremely brilliant wlhi…He spoke with clear intention because you can’t show your enemy weakness. Clearly Hassan sheikh government has shown a lot of weakness to the Ethiopian regime… meanwhile the reporter seems like he is trying to put words into his mouth.

  • @durranliban6822
    @durranliban6822 21 วันที่ผ่านมา +8

    Fikirkaan ma ahan mid hada ku dhashay ee waa kii uu qabay markuu wasiirka arimaha dibada ahaa .
    (Shaki ma laha in labo shabaab wada shaqeeyaan)

    • @YamaniMaxamed-j9s
      @YamaniMaxamed-j9s 21 วันที่ผ่านมา

      Nib qabiil ucaraysan bateheeadeerka xasan toog baa dalka iibiyo wakhtiga uu joobo baa soomaaliya la soo hawaystaa xiligii hore oo joogau waa tii bada laqaadan rabay

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o 21 วันที่ผ่านมา +1

      War shabaabka waa dadka wadada xaqa kusocdo maleeshiyaadka faderaalka iyo hogaaniya yaashoid wax matarayaan waa dad lagu diry dalka in lagu xukumin shareeco

    • @CiidKhalif
      @CiidKhalif 21 วันที่ผ่านมา +1

      Walihi waa runtaa farmaajo iyo fahad yasin alshabab ayay ahaayen hadii ay mar kale soo labtana dalka alshabab ayaa qabsanaya allow naga qabo kuwas 🤔

    • @YamaniMaxamed-j9s
      @YamaniMaxamed-j9s 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-ot8ts7or5o shabaab hanoo laato kkk

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o 21 วันที่ผ่านมา +1

      @@CiidKhalif dadka diinta dhibeyso way is eedeeyaan uun xaqa maraadisaan siyaasi uun dhageyso war shutuukhda dhageyso

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA 21 วันที่ผ่านมา +7

    FARMAAJO ALSHABAB LAMA DAGAALAMIN SABABTANA HADA OGAADAY😮
    ILEEN LA TALIYIHIISA ALSHABAB MA AAN MINSANA ARGAGI XISO
    WALEEN DALKAN ALLA KA QABTAY
    FARMAAJO IYO ASXAABI SHARTIISA 🎉

    • @hanadyare4735
      @hanadyare4735 21 วันที่ผ่านมา

      Ee iska cili abiy qhmed

    • @abuahmedhassan5499
      @abuahmedhassan5499 21 วันที่ผ่านมา

      Xayawaan ayaa tahay caqli iyo indho aan laheen

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 20 วันที่ผ่านมา

      Iska celinta Kuma Jirtid miyaa adiga

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 15 วันที่ผ่านมา

    Su'aalo qaldan uu ku celcelinayaa wariyuhu yaahuu .

  • @NewSomaliapresidenr
    @NewSomaliapresidenr 20 วันที่ผ่านมา

    Markaan ka hadlayno Qadyad Qaran waa inaan ka tagnaa caadifad Qolo Somali ah Sidaa daraaded Alshabaab iyo Daacish Waan u baahanahay awoododa madama madaxdeenu ay Ku hoos noolyihiin Gumaystaha Ethopia Iyo reer Galbeed ka Dambeeya
    Wuu Saxanyahay Waa Siyaasi Aqoon leh❤

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 21 วันที่ผ่านมา +5

    Ninkaa mayalka adag markii Farmaajo dhihi my brother maxaad u dhihi weyday waa nin mayal adag hard liner.

    • @xogogaal9671
      @xogogaal9671 20 วันที่ผ่านมา +1

      Adeer wee ka qaldan tahay Abi ayaa farmaajo rabay ee Farmaajo abii Ma rabin Tan kale Abii wuxuu Libaax is mooday markuu Xasan sh arkay markaas ayuu bilaabay inuu madaxa taago Tan kale 2012 kii ilaa 2017 Addis ababa masuuliyiinta somalida looga yeeri jiray Marku Farmaajo joogay Ma sheegi kartaa maamul goboleed Addis loga yeeray sxb siyaasada so barta Hadaan nahay N&N Mana gaartiin

    • @abdifidow3870
      @abdifidow3870 20 วันที่ผ่านมา

      @@xogogaal9671 Abiy & Farmaajo waa is wada rabeen. Khubadii Farmaajo markii uu xuknka qabtay ee aheed Ethiopia waxay nagu aheed sidii beer biyo kusoo fataheen dhegeyso. Damaca Baddana Mar walba wuu qabay Abiy.

    • @gebehie1769
      @gebehie1769 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@xogogaal9671madaxweynihii dhaamaa ayay gacanta ku haayeen marka maamul maxay ku falayaan
      Lakin hassan sheikh waa ogyihiin nin adag inuu yahay

    • @xogogaal9671
      @xogogaal9671 20 วันที่ผ่านมา

      @@abdifidow3870 Hadalkaas ayyaadba Fahmin adeer Ethiopia waxee aheed Daad kuso fadahaay wuxuu ula jeeday in Siyaasadii iyo damacii amxaarada uu so xiray aysan awood U yeelan in maamul goboleed Addis looga yeeri Karin car waa kaas sohel 5 Sano ee farmaajo maamul goboleed Addis looga yeeray

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 19 วันที่ผ่านมา +1

      Aby dhib kuma hayn farmaajo Somalia ma faragalin jirin xiligii farmaajo laakin marku arkay xasan oo xoolo tabcasho Iyo qayalad wada ayu Ka faaidaystay

  • @ciisemaxamed1578
    @ciisemaxamed1578 20 วันที่ผ่านมา +3

    Runta ayuu ka hadley, waayo Ethiopia go'aankeda weli kama laaban halka ciidamadeeda oo ay aheyd in dalka laga saaro illaa hada ay ku sugan yihiin qeyba badan oo soomaliya ka mid ah. Dowladda soomaliyana illaa hada ayadii dowladnimadeeda lagu xad gudbey ayey madaxdeedu baryootin meelaha la taaganyihii.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 20 วันที่ผ่านมา +2

    Ethiopia iyo Khawaarijka labadaba waa shayaatiin. Khawaariij hadii uu guul keenayo Ina Cabdulle Xasan, Xasan Daahir Aweys Axmed Godane ayaa guul keeni lahaa.

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 21 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkam wa shabab dowladu dacwo.haku ogto

  • @idirisjamac1074
    @idirisjamac1074 21 วันที่ผ่านมา +3

    Iska hadle farmaajaha aad lataliyaha u ahayd maanu ahayn kii afarta dakadood siiyey waar naga xishood caqligayaga haku ciyaarinee

    • @MohamedHanad-ys8lt
      @MohamedHanad-ys8lt 21 วันที่ผ่านมา

      Afar dakadood micnaheedu waa inay wax UGA Soo dagaan ma aheen in ciidan ay keensadan side u fikiree adiga madaxa ku qufulan

    • @najmabashir9846
      @najmabashir9846 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@MohamedHanad-ys8ltbeenta jooji kulane jiis ayaa sicad usheegay in ciidan ka bada itoobiya uu keeni rabay si uu dakada boosaaso iyo kismaayo kuna qabateen usaaraan

  • @abdullahimohamud6794
    @abdullahimohamud6794 21 วันที่ผ่านมา +3

    War kan oo kale lama waraysto, waa wax waalan, hadalna ma garanaayo waa farmaajo oo kale.

    • @user-cb9yj1pb9p
      @user-cb9yj1pb9p 20 วันที่ผ่านมา

      hadal mataqanid iska aamus

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 20 วันที่ผ่านมา +1

    Warkaan waa biya kama dhibcaan al shabaab awood dhaanta ma heyno ayagana ilaahey haku soo duwo iney ina nabad galiyan oo muslimnimada nagu amaan galiyan

  • @abdallaabofficial2361
    @abdallaabofficial2361 21 วันที่ผ่านมา +2

    Argagixisada arxanka daran xabad ma'ahaneh wax kale kalama dhaxeeyo Qaranka somaliyed

  • @nuurdheere
    @nuurdheere 21 วันที่ผ่านมา +2

    Caqligii Farmajo sawkan maaha

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 21 วันที่ผ่านมา +7

    Waxaa layaab leh in dad badan dhahayaan Alshabaab ayaa dalka difaacaysa. Hadalkaas waa Mid aan laga fiirsan oo keeni kara dhiirigalinta Urur Kharbudaad ah. Maxaa diiday inaan dhahno aan dawladeena sharciga ah ku garabsiino Difaaca dalka Ma alshabab ayaa ka xoog badan Midnimada dadka soomaaliyeed? Caqligeena waa hurdayaa wali haddiiba urur diimeed aan xilligaan aan ubeerjilcayno.

    • @midnimomedia198
      @midnimomedia198 20 วันที่ผ่านมา

      alshabaab wa cadow iyaga iyo axmaarku ima kala xigaan labadaba haday nabad diidaan wan iska dhicinayna meesha baryo ma taal dawlad iyo shacaba wanan meel uga so wada jeesana mahan inan moodno ehel naftadu wa diyaar wan hurayna haddi dhulka hooyo uu ubaahdo

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 20 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂 cry more. Runta maa diidee dawlada Somalia oo ciidan shisheeye u tiirsan maa dalakn difaacayso .
      Dhalintaas 20 sanaa 20 dawladood wax ka qaadi la' ma waxaad rabtaa in wiilal Somaliyed is laayaan haba kla mabda' duwanaadeena wa in la heshiiya oo hal meel loogu soo jeestaa gaaladan duulaanka nagu ah.p

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@midnimomedia198shalay muuqal tiktok ah daawaday arsenal wax kooga sheegayey 20kun ka badan daawatay muuqalkas keliya 400 qof bes like saartay comments iska ilow dhaman dhalinta dhalintas ayey difaacaayen oo dawlada yey ka soo horjeedeen isla muuqaalkan comment akhri q9f kasta dhalintas ayuu difaacooya like badan wa loo saray marka loo eego kuwa kasoo horjeedo marka waxa cad in 2024 dawlada cid ku kalsoon jrin

    • @midnimomedia198
      @midnimomedia198 20 วันที่ผ่านมา

      @@abdifatahmuhudin2273 alshsbaab dil bay noogu xukumanyihiin adna waxaad ka hadlaysa difaac wax wada hadala lama galayno haday ka so laabtaan fikirka gurucan dadkoday la mod yihin

    • @Notorious9111
      @Notorious9111 14 วันที่ผ่านมา

      Shabaab wadankay leeyihiin difaca dalka qofkasta oo somali ah bay u taalaa

  • @mejaljananka4358
    @mejaljananka4358 20 วันที่ผ่านมา

    Warkii hore war soo dhaaf Kan
    Waa mid kamid ah mamulki hore ee farmaajo

  • @adnaanhashimomar9495
    @adnaanhashimomar9495 20 วันที่ผ่านมา +1

    Murad ayaa leyahay allh iisahlo amiiin iso qoraa

  • @AbdikarimMohamed-cu8hy
    @AbdikarimMohamed-cu8hy 21 วันที่ผ่านมา +40

    Hero

    • @Ahmed-yf9xi
      @Ahmed-yf9xi 20 วันที่ผ่านมา

      Israel wants a Seaport and a Naval base in Saylac‼️and they think they can get it through their Zionist Ethiopian leaders 🤨

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 21 วันที่ผ่านมา +15

    Nin waa caqil runta waa qarertahy

  • @adancadays6622
    @adancadays6622 21 วันที่ผ่านมา +1

    Well Said for sure ✅☝️✅💯

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r 20 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad walloo bahan yahay mayal adeyga somalina way ubahantahay fakarkaa wasax all shababna waa somali ee ma,aha qolo kale halafahmo somaliwayn omida allow natus ya,allah❤

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 21 วันที่ผ่านมา +21

    Waxa sidaas u hadlaaa ayaa somalia 🇸🇴 AFAR sano hor taagnaa CAJIIB

    • @nuurdiinaxmed8266
      @nuurdiinaxmed8266 20 วันที่ผ่านมา +4

      Oo hada mx qaldan Runta ayuu kahadlay ninkan

    • @xassanyare9526
      @xassanyare9526 20 วันที่ผ่านมา +1

      Itoobiyan afsomali bartay miyaa tahay sxb
      Warka cadeey....
      Hadalka odeyga maxa ka qaldan

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 19 วันที่ผ่านมา +3

      Qabuuraha in la fagto Iyo boobka xoolaha umada miyaad rabtay

    • @xassanyare9526
      @xassanyare9526 19 วันที่ผ่านมา

      @@qaranmediainc5513 qabri lafaagay ayaa kahadleysa
      Wadanka oo dhan ayaa lafaagani rabaa markaa ayaa qabri iyo waxyaabo yar yar kahadleysaa

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 19 วันที่ผ่านมา

      Ma kuwa Runta ay dhibto ayaad kamid tahay ,Damiir yeelo oo wax fahan

  • @MbaBotan10
    @MbaBotan10 21 วันที่ผ่านมา +3

    Sidda loo hadlo xitaa mayaqaano waxaan SA kaxumahay inow lataliye amni qaran noqaday iyo waziir Arima dibadayd war waxo aragti xumaa

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 21 วันที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @ROBLE-g7v
    @ROBLE-g7v 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waa arin macquula uu fahmi karo qofkii alle garasha siiyay
    In ay dhiirrigalinayso daciifnimada dowalada fikirka alshabab
    Iyo inay saxanyihiin ayagu

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 21 วันที่ผ่านมา +2

    waar kan waadoqan akh akh ah ala aan ooyee albaabka iixidha🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱

  • @xabiib-nuur
    @xabiib-nuur 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waa rufiyaan Ethiopia

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 19 วันที่ผ่านมา

    Kan 5 sano buu xafiiska noo fadhiyey subxaanallah

  • @theadorableboy8633
    @theadorableboy8633 20 วันที่ผ่านมา

    Wasirka xaqiiqda ayuu soo bandhigay.

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 21 วันที่ผ่านมา +5

    #FARMAAJO IYO TEAM KIISU ALSHABAAB AYAY AHAAYEEN RUNTII WAKAA LATALIYIHIISII INOO XAQIIJIYAY INBADAN AYAA LAYNOO SHEEGAY INAY SHABAAB XIDHIIDH LALEEYIHIIN TEAAM #NABAR & #NAXDIN

  • @madowlesssports2869
    @madowlesssports2869 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waa hab fikirka qof kasta oo qadaadweyn ah.

    • @AbshirFaarah
      @AbshirFaarah 21 วันที่ผ่านมา +1

      Qadaad weyn kulahaa amxaarada futada u dhaq😂

    • @Keenadiid.
      @Keenadiid. 21 วันที่ผ่านมา +1

      Iidoorow ninkani waa nin Daarood ah oo from Mudug ah ka xishoood. Yaad u haysataa ninkan Kkkk.

    • @cabdirahmanuweysmaxamed8750
      @cabdirahmanuweysmaxamed8750 21 วันที่ผ่านมา

      Adigii asalka shabab keenay
      Miyaa qof ku eedanaya

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@Keenadiid.Daroode kuu kala waso maha

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 21 วันที่ผ่านมา

      ​​@@AbdirahmanMohamed-hm8ndhhhhhh daaroodku waa ka adiga iyo islaanta weyn ee ku dhashayba wasa hadaad wasmada ka xanaaqasid aan si kale u dhigno darood waa ka idin isticmaala

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 19 วันที่ผ่านมา

    WALEE ILMAAN ARKEY AABAHOOD WAA TAHAY( SHABAAB)

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 20 วันที่ผ่านมา

    Siyaasadu midnimo ma keento
    Midnimada waxa keena walaalnimo iyo is jcyl ❤
    Lkn caqli sidqa garanayaa ma jiro 4-5 ayaaad umadii kusii kala qaybiseen

  • @guleit89
    @guleit89 21 วันที่ผ่านมา +2

    Al shabab hano kenina aniga shacabka aya iska celinayna etopia

  • @abdi7932
    @abdi7932 21 วันที่ผ่านมา +9

    Sawtii uu farmaajo 4dakadood siiyeye😂 ee uu sidaa udaba socday Abay 😂 imikana al shabaab miyad taageersantihiin

    • @abdirahmanalimohamed1362
      @abdirahmanalimohamed1362 21 วันที่ผ่านมา +8

      Hassan ma ahoo kan hada leh Alshabab ha nala heshiido markiii ciidankii ebar ka dhigey wax dalka ku dafaco an haysan

    • @abdi7932
      @abdi7932 21 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmanalimohamed1362 xasan wuuba waashay imika, kaligii taliye ayuu noqday,

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 21 วันที่ผ่านมา +2

      Haw fekirin sida dadka aay qabyalada madax martay fadlan

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 20 วันที่ผ่านมา

      Kala saar kala ganacsi iyo dhul iyo bad xabashi la siiyo si uu kuu wado laxyahay

    • @najmabashir9846
      @najmabashir9846 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdirahmanalimohamed1362Xasan shiikh wuu cadeeyay in uusan wada hadal lagaleyn beenta jooji midgaan yahow

  • @user-qn4yf7ik1y
    @user-qn4yf7ik1y 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax dalka ajaniba maa musha

  • @dahaar29
    @dahaar29 18 วันที่ผ่านมา

    SHABAB WA WIILAL SOMALIYED FARAHA HALAGA QAADO

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 21 วันที่ผ่านมา +2

    TEAM FARMAAJO
    NACNACLE BEENAALE
    MA ALSHABAAB MIYAA MAANTA AWOOD LEH

    • @Soojeed36
      @Soojeed36 20 วันที่ผ่านมา

      Fahan ahan ma adan garine waqtigada qaado

  • @EID-Ak47
    @EID-Ak47 20 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahoow argagaxiso dadkeega laaysaay maanta machine bado anoo ka awood badan waa aqoon daro daciiifnimo jaaahilnimo ina adeer wasiir hore soo soo dhumay hhh aduunka carsri oo noqday

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 20 วันที่ผ่านมา +2

    Waleee mardanbe. Manala gaado--inta yar mugdisho jogeen 20000 Kun qof dhimatay shabab maba aheyn qabiil lo dilayay miyaaa 🥸

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye 17 วันที่ผ่านมา

      Somaliya muqdisho kaliaya maaha

  • @ahmedmohamedaliiroole5360
    @ahmedmohamedaliiroole5360 20 วันที่ผ่านมา +2

    Uma qalmo xitaa in lawaresto BBC kaas anaa dhame meey iwareesato

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 21 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan wuxuuqarsan waayay xirrirkii kadhexeeyay

  • @AbdifatahAbdulkadir-c7d
    @AbdifatahAbdulkadir-c7d 21 วันที่ผ่านมา +8

    Dowladda iyo alshabab hawada hadlaan fadlan hadaad amaanada ilaalinaysaan amaanada umadda Soomaaliyeed oo ah umad muslim ah .
    Haddii aad wadahadal la yeeshay lataan waxaa dhacaya in aan noqono Dowladda ugu awoodda badan geeska Afrika iyo muslim xoog badan
    Insha allah aqbali doontaan oon noo dhalan doonto dowladda awood badan

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 20 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii al shabaab ayaa iska dhicin karee Haloo baneeyo

  • @Salax-o3g
    @Salax-o3g 20 วันที่ผ่านมา +2

    Dowladdii horre ee farmaajo dhamaantoooda waa alsha baaab
    Ilahey hanaga qabto

    • @abuucabdalla2545
      @abuucabdalla2545 20 วันที่ผ่านมา +3

      Alshabaab ayaa inooga roon in itoobiyaan na qabsadaan

  • @RahmHaybe
    @RahmHaybe 21 วันที่ผ่านมา +2

    Dawladii Farmaajo Iyo AS Waxay Ahayeen Saxìibo Dhaw waana Wax la Wada Ogaa Mudo Xileedkiisi

    • @guuguuleguuguule504
      @guuguuleguuguule504 21 วันที่ผ่านมา

      Hhhhh saaxiibo , waxaad ula jeedo ma fahmin, shabaab waa wiilal somaaliyeed inaan wado hadalno oo heshiino waa xaqiiq aan la qarin karin, dagaalkan shabaab iyo dowlada , in lagu dhamaaday ma been baa, cid guul ka gaadhay ma jirto , kumaakun wiil oo dalka difaaci lahaa inay isku dhamaadaan . Maaha xal , waxa hubaal ah I inaynu heshiin karno una midowi karno Ethiopia , sharafeey wasiirku meel fog buu ka hadlay ee bal fikir oo wax badan is waydii

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 21 วันที่ผ่านมา +13

    Except waa sax

  • @abdullahiali8508
    @abdullahiali8508 20 วันที่ผ่านมา

    Hogaamiyayaasha xalaasha ee SOOMAALIYEED KUNA TAAGAN AFKAAR CAD OO SOOMAALINIMO LEH AYUU KA MIDYAHAY NINKAN.✌️👊

  • @jirde1
    @jirde1 20 วันที่ผ่านมา

    BARAKA B XABASH VIVA
    SOMALILAND

  • @abshirmohammed1256
    @abshirmohammed1256 20 วันที่ผ่านมา +8

    Alshabaakii ugu weeynaay cali dheeraa walaalkii dayuus

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 20 วันที่ผ่านมา +5

      Ethiopiankii ugu weyna ee abey walalkii ayaa tahay adna

    • @ARDAYSAME
      @ARDAYSAME 20 วันที่ผ่านมา +1

      @@Zakariya0070 hhh

    • @xassanyare9526
      @xassanyare9526 20 วันที่ผ่านมา

      Hhhhh