Heestii: Ubaxoo Dilacaa Iidle Yare Show Happy New Year 2016 By Aflaanta Studio

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @caliamerica787
    @caliamerica787 5 ปีที่แล้ว +22

    Odeygaa ciyaalka xaafada ah waaan wataa sida uu gacan ugu fasiraayo iyo dheeshaba keep going from Germany iidle cabdullahi nuune iyo dayax and qadar kenyow long lived fanaaniin aan taagero tihiin 🙏🙏🙏😘😍

  • @abdirahmansolar7323
    @abdirahmansolar7323 4 ปีที่แล้ว +106

    War ninka dheer baan isku Generation nahee like ta ila dhaca 😂

  • @OmarAli-vq1mk
    @OmarAli-vq1mk 5 ปีที่แล้ว +15

    ninka dheer oo garabatiga wata iyo surwaalka madow inta la dhacdy dheshisa like ta isaara

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 ปีที่แล้ว +16

    Ku dagaali maayaan
    Kula doodi maayaan
    Kuna dayrin maayaan
    Geelu waa ku dararaa
    Adhigu waa ka daran yahy
    Caanaha dur dura
    Dhex dabaalan doontaa
    Daabad baa laguu lisi
    Doqon yaan lagugu odhan
    Dudmo yaan lagaa garan
    Awrka dabarka la ogow
    ❤❤❤❤qalinle illhow janadii ku arzaaq😢

  • @najmahassan8068
    @najmahassan8068 5 ปีที่แล้ว +271

    2020 qofkii dhegeysanaa asigoo jiifo like ha ila dhaafin

    • @kingmaanka2543
      @kingmaanka2543 5 ปีที่แล้ว +3

      Waaba jeclhy heestan ani bun cml ee isoo qabtaa wlhi😂

    • @wrfhbg
      @wrfhbg 5 ปีที่แล้ว +3

      najma Hassan lake waan kuu saaray laakiin majiifo

    • @alib3114
      @alib3114 5 ปีที่แล้ว +1

      Heestan aad baa uga hela

    • @fanprojplay6126
      @fanprojplay6126 4 ปีที่แล้ว

      @@alib3114 aad baan uga helay

    • @ubahibrahim4080
      @ubahibrahim4080 4 ปีที่แล้ว +1

      💘

  • @zaktaboy6989
    @zaktaboy6989 ปีที่แล้ว +32

    2024 yaa ila dhageesanooyo😂❤best song ❤

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 9 หลายเดือนก่อน

      Way kn❤

    • @axmedyoung7215
      @axmedyoung7215 9 หลายเดือนก่อน

      Hada ayan dawanaya

    • @alquran626
      @alquran626 7 หลายเดือนก่อน

      Ani

    • @AmiinXuseen-o8f
      @AmiinXuseen-o8f 4 หลายเดือนก่อน

      War ani hadaa waxaan soo dhageesanaayay mida orginalka ah waxaa qaaday abwaan muse ismaciil Qalinle yuutuubka kasoodaawaday hadana fidmaha 😂🖐

  • @somalifantasypremierleague8548
    @somalifantasypremierleague8548 4 ปีที่แล้ว +18

    dadka aamini waayay isbadalka dayax dalnuurshe like dhac ku sii....

  • @habalya
    @habalya 2 ปีที่แล้ว +66

    Am I the only one noticing the tall man enjoying and feeling the words/music so much!!!

    • @gulamnanji6848
      @gulamnanji6848 2 ปีที่แล้ว +6

      Full handass

    • @habibaosman8752
      @habibaosman8752 ปีที่แล้ว +4

      Amenibamba

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 ปีที่แล้ว +2

      Waa abwaanki dhamaaa de see rbtaaa

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว +1

      The only ways I could see that would work is by adding some more layers of topcoat and a bit of morel to abdomen and then putting the rest 🎉

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif701 6 ปีที่แล้ว +10

    Iidle yare madax aan taageeri noolow nio heesihii hore inaad soo noolayso waa wax fcn runti waan kugu rscsanahay 💖 go forward bro

  • @hosingoohosingoo8778
    @hosingoohosingoo8778 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA EREYADII QIIMAHA BADNAA EE MAXAMED CALI KAARIYE ALLAHA U NAXARIISTEE

  • @osmayare306
    @osmayare306 5 ปีที่แล้ว +144

    Heestan qofki 2020 firsanooya like😂😎😃

  • @mohamuddalac2476
    @mohamuddalac2476 7 ปีที่แล้ว +69

    Ubaxoo dilaacaay
    Dawadii nafteeydaay
    Haween taan ka doortaay
    Sida dayaxa nuuraay
    Habeen Dadan hilaaceey
    Waqalkii daruurtaay
    Darmaantaan jeclaayeey
    Heedhe waan ku dirayaa
    Dagmadaan ku gaadhsiin
    Waa laguu dabaaldagi
    Durbaanaa laguu tumi
    Waxaa iga dardaaran ah
    Duco duug ma noqotee
    Doog iyo dareemadu
    Quraxduna dalaalimo
    Dadku aabahaa iyo
    Deeqay hooyadaa noqoy
    Ha daganee hooy dadoow
    Ma hungoowdo daacadee
    Ku dagaali maayaan
    Kula doodi maayaan
    Kuna dayrin maayaan
    Geelu waa ku dararaa
    Arigu waa ka daranyahay
    Caanahaa durduroo
    Dhax dabaalan doontaa
    Dabad baa laguu lisi
    Doqon yaan laguugu odhan
    Dudma yaan lagaa garan
    Awrta dabarka la ogoow
    Degelada dushoodiyo
    Degmadaad u yara bixi
    Durdadaad mar soo mari
    Dhulka daawan doontaa
    Danta lagama boodee
    Waxaa jira ?
    Kuwa diradiraalee
    Daf ku soo yidhaahdaan
    Wa inaad ka durugdaa
    Ayan la isku keeyn dirin
    Nacab yuu inakala galin
    Waxaa iga dardaaran ah
    Duco duug ma noqotee
    Doog iyo dareemadu
    Quraxduna dalaalimo
    Dadku aabahaa iyo
    Deeqeey hoodaa noqoy
    Hadaganee hooy dadoow
    Ma hungoowdo daacadee
    heestan waa heesihi ugu magaca dheera sanadihi 1973- 1980 waana codki caanka aha ee muse ismacil qaline ninka wuxu caanka ku aha hesaha aadka micnaha u xanbaarsan waadna kudareemin dhamaan heesaha uu qaado waxa ku duugan micna wayn oo xanbarsan somali nuxur leh heestan sidu shegay abdirihman yare wa lahaa miraha abwaan QAWDHAN

  • @drabdihakimelmichannel1388
    @drabdihakimelmichannel1388 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan so bandhiga wax aad uga uar talentiga uu leyahay .waxa aad uficann lahayd inunheli lahaa abwaan fican iyo laxamayste fican wuxu noqon laha fananinta casrigan ugu sareya

  • @dumarqurux7998
    @dumarqurux7998 4 ปีที่แล้ว +9

    Djiboutienne weyin wan jeceelahaye heestan wan kuu hesaye beri labo wile caroos kooda oo ilemo deradaye a
    Best song the maried.🥰🥰🥰🥰🥰🥰ll🤩🤩🤩🤩🤩 wa hees daxale gala oo shidan

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 ปีที่แล้ว +12

    Axsan Fanaan legend my brother keep going 🙏💪🙌💯

  • @fahmomaxamed5091
    @fahmomaxamed5091 8 ปีที่แล้ว +11

    my best fanaan idle yare fanaan.kaliya ee keena hesa hore masha allah soo noleee heesihii hore wan kugu taageer sanahay

  • @hassanabdi4101
    @hassanabdi4101 2 ปีที่แล้ว +18

    This guy got the voice wallahi 💯💯

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 ปีที่แล้ว +3

    Habeen dadan weeye maaha habeen badan, sida kale halkeeduu dhigay

  • @kamaalhersi2568
    @kamaalhersi2568 ปีที่แล้ว +7

    2023 ya ila dhageysanayo best song ubaxo dilacoo😊❤

  • @ahmedfridott
    @ahmedfridott 8 ปีที่แล้ว +18

    runti fanaaniinti hore heesa hooda qofka kaliya keen karo waaye sidi heesti good by jaaw gacalayaal iidle cabdulaahi

  • @mohamedtuute6890
    @mohamedtuute6890 3 ปีที่แล้ว +9

    Hdad 2021 dhagaysanayso like hayla dhafin poe iyo bayo

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +9

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love

  • @sweetfamilyam1437
    @sweetfamilyam1437 4 ปีที่แล้ว +4

    Horta khadar keyow wllkii xaguu kadhacayna

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 6 ปีที่แล้ว +13

    wlh cabdullahi muse galgacal ninkii yaqana yaqaan abwaan iyo rugcadaa wariye si fcn ayuu noogu sharaxaa heesta

  • @saadohassan3272
    @saadohassan3272 5 ปีที่แล้ว +107

    Wixii Heestaan 2019 Fiirsaday Like igu Sharfa 🤙🤙🤙🤙

  • @waddarasi5429
    @waddarasi5429 7 ปีที่แล้ว +16

    I am from eritrean and I love Somalian music continue Bro

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 4 ปีที่แล้ว +14

    Wareysiga Abdixafid
    Kadib Meqo Ayaa Dawaneyzo Like☝🤙

  • @saralujina6
    @saralujina6 7 ปีที่แล้ว +7

    One of the best old songs and Allaha u naxariistee fanaan dhaba i glad in la soo celiyey

  • @princessahlaam762
    @princessahlaam762 5 ปีที่แล้ว +85

    😂😂😂2020 yaa dhagaysanaya hestaan😂

  • @ilovemymom9077
    @ilovemymom9077 7 ปีที่แล้ว +7

    heestan waan jeclaa inuu iidle soo cosboonnaysiiyayna aad ban ugu faraxsanahy 80%wuu keenay

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 6 ปีที่แล้ว +25

    Yaa wali iladawanya 2019 😘

  • @deeqmediatv2659
    @deeqmediatv2659 7 ปีที่แล้ว +1

    heestaan waa hees qaali igu ah waan uhambalyenaa fanaankeyne qaaliga ah oona codka macaan leh iidle yare allaha kuxifdiyo aamin aamin

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว

      waxkale Tv tuuga istuska ah ee aad noodo inuu riyo u yeedbyeedhayo heesaha dadka faraha ha ka qaado oo wuxuu leeyahay hala yimaado markaa hambalyee tan astaanteeda qalinle iyo Hassan qawdhan aun ayaa leh.

  • @abdiaziz143
    @abdiaziz143 8 ปีที่แล้ว +8

    waan u hambalyeynaa iidle yare waxaana kacodsanaa inow soo cusbooneysiiyo heestii wadaniga aheed ee muse ismacil qalinle(hadii aanan dhulkeygow dhuux cadaawo kuu karin)

  • @carwolyrics2154
    @carwolyrics2154 3 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf, dhawaan ayaan ka qayb geli doonaa bandhiga buugga lagu ururiyay heesihiisa iyo taariikh nololeedkiisiiba.

  • @subeydayuusuf9757
    @subeydayuusuf9757 8 ปีที่แล้ว +28

    ilahayoow uu naxariiso awaweey maxamad cali kaaariye oo sameeyay heestaan waxuuna uu sameey eedadey deeqo maxamad cali kaariiye

    • @yaqshiidgirl7295
      @yaqshiidgirl7295 8 ปีที่แล้ว +1

      subeyda yuusuf run badanidaa walal😅😅

    • @suhurhassan5840
      @suhurhassan5840 8 ปีที่แล้ว +2

      subeyda yuusuf Hana iloowin waxaa kuluuqeeyay Alfanaan Alle ha unaxariistee Ismaaciil muuse qalinle

    • @nageeyepanya7913
      @nageeyepanya7913 8 ปีที่แล้ว +4

      beeenta iska daa xasan qawdhan ayaa sameeyay hada waan noolyaay hargaysa ayaanu joogaa

    • @ashqaraar8944
      @ashqaraar8944 7 ปีที่แล้ว +2

      subeyda yuusuf heesta waxa sameyey abwan xasan qawdhan walal iska hubi

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว +1

      subeyda yuusuf xasan qawdhan abwaan ladhaho oo oo labo bil ka hor sweden ku dhintay

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +2

    Wow! al fanaan Iidle yare walee cod ilahay waa kugu deeqey. Aniga iidle ayaaba igala fiican fanankii hore u qaadey Mr.Qalinle AHUN.

  • @arabmulla2330
    @arabmulla2330 7 ปีที่แล้ว +3

    Full-respect fananka iidle yare cod macan hayzaa farxad ku nolow inpadan

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother heesta aad soo cusbonaysisay. Barteedi baad dhigtay saying hi from DDSI...

  • @omarozil1829
    @omarozil1829 5 ปีที่แล้ว +18

    Yaa daawanay 2020 like saarhadaad dawaneysid🥰

  • @drinamohamoud6792
    @drinamohamoud6792 หลายเดือนก่อน

    Are you still listening to this song when I was literally maybe five years old it is literally my favorite song in life I’ve been to also have bein America for 22 years next year will be my plan

    • @vampireshots
      @vampireshots 10 วันที่ผ่านมา

      Actually find out in my playlist give me flashbacks

  • @fatumaseid323
    @fatumaseid323 2 ปีที่แล้ว +4

    wow idle nooloow intaa jecelshahay

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 ปีที่แล้ว

    Yaa ila dhageeysanaayo 2023 bisha Oct 24 waqti xasuus leh wye wlhi❤😊

  • @adenmohamedhudle447
    @adenmohamedhudle447 5 ปีที่แล้ว +12

    The man on the stage inata ila argta like ii saara

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 5 ปีที่แล้ว +28

    who now listening this Excellence Song 26-10-2019 Dhaka,Bangladesh

  • @MohamedIbrahim-il9mm
    @MohamedIbrahim-il9mm 5 ปีที่แล้ว +9

    2020 ya wali dhageysanaayo heestii muuse ismaciil qalinle🎵🎵🎵

    • @Shootpower
      @Shootpower ปีที่แล้ว

      2023😂😂😂

  • @Yunis114
    @Yunis114 ปีที่แล้ว

    Erayadii abwaan Xasan Qowdhan Yuusuf, laxankii Xasan Sabriye Afrax (Xasan Great). Waxaa heestan horay uqaaday fanaankii weynaa Muuse Ismaaciil Qalinle.
    Mahadsanid Iidle Yare

  • @MOHAFILMS.14
    @MOHAFILMS.14 2 ปีที่แล้ว +2

    Ubooxo dilaaca dawadii nafteeyday aaway taan ka doortay wow what a song

  • @abdiraxmanabdiqadir2522
    @abdiraxmanabdiqadir2522 4 หลายเดือนก่อน +1

    1 october 2024 cidi iga dambeso like😂😂

  • @zakariammedabdizakiboy1262
    @zakariammedabdizakiboy1262 2 ปีที่แล้ว +7

    Xasusti muse ismacil qalinle 🥰

  • @hanadzyga9619
    @hanadzyga9619 2 ปีที่แล้ว +2

    midk dherka tyga xirn heesta macnaheda fahansanyhy

  • @amina-mf8nq
    @amina-mf8nq 5 ปีที่แล้ว +18

    Ugh!! This song has classic vibe to it💕

    • @nazmed8141
      @nazmed8141 4 ปีที่แล้ว +6

      amina it’s a rendition of an old song

    • @mahamudqorane4610
      @mahamudqorane4610 3 ปีที่แล้ว

      @@nazmed8141 jhhuhvftmjurdfbb7

    • @mahamudqorane4610
      @mahamudqorane4610 3 ปีที่แล้ว +3

      🤲🤦🤦🤦🤦🤦🤦

    • @sofiaalkahatib2077
      @sofiaalkahatib2077 2 ปีที่แล้ว +3

      ​@@nazmed8141 dig av Li joooo i ett av påååå på åpå

    • @sofiaalkahatib2077
      @sofiaalkahatib2077 2 ปีที่แล้ว +2

      ​@@nazmed8141

  • @shakradaacadofficiall2050
    @shakradaacadofficiall2050 7 หลายเดือนก่อน +1

    26/5/jun 2024 Dayax miyaa qofkaas aduunyo waa u sabar 😂😂😂😂

  • @ilyaasmoha4495
    @ilyaasmoha4495 5 ปีที่แล้ว +24

    Who is here 2019

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 24 วันที่ผ่านมา

    2025 Dadka heestan ila dhagesanaya wan salamaya

  • @maxamedarizola7330
    @maxamedarizola7330 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend idle Yare Ubaxoo Dilaacay No love 💔😭 Xaalada Mar aysan ii fiicnaan ban dhageysanayaaa 2022/11/12 November Maalin Sabti Break time ah🤕

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta barteeda ayuu dhigey woow😍

  • @faisalsawahili8090
    @faisalsawahili8090 5 ปีที่แล้ว +3

    Muuse qalinle aun waa hees xusuustayda qaali ku ah waxaan aad udhagaysan waqtigii aan yaraa khaasatan 2004/2005 hada waxaan dhagaysanayaa 13 january 2020 iidle halkeeduu dhigay

  • @ibrahiimmohameddoller6261
    @ibrahiimmohameddoller6261 ปีที่แล้ว

    Leged idle hada marekanka oow adi rabaaa guul gaal jecel boy

  • @alialimursal8935
    @alialimursal8935 8 ปีที่แล้ว +4

    www walee wiilkan suunka dheerle ee iidle yare wuka baxsatay waad dhigtay halkeedii sxb big respect wanku taageersanahy runti qaaraamiga halkaa kasiiwad

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta aragtay haplaha muqdisho like Yara saare 😂😂

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 7 ปีที่แล้ว +29

    Sxb no mashqul adinka San u heesa ama amusa idle libax

  • @adnanmohamed9210
    @adnanmohamed9210 6 ปีที่แล้ว

    MUUSE ISMAACIIL QALINLE
    ALLOH HAKUU NAXARIISTO
    FANAANINTAN DANBE EE BILAA NUXURKAA HEESAHII HORE KOOBIGA HALAGA DAYO
    NUXURKAGA HAYNIGA HADHO SIDII FANANTII HORE KOPIGA HALAGADAYO HEESAHA

  • @shukrinuur1953
    @shukrinuur1953 8 ปีที่แล้ว +18

    idle yare waad keentay xasuustii muse ismail qalinle nice bro horey u Soco 👌👍👍👍👍

  • @justsaywow766
    @justsaywow766 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad usoo laabatay 2024 like-ta dhac sii😂❤

  • @maxedxusenfidaar3815
    @maxedxusenfidaar3815 5 ปีที่แล้ว +10

    2020 yaa fiirsooyo heestaan

  • @mawliidcabdulaahi9990
    @mawliidcabdulaahi9990 8 ปีที่แล้ว

    runti Ad ban uga helay heestan Aad ka umacan Ma islahay hada hesahan okale aya jir䀀€€€€€((;;&wwwwwww mansha Allah???? %

  • @nasteehagaagaale2059
    @nasteehagaagaale2059 8 ปีที่แล้ว +86

    heeesta ninka dheer baaa i jeclaysiiiyay yaaakhy nasab kaamila

    • @misspamba1
      @misspamba1 7 ปีที่แล้ว +3

      Nasteeha Gaagaale anigu ba isaga aya aya i jecelaysiiyay

    • @somcaptain2188
      @somcaptain2188 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkk ar isku fakira nahy kan tie ga yar xiran ma aho

    • @apdywalikarama5768
      @apdywalikarama5768 7 ปีที่แล้ว

      Nasteeha Gaagaale wwwwww ninkaasu cadi mha

    • @cumarmacalinjaacoole4534
      @cumarmacalinjaacoole4534 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkk waxaa la yiraahdaa CABDULAAHI MUUSE (KALGACAL) waana wariye iyo abwaan

    • @zadaqnuur7
      @zadaqnuur7 6 ปีที่แล้ว

      hhh

  • @abdirixmanabdinour3124
    @abdirixmanabdinour3124 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 qofkii dhagaysanaye like ha hilmaamin

  • @adeeshcanole
    @adeeshcanole 5 ปีที่แล้ว +9

    2020 yaa iladhawadey

  • @xidigabishacusub5
    @xidigabishacusub5 7 ปีที่แล้ว

    waa kabaxsatay qaabkii aad ugoobiyesay iidle yare bashaaal wcn

  • @earlymerheart778
    @earlymerheart778 ปีที่แล้ว +5

    In my childhood time , i use to think that the tall man is a bodyguard of idle yare🤣🤣🤣

  • @nimadaher272
    @nimadaher272 8 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother really hestan waxa igu dambeysay before long time..

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 6 ปีที่แล้ว +11

    Heesaa shidan talefan dansan aa dhagta la sar saraa ardayax yaa naga qabto😂😂😂

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 5 ปีที่แล้ว

    Cajiib Waqti waxaan Soomarnay Fanka Xoog ku heestay Iidle Yare Khadar keeyow iyo dayax dalnuushe kadaba jeesayan Waliba Muqaayad Walbo gayiga Somaalida Heesaha uu ku luuqeyo Ka Daaran yihiin Waliba Kuwa uu Soo Cusbooneysiyay Waa Fanaanka Kaliya Ee Heesihii Hore Bartooda Dhigay Iidle Legend

  • @queenhafsa5201
    @queenhafsa5201 5 ปีที่แล้ว +8

    Wad so dhawaysay qalinle lkn magaadhid✌✌✌

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 6 ปีที่แล้ว

    Ninkaa dheer rabigu ha dhawro .. waa farxad samayste nolosha fahan san.. oo heesaha dhishiqsada noolow aw dheere

  • @sulekamoha8326
    @sulekamoha8326 8 ปีที่แล้ว +28

    i like the man with the tie de way hee dance lol😲😲😲idle codka 100% lkn...m

  • @abdulkadir-i6j
    @abdulkadir-i6j ปีที่แล้ว +1

    2023 qofkii dhageeysanaayo like

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +6

    Awrta Joojiya🐫🐪 Reer Somaliland like iisaara 💚💚⚪⚪❤️❤️

  • @cumarcismaan9187
    @cumarcismaan9187 6 ปีที่แล้ว +1

    iidle c/laahi iidle yare iyo showgi muqdisho waa fanan somaliyed misane an ku faano nolaaw iguna nolaaw nolal farxad leh my brother

  • @Abdiqaniahmed22
    @Abdiqaniahmed22 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 qof dawanaya like ta hala dhafin🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dumarqurux7998
    @dumarqurux7998 4 ปีที่แล้ว

    Djiboutienne weyin wan jeceelahaye heestan wan kuu hesaye beri labo wile caroos kooda oo ilemo deradaye a
    Best song the maried.🥰🥰🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥🔥🔥😘🤩🤩🤩🤩🤩

  • @mahameddeeq6016
    @mahameddeeq6016 5 ปีที่แล้ว +9

    Dayax dalnuurshe kkkkkkkkkkkk acuudu bilaahi

  • @mohaabdalla1
    @mohaabdalla1 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhageysanayo hestan2022

  • @boozobile311
    @boozobile311 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan10dhagaysanayaa 10/10/2020
    Waxaan joogna xili fankii suuq noqday
    Sharma boy uu qaadayo bajaajlaha bartiisa kuceli
    Dhac dhac iyo waxkaloo badan😂

    • @Geyre02
      @Geyre02 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @nurdinhassan-vo9ov
    @nurdinhassan-vo9ov ปีที่แล้ว +1

    nimependa hi sauti wlh

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 5 ปีที่แล้ว +3

    Cabdullahi muse galgacal wlh heesta si fiicn ayuu noogu sharaxay legend waa kusalamayaa meel walba adiunka ka joogto

  • @dayax11
    @dayax11 ปีที่แล้ว +2

    dayax dalnuurshe intoo is cadeynin ka hor yaah....kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestoo macaan iyo codkoo aad umacaan alla wacanaa heestu❤💯

  • @cuudidileg6875
    @cuudidileg6875 7 ปีที่แล้ว +1

    iidle yare waan ku tageersanahay inuu heesihii dhaqanka fiican ku salaysnaa udib usoo nooleeyo wa kaas fanaan

  • @liilanaz2439
    @liilanaz2439 3 ปีที่แล้ว +2

    Love ii sar Hadii wali daawaneysid 2021 old is gold one love gyz

  • @nancybrown6691
    @nancybrown6691 8 ปีที่แล้ว

    cajiib kan illahay codbuu ku mutaystay wlhi mncha allah heesii hore noo soo badii akhiiii

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 8 ปีที่แล้ว +20

    Idle you have amazing voice 👌

  • @liibanmohamed6204
    @liibanmohamed6204 5 ปีที่แล้ว

    Iidle wuxuu ku fcnyhy inuu heesaha aan la fahmi ee qaaramiha ah soo qaado dhamantood si loo fahmo

  • @iam2gether189
    @iam2gether189 6 ปีที่แล้ว +8

    Who's still waching this song 2019 🎵🎧

  • @CabdiNolosha
    @CabdiNolosha 7 ปีที่แล้ว

    khasaare heeso aad samaysatay qaad tuugbaa taheeee heestani miyaynay ahyn heestii Muuse QAlinle

  • @maimun5254
    @maimun5254 6 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi ninkaan wn ku raacsanahay inuu heesaha copy yeeyo sababtoo dhalinta hada jirto waxay baranaayaan heesihi hore ee nuxurka lahaa kuwaas ayaa u fiican inay dhageestaan intay lux baby dhageesan lahaayeen waxaasaa heesa lagu dhahaaa
    Idle hore u soco yqy heesihi hore copy yeey lee waa xasuusin waliba heesihi 77 ka iyo kacaanka iyo kuwi ruwaayadaha kuwooda ugu fiicnaa xiligaa thanks buddy

    • @zacimaspurs9100
      @zacimaspurs9100 5 ปีที่แล้ว

      Weynu jclnhy in aynu dhageysano hesihi hore lkn ereyada qaar baan yara fhmeyn lkn hadey fananta hada jogto soo qaado wan fhmeyna

  • @xwestvibes1297
    @xwestvibes1297 2 ปีที่แล้ว +1

    From ciidagale empire to the world ✍🎙♥️ salaxley dhulkii hoyadeey

  • @ridwaandahirguure7919
    @ridwaandahirguure7919 5 ปีที่แล้ว +10

    Isma lahyn dayaxbaa iidle ka quruxbadñaan doona 2019 yaa ila daawanayah

  • @maaida2014
    @maaida2014 9 ปีที่แล้ว

    allah yaraxma muse cismaan qalinle ayaa lahaay heestaan codkiisii qof keeni kara maleh laakiin waadna soo xasuusisay