Waraysi Haaruun Yuusuf | Sirdoonka Ethiopia waxay I waydiiyeen In Aniga & Abdi Iley Isku reer nahay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 202

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 3 ปีที่แล้ว +7

    I completely agree this gentleman. He is patriotic Somali person and really know how Somali people In Ethiopian can survive.

    • @maxarte5753
      @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes you agree with him because you are happy he was part of the killing, rape and destruction of our people. He says he has no problem with what he did ( Dood kama qabno wixi shalay dhacay) that was what he just said. He says what he and Abdi iley did was right. This is self incrimination by international law definition.

    • @mohamedhadi6291
      @mohamedhadi6291 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxarte5753 sorry, I thought he was younger and was not with the stupid ilay, but if was he is pathetic and dilutional. I didn't know that he was part of the killing somaali people. I don't know why Ugaas mohamud also like the TPLF weird.
      Maybe because he is ilays Ogaden tribe part that was with ilay. We should not divide ourselves by tribe parts and be used as such. We should grow up and use our common sense and sensibility. Educated or not educated we still use tribe as a vehicle to reach some power and oppress people to get pathetic self interest.

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 3 ปีที่แล้ว

      @@maxarte5753 😂🤣😂😂🤣😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂

    • @maxarte5753
      @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +1

      No , he was Minister during Abdi -iley regime. He is a red-blood-handed criminal that should have been taken to a criminal court and publicly punishes for his role in the dead of thousands of innocent Somali civilians .
      time ago.

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh9072 3 ปีที่แล้ว +5

    Mustafe is real somali, and he is promoting somalism, unlike the regime u were part of it.

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 ปีที่แล้ว +1

    Very good and gentleman and particotic

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +2

    He understands Ethiopia real well

    • @khadijaabdi4045
      @khadijaabdi4045 3 ปีที่แล้ว

      He understands 🇪🇹Ethipian.real well

  • @kayzekayzeadan1029
    @kayzekayzeadan1029 3 ปีที่แล้ว +2

    Wasiir haaruun aad iyo aad ayaan fikirkiisa ula qabaa waana sida xaqiiqda runtu ay tahay

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa.qof macquul.ah.wiilkan.warkiisu.

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 3 ปีที่แล้ว +2

    Haaruu waa nin adag

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali state should stand them self it's time and best chance from xabashi you can't trust amxaarada

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 3 ปีที่แล้ว +4

    Cagjar Waa Jaajuuska Uguweyn Ee Xabashida Wakiilka Ugu Ah Dhulka Soomaaliyeed, Carabkaanu Kajari Doona Iinsha Allaah

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 3 ปีที่แล้ว

      Cagjar jaajus ma aha carabna kuma dhacdin ee waxaad sugtaa adiga iyo ileeygii gabdhaha cunayey ee u ooyayay bakhtigii sanaawi waa laydunku soo maqanyahay

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ปีที่แล้ว

    MASHAAS ALAAH BEY LEEDAHAY.

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadad qof fiican tahay, masul kamad noqoteen xukumadii Ilay iyo tigraygii umada somaliyeed xasuuqday. Hadad damiir leedahay, mucarad kumad noqoteennafiska yar iyo xoriyada ay heleen dadkeenu. Shaqo kale raadso wll.

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 3 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣🤣😂😂😂🤣😂😂

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +3

    TPLF mercenary. That is his history.

    • @zemzemyasin1266
      @zemzemyasin1266 3 ปีที่แล้ว

      Pop P m loo

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว +1

      You are fake Somali ... tplf is not the problem.its the Ethiopian state who killings somli for 75 years..... you are trying to divert the crime from Ethiopia state and blame the tplf.no. no. no! it's the Ethiopian military and Defense Force in the security who was committing the war crime Against Humanity to somalis.

    • @khadijaabdi4045
      @khadijaabdi4045 3 ปีที่แล้ว

      TPLF.MERCENARY that is his 👋 history
      Max Arte .Houses ago ❤ zemzem yasin 7house ago .ponpmloo and muslimiinta muslimiinta muslimiinta muslimiinta is the conversation 🙄😑😒👌😐😂🙄😑😒👌😐😂🙄😑😒👌😐😂🙄😑😒👌😐😂🙄😑😒👌😐😂🙄😑😒

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว

      After all abdiley is Somali..... he's our bastard our brother and he will be back in jijiga as free Somali man

    • @maxarte5753
      @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว

      Yes he will be back to face justice against massive human rights violations, rape , killing and torture.

  • @shariifyare4761
    @shariifyare4761 3 ปีที่แล้ว

    Haruun sxp warkaagu wuu cadyahy

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa nin macquula degan inta badan u muuqda nin run sheegaya intuu ka war hayo

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 ปีที่แล้ว

    He should be in this guy

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +1

    Runloow Wiilkan👈

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 3 ปีที่แล้ว +1

    Muzulka Runti Wata waaN wadayne 🙏

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 ปีที่แล้ว +8

    Inay noolaadaan isagiyo cabdi illay ayaaba gaf ku ah umada soomaaliyeed, adeer in siday umada u gali jireen loo galo ayay ahayd walaahi

    • @fatxishugri5284
      @fatxishugri5284 3 ปีที่แล้ว

      Haaruun intuu xilka hayay cidna waxba uma gaysan

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@fatxishugri5284 Laakiin immika haddii la yidhaahdo xil baan ku dhiibaynaa ee wax dhibaatee diyaar buu u yahay ee inaga daaya yarkani waanu ku danbaabaynaaye.

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 3 ปีที่แล้ว +1

      Bal ka wrn adan farax, abdi wasac, axmad shide, maxamed yare, iwm xiligii abdi illay ma malaa'ig ayay ahaayen lknse hada maxay yihiin hada?
      Abdi illay iyo haruun wayba tageenee ?

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +1

    Not only for Ethiopia but PP is actually advocating for Pan- Africa Confederation. So please stop these lies that PP is not open to Confederation in Ethiopia. It is one of the options on the table .

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 3 ปีที่แล้ว +4

    Haaruun waa jaajuuskii TPLF

  • @jackharrop9738
    @jackharrop9738 3 ปีที่แล้ว +1

    Haaruun waa nin daacad ah geesina ah waana run waxa uu sheegay oo dhan.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      Heegadii saqiirtay imaanka alle ha idinku sugo.

  • @nimcohassan8759
    @nimcohassan8759 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan wadabile waa nimanki jelogaden dadka kuleynjiray wayabe waliba marki ladiliwayay budadka sohorfadhisanay indho adaga waxabuyidhi xisbi mucarid bandhisay warmiyu walanyahy waaba lagabaqayaye

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 ปีที่แล้ว +7

    Haarun waa jajuus TPLF ah ee nadhaafi

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว

      And you are spy of Ethiopian government and... PP.
      Ethiopia expired

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว

    Soomaalida iyo oromada waa walaalo

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 3 ปีที่แล้ว

    Abdi maxamed cimar isha beelee

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว

    These guys can cry all their lives in Nairobi streets. Ninkanu wuu ogyahay in Degaanka Somalida u dambiile weyn ka yahay o maxkamadi sugayso.

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว +1

      No you days are numbered you scared running...... Ethiopia doesn't have right to exist.
      It must be dismantled

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ciyaalkii tplf

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan u fahmay Heegadu Waa Guulwadeyaal

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 ปีที่แล้ว +3

    War nadhaafi ninkan TPLF ah 😡😡😡

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว

    Maalintaas ayeey ka xoroobeen
    Xasuuqiii dabadhilifka tigreega
    Waana xusuus muruga leh

  • @yosefseyoum5023
    @yosefseyoum5023 3 ปีที่แล้ว +4

    We are in digital generation everybody knows that Ethiopia can never ever go back and bring past ruling systems. The point in reality is something that doesn't most Ethiopians accept. It is mainly a propoganda used to disintegrate the country. The agenda of viable constitution is pending issue for future democratic National dialogue and consensus. The other point I disagree is, the view that says other ethnic groups have better right than Somalis in the region. Somali Region is currently totally ruled and administered by Somalis. If there is problem Somalis are responsible. It is totally an acceptable to point fingers to other ethnic groups for bad governance and human right violation. But one can not deny that the region is equally with other regions influenced by existing bad political, economic and social systems. The gentleman has gradually made clear where he belongs even if he tried to hide the truth.

    • @maxarte5753
      @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว

      You are correct. These guys crying in Washington DC and in Nairobi are remnants of Abdi-iley and his criminal gang junta. They have no hope in coming back to the Somali Region as they know they will be held accountable for the thousands of people they have killed, raped and destroyed.

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 3 ปีที่แล้ว

      😂🤣😂🤣🤣😂😂😂

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว

      They would be forced to accept or else

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว

      @@maxarte5753 so what's wrong with Abdi Viva Abdi... now it is you who has to run and you days are numbered. fake Somali!

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 3 ปีที่แล้ว +1

    Afsomali ku wada. Sheeg warka wll

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 3 ปีที่แล้ว

    Waaaa la iska geeyay

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 3 ปีที่แล้ว

    Taariikhada qoran yaa qoray, bal sheeg magaca.

  • @awdalwaaye.guleysoo.somali5211
    @awdalwaaye.guleysoo.somali5211 3 ปีที่แล้ว

    Guleysta soomaliyey

  • @deeqabdidahir2100
    @deeqabdidahir2100 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhiigii umada idinsooqabtay

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 3 ปีที่แล้ว +2

    abti runta sheeg ethiopia waanu wadajoognay dimuqraadiyadu tastuur ahaan ayeey iskaqorayd laakiin EPRDF ninkaan ahayn xil uu qabto iskadaaye habeen walba caawa miyaa lagudilayaa mise habeen dambe ayuu kuseexanaayay

  • @mustafeadan5778
    @mustafeadan5778 3 ปีที่แล้ว

    Sheqadu hayey waxay ahayd jajusnimo

  • @farjiyofarxad337
    @farjiyofarxad337 3 ปีที่แล้ว

    Ogaadeen gube and cune 💔💔💔😳😳😳💔💔💔😡😡🤠🤠ina ilay

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 3 ปีที่แล้ว

    Masuul daacda alha noo soo kaacelsho

  • @musabali5031
    @musabali5031 3 ปีที่แล้ว +1

    Idaacadan Sstv Heego ,wareysigood dadka wareysanayaan taageereyaasha Ileey.

  • @hodanworkshop3730
    @hodanworkshop3730 3 ปีที่แล้ว +2

    dadka somalida dhibatada ugu badan nin shaqadoon ah ayaa dalkii oo dhan mucaarad ku noqonaya, waliba hadii uu duminkarayo dalkoo dhan shaqadoon datiis u duminaya.

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว

    Alla Runbadanaa Ninkani Xaqiiq Ayuu Sheegey ONLF Iyadoon Duurka Kujirin Ayuu Mustafe Uhaliilayaa Kuwaas oo Duurka Kujira Muxuu Kusameynlahaa Waa Runtii Waxaa Isbadaley Uun Madaxdii Wadanka Ay Soo Dirsatey Ethiopia ee Maqaarsaarka Ahaa👍

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 ปีที่แล้ว +3

    Wayanihii isku baabi'inayey labada
    Qowmiyadood ee walaalaha ah
    Somali iyo oromo ayeey dabo
    Socotay lana amray abay Ahmed
    Markuu la kulmay somali and oromo
    Community in Minnesota same hall,
    Abay ayaa ka balanqaaday 2 weak
    Inuu kusoo afjarayo.

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 ปีที่แล้ว

    Waa in degdeg kuligood lasoo xirxiraa wasiiraddii xasuuqii jeel ogaadeen ka dhacay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 ปีที่แล้ว +1

    WAAD HAGAAGSANTAHAY .

  • @shukriahmed9095
    @shukriahmed9095 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb cmcsa oo yar bad waraysanaysaa 😂😂😂

  • @Axmed-rh2ng
    @Axmed-rh2ng 3 ปีที่แล้ว +1

    HAARUUN WAXA UU KUTALIYAY KONFADAL TAASANA UGU WANAAGSAN SOMALIDA ITOBIYA .

    • @denbel426
      @denbel426 3 ปีที่แล้ว

      No independent is good for somalis

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda SSTV iyo kawa ay waraysanayaan Jeel- Ogaden cusub haloo sameeyo.

    • @amalomar860
      @amalomar860 3 ปีที่แล้ว

      I gree brother wax jira mahan waa dabadhilifyo

  • @omarpilledahir6189
    @omarpilledahir6189 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudanne wasiir maxaa kuu diidday inaad isticmaasho afkaaga hooyo.?

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 ปีที่แล้ว

    Waa dembiile weyn oo raali ka ahaa xasuuqyadii iyo tacadiyadii kilinka ka dhacay waayo subax kasta waxay ka shiri jireen wixii kasocday kilinka

  • @Dr.Abdirahman1995
    @Dr.Abdirahman1995 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali wali waa la gumeeystaa.

  • @soyananow165
    @soyananow165 3 ปีที่แล้ว

    Afkaartii aad u ku shaqaynaysay haday khalad ahayd ma ka hadli wayday mudane

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

    Soomlida itopiya ilahay uunbaa umaqan

  • @yasinmohamed
    @yasinmohamed 3 ปีที่แล้ว

    ilmo. TPLF rajo muxuu.

  • @mubarikaden962
    @mubarikaden962 3 ปีที่แล้ว

    Ina Cagjar

  • @deeqabdidahir2100
    @deeqabdidahir2100 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxad dukumintiga ugubten

  • @khadarclaahimuxumed4082
    @khadarclaahimuxumed4082 3 ปีที่แล้ว +2

    Doqoni waa tanoo kale. Dhibka ay gaysteen wax la qiyaasi karo maaha, Dadka way xasuuqeen. Nimankani

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 3 ปีที่แล้ว

    Mela sanaawwi adeer dhimey

  • @rashkaamsterdam7663
    @rashkaamsterdam7663 3 ปีที่แล้ว

    Wa iskajedise

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 3 ปีที่แล้ว

    mr Haruun aad buu u hadlay wuxuuna u eegyahay nin dhismaya siyaasaduna u bilaabantaha laakiin:
    1- tan Madaxweynaha uu ka sheegay waa siyaasad, duruufaha uu marayo ay ku kallifaysay.
    2- arrinta "confederal" , horta Europe iyo Afrika marna ha is barbar. dhigin, waliba wax buugta laga akhristo iyo wax Afrika laga hirgalinyo. Gobolku sida kaliya ee uu ku dagayo waa Somalida oo ayatiinkooda gacanta ku qabsata , dhalinyaradu ha iska ilaaliyeen marxalad laga soo gudbay in dib loogu celiyo.
    3- DDS waa in ay is xoojiso oo iyada cudud leh wixii wadahadala ay ka qayb gasho.
    4- ururka ONLF waa inuu cududiisa uu dhisto, maaha in uu Dawladda uu burburiyo laakiin uu ahaado urur "guardian " oo ilaalinaya hadii laga leexdo qadiyada gooni isutaaga in uu soo kaco.

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 ปีที่แล้ว

    Yaa

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 3 ปีที่แล้ว

    Kani afkii tigreega ayuu ku hadlayaa

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @abdirahmanmohamed5430
    @abdirahmanmohamed5430 3 ปีที่แล้ว +3

    Kani waa jaajuus yard oo TPLF daba dhilif u ah

  • @محمد-خ5غ7ه
    @محمد-خ5غ7ه 3 ปีที่แล้ว +1

    CMC qabiilka u ka dhashay ma sidan Ba Loga baqaa. Cayayaanta cuqdadeysan meshan ka qeylinesa badanaa...

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 3 ปีที่แล้ว

    Subxabalah, ma diinbaad u madaxbanaanaydeeb

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waraysigiisa waxaan aad uga heley inta ku saabsan uun guud ahaan Ethiopia iyo waxa laysku haysto, iyo ONLF iyo waxyaabaha ka khaldamay intay soo xaroodeen, wuxuu se aad ugu barriiqday maamulka Somali State inta ku saabsan oo nin jeclaysi iyo aragti shaqsiya iila muuqata.
    Waa mahadsan yahay Nuur Maxamed oo ah weriye aan aad uga helo wararkiisa.

  • @taartog
    @taartog 3 ปีที่แล้ว

    TPLF kuwii taageersanaa weeyaan sida ka muuqata hadakkiisa .

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว

    Waa sodonkii hooga

  • @abdisalamyoussuf6355
    @abdisalamyoussuf6355 3 ปีที่แล้ว

    hadaladiisu way is burinayaan

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 3 ปีที่แล้ว

    Odaygii XILDHIBAANKA KA AHAA
    NOOSOO WARAYSO ODAYGAAS AYAA KUU SHERGAY
    ABIY AHMED IN UU WADO DAN OROMO

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +2

    Confederartion macnaheeda ma yaqaano. Waa jaahil. The EU was and is composed of sovereign independent countries. TPLF Confederation marabto. Akhri qoraalkii ugu dambeeyay e General Tzadqan.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 ปีที่แล้ว

    Somaalida dhulkooda maygoostaan oomaxaysugi iyadaa loobahanyahay waa in ay meesha iskaqaadan

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr. Abiy ninkanu ben buu ka sheegaya. Abiy Axmaaro ma soo wado mana rabo. Sheeka beenaad ayuu la wareegaya. Warkaasu waa been rasmi ah. Abiy Axmaaro wax gaar ah oy wadato ma jirto.
    Wuxuu ka cabanaya su'aalo la weydiiyay. Xiligiisi dadka su'aal lama weydiin jirine waa la dili jiray ama rag iyo dumarba la kufsan jiray. Beenaale weeyaan.

  • @هبهعلىمحمد
    @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi ilay bagaa lariday u baroorta ama daaya ,wax ha qabtee aaway diintii u qaalisanayd sawkii meel kaga soo hadhay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว

    Ninku Maha ogaden.waa darood only.

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 3 ปีที่แล้ว

    Awalba ismaamul maad lahayd marka horeba, meel walba tigrey aya maamulayet.

  • @liibanabdullahi8513
    @liibanabdullahi8513 3 ปีที่แล้ว

    naga dhaaf labo labadiisa

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 3 ปีที่แล้ว +1

    War kan ma nool yahay wali

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 3 ปีที่แล้ว

      tuuk tuuk dhalay oo beenaale ah oo af qadhmuun bal waxa uu sheego eeg caqliga doofaarka ayuu noo sheegayaa

  • @liibanabdullahi8513
    @liibanabdullahi8513 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad u wareesaneesaa dayuuskaa ushaqeeyjiray

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 ปีที่แล้ว

    HALKEE AAD KU DALATAY .

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 3 ปีที่แล้ว

    Nuuraw, dadka noocan ah ha waraysan sxb.

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad ka soo doontay meeshan adigu

  • @abdullahielmi8548
    @abdullahielmi8548 3 ปีที่แล้ว

    Asc nuur haaruun ma isku reer baa tihiin
    Maad wax ka weydiisid dhibaatooyinkii uu qaybta ka ahaa

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 3 ปีที่แล้ว

    Markii tigreega ma xornimaad haysatay

  • @wariyeinshaar3012
    @wariyeinshaar3012 3 ปีที่แล้ว

    KKKKKK WAA HEEGADII 3BILOOD

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 ปีที่แล้ว

    Dad dharkoga lagu
    Haysto ayan nahay
    Alaw noo gar gar

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 3 ปีที่แล้ว

    Kan maxaaad ka waraysan utagdhe tigree

  • @kayseabdi3636
    @kayseabdi3636 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad nin fiican tahay ina ilay umaad shaqayseenba

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

    Nidaamka federaalka Itoobiya waa qowmiyado ee waxa ka xun ka Somalia ee qabiilka ku salaysan. Soomaalidu waa qawmiyad kaliya. Berigii hore gumaysigu Soomaalida wuxuu u qaybiyey 5, dhul ku salaysan. Imikana Tigreygii ayaa 5 kale oo waliba qabiil ku salaysan ka dhex saaray.

  • @maxamedcaaqil326
    @maxamedcaaqil326 3 ปีที่แล้ว

    Aqoon baan sobartay kulahaa ma aqoonteeni mise tii caadiga ahayd

  • @abdirahmanmohamed5430
    @abdirahmanmohamed5430 3 ปีที่แล้ว

    Miyuu kaxishoonayaa in uusheego halkuu kudhashay iyo halkuu waxbarashada kabilaabay?

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 ปีที่แล้ว

    Haaruun dhuumo oo ha hor imaanin dadkaad shalay xasuuqday

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 3 ปีที่แล้ว

    tastuurka ethiopia wuxuu dhigayaa qawmiyada meesha dagan in ay si xor ah kililkay donaan in ay raacaan ama kilil gooni ah in ay noqdaan laakiin tigregu tastuurkii way kaleexdeen oo qawmiyadihii kilika lasamaystay way cuburiyeen

  • @jamalaxmed8927
    @jamalaxmed8927 3 ปีที่แล้ว

    Imaan laawayaashii dadka dhiiga gooda cabi jirey inaad xor ahaato ayaaba khalda

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 ปีที่แล้ว

    Kan wariyaha waa reer baadiye mingotu iyo xayle salaase magaalooyon ayay gubeen soomaali ah tigree waxba in mayeelin ogaadeen idinkaa kursi isku3 haystay wariyaha waa nin da yar taariikhda Ethiopia MA yaqaan

  • @abdirahmanmohamednasir9001
    @abdirahmanmohamednasir9001 3 ปีที่แล้ว

    Marki umadisa lagumadayey so wazeer caado qaate ah ma ahan hada miyu dacdacsani

  • @musabali5031
    @musabali5031 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan in hadalo ma aheen,in is qariyo aheed, Makele teg

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani wuxuu kamid yahay kuwii kumanan ka xasuuqay hooyooyinka goblan ka dhigay kumanan haweena sil ciyay jeel ogaaden dhibka ugu badan ka gaystay

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 ปีที่แล้ว

    Wuxuu kasii xun yahay qabqablayaasha baar lamaanka ku jira sida qeybdiid,suudi yalaxoow,faroole oo xasuuqii abdulaahi yuusuf xamar ku sameeyey taageerada iyo lacagta siinayey