Waraysi Siyaasi Farah Macalim | Waligay Kuma Fikirin Adigoo Nool ayuu Ethiopia Isbadal ka dhici dona

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 300

  • @waliali2101
    @waliali2101 3 ปีที่แล้ว +32

    One of few Real politicians in Somalia 🇸🇴 manshallahi

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl 3 ปีที่แล้ว +25

    Farah Macalim is the only somali politician who speaks the truth may Allah give him a long life

  • @maxamedcali382
    @maxamedcali382 3 ปีที่แล้ว +13

    Dr farax macalin geesi somaliyeed guulayso

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 3 ปีที่แล้ว +10

    Farax macalin aad ayaan u jecelahay waa helyey qaran ee Somaliyeed nooloow walalkeey

  • @nurtaomar6698
    @nurtaomar6698 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha alaah nin karti iyo caqli u saaxiiba hora u soco faarax macalin .cadow alaha kaa qabto adookale soomaali.alaha ku badiyo.👍

  • @mohamedaliomar8377
    @mohamedaliomar8377 3 ปีที่แล้ว +11

    As always H.E. Farah at the forefront in defending the interest of the Somali people. Jazak Allah Khayr, Brother Farah Malim.

  • @hanifanur3468
    @hanifanur3468 3 ปีที่แล้ว +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎖🎖🎖🏅🏅🏅🏅🏅🥇🏅🏅🏅🏵🏵🏵🏵🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
    Farah Macaalin our hero, our leader, our vision
    MashaAllah. Barakallah

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 3 ปีที่แล้ว +6

    Deputy party leader wiper farax malim speak from his hear.guul 👋our beloved leader

  • @maxamedxasan3567
    @maxamedxasan3567 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc aragtida an qabo siyaasi iga si horeeya waxan ka arkay Faarax macalin
    Noolow xad maleh naca an u qabo Tigrey

  • @mohamedsahal5438
    @mohamedsahal5438 3 ปีที่แล้ว +2

    Farah maalim the greatest ever politician in the history of the somali people

    • @mahmedhussen3344
      @mahmedhussen3344 3 ปีที่แล้ว

      faraxd macalin waa hayley ilahay ha ilaaliyo

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 3 ปีที่แล้ว +8

    Kan reer galbeekaa laweyn war reer galbeed awood danbe uma harin faarax baana runta kahadlay

  • @markshawn6967
    @markshawn6967 3 ปีที่แล้ว +12

    This is real history and what is going on.sstv thanks and try other languages too

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว +7

    # 1 fearless Somali politician In East Africa may Allah bless him

  • @jamaccalijamaccali2264
    @jamaccalijamaccali2264 3 ปีที่แล้ว +2

    Labada is wareesanasa midna wa soomali dhaba midna wa tagree dhaba yaa igu raacsan

  • @Bune1963
    @Bune1963 3 ปีที่แล้ว +1

    Honest person in east Africa.

  • @halimoaiynte4227
    @halimoaiynte4227 3 ปีที่แล้ว +6

    Thank you Farah you he did good job.

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +7

    INSHA ALLAAH ALLE MA BADBAADIYO DAALIMIINTA GABRE IYO DABA QOODHIGIISA ALLE MA SOO CELIYO ALOW JABI OO DULEE DIB DAMBANA ALOW HAW SOO CELIN DIB DAMBE AMIIN YAA RABI

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 ปีที่แล้ว +1

    THE LEGEND OF POLTILCAL ANALYSIS
    EAST AFRICA AND AROUND THE WORLD MASHALAAH HES VISION
    HIGH THAN ALOT OF SOMALIAN
    TALK THE TALK THE PAST
    27 YRS EVERYWHERE IN SOMALIA
    OR EVEN EAST AFRICA
    MASHALAAH
    DR FARAX MACALIN. THNKS
    FOR YOUR OPINION POLITICAL
    MES IN EAST AFRICA.

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 3 ปีที่แล้ว +1

    Faarah macalin runbadanaa ilaahay haku xiftiyo
    Nin rageed ilaahay hanagu badiyo adiga oo kale Mashaa alaah

  • @abdulkadirabdi6601
    @abdulkadirabdi6601 3 ปีที่แล้ว +13

    Faarax macalin Geesi Geesi dhalay nooloow waligaa cimrigaaga allaha raajiyo Waa soomaali dhab ah asaga iyo jaamac galad waa labo kala fog Tigree iyo soomali ayay kalayihiin

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban7035 3 ปีที่แล้ว +1

    Only somali hero

  • @halimomahmoud5612
    @halimomahmoud5612 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah geese geese dhalay waadani guuleso farax macalin

  • @fartuunj6426
    @fartuunj6426 3 ปีที่แล้ว +2

    farah macalin nimankaan ku wareesanaayo waa haraagii tigreyga ciyaalkii gabre

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 3 ปีที่แล้ว +4

    SSTV maanta waxay mudanyihiin ,subscription ,like,iyo share in loo saaro. Wareysiga MUDANE FARAX MACALLIN DARTIIS.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkk wey raali geliyen farax macalin sidaa ayaa loobahan yahay marka lagaa adkaado inaa raali gelin bixisaan Sstv mahadsanidiin

  • @sulubsigale742
    @sulubsigale742 3 ปีที่แล้ว

    Mudane Farah spoke the truth the last few minutes

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 3 ปีที่แล้ว +2

    *Faarax Macalin* warbixino & talooyin👍💙👍🇰🇪💙🇸🇴. Wareysi *Nuur* wariye fiican baad tahay *Jawaabta waad sugtaa & qofka waqti baad* siisaa. Somalis @ EastAfrica #50M, waqtigii sida dad tiro loo cabto, waa dhamaatey, Africans wax halala qabsado🇸🇴💙🇪🇹🇩🇯🇰🇪💙🇸🇴🇪🇷🇸🇩🇸🇸🇺🇬🇹🇿🌿🌿💙💙💙🌿maashaAlaah🌿 🇻🇳Free Independent *Republic Tigrey🇻🇳Afar* 🇦🇷markaas *Somalis PM Ethiopia* 🇪🇹wey u fududaan lagana mashquulin.

  • @sahramohamed9704
    @sahramohamed9704 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow caqliga iyo aqoonta usiyaadi Farax Macalin cimridheer iyo caafimaad na sii madaxda somaliyeedna caqli giisaoo kale sii. Masha Allah

  • @ashamahdi8952
    @ashamahdi8952 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Waraysi wacan! Faarax Macalin Ilaah cimrigaaga ha dheereeyo caafimaadna hakuugu daro. Amiin amiin amiin.
    Weriye Nuur Khayir Allahaku siiyo.

  • @bilehassan1115
    @bilehassan1115 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you for this interview

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaahuuu
    Farah macalin
    Waa gumeysta lanool
    Somalina wanaga umahayo
    Waa calooshi u shaqeeya
    Duli ah

    • @farhiyahassan9229
      @farhiyahassan9229 3 ปีที่แล้ว +1

      Duuli waxa ah midka jel ogadenia sameye iyo midka xamar qaraxa kuwada farax waligi qof muslim ah dib umusan gesanin e lasoco yah isjir

  • @mysalah06
    @mysalah06 3 ปีที่แล้ว +3

    If talk can make anyone strong, Somalia will be the strongest nation in the world.

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว

      Hahaha i know right?? How loooooooong are we talking seriously?

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      LMFAO

    • @puntlandforce6383
      @puntlandforce6383 3 ปีที่แล้ว

      Somalia will be a strong government mark word if we implement federalism and strong Army in the years to come.

  • @swimwiththedolphins
    @swimwiththedolphins 3 ปีที่แล้ว

    Sstv thank you 🇸🇴💯☪️

  • @Namer887
    @Namer887 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @Bune1963
    @Bune1963 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr English please, ka baro siyaasada iyo taariikhda brother Farah Macalin.

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +10

    Ninkani libaax ayuu ahaa lkn hadda wuxuu noqday 000.

  • @faisalmohamed6
    @faisalmohamed6 3 ปีที่แล้ว

    Farah mwalim is historian and politician

  • @aliabdullahi6329
    @aliabdullahi6329 3 ปีที่แล้ว +2

    good job sstv, keep going..

  • @abdallasalim795
    @abdallasalim795 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ninkani waa meel madhan. Af miishaarnimo waxaan ahayn kuma hadhin. Idina sharaf kuma helaysaan. Kenya ayuu ku soo fashilmay. Maxa uga Shan toban Ah Somalida kale Iyo Ethiopia.

    • @adama2988
      @adama2988 3 ปีที่แล้ว +1

      Adigu ma adoontii wuxuushta tigreegu bahdileen baad tahay? War asaayda TPLF is ka dhig wey dhinteene

  • @ibrahimjamac236
    @ibrahimjamac236 3 ปีที่แล้ว +4

    Farax macalin waa muwadan somaliyed mudo badan ayaan lasocday fakarkiisa wuxu rabaa 5 somaliyed alaah hagarab galo

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +10

    Farah malim wa nin mel dher wax kafiriyo masha allah

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 3 ปีที่แล้ว

      waa tuug an laheyn wax somalinimo kuna fana kenyan inuu yahay

  • @markshawn6967
    @markshawn6967 3 ปีที่แล้ว +3

    Is Abiy Ahmaro? Please! SSTV ask him this question

    • @bilehassan1115
      @bilehassan1115 3 ปีที่แล้ว

      Love you
      Thank you
      For this interview
      Learning is a key of success

  • @dhiskaable
    @dhiskaable 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi aad baan ugu riyaaqay wareesigan waa saacad si fiican iga baxday

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah farah mucalim wadani daacad ah aqoonyahan siyasi somalinimo ka go'an tahay qabiil an aqoon asago ah kiniyati ayu ka wadanisan yahay kuwa somalia u dhashey e dabadhilifka kiniya ah caqliga , cilmiga & cimriga Rabbi ha u barakeyo. Our heroe farah macalin congratulations.

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow khatumada khayr noogu khatim 🤲

    • @aadanabuukar5358
      @aadanabuukar5358 3 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin aamiin

    • @AhmedNurXaafid
      @AhmedNurXaafid 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin adr farah god bay kaga dhacday khaatumadu

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir5022 3 ปีที่แล้ว +4

    Siyaasi aan ganban oo taxliil wanaagsan. Allaha ku dhowro.

  • @MTLTRISTAN
    @MTLTRISTAN 3 ปีที่แล้ว

    Farah Macalim, aqoon yahan Somalinimadu ku dheertahay, Fariid. Ilaahow Somalia sii kumanaan isagoo kale ah.

  • @bashirguleid1174
    @bashirguleid1174 3 ปีที่แล้ว +2

    Noolow Faarah Macallin Dawaara. M Nuur raalli-galin buu ka bixiyey wararkii dhinaca ka rarnaa ee Saaxiibkii Jama-Tegree soo abuuri jiray. Runtiina ay ku waayeen saaxiibbo badan oo ay lahaayeen. Sababtoo ah dadka been looma sheegi karo at this time. Markaa Jama-Tegree baan sugaynaa raalli-galintiisa isagoo sababaynaaya waxa ku kallifay.

  • @Afdheer_media
    @Afdheer_media 3 ปีที่แล้ว +2

    Faarah waa siyaasi wayn oo geeska Africa aad oogu dhuun duleela

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +2

    (((( TUKE GABRE BUU U OOYAYAAN GALADO IYO AXAD KAAN WARIYE KU SHEEG INSHA ALLAAH MA SOI NOQONAYAAN ALLE IDANKIIS WAR ORAD AAD GEBRE OIHITA DAAYE YAAHUU GABRUU WALI U CABAADAYAA DOQON DULI DABA QIIDHI CAQLI LAAWE RUNTA IYO XAQAA SHAQAYNAYA INSHA ALLAA GUUL INSHA ALLAA DAALIMIINTA GABALKOODI WAA DHACAY ALLAA RUDAY GUUL INTA LA DULMINAYOI DHAN AMIIN YAA RABI AMIIN

  • @iimaanabdullaahi849
    @iimaanabdullaahi849 3 ปีที่แล้ว +2

    Farah Macallim kuwaan Standardkasga ma aha, dad siyaasad iyo waxaad ka hadlayso garan kara ma aha, saxaafaddda keliya ayey iska jecel yihiin wax aqoon ahna ma laha., waa dameeri dhaan raacday.

  • @libanmedialink26
    @libanmedialink26 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah geiga Somali Farah maclin nolow guuul

  • @essaissack1425
    @essaissack1425 3 ปีที่แล้ว +1

    Too much advert in the video!! It's boring.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

    Tigreega waa ka goyaa ethopia addunkana ka jarayaa

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 3 ปีที่แล้ว

    Faarax macalin, Somali people's president !!!

  • @ahmedqannisomalia8132
    @ahmedqannisomalia8132 3 ปีที่แล้ว

    Faarah macalin big respect

  • @ahmedfarah2182
    @ahmedfarah2182 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa caloshisa u sheqayste benwasa qabyaladaysta kenyana

  • @abdurahmanhussein3254
    @abdurahmanhussein3254 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaan kadib waan ixtiraamayaa Mudane Faarax macalin falaqeeyntiisa arrimaha geeska gaar ahaan dhanka Ethiopia iyo Kenya laakiin dhanka Soomaaliya waa uu ku fashilmay taakeeridkii Farmaajo iyo in uu Fagaaraha si in dho la aan ah ug difaaco malaha wuxuu ku bedeshay baan filayaa in gabashiisa shaqo la taliye laga siiyo Villada
    Waan ka xumahay inuu saas u fikiro
    Mahadsanidiin SsTv

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa xoolo ina faramaajo

    • @abyanabyan1
      @abyanabyan1 3 ปีที่แล้ว

      Kuukuuyo Iyo Tplf Dabcan Ma Jecla Farmaajo Iyo Faarax Macalin

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa ninkan ku tilmaa marjaca siyaasada qoomiyada soomaaalida (cilmi fog ,waayo arragnimo iyo furfurnaan shaqsiyadeed Alle cimrigaaga ha dheereeyo.

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +2

    (((( FAARAXO ALLAHA NOI KAA XAFIDO AMIINYAA RABI YAA ALLAH AMIIN GEESI AAN CIDNA AAN OGA HIBAYSAN ARAGTIDIISA NADIIFTA AH GUUL IYO GOBANIMO UMADEEN SOMALIYA

  • @tabxade3547
    @tabxade3547 3 ปีที่แล้ว +2

    Faarax macalin waxbadan oo xaqiiq ah ayuu kawaramyaa qaybna waa khalday ee hasaxo

    • @calimaxamed111
      @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว

      Faarax waxba ma oga sababtoo ah rabitaankiisa ayuu ka hadlayaa!!!
      tankale haddii aan soomaali nahay itoobiyaan oo dhan cadow xun ayuu noo yahay oo itoobiyaan is xasuuqaya waan ku farax sanahay kkkkk.
      marka nin itoobiya ammaanaya waxa uu noola mid yahay cadow xun oo jaajuus ah oo calooshiisa u shaqayste ah!!

    • @tabxade3547
      @tabxade3547 3 ปีที่แล้ว

      @@calimaxamed111 sxb waxbadan oo run ah baa jira waxbadana waa been waxaa run ah in tplf samaysatay taariikh aysan lahayn taas been miyaa

    • @calimaxamed111
      @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว

      War anigu taariikhdooda ma rabo itoobiyaan oo dhana ma rabo waxaana aaminsanahay in dhamaan itoobiyaanku cadow xun yihiin.
      alle ha isku jabiyo.
      ani ha ii kala qaad qaadin itoobiyan, ha isku dhamaadaan.
      wax dan ah kama hili itoobiyaan uraya oo huuro badan

  • @burcotogdheer7898
    @burcotogdheer7898 3 ปีที่แล้ว +3

    Caalanka Somalia 🇸🇴 haanolado forever inshallah Somalia will be peaceful 🇸🇴❤️🇩🇯

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 ปีที่แล้ว +1

    Faarah macalin wax ba ma oga allaylehe waad fashilantay ma tihid indheer garad

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA FAHANSIIYO AMIIN

  • @samatarluuqaani3208
    @samatarluuqaani3208 3 ปีที่แล้ว +1

    Intuu leeeyahay somali Kenyan baan ahay wllhi inaanan dhagaysaneeyn fool xumada
    Soomaali baan ahay
    Sanku neefle ma ogoli
    Inuu iga sarayn karo
    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 hanoolaato

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 ปีที่แล้ว +2

    Arrimaha ethiopia wararka ku saabsan fadlan had iyo goor soo qaata oo ka hadla sstv..waad ku mahadsan tihiin ..

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyey danta guud yaan muran la galin plz ✊🏾👑

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 ปีที่แล้ว +2

    His nothing because is not aware what Abiy Ahmed is planning to do with Somalia after he is finishing Tigray war. I hope the Ethiopian war never ends. Somalia is safe so long Ethiopia is in civil war. 🇸🇴🇸🇴💪💪

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 3 ปีที่แล้ว

      Subhanallah, why are you wishing a continuous war on our neighbor country? Why all this hate? Maxaad u'habaaraysaa dal dariskeenna ah? Soo ma'ogid beni'aadam adoo kalaa inay yihiin? Itoobiya xilli aan siyaasad isku haynay wey jidhay, berrina waan is'qaban karnaa laakiin waxaanu is'haynay dawlad bay ahayd ee ma'ahan shacabkooda, dagaalna shacabka iyo maatadaa dhibka ugu badani kasoo gaaraa! Marka jooji habaarka iyo nacaybka intaas le'eg ee qalbi la'aantaa?

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      IDIOT

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 3 ปีที่แล้ว

      @@subscribeforgoodluck1806 waxaan kuu walaynaya dilaaliintii guumeysiga, waar heedhe Ethiopia oo idil waxay u arkaan Somali cadowgooga koobad markaa anigu garan maayo siyaasada aan isku haynay Ethiopia. Dagaalka Tigray lagu tirtirayo waxaa ku xigi doona ka soomalida meel kaste oo ay joogtay.lagu ugaadhsan doono .Ethiopia xiita jabuuti bay sheeganaysa. Ethiopia haday burburto soomali way heshiin waayo iyaaga isku diraaya agah !! War ma aragtay alshabaab oo Ethiopia qarxinaysa Ethiopia u sameeysay si somaliya waligeed u dagin..

    • @ahmedqushty1021
      @ahmedqushty1021 3 ปีที่แล้ว

      @@subscribeforgoodluck1806nacladyahay caqliga xun Ethiopian aynu saaxib nahay oo jabkaaga iyo gumaadkaaga ka talin xagaad taariikhda ku aragtay maangabyahaw bilaa damiirka ah! Anigu Europe baan ku dhashay kuna koray waligayna siyaasad iitoobiyan oo an cadow ku ahayn Somali nationalism and nation building ma arag ee adigu have you been living under a fucking rock ?? Anigu iyo kuwa ila midka marka aanu talada wadanka iyo dadkayaga qabano adiga iyo kuwa kula midka ah re-education camps ayan ini galin oo dib taariikhda la inugu Baro wuxuushyahay cadogooda garanaynin

  • @maxamedyuusuf2956
    @maxamedyuusuf2956 3 ปีที่แล้ว

    Well analyzed in contemporary politics of Ethiopia.

  • @ahmedHussein-kb2ii
    @ahmedHussein-kb2ii 3 ปีที่แล้ว +2

    Caawo nin oday Soomaliyeed ayaad moo keenteen

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 ปีที่แล้ว +2

    Faarax macalin waa kabaqaad axmaara si xun ayuuu siyaasada ugu fashilmay

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa doqon been badan wuxuu ku leeyahay tigree waa fulooyin anagoo og in Ethiopia iyo Eritrea iskugu tageen oo ilaa iyo hada la kari laayahy 7 bilood in la burburiyo Tigray. .😱😱

  • @abdallasalim795
    @abdallasalim795 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ilaahay Iyo umadiisa ka xishooda. Waa meel madhan. Af miishaarnimo waxaan kuma hadhin.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 ปีที่แล้ว +1

    Etiobiya badda soomaaliya aya rabtaa inay qaadata

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว +1

    Faarax macalin waa waaya arag somaliyed

  • @bilehassan1115
    @bilehassan1115 3 ปีที่แล้ว +1

    Love

  • @haajiromar5166
    @haajiromar5166 3 ปีที่แล้ว +1

    Farah macalin run geesi wadani ah

  • @amirismail9396
    @amirismail9396 3 ปีที่แล้ว

    One of my best somalian politician farax mucalin

  • @MohamedHassan-bj9kn
    @MohamedHassan-bj9kn 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudane. Kuwa hada lawaregay auaa kadaran. Xabashidi ayaa lawaregau

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa biidhiqaate maha siyaasi maalin waalba uxu ka hadla hugurigiisa halku wax uga helow

  • @qasimboobe1049
    @qasimboobe1049 3 ปีที่แล้ว +1

    Jamac galad masomaiba mase watigre?

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 3 ปีที่แล้ว +3

    Faarax macalin waa la taliyaha farmaajo. axmaaro jacayl waan ka dareemayna

    • @ahmedabdulle6094
      @ahmedabdulle6094 3 ปีที่แล้ว

      cudur farmaajo baa ku haya... Maxaa Farmaajo dooda Jigjiga keenay ??!

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu waa xayawaan weligood muran kama dhamaado..adeer faarax macalim waa ruug caddaa siyaasadeed ..xogta uu ku siinayo ha ka faaiidaystaan somalidu...hadii kale weligaa somaliyeey muran kama baxaysid

  • @abdiweli3099
    @abdiweli3099 3 ปีที่แล้ว

    faarax macalin jir oo joog allow yaa soomaaliya madax weyne kaaga dhiga, waligay iyo allahay iyo ashadunkay maqal iyo muuqaal, iyo male iyo qiyaas maana arag ruux kula mid ah oo kaa runsheeg san, kaa daacadsan, kaa hadal yaqaansan kaa aqoon badan maana arkin, runtii dar ilaahay baan kuu jeclaaday, mar kasta oo aad waraysi dhiibaysana waan ku dhageystaa, jir oo joog, ilaahayna waxaan ka baryayaa in uu soomaali weyn madaxweyne kaaga dhigo waayo waxaa tahay ruux aragti dheer, oo daacadnimo iyo aqoon ku darsaday, alle haku xafido,
    faarax macalinoow soomaali oodhan waa kuu geedaa, sidaad u hadashana waligay maana arkin ruux soomaali ah oo sidaas uhadla ama geesi u ah, alle haku xafido, nin yohow muqdisho tag dalkaan baa kuu baahan garabkaaga baan taaganahay, guul baan kuu rajeynayaa mr faarax malin sharaf iyo karaamo baad leedahay you are true legend, we love you forever mr

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 3 ปีที่แล้ว +1

    siyaasigi ugu waynaa uodenka ayaa maanta mesha keentay

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +1

    GUUL F MACALIN GUUL IYO G

  • @isaaqadowabdirahman2787
    @isaaqadowabdirahman2787 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaahu sheydan batahay af ku dhiigle ah adaba jajus ah ya wax ushegi

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 ปีที่แล้ว +1

    TPLF haday saaxiibkaa Xaar Maajo god biyo ugu shubayaan. Dhulkoodii oo dhan way qabsadeen, waxba ma oga wadaadkani.

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow Faaraxow khayr iyo barako iyo nicma aadan filayn ku sii, sababtoo ah barnaamijka daqiiqadihii ugu horreeyay oo aan furayba waxaan arkay sidaad u necbayd una neceb tahay nacaladdii lagu magacaabi jiray TIGREE ee Ilaahay udbaha u siibay, walaahi baanan waqti u haynin inaan dhammaysto daawashada barnaamijka ee waxaan comment-gan soo qoray daqiiqaddii 07:39 markay maraysay, waa daqiiqaddii 7aad, oo aan is celin kari waayay markaad sheegtay sida Ilaahay subxaana-qaadirka ah u burburiyay cadowgii taariikhiga ahaa ee ummadda Soomaaliyeed ahaa sababta ugu wayn ee dhigay Soomaalidu meeshay maanta joogaan oo midnimo la’aan iyo iskudirid iyo hub-soo-siin ahaa oo Soomaalida isku janinayay, guulayso Faaraxow, sidii ay ahaayeen baad u sheegtay balaayadii foosha xumayd ee doofisha lahayd ee dalkayaga iyo dadkayaga masiibada ku ahayd, farxad baan la dayoobay markaan xusuusto sida Ilaahay u jabiyay

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 ปีที่แล้ว +3

    Geesigeena soo dhawoow aad baan kuu jeclahay Faarax Soomaali 🤲🏾🇸🇴💕🌹🍀🤲🏾🇸🇴💕🤲🏾 masha allah

  • @xdadi8559
    @xdadi8559 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaaliyal ninkan siiyaasii maa ahaa aa. Joog dhex meeshadaa kenya. Wax kaale. Umaa arkiin in uu dhaleeceeyo. Amaa uu yaasoo qoomiyaad dhan oo lex xun iyo samaan’. Anigu waxaan uu arkaa doqon. Diibii oo ciiyee!!

  • @khayrsheegmedia4311
    @khayrsheegmedia4311 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallee waa cajiib wallaahi. Faaraxoo nimanka aad u sheekaynaysid ogow waa kuwa aad ka sheekaykeeynaysid ee yaan jaadka lagugu sumaynin afka Soomaaliga waa lawadaagaa laakiin waa lakala yahay ee yuu kusirin af Soomaaliga ee iska ilaali. Aniga ahaan Soomaali Ethiopia iyo Ethiopia waa isku mid. Idaacadaan maaha mid wadaniyad Soomaali ka shaqaysa ee hafardi bixin ee is qabo oo wax iskula har.

  • @soomaaliya7851
    @soomaaliya7851 3 ปีที่แล้ว +10

    Siyaasadii waa lagu kala adkaaday hadaad faarax macalin raaligelin siiseen radio tplf .GUUL N&N باذن الله الكريم

  • @abyanabyan1
    @abyanabyan1 3 ปีที่แล้ว +2

    Biyaha Ethiopia Ayaa Iska Leh.Waa In Lagu Taageeraa Biyo Xidheenka.Qasab Laguma Laha .Waa In Wax Walba Nabad Lagu Raadiyaa.

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 3 ปีที่แล้ว

      Haye dhulka somalida ay xooga ku haysatana waa in lagu taagera

    • @abyanabyan1
      @abyanabyan1 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadljama4578 Somali Baad U Taalaa .Laakiin Carabi Nabsi Baay Naga Gashay .Ma Ilaawino 1977.
      Carabi Waligeed Waxaay La Socotay Ethiopia 🇪🇹 .Adeer Taariikhda Dib U Raac

  • @abdulkadirabdi6601
    @abdulkadirabdi6601 3 ปีที่แล้ว

    Thanks brother Faarax macalin

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 ปีที่แล้ว

    Waanin culus Faarax macalin

  • @cabdiraxmaanxassan9287
    @cabdiraxmaanxassan9287 3 ปีที่แล้ว +2

    lakiin waa qabyaaladiiste aan geed ku gaban

    • @sakariamohamed2323
      @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว

      Do you have Proof for your claim cabdiraxmaan? That Farrah is Tribalist ?

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaway khabiir farah macalin xaggee wax marayaan, beentay baad moodeyseen, farah macalin jooji siyaasad musaaracada gal halkaa boos baa kaaga banaane

  • @abdullahifarah3057
    @abdullahifarah3057 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur tigree daba qoodhi

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 ปีที่แล้ว

    His assessment was off the limit. Taariikh qaldan ayuu akhristay Farah. Ethiopia jiritaankeeda ayaa dulmi ku dhisan.