Iidle Yare & Sacdiyo Siman | Nayruus | Xusustii Maxamed Saleban Tubeec & Xalimo khalif Magool 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Copyright © Protected By Iidle Yare Official
    Support Iidle Yare Official to bring you the most music videos & entertaining in television network!
    Xusustii | Maxamed Saleban Tubeec & Xalimo khalif Magool |
    Heestii | Nayruus |
    Codka | Iidle Yare & Sacdiyo Siman |
    Music Xassan Cujeeri Cajami
    Filmed & Edited By Fahad Abdi
    Directed By Najiib Yussuf
    All Rights Reserved
    ©2020 Iidle Music Production

ความคิดเห็น • 484

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +3

    Alleylehe weey keeneen codkii fanaaniinti geeriyootay Illaahoow u naxariiso Magool iyo M suleymaan

  • @mrmaqaneofficial1597
    @mrmaqaneofficial1597 4 ปีที่แล้ว +22

    Sacdiyo siman waa boqaradii saodka Masha Allah wan tageraa kun iyo kow here❤️❤️🙏

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว +33

    Boqorad Sacdiya Siman waa gabadha aan ugu jeclahay hablaha fanaaninta somaliyed
    Codkeeda 100%
    Qaab masrixiyaded 100%
    Asturaanta xishoodkeda ayeyba fananinta dheertahay
    Dhowrida sharfteda Marwonimo 100%❤

  • @shukrimahad4128
    @shukrimahad4128 4 ปีที่แล้ว +5

    Sacadiyo simaan aanigu waxaan ku jecaly sidey isuaasturtoo hore u socoda wll qali

  • @sadikisaak6156
    @sadikisaak6156 4 ปีที่แล้ว +3

    Ar ninkanaa heesihi hore dadtka jeclaysiyay idle yare legend wan kuaminsahay nio Atooraha fanka tahay iyo siman quruxley cod iyo style welcome back sister atarisha fanka wan idinku tuuray cimamada

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 3 ปีที่แล้ว +5

    Iidle Yare 100% wan kutaageersanahay sxb. Fanan cod mcn

  • @honestman7384
    @honestman7384 4 ปีที่แล้ว +18

    Iidle yare wllh meesheedii ayaa dhigtay legend warkiisu codyahay
    Keep going bro

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 ปีที่แล้ว +33

    Heestan waa jecalahay mantaay gurig kuu dhaqan cajis baba I haya 💃😂😂💃💃

  • @mowlidali5654
    @mowlidali5654 2 ปีที่แล้ว +4

    We Kenyan somalis always chew miraa/khaat with your songs (chai macan,10street,9street and lamushkal we love all never lose hope.

    • @hamdakhaliif910
      @hamdakhaliif910 ปีที่แล้ว

      Funny how you're Somali and you don't want your country

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 4 ปีที่แล้ว +13

    Iidle yare king of kenya best singer 2020 keep going libaax🙏👌

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 4 ปีที่แล้ว +169

    Idle yare copigiisa inta ku heesato like 😂😂

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle woow caawo dhan waxaan eekayey hees taan inta qof oo soo qaaday wax ka cod wacan soo waayey adiga siman nuura you guys are amazing

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +8

    Xusus nagalisen
    Allayarham legend
    Tubeec & magool 🙏👀

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 ปีที่แล้ว +17

    Keep going legend iidle Abdulahi nuune meesheda ayad dhigtay fananka kaliya fankii hore noleyay cod aya kugu dhamaday horay u soco . fanan kaftan badan qalbi furan .

  • @ahmednorshariif1406
    @ahmednorshariif1406 4 ปีที่แล้ว +8

    Legend always legend
    Iidle iska jeclahay ilaahay amarkiiz
    💖💘💕❤💕❤💕💘💗

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +7

    Sacdiya siman quruxda waa lagu fana lama qariyo kuwa modadana ku biir marna hees 🇸🇴❤❤❤❤❤😘😘😘

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaah yaah like ta iska diyaariya team iidle

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +1

    Lama fanaan o cod qurxoin lakiin mahaan waxan u so galey sacadiya siman quruxdeda ❤😘😘😘

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 4 ปีที่แล้ว +31

    Siman m.a qurx iyo cod iiskudarsatay qurxee keep going

  • @amaalahmed3298
    @amaalahmed3298 4 ปีที่แล้ว +7

    Laba faanaan oo qiimo leh waad ka baxsaten😘👌

  • @mowlidali5654
    @mowlidali5654 2 ปีที่แล้ว +3

    I like idle yare songs he husle for his own and have a good voice keep going my lovely friend never give up we support you ever waad isku nuuresan adhigaa iyo siman❤️

  • @mahadabdiali5797
    @mahadabdiali5797 4 ปีที่แล้ว +4

    Labo aan isla taageero ayaa Muuqaal hees isla soo gashay isku jawaben 👉🏻 Siman abaayo iyo Samafale iidle keep it bro 👉🏻 this is a legendary role and good talent👌🏻
    👉🏻1❤

  • @sahanmohammed8497
    @sahanmohammed8497 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my sister sacdiyo siman we all love you❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @geedihassan5048
    @geedihassan5048 4 ปีที่แล้ว +5

    Iidle qofta isku dhawasho ma jirto miyaa xaajigeeda ka baqee miyaa legend

  • @yusufabdiraxmanafrica6777
    @yusufabdiraxmanafrica6777 3 ปีที่แล้ว +2

    Al fanaan iidle Abdulllahi. You are a good example for everyone

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh sacadii siman waxan ku jeclahy waa gabar asturan isma qaawiso fananinta kale way ka fiican tahay

  • @i.a2956
    @i.a2956 3 ปีที่แล้ว +23

    This man can sing and his voice gives me Goosebumps! Now that’s a singers people, take notes! You can tell this is an old song from the lyrics!

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 4 ปีที่แล้ว +2

    Iidle codkiisa la iskuma haysto

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxkale 💁‍♂️🙋‍♂️🧚 Sacdiyo Siman 👏

  • @mohamedjaiir747
    @mohamedjaiir747 3 ปีที่แล้ว

    Aaway fanaaninta dambe ee iswaala hadii iswaal hees lagu qaado
    Best iidle codkaaga allah kuu barakeeyo

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooooow cood ayuu hayaaa idlee
    sacdiyaa qurux iyo sharaaf ilahaay waa kusiyey mcney abiid siidaan uu asturnoow❤

  • @farhiyadahir3992
    @farhiyadahir3992 4 ปีที่แล้ว +6

    Wow caadi ma.ahan barteeda ayaad dhigteen keep going my bro adn and sister 🥰🥰

  • @ibraahimjoofle16
    @ibraahimjoofle16 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestii Legend Tubeec Iyo Magool Kufsi Cad Naa U Geysateen Ereyada Xataa Waa Ka Qaladen

  • @seligkadar8129
    @seligkadar8129 3 ปีที่แล้ว +4

    Awesome voice wlhi iidle yare sacdiya I already know it (Wow congratulations bruh )

  • @cxamiidmaxamed9103
    @cxamiidmaxamed9103 4 ปีที่แล้ว +5

    Ceeeep giong mr coppy wlhi codkaaga ku hystaaa Naarta allah kaa badbaadiyo😭

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh gabadhan akhlakhteda ayaan jeclahay waa gabar aad is ku ilaliso

  • @abdirisaqmohamed440
    @abdirisaqmohamed440 4 ปีที่แล้ว +11

    Legend idle and s.siman🔥❤💯

  • @naishaamin5308
    @naishaamin5308 3 ปีที่แล้ว

    Mahamed Saleban Tubeec iyo Halimo Magol (AUN) were Legend, unforgettable human beings. Allah uu naxaristo oo qabriga uu nuuro, Janna Fardowsa kuwa ku raxeysta ka dhiig yaa Rabii amiin.

  • @hafsamohamed685
    @hafsamohamed685 4 ปีที่แล้ว +2

    Man sha allaa funaanada kaliya Asturnaanta kuso heesta keep going Sacdiya siman tageero buuxda adiga idle yare 💌💌💌⚘⚘❤❤

  • @hassanabdullahi8448
    @hassanabdullahi8448 4 ปีที่แล้ว +3

    Heeskan waxa saan loogu galaayo macnaha dadkii lahaayeen wey dhinteen miyaa wx idinka dhiciyo mala waayay
    Allaha unaxariisto hobaladii heeskan ku luuqeen jiray 🙏🙏🙏🙏

  • @muqdishaawiboyoffiacal3836
    @muqdishaawiboyoffiacal3836 4 ปีที่แล้ว +5

    Iidle yare alfanaan big respect

  • @adenyoonis
    @adenyoonis 4 ปีที่แล้ว +3

    wooow 👏 👏 👏 waa kabaxsatay my bro idle Abdullaahi ♥ 🎵

  • @axmedwarsame2714
    @axmedwarsame2714 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Iidle Yare iyo Sacdiyo siman

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka codka iidle🔥

  • @osobeey1459
    @osobeey1459 2 ปีที่แล้ว +1

    iidle yare love you bro hesahaga aad aya u jeclahay

  • @awesahmed7002
    @awesahmed7002 3 ปีที่แล้ว +4

    Idle Yare, u r always elegan man

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw sacdiyo siman her voice is miracle wa magool halkan taagan

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc 3 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii gabadhaan waxeey ka mid tahay hablaha somaaliyeed eee heeso kuwa ugu caqlaaqda badan uguna codka macaan

  • @khadarahmed3880
    @khadarahmed3880 3 ปีที่แล้ว +2

    Codad kiina aad ayay u fiican yihiin lakiin daganaanshadii tubeec iyo mahol ayaa idin ka maqan

  • @jammane3880
    @jammane3880 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xigmad baa buuxda Abwaankee ku farayareystay, heesta sanadka

  • @suldaanaskar2368
    @suldaanaskar2368 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah wll sidaad sharaftaada udhawrtay rabi hakuu dhawro

  • @Abdimaalikmedia
    @Abdimaalikmedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxkale 💁‍♂️🙋‍♂️🧚 Sacdiyo Siman 👏Go ahead friend

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 9 หลายเดือนก่อน +1

    Who listerning still 2024🔥

  • @abdinasirmuhumed886
    @abdinasirmuhumed886 2 ปีที่แล้ว

    Sxb baw aad ayaan u la dhacay heesa uu dib qaaday Idle yare, idantanna waa inan aad u firfircoon. I liked this music. thank you brother

  • @xasandaney9454
    @xasandaney9454 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayada Abwaanki Weyna Allah Weyne Cabduqadir Cali Ciigal Ciro Allaha Uu Naxaristo Waa Ruuwayadi Ugu Danbeysay Uu Sameyo Allaha Uu Naxaristo

  • @mursalhusseinadan2553
    @mursalhusseinadan2553 4 ปีที่แล้ว

    Waa markii igu horeysay aan ka hadlo hees lasoo qaday waxaa idin leeyhy 100% waa keenteen labadiii fanan ee heesta horay u qaday tubaaac io haliimo khalif magool alla yarma 👏👏

  • @fahima6666
    @fahima6666 10 หลายเดือนก่อน

    Wooow l love this songs hesta Qatar laakin abaayo inaad geliso ma ahayn

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 4 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah Fanankena qaligaha iyo fananadena gulasta waligin

  • @abdulkadirbarre3102
    @abdulkadirbarre3102 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Neyruusku hees mcn badan

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 2 หลายเดือนก่อน

    Amazing song i am still listening 👂 2024 from the city of toronto ontario 🇨🇦 canada

  • @abdirashiddere2169
    @abdirashiddere2169 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, keep going Sacdiya/ Idle yare

  • @maariyaahmed6641
    @maariyaahmed6641 4 ปีที่แล้ว +1

    Iidle iyo siman waa nii tageer keep goings

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend iidle yare wan sugayay heestan runtii

  • @sumaayaawaale1602
    @sumaayaawaale1602 4 ปีที่แล้ว +1

    Eidle yare waa kabaxsatey cod😍

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 4 ปีที่แล้ว +8

    Nayruus = Sannad Cusub
    2 Naawilid = Filasho wax aad rajaynayso malaysanayso
    3 Naanaabin = waxay ka timid erayga anaanaab oo ruux wareersan waalan doqon
    4 Nidar = Ballan / ballan qaad
    5 Likaaqo = Hadal xumo hadal aan waxtar D ahayn (matag)
    Xasuuti magool iyo Maxamed Suleiman tubeec

  • @zahraabdirahman767
    @zahraabdirahman767 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofki ugu horeyay🥰💪🏻

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku wata qali

  • @abdirizackkala4593
    @abdirizackkala4593 3 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allah, my bro 🙏 keep going

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 3 ปีที่แล้ว

    Heesihii hore bal eeg xiigmada iyo ereyada ku soo jiidanayo ee ka buuxo wax kale weyaan kuwa hadana wa ha yaacdo

  • @user-ce7rm2dq5y
    @user-ce7rm2dq5y 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan aad iyo aad baan u jeclahey

  • @nafisaibrahim4653
    @nafisaibrahim4653 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees xasuus waye walahi horey usoco🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hanadalaas1779
    @hanadalaas1779 4 ปีที่แล้ว

    Sxb idlee tageraa buxaa kuaahaay nowaaad kubigaaa .......codkagaan kuqanacsanhy❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizisak9757
    @abdiaziizisak9757 4 ปีที่แล้ว +4

    Big Legend iidle yare
    Keep going

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah iidle 😍😍

  • @ChefMahad2020
    @ChefMahad2020 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw sxb iidle yare keep going sxb

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏 YY

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 4 ปีที่แล้ว

    Idlow heesta abaayow kuma jirinbe gaxe uga keentay ma jebkagad kaga darsatay 🌟💛

  • @ahmedkaysesuleiman
    @ahmedkaysesuleiman 3 ปีที่แล้ว +6

    I used to listen when I was back home🏡

  • @bashirkhalif3803
    @bashirkhalif3803 4 ปีที่แล้ว +1

    Sacdiyo siamn ayaan ku haytaa
    inta ila midkaaa farta taaga👍🖕👌

  • @ahmedkhalif3803
    @ahmedkhalif3803 3 ปีที่แล้ว

    Xalimo khalif magool.fananad qaraan.ayry aiyada iyo tubeec heesti nayruus geesigi hore

  • @najkaboy3501
    @najkaboy3501 4 ปีที่แล้ว +7

    Legend ❤❤

  • @fartuuncali273
    @fartuuncali273 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah keep going my brother ❤❤

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 4 ปีที่แล้ว

    Iidle qof ka dheer lalama soo heeso ee sirtaa ika qaado

  • @abdirahmanmuseahmed8675
    @abdirahmanmuseahmed8675 4 ปีที่แล้ว

    Tubeec iyo samatar labadaba codadkooda wd keentay nin tagay iidle yare

  • @MaiPro24
    @MaiPro24 4 ปีที่แล้ว +1

    Ina ader Mr idle iyo abaayo sacdiyo 👏👏

  • @najibhilole7700
    @najibhilole7700 4 ปีที่แล้ว

    Neyruusk waa ciida kurdida ......Waan ka xumahay somaliyeey

  • @ahmedosman2233
    @ahmedosman2233 3 ปีที่แล้ว

    Gurigiin ba' meelaan la gelineey galeen ma tubeec iyo magoolaa la daba galaa bal mexey meel kale u qaban waayeen jihadiiyaa ka dhuntee bal toneka eeg teembadaa ka daran waa jijaaseeyeen xitaa music-gu ma ahan kii saxda ahaa waa habdhac jabanyahay billaa caleykum fanka qaska ka daaya

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว

    IIDLE YARE xaga fanka 100% waan taageersanahay

  • @abdullahiabdi926
    @abdullahiabdi926 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalkey iyo walashey keep going waaan idin tageeraaa

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 ปีที่แล้ว +5

    Two legends an other level ❤🙏🏿

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +29

    HEESIHII HORE IYO KUWAA DAANBE IN AAY KALA FOCAAN YIHIIN INTA FAHMEESO LIKE II SAARA

  • @ibraahimyiriisow6788
    @ibraahimyiriisow6788 4 ปีที่แล้ว

    Aniga uga horeyo Tagyerayasha iidle yare

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 ปีที่แล้ว

    Idin jecliyaaa markad heesihii hore soo kla kicisaaN😍😍😍

  • @aashiimohametthussein166
    @aashiimohametthussein166 3 ปีที่แล้ว +2

    Leggned idle👑

  • @alishabbe949
    @alishabbe949 4 ปีที่แล้ว +1

    War abyoo ka daa sacdiyo siman wey soo dhaweysay inta ila aragta farta taag

  • @sharmakeabdikadir1393
    @sharmakeabdikadir1393 4 ปีที่แล้ว +13

    Iidle iyo siman waad kenteen meshada heesta lyrics
    Tubeec iyo magool
    ^^^^^^^^^^^^^^
    Iidle
    Neyruusku waa ciid
    waa nagi aduunyadu
    waa nuur kalgacalkuye
    Naruuroy
    waa nuur kalgacalkuye
    Abayooy
    nafta maw xidigisaa
    nacab ma iska celisaa
    waxaad naawileysiyo
    naqu makuu cuntamayaa
    inaguna nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    ^^^^^^^^^^^^
    (Sacdiyo simaan)
    Nayruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    nabaraa i gaadhoo
    ma nuux nuuxsan karayee
    anigay noq noqoshadu
    i naanaabineysaa
    sidan kuugu nabanahay
    hadaad iigu nudan tahay
    amaad iigu nugushahay
    xiskeenoo nagaadiyo
    nimco la arki doonee
    (

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว

    Waa gabadhaa kaaliiya id aasturto

  • @leilaali5103
    @leilaali5103 4 ปีที่แล้ว +3

    Kaabaax 2 legends 🔥♥️♥️

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏🙏

  • @maidaqeyre9468
    @maidaqeyre9468 4 ปีที่แล้ว

    Nooleyaha fanka iidle ku heestaaa wlhi💏💏💏

  • @fawsiaali4387
    @fawsiaali4387 3 ปีที่แล้ว +2

    NICE!! So lovely song!!

  • @asmahappy9015
    @asmahappy9015 4 ปีที่แล้ว

    Iidle keep going wll sacdiya siman boqorada codka

  • @abdinasirmohamed3005
    @abdinasirmohamed3005 4 ปีที่แล้ว +4

    Always be happy bro..... I'm proud of you..... May Almighty protect you from evils eye.... ♥️