Adeer Dubbe, xeradaad woxoogayaga ciyiga ah iskaga qaado inta ay ku soo eryayaan. Waxaanse kuu sheegayaa inaan Hargeysa reer koonfuri mardanbe xamar ka xukumayn, adna aad baad u ogtahay. Haddaad iyaga waxtarayso, kala shaqee inay koonfuri dawlad samaysto, Somaliland haku mashquulin. VIVA D. R. OF SOMLILAND.
Adiga muqadisho u baahan ee iyada kuuma baahan ee ogoow labada buurod dhexdooda hargeysa wax ma yaalane ee soomali wax la qeybsonhaddii kale tuulotinka isaaq dowalad bal ha noqadaan.
Ficilka ay somalia sameynayso wax uu u taro somaliland mooyee waxaba kama jarayo hassan sheekhna waan uga mahad celinaynaa sida cad ee uu uga badheedhay in uu weerar ku soo qaado somaliland balse walahi inay wax noo kordhisa mooyee walay waxba naga goayn viva somalilqnd
Bal ninkaas doodiisa xagee Bay ku qotontaa Diyaarada Imarat iyo Eithopia ku qora Hargaysa somalia tigid ka ay badalayso astaanta dalka in ay ku muujiso oo ay kas u badaleen ,bal ninkaa wayn waxa uu la shiryimi arka bal wall ifahnsii sidaadan ku wareeraye 100kun oo qof tigid kooda maxaa ku dhacay
gareewe iyo kuwaa xintama waxa iga xiga axmaar midnimo dhimatay kusi dhegenyine dhaha ugu rida inaanay dhacayn miyaan dhin yaraan ku dhidbay calanko marka le dhalanteed ku dhiibi kara car rag hada tihin waxa rabtaan sameeye oo wax naga qaada bal ana guul soomalilland
Habrashada ka muuqata iyo sheeko xumadiisa iyo habarta hoos fadhidaa siday jidhka isku galinayso ilaahoow meel dadkayga laga neceb yahay ha i dhigin Waar ileen tana waanu u joognay
Do whatever you want, guys !!!!! Tan weligeedba waad samaynjirteen sameeya waxaad doontaan.💚🤍❤️ Cid idiin soo socotaa majrto!! Hanoo nixina, weligayba waan jiray jabtuu dhacaayee, soojiidh wanaagaa, jeeniga ku sooqaad dhaaxaan belo u joogee. Somaliland is a nation. I love my motherland ( Somaliland)💚💚🤍🤍❤️❤️
Arinta ka hadalka u baahan tikidh qasaaray ma aha. Waa dabargoynta shacabka Soomaaliyeed ee Waqooyi. Xabashi markii dhulkaaga la dejiyo 50 sano sow dabar go kuma dhicin.
Dubbe, Ethiopia iyo Emirates waxay doonayaan in ay nakala gooyaan markaa waan baahanahay bakhti looma cuno. Waa in edeb loo yeelaa lagumana xumaynayo shacabka. Marka ha abuurin xaalad kale Senator.
Somalia gets every quarter of the year more than 7 billion dollars for the civilians and rebuild but they don't tell you and use that money themselves and go around the world, buy houses in Europe and USA or arabic countries. You will never see any of this money!☝🏾🤨😤
Dowlada ma aaminsana Somaliland sidee adiga Somaliland ugu heysaa meeshu waa waqooyi galbeed ee Uurkaada ayaa na tustey, Reer waqooyi kuli waa isku mid no More dambe Aamin
Cisman dube i agree in shacabka loo turo oo wali fasax ku joogo somaliland in la badalo ayay ahayd ticket-da like january. Hada waa xiliga fasaxa loo yimaado i agree dubi
@@mukhtarhajji7265 adi yaa kulahadlaya qadaadwayne mise xaarood . anuu ninkaa dube ee dubuhu kudhacay ayaan lahadlayaa ee iyaga ismoodaya hadase ahayn ee aan caadi uhadlikarayn , ee kusoo celcelinaya hadalada . f*ck somali aad sheegayso.
Adigu xasan galaydhow goormaad s.landtii aad u dhalatay ka tanaasushey ee aad somalia ku biirtay wxasi wa sbabtii aad u bedeshay qoraalkii raysalwasare abey ahmed malmihii dhowaa waar dalkaga u dagaaalan oo magacaaga ilaasho waa intoo la noolaadaa
Dalkee buu u dagaalami ma Ethiopia mise Somalia, Mise Maamul goboleedka Hargeysa ayaad Dal u taqaanaa Allaah Amarkii nin kasta Magaaladiisa Dal ha ku tilmaamo lkn Dhabta ayunba Dhab noqon
Hargeysa ma inay soomaaliya tahay ayaad diiddan tahay. Waa waajib in shirkaduhu isa saxaan. Wax sax ahna ku qortaan faylasha ama waraaqaha, Boosaaso Xamar, Baydhabo Intuba waa soomaaliya, Waa in lagu qoro.
Hay'adaha dawlada ee wadaniyiinta ah cunfi ma wadaan. Waxay difaacayaan maslaxada reer Waqooyi iyo faracooda inay badbaadaan. 50 kun oo Xabashi ah & 50 sano sow dabar goyn ma aha.
Xasan bey codka ku biirinayeen last two years hada diyaradii magaca somaliland baa meessha laga saarey iyo shirkadihii marka hada beyrabaan in loo diirnaxo kala qabinta danaha somaliland xasan ka dhax eegayeen somaliland gacanta u galiyo lkn masameen karoawood na u malaha hadaay ku fooraartaa baroorta ka dhamaatey
Dadka somaliland wa inay qamcaha isqabsadaan oo codowga isha ku jeediyaan
Reerka Cadow Cadow ayunbuu Allaah ka siiyay
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
Oromo Somalida ka dhax bax
@@Michealfotthey trying so hard to invent a new language a new flag a new country name but still can’t figure out how to invent new ideas
@@Michealfot kkkkkkkk ciilqabe afka ka nool somaliland waa dawlad dhisan ma tuugsato sida taa qadaadweynta subxanallaah
Maanshaallah qeyr Allaha ku siiyo hadalada wanaagsan iyo qalbigaaga fiican Amiin
Amarka dawlada haloo hogaansamo iyo sharuucda dalka udegsan miyaa cunfi noqday shirkadaha digniin ayaa horay loo siiyey weeyna u hogaansami waayeen qaanuunka dawladnimo marka cunfi ma ahan hadii la xidhay
😊
Soomaaliya ninkii diidayaa dibada haw guuro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
Hooyadaa somalia u gee
Dawladnimada Ninkii Duminaya Dabin Halloo Qoolo
Naya magaca mada xukuma somali waxalayidhaa somaliland kaligeed iyadana calankeeda xoraysatay ku keentay huwan dadqalatoy nadaya magaca
Kan soo erya kabalaan bal halkuuka hadlato biladhiigu
Dhulkaygii ayaan joogaa yara kaalay
Adeer Dubbe, xeradaad woxoogayaga ciyiga ah iskaga qaado inta ay ku soo eryayaan. Waxaanse kuu sheegayaa inaan Hargeysa reer koonfuri mardanbe xamar ka xukumayn, adna aad baad u ogtahay. Haddaad iyaga waxtarayso, kala shaqee inay koonfuri dawlad samaysto, Somaliland haku mashquulin. VIVA D. R. OF SOMLILAND.
Adiga muqadisho u baahan ee iyada kuuma baahan ee ogoow labada buurod dhexdooda hargeysa wax ma yaalane ee soomali wax la qeybsonhaddii kale tuulotinka isaaq dowalad bal ha noqadaan.
Well said bro❤
Midnimo dhimatay ku sii dhegan yihin e dhegaha ugu rida inaanay dhacayn
Wey dhaceysaa xoog ama xeelad marna ha sugin in si fudud soomaaliya loo kala jaro
😢
@@AbdiShakur-f1s kala jarbaad sheegaysa mar horaaba la shiiday. Maba jirtaba wax Somalia la dhahaa.
@@HawrarLyrics orom orom dhaley oo ma weligaa baad somali noqotey orom tuugsi inagu soo galey misna somali iskadhigayaa nacalaa wajiyadaada injirta badan kaga taal orom mardhaw waa la idin raafayaa dhilaa la urbadantihine orom agtayada dugsi buu kayhy
Cid idin rabta maleh ee caalamka ka doonta aqoonsi 😂 inta ay qaramada midoobay aqoonsantahay in Somalia mid tahay qasab ayay idinku tahay
Iskaa shaqayso inaader , waan arka inanaad aaminsanayn Somali wayn oo dantu ku waddo
Walee in aan Somaliland cadow u talinayn . Masaariiftiina iska ilaashada dhuuni raacyow, tan walee in aan qadaadweyn dib uga talin doonine🤣🤣🤣💪💪💚🤍❤️
Ficilka ay somalia sameynayso wax uu u taro somaliland mooyee waxaba kama jarayo hassan sheekhna waan uga mahad celinaynaa sida cad ee uu uga badheedhay in uu weerar ku soo qaado somaliland balse walahi inay wax noo kordhisa mooyee walay waxba naga goayn viva somalilqnd
Mxa culeys ah? Soo kan Ethiopia aad lajirtiin, sidee looga ogolanaaya Ethiopian airlines in ay kuxadgudubto madax banaanida Somalia?
Niyow midkasta oo meeshaa Naga jooga muxuu iska dhaadhicin ugalaa adeer bariis ma waayaysid si nool uhadla markaad meeshaa kasoo muuqato.
Tawfiiqda Allaha na waafajiyo aamiin.Naceyb iyo kala fogeyn looma baahna .Gooni goosadku waa Danbi Qaran dunida oo dhan❤
Imisa la kolkolinti iyo madax salax
Ey yahaw xaggaad xukuntaa? ma eeriboorka iyo dekedda xamar iyo madaxtooyada afarta dhinacba ajaanibtu ka ilaaliso ayaad doonaysaa inaad cid ku addoonsato?. Ma Puntiland ayaad xukuntaa?, ma jubbaland ayaad xukuntaa?, ma koonfur galbeed oo itoobiyaanka aad caayaysaa ilaaliyo ayaad xukuntaa?.
Meeday shanta soomaaliyeed ee aad leedahay cidbaa gooni goosad ah?.
Ma kiiniya ayaad xukuntaa soomaalida joogta? Itoobiya?, Djibout?
Somalind ama ha joojiyaaan cabashada iyo qaylada ama haku soo laabtaan somalia
Xayawaan waar hungurigaga kahadal
Senator Dubbe, halaga saro barlamaanka Somaliyeed, waayo wuxuu qiil u sameeynaya Muse Bixi, oo waxaan dhibaatooyin abuuraya iyo nacaab.
Ninkani, wuxuu Muse, ugu sheegiwaayey wuxuu ka sheekaynayo.
Ticketka maxaa ka galay waxa lagu qoray websiteka...Markasta London-Hargeysa qofkii haystey weli waa sideedii
Bal ninkaas doodiisa xagee Bay ku qotontaa Diyaarada Imarat iyo Eithopia ku qora Hargaysa somalia tigid ka ay badalayso astaanta dalka in ay ku muujiso oo ay kas u badaleen ,bal ninkaa wayn waxa uu la shiryimi arka bal wall ifahnsii sidaadan ku wareeraye 100kun oo qof tigid kooda maxaa ku dhacay
Waa run Ninka ticket goosanaaya wixii webside ku yaal xaa ka quseeya. Moow ticket kiisa iska goosto.
❤
Shirkadaha wa iney marka magalada magaceeda laqooro wa inii magaca Somalia gadaal lagaraciiya.....ninki Somalinimo diido Axmaaro haa fuutada udhaqo,,,, Xassan sheikh guul shaqo fcn aya heesa✊✊
gareewe iyo kuwaa xintama waxa iga xiga axmaar
midnimo dhimatay kusi dhegenyine dhaha ugu rida inaanay dhacayn
miyaan dhin yaraan ku dhidbay calanko marka le dhalanteed ku dhiibi kara
car rag hada tihin waxa rabtaan sameeye
oo wax naga qaada bal ana
guul soomalilland
Ilaahay ku doori
Run ayuu aad u sheegay senator ku
Ku soco libaax
Soomalind tagtey waa idin deyseyyy 🔥💪💪💪
kkkkķkkkkkkm aduunku soomaliyuu kuu yaqaan hada kani maxuu labarooranayaa diyaaradu maxaay soomaliya ugu qortay hargaaysa kkkkk
@@ShaaficiMaxamed-q3w amasoon ba idinka idin ilalisa ani wadankeyga Ana ilashto huno who’s soomaliya 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🖕
mahadsanid xildhiban
Habrashada ka muuqata iyo sheeko xumadiisa iyo habarta hoos fadhidaa siday jidhka isku galinayso ilaahoow meel dadkayga laga neceb yahay ha i dhigin
Waar ileen tana waanu u joognay
Af gobaadsi jooji niyow oo sida raga uhadal
Danahiisa ayuu u jooga
GOBOLADA WAQOOYI DHEH. HA ORAN SOMAALILAND
GOBOLADA WAQOOYI DHEH. HA ORAN SOMAALILAND
Waqooyi galbeed
@@Yusufxasann ma waxad rabtaa Puntland. Galmudug H.shabelle. Jubbaland la yiraa somalilandna la yiraa gobolada wuqooyi. Taasi soo caadifad maaha😂
Viva Somaliland viva farmaajo
Hooyad iyo Somalia
Do whatever you want, guys !!!!! Tan weligeedba waad samaynjirteen sameeya waxaad doontaan.💚🤍❤️
Cid idiin soo socotaa majrto!!
Hanoo nixina, weligayba waan jiray jabtuu dhacaayee, soojiidh wanaagaa, jeeniga ku sooqaad dhaaxaan belo u joogee.
Somaliland is a nation.
I love my motherland ( Somaliland)💚💚🤍🤍❤️❤️
Arinta ka hadalka u baahan tikidh qasaaray ma aha. Waa dabargoynta shacabka Soomaaliyeed ee Waqooyi. Xabashi markii dhulkaaga la dejiyo 50 sano sow dabar go kuma dhicin.
HHHHHHH YAA MEEL AAD LEEDAHAY KA HADAL HOYADAA SIILKEDII FAQASHOOMAALIYEED
MA NAQAN ANAGU ITHIOPIAN BAN NAHAY
Dubbe, Ethiopia iyo Emirates waxay doonayaan in ay nakala gooyaan markaa waan baahanahay bakhti looma cuno. Waa in edeb loo yeelaa lagumana xumaynayo shacabka. Marka ha abuurin xaalad kale Senator.
Somali mah waxay ku jirih inay baryoh ku nolatoh war shekadan ku lah noqoh hargaysah
Mashaa Allah
Saaas weeye muddane xil,Dubadow
Waligeed ma naxariis ayaa la wadi adeero calanka taaga 🇸🇴
jaaj telesom worldlemited.
plrimeri bank soomaaliland halaga saaro
Inaalilahaa ilahay ha idin xorayay
🤣🤣🤣🤣 God have mercy upon us. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Waa Runta Laakiin Uurka Ilaah baa og sow maahan
He is not trustable
SOMALILAND INAAD TIRAAHDO WAA KHALAD WAA INAAD TIRAAHDO GOBOLADA WAQOOYI.
@@Yusufxasann 😂 maalin ba waxyar baad ku nafistaan.
@@zubeirwaran-bari8730 waqooyi galbeed
@@Yusufxasann , odaygani soomaaliya inay dawlad tahay ma rumaysna . Beeshiisu sidii ay soomaali uga go 'I lahayd ayaa wax kasta kaga weyn .
Snm isaaq qabilka GOONI GOOSODKA ah somalia katir san tihin adinakana ugu xil badan iyo wasarado
Iyo shaqale
Passport muuse biixi baa lacag saartay dawalda federal ka maha
Adinka dhulkina jooga oo faraha kaqada harti iyo samaroon
Horta madaxda Waqooyi galbeed la wada badalo ka bacdi ayey Somalia xushmadi bilaabey saa, feysal, Muse, Edna dadkaas oo nool waqooyi galbeed weligood horumar ma gaaraayaan
wallee kuuma soo noqdo reer qarax land oow qarax laand kkkkkkkkkkkkkkk
Cudurka somali ku dhex jiraa waa huwan
@@halimadirie5301 fash oodhan baa huwana
Somalia gets every quarter of the year more than 7 billion dollars for the civilians and rebuild but they don't tell you and use that money themselves and go around the world, buy houses in Europe and USA or arabic countries. You will never see any of this money!☝🏾🤨😤
Somaliland wxi looga tala galay oo deeq caalami ah wey qaataan, Mar ayuu farmajo kaxire kadib Roble ufasaxay.
Dowlada ma aaminsana Somaliland sidee adiga Somaliland ugu heysaa meeshu waa waqooyi galbeed ee Uurkaada ayaa na tustey, Reer waqooyi kuli waa isku mid no More dambe Aamin
Ama ha aminsanaato ama yaanay aminsanaan uff uff baa laydin yidh uff Amxaar baan kaa jeclahay
Waa run umadda ha loo naxariisto
Soomaaliya iyo Jabuuti ha dhacdo guul JSL cadowga ciida Allah ha la simo.
Waa runtii 😢 hoos ha loo eego danta guud guuleysta soomaaliyeey 😢❤🎉
Somalia wa mid
Cisman dube i agree in shacabka loo turo oo wali fasax ku joogo somaliland in la badalo ayay ahayd ticket-da like january. Hada waa xiliga fasaxa loo yimaado i agree dubi
Illahay idinsoqabay dhuuniraacyada Somaliland ka shaqategeyaw Xaqii dadkiinaa ku fadhidaan sun idinku noqotay aduunyadaa doonateen. Insha allah
Waqtigiinii waa dhamaaday 34sano oo cunfi iyo cay iyo nacayb soomaaliyeed ah ayaa idinka buxa , soomaalina idin aragtay,
Adeer kadaa somaliland waxba soomaaliya lama lahee
oo miyey rabaan soomaliand sowkuwii la dhacaayey bii emka iyo diyaaraha alow naga qabo kuwaa xamar jooga ale alshaabab idinku salib aaamiiin aaamiiin
Somaliland ma ahe rer isaaqow dadkina dhinac ka raaca ha dhex yaacinq xasaradaha waawen e geeska
Nidaamkii faqashta dejiyey buu bay wadaan. Bil metal Burco looma ogolayn 2 dabaq ka dheer haddii in laga dhiso tag Xamar bay odhanayeen
War ayagaa ka maqane ma dawlada somalia ayaa maqnaysiisay
Dube waxaan leeyahay horta waad wacantahay . laakiin waa maxay sababta aad 5-6 jeer aad ugusoocelcelinaysid "madaxbanaanida " ,"midnimada" . macneheedu mayna ahayn xor matihid. sicaadiya adoo cabsanayn mahadlikartid.
Hadad xor tahay
Amarkeyga baa la qaadanayaa anigoo ah somali 🇸🇴
@@mukhtarhajji7265 adi yaa kulahadlaya qadaadwayne mise xaarood . anuu ninkaa dube ee dubuhu kudhacay ayaan lahadlayaa ee iyaga ismoodaya hadase ahayn ee aan caadi uhadlikarayn , ee kusoo celcelinaya hadalada . f*ck somali aad sheegayso.
Passapor yaa ka dhigay 400.hargeysa mise muqdisho?
Waa ogyahay laakiin inuu sheego ma rabo.
Adigu xasan galaydhow goormaad s.landtii aad u dhalatay ka tanaasushey ee aad somalia ku biirtay wxasi wa sbabtii aad u bedeshay qoraalkii raysalwasare abey ahmed malmihii dhowaa waar dalkaga u dagaaalan oo magacaaga ilaasho waa intoo la noolaadaa
Dalkee buu u dagaalami ma Ethiopia mise Somalia, Mise Maamul goboleedka Hargeysa ayaad Dal u taqaanaa
Allaah Amarkii nin kasta Magaaladiisa Dal ha ku tilmaamo lkn Dhabta ayunba Dhab noqon
Ma waxaad leedahay
Somaliland, heshiiskii Ethiopia lagashay hala dhaqan galiyo!
Adiga yey kudubeynayaan 100 milyan muqdisho kaxumanaya xataa hadii ay ethiopia qaadato Barbara waxba ee adinka yaan idin naxeyna doqonow sida ay ogaadeen ugalèn kaxun bey idingalayan
Somaliland way ka guulaysatay Somalia,
Taas baa keentay cabaadka iyo xag xaga shadda
Guul nuuce ah😂
Waxa oow sheegaayo eedeeda cidda iska ma sheegin. In baasabirka joogo 400dolar, waxa gaarsiiyay waa maamulka goonigoosadka. Ayagaa diiday in xafiisyadii federalka laga furo goobahaas. Hadeey maamulkaasu sameeyeen iney dhantaalaan wax kasta oo midnimada ah. Garu ilaahay leedahaye walaalaheen reer waqooyi dulmiga maamulkaas heeyska rogaan. Wadankeenu horay ha usocdee
Cibaadaysaan cindiga ku hayee; Daniba waygu celin ciyaaraha.😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Wax dawlad raba maha wa jasuseen
Sheekadaa waa laa dhaafaay . Kunoqoo Somaliland oo baax yaa dayuus. 🇸🇴 guul.
Adaa dayuus ah adigu bax
@@katraabdi7778 abagadheeh iyoo oromadii haa u taagoo
@@Saajac2024Get lost Moryan
Waryaa adiga ayaa bixi doona goofku goofkiisii waaye goof Hawiye ayuu joogaa aboowe xishoo adigaa marti ku ah muqdisho eh
Doqon ha duu noqdo maxaa ka xumanaya calooshiina u dhinta
War shacabka soomaliet Mel walbo jogo utura o unaxarita
Waalawaa balaqoo wajiga alakagub
Doofaaradan oo miidhan ayaa Somaliland sumcadeeda dilaya.. wallee iimaanka eebe ha ka qaado
Systemka yaa u diidey ?
Midnimada waa in la ilaaliyo,
Waa waajib.
Shirkadah qalad waye inee laba wadan cml udhigan ileen puntilan ku maqoran Somalia iyo somalilan ayaa uqoran
❤macha..allah❤macha.allah❤nacha.allah❤allah.akoubar.barak.allah❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Madxweyne Xasan waxaa lagu dhariyay midnimada somaliya, laakiin raysal w.Xamse wuxuu
U baahnyahy in dib loo dhariye.
Hargeysa ma inay soomaaliya tahay ayaad diiddan tahay.
Waa waajib in shirkaduhu isa saxaan.
Wax sax ahna ku qortaan faylasha ama waraaqaha,
Boosaaso
Xamar,
Baydhabo
Intuba waa soomaaliya,
Waa in lagu qoro.
Dadkan niloshooda isma badalaayaan kii kheyr ka suga usu ey u taalaa, waa In la xanuunjiyo
Hargaysa hooyadaa ma heli ku eekow inta qarxaysa
@@Michealfot yaa la xanuu jinayaa yaa risaaq yaa fataax
Quebec wixii ku dhacay baa haysta Somaliland kusheegta. Baga!!!!!!!!!!!
Asc xilibaane wlhi waxaad kuhadadhay hadalo wax ku ool ah oo xigmadeysan lkn gudoomoyaha aad sheegayso iyo xilibaano badan ilaa kiwaan aad leedahay madaxweyne iyo rw waxaad uma muuqdaan manaba fahansana niyadna uma haayaan ee qalbigooda waxa dhax wareegsanaaya doirashadaan seen hadana aan kuhelaa xilkeyga xaan cunaa xaan cabaa xaan qaatsa xaan dhacaa ee iskuturid iyo soojiidadho ixtiraam iyo iskuheynta dalka iyo dadka isku turid waxay ubaahan tahay aqoonteed karti waa meesha aan leeyahay soomaalia aabe boqor madaxweynihii ugu danbeeyay ee MAXAMAD SIYAAD BARE
JANATUL FIRDAWSA ALA HAKA WARAABIYEE gadaashii wax madax weyne layiraahdo sooma marin lkn SOOMAALILAND weysoomareen marka xilibaane meeshaan anigaa udhashay kudhashay kana soojeeda waxa kadhisana waa wax lagu tilmaamikaro jaaliyado cml ee magaarsiisna heer dawladnimo waxaana kuu cadeyneysa ninki shalay gabdhaha soomaaliyeed ka ganasaday ee carab ka iibsaday oo ahayd in maxkamad lasoo istaajiyo asaga iyo wixi kula jiray kiiskaas foosha xun oo weliba latoigto ileen gabdhihi ay gateen inta la kufsaday aa ladilay marka xilibaane waxaad kadhuuqi kartid kadhuuq ilaaheyna ha idinku amaansado adiga iyo inta sidaadoo kale fahmeysa umada sida la isuguheynkaro ineysan qasab iyo xoog iyo anigaa dhahay inaysan ahayn ee loobaahan yahay caqli iyo aqoon mida kale xilibaane wax badan ookale ayaan ogahay mida kale xamar hadey hooyo fiican ahaan jirtay ilmaheeda kalama tageen waana su aale aaway aabihii waad mahadsan tahay xilibaane
ISKUULADA BISHA 8 BAA LAFURAA ABWAANKII HADUU ISQARXINAAYOIDA KALE ADIGA WARQADII CAFISKA QORO
Hay'adaha dawlada ee wadaniyiinta ah cunfi ma wadaan. Waxay difaacayaan maslaxada reer Waqooyi iyo faracooda inay badbaadaan. 50 kun oo Xabashi ah & 50 sano sow dabar goyn ma aha.
Doqon doqon dhalay hooyad iyo Somalia ba was
Arinta waa waajib diyaradaha inay magaca kuqoran
Aduunka dhan waa saa
Hadii kale qaranimada baan jirin
Snm isaaq qabilka GOONI GOOSODKA ah tihin
Raysal wasaare iyo gudoomiye barlaman baa haystan iyo maxkamada sare
Iyo shaqale badan hal canshuura iyo garaba ma bixisan
benalayahow adeer
USGAG WAA KUWII XAARMAAJO FILMKA KA DUUBAY
Iska hadle waar iska shaqayso ina dubbow Xamar anaga waxba nooma yaalan e
Dube ma jiro nin ka been baddan Siyaasiyiinta Soomaalida oo dhan
Somaliya looma baahna,qofka nolol u baahanow S/land kaalay
Xil Cismaan Dubbe Masha Allah.
Dubbe hadii lagu weeydiiyo keebaa rabtaa Soomaaliyoow nabad iyo barwaaqo ah iyo Soomaaliland oo Xoriyad Hesha. Dubbe waxaad dooraneeysaa Soomaaliland oo xor ka noqata Soomaaliya. Kuwiina Xamar jooga, qaarkiina ugu badan waxeey rabaan in Soomaaliya eesa nabad noqon. Soomaaliyoo nabad ah uma fiicna Xoriyada Soomaliland dooneeyso. Ha na maaweeylin
ilaahaya ba somalia nabad ka ma dhigayo inshallah
Wlhi guumaystihii muu samayn waxay samaynayaan raga ka taliya 5 ta km
Wax kasta oo aad samaysaan Somaliland idinkuma soo noqonayso ee cadaawadda sii kordhista.
Kkkk aduguna somaliland wadan waligey ma noqoneyso ilaa ey uqdada beenta iska dhaaftan waaye somaliyo wey idin jeceshahay e aqligaan fooraro o beenta iska daaya e kaalaya na hogaamiye hada rabtaan xate
Sida catalonia ayad noqoneysaan 😂
32 sanno ayey waxey rabaan sameenayeen looguna dulqaadanayey, goorma ayey runta iyo walaalnimada sheegayaan. Waqti kufilan waa la siiyey ee cunfi majiree, iswaaniya.
Dhulkayaga waxaanu rabno oo keliya baa Ka soconaya. Wax soomaali naga dhexeeya oo afkaas ahayna ma jiro. Nin walawba dhulka inta reer kiinu dego diintaad doonto ku xukun
@HawrarLyrics oromooy ilaa goormeed somali dhex ordeysaan nacalaa idin dhalee , sijiyadaadii oromada eheydba was mardhaw waa la idin raafayaa qaajayhey injirta badan😂😂
MAGACA SOOMAALIYA MIYAAD U DOODAYSAA MISE WAAD KA DOODAYSAA.
DUBBOW XAQ LA CADDEEYAY MIYAAD WARKAAGA CADDAYSO.
SHEEKADAADU NINOW NUXUR MA LEH.
Ninkan sifiican ayuu uhadlay
Hadal caato waa liid Dubow
Naxariista somali u dhaxaysaa ma jirtaa ??
Wax aan xumaan iyo munaafaqad ahayn SOMALIA uma yaalaan Somaliland
Taas ayaan xaqiiqsaday anigu
Dubbad mar hadduu dhawaaqo wax baa Jira
Cunfi iyo cuqdad. Iyo isaaq. Waay wada dhasheen kulaha mid agtayda jooga.. 😂. Duboow walal reerka aad kadhalatay. Shifo lagala qusay. Markaan cuqdada loo badinaya
HHHHHHH YAA FAQASHEY SAAS WAAYE KU SOCO
Cunfi iyo cuqdad reerka daarood oo keliya ayaa somali kula dhex jira iyo calan iyo midnimo ay mar hore god ku rideen
@@buufiyahaweyn7430 aad iyo aad. Dabacayun. Kkk.
Asc.alla. Ilaahay. Muxuu. Nacas. Karaamada. Ka. Qaadayaa. Waxa Lala. Yaabanaa. Markaad. Koonfur. Ka. Dhex ooyi. Jirtey. Irsaaqda. Ilaahbaa. Baxshee. Shaqo kale raadso
Xasan bey codka ku biirinayeen last two years hada diyaradii magaca somaliland baa meessha laga saarey iyo shirkadihii marka hada beyrabaan in loo diirnaxo kala qabinta danaha somaliland xasan ka dhax eegayeen somaliland gacanta u galiyo lkn masameen karoawood na u malaha hadaay ku fooraartaa baroorta ka dhamaatey
iska shaqayso soomaaliland umabaahna faqashta
Qarananimadeena miyaad rabtaa inaan ka tagno iska iloow Dubbe😂😂😂😂😂
War daroondkani bal idinkuba fahma ? somaliland darooki ku jiray aya y qabiil iyo qudhun ku wadaan somalia inay somaliand lamidowday doonayaan ??? muse iyo issaq looma socdee waa somaliland waxaa la tirtirayaa ciise waynow ee horaa loo yidhi walaalki loo xiiryow adiguna soo qowso wax la aqbali karo maaha , ilaahayba dhulkani nagu beeray oo naga dhigay somaliland anagu Djiboutina ma nihin Ethiopianan manihin lakin xudhurtayadiiba taala somaliland oo Hargeissa 5 sacadood ayay ii jirtaa halka xamar 5 cisho usii dhaxayo ee somaliland muse malaha issaq malaha inkasto ilaahay jaar igala dhigay dalkana way ilaleeyihiin calankana waan wadaagnaa kolkaa ninkii somaliland soo weerara horta waa inuu anigoo mayd ah ii dhaafa issaq iyo samaroon hay danbeeyaane daroodismigu waxba yanay la hadhin ilaahayba badaye hawiyee hasoo sasabtaan somali jacayl been ah haska oohiyaan khayiminta filimka hindiga waa la fahmay ee cunaqabateeya dhoofka xoolaha sidi cadada idiin ahayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sunti gaashaan from saylac city alqadiriya iyo xaramka masjidul qiblatayn baladka ruuxiga somaliland republic
GEESI
Marraa waaxid
Dubbe waa Ragga aan U Rabo madaxnimada
Xoog hadii midnimo lagu keenayo siyaad barre ayaa keeni lahaaa . Lkn maamulka xamar colaada iyo nacaybka waysii kordhisay halkaa kagasii wad ayaynu leenahay
Adeer Hal reer oo isaaqa ayaa tihiin umuduna way idin aragtay in aad rabtaan Qashin iyo Qurun iyo gaal Gargaar
Xamsaha aadsheegayso nin aduun lasocda maaha, waa marxuum
Anigu waan offbook-garaynayaa tikidkayga hadii dhakhso hadii Somalia laga saari waayo. Mar dambena labadaa diyaaradood midna soo raaci maayo.
Cirka aad
@@mrali3601 Adna Naarta aad
LACNAD BAA KU TAAL FAQASH IYO QADAADWEYN IYO HUWAN
Adeer iyaga is xumeeyey. Oo xabashi utagay
Waligeed soo noqon mayno faqash
@@HiboNour-oe5xm
Qowlalaweyn
Ku ekaada sadexdiina Magaalo
xabashi ba naga xiga daarood iyo hawiye bantu wa na dhab
@@batulasmail8261HHHHHHH YAA FAQASHTU NACAS BADANA WUXU KKKKKK SAAS WAAYE KKKKKK