ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAREYSI #4- CAGTA XAAJI CUDURKA JIRA WAA BULSHADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2021
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

ความคิดเห็น • 366

  • @hamdabarkhad4248
    @hamdabarkhad4248 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxan codsanayna markale in aad nosocelisid Cagta Xaaji wlhi waxbadan ban ka fa indayn inta igu racsan igu sobira👏

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 3 ปีที่แล้ว +18

    Subxana'Allah ala muxu run sheegay cagmadhige Allow khayr ku sii ameen.

  • @Ralia777
    @Ralia777 3 ปีที่แล้ว +6

    Wareysigii ugu xikmada iyo runta badnaa,mahadsanid wadani cagmadhige,kuwa kula midka soomali allaha u badsho

  • @Awaale
    @Awaale 3 ปีที่แล้ว +10

    Dadka aan dooneyno in hadalka loo badiyo waa kuwaan oo kale cagta xaaji iyo inta lamidka ah, waa qaamuus soconaya wax badana uso joogey, fadlan ino soo badiya.
    Mahadsanidin

  • @hawal1287
    @hawal1287 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha ALLAH, Cagta Haji runta ayaa ka hadashay. Yaa adiga oo kale Somali oo dhan ka dhiga, horumar baan gaari lahayn

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +21

    ASC wllka kheerka jecel muraadkiina Allah idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 3 ปีที่แล้ว +6

    Maa shaa alaah cagta haji soomaalidi fiicneyd ayuu kajoogaa mahadsanid

  • @shuali2740
    @shuali2740 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah cagma dhigi oo kale ayey somalia 🇸🇴 ubahantahay allaha somalia ugargaro wadan waa haysana lakin dad ma haysa no🥲🥲🥲

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Cag-Madhige
    cilmigiisa iyo waaya aragnimadiisa oo kaliya ayaaba dawlad dhisi Cag ma dhige
    waa weriye ruug cadaaya runtii waa nin ka fog qabyaalada iyo beenta waa nin
    hufan runtuu ka sheegay

  • @walielmi7419
    @walielmi7419 3 ปีที่แล้ว +17

    Nin oday ah oo xalaal ah & ardaal.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว +23

    Asc akhyarta Cagta xaji runtu ka hadlay, ee somali Allaha u gar gaaro.

  • @ahmedali9890
    @ahmedali9890 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha,alaah walaalkeena iyo wadanigeena soomaaliyeed wariye maxamed axmed xaaji cag madhige jir oo joog, mahadsanid Hanoolaato wareesigaada qiimaha badan.

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 3 ปีที่แล้ว +15

    Ayaanla ran out of questions it's so chilling

  • @apdifataah5928
    @apdifataah5928 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayaanle.wariye heersare ah tahay hore usoco zhp cagta xaaji legend taariikhda ka reeb

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah, walalkay Mohamed Ahmed Cagta Haji sharaf ku noolow

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, qofka wanaagsan waxaa lagu gartaa, Ilaahay ayuu afka ku haayaa.
    I agree with cagta Xaaji 100%

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 3 ปีที่แล้ว +10

    I love this Guy mashallah.

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله
    Waraysi qiimo badan alle swt ha inaga nabadgaliyo labada ’ Q’ qaxooti iyo qabuuro

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta raabta xukunka loo dhiibo Cagmadhiige oo hadalkisa la dhacey siduu ruunta uu sheegeyo farta taaga?

  • @yusufabdulaahi2175
    @yusufabdulaahi2175 3 ปีที่แล้ว +4

    Very intresting,and i hope we understand this interview may god give long live our journalist cagma dhige

  • @salahmalin388
    @salahmalin388 3 ปีที่แล้ว +2

    Jzk alah cimri dheer iyo caafimad haku siiyo cagta iyo ayanle waa runtiina

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkkkkkkkk
    Masha Allah
    Cagta Xaaji
    Wixii aan sheegi lahaa een bulshadeena ku arkay ayaad sheegtay. Afkaaga caano
    Allah ha ku xifdiyo

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Cagta xaaji kheyr fara badan ayaan alle kaaga baryay xaqiiqda ayaad ka hadashay warbixintaadan waxy ku socotaa dhamaan bulshada kasoo blow inta kitaabka ku dhaarata min madaeyne wasiir baarlamaan intuba waa su'aal idiin taala kistaabķad ku dhaarateen iyo waxaad sameyseen ee qiyaaliģa ahaa waana idiin haysanaa masuuliyaad ka been sheegteen. Marka xigta islaanimada afka baarkiisa iyò qabyaaladaan diinta ka xoog wayn somalida dib ha ubaandheyso

  • @abdulahisuleiman9802
    @abdulahisuleiman9802 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagmadhige waa wadani xalaal ah ilaahay haku xifdiyo ilaahay adiga iyo kuwa kula midah xukunka hanoogu dhiibo adiga iyo ayaanle xuseen cabdi noolaada

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 3 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Mohamed Ahmed H Cagmadhige,hadaan helaayo meeel aan kala xiriiro wallahi waan u mahadnaqi lahaa sida wanaagsan ee uu inoogu iftiimiyay,
    Wariye Ayanle,waad Mahadsantihiin.

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 2 ปีที่แล้ว +3

    At 14:06 cagmadhige said something remarkable. People back home are wronged especially the weak and vulnerable. There are leaders with blood in their hands. Not until the criminals seek forgiveness from those who are wronged can we see a positive change

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cagmadhige waa somali saxiixa runtii ❤❤❤ MAHADSANID WALAAL

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa wariye aan jeclahy Maashaa Allaah waliba deris aan ahaan jirney cagta Alow maxuu Runta ka hadley 2bo Kh.khaxootinimo iyo Khabuuro Alooow noosoo Gargaar aamiin yaarabi

  • @albayyinah6114
    @albayyinah6114 2 ปีที่แล้ว +3

    wariye soomaaliyeed oo dhab ah Allaha ku barakeeyo. Waxaa kaa codsanayaa in aad doorkooda siiso culimada soomaaliyeed oo xog ogaalka u ahaa dhibaatada soomaaliya ka dhacday, wax badan waa wareesatay siyaasiyiin & aqoon yahano .. Mahadsanid wll

    • @shuaibdaacad1673
      @shuaibdaacad1673 2 ปีที่แล้ว

      Wadaada wasba wareer socda...kee lawareystaa, keese laga tagaa...100 xisbi waaye iyo qaar tuugo ah

  • @farhiyoomar7970
    @farhiyoomar7970 3 ปีที่แล้ว +2

    Cagta alah haku xafido waxaa tahay wadani run sheeg ah

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha-Allah si wngsn ayaad u dhigtey Cag-madhige

  • @gadarogaraaniijo1734
    @gadarogaraaniijo1734 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolow waliga CAGMADHIGEE halyay Soomaaliyeed baad tahay runtii.Wana kugu raacsanahay dhamaan waxad halkan sheegayso.Waxa kale oo halyay Soomaaliyeed Xusseen Ayanle Cabdi oo runtii ururiya xog muhim ah oo aan ka faa'iideysto markasta iyo dhacdoiyinkii hore ee aan sheeko kaliya ku maqlay.Isagana waxaan leeyahay nolow waliga Jaalle Ayanle Xuseen Cabdi.Many thanks brothers.

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah. Cagmadhige wax badan buu u soo joogay. Taariiqda waa muhiim. Wax ma aqrino ee fadhiyadan oo kale noo badiya.

  • @immigranthustlemind8655
    @immigranthustlemind8655 3 ปีที่แล้ว +14

    Two of you matches well. You should have your own show.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +8

    Cagmadhige wariye Run sheeg ah Rugcadaa ah👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว +3

    Cagmadhige waaye arak in lagu daydo mudan wllh, m.a 🥰🙏 runtii inta danbe uu ka hadlaya waa la ooyay wllh 😭😭

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah cagta xaaji wuxuu shegay halka bahasha kaquruntay oo ah in cadaalad darada latageero

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Ahmed Xaaji, Cagmadhige Waan Kaa Filaayay Wax Walboo Wanaag & Waxsheeg ah, Cimriga illaaheey Hakuu Barakeeyo, Mid Yarbaad Uraacin Lahayd Weriyeyaasha Yaryar Ee Umadda Sii Kala Fogeeya Caadeystayna sida Ninka aad Wareysiga siineyso oo Kale, Hal Maalin kuma arag Isagoo Qof caafimaad qaba Wareysanaya , Mid Jiran Oo Caloolxumo dishay oo Qabyaaladiiste ah Isagoo Wareysanaya Maahee.... Abwaan Sugaal Cabdulle baa Laga Hayaa, Hadaadan Tukale Taakulo Ukareynin, Taaduun Ka Adkoow Qofwaloow

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allahw wariye weyn cag ma dhige , illahey cimriga hakuu barakeeyo iyo caafimaad barwaaqo ku noolow

  • @abdinasirshariif2734
    @abdinasirshariif2734 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh aad iyo aad Cagta Xaaji. Allaha kubarakeeyo

  • @sahraosman2285
    @sahraosman2285 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad maqli jirtay!!!!!! Waraysi xiisoleh waakan wallaahi. Cagmadhige Afku kuma,Kuma, go,o.

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +8

    Wadani somaliyeed Oo wax Badan Og Weeye CAGMADHIGE Runtii Wuxuu Mudanyahay In Book Laga Qoro Xasuus Reeb Ah 🥺❤️💪

  • @faizaabdule9463
    @faizaabdule9463 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax illahay qabiilka hanaga madobeeyo. Cagma dhige iyo walaalkeey Ayaanle illahay ha idin xafido.

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi saan u qoslay waligay uma qoslin.

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 3 ปีที่แล้ว +2

    cagmadhige.caadi.ma ahan.masha.alah

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cagta xaaji waa wadani
    Qaranimada ku weyntahay

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi cag ma dhige waa nin awli u saaxiiba oo wax badan pg runta yuina sheegaa

  • @khadraahmed8660
    @khadraahmed8660 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah runta ayuu ka hadlay cag madhige 👍

  • @zaidmoha4811
    @zaidmoha4811 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allaha rugcadaa waayo badan usoo joogay soomaalia wanaageedi and xumaantedi maanta

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 3 ปีที่แล้ว +2

    MAXAMED AXMED XAAJI CAGTA MADHIGE ALLA HAKU XAFIDO

  • @legendpoy8298
    @legendpoy8298 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanolato abidked na ha noolato somali maxamed Wlh cag madhige aad u jeclahy ziduuw u hadlo wariye isagoo kle hayga dhigo

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cagta xaaji
    4taba waan dhamaystay waxay ahayd waraysi xiiso leh

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Cagmadhige cilmi iyo waaya aragnimo ayaa ka buuxda ee ayaanlow nosoo badi wll dee
    Waxaan dhihilahaaba dadki aqoonta lahaa way iska aamuseen in lakeeno oo lawareeysto maahane

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +8

    Cagmadhige wariye salaan sare wadani Soomaaliyeed oo daacad ah ilaahay haku xafido adiga iyo inta kulamidka ah

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagma dhigo viva maasha alaah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +3

    Cagta soomaali sax ah weeye laakiin tuug ayaa inoonoqday siyaasiyiin

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha noo dhaliyo cadaalad

  • @sahraosman2285
    @sahraosman2285 3 ปีที่แล้ว +1

    MAAAASHAAAAAA ALLAAAH TABAARAKALLAAH

  • @ibraahimali4414
    @ibraahimali4414 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagta xaaji allah ku barakeeyo abti

  • @imthehero76
    @imthehero76 3 ปีที่แล้ว +2

    Intii aaqiro aduunyo ku badalatay ee iska indha tirtay kuwaasi aaqiro waxwo malahan waxaa jiri doonto isla xisaabtan iyo abaal gud oo Allah uu wato indhaha leys tiri lahaayaa ama leyska dhaafi lahaayaa

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 2 ปีที่แล้ว +1

    The best interview !!!!

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ayaanle mashallah cagta hagi ilahey haa idin dhowr barnamaj cajib

  • @jelanisheikhabdi5491
    @jelanisheikhabdi5491 ปีที่แล้ว

    Absolutely Waa Xaqiq Arinkan

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh alow ku xafid wa wariye xalal ah runtana ka hadlo markasta mba jiro xagta xaji o kle🇸🇴🇸🇴👍♥️💯💯

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 3 ปีที่แล้ว +2

    Cagta xaaji ilaahow cimriga kuu dheeree
    Wax badan in lagaa faaiido ayaan rajaynaa

  • @amirsharif9122
    @amirsharif9122 3 ปีที่แล้ว +5

    This is the truth and what he's talking always in my mind thanks masha allah

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 11 หลายเดือนก่อน

      Very true, the diseases of the entire somaliweyn, daktor, jaaneral, injineer, aqoonyan, the guy has spoken ruthlessly the truth, may Allah guide the community & somaliweyn be blessed,

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahi waa fuurey cagta xaaji Waa Aqriyey Soomaali

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +1

    .masha allaah allåh ha ka jisa i mariyo runta cagta xaji

  • @qorone____6077
    @qorone____6077 3 ปีที่แล้ว +9

    wllhi Cagmadhige waa runtii Dilaad bay somali u sacbisaa 😭

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxyaabaha yaabka leh we aan maqlay
      Waxaa ka mida nin ayaa nin dulmi u dilaya ka bacdina reerkii dilaagu ahaa waxay dhahayaan ninkaas waa in aynu mag ka bixinaa oo aan la dilin waayo waa ninka keliya ee reerka wax ka dhicin kara ayaa la leeyahay yaab

    • @qorone____6077
      @qorone____6077 2 ปีที่แล้ว +1

      @@istahila.mohamed3275 uqubada na heesato baaba taa ah wax walbo qabiil baa noogaga wanaagsan aniga hal mid cadaab ku galimaayo anoo dulmi an u jeedo inaa u hiiliyo

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAH, MAXAMED AXMED XAAJI CAG MADHIGE. WAA RUNTIIS, WAANA WARIYE WAAYA ARAG AH, OO ILAAHAY QALBI WANAAGSAN SIIYEY.
    MAASHAA ALLAH, ILAAHAY CIMRI GAAGA HADHEEREEYO, WAA WADENI SOOMAALIYEED OO XALAAL CUN AH.
    WAA NIN KUDAYASHO MUDAN. WAXAAN KU TALIN LAHAA, CAG MADHIGE INUU DHAQAN CELIS U SAMEEYO SHISHEEYE KALKAALKA , INTA BUUFISKA QABTA EE DEREJO AANÀY LAHAYN WAX KU RAADINEYSA, SAAXIGEY KEENI DOONAAN. INSHA ALLAH.
    HANOOLAATO WADANIYADU IYO DAL JACAYLKU.

  • @abdifataahmohamed3000
    @abdifataahmohamed3000 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cagmadhige caqliga iyo garadhada Alle haku barakeyo runtii waxa tahay oday soomaaliyeed oo ku dayasho mudan ayaanle wariye adiga waxan kugula dar.daramayaa inaad ku dayato odaygan qiimaha badan
    Mudan maxamed Ahmed xaji waxan kaa codsanayaa anigoo ku hadlaayo codka dhalinta soomaaliyeed inaad xasuustan buug ka qorto Alle waxan weydiisanayaa inaan nolol ku kulano si aad macalin igu noqoto runtii wana ku qancay hadaladada inta ila qabto dhalinyaroy lake ku mujiya wabilahi towfiiq

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u ปีที่แล้ว

    Cagta xaaji khyr allaah haku siiyo

  • @shokriibrahim2353
    @shokriibrahim2353 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagta xaaji waanin xalaalah🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👋👋

  • @ATIVE-y
    @ATIVE-y 3 ปีที่แล้ว

    Professor hanoolaato iyo doctor cagta xaaji guuleysta

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 ปีที่แล้ว +7

    Good analysis of the situation in the failed state in mogadishu I wish they listen to him and follow his advise this is the reality in Somalia until they come together under a tree and open up the wounds ,talk openly and reconcile they should sent a team to Rwanda to learn how they managed the reconciliation system they used after the genocide keep off foreign countries interference

    • @nubianqueen270
      @nubianqueen270 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah runtaa uu ka hadlay.

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal ปีที่แล้ว

    Alle Ha barakeyo waa nin diintu kuweynTahay

  • @Maryamo736
    @Maryamo736 3 ปีที่แล้ว +3

    Sidan oo kale hadi runta looga hadli laha mar hore ayey somalia hagaagi laheyd. Wariye aad u qiima badan. Allah Yaxfadka.

  • @sucdishmuse5067
    @sucdishmuse5067 3 ปีที่แล้ว +11

    Wax hortaa runta uga hadla sidaan ma arag

  • @khadarxaajiyuusuf8454
    @khadarxaajiyuusuf8454 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allaah, Cagmadhige waa aqoonyahan aragti dheer.

  • @abdirashiidahmed9150
    @abdirashiidahmed9150 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haynagu sugo alle ka cabdsiga iyo mid nimada umada somaliyed

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว

    run badanaa cagmadhige maasha allaah afkaaga caano lagu qabay reer magaal hore
    xafiduka allaah

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 ปีที่แล้ว +2

    Cag ma dhige, manshaa Allah soomaali Nadiif ah waayo arag ruug cadaa ah ee ka faa,iidaysta soomaaliyay ,

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allh wllkeey cagta xaaji muslim Dhab ah run sheege

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 inta dambiile la karaameynayo’ dal iyo dad iyo duunyo lama helayo. 100-kiiba 60 Somalia waxaa xukumo dhiigcab dhagarqabayaal; 40ka soo harta’ 25 waa dulmiyaal, 10 waa naftood u shaqestiyaal iyo beenalayaal; 5ta soo harta ayaa nadiif ah lkn ku jira biya ka badan

  • @majidsaid178
    @majidsaid178 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi runta inteey taalaa. Cagmadhige waxaad dadka u sheegtey wax jira iyo wixii jirey dalka.

  • @abdinasirdaud17
    @abdinasirdaud17 3 ปีที่แล้ว

    Alle waxaan ka baryayaa in labadiinaan oday oo kale uu noo soo kor mariyo amin

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cagta xaaji❤❤❤❤❤❤

  • @hirewarsame5992
    @hirewarsame5992 ปีที่แล้ว

    Old is gold look this brain!!!! Mshllh

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle Xuseen zxb hadalku yuusan DooD idinka noqon. Kalla hella hadalka hadduu doono waqtigu hadheeraadee mahadsanidiin.

  • @ssahel7613
    @ssahel7613 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa la yidhi maska madaxaa laga dilaa, Soomaaliyana
    Muqdisho ayaa laga dilay. Nin caqli leh waa fahmayaa nacasna loo sheegi maayo.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagata Xaaji waa uga faaiideeyey khibradiisa umada somaaliyeed ee qabyaaladu la dagtay

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Cagmadhige alle ha ku libaano aduun iyo aqiro.

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed Axmed Xaaji Maxamed Liibaan (Cag-ma -dhige) ''Isku maqanta lagu maqan yahay''. Waa Soomaali.

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wareysigiisa noo badi. Waa wadani nool

  • @ahsanmohammed4617
    @ahsanmohammed4617 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow 4.5 nagasoofuro🤲🤲

  • @ducaysanaddoontiiallaah5920
    @ducaysanaddoontiiallaah5920 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waad mahadsantihiin barnaamijyada noocan ah noosoo badiya please thank you 🙏

  • @abdiganimohamed6692
    @abdiganimohamed6692 3 ปีที่แล้ว

    Cagta haji perfect person continue please

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 ปีที่แล้ว

    Alah cagmadhige run badana somali oo dhan waa aqoonyahan subxanalah

  • @Xasancali2002
    @Xasancali2002 3 ปีที่แล้ว +1

    Cag madhige wax yalo kale ama arimo kale kawareso wayo wax ban ka fa idena ad ubadan shekoyin badan ba qalbigisa ku jira shekoyinkas wax hana maqal shiye adna adbad ugu mahadsantaha sida ad markasta wararka waxtarka leh adnogu so gudbinesid wad sharfantahaye alaha ku sharfo

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว

    Aftahan Cagta xaaji.
    Waa nin Somalia oo Nabad ah ku soo barbaarey , kana soo shaqeeyey