RTN TV: Heesta Haday gabadhtahay ANAA GEYA SITIRIGAM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 303

  • @AbdullahiIbrahim-mi1nh
    @AbdullahiIbrahim-mi1nh 2 หลายเดือนก่อน +2

    2024 still watching

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 7 ปีที่แล้ว +225

    Iidle inta kaftan kiis jecel like hadal la an

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 7 ปีที่แล้ว +138

    wlhi waan aamin sanahy iidle cimrigaaga ha jiro wllo full respect 👌👌👌👌👌👌

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 6 ปีที่แล้ว +20

    Iidle yare waa fanaan buuxa reer magaalnimo adaab cod heeswalbana wuula dhiga barteeda sideey tahay ilaahow ku xafid iidle yare 😍😍😘😘😘

  • @jamahaid1352
    @jamahaid1352 6 ปีที่แล้ว +5

    idle kuma tagero fanka waxan kutagera runta legend somaliyed wllahi

  • @ilyaasrajaa3213
    @ilyaasrajaa3213 7 ปีที่แล้ว +13

    iidle inta taageerto 👌👌👌👌👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @tahrancadey5075
    @tahrancadey5075 7 ปีที่แล้ว +17

    Wow idle yare qof ku dhaco o hees so cusbeniseyay saan meshii di dhigay hore loma arkin👏👏

  • @luckyqueen9620
    @luckyqueen9620 7 ปีที่แล้ว +3

    Wow axsan ala cod mcnana ya fanan iidle abdulahi nure ilahahow ku day masha Allah

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 ปีที่แล้ว +5

    Vivo iidle waan ku taagera heeso waa heesihii hore.

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 ปีที่แล้ว +1

    alla ax ax wlhy heestan xasuus ayay igalisay waa
    eraydii faylasuferki jacayl yahanki somalida alle ha u naxariistee maxamed cali kaariye ee sitirigam ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amalabdulkadir700
    @amalabdulkadir700 6 ปีที่แล้ว +5

    Codka raxmada ayaa caashaqa beera🙃 fanaan iyo wax ka bdn Iidle 👏🏻

  • @cabdifitax5136
    @cabdifitax5136 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan markan dhagysto walahi xasus an gala gabadh an is jeclayn ayan isla dhagaysan jirnay 2018 hada wan kala foganay dhul iga fog ay aday xasusuhu isma badalan runti Eebe ha isku ken so celsho mar kale ❤❤❤🗣🤝

  • @warsamemaxamed8558
    @warsamemaxamed8558 ปีที่แล้ว +2

    Well done mr idle yare

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 7 ปีที่แล้ว +61

    nolow iidle waa fanan cod macan uguna caqli badan fanaantiina noolow

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend iidle Abdulhi nuune wad keentay runtii heestan

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle c/qaadir shii calisanka. Ayaa codkiisa lleedahay allahaa naxariistee

  • @hamzahcarab1431
    @hamzahcarab1431 4 ปีที่แล้ว +4

    Idla wa fanan aan aminsanhy watching 2020 in Nairobi

  • @hutheyfahassan808
    @hutheyfahassan808 7 ปีที่แล้ว +33

    Idle wllow eglan mad isku qawatid ada nasib lahe oo ey markasta aktada kuqososhaye

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 7 ปีที่แล้ว +4

    Iidle iyo eglan si khaas ah isku fahmaan baryahan masha Allah

  • @MohamedIbrahim-se3uk
    @MohamedIbrahim-se3uk 5 ปีที่แล้ว +3

    Codkaada idily iidle cdi mathid ee keep going my dear adi iyo wlshen qalga ah eglan cdey

  • @abdihafiidhussein9362
    @abdihafiidhussein9362 7 ปีที่แล้ว +44

    cujeeri cajami best Somali musician ever.
    tageraa u ahay

    • @muniranaosmana7037
      @muniranaosmana7037 7 ปีที่แล้ว

      fiiviidez nakazemba kkk

    • @abubakarhassan7239
      @abubakarhassan7239 7 ปีที่แล้ว +1

      fiiviidez nakazemba wara subxanyo inte kuilowday wxa thy wase

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว +1

      abdihafiid hussein waryaa heestaan xasan aadan ayaa iska leh musikka hore ayaa loo saaray. Yaa xayawaan. Waa bilaa cujeeri.
      Teeda kale maseeyr miyaa iidle yare kaa haayo. Waxaan umaleynayaa gabar aad jecleeyd ayaa iidle yare kaa raacday 😂😂😂😂 calaacal meshaan looga ma baahna.

    • @abdirahamanmohamed8650
      @abdirahamanmohamed8650 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@najmaosman5982😂😂😂😂😂 wuuw maseyr sanyhy 😂😂😂

  • @zyidhali80
    @zyidhali80 5 ปีที่แล้ว +7

    The funniest songer Idle Cabdulahi talated broh

  • @AliAhmed-ru3if
    @AliAhmed-ru3if 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah idle waxan jeclahay codkaga waxan jelaan lahaaa inan mar uun kulakulmo idle

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 6 ปีที่แล้ว +2

    iidke one love wlh fans kaada ayaan ahay sxb wan ku tageyr sana hay nolow teyda kale aduun kale hasha qeysane aqirona shaqeyso

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

    Xasuustii xasan adan samater
    Ereyadiiii maxamed cali kariye
    Iyo laxan xasan gareat sebriye

  • @libaanhassan2934
    @libaanhassan2934 5 ปีที่แล้ว +4

    Iidle is legend and he is the only fanan la mida fanaaninti waabari Wuxu la cod yahay Hassan adan ,tubeec ,juba

  • @FAFA-ep3pj
    @FAFA-ep3pj 7 ปีที่แล้ว +52

    Iidle tuug ka cod macaan majiro go forward

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh walaalhiii waan tageera waa fanaan buuxa haddana kaftanka waa dheer yahay adi xataa Garoob batahay kulaaha 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ปีที่แล้ว +5

    Wad kabaxsatay cabdirahman kumagacdheyr idle cabdulahi nuune nooloow 😍😗

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 ปีที่แล้ว +2

    iidle one love wlh caadi Ma ahin waa fanaan cod ku dhamaaday

  • @mahatadam7947
    @mahatadam7947 6 ปีที่แล้ว +1

    Walahi djka cdii mahan somalida waxey firiyan bes fanka lkn cadiii mahan djka tumayaa wowwwwwww

  • @44wavy84
    @44wavy84 5 ปีที่แล้ว +2

    Axsan fanaan fanaan iyo badh🤐

  • @munaali3599
    @munaali3599 7 ปีที่แล้ว +94

    Intii ila tageerta iidle like

  • @fosguudow975
    @fosguudow975 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah codka aaad u mcn ayaad leedahay iiidle yare ilaahay codka kaama jaro eebow

  • @abdirashidabdi693
    @abdirashidabdi693 4 ปีที่แล้ว +1

    Sir cimri dheer inshaa Allah

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 2 ปีที่แล้ว +5

    Idle yare the legend🔥❤️

  • @husseindiad7843
    @husseindiad7843 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle Waa fanaan Da,yer oo aad u cod macaan aad baan u taaeeraa heesihiisa

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 yaa ila dawanaya❤😂😂😂✌👅👅

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 6 ปีที่แล้ว +1

    inta heesihiii hore jcl like ku yaaaca

  • @AsiaAbdo-zr6yo
    @AsiaAbdo-zr6yo 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wowwwww tu es vraiment chanteur je t souhaite une long vie inchallah ❤❤❤

    • @AbdullahiHilingab
      @AbdullahiHilingab 2 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 5 ปีที่แล้ว +1

    Noleeyaha heesihii hore
    Iidle yare waa fanaanka
    Xaqiiqada kahadla mar walba

  • @jaamacrashiid764
    @jaamacrashiid764 7 ปีที่แล้ว +12

    iidle yare axsan fanaan eglan iyo idle labadiinbu salaan

  • @dahircadde605
    @dahircadde605 6 ปีที่แล้ว +1

    wilhooog fanaaanka qarniga jir Ooo jooog

  • @kingzuheyfa30
    @kingzuheyfa30 7 ปีที่แล้ว +3

    IiDle Yare Fanaan Qalbi WNGSN liph nolow Sheekooyinkaada aan ka helaa Runtii liph Aad baan kuu salaamYaa Fanaan iidle yare Englan sAlax iyo dhamaan shaqaalaha TV_Ga RTN.Noolaada INBADAN

  • @TouchVigorTV
    @TouchVigorTV 7 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi maha iidle yare 👏🏽👏🏽

  • @ilovesomali6389
    @ilovesomali6389 7 ปีที่แล้ว +28

    heesta sii macaan ayaa u qaaday iidle yare fanaan igu qaaliya nolow

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 ปีที่แล้ว +1

    Idle yare my Fanaan

  • @mohmmedhassen251
    @mohmmedhassen251 7 ปีที่แล้ว +25

    iidle yare wa fanan cod mcn

  • @abdiazizhashi5976
    @abdiazizhashi5976 7 ปีที่แล้ว +2

    iidle Best Fanan Yuusan marnaba Shaki kaagilin iidle yare waligaa joog aabe

  • @ubaxadam9443
    @ubaxadam9443 7 ปีที่แล้ว +1

    Axyaaa xasan adan iidle yare fanaaan qaliya iga dheh

  • @engabdirrabiaadan859
    @engabdirrabiaadan859 6 ปีที่แล้ว +5

    Malaha Waxaba Kasiificnan Lahyd Adooo Kaban Hesta Dib Ugu Sooqada👌

  • @sumayahassan9334
    @sumayahassan9334 7 ปีที่แล้ว +15

    all ilah ha i sahlo iidle

    • @emotiegirl
      @emotiegirl 7 ปีที่แล้ว

      Sumaya Hassan kkkkkkkkk ooo saaaas AH ilahow qofa ogahay i sahal Amiga neh kkk

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว +1

      You will get idle insha'Allah 🤲🥰

  • @xaawobarexaawobare243
    @xaawobarexaawobare243 7 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw idle yare ka baxsatay brada nic song

  • @dulmidiidyare352
    @dulmidiidyare352 6 ปีที่แล้ว +4

    Cod aa ilaah siiyay ninkaan waana nin funny ah oo hadana fur furan😀

  • @dhemandahir9771
    @dhemandahir9771 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare iska daa hesaha runti wn kaa helay lkn nin hes qaadaya yaa la hdli karaa hadad yeleyso qurankan ku baraya iyo axaadithta ee iska daa hesaha oo ka waantow wll nin ficn baa tahy qalbi ficn baad lee dahay balse shaydan ba ku duleeyey sidee la yela rabi haku hanunsho

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle sxb codkaaga wa mcn yahay wlahai respekt🙏🏾❤️

  • @xamdiaxmed4153
    @xamdiaxmed4153 6 ปีที่แล้ว +2

    waaw masha allah iidle cade iwada shekada

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ปีที่แล้ว +1

    Cabdirixman c/lahi nuune idle yare salan sare nolow ❤🙌😍💋🌙⭐👍

  • @hormarwacantube8636
    @hormarwacantube8636 7 ปีที่แล้ว +57

    IIDLE KAFTAN UU FANAN BUXA KU NOQDAY 😂😂😂😂😂😃

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 5 ปีที่แล้ว +5

    ala Idle wiilsanaa qoft dadka aanan garaneynin xitaa wuu kusojeediye...garoob mey ii aheyd😂😜

  • @abubakarhassan7239
    @abubakarhassan7239 7 ปีที่แล้ว +12

    wlhi iidlow xasan Adan samataro halkan taaganba thy

  • @khadradahirali7759
    @khadradahirali7759 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 Ayan wali daawada fanan fadhiya

  • @rigaaxmediaofficial5346
    @rigaaxmediaofficial5346 7 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi xaqiiq dii Ad bn ugu Qoslaa hadaladiisa

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila aragtay idle iyo eglan isku labis yihiin farta taaga 👌👍

  • @muusebashiir846
    @muusebashiir846 7 ปีที่แล้ว +1

    tnkz iidle cod macaan

  • @dheymsnqaali3489
    @dheymsnqaali3489 7 ปีที่แล้ว +5

    nolow idle cadee kugu fana

  • @bulbulman2641
    @bulbulman2641 6 ปีที่แล้ว

    Waw codaa ku dhamaadey iidle yare

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 6 ปีที่แล้ว

    Heesta ninka qada wlh waxa ka qatarsan ninka tumaa gacan ayaan u tagay wlh waxan baranay musica qaabka loo tomo 1 sano waxan dhamayn rabaa sanadkaan ninka heestaan tumaa waa macalin wlh in aan la xariiro ayaan jaclaan laha yaa igu cawin karo waxan ku nolahay jarmalka waxay ahay arday jamacad dhigto lakiin fanka ayaan jaclahay qasatan garaacida musica lakiin mustaqbalka waxa naqanaa dhaqtar

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 5 ปีที่แล้ว +1

    Salaan RTN fun dhamantiin fadlan nin aan saaxiibo nahay ayaa igu yiri aniga ka subscribe badan nacala shaydan ku yaale waa la iga wata fadlan subscribe iigu qabta waan idiin duceyn insha-allahu

  • @abdirizackissacksiyat7583
    @abdirizackissacksiyat7583 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees aan inaba cathi aheyn

  • @barkhadalijama9869
    @barkhadalijama9869 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees shidan igadheha idle yre horeya usoco bro

  • @ikraandaahir6542
    @ikraandaahir6542 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw Inaba Cadi maahan heestu

  • @samiirmuuse6621
    @samiirmuuse6621 6 ปีที่แล้ว

    Idle saxib waan ku aaminsanhy

  • @ayaanmohamed51
    @ayaanmohamed51 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaaa yaa fanaan

  • @salatguure8426
    @salatguure8426 6 ปีที่แล้ว

    iiidle sxp ku taagersnhy kal io lap allaha kuu xafido codkaaga mcn

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ปีที่แล้ว +2

    Woow idle yare noolow😗😗😍👏👏👏💘❤👌👍👌👍👌👏👏❤❤❤❤❤❤🙌❤💘

  • @saadakhaloyelo7271
    @saadakhaloyelo7271 6 ปีที่แล้ว +4

    kuley adiga gabar matihid garoob thy kulahaaa 😂😂😂 iidle kaftanka iyo runta kugu tageraa wlhi ❤❤❤❤❤❤

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah21 7 ปีที่แล้ว +5

    He's so funny wallahay 😂😂😂😂😂😂😂😭😭

  • @abdallahire9351
    @abdallahire9351 7 ปีที่แล้ว +12

    xasan adan iidle waala keeentay

  • @abdihafiidhussein9362
    @abdihafiidhussein9362 7 ปีที่แล้ว +38

    iidle sxp meesha cujeeri baa kugu haya.
    meeshaad ka dhisnthy waa muusiga

    • @nimcoabdullahi362
      @nimcoabdullahi362 7 ปีที่แล้ว

      Xayawan cujerigaa naga daba wado lahar

    • @abdirahmanabuukar5091
      @abdirahmanabuukar5091 7 ปีที่แล้ว +3

      cujeriga mu asi heeso ya ku dhagan

    • @kilipjoiner1216
      @kilipjoiner1216 7 ปีที่แล้ว

      abdihafiid hussein No one needs to hear your comment

    • @بحبكأنا-ت5ه
      @بحبكأنا-ت5ه 6 ปีที่แล้ว +1

      abdihafiid hussein waxaas xaasidnimo lee maa kaa keentay

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว +1

      abdihafiid hussein maya codkiisa ayuu meeel kasta kumaraa! Iidle qof u ubaahan yahay ma jirto asaga ayaa loo bahan yahay. Xataa adiga ku daroo! Nooloow iidle yare abti❤️

  • @magdalenafelix3021
    @magdalenafelix3021 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay codkaga ku daa kuna hanonsho

  • @nacimaladaan889
    @nacimaladaan889 7 ปีที่แล้ว +11

    Salan sare fanan qaliya iyo EGlan qali

  • @faisoabdirhmaan6832
    @faisoabdirhmaan6832 7 ปีที่แล้ว +1

    Masaha allha iilde yare

  • @awilismail1288
    @awilismail1288 7 ปีที่แล้ว +2

    thnkz iidle alle codkaaga kuu siyaadiyo

  • @dayaxdalnuursheduran1173
    @dayaxdalnuursheduran1173 6 ปีที่แล้ว +1

    fananka sanadka iyo hees cusub

  • @rumaanmohamed791
    @rumaanmohamed791 7 ปีที่แล้ว +3

    Walhi ninka furay Iglan wax ayaa u dhiman haduu ka dhiman ilahay amarkkis gabdhan aad ayan u jeclahay

  • @sabaaxibraahim8632
    @sabaaxibraahim8632 4 ปีที่แล้ว +2

    iidle le waa aaba soonaliyed wlhi

  • @ahmedmaow7219
    @ahmedmaow7219 6 ปีที่แล้ว

    Galagoy gusey barate sidirigam hadey gabartahy aniga galini sidirigam

  • @abdiwahabhusseinhud8335
    @abdiwahabhusseinhud8335 5 ปีที่แล้ว

    Idle tan Garoob aya karoon . Waa Guumees wixi la dihi jiray .

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 5 ปีที่แล้ว

    Kuwaan jacaylnayaa is ag fadhiisayay, siday indhaha isugu xadayaan ayaan ka arkaa..

  • @zalmaaanibnoumalawax1266
    @zalmaaanibnoumalawax1266 6 ปีที่แล้ว

    iidle yare heesaha laga dhintay bu noleya walhy funny ba tahy sxp

  • @CaashaXabiib
    @CaashaXabiib ปีที่แล้ว

    Jaaah xasuuus ex ibariy hestan

  • @user-zr2ve2jj7v
    @user-zr2ve2jj7v 4 ปีที่แล้ว

    Dhimashadii Nuur Eebow kedib. Iidle qof kaga fiican majiro.

  • @hibaaqqaasin4812
    @hibaaqqaasin4812 7 ปีที่แล้ว

    fanaan jira iidle yare big respect

  • @luulacadey788
    @luulacadey788 6 ปีที่แล้ว +1

    Wwww hda sodoh tahy ana geye sitirgam

  • @zu7729
    @zu7729 ปีที่แล้ว

    Caawa xaalad caashaq iyo ciil isoo celisay 💔

  • @mohamedbashir9436
    @mohamedbashir9436 6 ปีที่แล้ว +6

    intii eglan taagerto like ha igu qabtaan

  • @shiinemohamed2215
    @shiinemohamed2215 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhh
    Caadibuu ugusoodhigay wllaahay egland wayzoo afjareen garac

  • @muxudiinabdiqahirmadeey658
    @muxudiinabdiqahirmadeey658 7 ปีที่แล้ว

    waaaaw fanaan somaaliyeed

  • @maskaxbuqletv
    @maskaxbuqletv 6 ปีที่แล้ว

    Heestani hablaha uun bay khuseesasa Garoobaha iyo Carmalka boos ugama banaana