ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XAALADDA DALKA:ARIMAHA GUDAHA&DIBADDA, DHISMAHA GURIGII FARMAAJO DOORASHIIYINKA&DAMACA ITOOBIY1/2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 232

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  หลายเดือนก่อน +59

    Fadlan Subscriber Saar Kanaalkeyga Abdijaliil Show. Waxaanu soo Wadnaa Barnaamijyo Xiiso gaar ah leh. ❤ 🇸🇴❤️ Road: 100K 🎉

    • @zakariamohaShocow
      @zakariamohaShocow หลายเดือนก่อน +4

      Abdijaliilow fahad yaasiin nooso qabo

    • @saadcheik8032
      @saadcheik8032 หลายเดือนก่อน

      ​@@zakariamohaShocow1

    • @abdiadanosman822
      @abdiadanosman822 หลายเดือนก่อน

      😊​@@zakariamohaShocow

    • @Cadar49
      @Cadar49 หลายเดือนก่อน

      Marnaba Putland ma saxsana ileen xildhibaano baa ku matala fadaraalka siciid soo dirsaday una shaqeeyad umada goaanka iyo dastuurka ku shaqo leh hadii kale xildhibaanada ka yimaada maamul goboleedwalbaa maxeey qabanayaan ooy mushaar u qaataan aan is weeydinee yaa la rabaa in dastuurka dadka la dhiso madaxweyne naha

    • @user-gb1cm6ow8s
      @user-gb1cm6ow8s หลายเดือนก่อน +3

      Sxp fahad yaasiin ma kuu surtagaltahay inaad waraysatid

  • @faysalabdallah1953
    @faysalabdallah1953 หลายเดือนก่อน +14

    Very gentle and very smart person! I have a lot of respect for his integrity and knowledge. Mashallah.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 หลายเดือนก่อน +15

    Sh cabdi xirsi Allah ha xafido aad ban ula dhacaa afkaarihiisa 👏 from hargeisa

    • @user-fw3hd2tx4x
      @user-fw3hd2tx4x หลายเดือนก่อน +1

      Waa halyey

    • @salaadomxusen1164
      @salaadomxusen1164 หลายเดือนก่อน +2

      Walhy anigaba wan jeclahay afkaarkisa from puntland

  • @suniilofficial2341
    @suniilofficial2341 หลายเดือนก่อน +25

    Thanks cabdijaliil halkaas kasii wad wareysiyada aad layelanayso dadka aqoonyahanada ah iyo siyasiyiinta❤

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 หลายเดือนก่อน +20

    Sheikh Abdi Hersi is very brave enough to tell the truth about poor quality and corporations to multiple places in East Africa specially in Somalia this days. May Allah bless him and his family amiin.

    • @AlibacherAli-cg4hl
      @AlibacherAli-cg4hl หลายเดือนก่อน

      Waxaad hilmaantay waa Inna adeerkeey.
      Riadii illahay xaaraantinimeeyey ayuu ogolaaday Calgary Canada.
      Sidii siyaadbaree surratul nisaa u beeniyay.

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 หลายเดือนก่อน

      @@AlibacherAli-cg4hl Siyaad Bare wasn't a corporated leader first of all second he was in power for 20 years of great things and few mistakes, besides don't compare patriot leader like Siyaad Bare and mooryaan like Hassan Sheikh please period.

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x หลายเดือนก่อน +17

    Masha Allah Shiikh Abdi Hersi waa ii dhuumatey ilaahey qayr haku siiyo Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +24

    Sh Cabdi Xirsi waa hogaamiye ilaahay hibo u siiyey wadaniyad codkarnimo iyo akhlaaq wanaagsan ilaahay ha xafido

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 หลายเดือนก่อน

      Kufsadahii Warr anty u jaran yah ay miyaa aqoon leh qabiilaysataha

    • @deqadegan
      @deqadegan หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamudulusow3668aqoon yaridaada waxaa daliil u ah inaad aaminsantahay qof mareykan dembi Ka galay oo ay cadeeymo kuhaayaan ayaa banaanka iska jooga asagoo next door jooga. Illahey Ka xishoo waxna hubso mise neceeyb kale ayeey kaa tahay

    • @samiiradirie2559
      @samiiradirie2559 หลายเดือนก่อน +4

      @@mohamudulusow3668allaylehe aduu qabiil kuwadaa oo runtu kugubaysaa 😂 tuug intaad tuug dhihin ayuu tuug kudhahaa 😂

    • @somaliaoutlet
      @somaliaoutlet หลายเดือนก่อน +1

      Ma adigu ku kufsaday?

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 หลายเดือนก่อน +14

    This man should be president of Somalia 🇸🇴.Keep up the great against this corrupt Government and governors of Somalia today.Sheikh Abdi Hirsi is my Hero..We not same tribe if you wondering.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 หลายเดือนก่อน +3

    Shiekh abdi hirsi waa nool yahay man shaa Allah tabaraka rahmaan ilaahay muslimka qawiga ah waa uu jacelyahay ilaahay ha ku xifdiyo Shiekh

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน +15

    Somali ilahayow siyaasiyiinta dhiigyo cabka ah ka qabo dalka iyo dadka yaarabi 🙏🙏💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-by2xv5bq9d
    @user-by2xv5bq9d หลายเดือนก่อน +6

    Thanks abdijaliil
    Dadka aad wareeysiga la yeelaynayso waa dad khabiiro ah waan wax dadka kle aad dheertahy anagana aan ka faaidno
    حياك الله اخي 🎉

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh Cabdi Xirsi waa nin Qaangaaray oo aan ahayn Ciyaalka Xaafada waa ku salaamay Sheekh

  • @jamaltaajir1416
    @jamaltaajir1416 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah.
    Wareysi qiimo leh.
    Mahadsanidiin

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sheeq Abdi xirsi Allah ku xafido

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ya baarik Sheekh

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน +1

    Xarunta Wararka Abdijaliil Show Guuleyso Saaxiiib sare .
    Sheekh Abdirizak Hirsy Allaha Ku Xiftyo waa AQoonyahan somalia 🇸🇴 ♥️ Iyo Siyaasadaha Bariga Africa iyo Caalam Ku Xeeldheer
    Alle Ha ku Xiftyo masuul sare Alle Ha ku Barakeeeeeyo.

  • @cawilfarhan1212
    @cawilfarhan1212 หลายเดือนก่อน +5

    Abdi jaliil show shaqo adag baad haysaa barmamijyadaada ad ban ugu xidhanahy siyaasiin rug cadaa ah soo qabo sxb❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +4

    Sheek abdi hersy, anigu maalin waliba wax ayàan ka bartaa,dambigiisa Allah haa dhaafo,Aakhirana Janno Allah haa siiyo,waa Somali xalaal ah.

  • @jaamacadan8433
    @jaamacadan8433 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh abdi hersi waa aqoonyahan alle ha xifdiyo sheikha

  • @7octobar
    @7octobar หลายเดือนก่อน +6

    شيخ عبد حرسى ❤

  • @mohamedabdikadir8396
    @mohamedabdikadir8396 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks Abdijalil we really appreciate the great work that you're doing...keep it up

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  หลายเดือนก่อน

      It's my pleasure

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah Sh. Cabdi Xirsi waa shakhsi aad uga war hahaha guud ahaan arimaha Soomaaliya waana aqoonyahan culus (ما شاء الله ... وبارك الله فيه)

  • @JamalJeylani-yn6yo
    @JamalJeylani-yn6yo หลายเดือนก่อน

    Masha allah waad Nala hadashay sheekh laakin somalia 🇸🇴 maku fahmeysaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you Abdijoliil show
    Is Very interest to interview
    to Sheikh Abdi hersi

  • @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
    @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx หลายเดือนก่อน +5

    Shikh abdi hirsi daci dalkisa jecel weyeh

  • @Jamac163
    @Jamac163 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Abdijaliil, runtii barnaamijyadada waa kugu aad muhiim u ah, kaliya waxaa kaa dhiman inaad waraysatid dadka xagga dawlada ah si ay iska difaacaan eedaha joogta ah ee loo jeedinaayo adigana shumcad ahaan kuu wanaagsn.

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน +3

    Maa shaa Allah sheikh Abdi hersi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน +4

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka Wadanka Halis Ayuu Ku jiraa shacabkana Waa Dhibtoodey 🙏🇸🇴😭

  • @jamalu-diinqaransuge5200
    @jamalu-diinqaransuge5200 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Abdi xirsi illahay haku barakeeyo waa qof aad Uqiimo badan Oo waliba aqoon yahan ah guulayso Sheikh🫡

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah TabarakAllah shiikh Cabdi Xirsi , Allah yaxfadka

  • @Isgokumaxrizzeditz
    @Isgokumaxrizzeditz หลายเดือนก่อน +8

    Wadaad wax badan og, wadaninimana ay ka muuqato....

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 หลายเดือนก่อน +9

    دعاة على أبواب جهنم، من أجابهم إليها قذفوه فيها، قلت: يا رسول الله: صفهم لنا، فقال: هم من جلدتنا ويتكلمون بألسنتنا، قلت: فما تأمرني إن أدركني ذلك؟ قال: تلزم جماعة المسلمين وإمامهم. قلت: فإن لم يكن لهم جماعة ولا إمام؟ قال: فاعتزل تلك الفرق كلها ولو أن تعض بأصل شجرة حتى يدركك الموت وأنت على ذلك.

    • @aliabdimohamed6391
      @aliabdimohamed6391 หลายเดือนก่อน

      وهدا امام دين ليس امام القبيلة

    • @inasaedxasan6262
      @inasaedxasan6262 หลายเดือนก่อน

      دعاة على أبواب جهنم، من أجابهم إليها قذفوه فيها، قلت: يا رسول الله: صفهم لنا، فقال: هم من جلدتنا ويتكلمون بألسنتنا، قلت: فما تأمرني إن أدركني ذلك؟ قال: تلزم جماعة المسلمين وإمامهم. قلت: فإن لم يكن لهم جماعة ولا إمام؟ قال: فاعتزل تلك الفرق كلها ولو أن تعض بأصل شجرة حتى يدركك الموت وأنت على ذلك.

  • @AbdicasisHerow
    @AbdicasisHerow หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllkey sidad dadka dalkaba wxa curyamiyey kla socotid nona siidayneysid dad qibradleh waqtigodu iyo figaradoda cabdijaliil show wan ku xiseya wana ixamasad galisey hore usiwad muwadin🎉

  • @Brother-D20
    @Brother-D20 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh cabdi xirsi waa national treasure Allaha dhowro.

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah ❤shekha ilaahey hanoo xafido❤

  • @abdirashidhajir5071
    @abdirashidhajir5071 หลายเดือนก่อน

    Caadi ma ahan Sh. Cabdi Xirsi.
    Well done sh. Abdi.👌

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 หลายเดือนก่อน +2

    Siyaasiyiinta qariban Allaha ka badbaadiyo dalka. Sh Cabdi Xirsi for Somalia 🇸🇴 president inshaa Allah.👍🙏💙

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤wow sheikh waa saaxiibkeey

  • @garada6921
    @garada6921 หลายเดือนก่อน

    Shiir Xirsi ❤waa ♥️ Shiikha Aan aadka uga helo sida uu ugu Khid meeyo oo uu ugu Shaqeeyo dhinac kasta Maansha Alaah ❤tabaa raka laah debada iyo gudahaba ilaahay shiikh Xirsi hanoo xafido

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 หลายเดือนก่อน +5

    I totally admire the principle stand of his political ideology

    • @garaadcabdi103
      @garaadcabdi103 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi I agree with you

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน

      Kufsiga carruurtana ma ku raacsan tahay, mise indhahaad ka lalinaysaa?

  • @sahalyuusuf7790
    @sahalyuusuf7790 หลายเดือนก่อน +2

    Sh abdirahman bashiir nogu soo xigsii

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 28 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi aduun walaga tagaa ee ilhey halaga baqo Subxanallah adunyo wx kuma tareyso

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif หลายเดือนก่อน +1

    She abdi hirsi ascadalahu sapaxakum wa masa akum ❤

  • @daauud77
    @daauud77 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdijaliilow waad mahadsantahay lkin sxb hordhaca aad u dheer inaga yaree 2024 la marayaa dadku waa bilaa dulqaade hordhaca aad ha u badin

  • @souleimancavalier1293
    @souleimancavalier1293 หลายเดือนก่อน

    Machaallah sheikh Allah yahfadak brave person

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Xasan Gurguurte,Odagaa yar oo lugaha qalooca,caqligiisuu qabaa, Daarood ka aan Somalia ku badnayn waa Ogaadeen, waliba wiil doqon ah OO isagu uu soo korisay ,.......woooooow, well done,culusoow Gurguurte.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Abdi Hersi legend!!!

  • @user-dx9jm1uc9i
    @user-dx9jm1uc9i หลายเดือนก่อน

    M.a aqoonyahan iyo wariye rug-cadaa ah ❤

  • @xaragomusa8312
    @xaragomusa8312 หลายเดือนก่อน

    The best un analysis 👏

  • @mawlidsomali8446
    @mawlidsomali8446 หลายเดือนก่อน +2

    I daacadu maahan mid laga leeyahay wadamo shisheeye.
    Ee dadka English ka soo qorayoow joojiya fadLan.....

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan aaminsanahay islamarkaana aan dambi aheyn Xasan Sheikh uusan laheyn dhaqan Dowladnimo.
    Xasan Sheikh wuxuu Yiri Soomaaliya Uma baahna Dowlad xoog leh, Soomaaliya uma baahna Ciidamo xoog leh wuxuuna intaas Ku daray waa aniga fekerkeyga sidaas waxaa Yiri Xasan Sheikh oo hadda jooga Villa Somalia.

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xirsi allah ha xafido

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @user-ok3pw7ol6m
    @user-ok3pw7ol6m หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa allhaa shiq cabdi xersi guuuul guuuul❤❤❤❤❤❤

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 หลายเดือนก่อน +4

    Halyey iyo oday qaran

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Aran Jan minka Alla ka qaad awoowgay waa Maxamuud Saleeban.

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 หลายเดือนก่อน +3

    Fadlan mukhtaar robow soo wareeyso

  • @kadermuktar3773
    @kadermuktar3773 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @AnwarShakundha
    @AnwarShakundha หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hor dhaca soo gaabi

  • @DuGsi6
    @DuGsi6 หลายเดือนก่อน +2

    Abdijaliil walal codkaga adbu hoseya dhowr videos sidas ayu aha microphone Ka afkaga udhawe

  • @cabdulaahicabdi8067
    @cabdulaahicabdi8067 หลายเดือนก่อน

    All right

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllkei wey cfnthy in madaxda toosh lagu ifiyo😂😂😊

  • @cawilqorsheeye3663
    @cawilqorsheeye3663 หลายเดือนก่อน

    Abdijaliil well done brother.

  • @AhmedMaxamed-dn7oh
    @AhmedMaxamed-dn7oh หลายเดือนก่อน

    Waraysi xiiso leh🎉

  • @MAS_01
    @MAS_01 หลายเดือนก่อน +3

    Jecloow ama hajeclaanin Sh. Hersi. Waxaa hubaal ah in uu geesi yahay.

  • @user-kh3fr9yf5z
    @user-kh3fr9yf5z หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay c jaliil su aashaydii waad waydiisay gurigii farmaajo

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x หลายเดือนก่อน +1

    Waali maryo xiran

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 หลายเดือนก่อน

    شجاعه

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 หลายเดือนก่อน

    MaSha'Allaah Mr AbdyJaliil sxb aroos wacan:: barnamijkan iyo barnamijyadado dhan aad baan ula dhacasanahay, waxaan aad u Salamayaaa Alleylahe ShekhAbdyHersi waa shaqsi Muhiim Macquul ah oo aan aad u jeclahay

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikhena waa wadani dadka dibtoday e masakinta ah e somaliyeed wacyi galiyo Wadada saxda e xaqa ah marweliba is garab tago
    I indeed love illahay dartis sheikhena

  • @user-zy1gc4ee3g
    @user-zy1gc4ee3g หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน

    ALLAHAYOW NAGA QABA KUWA CADOWGA U ADEEGAYA, EE HADDANA MASUULIYADDII WADANKA KU DHEXJIRA

  • @mohahasan4017
    @mohahasan4017 หลายเดือนก่อน +4

    Qofkii siyaasiyinta soomalida taagera caafimad ahaan ma fiicna😢😢

  • @fahadyasin4944
    @fahadyasin4944 หลายเดือนก่อน

    Nabad & Nolol Soo Noqon Maysee, Nabad Gal Sheekh.

  • @maxamedabdirahmanfarah
    @maxamedabdirahmanfarah หลายเดือนก่อน

    fadlan codku waa yay yahy

  • @abdisamadmohemad8432
    @abdisamadmohemad8432 หลายเดือนก่อน +1

    7 minutes oo hordhac only somali media what the can of nonsense

  • @Jaburi
    @Jaburi หลายเดือนก่อน

    Wareysi qiimo leh.
    Mahadsanidiin weriyaha iyo martidiisa.

  • @militaryarchive8979
    @militaryarchive8979 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaafkan siyaasada waa Ku wareeray wax uusan hubin kuhadlaya kaalay puntland waadalkaagii oo wacan hubso haddii kale orod madaajidkaaga iska joog

  • @qazamedia670
    @qazamedia670 หลายเดือนก่อน

    Waa sheeqa kaliya aan ku faano

  • @waliyowmataan7843
    @waliyowmataan7843 หลายเดือนก่อน

    Shekh Masha Allah

  • @ShaaficimacalinMaxamuud
    @ShaaficimacalinMaxamuud หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre หลายเดือนก่อน

    War siyaasi dheh shikh ma ahe

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali5480 หลายเดือนก่อน +3

    27:00 daqiiqadaas ninka baas ee qalinka miiska ku garaacaya lama jaan qaadsana codka barnaamijka qofkii "irpods" ku dhagaysanaya sidayadana wuu kanixiyay jabaqdiisaas dhagaha u daran ee kasaar intaas uusan markale dhagaha dadka dhaawicin ama codka u gaabi.

  • @osamahassan7864
    @osamahassan7864 หลายเดือนก่อน

    Cabdi jaliil sxb codkaga wu hoseeya

  • @mahadhassan459
    @mahadhassan459 หลายเดือนก่อน

    Walaal wariye CABDIJALIIL , BARNAAMIJYADA AAD DUUBAYSO CODKU WUU GAABAN YAHAY . EE CILLADAAS ISKA SAX ?

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Xamze cabdi barre waa Rabbaayad,mukulaalsha ayaa dhaanta.

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 หลายเดือนก่อน +1

    Hordhaca sheekada soo gaabi.

  • @sharmakeali855
    @sharmakeali855 หลายเดือนก่อน +3

    Dalkaan culumo siyasiyiina oo diinta alle ku xukunta la rabaa

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน

    C.jaliil aad bad u mahadsan tahay

  • @Servant10
    @Servant10 หลายเดือนก่อน

    Waqtiga hordhaca muuqaalka yareey waaxay hordhac 4 daqiiqo qaadanaya

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv หลายเดือนก่อน

    Jabuuti Dowladnimada maanta aan heysano ilaahey kasoko iyadaa u sabab ah. Wadaadka waxbadan ayaa ka qaldan😂

  • @LihleNukani
    @LihleNukani หลายเดือนก่อน

    Sheeqh cabdi xirsi siyaasi ayu noqday walo bahan yahay in ey culimada lawareegan hoganka dalka

  • @abdisalanmohamed6603
    @abdisalanmohamed6603 หลายเดือนก่อน

    Waxan ayaa lagu dhahaa waaa sheikh
    Abdi hirsiyow alle ka baq

  • @ayuubmataan
    @ayuubmataan หลายเดือนก่อน

    Abdijaliil bro nin dhalinyaro anaga waxbdn noo iftiimiyey thy

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et หลายเดือนก่อน

    Si hormar siyaasaeeed iyo hormarka kale aan ku tallaabsano,waa in aan Arrimaheena soomaliyeed Qabyaaladda laga saarro Siiba dadkaanaga shacabka ah.

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 หลายเดือนก่อน +1

    Dhiidh Dhiidh Dhiidh

  • @M_Amiin571
    @M_Amiin571 หลายเดือนก่อน

    Sheekadii gaylan media baad bilowday lkn hordhicii wlh wuu isoo jiitay waligay wakhti intaan le eg maan daawan muuqaal wax akhris mooyee lkn musalsalka waan sugi doonaa🇸🇴👍❤

  • @user-dj8ll1op8v
    @user-dj8ll1op8v หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @laylocali2442
    @laylocali2442 หลายเดือนก่อน

    Shp wajigiisa maxaad uqarisay markuuu ka hadlayay personaligiisa