Ayyy ani reer hoyadey ayan eh hakaba banansheey saas tahe ani qabilkeyga ashegto reer hoyadey shegta 💕💋💋wan idin jeclahay reer haboyaryashe iyo abtiyashe😘😘😘
Inkastuu so dhaweeyey hadana erayada qaar ayu qaldey lkn sidaas uma badna thanks iidle "lang wiing my booraa beenghaa ogaada ilingtey baroodshe biyo haang dereerte fiidley batey busha laang kortey isgoow badangha lang baalmaraw ky birimee my bedbaadiyaa hakaba banaangshe buurtoo ky taalo banooda balangkaayny haayi baabuur my rahaa ey iily buubee, ey iily buube Bogley yaraantiye baraar eyby sheegne hindhy hithoorky buuhoo bushumoo ly yaabee beengtey my ee bedengshe deyoo nuurshe bilaaa lang baal maraaw ky birimee my bedbaadiyaa hakaba banaangshe buurtoo ky taalo banooda balankaayny haayi baabuur my rahaa ey iily buubee, eey iily buubee" SALAAMAAD
Iidle yare waa dadaalay lkn heesta meeshii la rabay ma dhigin, afka mayga in lagu hadlo ayaaba dhib badan iska daa inaad ku heestee. Si quman markaad u dhageysato erayo badan ayuu safiican ugu dhawaaqin
heestan xasuus bee ii leedahay anoo dhumay waqtiguna haben yahay aa wiil reer hagaba ah is aragnay kadib gurigeygu ii soo celiyay wuxu ahaa wiiil aan wanaagiisa la so gobi karin reer hagaba madaxe ii saaran yihiin
Waxaan la yaabay oo aan u yaabay fanaan loo ducaynayo janadana loogu ducaynaayo balse aan la dhahaynin ilaaahow soo hanuuni oo danbiga ka soo bixi oo ku jirto horta
i remember visiting buur hakaba when i was a kid right before the civil war....damn we were a nation,,,,now we are nobody
Iidle yare waa fannka kaliya soo nooleeya fananti hore heesahooda 💙💙🇸🇴
Ayyy ani reer hoyadey ayan eh hakaba banansheey saas tahe ani qabilkeyga ashegto reer hoyadey shegta 💕💋💋wan idin jeclahay reer haboyaryashe iyo abtiyashe😘😘😘
Ada ban u jeclahay heesta hakaba 2020 yaa ila dhagaysanaya Somali lake ha ilawin 💯🌺👏🇸🇴
Anaa dawana waliba anoo cabsan khamro
Waaw nice song idle yare heestaan aad buu oo ku cod macanyahay haka bananshee waan ka heelaa in kasto an fahmenin mar marka qarkood
Fananka kaliya an hesihisa ku raxesto iidle yare legend still 2022 we love you lipaax ❤️
Erayaddii Abwaan Sahal Macalin Ciise Allaah janneeyo Adeerkay Abwaan Sahal.❤👑🙏🏽
Inkastuu so dhaweeyey hadana erayada qaar ayu qaldey lkn sidaas uma badna thanks iidle
"lang wiing my booraa beenghaa ogaada ilingtey baroodshe biyo haang dereerte
fiidley batey busha laang kortey isgoow badangha
lang baalmaraw ky birimee my bedbaadiyaa
hakaba banaangshe buurtoo ky taalo banooda balangkaayny haayi
baabuur my rahaa ey iily buubee, ey iily buube
Bogley yaraantiye baraar eyby sheegne hindhy hithoorky buuhoo bushumoo ly yaabee
beengtey my ee bedengshe deyoo nuurshe bilaaa
lang baal maraaw ky birimee my bedbaadiyaa
hakaba banaangshe buurtoo ky taalo banooda balankaayny haayi
baabuur my rahaa ey iily buubee, eey iily buubee"
SALAAMAAD
Hasinoow ibreegim kisalami
*Nololeey bilaawshee
Nafteey barkoowaa
Beerkey dhatiisaa
Bee ow ka reebtee
* gabar baareey eh
Boordhaaysa ee
Beylah roogto waa
*lang baal maraaw
Ky birmee
Ma badbaadiyaaw❤✋🌍🙏 ax yaaa hees
@@ceebla82 eed i eed
@@allyhaji1902 koo qaadi withay
Ninkan hees kasta oo u qaado barteeda ayuu dhigaa mashaa allah cod baa kudhan😊
Haa WLHI WA aragtay legend
Hees iyo Bar yaa ila dhagaysanaya 2021.
2022
Alla allehe barti loogu talgay ayuu dhigay iidle keep going sxp
Kaleexo hanoo soo cusbooneesiiyo libaax waan ku taageersahay libaax
Cabdiraxmaan
Maha
KORONTO SOMALIE
Wlhi dhulkeeyga hooyo dhabti wan ku dhartaa 😍😗😘😘😘😗😗😗😗
wllky ilahay hadaa taqnoo wax iga sheeg heestaan
@@fardowsodajume7159 😂😂😂😂
Wow the legend Xasan Aden Samater song. Wow you nailed Iidle Yare😍😍😍
Erayada wuu qalday🙏 haduu mcnhoda fahmi laha ama loo fasiri lahaa ma qaldeen caku!!!
Bal adigaa sheeg meesha UU qalday ????????
Thanks my hero iidlle Yare sidad nogu sad noga update gareysey
❤ 0:26 Legend + Legend = Waaya arag
Iidle Waku mahad san tahay sida heesi hore ukeentay
www great song, i remember this song my mom used to lisen when she was in college.
So your mum gave birth to yuh while she was in collage?
Hhhhh I'm shocked
Hhhhh
Your is 21 and you are 20 Ahhhhhh
Where were u time
Masha alha dhulkeyga waa aan Ku faana bay iyo bakol
idle alle ha Ku parkeeyo prother mcha allh codkiis kentay
Mashallh iidle fanaan buuxa banaankaada ku dhacday cod ilaah kusiiye mashallh
Heesta inkasoona erayada aanan fahmeen haddane kama daalo fhageysigeeda waa heesaha ugu laxanka mcn ee fanaan somaaliyeed qaado xasanoow aadan waa halka fanaan ee afsomaaliga saxda ah toos ugu hadlo maay iyo maxaa tirina isku maray wanaag ayaan kuu rajeeynaa legend iidle heesta meesheedi madhigin ogoow
Diile yare keep going bro🤘🏻🤘🏻🤘🏻✍️
From Buurhakaba ❤️❤️✌️
Xasus ey i gelisa hestan run ahanti 2021 ya ila dhageysanayo
Halkeedsy taala lgend iidle yare❤
Iidle yare waa dadaalay lkn heesta meeshii la rabay ma dhigin, afka mayga in lagu hadlo ayaaba dhib badan iska daa inaad ku heestee. Si quman markaad u dhageysato erayo badan ayuu safiican ugu dhawaaqin
Iidlow laxinka iyo tonka naga sax sxb heesta iyo music ismahaystaan
Iidle,waan,Ku,taaageeeraaaah,bro
عجيب ياسلام عاشت رحووين
Fartuun xasan عاشت أيامك يا بعد عمري😘😘😘
Xasan markuu qadayah ka helaysaa
Fartuun xasan meeqa bixinee ?
فديت رحووين تعيش ايامك ي بعدي
هههههه رحنوين بناتهم قمر بسم الله تبارك الله
iidle waan ku tageeraa bro
Yaa daa wanaya 2020
I see idle love xassan Aden samatar even me love xassan Aden
Maay maaay aaaaa waan kasaa ani waa kabaxsata
Legend iidle yare keepGoing bro💖💖👏👏
Waaaw iidle afkaada caano iyo malab laguqabay 🙋😚💕👍💕❤
heestan xasuus bee ii leedahay anoo dhumay waqtiguna haben yahay aa wiil reer hagaba ah is aragnay kadib gurigeygu ii soo celiyay wuxu ahaa wiiil aan wanaagiisa la so gobi karin
reer hagaba madaxe ii saaran yihiin
Sido kale 💖💖💋💋
Xasuus heestan waa jeclahy 🥺💔
Waw masha alah boqorka codka iidle yare good
Heestani waa hesaha hirgaley uu ku soo baxey abwanka 1972
Hakaba buurtii Chinese ayaa qaatey oo laga iibsadey
Sorry
Wax chinese qaatey malahan beenta kadaa umada hamarin habaabin somalida qurbaha kunool waa sideedi bur hakaba
heeeesta halkeeda ayuu dhigay iidle yare
Hakaba my home in alah wan rajeena ina tago ❤❤❤
Wiil aan is jeclayn ayaa ii qaadi jiray isku galaas aheyn xusuus I galisay
Hno noo fasir hadii lagu qaday
(Fidileey batee bushi laan kortee isgoow badanaa )saas waaye miraha beejka
War walalayal maad no fasirtaan wa hees aad umacane
naanii n ahahaha okay wax yar nasug yaah bro kkkkk
naanii n ninwey ma ooho ben ban moday ilamada ka dadatay biya cml u qubatay inataa ban ka fahmay
🙉💸Mabadbadiya🙊⚙ mise waan kudawada khayinka marbu god kudhacaye⚖
Yaa ila dhagaysanaya 2022
MashaAllah ciidle yare!!
Dulkeyga waye buur hakaba ❤❤❤❤❤❤
My dhulkeyga beydhabo janay waa aan kugu fana hor mar wacan
Waan jecelahay heeesta hakaba lkn Ma fahmayo😂😂😂😂
Please iidle bilaa muyusug noogu hees heestaan ersh calaa
Wwwww meeshidi Ayaa dhigtay idle yare
Ar) qqdqa1} & @00pda0ld0pa0p&afaffafafadaa
Hakaba hoygii hormarka love you hakba
Was cees caalami ah
Nice song really
Hakaba banaansheey💕
Iidle fanaankira ayaaa thy wlh halkedaad dhigtay
Eidle good heesta waaye
Waa ninka kaliya halkeda dhigo hesaha xasan adan
2022
Hhhh idle luqada dad baa iskaleh ha kufsanin swahili gaad burbursatad kadhigtee😂😂😂
Wow nice song
Wow 🔥 ❤❤
2021. Cawo nimo turki kudhageysanaayaaa. 25 noveber.
wa iska macquul lkin abaha fanka ma gaaro satsar
Waraada caayda iga daayeee subscribe nadhaha 😂😂😂😂😂😂
Dhamantinaba waad fahantan beenta joojiya iyo shooga ma hindiba wa soomaliye istustus badan
Rss
*Lan wiin ma booraaw*
*Beenaa ogaaday*
*Ilinteey baroorshee*
*Biyo haan in dareertee*
Wuu dadaley iidle lkn lxnka xoga qalad aya ku jira
Iidle yare caadi maahan meel kasta lugta gashana
heesaan inti raxan weyn inee thy fara taaaaga
fiid ley batey bushi la aan kortey isgoow badanaa 😍
#beerlula maku hadasha af may mayga?
Iidle wll aanku saxe waxaad tiraahdaa
Fiidley korteey
Bushilaang korteey isgoow badangaa
Waxaan loo bahan yahay heestan oo qoraal
Hakaba bananshe💖💖💖💖
Adaba eray ka qabtay wlhi wan fahmi wayay
@@mohamedfidse5603 try it, u will understand bro🙏
@@mohamedfidse5603 waa luqadeyda sowmaha.
idle codkada walaka sorey xasan adan samatar
legend always legend ❤❤❤❤❤ ىا سلام
Wa uu bahdiley heesta wlhi san ma ahyn laxanka heesta hakaba ayn kaso qoraya commntiga
Mohamed Nuur
ooo
Ma fahmin lkni samatar ayaa ka codqurxan iidle by szb
Ciidle wuu fcnyhy lkn meel buu qalad kagalay
Xeesta waa xasan aadan
Iscorkisa lama jabin karo
heesta ciyaarta kadaa aboow
Kalay adigu idle makobi baa kujiraysa marwalbo
Viva samatar
kaalay 2022 heesta cidi ma soo bookhan miyaa dadka xasuustoodu fireeshtahay ina keena
Maantay iiga shidantay aniga waliba hablo aan halkan ku arkay baa dhagaysanayo mrkaasan heestaba arkoo ka helay😅
KKK soo dhawoow aniga xitaa adaa I xasuusiyey waa ku tuurtay kabax xasan aadan iyo faananka dada yar iidle yar caafimaad baan kuu rajaynaya
Next time heesta intaa soogalin magacada sheeg intuu musica socdo
Ani hasan ka fahmi waaye bak waa ku aragnaa
Waad fcnthy waad soo dhoweysey
Lkn xasan aadan micnuhu kasayaa isaga lama gaari karo
Walal xasaan muidhintey?
Nice
Excellent
Wlhy iidle fanan lamid ah ma arag waxaba isdhaha mar marka qaar asaga kaga fcn ragiibwaa weyna
Mohamed Abdihakim
Xasan Aadan Samatar waa all time best ...faseex maha heesi hore
Waaaaaaaaw
Woow maqul
Wow xasuus
Ninkan fanka ayu so noleyay
Iidale af maay waa ku nuuresa
Eber Waaye
anigo konfur ka imaadaa fahmi la erayada khaar kii reer waqooyi ah iyo kan reer garoowa sey ku fahmaayan iska dhageysta
sxb waa ku taageeraa
2023😢
Waxaan la yaabay oo aan u yaabay fanaan loo ducaynayo janadana loogu ducaynaayo balse aan la dhahaynin ilaaahow soo hanuuni oo danbiga ka soo bixi oo ku jirto horta