DEG-DEG Maleeshiyaadka Canfarta oo Dad Soomaaliyeed oo Reer Hargaysa Laayay Iyo Xog Cusub.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 104

  • @HassanAbdourazak-nr6gk
    @HassanAbdourazak-nr6gk 5 หลายเดือนก่อน +3

    Somalibaan ahay waan jeclahay somalidaa

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajji 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muse biixi Malo shegay in somali ahan lodilay ilahay ha unaxaristo

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 5 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaa nasiib darra ah in SNM iyo taageerayaashoodu lahaayeen Canfar ayaan Hargeisa keeney iyo walaalaha Ethiopia .Reer Hargeisa waxaaney ogayn in Canfarta iyo Ethiopianka kale ay yidhaahdaan Somali iyo Ethiopian ayaa is dagaalaya.War qolomaa tahey iyo waxaad aaminsantihiin meesha ma taallo.Dadka la laayey durriyadda ayaa kamida!

    • @abdirizaknuur955
      @abdirizaknuur955 5 หลายเดือนก่อน +2

      Walal kala saar xukuumada naflacaatiga ah ee muuse biixi iyo dadka shacabka ah
      Annagu soomaali ayaannahay
      North Somalia ayaan nahay

    • @faah-l2d
      @faah-l2d 5 หลายเดือนก่อน

      snm yaanay ku wasii adiga iyo daaroodka adoonta ah ee aamuus hooyadadii dhiladahayd wasee

    • @faah-l2d
      @faah-l2d 5 หลายเดือนก่อน

      @@IB_Adam daarood urayaa oo 2024 adoon ah baad tahay oo ilaa ka awoow ka awooow xoriyaad arkin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 หลายเดือนก่อน +1

    welkom Nuur iyo Guuleed wallo!!!

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 5 หลายเดือนก่อน

    Somalia Somalia

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa la yaab leh sida dadka somaliyeed dhexdooda isagu xoog waynyahiin marka qoys Somali ah qof ka dilaan qoys kale in la dhaho waa loo arayaa iyo in dad aan waxba galabsan loo dilo halka ajanabiga loo jilecsan yahay

    • @seed3966
      @seed3966 5 หลายเดือนก่อน +1

      Inta soomaali ugu shaqdhakhda badan yaa usii jilicsan ajaanibta ee kabo qaadka ah

  • @NimcoCabdi-z7l
    @NimcoCabdi-z7l 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 5 หลายเดือนก่อน +4

    Taraianka xita Amiin maho
    Saboobto ah awash iyo meelo kale canfatu mamusho ayu istaga

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 5 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wainaa ileeyhi raajicuun

  • @seed3966
    @seed3966 5 หลายเดือนก่อน +4

    Asc 👉oo jigjiga iyi addisababa dhexdooda candartu miyeey degaan 🫵degaankaas adisababa kasokeeya oromo nieey deg taan yaan moodaayey 🫵🫵🫵

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 5 หลายเดือนก่อน +2

      Magaalada Awaash la dhaho canfar baa leh

    • @MohamudHaji13
      @MohamudHaji13 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hal magaalo ayay deganyihiin Wana Awaash meel kale kama degana waana meesha ay dadka ku laayeen magalada xigta 5 km ka yar u jirtana Hardiinle Oo degaanka soomalida ayay ka tirsantahay gaar ahaan gobolka Siti

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 5 หลายเดือนก่อน +1

      Inyar oo 5 km wabiga ilaa magaalad hawaas iyagaa maamula.waa luuq yar.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 5 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxaanallaah ilaahoow unaxariisto dadkas somaliyeed oo meeshaaslagu diley iyo intii dagaalka siti ku shihiideyba أللهم أمين يارب العالمين 😂🎉😂😂

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 5 หลายเดือนก่อน +4

    Awey idoorki somali necebka qabey e modayey iney Ethiopiaka ama canfarta kala jecelyihin somalida watas manta xasuqdey dadki kasojedey idoorland 😢

  • @XamseBadawi
    @XamseBadawi 5 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa lama kale yaqaane canary iyo oroma xabashi somalida idanka ka muusal ma amniga sugtaanta

  • @abdirahmanahmed7627
    @abdirahmanahmed7627 5 หลายเดือนก่อน

    Ay ay dhashay dad dhintay ayad waliba ku sii tag tagsanaysan,

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 5 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY HAW NAXARIISTO
    laakiin dilka iyo qawraca ku dhacay waxaa ka daran kan kusoo socda oo hargeysa dhexdeeda boqolboqol itoobiyaanku ugu qawrici doonaan sida falastiin
    Hadeysan ka hortegin yuhuuda madow oo muuse uyeeranaayo
    Inuu ka iibsado dalkooda waqooyi

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 หลายเดือนก่อน

    canfar mahaa waa rag jabuutii lacaag siisay anaga waxaas hanala hor imanina caruur ma nihinee waxaan wariyaal ku sheega ah

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 5 หลายเดือนก่อน +4

    Guuleedow caadifadda iyo nacaybka aad isaaqa u hayso iska daa!.... Reer Somaliland waa soomaali, Oromo ma nihin Amxaarana ma nihin....siyaasadda ay xukuumadda talada haysaa ku dhaqmayso iyo dadweynaha SL ha isku qaadin, ee kala qaad,!!

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 5 หลายเดือนก่อน

      Waa. Run dhamaan soomaali waa walaalo

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 หลายเดือนก่อน

      Faqash wxy doonto ha ku hashee hanagu soo dhisin oromo iyagaa ah oo 2024 gumaystaane

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 5 หลายเดือนก่อน

      Idinkaa sheegtay oo jeclaaday oo badiina siiyay,Xamar amxaar baa iga xiga

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@NimcoFfidinkaa u ooya oo bada naga qaata ku ooya

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 5 หลายเดือนก่อน

      ​@NimcoFf wakas ethiopianka ama canfar manta dadkina mesha kuxasuqdey dadka kasojedey idoorland Wale somali hadad Dido iney xabashidu hargeisa kugu gumeysani donto

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 5 หลายเดือนก่อน

    Miyeena Ogeen in ee isaaq ahaayeen. 😢

    • @faysalmaxamad6426
      @faysalmaxamad6426 5 หลายเดือนก่อน

      Somali waa soomaali waxaa ha ka fakirin isaq iyo darood waa afka soomaaliga ma ku hadlaa

  • @siciidhassan9533
    @siciidhassan9533 5 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo madaxa ayaa noo saarantihiin

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 5 หลายเดือนก่อน

    Nuurow waxan afka balaqsan ee nacaska ah Aamusii asal miyaanu wuxu ahayn qabiil uun buu ka sheekaynayaa,

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 5 หลายเดือนก่อน

    Dakaanadiisa niinkii laagu diila ayad walaaalo tehiin wakaas soomaali soomaali unbaa loodiilaaaya muuse haa ogaado taas

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 5 หลายเดือนก่อน

    warya guleed aniga qudhayida iya reer hardiin ah sxb warka wali ima soo gadhin in kasto malmahan suuqi gubtay ee dire dhaba an ku mashquulsana 14 malood khasro wayin dhalin yaro somaliyed ka soo gadhay an ka mid aha lkin warka hardiin hada iyan xaqiijin

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa u sheega Isaaq in aysan itoobiyaanka ay u niikinayaan somalidaa kale ka jecleeyn. Somali waa u somali amxaarta.

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 5 หลายเดือนก่อน

    CANFAR IYO RER SL WAXBA KAMA DHEXEEYAAN CIDDA KA DAMBAYSA SL IYO ITHIOPIA XAQIIJIN. GEEELA KA DAMBEEYA

  • @dr.abdinasirmahamed2810
    @dr.abdinasirmahamed2810 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb somaliland ma wada jecla oromada ee madaxda ka daa soomaalibaan nahay

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 5 หลายเดือนก่อน

    Rer Somaliland
    Sow iyagi kuhesaayey
    Axmaar ba iga dhow cadowga xamar fadhiyo
    Eegaba kaxaaaxaabiya dheh haday caqli leeyihiin

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 หลายเดือนก่อน

    Iidoorki canfarta U hiilinayay away

  • @HibonuuraYusuf
    @HibonuuraYusuf 5 หลายเดือนก่อน

    Labadan waxayku washeen somalinanda

  • @sabaaxcali4377
    @sabaaxcali4377 5 หลายเดือนก่อน

    Doqon

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 หลายเดือนก่อน

    Horta cashar baa loogu dhigay canfarta kol hadii ay bilaabeen inay shacabka gawaadhida kala dagaan

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 5 หลายเดือนก่อน

    Adeer Cuqdada Xun ee Somalilader nimada kaga jirta iska saar, Sida miyaad Somali u doonaysaa.

  • @GoolJano
    @GoolJano 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laayey sirdoonka jabuuti runta ka sheega.

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb..warka iska sax..
    Labada ninba waa ree jigjiga..
    Waa ganacsade caan ah..
    Oo degan jigjiga..
    Ha u aanayn hab qabiil..

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 5 หลายเดือนก่อน

    Liyuu policekow waxaan idinka codsanayaa in maxaabiista cafarta la suurad xumeeyo, iyada o la baabi'inaayo, ilma adeeryaalow hala xannujiyo dugaagtaa.

    • @igalali950
      @igalali950 5 หลายเดือนก่อน

      Waan kulaa qabna gikirka , runa taa waa yee , halaa kumado

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 5 หลายเดือนก่อน

    Labadani iyo ka jaamac duufle la yidhaahdo cuqdad iyo ciil baa ka muuqda markaste ciil udhinta from jabuuti dadk
    😅

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 5 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaka naceeb baa iidiin saaqday ee waa kuuwaa kiililka5 deega weeye raaga CAfartu leeysay ee Farax Macalin warkiisa Radiya oo afkaga quudmisan kaa Leexii Somaliland

    • @BashirSiyad-qt9cv
      @BashirSiyad-qt9cv 5 หลายเดือนก่อน

      Wlh wa iidor dhamaan Raga laxasuuqay waliba ganacsato waawayn be ahayen! Ethiopia iidor iyo wxs ma qortee joojiya adeegsiga luuqada somaliga oo af axmaar kuhadla😂

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 5 หลายเดือนก่อน

      Isaaqa Ogadenka la dega kuuma tirsana miyaa?😁.Somaliland abtirsiimo maaha ee waa wax SNM iyo khiyaali lagu abuurey.Faarax Macallim dalkiisii ayuu joogaa oo waa halyey Somaliyed ee dhibkiisa ma ictiraafkii iyo gooni isutaagii baad ka dhex aragtey?
      Caku iyo SNM iyo waallideeda!

  • @dheemanjabarti7001
    @dheemanjabarti7001 5 หลายเดือนก่อน

    Asw
    Subxanalaa war ma aha reer somaliland ee waa deganka dadka la laayay.
    Kafirsada wararkiina.
    Mise qabilkiinad u taqanan inay deganka yohin!????

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk 5 หลายเดือนก่อน

    Natusa dee waxa idinka kaliyaa fiirsanaya mise ma taqaanan sida shaashada loose saaro intaa cod kaliyaad na maqashiisane muqalada natusa gaalayahay

  • @Ahmed-q5d2n
    @Ahmed-q5d2n 5 หลายเดือนก่อน

    Futa casaw wax yar na suga bal inaad joogtaan Nirobi😂😂😂😂

  • @kaltuuncawil551
    @kaltuuncawil551 5 หลายเดือนก่อน

    Nio waxan meesha fadhiya 24 hour's sharbaad wadane ka fadhisTa yutbuka zidii laba tuke hasoo fadhiizaninee ma hooyadiin baa dhashay somaliland asalda aa biHiin wase 90 kaba somaliland io dad uun baad kasheekeenaysaan waxa idiin dhaan ta idinkoo dadka waaniya lkn somaliland ma ar00s bay idinka gabaydayy noi meedha kala taga sacnimada lax yay laxdu dhashayyy 😂😂😂labada nina afka kadhiga laba yuslas baa tihiineee

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 5 หลายเดือนก่อน

    Ilhow Ethiopia badaas sal dhigataa wllh wxy tusaale unoqon lahayd Somali oodhan Markey maqlaan xarakada mujaahidinta besha iidor aya ku jahaaday fadhiisin kamida gumaysiga axmarada ...😂😂

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 5 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaad umahad san ytihiin xogta aad noso gudbiseen iska jira somaliyey cadowga waa hal wana xabashi yan lakala soocin ithiopian oo dhan waa xabshi cagta hala mariyo iska dhiciya✊🏼

  • @DhuuxSheikhMohammed
    @DhuuxSheikhMohammed 5 หลายเดือนก่อน

    Alifle hwaas macanfar badagan

  • @bulxaanbade8295
    @bulxaanbade8295 5 หลายเดือนก่อน

    Kuwani doqonoma ka muqata

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 5 หลายเดือนก่อน

    Ilayn hadal ax ma yidhaa doqonyahaw carrabka wayn leh afkaaga calyada wayn leh naga baxa labada nin baad ku faraxsan tahay cuqdadyahay cagta dheer leh

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 5 หลายเดือนก่อน

    Nikaan afkisa Iyo dhaga hiisu isma maqlaan miya sodiga leh dadkan waxa lohaysta qabri tahar iyo dhakax buur ayaa d katimaden hadan waxed ledahay dadkan la afdubay wa reer somalilan waxan ku dhilaha wilyar o gumesi ku koray uma xumid😂😂😂😂😂😂

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 5 หลายเดือนก่อน

    Canfar iyo Somaliland isma soo gaadhaan waxna kama dhaxeeyan meel colaad ka jirtana wax walba waa ka dhacaan.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 หลายเดือนก่อน

    Canfartu way kibreene waa in loogu tago degaankooda oo lasoo xasuuqo

  • @HousseinOmar-g1e
    @HousseinOmar-g1e 5 หลายเดือนก่อน

    Who cares about Somaliland people

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 5 หลายเดือนก่อน

    Waar caqligqyqga ixtiraqma

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 หลายเดือนก่อน

    waan hubaa daarood baa dilay ragaas oo rabaa in aay isku diraan canfar iyo reer somaliland

  • @MaxamudCali-d4w
    @MaxamudCali-d4w 5 หลายเดือนก่อน

    Huuraale dowlad deegaan ka waa la iskugu iman bal inaad gaar uyeelataan iyo inkale

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 5 หลายเดือนก่อน

    Xoolayahow ma jeclin oromo waxba idinka qaldane siyaasiga xun ee soomaaliga ah iyo shacabka ha simin muse biixi iyo mustafe labaduba waa dabadhilifyo midna amaan malaha

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 5 หลายเดือนก่อน

    Warkii la sheegi jirey Canfar waa jebiney aaway, Wadada isku xirta Jigjiga iyo Soamaliland ayaa Canfar dad Somali ah ku laayey, Maxaa qaldan? Wixii la sheegi jirey ma beenbay ahaayeen?

    • @salmaandsuhayb2845
      @salmaandsuhayb2845 5 หลายเดือนก่อน +1

      Mapka baro waa adis jidka aada

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahi anoo daawan kuwan baan iiska garankara ka xun ee carabka la'a iinu dad dhintay ku jeesjeesayo qabil daraadii 😬 nasty

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂idhinka soma aheyn wixi laha ogaden hala xasuqo kufarxsana farax maxalin ninbo wa malinkisa sxb

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

      @@hafsaahmed5515 ACCUDUBILLAA ma walaalka Cabdi ilay baad ii mooday? Keen meel uu qof isaq ah siideena uu ku faraxo qof la dilay? Waliga ma halaysiid. Iidin lama yaabanii oo dad Tigrey diinta iyo dadnimada ba iidinka ka dilayey 35 sano baad tihiin.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

      Anigu dee walaalka cabdi iley maiihi, dadka maatiga madaxa kaga iistaag wa la ogyahay 🤫 bilaa diin iyo Akhlaq Tigreygii ba bahda iidinka saaray.

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 5 หลายเดือนก่อน

    Canfar ta iyo Oromadu saw wllo ma ahyn reer Snm saw kuwii Lafta nagaa iyo Oromo galay wll kood uun baa laayay ileen qayladooda waan maqli lahyne

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 5 หลายเดือนก่อน

    WARIYE YAA CUNSURIYIYAYAALA WAA LAGUYAQAAN NIMAKA AADA BEEN KA SHEEGINA DEEGAANKA IYO KALA DAAYA CIDNIMADA IYOQABIILKA

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 5 หลายเดือนก่อน

    Waar cunsuri baad tahaye soo baro qaanuunka saxaafada
    Runtii guleed waxa ka muuqata inuu doqon yahay.

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 5 หลายเดือนก่อน

    Reer hargasa ka nixi maysid awalba cuqdad isaaq ayaa ku haysay inaad ninamkaa u damqanaysid ayaad iska dihagaysaa

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhh, War hade reer Soomaliland Soomaalinimo ma ogole e , maxaa la falaayaa.

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ama is kala saara ama is wata waxaa tihiin cadowga Itoobiya warku waa intaa.

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 5 หลายเดือนก่อน +1

      Meesha Somalinimo la iskuma hayo. Hadlaa ma adiga Somalinimo ogol. Maad fadhiga Ka kacdid ood is xireysid cagdheer yahaw.

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@The_Observer0000idoorwaqashow wakas manta canfar kuxasuqdey wa adiga somalida necbaye

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 5 หลายเดือนก่อน

    waagii DDS iyo oromada is dagaaleen... oramadu waxay layeen Jabutiyaan basborkoda wata iyo dad reer Hargeeysa ah baangado ku jar jareen , Somali wa Somali ayaga makala jecla. somalidiidka hargeysa fadhiya waa in lagu kaco ayaga kadaran itobiyada

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 5 หลายเดือนก่อน

      Waxaad reer hargaysa la rabto illaahay hagugu rido

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 หลายเดือนก่อน

      Dhiladii ku dhashay wase tuuladada lagugu guumaysto ka xorayso anagaa ku leh ha gawracaan sidii utagta xiniyajaga fuul inaad somali ku cabaadayso fulay yahay

    • @ra-lk8yv
      @ra-lk8yv 5 หลายเดือนก่อน

      @@zamzamabdi295 somali matihid waan ogahay ,, your funny

    • @ra-lk8yv
      @ra-lk8yv 5 หลายเดือนก่อน

      @@NimcoFf 😀 orom somali iskadhigaya .. we know you bitch

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 5 หลายเดือนก่อน

      @@ra-lk8yv beenta iska daa beentu waa halis

  • @kiinabdi9662
    @kiinabdi9662 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk

    • @kiinabdi9662
      @kiinabdi9662 5 หลายเดือนก่อน

      Haday jecilyin sokuwadilay

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 5 หลายเดือนก่อน

    Waar beenta jooji.

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 5 หลายเดือนก่อน

    war yaa waad edeb darantay afsomaliga iska sax doofaar ayad tahaye fakin