Waraysi Faisal Rooble | Xukunkii Abiy Ahmed ee Ethiopia waxuu galay Laba Cadow dhexdood.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2021
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: SSTV2/?modal...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 182

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 3 ปีที่แล้ว +12

    Wareysi aan dhageysto kii iigu faa'iidada badnaa inuu yahay bn u qaatay Nuuroow wariye asal ahbaad tahay Balse Faysal Rooble aqoon badan baa iigu dhimaneyd in kasta oo aan wakhti dheer wareysiyo uu bixiyay iyo pages kiisaba la socday, Laakiin waxaan kusoo koobayaa ilaahow Faysalow Cimriga kuu barakee oo ayaamo kuu daa umada Soomaliyeed . wadani aqoon badan oo waayo arag ah weeye Faysal Cabdi Rooble

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +2

      Walee intaan wax garad Somali arkayey nin Faisal Roble sida uu somali ugu doodo oo kale ma arag , waxan xasuustaa shir caalami ah oo uu ka qayb galay oo ay u badnaayeen aqoon yahano cadana buu ka dhex yidhi " Geeska afrika nabad heli maayo , ilaa xaqooda la siiyo SomaliGalbeed" .. kaba sii fiicane waa nin aan marnaba ka biqin xukunka ka jira Ethiopia .. runtana u sheega MARKA waa aqoon yahanada tirada yar ee markasta ay ku weyn tahay Somalinimadu

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh Umal Waa Daaci, Rabi Ha Barakeeyo,
    balse Fudeeyd,

  • @sultanyusuf2755
    @sultanyusuf2755 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Alah! Wareysi fiican aad iyo aad uga helay ❤️

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi Waa Waraysi aad U Quimo badan Dhamaantiina Wan dhagaystay Mnshllh Nur mohamed adiga iyo Aqoonyahay Faysal Rooble alle Ha idin barakeeyo

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshalah great Knowledge brother

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 3 ปีที่แล้ว

    wareysi aad iyo aad u qiimo badan Aqoon yahan somali gob ah Faysal cabdi rooble Ilaahay ha kaa jasaai siiyo wareysiga qiimaha badan kuwii ka faaiidaystana ilaahay hanaga dhigo,ilaahayna dhamaanteenba cimriga barakeeyo,Aamiin.

  • @mohamudweli9216
    @mohamudweli9216 3 ปีที่แล้ว +4

    Sstv thanks you're programs of nowadays are very attractive and constructive

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 3 ปีที่แล้ว +1

    Why is professor rooble is he advisor to somali Somali galbeed he is really wise man I agree everything he said

  • @cabdulahisoomaali789
    @cabdulahisoomaali789 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan faysal rooble hadalkiisa wax badan baa iiga baxay waana nin xog ogaal ah,
    Nuur waan kuu mahadcelinayaa inkastoo aan jeclaan lahaa arrimaha somalia inteeda kalena in aad wax ka weydiiso aqoonyahanka,
    Wareysiyada aad la yeelaneyso aqoonyahanada wax galka ah waa mid muhiim u ah dadka soomaaliyeed si gaar ah dhalinyarada sideeyda oo kale hammiga siyaasadeed leh ee doonayo in ay wax baddalaan,
    Mahadsanid

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 ปีที่แล้ว +2

    Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare

  • @abdikarimmahdi7892
    @abdikarimmahdi7892 3 ปีที่แล้ว +4

    Faysal waa Geesi aan hadalka kagaban

  • @abdullahisuleiman7943
    @abdullahisuleiman7943 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah clearly shows the prof conspicuous knowledge. May Allah grant you long life. AMIN

    • @calimaxamed111
      @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว

      Haddii uu aqoon leeyahay muuna diideen in diinta laysku xukumo sababtoo ah ma jiro xal aana ahayn in diinta layku dhaqo!

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 3 ปีที่แล้ว +3

    *Faysal Rooble* 👍wareysi fiican👍Nuur👍mahadsanid.🇻🇳 *Tigrey🇻🇳iney goosato, Somali & Afar bay jidka u fureysaa*

  • @pamelabluesky850
    @pamelabluesky850 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah. Dammiir qaranimo iyo midnimada somaaliyeed ee geeska ee ku jirta faycal Allah hogaamiyiin teena tuso.

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Nuurow
    Aqoonyahankan aad baan uga helay wareysigiisa laakiin aaway umadi ka faa iidaysa lahayd baabili maanta iigu horeysa in waxaan afsoomali ahayn looga hadli jiray meelo kaloo badana wey jiraan
    Waxaan kaloo ugu mad naqayaa mar 2 aad iyo mar 3 aad ba sida uu sheeqena sharafta leh uga aamusay waa inta kaliya ee umada soomaaliyed laga layahay isu tanaazula
    Aad baan u salamayaa waxaanan jeclaan lahaa inaad noo badiso wareysiyafa thanks nuur

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว +3

    Guul,guul,S,Stv

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 3 ปีที่แล้ว +5

    He is not a proffesor. He is a profesional and a manager.

    • @maanodaahir5416
      @maanodaahir5416 3 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Yussuf.
      These unprofessional semi illiterate journalists are notorious for misusing the professor. Faysal Abdi Rooble is not a professor.

  • @mohamudweli9216
    @mohamudweli9216 3 ปีที่แล้ว +2

    Faisal Rooble waxaan u Arkaa nin hadii laraac Afkaartiisa Anficilahaa dhamaan umada soomaaliyeed

  • @gibrildalaisac9980
    @gibrildalaisac9980 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa dadka ugu aqoonta iyo caqliga badan soomaali

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allah Nuur maan waxaad wareysi caaqibo leh Adeer Aqoonyahan sare Faysal Abdi Rooble 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Allah Ku sharfo hadii aad sharaftey Culumada.

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow yaa 1000 (kun ) Feysal Rooble Soomali usoo saara: rug cadaa tol & garab waayey dheh!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      nur 3 dheh saddex ba ainagu filan inag hadeynu nahey somali ma lihin argti fog arintaa in cilmi aahn loo baadho waaye somalida inata kale dadka kaam liidato lakiin dad mel wax fog wax ka arkaa ma jiro ama inaga a dilnbaa baan filyaa

    • @nurahmed6712
      @nurahmed6712 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 waa runtaa .waxaa loo baahan yahay in labaaro waxa asaageena ugu gacmo hoorsano ugu kala dhuumano si uun wax nooga dhigaan anagoo xaqeenii aynu lahayn oo kow katahay aayo ka talinteena (self-determinations) laba soo hadal qaadi karin!

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 3 ปีที่แล้ว +3

    Faysal. Warkiisu.
    Waa. Nin. Hadalo. Cadcad
    Waxbana. Lama. Gabado

  • @HassanMohamed-rx2ku
    @HassanMohamed-rx2ku 3 ปีที่แล้ว

    Goood

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +5

    Kaniisadda Ruushka ayeey isku hallaynayaan Amxaaro markaa waa in Itiipiya lakaladiro si aanu Ruushku usoobeegsan kaniisadda Orthodoxka

  • @mohamudweli9216
    @mohamudweli9216 3 ปีที่แล้ว +1

    Noor waad mahadsantahay

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi2880 3 ปีที่แล้ว +4

    Hada sifican sameyse in Faisal Roble .Markaley farax call box hano keenin.

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 3 ปีที่แล้ว +6

    Dr Faysal waa ruugcadaa waxbadan og waa ku madsanyahay siduu wax noogu iftiinshay

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +5

    Prof faysal waan salaamayaa muuqaalkan niyad kabasho ayaan ka helay,cadow kuma arko, adna nuuroow mhdsanid.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan saaxiib kunahay 1 difaaca guud ahaan Soomaali nimada iyo Gaar ahaan Jubaland 👍👍laakiin waxaa sal uah difaca Jubaland in dawlada Soomaaliyeed lala shaqeeyo

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida halkan faalooyinka ku soo qoray in badan oo aan fahmin ujeedada hadalka ninkan ayaa badan Qoomiyada Soomaaliweyn ee geeskan Afrika ayuu ka hadlayaa Mustaqbalkooda iyo badbaadada dhulkooda iyo inaynu noqono dad ku baraarugsan waxa hareeraha ka dhacaya.Soomaaliland iyo Soomaaliyaba Tabcaan waan nahay xaga dhaqaalaha weeye meeshuu ka hadlayaa iska daaya qabyaalada hadalka

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +2

    FAYSAL ROOBLE WAXUU KU JIRAA DAD FARO KU TIRISKA SOMALIDA LEEDAHAY LAAKIN SOMALIDA KAMA FAAIDEEYSATO AAD BAAN UU DHAGEYSTA TAXLIILKIISA SALAAAN FROM HARGEYSA

  • @yaasinmaxamud8930
    @yaasinmaxamud8930 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland oo daciif ah ayaa doorasho qabsaday halkuu ku bogaadin lahaa hadalkii suna halkuu ku socota waa la fahmayaa iidoor iska daayoo Olf waxeeda ha hagaajisato

  • @abdalleahmed8238
    @abdalleahmed8238 3 ปีที่แล้ว

    Strategic politician weyan fasial rooble

  • @aliisak7929
    @aliisak7929 3 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahan wax badan og iga dhe dr faysal roble

  • @mohamudweli9216
    @mohamudweli9216 3 ปีที่แล้ว

    SSTV waan ubaahanay inaad dadkaleh Aragtida wanaagsan ee kamadaxbanaan masloxooyinkooda gaarka Ah

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 3 ปีที่แล้ว +3

    Rooble noolow

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

    Nasiib darrada Soomaali meel kasta oo ay joogto ku dhacday qofkasta oo xukun qabta inuu xilka sii haysto isaga iyo koox ay isku reer yihiin ayuu ka fakaraa Kuna dadaalaa lkn hadaf dal iyo ummadeed midna ma laha

  • @amiinahmednoor9575
    @amiinahmednoor9575 3 ปีที่แล้ว

    Waaa xaqiiqo itoobiya way qasan

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 3 ปีที่แล้ว

    Faysalow taariikh Islaami ah oo Somaliyed oo aad ka warrantay laguguma qabsan ee runta sheeg, oo kelmeddii aad tidhi ee ahayd: Diin ba ku dhaqmaynaa " I would say no".

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +2

    Urbanization of Somali state will defend the land and the people. Nomadic lifestyle will ruin you

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว +1

    WHO s faisal roble first ????

  • @xaajicabdixaajicabdiraxmaa7122
    @xaajicabdixaajicabdiraxmaa7122 3 ปีที่แล้ว +2

    Macatab ayuu maraykanku u xidhay

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 3 ปีที่แล้ว

    yes i will say No

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +2

    Kacaan xagga maskaxda ah ayaa isbedel horumar leh keenikara. Xagga fikirka aan iskabadalno

  • @user-un1gx1xs2f
    @user-un1gx1xs2f 3 ปีที่แล้ว +1

    Fataal.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +1

    TPLF SOMALIDA 1000 SANADOOD BEEY DIB UU DHIGTAY AAAD BAAN UGU FARXAY DHIBKA KU DHACAY 300 KUN SOMALI BEEY DILEEN SOMALI AH

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 3 ปีที่แล้ว +4

    Faisal inta uu qaadan fakirka gaalada oo ah dacaayadda islaamka ay ka fidiyaan waxaa fiicnayd in diinta slaam uu daraasad fiican ku soo sameeyo .

  • @abdikarimmahdi7892
    @abdikarimmahdi7892 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa codkar.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobanimo

  • @cycyare5649
    @cycyare5649 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland oo tacbaan ah kuyeee🤣🤣🤣🤣

    • @user-xr5jf9tm1h
      @user-xr5jf9tm1h 3 ปีที่แล้ว

      Marka ma mareekanka ayeey tartan Kula jirtaa
      Cuman oo lacagtiisa a wood leedahay aa tacbaan ah
      Dowladaha khaliijka oo dhan waa Wada tacbaan
      Somaliland oo miisaaniyad fiican leheen oo aqoonsi helin
      Maxaa la dhihi karaa
      Tacbaan Marka lagu dhaho adigoo tacbaan ah hadaa diido waligaa bartaas ayaad fadhinee
      Nin cudur qabo hadii oo inkiro asigaa ku dhib qabo

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว

    Ku : Faysal Roople, Somaliland waa dawlad yar oo daciifa waa aflagaado iyo meel ka dhac,

  • @mohamedahmedfarah2258
    @mohamedahmedfarah2258 3 ปีที่แล้ว

    Faysal madaxaad iisaran tahay!

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 ปีที่แล้ว

    Ku soo dhawaada chanelkeyga cusub. Waxyaabo mihiima baan uga hadlaaye.

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 3 ปีที่แล้ว

    yes i say no

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 ปีที่แล้ว +2

    Noolow Faysal

  • @nanacyuu5172
    @nanacyuu5172 3 ปีที่แล้ว

    Somalida waa loo heshiiyey in la barakiciyo fiiri Abi Axmad

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuur wareysiyada Faysal Abdi Rooble waxaa ka muuqda aqoon badan iyo xogogaal nimo badan marka wareysiyadiisa badi👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +5

    War oromo taageera si aad qowmiyadda labaad ee waxlaqaybsata unoqotaan

  • @nanacyuu5172
    @nanacyuu5172 3 ปีที่แล้ว

    Waryaahee

  • @seynabmahdi6690
    @seynabmahdi6690 3 ปีที่แล้ว +3

    Fayisal. Waa. Aqoonyahan. Soomaali. Baxbadaan. Bu. Noo. Iftimiyay. Waana. Xaqiiqa Arimaha U. Kahadlayii Aadbuu. U Mahadsanyahay. Allaaha. Xafiido. Aqoonyahan. Fayisal

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 3 ปีที่แล้ว +1

    kani caadimaaha kitaabkaad lahayd layskuma xukumikaro cajaladihiibaa lahayaaa

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

      clib la jar jaray ha sheegin , wuu cadeeyey in uu yidhi dagaal kasta oo somali qaado diinta ayaa u sal ah . laakin waxan diiday kuwa is qarxiya , Taas Somali oo dhan baa diidan , bal qaraxyada Socda ilaa maanta Muqdisho kuwas buu yidhi maya NO NO .. MARKA ADIGU wax uu sharxay been ha ka sheegin , hadana iyo horeyba wuu u sharxay .. Marka aqoon yahanku wuu ka hadlay arinkas hadana wuu ka hadlay

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa kugu yidhi waa cabdi kombe shiikh dahir

  • @muxumedcabdiwali524
    @muxumedcabdiwali524 3 ปีที่แล้ว

    Warcusub

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 3 ปีที่แล้ว +2

    Xagge dowlad islaami ah ka jirtaa adduunkan ???

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 ปีที่แล้ว

    Somalida Ethiopia waa dad aan waxba la socon waxayna kujiraan gumaysi lk waa isma og

  • @yuusufbaxar8804
    @yuusufbaxar8804 3 ปีที่แล้ว

    Aac

  • @mundule_cade0fficial387
    @mundule_cade0fficial387 3 ปีที่แล้ว

    ↘️

  • @faysalali2485
    @faysalali2485 3 ปีที่แล้ว +1

    maxaad uga hadli wayden afduubka soomalida nairobi mise idinkaba lafahina u cabsanaya?

  • @frank099100
    @frank099100 3 ปีที่แล้ว

    Adeer weriyanimada wax ka barbaro oo si cad u hadlo Mustafe waa cadow ee saa u badheedh maraan dhexdhexaad la noqon baa jira.

  • @tesfayewerede3347
    @tesfayewerede3347 3 ปีที่แล้ว +1

    Amxaara waxaa Rabat waa xukuum Xaile Silas I iYoo Miliiliikh

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 ปีที่แล้ว

    150million???

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Dawlad superpower ah intaysan meesha imaan oo aan dad idinneceb laydiin dhiibin go'aan gaara, musyaqbalka fogna kuxisaabtama

  • @xaajicabdullaahi5790
    @xaajicabdullaahi5790 3 ปีที่แล้ว

    Gobalka City ka mid ma ahin miyaa haday tahay haa maxaad wareysiga ugu soo qaadi weyseen?

  • @3rdworld368
    @3rdworld368 3 ปีที่แล้ว +6

    Walahi waa dadka farakutiriska ee somaliyed ee waxgaradka ah oo maskaxdoda xurta tahay
    Ninkano kala xilka qabanlahay

  • @calicumar5266
    @calicumar5266 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland oo miskiina tabcaa ao ayuu ninkii ogaadeen yidhi

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax Gibson, Faysal reerka uu yahay waa garab martay

  • @maxali3079
    @maxali3079 3 ปีที่แล้ว

    Mustafe Wuu xanuunsanaya, xabashida black magic cabsiisay.

  • @alihaji653
    @alihaji653 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaa Waa uu gaalobay markii uu yiraahday “Diinta kuma dhaqmayno”

  • @hortigarte7035
    @hortigarte7035 3 ปีที่แล้ว

    Umal
    Waa shuftad
    Burcad diimeed ah

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 ปีที่แล้ว

    War ninkan Allaah u toobad keen dheh. Siyaasad lahyne. Diinta islaamka iyo shareecda aya Geeska Africa lagu xukumaya Gaalada wa lala jihaadaya. Ilaa Yuhuuda Baytal MAQDIS joogta waa LAGU JIHADAYA. ALLAAHU AKBAR

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว

    Guul nuur sxb hadaad wadadii saxaafada aan rabnay wadaa sida ayaanle hanoolaato lkaalinta labaad ayaad ku jirtaa

  • @mostafekahinmostafekahin8871
    @mostafekahinmostafekahin8871 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali iyo urur Qabiileed ka onlf
    Marnaba ma heshiinayaan waayo somali dhaqan qabiiliya ayay ku dhisantahay waana arin bulsho oo somalidu ku dhaqanto
    Bal sheega somali leh anagu waxaan nahay ururka Hawiyaha ururka Dirka ururka reer Diini xaaji ururka jidwaaq ururka fulaan fulaan bal noo sheega reerkan somalinimadii qabiil diciifa ka doortay oo aan waxba somali u taraeyn waxyeelo mooyaane waaar dhaqan xumadan iyo urur qabiileed kaa shaqayn maayso eee onlf iyo somali oo mustafe hogaaminaayo ayaan u tartamaynaayo ha soo ooyina onlf

    • @irshadnor4840
      @irshadnor4840 3 ปีที่แล้ว

      Qabaa ilkan Aad shegayso magacyadooda wadanka waxkumalaha miyaa? Maxaa diidaya inay halganka kaqaybgalaan hadaadse magaca diidantahay maad latimaadid wax badala intaad Eeda lasotaagantahay udagaalan dalkaaga iskadaa cuqdada onlf waxkudarso halganka dalka walaal.

    • @mayo3607
      @mayo3607 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan oo qoraal ah ma waxaa kaa keenay buufisla aad ka qabto xarafka “O” !? Cajiib!
      Bal adoo kaligaa ah , waxaad is weydiisaa sababta Xarafka “E” oo ah Ethiopia aanu kuu dhibayn ee xarafka “ O” kuu dhibayo!
      Isi soo dawee xanuun baa ku hayee

    • @manhajsalafcenter8688
      @manhajsalafcenter8688 3 ปีที่แล้ว

      Waa qaain ninka diidan onlf maxa yeley ayaga aya so halgamey aawey somalida ad sheegeysaan xagey jireen marki la halgamaayey jawasiis ayey ethopia u ahaayeen

    • @ahmedyusufismail2958
      @ahmedyusufismail2958 3 ปีที่แล้ว

      Jigjiga waxaa lawareegay xabashi waayo somalida wax horumar ah kamasamayn karaan waxaad ogaydeen ninkii beer aha qudaarta laha ee lodiiday in uu jigji u in keno
      Hadana dhalinyaro reer jigji ah aye bilaabay in ay tagaa si keneen jigji si aye baahida dadkoodu qabo u daboolan
      Xadashidi
      Waxay diiden in eriboodhka ay rajab geeyan ama ay kaqaadan durawaliintina lagu garaacay 3 maalmood kahor
      Dawladuna wax kama qabanin wa nasiib daro iyo moraaljab

    • @broodabdiduqoow5359
      @broodabdiduqoow5359 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali iyadaa isumuqata war iska celiya oromada iyo xabashida iyo cafarta qabiil baa idin madax maray soomaali afbaad meesh kuhaysaan hadii onlf afkaaga hooyo Kuma aadan hadasheen iskuxishooda waxmatarayaal ayaad tihiin

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 3 ปีที่แล้ว +2

    هل تبت إلى الله

    • @miinkaay
      @miinkaay 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan maqli jirey ' qofkaas hadalku laba shub buu ugu dhacaa' adigu waad dhegaysatey jawaabta uu baxshey balse warku kuguma uusan hakan.

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 ปีที่แล้ว

      May nan maqal meel uu ku toobad keenay

  • @mx112e6
    @mx112e6 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan la yaabay dadka calmaaniyiinta ah markaydiinta duraan oo bulshadu kukacdo maxay sida doqonimada leh wax ugu inkiraan, ma caqliga dadka ayay liidayan horta wa yaabe ? waan qaldamay waana ka toobadkeena aya u dhaantay, waayo dadku luqada wa udhasheen siday kalimaduhu iskugu xirmaan way yaqaaniin, waxa hadda sheegayso iyo sida sua'asha lagu waydiiday waagas (Diin maku dhaqanna?) jawaabtadii ( I will say no) iyo jawaabta aad ka bixisay iskuma dhawa, xitaa isku xuruuf maahan iskada in hadal la googoyay u ahaaye.

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 3 ปีที่แล้ว

    ma yuhuudaad ushaqaynjirtay

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว

    SOMALI SPEAKING IS 27 MILION PPLS aMHARA SPEAKING IS 24 MILION

  • @farxiyoxaaji2046
    @farxiyoxaaji2046 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadda tad aqoonyahan ayaa wareeysataa waa fcn tahay

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ปีที่แล้ว +2

    Aqoonyahan sare uguna dar taxliiliye sare ++××+.

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 3 ปีที่แล้ว

    Maxaan dhaystaa oo hadal laba shubkutagaa
    Rooble waa diinlaawe isdifaacaya
    intawbad lagadalbaweeyo

  • @nanacyuu5172
    @nanacyuu5172 3 ปีที่แล้ว

    Waryaahee miyaadan arkeen in Somaalida ethopia waxaa ku socdo bara kac lagu riixiyo in ay u qaxaan Dhinacaa kenya iyo Somaalia waa siyaasada Abi Ahmad!

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 3 ปีที่แล้ว

    Islaamka ayaa sal uhaaa" maxaa laga jedaa" diintu sal iyo baar ayey ueheed."

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 3 ปีที่แล้ว +1

    Tplf hababado habra qaboyinka cuqubadii ba ku dhacday somlida dds digree done

  • @deathwish1530
    @deathwish1530 3 ปีที่แล้ว

    Gaal amaan malaha
    Aqoonuna waata aad rabiga ku garatid
    Duli

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

    Somalida waa dad wada suufi ah yacni wada fudud hadana waa dad taarikh baarayaal aheyn tusaale su'aasha in la is waydiyaa ah ayaa ah dadyowga ama bulshada soomaaliyeed goormay ubamambaxday in diinta lagu xukumo? Taa macnaheeda waa in diinta in la isku xukumo an la rabin tan labaad sida meadiyaha ku jirta 1960gii dowladii adan cade paarlamaanka u codeeyey in diinta lagu xukumo oo dastuur looga dhigo balse baarlamaanka Somalida Maya ay u codeeysay marka waqtiga la socda mida kale ninkan warkiisa in la jarjaray buu sheegaayaa warkiisa ha idin galo qof walboo magac leh xaasid buu leeyahay waayadaan dambana anaga somali ahaan aduunka kuma mashqulno ee anaga isku mashquulsanee kor halo foofo oo waxdan inoo ah ku mashquulno

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว

    Aga ninku waa gaare. ???

  • @_faatax
    @_faatax 3 ปีที่แล้ว

    𝗡𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗯𝗾𝗮𝗿𝗶 𝗮𝗳𝘁𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆
    𝗳𝗮𝘆𝘀𝗮𝗹 𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗯𝗮𝗮 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan aqoonyahanka rasmiga ah, Somali u aqoonsanahay wuxuu ahaa Abwaanadii horree.
    Wada jamaacadeed sare proffeeyaal hadana xal ma keenan masab jaceyl iyo Kursi iyo Qabyaalad ku dhex milmeen.. Af shiisheeye aqoontu miyaa Allee haw naxariisto Abwaan Cali Suguullee Dun-Carabeed..
    Tirada Qoomiyada Somali waa Ila 18 maylaan.. Ila tahay Aniga..

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqoon badan buu ku hadlay aqoon yahan ku, laakiin waxaan diiday: Somalilandan miskiinada ah ee tacbaanka waad aragtay ku laha markuu doorashada ka hadlaayey. Ma waxay ka tacbaan santay DDS, NFD mise koonfur.
    Somaliland is a shining state on a hill. Daaroodka xataa aqoon yahankoodu waa sida farmaajo xaasidnimo badanaa!!!

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว

      Turk Osman aad baan kuu Salaamayaa Somaliland iyo Konfurta Somaliyaba xaga dhaqaalaha ayay ka liitaan oo wax kastaba bulshadan dibada inaga caawisee mustaqbalkeenii siday rabaan inoogu wada ayuu ka hadlay,iyo siday daacad uga noqdeen in laba doorasho la qabto.Kuma garanayo Cidaad tahay Laakiin qabiilka aad meesha keentay ka jooji.Daarood ama Kilinka ha joogo ama Somaliland wixii Somaliland u soo kordha Daarood waxbuu ku leeyahay dhaqan iyo dheefba.

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว

      Tan kale Isaaq iyo Soomaali oo dhanba Kilinka iyo Itoobiyaba waxayba ku leeyihiin,Waxa halkan lagaga hadlayaana waa Mustaqbalka Qoomiyada Soomaaliwaynta ee Geeska Afrika ku dhaqan iyo sidii loo soo dhicin lahaa xaqa Soomaalida.
      Mida kale Farmaajo waxa wataa ee uu isku halaynayaa Waa Raxanwayn iyo Isaaq ee dagaalka siyaasada loogu kiciyey,ha moodin inuu neceb yahay