Waraysi Farah Macalim | Fikradaha Abiy ku Shaqeeyo Anigaa Qayb leh, Tigrayna waa Laga Adkaaday.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 686

  • @abuzakir5041
    @abuzakir5041 2 ปีที่แล้ว +23

    Wariye nuur aad baan u jeclahay su' aalaha aad waydiiso siyaadiyiinta jiroo joog sxb kor usoco macabsade geesinimo leh baad tahsy

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 2 ปีที่แล้ว +1

      Nuur sxb aniga wax iweydi
      Aniga xoog ogaal ah luuqada amharic kuhadla kana mid aha ciidamada Ethiopia

    • @mohamudabdulle6890
      @mohamudabdulle6890 2 ปีที่แล้ว

      1000 km ayey tigrey soo socdeen,hadana 100km ayey ujiraan adis ababa,aqli ma jiro

    • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
      @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku keentay in aad weydiiso suasha xasaasiga ah xukunka wax lugusheegay ee kusaabsaneyd bada somaliya... War ninyahaaw ninka saaxibkaa xita umanexysid miyaa

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 2 ปีที่แล้ว

      Iso qabo

  • @ibrahimmohamed-dq1nu
    @ibrahimmohamed-dq1nu 2 ปีที่แล้ว +13

    Visionary politician, legendary and Pan Africanist Farah ,The dream of somalis in the HOA will one day be achieved Insha Allah

  • @bashirjefad7473
    @bashirjefad7473 2 ปีที่แล้ว +12

    aniga ninka farax macalin la dhaho waligay su ufashilan yahay gabadh ayaa wecel dhashay war wuxu been badana oo sumcad xumaa agaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว +8

    Weligood Faarax Macalin wax ka baranmaayaan kuwani Totally waa Dam iyo dhagala’aan Viva FAARAH MACALIN.

  • @xamseaadan605
    @xamseaadan605 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiq weeye ninka tigray suppot garaynaya wuxuu la mid yahay nin yahuud ah oo hiltler support garaynaya.

    • @fatiyaabdi3687
      @fatiyaabdi3687 2 ปีที่แล้ว +2

      haa waa sidas

    • @Hamzaog1338
      @Hamzaog1338 2 ปีที่แล้ว

      Ka Epp taageeraya isaguna ma mujahidiin ay taageerya 😅😅😅

    • @xamseaadan605
      @xamseaadan605 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Hamzaog1338 muhaajid maahan lakiin waxaa xaqiiq ah in uu dhaamo kan hooyadii iyo aabahii iyo walaashi ay shalay dileen tplf ee usacab tumaya maanta ragii walidkood dilay soo dhawaysanaya
      Pp aabaha ma dilin awowgaana ma dilin adeerkaana ma dilin hoyadaa iyo walaashana ma kufsan lakiin tigray 60 kun oo qof ayay ogadenia ku dishay shalay unbayba ahayd. Ilawsha dhawaa ma foolbaa⁉️⁉️

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 2 ปีที่แล้ว +7

    Thank you both. Mr. Farah is very knowledgeable, confident and respectful.

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 2 ปีที่แล้ว +20

    Geesiga dadkiisa guusha u horseeda Geerida dishaay geedkaa ha ba'o Halyey faarax macallin janno bilaa xisaaba ilaahay ha kugu abaalmariyo Aamiin From Hargeysa

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabbi waa mawaadin geesicodkara rabbi haxafido ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يارب

    • @fahmaomar4728
      @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว

      Maa fahmiin

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 2 ปีที่แล้ว +27

    I wish all our politicians have the same mentality as farah moalin

  • @mukhtarshire9473
    @mukhtarshire9473 2 ปีที่แล้ว +5

    Su'aasha bada inaa faarax waydiiso waa laga haboonaa. This guy nabad galyadiisa in qatar la galiyo ma rabno. Waa national treasure

    • @rabiicabdi3058
      @rabiicabdi3058 2 ปีที่แล้ว

      National treasure yay ku tahay ma somalia mise Kenya, tani national treasure maha ee waa aragti shaqsiyadeed mida kale waa lawad ogyahay 8n faarax macalin arinta badda ugu hiiliyay somalia
      San wayntuna kuma dhacdo inay faarax shaadhkiisa taabato

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 2 ปีที่แล้ว +7

    Farah reminds me of mohamed alsahaf of iraq when saddam hussein was being ousted.he was denying the US military success in baghdad in 2003.

  • @shroble6916
    @shroble6916 2 ปีที่แล้ว +26

    Farah Maalim is a Legendary Hero! MashaAllah

  • @xuseenxasancaaqilguray5554
    @xuseenxasancaaqilguray5554 2 ปีที่แล้ว +17

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aad markale ninkan keentaan fagaaraha

  • @egalmagan3614
    @egalmagan3614 2 ปีที่แล้ว +8

    waxan la yaabay kuwa uu dhibayo hadalka Faarax Macallin!!. Ma TPLF baa Afsoomaali ku hadlaysa.

    • @halimabulhan4424
      @halimabulhan4424 2 ปีที่แล้ว

      Haaa waa kuwi lashaqay shanaayey iyo tigre laftisiiba wayo afsomaligii ayey kuhadlayaan oo qorayaana,

    • @husseinhussein6074
      @husseinhussein6074 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa beenaale xaqiiqda iska indha tiraya tplf hadaad necebtihiin iyo hadad jeceshihiinba adis ababa way dul fadhidaa mana jiro ciidan ethiopia leedahay oo ka difaaci karaa 1000 km baa maydkii ciidanka ethiopia daadsanyahay viva geesiyiinta tigree

    • @egalmagan3614
      @egalmagan3614 2 ปีที่แล้ว +2

      @@husseinhussein6074 Somali ma tihid. TPLF ba tahy.Gabre ayad u xiistay.

    • @husseinhussein6074
      @husseinhussein6074 2 ปีที่แล้ว

      @@egalmagan3614 tplf waa rag kula mida oo diiday in amxaaro gumaysato guushooda in la sheegana jacayl iyo nacayb midna maaha ee waa cadaan inay abey iyo amxaaraba burburiyeen laakiin adiga oo kale fulay baad tahay ka baqaya tigree gabre duligaaga ka baqaya oo miidhan buu adeegsan jiray

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +3

    100 somali ah sida siyaasigaan sare
    Guul baan gaari laheyn somali oo dhan
    Mr farah maolim keep going ✌

    • @ceydiidabdulle5029
      @ceydiidabdulle5029 2 ปีที่แล้ว

      Guriga hooyada miyaa gusha laga gaara
      Kan maogi hadii aad hoyada sineyso

  • @officialjr2283
    @officialjr2283 2 ปีที่แล้ว +6

    nin wax garad ah noolow farax macalin,kuwan mesha ka qeylinayo farax wax ka shegayo socda tigrey naago u noqdaa.

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +8

    I think I finally understand this man 💡💡💡💡

  • @zeinihussein1330
    @zeinihussein1330 2 ปีที่แล้ว +4

    Real leader and brave man you have earn your respect within and outside the country. I hope we have leaders like you.

    • @waliali2101
      @waliali2101 2 ปีที่แล้ว +1

      We do, he just don’t want step up. Farah can run president if he wants but he definitely don’t want be a leader in Somalia 🇸🇴

  • @hassanmusa9023
    @hassanmusa9023 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlh Farah wa ninka somali oo dhan oga caqli badan🥰❤

  • @buuhoodlelive3897
    @buuhoodlelive3897 2 ปีที่แล้ว +8

    Rispect MUCALIM. (Maantana dheh, Barina dheh.)

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah farax macalin wadani dhab ah

    • @fahmaomar4728
      @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa waadani farmajo kuu fiicaan

  • @mohamedabdul8112
    @mohamedabdul8112 2 ปีที่แล้ว +4

    Farah mocalin i respect to you tonight the way you talk 'my self big respect for tonight you are star thanks for tonight 👏👏👏

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 2 ปีที่แล้ว +6

    WALAHI farah macalin wan ku jeclahay somalinimada ayaad idareensiisaa cimriga allah hakuu siyaadiyo with caafimaad geesi aad cabsoon

    • @AliOSMAN-mx3ol
      @AliOSMAN-mx3ol 2 ปีที่แล้ว

      Daroodnimo. Yes. Somalinimo No

    • @bufiye3840
      @bufiye3840 2 ปีที่แล้ว

      @@AliOSMAN-mx3ol you are sick man ALAH AYAN KA MAGAN GALAY XANUUNKA KU HAYA I AM NOT DAAROOD AND I LOVE HIM FARAH BECAUSE HE IS SOMALI HERO

  • @abdulbassitmohammed1915
    @abdulbassitmohammed1915 2 ปีที่แล้ว +6

    I have a lot of respects to Farah Ma'alim, but he is not impartial.

  • @marian5607
    @marian5607 2 ปีที่แล้ว +4

    sifiican buu u dhagay Farrah macalin✅✅

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 2 ปีที่แล้ว +11

    Farah Maalin, has lost credibility and became a mouth piece of Abiy and Farmajo. I don't know how much they pay this guy to put himself so low. He lies to his teeth and think Somalis who listen to him will believe him. I feel sorry, for the guy.

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 2 ปีที่แล้ว +1

      Doqon ba tahy miskina farah macalin wa halyey somaliyed oo uso halgamay somalida ilaa 30 sano farmajo iyo abi na wuxu u tageraya danta umada somaliyed bu ka dhex arkaa iyo hormarka umada somaliyed

    • @free-thinker1046
      @free-thinker1046 2 ปีที่แล้ว +1

      He is smarter than your dad, mum , family ,clan and all shiit you associate yourself.

    • @aragti6060
      @aragti6060 2 ปีที่แล้ว

      Agree farah lost credibility.

    • @circles3381
      @circles3381 2 ปีที่แล้ว

      @@IB_Adam What exactly is so discreditable about what he said? Soomaliyeey madaxiina kor uqaada, oo xaqiina goosta is discreditable to you? Wow
      Reer abtigaa tplf oohintoodi miyaa kusoo gadhay ood kaseexan la dahay ? 🤣🤣🤣

    • @mukhtarshire9473
      @mukhtarshire9473 2 ปีที่แล้ว

      Come back again when Farah may support some1 from clan and you change ur position!

  • @aygyoutube
    @aygyoutube 2 ปีที่แล้ว +4

    Adduunya kale ayuu ku noolyey ninka and waraysanaysa.

    • @MrQaraami1
      @MrQaraami1 2 ปีที่แล้ว

      Sababtii u Taageersan Yahay waa Abiy waxa uu Taageersana Gacanyarihiisa Xaarmaajo Taasina way ku Khasaareen oo Sadexdii Nin ee is mehersaday waxa ka faaiiday Isaias Afwerki oo labadiisa Cadaw isku Jabiyey laakiin Xaarmaajo Wuu ku khasaaray Caruurta la geeyayna waa looma ooyaan Riyadii Somaliland ayuu Abiy u Soo Xorayn Doonaana way ka dhex toostay Markaa Farax Somali Kenya ayuu Xorayn lahaa intuu Ethiopian ku xiiqaayo Ninka Umadiisa Xoreeya ayaa la yidhaa halyey

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان 2 ปีที่แล้ว +4

    *Faarax Macallin* waa nin wax bartey. Si fiican buu wax u gorfeeyaa.

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilashani waa dhashii tplf mudane faarax inuu waraysi siiyo maaha

    • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
      @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan layaabay waryihaan tplf wax lidi ku ah ka sheegayo maan arag.. Inta wareysi aan kuarkay xitaa kuwa uu ladhigo wariyaasha kale....farbaa kugodan

  • @mahamedelmi6569
    @mahamedelmi6569 2 ปีที่แล้ว +17

    Faarax macalin waaqica wuu dhaafsanyahay i think something wrong with him

    • @yousufomer8604
      @yousufomer8604 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa laga yaabaa in waraysigu yahay waqti hore

    • @gorgorelmi7024
      @gorgorelmi7024 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhab he is not neutrol he besides to abiy

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 2 ปีที่แล้ว +5

    Adeer faarax macalin ilahay cimriga haku barakeeyo waxan àhay dhalinta hada sookaceyso anytime wareysigaaga waan jeclahay waxaad tahay geesi long live adeer

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +7

    Farax macalim nin wax badan og weeye masha allah ♥ cimir dheer ku rajaynyaa ader

    • @fahmaomar4728
      @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว +1

      Beenta ayuu waay arag kuu tahay

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomalida kutaxan sstv beentay ayay ubarteen faarx oo kle iyo runtaba kama helaan

    • @fatiyaabdi3687
      @fatiyaabdi3687 2 ปีที่แล้ว +2

      hhhhhhhh waruntà huno waan ujeednaa runty kanaxayan

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +3

    Full reporter wlhi NUUR
    Nuurbaa yaabay indho adaygiisa

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 2 ปีที่แล้ว

    History will tell how such once brilliant politician has myopically lost sight with the facts. Politic is best served for the people by the people of the people. It stinks to the core when politic is served to the interest of someone. Farah‘s remedy of politics is unfortunately top-down but the politic of the World is Bottom-up. I can say Farah Macallin is idealist and today politic is Realism.

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 2 ปีที่แล้ว

    His right why should somalis be pushed out of Ethiopia.. it belongs to all..

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 ปีที่แล้ว +2

    Faarax macalin waa gaasi waxaa uu u qalma madaxweynaha soomaaliya f.macali geesi runta aan la gaban hore u soco nin aqoonyahan ah siyaasi ah noolow guul ummadda soomaaliyeed

  • @abdulqadirabuukar1186
    @abdulqadirabuukar1186 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali ninkaan oo kale haday wada ahaan lahaayeen africa oo dhan ayan hogaamin lahayn walahi

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever 2 ปีที่แล้ว +1

    Hamvalyo wariye Nuur sida aad u kashiftay Farax Macallin oo ah nin siyaasada ku saaqiday oo ka sineysto.

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 2 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk rugcadaa siyaasi farah moalim qolyaha wareysanayo war eysal jecleyn ayuu kuhadlayaa waana xaqiiq warkiisa iyo xogtiisa

    • @fahmaomar4728
      @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa xaqiiqa ah Ethiopia caasiimadi ayaab laa duul fashiiya

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur legend baad tahay sxb very good questions

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 2 ปีที่แล้ว +1

    Afkaartan waala maqlay, dhalinyaraduna way sii faafin mahadsanidin mudanayaal, wariye nuur iyo H.E faarax

  • @xayaadyasin7011
    @xayaadyasin7011 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalidan yay u shaqeeyaan? waa kuwa wada Maagaya
    FAARAX MACALIN
    waa halyay yada
    yar ee soomaali u haray aqoon uu wax ku garto ayuu leeyahay Cimrigiisa
    ILLAAHAY HA DHEEREEYO
    AAKHIRANa JANADA HAGEEYO.

  • @munirzovic1097
    @munirzovic1097 2 ปีที่แล้ว

    Maalim legendary politician go ahead

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 ปีที่แล้ว +4

    Waamahadsanyahay faarax macalin guulguul waligaa

    • @mahmedhussen3344
      @mahmedhussen3344 2 ปีที่แล้ว

      faraxd macalin waa nin Amanda leh oo rug Cadaa ah

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 2 ปีที่แล้ว +2

    faarax macalin waa nin qaali ku ah dadka somalida ah kuwa wax garadka ah lkn ninkan aad waraysiga siinayso waa ardaydii jamac galad oo tplf afkooda ku hadla

  • @jaallebulsho3367
    @jaallebulsho3367 2 ปีที่แล้ว +2

    Farax macalin waa nin siya sada africa kuso dhex jiray in ka badan 30 sano ta khasus na ule. Marka somalida somaliya ninkan wey aamin san yihiin marka dhibatada wxa weye dadka somali galbeed wa dad benta jecel hada run u sheegtid na ku nacaya ama ku cayaya

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 ปีที่แล้ว +3

    H E farah moalim good leader

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 ปีที่แล้ว +2

    Faarax Macalin
    Waa in loodoortaa Dadka kahadla
    Ee masuulka Ka Ah masiirka umada soomaliyeed
    Faarax macalin Alle Hadhowro

  • @irmaanscholarshipfoundatio1448
    @irmaanscholarshipfoundatio1448 2 ปีที่แล้ว +4

    Farax macallin sidii aan moodayay wuu ka hooseya. Hadalkaagu wuu diiwaan galayaa

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 2 ปีที่แล้ว +19

    Waar naga tag beenaalayahow

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 2 ปีที่แล้ว +11

    Dameerkii baa hadlaaya uf

    • @egalmagan3614
      @egalmagan3614 2 ปีที่แล้ว +1

      27 sano ayaa gumaysi ku jirtay, marka waxaad u xiistay in lagu gumaysato.
      bal ninka TPLF taageeraya ka waran! .. NACAS.

  • @husenyuisufwararkaugudambe2489
    @husenyuisufwararkaugudambe2489 2 ปีที่แล้ว +4

    daad ba jira TPLF bunbuniya oo tigre ahan iska tagersan waxan uu malenaya wa daad wayey faidadi ay ka heli jiren TPLF tasina xaran ayey idinka tahay TPLF dambe oo so noqota

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan 3 wadan ayuu u dhexeeyaa

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +11

    Nin waalan ayuu wareysanayaa yaab

  • @victoriagaming3881
    @victoriagaming3881 2 ปีที่แล้ว +1

    SHeegato reer xaawis Wa kudhexjire reer xaawis Ogaaden ku dhexjire ayaa baabiyey

  • @ahmedawale7331
    @ahmedawale7331 2 ปีที่แล้ว +3

    War niinkaan yaa madax ka dhigtay, aduunba lama so do, warna ma hayo, mana xishoonayo wuxuu kuhadlaayo.

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +2

    Farah, is right!

  • @jeego616
    @jeego616 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhhh odagaan waaba waxayoon waxaan moodi jiray nin wax gartee war baxdhe cawaankan meesha wan ku xiran nehee yoow na nacsiine nuurow sxb

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAllah nuur saas ku wad walaal american ka daawanaa

  • @bellboy8712
    @bellboy8712 2 ปีที่แล้ว +4

    War xitaa sumcadiisa muu uturto ninka madiaga taagan ee sida majnuunimada uhadlaayo

  • @husseinibrahim8852
    @husseinibrahim8852 2 ปีที่แล้ว +4

    Walalayalow ninkan iyo dameer ciyaaya maxay is dhaman

  • @yamays
    @yamays 2 ปีที่แล้ว +17

    Farah macalin dawaara legend 🙌

    • @xabiib-nuur
      @xabiib-nuur 2 ปีที่แล้ว

      Waa rufiyaa Ethiopia, doofaar ma daahiro ilhay cudur aan la aqoon ha ku rido asaga iyo abdi ilay ,farmaajo iyo wixii ummad dhib ku ah
      SSTV mardanbe haddii aad nahorkeentaaa farah safaaradaha ayaan kala qaadanaynaa

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 ปีที่แล้ว

    Faarax Macalin waa ku mahadsanyahay talooyinkiisa muhiimka ah ee ku aadan Geeska Afrika.

  • @fahmaomar4728
    @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว +2

    Farax macalin lacagta farmajo ayaa waashay

  • @jamaahmedmahomed5826
    @jamaahmedmahomed5826 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma ugaadeen uu baad waraysataa somalikale ma jirto

  • @mohamedabdul8112
    @mohamedabdul8112 2 ปีที่แล้ว +2

    Farah mocalin i respect to you tonight they way to talk every things

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwan tplf taageera in gud faarax War idinsiiyo xaq umalihidin waayo faarax waa aqoonyahan xalaala )idinkuna tplf baatihiin

  • @mohamedaidid8710
    @mohamedaidid8710 2 ปีที่แล้ว +3

    This guy is just a mouth piece for Abiye
    Nuurow ninkan waad ka xishotay ee suaalada dhab ta ah inad weydiso

  • @nasroyarey750
    @nasroyarey750 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku xifatyo adeer cimargan allah ku dheereyo

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan Farah waa geesi Soomaali naceb cadowga Soomaali guuleeysa damiir wadaniyad Soomaali baa leedahay.

  • @kacaankageeska715
    @kacaankageeska715 2 ปีที่แล้ว

    Odey waanba u duceyneynaa maadaamoo fikradey ku bur buri laheyd uu qeyb ka yahay. Adeer horey u soco itoobiya inoo qas . Shilimaadkaagana iska qado

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimri tagay ceeb laguma sagootiyo.
    Wali uu soo indhacadyahay. Farax Macallin waan ogaa liitinimadiisa laakiin ismaan laheyn been intaa leeg ayuu la shir iman. Abiye Axmed ayaa qiraya guuldarrada ku dhacday isaguna guul in Abiye gaadhaybuu sheegayaa

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 ปีที่แล้ว +5

    This guy is lier he has no idea what he’s talking about

  • @ahmedosman91
    @ahmedosman91 2 ปีที่แล้ว +11

    Dhakhtar ayuu u baahanyahay

  • @dalachgurach2160
    @dalachgurach2160 2 ปีที่แล้ว +5

    I used to respect Farah, who has become the hand boy of Amharas. He says things that are far from the truth. Abdi Ailey called him “call box”. He says things that are not factual. He says things that he has no knowledge about. He is not military expert. He says Ethiopia has captured Desse, and Kombolcha. We. all know that he just simply lied

  • @libanaadanjaamac5413
    @libanaadanjaamac5413 2 ปีที่แล้ว +6

    Faarax macalin waan ku taageersanahay

  • @miyir4519
    @miyir4519 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayaw ethiopia kalagoogodo aamin

  • @yamays
    @yamays 2 ปีที่แล้ว +1

    D ♥ A♥ W♥A ♥ R♥ A

  • @keysecabdikeysecabdi6426
    @keysecabdikeysecabdi6426 2 ปีที่แล้ว +4

    Farax waray sigisaa waxa ukahadlayo waa xaqiiq

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 2 ปีที่แล้ว +5

    Khaatima xumo waa tan oo kale odogaan u sacab tumaaya Amraao meeday Muslimnimadii, Sharafkii Soomaalinimadii?!!!!

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 ปีที่แล้ว +3

    This guy is embarrassing

    • @abudarda00
      @abudarda00 2 ปีที่แล้ว

      How is he embarrassing

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 2 ปีที่แล้ว

      @@abudarda00 he’s telling us his wishes not facts he’s telling people abiy is a savior who got 95 percent of the votes in the so called election in Ethiopia

    • @abudarda00
      @abudarda00 2 ปีที่แล้ว

      @@aliabdi181 no one is saying abiy is savior what he’s saying is that this situation is better for Somalis only if they knew their opportunity that they have now

  • @mostafekahinmostafekahin8871
    @mostafekahinmostafekahin8871 2 ปีที่แล้ว +1

    Faarax ku shubo waa magaca uu qaatay waxaa beribadhka ku shubta farmaajo

  • @cabdishugriwalicali6556
    @cabdishugriwalicali6556 2 ปีที่แล้ว +11

    Oday gu gadaal gadaal ayuu ufikirayaa

    • @fahmaomar4728
      @fahmaomar4728 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa laa faakiira waa beenta waxan jiiriin ayu kaa faakiira

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว +2

    Nio fearax macalin waxaad moodaa tplf in uu kujabiyay midakale ninkan farmaajo ayaa afhayeen u ah

  • @adenhassan86
    @adenhassan86 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a nuurow Allah kubarakeeyo
    Caawa wxd inoo soo fariisiisay nin aynu kusaaxibnay siiyaasada , runtii mudane faarax waa farmaajihii waqooyi bari Kenya .

    • @halimabulhan4424
      @halimabulhan4424 2 ปีที่แล้ว

      Kudar geeska afrikana waa nin waxbadan kala socda allaha daayee waa halyey geesi ah

    • @adenhassan86
      @adenhassan86 2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimabulhan4424
      Haa runtii wllshey , Faarax waa nin geesi ah mudana in lagu daydo .

  • @ahmedmirebotaanmirebotaan2973
    @ahmedmirebotaanmirebotaan2973 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc.wariye Nuur.sxb.
    Ninkaan Dafiraya in
    Abi Ahmed ma aheeyn sirdoonka Dowladii horre,
    Waxauu la mid yahay maah maahdii oraneeysay
    (Nin meel u cadahay meeli ka madoow)
    Waxaan ku oran la haa kan oo kale Hanagu wareeysan hana noo keenin,
    Bogaaga Aad baa loo xiiseeya
    Ee iskadaa cada qaatayaash in aad na horkeenin,
    Mahadsanid

    • @shbarakoole966
      @shbarakoole966 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxp been madan sheegin waa caade qaate dafira Somalia keenyana u sacab tuma waana qof caqligisu ka liito midka bisadaha

  • @aliaafrica4160
    @aliaafrica4160 2 ปีที่แล้ว +9

    Adigu ma jacaylka aad uqabto ayaad awood ugu yeeli tplf
    Adeer faraxmacalin waa legend ❤

  • @nasabimuuse3592
    @nasabimuuse3592 2 ปีที่แล้ว +8

    Our hero Mr macalin

  • @dekam6169
    @dekam6169 2 ปีที่แล้ว +3

    Studihiina waxaan dhageystaa
    Marka faarax Aad wareysaneyso
    Ama dadka sida faarax oo kale ah
    MaashaAllah faarax macalin

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 ปีที่แล้ว +8

    Siyaasi rug cadaaya oo arimaha jira si wanaagsan u iftiimiya

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 2 ปีที่แล้ว

      sax wa wadani dhaba farah macalin .allh ha xafido

  • @mrwho4819
    @mrwho4819 2 ปีที่แล้ว

    He is well read, informed and articulated but the sad part is he has no nation( strongman) to make use of that, in the case of many somali men who are well informed but not have a strongman for them to rally around.
    AN YA SHA ALLAU , ALLAH will facilitate one that cares about his nation and people once we change ourselves..EXTEND SALAM TO ANY SOMALI YOU SEE that should be a start

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaamac galad inuu wareestey eheed odeygaan wuu qaawin lahaa 😎

    • @yussufmohamed8732
      @yussufmohamed8732 2 ปีที่แล้ว +2

      Jaamac galad tuug tplf weye oo jaajuus muxu qaawiyaa Nairobi bu ku dhuunta tplf tuug ah weye

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 2 ปีที่แล้ว

    From ceerigabo.. i must admire the reporter honest questioning. The interviewee keeps skipping parts of history.. but i do believe his points of somalis in ethiopia must stay in Ethiopia.. its beneficials for somalis totally in geeskaa.

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 2 ปีที่แล้ว +2

    Farax M wuxuu rabo ayuu sheegaa ee cid aad wareeyysatan maweyseen

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi2880 2 ปีที่แล้ว +16

    Farax call box iska hadal awalba fashil baad aheyd.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว

    Madaxda Africa shacabkooda bay inta xasuuqaan ku faanaan oo guul ku sheegtaan.

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 2 ปีที่แล้ว +8

    Nuu row wuu Riyoonayaa Ninkaas Aad wariysanaysaa waana Afkii Abi

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudana Faarax wiilashan oo kala wareeysi ha siin wariye diyaarsan ma aha wiil kaan

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa cajiib.

  • @geelqore1493
    @geelqore1493 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeero faarax macalin waan taageera lkn mararka qaar dhanbuu kararan yahay