Iskilaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music Video 2024 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 หลายเดือนก่อน +2018

    lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 หลายเดือนก่อน +696

    Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 28 วันที่ผ่านมา +169

    Heesta waxay ku socota dhalin yarada somaliyed ee is jecel💞 balse kala fog ✈️ inta si dhab ah isu jecel alh ha isu keeno.amin.🤲. Hada igu racsantahay Like saar halkan.👎

    • @sagalmaxamed5370
      @sagalmaxamed5370 27 วันที่ผ่านมา +1

      😢

    • @kiinosman3719
      @kiinosman3719 26 วันที่ผ่านมา +2

      Aamiin yarabi🤲

    • @CabdulaahiYaasiin-l2h
      @CabdulaahiYaasiin-l2h 13 วันที่ผ่านมา

      Amin lph

    • @Kabtan.
      @Kabtan. 12 วันที่ผ่านมา

      @@abdihafiiid...............2008 aaad io aad nin wax badan og oo qormo cajiib ah kaga falooday heesta

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b 11 วันที่ผ่านมา

      Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari หลายเดือนก่อน +118

    Heesi waxba tari maysee quraankaa macaan leh❤

    • @xaliimoaxmed9249
      @xaliimoaxmed9249 หลายเดือนก่อน +1

      adi mxa udha gesane 😂😊

    • @rayaanaxmed9043
      @rayaanaxmed9043 9 วันที่ผ่านมา

      Maxa kaso Donte marka😂😂😂

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 5 วันที่ผ่านมา +1

      Maxad quran u akhrisan wayday

  • @SiciidWirdaani
    @SiciidWirdaani หลายเดือนก่อน +270

    Inta qoraal kayga aragta saxiibayaal Like ii saara😢

  • @MawliidShiine
    @MawliidShiine 22 วันที่ผ่านมา +52

    Heestan Waxy Soo BaxdaY Anigoo TahriiB Wxana Joogey WadaNka Tunisia 🇰🇬 Waxan Badda GalaYaa 14/11/2024 NoLol iyO Geeri Walal Hadad AragtO FariintayDa Iso DucaY😢😢😢🙏🙌

    • @AaminoAli-os7hu
      @AaminoAli-os7hu 21 วันที่ผ่านมา +1

      Allh kunabd geyo wll😢

    • @BashiirCabdi-b3d
      @BashiirCabdi-b3d 19 วันที่ผ่านมา +1

      Allah Haku fududeyo wll mcn

    • @hamdimohamed5997
      @hamdimohamed5997 19 วันที่ผ่านมา +1

      Allaah kubadbaadiyonwalal

    • @HayatMahamed-y6y
      @HayatMahamed-y6y 18 วันที่ผ่านมา +1

      Allah haku nabad geeyo wl😢

    • @HadiyaUpdiRaHmaN
      @HadiyaUpdiRaHmaN 9 วันที่ผ่านมา +1

      Wll ma nabad tagtay oo ma ku guulaysaty😢😢

  • @saciiddani1474
    @saciiddani1474 2 หลายเดือนก่อน +608

    hesaha waxa kamacan Quranka

    • @ZaynabAbdullahi-hx8ob
      @ZaynabAbdullahi-hx8ob หลายเดือนก่อน +9

      ❤❤❤❤❤

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs หลายเดือนก่อน +2

      ❤️❤️❤️🌸🌸🌸🥰🥰🥰

    • @nawalnalka6366
      @nawalnalka6366 หลายเดือนก่อน +15

      Waa runtaada ee maxaa halkan kasoo doontay

    • @HusseinDahir-jr7xy
      @HusseinDahir-jr7xy หลายเดือนก่อน +7

      Munaafaqow naarta halka ugu hoosaysa ayaad galysaa walhi maxaad ka soo doontau halkan marka

    • @mohamedabdullahi9445
      @mohamedabdullahi9445 หลายเดือนก่อน +2

      Xaqiiiq waaye

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if 2 หลายเดือนก่อน +378

    17 September 2024 Maalin Salaaso ah
    Waxaan ku jiraa safar iyo hayaan dheer oon rajaynayo inaan ku cago dhigto America 🇺🇸 bi'idmillaah Riyada oo rumowda iyo saadaasha oo khayr noqoto ayaan halkan kusoo noqon doonaa Dhamaanteen allah ha inagu sugo jidka guusha iyo badhaadhaha.
    Like ta ha ila dhaafina zaaxiipayaal ❤

    • @khadarhassan9786
      @khadarhassan9786 2 หลายเดือนก่อน +6

      Nabad ku tag Bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯

    • @marwaanxanuur8892
      @marwaanxanuur8892 2 หลายเดือนก่อน +7

      Wanaag oo dhan baan kuu rajeynayaa, nin geediga uu ku jiro ka miro-dhalliyo inshaa allah. Guuleyso.

    • @kaldeeqa2363
      @kaldeeqa2363 2 หลายเดือนก่อน +2

      Nabad ku tag wll alle Haku amaansado

    • @Ceeshbashiirmahbub
      @Ceeshbashiirmahbub 2 หลายเดือนก่อน +1

      Nabad tag wllo mcn

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 2 หลายเดือนก่อน +14

      Nabad tag abowe ilahy khyr hakga dhigo safar salama insha allah nin adag noqo abowe diintisa ku adag o adunyo dhalan rogin aqoontana xooga saar ilaa heer Kasta dedaal o dhexda xiro tacab gal insha allah qabyald iyo fadhi ku dirir ka fogow nin dalkisa iyo dadkisa wax ku so kordhiya noqo insha allah nolol wacn ku rajyn abowe ❤❤❤

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 หลายเดือนก่อน +288

    Inta sidaydoo kale iska dhagaysanaysa oo kaliya ka heshay ereyada laakiin aamu saamayn ku lahayn hadaad iga dambayso like ❤😊

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 หลายเดือนก่อน +123

    100% words
    100% tune
    Musica 100%
    100% voice
    camera 100%
    💯💯💯💯💯 who agrees with me🖐

    • @aaladankeli963
      @aaladankeli963 22 วันที่ผ่านมา +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @Niza-j
    @Niza-j 2 หลายเดือนก่อน +458

    5 yrs xirir leenahyy 4 sano man is araG labo Meel ku kala noolnahy 1/11/2024 arooskeena i.a 💍❤Asagaa iso diray heestaN waxan rajaynaa After 2 months anagoo wadajir ah inaa soo boqdo halkaN 19/9/2024❤

    • @khadarhaji8346
      @khadarhaji8346 2 หลายเดือนก่อน +30

      Waxn idinku hambalyeyna anizoy sabarka iyo dhabar adeyga aad mujiseen noqda kuwii waqtiga iyo wayuhu uhiliyan o nalal tan ugu wngsn qeybsada allh ha idin dhowro o farxd wrta iyo malmo qurxonaa alle idinku deeq❤

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 2 หลายเดือนก่อน +5

      Hambalyo bayoh wada noolada

    • @Niza-j
      @Niza-j 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@khadarhaji8346 Thankz Wall0❤

    • @Niza-j
      @Niza-j 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@KingHamada1Mahdzanid powe❤

    • @HanaAbdi-c5n
      @HanaAbdi-c5n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xbti allaha iskukin keno😢❤❤❤❤

  • @mariahappy6274
    @mariahappy6274 2 หลายเดือนก่อน +246

    Wan dhoofaya saa utiri dhawac baan ahay 😭💔 inta laga maqan yahay uun baa daremi kara 😭🫂

    • @IqraaniRaani
      @IqraaniRaani 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa wlhi😢

    • @RuweydoAbdiqafar-up9zy
      @RuweydoAbdiqafar-up9zy 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xanun baas waaye😢

    • @MunaCalidiriye
      @MunaCalidiriye 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waarun illhy baa og saan uku xiisay qofkaygii ilhy haykaa xafido mudane

    • @HannaCraxmaan
      @HannaCraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhiy waa runtaa xanuunkeda waxaa daremika kara qof jecelkisu ka dhoofay oo ka fogaday😢

    • @FatumaAbdullahi-k7b
      @FatumaAbdullahi-k7b 2 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@HannaCraxmaanintu dhofay buu hdne iga tagy😭💔

  • @marwaanxanuur8892
    @marwaanxanuur8892 2 หลายเดือนก่อน +62

    Iskalaaji waa Fannaanka keliyah ee dareenka bulshada nuuc walba oo ay tahay ka dhex heesa. Cajiib! Tanni waa ay Hees dhaaftay.❤😢

    • @NastiGuedi
      @NastiGuedi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Run wayee

    • @MasbalMaxamed-h7s
      @MasbalMaxamed-h7s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin🤲🏾

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 หลายเดือนก่อน +37

    Abwaan Xamza Xikmaawi 🫡😎 Saxiib Erayadan Waa kaa heyna 🙌🏾 Ninkii ugu mudnaa Waa u dhiibtay The legend Iskalaaji

  • @ABDIRACHIDISSAADEN
    @ABDIRACHIDISSAADEN หลายเดือนก่อน +46

    Quraanka ka macan hesaha wllky iyo wllhshy❤❤❤

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 2 หลายเดือนก่อน +138

    Iskalaaji waa fanaanka kaliya ee dareenka bulshada sidii rooxaantii ugasoo dhex heesa! Legend tani hees way dhaaftay

  • @Momyyyyyy
    @Momyyyyyy 2 หลายเดือนก่อน +100

    17/9/2024 maalin taladaa heestaan waxay iga soo horbaxday anigoo la kulmi raba qofkaan ugu jeclaa aduunka uuna iga dhoofi doono beri oo ay taariikhdu tahay 18/9/2024, qalbigaygu wuu holcayaa lkn waa inan ku samrna aniyo asagaba iiguso duceeya inuu Alle nabad geeyo meeshu u socda noloshana nagu mideeyo aniyo asaga amuurihiisana sida ugu wanagsan uguso haagagan ma garanayo goraan mar dambe is arki doono se waan sugaya xiligay noqotaba insha Allah "ILLAHAY NOLOSHA HAKU MIDEEYO LABADII SI DHABA ISKU JECELBA"❤

  • @ayuubkulle8632
    @ayuubkulle8632 หลายเดือนก่อน +92

    1m markay gaarto liketa xaila dhaafin❤❤

  • @IsmoLazzol
    @IsmoLazzol หลายเดือนก่อน +29

    La yaap abwaanka xamse xikmaawi halmar aan aynu wada sacabino👏🙆

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 หลายเดือนก่อน +89

    Caawa waan dareen hdlayaa xanun qalbiga daremayaa hestaan anigee iga hdleesa runtii dhaqso igu so noqo la aantaa dhibaa marayeee😢 qalbiga waaan ka saaari waaayey dhabaaan ujeclahy ilaaaahow is helnaaaa cabdi ❤️‍🩹😩

    • @Kaphio12
      @Kaphio12 หลายเดือนก่อน +4

      illahay kuu is calafda ha idinka dhigo 😢🤲

    • @naimaawil7286
      @naimaawil7286 หลายเดือนก่อน

      Sorry qalbi 😢

    • @sacdiyomaxamed882
      @sacdiyomaxamed882 หลายเดือนก่อน +1

      😢 ilaahay calaf ha isku kiin darro

    • @ayang7089
      @ayang7089 หลายเดือนก่อน +3

      Hadu kheyr ku yahay Allaha ku sahlo qali hadu kheyr ku ahayna niyada Allaha kaga saro

    • @HusseinDirir-f4y
      @HusseinDirir-f4y หลายเดือนก่อน

      Insha Allah waad iscalfan doontaan huno niyada khyr usheeg ❤

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad 2 หลายเดือนก่อน +91

    Libiya ayan ku dhagaysanaya.
    Anoo mudo bila la hadal. Jacaylkaygga.
    Waan ku jeclahay NIMCO XUSEEN wan huba inad iman doonto macan heeskan❤.
    Qalbiga kugu haya mar walba . Love you❤❤

    • @amaalmaxamed3720
      @amaalmaxamed3720 2 หลายเดือนก่อน +5

      Mar uun waad kulmaysan qofka jeceshahay ina adeer guul kurajayn adigana

    • @ahmedbashirjama7818
      @ahmedbashirjama7818 2 หลายเดือนก่อน

      @@amaalmaxamed3720❤

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 2 หลายเดือนก่อน +2

      Libya walalkee baa iigaga xiran ax!
      Waliba lacagihii waan shubney mudo 2bil kahor

    • @NadiiraDahirmahamed-ve1ne
      @NadiiraDahirmahamed-ve1ne 2 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢

    • @X.Mohamad
      @X.Mohamad 2 หลายเดือนก่อน

      Xeroyin bilahan la galay ayaa jira. Insha allah uu soo nabad imani walaale dawladu xaday gacanta ku hayso oo cadowgi dhaafay​@@abdisamadhussein3924

  • @amranmacalin379
    @amranmacalin379 หลายเดือนก่อน +81

    Hees kasta oo iskalaaji qaado waxad moodaa iney ani igu socto 💔
    Ilaahow qalbiga ii qabooji 😭

  • @HamseDek-h8g
    @HamseDek-h8g 9 วันที่ผ่านมา +41

    Heestan waxaay ahayd inay waa hore so baxdo wakhti aan aad ula ildarnaa jacayl waxana jeclaa gabadh aan isku galas ahayn gabadhaas oon wada soconay mudo 4 sano aha balse markii uu jacaylkii waynaaday caqabado jiro awgeed noloshu na cuslaysay waxana is dhahay malaha calafba iskuma lihidin ee noloshu wamay sidan u tahay 😢😢😢 waxan isla dalaa dhacnaba wayaha aduunka iyo wakhtiga jacaylka ❤ waan is guursanay hadana waxaay ihaysaa gabadh dhalan 10 habeen waxaan ku noolnahay wadanka ethiopia gaar ahaan gobalka qoraxay _ dagmada shygoosh waxan leyahay qof walba ilaahay ha u fudaydiyo jacaylka uu qaadi kari la yahay waxaa qorayaa qoraalkan 16 November 2024 qofkii iga danbeya love saar gulaayso ❤❤❤

    • @abdirisakmahamed5433
      @abdirisakmahamed5433 6 วันที่ผ่านมา

      😢😢

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 6 วันที่ผ่านมา

      Xamse dek Hambalyo Sxb

    • @AbdiQaldan
      @AbdiQaldan 5 วันที่ผ่านมา

      99p9p.99
      .o 8poo..I.. p9.p999999cp
      Co8o9o ooi996Cymj.hn.ju. .jjnlj n.j..j.j
      Nhhj.
      😅 3:41 🎉 3:41 😊😅

    • @HamseDek-h8g
      @HamseDek-h8g 3 วันที่ผ่านมา

      @@Therealhero-m8r gulayso zxb

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 21 วันที่ผ่านมา +14

    Waan kula jirayaa abidkaa gacliso, kaama dhoofayo, kaama dal-doorasan doono.. Sideen kaaga dheeraadaa gacliso adiga oo nolol ii ah? Nolol waarta oo qurux iyo jacayl ku dhisan ayaan ku han waynahay gacliso in kula qaato weligay. ❤
    Jacayllada kalama maqan awoodda jacaylka awgeed ha u midoobeen. Ha waaro jacaylku.

    • @leilamire1043
      @leilamire1043 8 วันที่ผ่านมา

      Aso nabada allha ikeno

  • @mohanabdi3791
    @mohanabdi3791 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan salaamaya mucashaqiinta ee heesta halkan nagu wada kulmisay waxan idiin rajeenaya nolol qurux badan I.a like iitaabo ❤🎉

  • @Airdropssomalitasks
    @Airdropssomalitasks 2 หลายเดือนก่อน +31

    Omar Dab Jacyl Waxan Laxan wa Dhafay 😮 Wan dhoofaya Sad U Tiri dhawac ban ahaye 😢 ❤🔥🐐 Iskalaji 🔥

    • @AfnaanApdi123
      @AfnaanApdi123 2 หลายเดือนก่อน

      Waxuu lskalji qadaye Oo aan macaneena waa lawayahye ba 😢

  • @inaxeef6123
    @inaxeef6123 2 หลายเดือนก่อน +111

    Aragaaga dhayihii u bogay
    Way ku sugayaane
    Dhaguhuna codkaad bartay
    Dhawrayaan waliye
    Dhawaqaagu nolshoo macan
    Dhiiri galiyeeyee
    Dham baalkagu waa idaweeee
    Igu dhayoo Iii hur..!!💔

    • @MaqsuudKelif
      @MaqsuudKelif 2 หลายเดือนก่อน +3

      Heestan mana lyso sameyy😂
      😢🤔💔💔💔

    • @NouraMowlid
      @NouraMowlid หลายเดือนก่อน +1

      Wadna kuugu dhartaa jacayl fataha dhigiye
      Dhami way u xisen xubnuhu adi dhabtadiye
      Mana lihi dhalile cidladu wa qoraal dhigane
      Dhayal maha xalkuye darta dhimasho suraysty

    • @YurubIpraahim
      @YurubIpraahim 21 วันที่ผ่านมา

      ma dhamado xiisu intad jogin dhinacyga ma dhaqado sacado inta iga ag dheertahye dhimirkuna si bu ku tabo dhaymo mu hiline dhaqso igu so noqo ilanta dhiib ban maraye😢❤

  • @xiisqaali54
    @xiisqaali54 2 หลายเดือนก่อน +30

    Wn Dhoofayaa saad u tiri Dhawac baan ahay 💔😭
    Iskalaaaji my fv 🎤

  • @NimcoAbdi-e1m
    @NimcoAbdi-e1m หลายเดือนก่อน +30

    Walhi mantaa waan Darren halayaa wyo Qof walpaa Oon bartoo wuu Dhofaaa Spp ah Walid kisaa ayaa Kaa daan beyya Inuu Qayrr kisaa inuu Dhafoo Walipaa Hoyadiisaa 😢Anuu Hoyoo imaa Nolaa Qayrakyy inan Kaa hoseyoo waan arkaa walhi Wayo Hoyoo ayaa adunkaa kalaa wadaa Aboo wax mahaa runii Waxan Go.aan Sadayy inan Xogaygaa maloo Oon heer Gadhoo wayo maliin walpaa Ohiin waxpaa imaa Soo wado Maliinkaa Aan heer Gadhoo waan Soo Xusiii Donna faariintaydaa inChll 🤲 isoo Duceyaa walahygaa Muslims ☪️ ahow igaa rali noqdaa hadad inyar igaa murugo teen 😢waxn ahyy Qof Hoyo laa aan sokoryy⚰️😭😭😭😭😭😭😭😭like 👍 haylaa Dhafiin hadad igaa daan baysoo /October/11/10/2024/maliin sabtii ah

    • @AbdimaajidHassanAliMaajid
      @AbdimaajidHassanAliMaajid หลายเดือนก่อน +1

      Ebbe Wx Wlba Wu Awoda Insha Allah Nolol Qurux badan Ku Rajena Sis Xanunkaga Wan Daremi karaaa😭🙏

    • @SabriinBashiir-y4e
      @SabriinBashiir-y4e หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi Wan ilmeyey abayo mcn ilhay ha una xariisto hooyooyin keen wlhi taaaas ayaaa Ben ahayn abe war kama hayo wax noloshu ku tiirsan tahay waaa hooyo nasiiiib daro ka weyn malahan hdaaa hoooyo ahaysn noloshu Kuma xumeyso😢 wlshey horomar wacn ayaa ku rajeynaaa I.n ❤😢😢😢😢

    • @yahyeagandi5920
      @yahyeagandi5920 19 วันที่ผ่านมา

      Abaayo meeshaad katabanaysidba Alle hakaatiiriyo 😢

    • @mohametbuhari7
      @mohametbuhari7 43 นาทีที่ผ่านมา

      Nolol ta ugu sareysa ku rajaynaya abaayo nolsha wax walpod kala kulanto yeysan. Marnaba farxadada saamayn noqo qof adag wxa tahy boqorad ❤👸

  • @Marwa-t5s
    @Marwa-t5s 10 วันที่ผ่านมา +4

    Asigu safar yar iga aaday ban Sii xad dhafa ugu xiiisaya zowjkeygii Rabow iika nabad yeel❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 2 หลายเดือนก่อน +34

    Dhaqso iigusooo noqo😢la.aanta dhibaan marayee😢❤wan kuxizay😢😢😢

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed9251 2 หลายเดือนก่อน +53

    Maashaa allah Waa hees dareen leh waxan ku soo xasuustay xajigayga oo iga fog oon aan ku kala noolahay hargeysa and canada ilaahay waxan ka baryaaaya isagoo nabad iyo anigoo nabad inan dib isku arki doono insha aallah I soo duceeya wllaalahaya aan jecelahay wan soo bookhan doono markan dib isku aragno qoraalkan insha allah❤❤❤🤲🤲🤲🤲😢😢

    • @hafsaeidle2575
      @hafsaeidle2575 2 หลายเดือนก่อน

      Alle Ha inoo Celiyo anba UK iyo Hargaysa

    • @Asmo-u8r
      @Asmo-u8r 2 หลายเดือนก่อน

      Alha nabad idinku kulansiiyo 🤲🤲

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 2 หลายเดือนก่อน

      Isku Soo Haada Insha Allh

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 2 หลายเดือนก่อน

      Bukaanku wuu badanyahay alle ha isku soo dhaweeyo inta waayuhu Kala fogeeyeen

    • @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
      @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 2 หลายเดือนก่อน

      Waaxi qeyr kugu jiiro insha allaah

  • @marwoistahil8474
    @marwoistahil8474 หลายเดือนก่อน +38

    Dhagahu codkaad bartey dhowrayaan weliye'e
    Alle hakuu naxariisto boqorkeygiyow😭😭

    • @MiskiIsmail-ku5ec
      @MiskiIsmail-ku5ec หลายเดือนก่อน

      Aaamiiin 😢😭😭😭😭

    • @NajaxguuleedInaguuleed
      @NajaxguuleedInaguuleed หลายเดือนก่อน +3

      Ax amiin byo mcn,

    • @tayosirdiihaal
      @tayosirdiihaal หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo หลายเดือนก่อน +1

      Amiin adna qalbiga allah ku qabojiyo abyo

    • @Deeqacadey-r8e
      @Deeqacadey-r8e หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abaadirmaxamed6412
    @abaadirmaxamed6412 หลายเดือนก่อน +20

    Wa 5 October goor casar gaabad ah ayaan daawanaya heestan anigo la liita boholyoow iyo xiiso xadhkaha goostay runtii wa hees dhuux dhaqaajinaysa inta laga maqanyahay maalin ayan kuso noqon doona halkan anigo kujira jawi kafiican kan maanta insha Allah 💯

    • @aflaantamaanta1580
      @aflaantamaanta1580 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iga talo qofna noloshaada ha raacin qofna hasiin dareen xadka dhaafay. Ogsoonow noloshu inay noocyo badantay oo maalin lagayaabo ficil aad fudayd ku samaysay inuu kugu cuslaado kasoo noqoshadiisu waa iga talo walal jacaylka 90/100 maaha wax jira don't trust anyone as you can

  • @YurubIpraahim
    @YurubIpraahim 21 วันที่ผ่านมา +4

    heestan waxad modaa xiligi la rabyy iny so baxdyyy Ale nabad haku so celi qlbi😢 😪❤

  • @MuhoActive
    @MuhoActive 2 หลายเดือนก่อน +48

    I am from TikTok

    • @hamidasheikh2953
      @hamidasheikh2953 หลายเดือนก่อน +3

      Same😫

    • @MusaDeko
      @MusaDeko หลายเดือนก่อน +3

      Welcome 😊 Tea or coffee ☕

  • @zaamiyaabdi
    @zaamiyaabdi 2 หลายเดือนก่อน +47

    Wlhi waan jeclaa inan Isla joogno wanan uxiisay lkn macquul mahan inan mar 2aad la kulmo wxn uxiisay laptisi uu sida naxariista leh igalin jiray ee mrkan ilmeyo uu indhaha iga dhukan jiray wxn uxisay wajigisi quruxda badna een ku iloopi jiray wax walpa lkn ma awoodo inan arko hda ilmada ayu si naxariis leh iga tiri jiray hda lkn wan ilmeya Anana iska Tira waan ku xiisay wxn aad kugu rajaynaya nolol mida ugu quruxda bdn😢💔
    Aragaga dhaayihi upogay way Dhol sugayane😭😭💔

    • @zaidanas1294
      @zaidanas1294 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😢 paayo adi maa ka tagy

    • @ayshaalii33
      @ayshaalii33 หลายเดือนก่อน +2

      Kwrn qofkaa sidaan u tabtaay haddu qof kale asiganh u tabaayoo 😢

    • @ibtizaamqurux2412
      @ibtizaamqurux2412 หลายเดือนก่อน

      Omg 😢

    • @tayosirdiihaal
      @tayosirdiihaal หลายเดือนก่อน +1

      De muu dhintay misee 😢😢😢😢 waxandhaho wlhy garan maayo

    • @Aaasiyoaxmed
      @Aaasiyoaxmed หลายเดือนก่อน

      ​@@ayshaalii33waa xanuun ani lee daremi karo😢

  • @cabdicabdulaahijiis4467
    @cabdicabdulaahijiis4467 2 หลายเดือนก่อน +46

    Aney iga hadle dhamantet hestan malin Sabti ah bishana 21september 2024 wana iidhirigalin waxan kuso lawan dona comment gan hada nolahay 2030 I.a 5sano kdib ano hormar gaaray noloshana mel Fcn ka jogo like inta iga danben donto👍😊

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh หลายเดือนก่อน +1

      Insha Allah sxb dib ayan kosogi donaa inaa intaa ogo wada kulano muradka Allah sahlo i.n

    • @cabdicabdulaahijiis4467
      @cabdicabdulaahijiis4467 หลายเดือนก่อน +1

      @@MohamedAhmed-su7ghAamin wll mcn dhamanten i.a😊

    • @AyaanmohamedcaliAyanita
      @AyaanmohamedcaliAyanita หลายเดือนก่อน +1

      insha allah 😢😢😢😢

  • @sedevid5355
    @sedevid5355 หลายเดือนก่อน +18

    10 sano kadib comment gan so firin doona i,a hada noolahay 🥺

    • @kiinosman3719
      @kiinosman3719 26 วันที่ผ่านมา

      I.a riyoyinkaga allaha ku rumeeyo🤲🥹

    • @nimcocabdifitah5571
      @nimcocabdifitah5571 11 วันที่ผ่านมา

      Cimri dher iyo cafimad alle Haku siiyo

  • @mahdimohiadinshali6749
    @mahdimohiadinshali6749 15 วันที่ผ่านมา +6

    Waalidkaga baari u noqo weligaa arki meysid wax ku dhibo, duacada waalidka waa la xadaa, ayagoon filaneyna wixii niyadoda ku jiro loo sameeya.

  • @YasirAbdi-f7h
    @YasirAbdi-f7h 2 หลายเดือนก่อน +29

    Talo walaalnimo si aa murug iyo dhibaato ugu fogaato iska ilaali inaa qof si dhab eh u jeclaato🙏🙏

    • @Niza-j
      @Niza-j 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qalpigu kula ma tashanayo huuno😩

    • @NicolasAnelka-m2u
      @NicolasAnelka-m2u 2 หลายเดือนก่อน

      😢​@@Niza-j

    • @Mohamedbizta-rt3dk
      @Mohamedbizta-rt3dk 12 วันที่ผ่านมา

      OMG 😲 💔

  • @saacidcabdi1298
    @saacidcabdi1298 2 หลายเดือนก่อน +16

    Markey 1M gaarto haleyso qabto🎵🎼🐐

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 2 หลายเดือนก่อน +14

    Aragaagu dhaayihii u bogay
    Wey dhur sugayaanee
    Dhagahuna codkii aad bartay
    ❤ Dhowrayaan weli❤
    Dhawaaqaagu noloshu macaan
    Dhiirigaliyaaye
    Dhambaalkaaguna waa ii dawee
    🎉Igu dhayoo ii hur🎉
    What a song 🎵 😍 👏 👌

  • @Asmadiamond-wl5jl
    @Asmadiamond-wl5jl หลายเดือนก่อน +14

    Qof walbo qof jclhy buuu ka hdlin lkn aniga dareen keyga wuu ka duwan yhy wayo hyoday mcn u xisay 😢 7\20/2022😢 alla hyo mcn Maxan ku xisay adiga ka dib farxad ma helin sacad walbo wxn ku kifirah ma is arki doontan 😢 wlhi hyo mcn I miss you ilhyow cafimad io cimri dheer. Isii aan ku arko Please isoo duceya inan ilhy hyoday mcn Ila kulmiyo 😢

  • @Xasanmacalinxuseen2023
    @Xasanmacalinxuseen2023 หลายเดือนก่อน +10

    Asc:
    Wa idin zalamay dhaman somali weyn❤
    Wlhi waxa moodaa iney ani iga hadleeso heesta😢❤️💔
    La.aantaa Dhip baan maraye🥺🙏
    Wlhi bilaahi Qoftaz saaid u jeclhy❤😢
    Magaceyga waa muniir yare🤍
    Somalia/Mudug/galkcyo_____
    Ku suganahay❤❤❤❤❤
    Hada iga Danbeezo like wll mcn❤
    14/10/204__Hapen isniin ah💚✋️

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 2 หลายเดือนก่อน +32

    Waa haben Sabti Soo galayso 21 /9 /2024 ayan dhagysanaya hestan ano indhahyga ilmo kasoco wlahi😢Laygama dhofin Balse jacaylkaygi Way iga Tahriibtey liibiya ayey ku xidhnyd marki warkeda Iigu dambaysay Balse hada Waalawayey Oo Nolol geri tona Kuma Haayo ,Waxan Dareemaya Murug Iyo war war iyo walbahaar wlahi bilahi Alleh waxa Ka baryaya inu Marlabad Nakulansiiyo Anago nabad ah 😢waxa Islaha Aad Ka dhigatid marwadaada Xalaasha ah Balze waqtiga Iyo Waayaha aya nakala Fogeeyey😢Plz iiguso duceya inanu Kulano Marlabad😢

    • @NimcoAhmed-x7l
      @NimcoAhmed-x7l 2 หลายเดือนก่อน

      Alaha idinkulansiyo idiinkoo nada iyadana laha hakasaaro cadowga facntisa sorry bowe😢😢😢

    • @zhuaibahmett2865
      @zhuaibahmett2865 2 หลายเดือนก่อน

      I.a zhp waad kulmi doontaan hadi alle ka dhigo is adke caloosha adkeyso

    • @bushranadiir
      @bushranadiir 2 หลายเดือนก่อน

      Ax sorry wllo😢insha Allh wy kula soohadlin

    • @deeqomacalin369
      @deeqomacalin369 24 วันที่ผ่านมา

      Adinkoo nabada allha idin kulansiiyo😢🤲

  • @ABDIRISAKCARAPRise
    @ABDIRISAKCARAPRise 2 หลายเดือนก่อน +14

    Quluubta Dareenkooda 💔Marxaladaas Yahay Allow Daawee❤😪🤲

  • @NastehoJamalapdi
    @NastehoJamalapdi 8 วันที่ผ่านมา +3

    Wn dhoofaya sad u tiri dhawac baan ahay
    18/11/2024/ November malin isniina 😢😭💔 waxan dhagaysanaya aniga o ay idhahayga ilin kasacto 😭waxad tahy nolshayda qofkii igu fiicnaa ee an waligay la kulmay waxan rabaa inan ku sheego si dhaba inan ku jeclahy dhaqso igu soo noqo la anta dhiban maryaaaa 😭wxn alle ka barayaya inan markle kulano kadiba inta cimrigena ka dhiman wada Nolano qorlkan waxan raba markan midawno inan ku tuso inzha allah HupiH ❤️😭😭😭

  • @alisham3413
    @alisham3413 12 วันที่ผ่านมา +2

    Tan hees way dhaaftay iskalaaji is number one legend for ever 👏👏👏🥰

  • @ZahraQueen-2
    @ZahraQueen-2 หลายเดือนก่อน +11

    Dhalantedka waxa igu wacan kala dhaqaqena best song 😢😢😢

  • @Eliza470
    @Eliza470 2 หลายเดือนก่อน +22

    Dhaqso igu so noqo La.antaa Dhiban maraye❤😢 Imiss Wllh Allow Rerkiisa ubarakeey💔🥺

    • @HalooYeelo-j7b
      @HalooYeelo-j7b 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh ooo cadaaaa quruxeey

    • @amaalmaxamed3720
      @amaalmaxamed3720 2 หลายเดือนก่อน

      Badal khayr abayo sorry kasiida qalbiga

    • @Deeqacadey-r8e
      @Deeqacadey-r8e หลายเดือนก่อน

      Hhhh

  • @HamseAbdirahman-gd4ks
    @HamseAbdirahman-gd4ks 2 หลายเดือนก่อน +19

    23/3/2023...qofka dunida ugu jecla aya laa iskukayadiday inan is gursano oo la idhi waay dhofaysa Ax😢kamana samirn💔😓😟🫶

    • @RahmoHussein-z3f
      @RahmoHussein-z3f 2 หลายเดือนก่อน

      Wanka xumahay❤

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 2 หลายเดือนก่อน

      Wan ka xumaheya 😢😢😢 gul ban ku rajeyana

    • @munoahmed9290
      @munoahmed9290 หลายเดือนก่อน

      Hdaad is jeclydeen waa ka dhabnkrtan jcylkiina

  • @abdisalanadanhusssein
    @abdisalanadanhusssein 26 วันที่ผ่านมา +3

    LGND laba maha is the song iskalaji best song in this like m my comant🎉

  • @wanaagsaneofficialchannel6160
    @wanaagsaneofficialchannel6160 5 วันที่ผ่านมา

    Caasho maxamad waxa ay wada yeelatay dhamaan astaamihi aan ku jeclaan lahaa qof dumar ah heestan waxa ay ka hadlaysaa jawiga aan kujiro allow calaf iigu dar🤲💯❤️

    • @najlagure8671
      @najlagure8671 2 วันที่ผ่านมา

      Jaceykiina allaha idinku guleeyo

  • @najlagure8671
    @najlagure8671 22 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahow inta ka maqan xalaal ku kulmi jaceylka waa xanuun aan laguu ogeyn😢😢😢😢😢

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 2 หลายเดือนก่อน +14

    Fogaanshaha halyeeygaad jeclayd waa dhib iyo hawle Waan dhoofaya sidad u tidhi dhawaacban ahaye 😢😢dhalanteedka waxa iigu wacan kala dhaqaaqeena😢❤

  • @hawoluulmohamedhassan6064
    @hawoluulmohamedhassan6064 2 หลายเดือนก่อน +17

    Wiilkaan jeclaaa wuu ika maqanyahay in uu ilahay eekeno ama aan aado iku soo duceeya❤❤

    • @MaqsuudKelif
      @MaqsuudKelif 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhy hku keeno hbbtiii😊

    • @HusseinDirir-f4y
      @HusseinDirir-f4y หลายเดือนก่อน +1

      Waad ishelaysan idinkoo faraxsan huno insha Allah

  • @RumaanCrahman-d9m
    @RumaanCrahman-d9m 8 วันที่ผ่านมา +4

    Aragaagu dhayiih ubogay way dhur suga yaa neh😭❤Dhaguhu naah coodkii aad bartay dhaw rayaan wali yeh dhawa qaaqu noloshu mcn dhiri gali yayeh 🥺❤️‍🩹 4:51 17/11/2024❤️😂

  • @R.Aragzan
    @R.Aragzan หลายเดือนก่อน +8

    Dareenkayga taabatay heestani illahow yaasir calaf iigu dar dhaqso iigu soo noqon la'aantaa dhibaan maraye hno ❤🥺😭

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh หลายเดือนก่อน

      @@R.Aragzan We soo socdaa I.n💗

    • @najlagure8671
      @najlagure8671 22 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay calaf ha iskugu kiin daro ,jaceylka waa xanuun

  • @pro___serbia
    @pro___serbia หลายเดือนก่อน +24

    Heestan waxaan dhagaysanaa maalin jimce ah saacadu tahay 11:09 min tarikhduna tahay October 18 2024 waxaana u socdaa safar aan ku wajaahayo dalka usa process kana waxaan ku marayaa Kenya waxaan rajynaa in aan guulaysto halkana aan kusoo noqdo anigu guulaystay bilo kadib waxaan rajayanaa in qof walba hamigiisa alle u rumeeyo anigana ii duceeya in alle hamigayga ii rumeeyo allahuma Aamiin

    • @hamdaabdi4293
      @hamdaabdi4293 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ilhay ha ku sahlo wllo

    • @KhadiirApdi
      @KhadiirApdi หลายเดือนก่อน

      Aaamin wll adiga iyo dhamaan dadka kle ilahy hamigooda ha urumeeeyo❤️

    • @CabdisalanHagar
      @CabdisalanHagar หลายเดือนก่อน

      Jimcihii 😊

    • @kiinosman3719
      @kiinosman3719 26 วันที่ผ่านมา

      Aamiin allaha ku runeeyo hamigaga🤲🥹

    • @zak-Forel
      @zak-Forel 9 วันที่ผ่านมา

      Sidaada o kle Ayan hami wkhti Dher iyga qaatay leyahay ilahay haku fudeydiyo sxb sido kle anigana bilaha sosocda kheyr fara badan Aya rajeynaya inshaallah 😢

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 2 หลายเดือนก่อน +17

    Waxan hees way dhaaftay, mrkasto an bogsano maxay noogu Soo kiciyaan dhaawaca. Amazing iskilaaji one of a kind❤

  • @fatoumazakaria4108
    @fatoumazakaria4108 2 หลายเดือนก่อน +7

    Dhibirkuna si buu kuu Taboo Dhaymo muu Helinee 😭 dhaqso igusoo noqo 💔🔥

  • @HoodoHazzantp9xo
    @HoodoHazzantp9xo หลายเดือนก่อน +3

    5:49 afternoon
    Friday
    25/oct/2024
    Jawigu uu roopan yhy waxa dhinacayga fadhiya qofkan u doortay noloshayda illaahay wxn ka baryayaa bishaa bisheeda inaan 💍👑

  • @HankatuMahamed
    @HankatuMahamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    17/8/2024 maalin aanan ilaawayn 😢😢😢😢😢

  • @SuhaybCabdi-w4d
    @SuhaybCabdi-w4d หลายเดือนก่อน +13

    WadNa kuGu dharta Jacayl fataha dhigiYe
    Dhaman way uxisen xubnuhu adi dhabtadiYe 😢
    Manalihi dhilile cidladu waa Qoral dhiGane
    Dhayal maha xaalkuYe darta dhimasho suu ratYtay 3/3/2019😢

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 2 หลายเดือนก่อน +11

    Abwaan xamse xigmaawi ciyaal borama fanka casriga iyaga hogaaminaya ❤❤

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 2 หลายเดือนก่อน

      ma rer borama

    • @farhanfarah3987
      @farhanfarah3987 2 หลายเดือนก่อน

      @@MACSARO_PRO1 Haa abwaanka classmate ayan ahayn

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 2 หลายเดือนก่อน

      @@farhanfarah3987 HAda halkepuuu jooga zhp

  • @nastehomohamedhirsi2833
    @nastehomohamedhirsi2833 14 วันที่ผ่านมา +4

    Aniga iyo xajigayga abdilhi waxan ahy dad mudo bdn isku samrayay hestanin 😢 wxay kamid thy hesaha feeling bdn alhamdulilaah ugu dambyn wku midawny nolosha ❤ wann wd jogn second walba ilhaw hayg fogayn

  • @munitamunitaqurux6543
    @munitamunitaqurux6543 2 หลายเดือนก่อน +52

    10 sano kadib 😢❤qofkygi Waan isku soo laabny 😢❤sandkna waan is arki doona markle

    • @suhaanasaiid-fx5or
      @suhaanasaiid-fx5or 2 หลายเดือนก่อน

      Hamblyo qali❤lkn see ku dhacdy😢

    • @Haniahmed-u3t
      @Haniahmed-u3t 2 หลายเดือนก่อน

      walhi wn farxad

    • @Haniahmed-u3t
      @Haniahmed-u3t 2 หลายเดือนก่อน

      Allah adiga na isocalii😢😢

    • @munitamunitaqurux6543
      @munitamunitaqurux6543 2 หลายเดือนก่อน

      @@suhaanasaiid-fx5orqadar rabi wll

    • @hassaneid6926
      @hassaneid6926 หลายเดือนก่อน

      Beenta umuda kala.tag iyo suurah dhoocil xunbeen ley ah batahaye 10 sano ka.hor xaarka laga dhaqaye adiga

  • @farosiyat3573
    @farosiyat3573 2 วันที่ผ่านมา

    Inta qoraal kayga Arafat saxiibayaal Like ii saara 😢

  • @XamseJama-n2i
    @XamseJama-n2i หลายเดือนก่อน +8

    Eebe Gabdh can wada Dhoofno Ha I siiyo oo Jacayl Dhab ah ii Noqota ❤

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi หลายเดือนก่อน +5

    Miisaanka Culus Iskalaaji on the beat fankaagu waa sixirba heestana waa waali

  • @XalwoTarabi-bs2kz
    @XalwoTarabi-bs2kz 2 หลายเดือนก่อน +13

    Markad aragtid qoraalada, waxa ogaaneysa in dadkenu balanta ku ficneyn oo rag iyo dumar ka ganacsano dareemaha iyo dhaawaca qofka aamina. Balantu maahan ciyaare ee dhalinyaroy ha gelina qalbiyada qof aadan hadhow u fulin karin🤞

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi been maha 😭😭

    • @NajmaIsmail-o1v
      @NajmaIsmail-o1v หลายเดือนก่อน +1

      Wlahi wa runta walal

    • @ShiikhNuur-j1p
      @ShiikhNuur-j1p หลายเดือนก่อน +1

      Aniga heesta waxa iga daran qofkaan sida oo dadkeena ubaraty

  • @HalooYeelo-j7b
    @HalooYeelo-j7b 2 หลายเดือนก่อน +9

    Madhamaado xiisuhu
    Markaad joogin dhinaceyga
    Ma dhaqaaqdo saacadu
    Intaad iga ag dheertahay
    Dhimirkuna siduu Kuu tabo dheymo
    Muu helineee
    Dhaqso iigu soo noqo
    La aan dhib baan maraye😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ZeIbrahim-p9c
      @ZeIbrahim-p9c หลายเดือนก่อน

      Qalpiga 😢and

  • @cusmaanhareed8944
    @cusmaanhareed8944 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kiip going best music iskalaji❤

  • @abdicasiisabdicasiisismail8684
    @abdicasiisabdicasiisismail8684 11 วันที่ผ่านมา +3

    15 Nov 2024 😢❤
    Mlin jimce ah wliba subax 7:00AM

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 2 หลายเดือนก่อน +5

    What a song iskalaaji legend
    👉 halkii aad baneeysay ayee dhaxanta iga soo dhici❤❤

  • @saidnour3093
    @saidnour3093 2 หลายเดือนก่อน +16

    Iskaaali inta isku raaacsan inuu yahay legend ka xaqiiqda mar walba taagan❤

  • @kabiilkobay
    @kabiilkobay 2 หลายเดือนก่อน +6

    Heesta waa shiday waa laxanka runtii legend debjacayl u killed it ❤

  • @hassanzapriye6597
    @hassanzapriye6597 7 วันที่ผ่านมา +1

    Heestaan Waxaa Dareemi KaraQof Heestay Qof Bini Aadam Sax Ah I Miss You My Queen 😢😢😢❤

  • @Hamdi-oj1oz
    @Hamdi-oj1oz 27 วันที่ผ่านมา +1

    Iskalaaji wa legend burburki ka dib wa ninka lagu tashto xaga fanka intas waxa u si dher wa nin afgaban 💯👍

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 2 หลายเดือนก่อน +8

    Inta laga maqanyahay,illahay idinkoo nabada ha idin kulmiyo😊

  • @dhowrsanabdirisak5773
    @dhowrsanabdirisak5773 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan darteed labo qof ayaa ku midoobi doonaan ❤😢

  • @mohamedbidanahmed1610
    @mohamedbidanahmed1610 25 วันที่ผ่านมา +32

    1 and a half year relationship 😢😢😢but she decided to follow a man with a wealth. She pretended I offended her but finally when she was getting married she called me crying 😢😭she said forgive .8/9/2024

    • @ibsaraahimabdule2258
      @ibsaraahimabdule2258 18 วันที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤❤❤❤

    • @abdifitahhassan1313
      @abdifitahhassan1313 16 วันที่ผ่านมา

      Musow shaqeyso

    • @shuaybtube2690
      @shuaybtube2690 16 วันที่ผ่านมา +2

      i feel sorry for you ,for now focus on your self,most girls always choose money over love so focus on making money not love

    • @JamilaYusuf-jq9dy
      @JamilaYusuf-jq9dy 12 วันที่ผ่านมา

      Sorry 😂😂😂

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 11 วันที่ผ่านมา

      😢😢 bro don't get back her even she will bé died and sorry sorry

  • @HarunMaxamed-d5z
    @HarunMaxamed-d5z 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sweden 🎉❤

  • @d-mze6744
    @d-mze6744 หลายเดือนก่อน +5

    Iskalaajiow ila Gorma ayad Dad Qalbi-yadooda la Hadlaysa
    Noloshu waa Daganaan wixi kale iyaga iman insha Allah

  • @AOH4963
    @AOH4963 2 หลายเดือนก่อน +5

    Adunkan qof nooli qofkale keligii ma yeelan karo taas niyadiina geliya heestan anigu farxad darteed uunban u dhegaysta♥️

  • @xamzeqp
    @xamzeqp 2 หลายเดือนก่อน +8

    What A Melody Omer Dab Jaceyl 😮

  • @robibra2413
    @robibra2413 3 วันที่ผ่านมา

    Best of da best singer iskalagiiii from djiboutiiii🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SadiiqWaqal
    @SadiiqWaqal 23 วันที่ผ่านมา +2

    Heestani waxay kahadlaysaa dareenka maanta aan kusuganahay in the best fanan iskalaji😢

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahow heestan ha tusin gabadhii aan kala hadhney ma rabo inay murugo dareento😢

    • @ssn2553
      @ssn2553 หลายเดือนก่อน

      Hadaad still sidaa uga fikirayso murugadeeda iyo farxadeeda mxd ugu laaban wayday aduunku wa laba cisheee

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dhalanteedka Waxaa Iigu Wacan Kala Dhaqaaqeena.😢
    Shugre😭💔

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 2 หลายเดือนก่อน +29

    Heestani aanay caadi igu socota qof aan 5 years wakhti qurux badan soo qadaanay oo aan maantana kala fogaanay 😭😭😭😭 illahaw badal khyr qaba qalbiga ii qaboojiya 😢 dhicisoow ax qooyskan laha dhab ugusi waara 😢😢 sii gaara ayay ii taabatay

    • @sudeysiinhopoy6098
      @sudeysiinhopoy6098 2 หลายเดือนก่อน

      Wey dhacdaa wakagudbaysaa queeeney👸

    • @nastehaupdaynastehaupday1279
      @nastehaupdaynastehaupday1279 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo ilhy qlbiga hku qabojiyo😢

    • @habooncali9419
      @habooncali9419 2 หลายเดือนก่อน

      illhy haku zahlo iskumid ayaanahy😢

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 2 หลายเดือนก่อน

      alle qalbiga haku qabojiyo queen scw.subanheni mohameth.aya.ku dadarmay dumarka u naxarista

    • @hamdamusa5036
      @hamdamusa5036 2 หลายเดือนก่อน

      Amin Amin

  • @MariaAli-h3o
    @MariaAli-h3o 21 วันที่ผ่านมา +2

    Heestaydii ayaa Soo baxdey 😢😢
    Dhalanteedka waxa iigu wacan kala dhaqaaqeena
    Ka dhabee halkii aan lahaa dheeli weli weeye
    Hadey ii dhamayd lahayd farxadi qayb ayaa dhimanee
    Halkii aad banaysey dhaxani iiga Soo dhiciye 💔❤️‍🩹🥹

  • @Maxamed_Zak
    @Maxamed_Zak 4 วันที่ผ่านมา +1

    I am from tiktok ❤❤❤

  • @Farhiyaahmed25
    @Farhiyaahmed25 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ma dhamaado xiisuhu markad joogin dhinacayga ma dhaqaaqdo saacadu intad iga agdheertahaye dhimirkuna siduu ku tabo dhaymo mu heline dhaqso iigu so noqo la’aanta dhib bana maraye 😭😭😭😭😭😭❤️

  • @Arwamohamet
    @Arwamohamet 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ya rabiii qalbigaygu xanunka iyo culayska uu daremayo aduunba og kana dul qaadi kara ee ka dul qaad oo ii qabooji xanun kastana caafimad ugu badal
    Culays kastana fudayd ugu badal
    20/9/2024 malin igaga adagi ma jirto igagana xanuun badan 😭😭😭😭😭😭qof kasto qoralkyga akhriya waxan weydisnya duco in ilahay qalbiga ii qabojiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Aragaga dhayihi u bogay
    Way dhur sugayaane
    Dheguhuna codkii ad bartay
    Dhawrayaan weliye
    Dhawaqaqu noloshu macan
    Dhiri galiyaye
    Dhambal waa i dawee
    Igu dhayoo ii hur
    Wadne kuugu dharta
    Jacayl fataha dhigiye
    Dhami way u xiisen
    Adi dhabtadiyee
    Mana lihid dhaliile
    Cidladu wa qoral dhigane
    Dhayal maha xalkuye
    Darta dhimasho suraystay
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ma dhamaado xiisuhu
    Markaad jogin dhinacayga
    Ma dhaqaqdo sacadu
    Intaad iga ag dhertahaye
    Dhimirkuna sibu ku tabuu
    Dhaymo muu heline
    Dhaqso iigu so noqo
    La aanta dhib baan maraye
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @naimamohamed-ht5tz
      @naimamohamed-ht5tz 2 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢😢

    • @RahmoHussein-z3f
      @RahmoHussein-z3f 2 หลายเดือนก่อน +1

      allaha Ku qaboojiyo qalbiga abaayo❤

    • @Arwamohamet
      @Arwamohamet 2 หลายเดือนก่อน

      @@RahmoHussein-z3f amiiin wllo

    • @SamiraAbdurahman
      @SamiraAbdurahman หลายเดือนก่อน

      Abyo mcnto sa jcshhy ilahey haku yelo 😭

  • @zihaamlovechannel7764
    @zihaamlovechannel7764 หลายเดือนก่อน +3

    Wow the best 👌 song 🎵 wlhi iskalaaji waa fananka kaliya ee ka hadla dareenka bulshada dhexdeeda heestan waxay ka hadlaysa qof qofkiisu ka maqan yhy ilaahayow qalbiyada si dhabta ah isku jecel kulansii ❤🤲boqorkaygi nabad ilaahay ha igu kaa tuso noloshaydi wan ku jecelahay jamiilkayga❤

  • @MoustaphaMouhoumed-r5d
    @MoustaphaMouhoumed-r5d 23 วันที่ผ่านมา +2

    Iskalaji wa fanan somaliyed inti udanbaysay soganta isaga aya kuhadhay afkaga cano lagu qabay bro alayle wa fanan ayan odhankara tussle jacayl ah kusocota dhalinbadan osomaliyed ayu soqatay 2024 wannan Salamy isga iyo abwaanka hesta curiyay🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdiraxmanmuumin2417
    @cabdiraxmanmuumin2417 25 วันที่ผ่านมา +2

    Boqoradeyda, Dunideyda Adigoo nabada aan is arakno i.a❤

    • @MunasarMuumin
      @MunasarMuumin 24 วันที่ผ่านมา

      alle haku sahlo wlal🎉

    • @MunasarMuumin
      @MunasarMuumin 23 วันที่ผ่านมา

      aaamin.
      mhdsnd wlal❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 2 หลายเดือนก่อน +36

    50 minutes ayay taalaa heestu waad iska ogtahay millions inay gaadhi doonta 385 Views salaaama Dhamaantiin!!