EGLAN SHOW Idle yare HEESTII ADUUN HOWLI KAMA DHAMATo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2017
  • เพลง

ความคิดเห็น • 130

  • @axmedkaffi5270
    @axmedkaffi5270 ปีที่แล้ว +33

    2023 intii soradisey hestan like haila dhafin 🙏❤️

  • @ruunmaxamed6966
    @ruunmaxamed6966 ปีที่แล้ว +7

    waxan dhagesanaya muqdisho joka malin aye xasus noqon donta qurankan l.a welcome Canada mar uun l.a 😢3/7/2023 hab haabtey waxan heleynin 😢😢

    • @sacdiyooo-pl4uh
      @sacdiyooo-pl4uh 11 หลายเดือนก่อน

      Haye ma nabad tagtay 😢

    • @yunezz2375
      @yunezz2375 หลายเดือนก่อน

      Wali waa ee sii socotaa panama baa igu war dhambeeysay

  • @yasincabdikani6579
    @yasincabdikani6579 ปีที่แล้ว +11

    Ixtiram baan idin hayaa
    Wariyoyaal qaali ah
    Iyo fanaan qaali ah
    If you still listen this song many years letter you are legend
    Emotional 😥

  • @FactryMade
    @FactryMade 3 ปีที่แล้ว +12

    Heestaan waxaan dageysani haayaa anoo safar oo usocda Nairobi#habaar Soo isheydu maqabto

  • @halimamohamedisman3300
    @halimamohamedisman3300 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxan dhageysanaya 3/8/2022 anigo jogo wadanka Greece 🇬🇷 sacada 12:30 duhurnimo xalay Ila hada ma sexan ADuuni howli kama dhamato🥺😢💔

    • @deqabdulahi3779
      @deqabdulahi3779 ปีที่แล้ว

      Maad Seexatid Wll

    • @warsameali8958
      @warsameali8958 ปีที่แล้ว

      It's true but there's something wrong my brother soon you will get way

    • @juweriaabdihassan1292
      @juweriaabdihassan1292 ปีที่แล้ว

      🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmoahmed2907
    @rahmoahmed2907 6 ปีที่แล้ว +36

    Idil zhp fanaan buuxa walee inaa tahy
    Asxaabta like igu qbta

  • @nastehoabukar
    @nastehoabukar 6 ปีที่แล้ว +19

    Waaw mansha allah iidle and eglan iyo matanteda sagal allaha idin dhowro

  • @farahquruxifrahapdi6472
    @farahquruxifrahapdi6472 ปีที่แล้ว +2

    Inta dhageysneso 2022 Melba wax katbnaya mna aqn

  • @cabdallaibraahim1283
    @cabdallaibraahim1283 4 ปีที่แล้ว +7

    axsan fanan idle yare iska yelyel mahin wale lajan waye wan idin wada salamey idle iyo eglan and sagal mustafa wan idin jeclahay

  • @thabqadasi
    @thabqadasi 3 หลายเดือนก่อน +2

    🛑 💥💥🇾🇪 my favorite songs

  • @yasinmed3678
    @yasinmed3678 6 ปีที่แล้ว +9

    Idle keep going ur legend tuug matihi fanan buuxa aya tahay

  • @jamakarar7110
    @jamakarar7110 5 ปีที่แล้ว +7

    Abti waa keentay 5 star baan kusiyey abdulahi karar seattle washington 🖐

  • @warsameali8958
    @warsameali8958 ปีที่แล้ว +15

    A lot of remembers which makes you feel happy heart touching song 2001s my first love halima Ahmed gabow at boys town primary school am warsame Mohamed but now am married and father of five children

  • @deeqoabdikadir8285
    @deeqoabdikadir8285 4 ปีที่แล้ว +7

    Hesta aniga aad bey ii qiro kilisaa wlhi😥💔

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 6 ปีที่แล้ว +23

    Calaacal wax kuma keeno aduun hawli kama dhamato. Xaqiiiq weye midaasi iidle yare fanaaan sonoleyaha fankii hore

    • @ilhaandagan4439
      @ilhaandagan4439 4 ปีที่แล้ว

      ⁸888888888888888888⁸⁸8⁸8

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 6 ปีที่แล้ว +7

    calacal wax kuma keno
    adun hwli kma dhmato
    keep forwrd iidle yre

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 ปีที่แล้ว +3

    Iidle cabdullaahi thanks very much

  • @cabdisalaanzuber26
    @cabdisalaanzuber26 ปีที่แล้ว +2

    Lagend iidle yere wan salaama hes iyo bar

  • @lakimanofficial6998
    @lakimanofficial6998 5 วันที่ผ่านมา

    Inta 2024 ila dhageysaneyso like saar

  • @bobbyjrcamash2262
    @bobbyjrcamash2262 3 ปีที่แล้ว +3

    Eidle Fanaan Ka cod macan wlhi wuu yaryahay Haduu Isagu Aheyn Kan ugu Codka Macan Waqtigan Lkn Ma Aqaaano sababta Aanan Lo Abaal marinen Xidigaan Cod Ilahey wu siyay wlhi Ma.alh

  • @Wasmo_xax
    @Wasmo_xax 2 ปีที่แล้ว +2

    iam still here Eglney dirisle barnaamijsyadii so celiya

  • @mnxyare9634
    @mnxyare9634 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend iidle yare❤

  • @qaslaancagadahab1913
    @qaslaancagadahab1913 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanaan buuxo ...idla yare sxb gacana kutagay ✋

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesa tagero wlhi xazuuz 2018 ba dhegaysan jiray

  • @ismaanyusuf6810
    @ismaanyusuf6810 10 หลายเดือนก่อน

    Fadlan hala xuso qofka heesta horay u qaaday... maxamad yuusuf cabdi AUN

  • @amiincabdirashiid2248
    @amiincabdirashiid2248 6 ปีที่แล้ว +4

    Iidle fanaan aan taagero jiroo joog

  • @hanadxasan1885
    @hanadxasan1885 2 ปีที่แล้ว +1

    Oh alle ha cafiyo iidle oo cawa xanunsanaya

  • @KamilyareGarissa9736
    @KamilyareGarissa9736 ปีที่แล้ว +1

    9/10/11/12/bishii 8aad/2022 haweenimo jimca ah ayaan dhageysanayaa ...............xasuus(jamacada Garissa teachers college ayan ku dhax jiraa 4haween iyo maalinba)

    • @warsameali8958
      @warsameali8958 ปีที่แล้ว

      Sir we come from same place so just receive a good greeting from from warsame Mohamed warsame

  • @ismailibrahim3284
    @ismailibrahim3284 4 ปีที่แล้ว +2

    That's my main man may GOD give you hidayah

  • @IssackhusseinGure-bv1go
    @IssackhusseinGure-bv1go 9 หลายเดือนก่อน +1

    Favourite song 😍

  • @khadaerbareMaxamed
    @khadaerbareMaxamed หลายเดือนก่อน

    Waxan dhageyztey 18,6,2024 ,malin talada ,ano dhar dhaqanyo🖐

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 ปีที่แล้ว

    20/January 2023 waxee ii eheed malin madow malin jimco Ah 😭😭😭😭

  • @KamilyareGarissa9736
    @KamilyareGarissa9736 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Waxan dhageysanayaa anigoo 3haween seexan sababtana waxaan tirineynaa (kuraha)codadka Governorka county Garissa(NATHIF JAMA ) waa xasuus aan ilaaweynin))

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 ปีที่แล้ว

    Abdulahi bastow THANKS VERY much for now

  • @abdiazizjama
    @abdiazizjama 2 ปีที่แล้ว +2

    wallahi I love this my somali song best song ever I had my life,

  • @mohamedibrahimhaji601
    @mohamedibrahimhaji601 4 ปีที่แล้ว +2

    Best ever song

  • @sooraanyare3761
    @sooraanyare3761 5 ปีที่แล้ว +2

    iidle yare faanaan jira

  • @anwarugas6440
    @anwarugas6440 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan ma aqan qofka iska leh originallka laakin after dur dur band waxaa kala baxay Nuu eebo alah u naxariisto

  • @rahmoadanyusuf3002
    @rahmoadanyusuf3002 5 ปีที่แล้ว +2

    Walee meshii larabaa dhigtey idlow

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว

    Idle yare great song

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 5 หลายเดือนก่อน +1

  • @indhadeeqmuse467
    @indhadeeqmuse467 4 ปีที่แล้ว +5

    😍😍😍

  • @saciidabdalladaahir.9472
    @saciidabdalladaahir.9472 ปีที่แล้ว +1

    ileen hooy Kuma bugsiso

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 6 ปีที่แล้ว +16

    Sxbow kuu qiray fannaan buuxa in aad tahay xaqiiq.........................

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      iidle yare caadi maaha

  • @user-nz7wt1zb8n
    @user-nz7wt1zb8n 3 ปีที่แล้ว +1

    hantaa ifka laysku dhaafee wiil cadado farxad igu noolow my cade

  • @asadhagio6830
    @asadhagio6830 6 ปีที่แล้ว +1

    mash allah poqorka cdk

  • @jeele3195
    @jeele3195 ปีที่แล้ว

    Nin halis weye wlhi idle yre

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว

    Afdheer qori isha kama gelin ee ishiu leeyahay iyadaa iigi wacan iney i tusto gabadha uu jeclaadey.

  • @shukrisaneey9420
    @shukrisaneey9420 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaa laoye

  • @fadxiyaabdulahi4033
    @fadxiyaabdulahi4033 6 ปีที่แล้ว

    wwww fanan jira iga dhe

  • @ibnudirieqaxar5438
    @ibnudirieqaxar5438 6 ปีที่แล้ว +3

    Iidle yare heestani way gadantahay

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 6 ปีที่แล้ว +1

    fadlan tuug yahay bal sheeg abwaan Ka laxanka iyo midhaha
    cida leh

  • @hudeifadahir9043
    @hudeifadahir9043 4 ปีที่แล้ว +4

    2020??

  • @MaxamedCabdulaahi-sw6by
    @MaxamedCabdulaahi-sw6by ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉🎉🎉

  • @jaabirhadiith1476
    @jaabirhadiith1476 4 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale iidle Boqorka aan tagero❤❤🙏🙏

    • @jaabirhadiith1476
      @jaabirhadiith1476 4 ปีที่แล้ว +2

      Nolow intey nolal jirto wllo💥🙏❤

  • @Jama143
    @Jama143 5 ปีที่แล้ว +5

    Heesta waxaa iska lahaa xasan mataan oo reer gabiley ahaa waxaa ka daba qaadeg shimali axmed shimali hadana waa iidle mr copy😂😂😂😂 qisada heestan yaab bey leedahy dhabtii qisada ka nogo😭😭😭

    • @jamakarar7110
      @jamakarar7110 5 ปีที่แล้ว +1

      jaamac mohamed qisadaaa mahaysaa saxiib bal nala wadaag fadlan

    • @theclassicman6730
      @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb waa qaldan tahay heestaan waxaa qaaday maxamed yuusuf oow cumar qisadu isaga eey kudhacday waxaaana bedelay Legends AUN nuur eebo lkn iidle waxa oow kudhagan yhy copygii nuur eebo hada TH-camka karaadi waad heleeysaaa

    • @abdulkarimmohamedinagargad7283
      @abdulkarimmohamedinagargad7283 ปีที่แล้ว

      Cabdi aw cumar mataan ayaa lahaa lkn fanaaniin badan baa kadaba qaaday dhaqan xumada somalida waad layaabeysaa xataa magartaan iney xusaan qofka heesta Original-keda qaaday,
      Waa xushmad darro iyo boob caadi ah

  • @dennisdennis1926
    @dennisdennis1926 2 หลายเดือนก่อน

    Halhayntu sow Afkayga maaho, ayay ahayd wuxu ka dhigay HAMHAMTU.
    HALAAHAL Ayay ahayd wuxuu ka dhigay CALAACAL.
    Calaacal waxay khaldaysaa qaafiyadda heesta oo Xarafka HA'da ka socda.

  • @deeeromedia
    @deeeromedia 5 ปีที่แล้ว

    fanaan qaliya

  • @abdulraheammohamedahmed3729
    @abdulraheammohamedahmed3729 6 ปีที่แล้ว +3

    Idle 😘😘😘😘😘

  • @suhaybcabdirahman883
    @suhaybcabdirahman883 4 ปีที่แล้ว

    Love

  • @raqiyosheikh2161
    @raqiyosheikh2161 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 2 หลายเดือนก่อน

    ❤😢

  • @nazro_qassim5309
    @nazro_qassim5309 3 ปีที่แล้ว

    ♥️💯

  • @suhaybcabdirahman883
    @suhaybcabdirahman883 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @AbdirisakMohamed-qj7mv
    @AbdirisakMohamed-qj7mv ปีที่แล้ว

    Del❤

  • @abdikarimhersi5555
    @abdikarimhersi5555 6 ปีที่แล้ว +6

    Sxb waad Ku fiicantahay inaad qaado heesta Laakiin waxaa kafiicneed inaad lahaato !

    • @mashalaahmohamed5839
      @mashalaahmohamed5839 3 ปีที่แล้ว

      Idilyare.faanaantaageero.keepgoin👍👍🌹🥀

    • @beanladen5726
      @beanladen5726 2 ปีที่แล้ว

      Generation ka hada nool
      Ayuu Heesihii Hore macaana uso casriyay.

  • @ahmeddaudfiqi6577
    @ahmeddaudfiqi6577 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว +1

    Qori baa ishii ka galey (kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkkkkkkk

  • @sadamdeik7914
    @sadamdeik7914 2 ปีที่แล้ว

    Habaar sow ishaydu ma qabto macnaheedu waaxaa weyaan Hadayna ishu arki lahayn maba aanan jeclaadeen

    • @hanaanchannel4296
      @hanaanchannel4296 ปีที่แล้ว

      Ileyn hoy kuma bogsiiso intas micnaheda isheg wll

  • @maxamedcumar9652
    @maxamedcumar9652 ปีที่แล้ว

    Hadaadiga danbeeso like

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 6 ปีที่แล้ว

    heestan
    somali yee waxaan fanaan wayn oo reer slland
    labsuul iyo abdi omer
    tuug ani ma leh

  • @ayaanlechannel3411
    @ayaanlechannel3411 4 ปีที่แล้ว

    Iidle yare Egaln inoo qabo waa tufax wakhtigu ka dhaw yahay sxbkay sagal waxay ila tahay waay hadan tahay baladuye

  • @suhaybcabdirahman883
    @suhaybcabdirahman883 4 ปีที่แล้ว

    Iidle yare

  • @cabdikariimganiyare1223
    @cabdikariimganiyare1223 2 ปีที่แล้ว

    Kabax waxan aya hes laka dhaha

  • @ilkacasehassaow1104
    @ilkacasehassaow1104 4 ปีที่แล้ว

    Aduun hawli kama Damato😱

  • @amiinyusuf2097
    @amiinyusuf2097 5 ปีที่แล้ว +1

    Halaanhal weeyan erayga saxdii calaacal miisaanka heesta way khaldaysaaba

    • @theclassicman6730
      @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว

      Waad saxanthy sxb waa halaahal wax kuuma keenee aduun hoowlo kama dhaamtee

  • @deeeromedia
    @deeeromedia 5 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 ปีที่แล้ว

    qisada heestaan oo sax ah yaa haayo

  • @mohamedosman-js6uf
    @mohamedosman-js6uf 6 ปีที่แล้ว

    Ben tiiswaye

  • @abdimalikabdiasiis6092
    @abdimalikabdiasiis6092 ปีที่แล้ว

    T0p

  • @bisharonalaye2292
    @bisharonalaye2292 4 หลายเดือนก่อน

    Nolosha heesta sameeynayshay

  • @calimaxamedIbraahim-tv2jw
    @calimaxamedIbraahim-tv2jw 9 หลายเดือนก่อน

    Wll😂😢

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 ปีที่แล้ว

    Calacal wax kuma taraye wa ruun walahi

    • @theclassicman6730
      @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว +1

      Cacaalka maahan ninkaan iidle ah waa qaladn yahay waa halaahal wax kuuma keenee? Aduun hoowli kama dhamaatee

  • @isaaqaadan5078
    @isaaqaadan5078 5 ปีที่แล้ว +1

    Inaba cadi mahan hestaan aad iyo aad ayan u jeclahay

  • @laylaxasan4760
    @laylaxasan4760 4 ปีที่แล้ว

    Beeen badna heesti waaaba isku qasay

  • @fintanthabiti8045
    @fintanthabiti8045 2 ปีที่แล้ว

    Dhiloyin nolasha Ka dhacay waa 40 jir is moodo 5jir in aay tahay

    • @idmanshuuke35
      @idmanshuuke35 8 หลายเดือนก่อน

      😳😳yaad heesataa walal😳

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว

    Habaar soo isheydu ma qabto kalaab yahay qori isha kama gelin ee ishuu leeyahay iyadaa iigu wacan in aan arko gabadha uu u heesayo. Qashin fankii la was condom la,aan.

    • @abdallaahmedmr3094
      @abdallaahmedmr3094 5 ปีที่แล้ว

      Sxb murtida kaa maqan
      Ee hadiba usan gabadhan arkin
      Waxba muu jeclaaden
      That is why

  • @AbdirisakMohamed-qj7mv
    @AbdirisakMohamed-qj7mv ปีที่แล้ว

    Dsac

  • @qarniairagency7769
    @qarniairagency7769 4 ปีที่แล้ว +1

    Tuuug kaa fiican ma arag walhi

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 6 ปีที่แล้ว

    biliqaada heesaha tuug
    fadhato hees sameeyso

  • @ismaaciilbiid4752
    @ismaaciilbiid4752 4 ปีที่แล้ว

    Ishii baa qori ku galay ku teh.
    Isaguna calaacl buu yiri halkuu dhihi lahaa halaahal.
    War ka daa baanu ku leenahay.

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 6 ปีที่แล้ว

    Bacaac fankii somaliyeed

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว

    Maxamed Yusuf Cabdi inuu leeyahay heesta xitaa lama yaqaan. Qashinkan yaa ka qabta fanka.

    • @theclassicman6730
      @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว

      Sax waxaa leh maxamed yuusuf oow cumar lkn waxaa bedelay Oo kuheesay AUN nuur eebo hada waxa oow uqaadaa sida oow uqaadaY nuur eebo

  • @saydcalisujuud7250
    @saydcalisujuud7250 4 ปีที่แล้ว

    Heesta waa kufsaday Kani shit. War dadka udaa heesahooda sxb loooooz

  • @mustafmohamadali874
    @mustafmohamadali874 6 ปีที่แล้ว

    Xasustii magool

  • @khadarkeyow820
    @khadarkeyow820 6 ปีที่แล้ว +1

    Play back

    • @aishayusufxirsi1733
      @aishayusufxirsi1733 6 ปีที่แล้ว

      gulled sinba adba waad ku heestaa

    • @habiladan311
      @habiladan311 6 ปีที่แล้ว

      fanan aan ku heesin malahan play back iidle fananiinta wax ayuu dheer yhy nolow wllkey iidle yare

    • @abdulraheammohamedahmed3729
      @abdulraheammohamedahmed3729 6 ปีที่แล้ว

      Wecel yahow Gulled Simba haiska digin

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 6 ปีที่แล้ว

    ladan dhilo
    IGLAN
    SAGAL
    QAAD WAYN TAA MA KAN NACASKA MAXAY NAGA HOR WADADAAN