ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xabsiga dhexe oo hub la geliyay ujeeddada laga lahaa iyo Xasan iyo shubka oo beenti ugu weynayd shee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 100

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan หลายเดือนก่อน +16

    Illaahey kama cabsanin xasanow illaahey Hana kaa dhaafiyo waad nooga dartaye duli tuug ah ayaa. LaHaye kud iyo qanje illaahey ha kukeeno

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน +10

    Kabayare wad mahadsanid saas nogu soo gudubi waa beentoodii tuugadan tuugadu dhashay

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +7

    Xasan munafaq xarantih bah madobaysay ilahay ku dulay in shah Allah war dawadah wejigisah ilahay ku dulay

  • @user-dd7pk9uc7w
    @user-dd7pk9uc7w หลายเดือนก่อน +10

    Xasan dhiiiqo.wa fashiilmay

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 หลายเดือนก่อน +3

    Ceelbur waxaa ku dhashay aabahay Allah u naxariisto marxuumk wallaahi waxaan haysta aqoonsigisa ila hada 💗💗🥰🥰🥰🥰🥰💎💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน +6

    Abwaan kabayere, fadlan no badi wararkaga iyo warbixintada tifaftiran oo qiimaha iyo qaayaha badan, taas oo runtaha iyo soomaali nimada u fadhida!
    Rabbi haku daayo 🫶🏽🙌✌🏽❤️😘

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +2

    Abwan kabayare wa run sheg keep going brother

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s หลายเดือนก่อน +2

    Bleef Waarheid vertellen.👏🇸🇴🌍 Maestro Kaboyare. Mahadsanid.🌍🇸🇴🥰

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar หลายเดือนก่อน +1

    Adeerkaa sh Cali dheeraab Baad noo xayesiineysaa laakiin dowald oo dhan baaba shabaab ah

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run Ceelbuur waa soo jireen inta qof I yiri Aabahay baa ku dhashay ma qiyaasi kartid

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Sheekh Xasan Beenaale binu Gabre binu Buldaananaa dalka ha laga Qabto

  • @luulsharib
    @luulsharib หลายเดือนก่อน +3

    Karbaash aan caadi ahayn baa ku dhacay Hassan xabaalo qufe

  • @guledarale201
    @guledarale201 หลายเดือนก่อน +4

    Guulayso Abwan

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 หลายเดือนก่อน +4

    Kabayare wad mahadsanid soda nogu sogudbi beentooda tuugadan tugada kale jirin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye
    Kabayare
    Runtu shegay
    Mahadsanid

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice หลายเดือนก่อน +2

    Ceel buur soonali oo dhan baa degenaa dhulbahante badan baan aqaan wllhy iyo familkeyga degmo weyn oo qadiimo ah

  • @somalipirates
    @somalipirates หลายเดือนก่อน +3

    Xogta marwalba sidaan noola socodsii Masuul. Thanks

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew หลายเดือนก่อน +2

    . Reer cirba yare waxa gadaal kataagan . ... xasan maxamuud calasow 1:57

  • @luulsharib
    @luulsharib หลายเดือนก่อน +3

    Very sad walahi Ethiopia waxay sheegtay in ay xuduudaheeda soo xirayso Heshiiskii xaaraanta ah way dhaqan galinayaan
    Somali is cunto

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +2

    Waa beenaame,waa ma xishoode indha adag.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid habo wacyi gelintaada maashallah

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 หลายเดือนก่อน +1

    XABSIGA SHAQAAQADA KA DHACDAY WAXBÚW KA OGYAHAY XASAN DHIIQO

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE XASAN MUNAAFAQ WELIGIIBA RUN MA SHEEGIN

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Waa beenaale naxariis laheyn oo dhuuni ah damca badan

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 หลายเดือนก่อน +2

    Xabsi hub la galiey bahalo xamar!!!

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa loogu tala galey magaalooyinkii qadiimka ahaa sida cebuur, ookale waxa loogutalagaley in lababiyo in taariikhdii dalka labaaabinayo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Run Ceelbuur waaQadiimi -
    Mj badan badan oo ka timid Gaar-
    Ahaan C maxamuud waa jiraan !
    Ninka Doonyaha leh Ee Ciise ceel-
    Buur lagu Magacaabo ‘ iyo ima -
    Guure , Halkaas bay ka yimadeen !
    Maxaa loosoo faaruqiyey!
    Talyaani Cumar samatar saw Kama xorayn!!?

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +1

    Mesha dowlad kama jirto fadeexad iyo ceeb Aya Ka dhacay mesha

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน

    Shub waa beentiis sababtoo ah isagaa ayaa dhalin yaro shabaab ah oo reerkiisa ah usoo qoray ciidanka asluubta hubka meesha waa la geeyay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Been runi kadambayso shukran 🙏ina kabayare ❤️.

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +3

    Asc habo allow somali kasaar dugaagan ayaxa eeku habsadey somaliya garguurte illaahay hanaga qabto shacabku hakacan oo hayska saaran dooxatadan

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyalaah
    Illahow umad somaliyed musiibad an ka dul kaad

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Madherge dhiiqo badane, beentu Waa Shaqadiiisa, Subxaanallah 🤔😡

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q หลายเดือนก่อน

    SubhaAllah wallahi Soomali weyn cadow iyo alshabaab ayay gacanta ugashay. Xabsiyada daalimiintii kujirtay inxitaa laaluush kaqaadanayaan maxay hambayn xassan gurgurte iyo kooxdiisa maxaa laga sugi koldhowna isbitaalada ayuu sariirahooda fuqsan doonaa. Xassan gurgurte wadanka halaga Soogaaro wixii dhiiglahoow.
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj หลายเดือนก่อน

    Nikan xasana dhul kama warqabo beesa ururis buu ku jiraa🎉🎉🎉

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice หลายเดือนก่อน

    Abwaan anigu clip kaaga waan sugaa,,wixii Muqdisho iyo xogta koonfurta oo dhan mahadsanid

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Kabayarow ninkan xasan ayax anigu waxaan garan waayay wax aan idhaa wax kasta oo qoflagu tilmaamo xumaan

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 หลายเดือนก่อน

    Ceelbuur Bargaan Galhareeri Wabxo Jacar

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    WCS ABTI 🤝

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    Taliye shub wa in labara oo uu shaqada kataga oo maxkamad lakena
    😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน +1

    Nacryb iyo cuqdad ku dhashay lasngaab aan waligii maarto ku gal muxubada farmaajo u dhimo

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +1

    Igaarkaykigiyoow dhiiqaa lugaha laguu galiyow haayaa,maa sidaan baa u dambaysay? Gurguurtoow adigu wadankii Somalia la dhihi jiray oo dhan ayaad Dhiiqu lugaha u galisay,is casil, xilkaan maa qaadi kartid,xoola yahow, Somalinimadii inaan ka cararno ayaan ku dhow nahay.

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 หลายเดือนก่อน

    Ceellbuur waxey ahead magaalo madaxda gobolka Galgaduud dad baden wey ogyihiin arintaas

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 หลายเดือนก่อน

    Magaalada Ceelbuur waamagaaæo murusade

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l หลายเดือนก่อน

    DAL YAQAAN AYAATAHAY RUN NOO SHEEGAYO SADEXDA AAN JANADA URIN 1.AAD MALAK KIDAAB 2.AAD.SHIIKHU ZAANI.CAAQIRU MUTABAR.WAAFAQIIR KIBIROOW AH

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน

    XASAN MUNAAFAQ IS MUNAAFAQ

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน

    Waaxoola waaqowata Illaabilaah 70 Jir been afuufaaya

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Sax ceel buur waa qadiimi

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan 😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Abwaan abdirisaaq kabayare ❤habo asc. Suaasho hubka yaa geeye ??yaab daalimiin weeye

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Kursiga waxaa uu ku soo fuulay been iyo qabyaalad iyo afxumo iyo naceeb dad soomaaliyeed.

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 หลายเดือนก่อน

    Kabayarow weydii shababka duleedka ceelasha biyaha jooga madowladdey lashaqeeyaan waatan dhulka hiraab laga xoreeyaye murusadana la yiri hala cunaqabateeyo

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc หลายเดือนก่อน

    Midda kale: LAMA KONTROOLO MARAY QADADA/CUNTAADA LOO SSOO GELINAYO MAXAABIISTA? WAX WALBO, BOBMS, GUNS ETC. AYAA LOOSOO GELIN KARAA, EEDDANA WXAA LA SAARAYAA Wardiyaha Miskiinka ah: Ciqaabtaa waa : Xukun Dil ah, ama isagiyoo Xabsiga LA dhogo... yaa Mazkaxda lagaga shubay Dhiig ...😅😅😅😅

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh been , ceebtiisa ma 'ahee waa cadadiis. Isagana la shaqeeysta Arsenal 😂😂😂

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to หลายเดือนก่อน +1

    Hassan beenale. Ciidamado badan ayaa lagu laayey weliba

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Abwan shubka wa nin an waxba ogen o hadana munaafaq ah

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa benale mareye usheeg hadu diidana ugudharo

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Dad kuligood. Khaaimiin ah

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Taliye shub waa beenale beenale. Beenale. Hadda waxuu la shaqeeyah. Domiljajub xitah konfur galbeed ayaah ka baxsanla. & wiilka gabadhiisa qaba. Lafta garen

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

    Shacabkaan waa qaa lee ki jirool idinkaa farmaaje fild ka Soo bax dhaheed hadan waraabyaal ka doorteena nabsigu hanii garaan gerito 2door ee farmaaje ku caaya leydin dhahaayey maant wax idiin tarto

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Oyaaye cabaadka jooji udiyaargarow 10sano oo soosocota dalxoreeye ayaa kuutalin wali mahayno qoflatartamikarto.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 หลายเดือนก่อน

    Meeqa murursade ayaa kaaga dhimatay xabsiga..

  • @nimoaden7195
    @nimoaden7195 หลายเดือนก่อน

    Waa runrata. Kkkkk

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 หลายเดือนก่อน

    Waryaa waxaa tahay oday maseersan marked soo fadhiisataba cadaygaagu waa xasan shiikh shaqo kale maba yeelatid

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    tuug beenaale ah weeye xasan waajirtaa waxna muu xoraayn hiiraan uun iyo xawaadle ayuu kula daartay isagu ciidankii buu laayay tuugani

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 หลายเดือนก่อน

    Waryaa qofgu meeshuu doonuu ku dhalan karma laakiin murusadaa iska leh dadka kale Marti bey kuyihiin

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l หลายเดือนก่อน

    Walgalabaxay.argigisadii
    Waxnbeengur.walfasaxay.ragiilarabay

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 หลายเดือนก่อน

    Nolow somali dhab ah

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

    Waa masaa,ib hogaamiye ku sifoobay tuugo, qabyaalad,beenaale, munaafaq alle somali haka qabto qofkan xishoodkii ka tegay ee aakhiro iska ilaaway hadaba hadii soomali aragtay dadka masuulka inoo ah habdhaqankooda maxaynu ka daawanaynaa dalka maynu badbaadino oo subax ku dareero soomali miyay wax ka baran kari waayeen kacdoonkii carabta oo meel kasta lagaga soo banaan baxo

  • @MahamedIsman-pq6bt
    @MahamedIsman-pq6bt หลายเดือนก่อน

    Adiga ma rufuyaan Miyaa thy mise wariye war xishoo oo afkaan yuu naaar ku gilin

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Taliye shub wax uusan difaaci karin buu doonayaa inuu dadka been ugu sheego maalin cad.

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waa ga boobay he need rest ee meelaha dadka waa ween lagu xa anaaneeyo geeya please, oo qof kale oo qable ku badala oo dadka dalka diinta ilaalinaya 😮😮😮😮😮

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Kuwa aay kamaqantahay .. kkkkkk

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v หลายเดือนก่อน +1

    Taliey shub wa dhabadhilifki xassan sheikh u udirey stedkisi maceyland iniki sodoqa u ucaha qa xishone wacey wa munaafik

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 หลายเดือนก่อน

    Nooloow habaryar

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

    Xasan sheydan ayu u ekaday sidu meedadka.uqufayey musibo kugu dhacdey

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Soomaali maryooleey weli waxba kama baran waxa dhacaya.
    Waayo Soomaalidu waxaay Tiraahdaa Geel Duqihiisii durfuriyaan maxaay Ka filan kartaa Aarankiisa>> haddii Musuqmaasuqa, Eexda, Qaraabo kiilka,naas nuujinta uu fasaxay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh maxaad ka sugeysaan dadka Kale.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Welee xamar waa meel mafiya

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 หลายเดือนก่อน

    Wacal cilan uma xumid

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 หลายเดือนก่อน

    Hassan been iyo munafaqad kama xishodo miyaa???

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน

    Meeshu so Camaro malaha

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 หลายเดือนก่อน

    Waryaa dhinacu waa. Wehel laawe c risaaqow nin waayeelaa tahay waa dhimanee qosol iyo sacaba tun iyo fiyus raadin waaba karyn tahay waxaagu

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Beenale Beenale Beenale. Been quite.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

    Ku darsoo (shaly weyl degin xumeryd xaleyn weyl ord yarey hadan wel talo xun tahay taas nii heeysto ree qabayaaldoow by by

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน

    Dowlaad Hawiye xukumo waa hoog iyo halaga ummada somaliyeed..
    Hassan dhiiqo waa nin cuqdaad badan waxaan Hiraab aheen Neceb waliba beesha darood.

  • @abdihaaji
    @abdihaaji หลายเดือนก่อน

    Beenlow baatahay

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Hassan munaafaq been kama xishoode

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 หลายเดือนก่อน +1

    Murursadoow markaan beed ayaad sheegtay ninkii ugu horeeyey ee bineeyey wuxuu ahaa wagardhac ee beenta iska dhaaf

    • @Khadijo60
      @Khadijo60 หลายเดือนก่อน +1

      magaciisa maa sheegtid mexey tahay murusadow waa ina kabayare maxaa murasade ka jerihey

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf หลายเดือนก่อน

    Beenaale.xunbaa.tahay