MW WAARE: MAXAA KEENAY AFGAMBIGA RW ROOBLE?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 713

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 ปีที่แล้ว +18

    Ninkan waa qof macqul’ah, hadaladisa inta badan xaqiqdu ka abaraa❤️🙏🔥

    • @samsamm5996
      @samsamm5996 2 ปีที่แล้ว

      Markuu usha ku tukubayey ee farmaalo
      Ku shaqaysanayey muu runtaa sheego

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +36

    Allow somali nabad waarta ha siiyo Aamin aamin aamin yaa rabbi.🤲🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹

    • @abdimalikadow1817
      @abdimalikadow1817 2 ปีที่แล้ว +1

      Why don't you bring pro farmajo too

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimalikadow1817 because he is disingenuous both of them are qabiilaystayaal.

    • @awesbotello4056
      @awesbotello4056 2 ปีที่แล้ว

      siyaasadda somaliya waxaa laga xukumaa dibada iska ilaali masuuliyadda soomaalida maanta dhamaantood
      waxaey ku nool yihin
      wadanka dibadiisa

  • @abdirahmanibrahimbille1039
    @abdirahmanibrahimbille1039 2 ปีที่แล้ว +7

    wareysii melo badan tabanaye ....
    mahadsanid mxadweyne

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 2 ปีที่แล้ว +9

    DOQMO DOQMO DHALAY, MA WAXAAD U MALAYNAYSAAN NACAMLAYNTA AAD ISKU NACAMLAYSAAN INAAD WAX KU QAADI KARTAAN.
    MAAD KA HADASHAAN TUUGNIMADA ROOBLE EE DHULKII DANTA GUUD UU KU DHACAYAY.
    HA DHIMATO QABYAALADA IYO KUWA CUDURKEEDU HAYO.

    • @adoniyaya7307
      @adoniyaya7307 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayaga eskaleh chanelkani iney kufafiyan qabyalada iyo rer kodha ayey usamesteen wa tuugo

  • @mohaduca5257
    @mohaduca5257 2 ปีที่แล้ว +15

    21:50 Weriyaha: "Dadka qaar waxay is weydiinayaan raiisul wasaaruhu wuxuu u dhaqmayaa sidii raiisul wasaare rasmi ah, wasiiradiisi qaar waxay u dhaqmayaan sidii wasiiro rasmi ah, oo go'aano rasmi ah oo masiiriyey gaarayaan, madaxweyuhu wuxuu u dhaqmayaa sidii madax weyne rasmi ah oo go'aano masiiri ah ayuu gaarayaa, waxaas oo dhan sow uma eeka inay gacma daalis tahay waxa meesha ka soxdaa?"
    Waare: "aniga waxaan qabaa filekii sanadkii hore aan iska xirno"
    Waxaan u fahmay rooble dhaliishiisa sheegi maayo; waraysiga intiisi hore waa roonaa lkn halkaas ayaan kaga haray.

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 2 ปีที่แล้ว +21

    AYAANLE
    WAXAAN FILAYAY INAAD TAQAANO MICNAHA ( AFGAMBI ) MADAAMA AAD TAHAY WARYE WAX BARTAY
    KALMADA AFGAMBI WAA INQALAAB WAA DOOWLAD DHISAN OO CID KALE KALA WAREEGTAY XUKUNKII

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว +1

      Wuu yaqaanaa ee qabiil baa ka xoog badiyay

    • @youngboy5293
      @youngboy5293 2 ปีที่แล้ว

      @@asmaabdi5476 afkaaga caano ku cab

  • @caafiyesamatar1871
    @caafiyesamatar1871 2 ปีที่แล้ว +5

    Hanolato tv maaser ayaa haayo. Farmajo ayaa uu diiday interview
    😫😫😂😂😂😂😂😂

  • @timuplifted9371
    @timuplifted9371 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka Allah kheyr

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 2 ปีที่แล้ว +3

    Anigu federaalka dadka ka soo horjeeda ayaan ahaa, haddana waan taageersanahay markii aan arkay 9 nin oo isku reer ah & odayaashoodii uu ku haya Xamar unukaa leh ee Farmaajo haka soo baxo villada!

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa Wareysi xiiso badan Mr waare wa nin waayo arak ah

  • @khalifchannel4392
    @khalifchannel4392 2 ปีที่แล้ว +32

    What the interview... Well done Mr waare. Right to the point.

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 2 ปีที่แล้ว +2

      Waare is a spy who works for Sahan and Matt Brayden Somalia Hanoolaato 🇸🇴

    • @ahmedelmi3643
      @ahmedelmi3643 2 ปีที่แล้ว

      @@XMan-qu5kl Iooo

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @digitechsomalia7297
    @digitechsomalia7297 2 ปีที่แล้ว +3

    There is some kind of overstatement, emotions make one lose foucs.

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 2 ปีที่แล้ว +9

    "SHIDANAABA SHIDAN" Mr. Waare

    • @aziiz94
      @aziiz94 2 ปีที่แล้ว

      U mean shibanaaba shidan?

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 ปีที่แล้ว +5

    War ninyahow Allah kabaq fitnada kadaa umada .hanoolaato waa tv qabyaaladaysan oo u adeegaya mucaaradka iyo cadowga soomaaliyeed.
    .

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne waare waa nin wax badan u soo joogey,,, halaga faaideesto intuu talo iyo caqli hayo. Alle ha ku xafido adna.

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 ปีที่แล้ว +12

    Rooble have to chill out let laws do its course remember where somalia comes from the country is recovering this is not between farmajo and Rooble you guys had four years none of you know your jobs what you didn't do for four years you can't do four weeks some of you playing unwanted games other hands somalia for Somalis let give a chance none Somalis keep your hands off somalia somalia is not where the world play their games somalia have more enemies than a friends today the world is small village calls internet

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Thanks 😊 🙏 ☺

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah madax noo danqata basii waare caadi maaha dadkaa aqoonta leh waa lala diriray

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 2 ปีที่แล้ว +1

    (((( ALLE SHARKIINA IDIN KU CELI HAGAR DAAMADA IYO BEENTA AAD IKU JIIBINAYSAAN ALLE GURYIHIINA GEE FIDNADA AMIIN YAA RABI CALAAMO IDINKA DHEX SAARAY UMADA FUDNADA AAD KULA DHEX JIRATAAN AMIIN YRYA AMIIN

  • @hassanabdulleiyow6503
    @hassanabdulleiyow6503 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa majnuun.nalagu qalday.

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 2 ปีที่แล้ว +2

    HA DHIMATO, YAANAY NOOLAAN QABYAALADU.
    WAXAAD KU CAAN BAXDAY DANQUUFNIMO, WAXAADAN KU NACDAY WADANINIMO IYO WIXII AAD KA HELI JIRTAY MUSUQMAASUQIHII UGU WAYNAA EE XASAN SHEEKH QOSLAAYE.

  • @abdikaderabdillahi
    @abdikaderabdillahi 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalka ha loo turo wlayaal shakhsi isaga baxaya dalkaa ka wayn waan soo fiicnaanaynaa waxa taagana wuu dhamaan Allaa qaban kii qaldan

  • @MakaMohamoud
    @MakaMohamoud 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +1

    WALI LAMA MAQAL, MADAXWEYNE AF GAMBINAYO R/WASAARE U SUUQA KA KEENAY ISAGU KA HOOS SHAQEEYA, MID KASTO XILKA LAGA TUURO WAA CAAC LEEYA WA SOMALI CAADADEEDA, JIISKAN MEESHA FADHIYA TUUGNIMO IYO MA SHEYSTE AYA LOO CEYRIYAY.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว +46

    I agree with this man he always tells the truth

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer kenyah anigah ku dhashay kuwan aad ku shegaysoh madaxdah mah keligis somaliyah kih ka so taliyay wuxuu ka so Arursaday wuxuu la so galay kenyah wanah ognahdy kuryaha ay ka dhisten iyo shirkadaha ay ka furten waxaana u shaqeyah waa kenyatih xolayahow Adigunah qabil bad ku difacaysah waxan tusaleh kugu tusayah kih malintih dhawayd ka qaylinayay e watay 10 ciyalkah ahah al firih Aragtidodah nacas bad difacaysah odaygan hadu kheyr leyahy johar bu xukumiwayey sorry mamah

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 2 ปีที่แล้ว +1

      Don’t make people laugh he is spy working for Sahan Rashid Abdi & Matt Brayden

  • @abdiwalimohamud1270
    @abdiwalimohamud1270 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa kugu raacsanahay masuul 💯

  • @anisaosman2335
    @anisaosman2335 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhibaato aad uweyn
    Laakiin xaqdaro hadaadan daacad ahayn allaa kusoo qaban.

  • @abdirahmannunow3481
    @abdirahmannunow3481 2 ปีที่แล้ว +12

    You have been praising his excellency president Farmaajo during your active tenure @Hirshabelle, now that you are in the "cold" you took a quick u-turn and started to randomly criticize so that you come back to your "comfort zone" 😉

    • @abdidahirabdi9679
      @abdidahirabdi9679 2 ปีที่แล้ว +1

      I think u dont know nothink about farmaajo and waare just u are one of the cbb blind what is going on farmaajo.is spoiler and he wil have to go

  • @mohamudadenolad9085
    @mohamudadenolad9085 2 ปีที่แล้ว +3

    QOF SOMALIYA MARQAATI UMA BAAHNA.HADDII MAXKAMAD LA SAARO.FARMAAJO ASGAA ISKU MARQAATI AH.BALSE WAAROOW ADIGUBA SOW MAAHID SXBKIISII LAHAA WAA ODAY SOMALIYEED

    • @mukhtar9855
      @mukhtar9855 2 ปีที่แล้ว

      Waa xasuustaa markuu lahaa Madaxweynuhu waa Nabadoon shirkii Dhuudamareeb 1
      Soomaali meelooraacyo lamayaqaan

  • @sadammubashir7504
    @sadammubashir7504 2 ปีที่แล้ว +2

    Wariyahan wariye ma aha...wareysi marka aad sameyneysid hadalada waa iney neutral ahadan...hal dinac lee uwada howshada

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaroow adigu xukunkii aad haysay ee hirshebeele xageed dhigtay?

  • @oloo9207
    @oloo9207 2 ปีที่แล้ว +7

    HEER SHABELLE MAXAD U QABATAY ... Qiyaali ayad meesha kuhaysaa (Charity begins at home)
    Ayaanle waxay u egtay in aad kuraac santahay Waare hadaladiisa ee dhaxdhaxaad noqo

    • @adoniyaya7307
      @adoniyaya7307 2 ปีที่แล้ว

      O ma shaki ba kagajiro inu inankani dowlada kaso hor jedho.

  • @saidayanle8838
    @saidayanle8838 2 ปีที่แล้ว +1

    There’s no higher judicial court in Somalia that will create more problem now and in the future.

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle hanoolaato,
    Waxaad leedahay astaamo leadership ee siyaasada qabiiliga ah ha Ku dhexmilmin.

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว +2

      Mar hore ayuu ku milmay waa u dhamaatay macasalaama

  • @abdirahmanabuukar5091
    @abdirahmanabuukar5091 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏

  • @hanadbile4470
    @hanadbile4470 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariya haan waa mucaaradka uku ween nabad iyo nolol waana waa.inul wadan tuuk eh iska jira soomali yeey

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 12 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya meeqa madaxweyna ayeey leedahay, ninkaan isagana madaxweyna ayaa looga yeeraa, kan Muqdisho jooga asagana madaxweyna ayaa loogu yeeraa. Soomaliya, nasiib darro 8 madaxweyno ayeey leedahay.

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 ปีที่แล้ว

    Waare Waa Daacadii Oo Qof ah Xigmadiisa Soomaali ha ka faaideysato Cimri Iyo Caafimaad waara allaha noo kaa siiyo Aamiin Yaa Allaah.

  • @cabdiaxmed2842
    @cabdiaxmed2842 2 ปีที่แล้ว

    Asc waan ku salaamay waxaan layaabana hay hadalka m cabdi waare waa bern loow

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 2 ปีที่แล้ว +1

    Heater ayaan le

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 2 ปีที่แล้ว +1

      War tag wareye qabiil been caaaaaaaaaac

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan
    Waa 2bo wejile
    # kan kalena, Waa DAMULJADIID
    Oo wariye iska Dhigaaya.

  • @abdiwassa7398
    @abdiwassa7398 2 ปีที่แล้ว

    One thing i will remember from the year that ended was the dumbest thing i ever heard. AFGAMBI 😂😂😂

  • @sahramaxamed5000
    @sahramaxamed5000 2 ปีที่แล้ว +1

    Uffff. Chinellkaan taageerahana waan kala laabtay qabyaalad ureysa

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว

      Si fiican baad yeeshay waa labo ay qabyaaladi dilootay ma astaahilo caawinaad dislike 👎 ku dhajiya Inshaa Allaah

  • @mudlakhusseinog211
    @mudlakhusseinog211 2 ปีที่แล้ว

    Hanootaalo dhax dhaxaad ahow

  • @mohamedciise9414
    @mohamedciise9414 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato iyo farmaajo waxa dhexmaray waxaan usaaray 10 xubnood oo baadhitaan rasmi ah kusoo sameeya modo sanada gudaheed

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne wax ma afganbiyo ee wuu casilaa caqligeena haku ciyaarina

  • @mohamedjaliilmuumin4582
    @mohamedjaliilmuumin4582 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweynihii hore ee hirshabelle M. Abdi waare waa nin codkar ah oo wax badan og

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 ปีที่แล้ว +1

    The law is the boss read the constitution their is let of you maybe you can't read or you just want short cut it doesn't work that way their are many countries who so jealous about somalia because somalia needs good leaders who but the country first not personal interest location it's so rich it's one's richest nation just need good government

  • @mhassan3385
    @mhassan3385 2 ปีที่แล้ว

    Waarle, masha allh waa oday somaaliyeed

  • @abdiali9213
    @abdiali9213 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkk xaarwayne beenbadanaa

  • @abdirahmanawil252
    @abdirahmanawil252 2 ปีที่แล้ว +20

    Waraysiyada waare noo badiya waa siyaasi wax badan ka fahansan siyaasadda somaliya iyo tan caalamka.

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa yaab farmajo maxa ka galay koronto iyo biyo.

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 2 ปีที่แล้ว +2

    🔥SHIDANAABA 🔥SHIDAN🔥

  • @MoNasirOwnur
    @MoNasirOwnur 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato ma tuugo iyo mucaarad ayaa ku martiqadaa wax ka hadlaayo somalinimo walahi in aanan ku arkin

  • @sharmaarkemohamud7861
    @sharmaarkemohamud7861 2 ปีที่แล้ว +1

    Baletwayne xalaadeda noga waran?

  • @saciidcalidubad3200
    @saciidcalidubad3200 2 ปีที่แล้ว +11

    Alla siyaasiga somaliga ah marku siyaasada ama talada bananka uu ka jooga dacadsana oo damiir badana oo naxariis badan lkn marki talada loo dhiibo xuma waxa hada hadlayo waa waarihii an naqanay kwrma🧐🤧

  • @baanayareabuukar6881
    @baanayareabuukar6881 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr waare waa nin wadaniya garan kara qalad iyo sax run sheega waa ku mahad san yahay Hanolato waa jibka saran waa gudatay mashalaah

  • @Muuseyuusuf397
    @Muuseyuusuf397 2 ปีที่แล้ว +4

    🌻🍃اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم🍃🌻آلَلَهّمً صّلَ عٌلَﮯ سِيَدٍنِآ مًحًمًدٍ⁦🌦️⁩عٌدٍدٍ خِلَقُکْ 🕌وٌرضآء نِفُسِکْ🕌وٌزٍنِةّ عٌرشُکْ💓وٌمًدٍآدٍ کْلَمًآتٌکْ🕌وٌعٌدٍدٍ آلَذِکْريَنِ🕌وٌآلَذِآکْرآتٌ🌷وٌذِرآتٌ آلَرمًآلَ⁦🌦️⁩فُﮯ آلَأرض وٌآلَبًحًآر🕌وٌآلَجّبًآلَ 🌿وٌآلَأنِهّآر💕وٌعٌدٍدٍ مًآلَآ يَحًصّﮯ عٌدٍدٍ🕌وٌعٌلَﮯ آلَهّ 🌸وٌصّحًبًهّ ⁦🌦️⁩آجّمًعٌيَنِ🌷آلَلَهّمً آمًيَنِ🍃آمًيَنِ🍃آمًيَنِ⁦🌦️⁩يَآ ربً آلَعٌآلَمًيَنِ🕌

  • @wadanihashim1934
    @wadanihashim1934 2 ปีที่แล้ว

    Waa biyo kama dhibcaan warkani

  • @legoat9259
    @legoat9259 2 ปีที่แล้ว +14

    cakuye qabyaalad waare waa aqoonyahan soomaaliyeed pls ayaanle noo soo badi wareysiuadiisa iyo excellent information maashaa allaah 🙏🏾♥️🇸🇴

  • @dhaahiroyare6807
    @dhaahiroyare6807 2 ปีที่แล้ว +1

    Mc ware waresi kale balami aqlaqiya wanagsan xigmado ku jiro u hadlaya bulshada kala qeyb san midanayo manta waye sidaad waresigin bilaa buq ku dhamaday🏳

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninna Diif Ku Raagtiyo,
    Darxumadda Ma Laasimo,
    Laxdu Labadda Deyrood,
    Doollaha Ma Ruxatoo,
    Midbay Doollaq Noqotaa.
    Xalay Ruux Dibjirayba,
    Marbuu Maalmo Dabaddood,
    Daarro Fooqa Dhisayaa.
    Marna Ruux Ku Diggashadda,
    Indho Hoosa Kugu Dayay,
    Yay Daruuftu Qabataa.
    Farmaajoow Dadkii Xamar,
    Addigaa Daciifiyo,
    Sida Duunyo Mooddaye,
    Caawa See Dareentaa?!
    Dibka Naaxa Shaac Baxay,
    Addigaa Dad Mooddaye,
    Dux Maxaad Ka Haysaa?!
    Duqii Ina Siyaad Barre,
    Mamiciisii Liitaad,
    ku Dabbaal Is Tiriyee,
    Dawo Maxaad Ka Haysaa?!
    Duntaadaa Qiyaaniyo,
    Dil iyo Nacaybba Lahoo,
    Ciil Ku Daashadaa Jiray.

    • @mohamedfarah4332
      @mohamedfarah4332 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks bro

    • @zakariyeyahye5566
      @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedfarah4332 :-
      Welcome Bro.

    • @zakariyeyahye5566
      @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

      Hal-hayskeennu Waa
      Doorrasho Haa, Afgembi Maya.
      Xallaal Cun Haa, Xaarraan Ku Naax Maya.
      Xallin Qilaaf Haa, Xabbad Qori Maya.
      Xisaab Xil Haa, Xulasho Xildhibaan Maya.

  • @c-c-ckeepgoing
    @c-c-ckeepgoing 2 ปีที่แล้ว +1

    Maroodigu takarta saaran ma arkee takaluu arkaa wxn ad sheegayso adigu ree shabeele ma kula dhaqmi jirty😇😇😇😇🤣🤣

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle ilahey haku xifdiyo madax weyna ware waxan ka rabnaa in ad mar kale ad nosocasuntid wuu nabarey farmajo waa in uu nabaraa fahad yasin muxuu wadanka uu qabtey?

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 ปีที่แล้ว +4

    Inqilaab haduu qofku sameeyo natiijadu waa qofkasta oo sameeyay toogasho waa daldalaad aan dacwo lahayn wanku ilaa indhahiisu cirka arkaan wax ma garto tiirka tiirka

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 2 ปีที่แล้ว +1

    Oday waare Nacayb hadla weeye waraysigaagu🤔🤔

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqati wax la dhibsanyo miyeey somali joogta xiligi dhisman waaye

  • @pleasesubscribe1569
    @pleasesubscribe1569 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk yabaraya yase afganbiyey hh

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato waxaa moodayey inay diyaarsan yihiin. Arinta dhacdey sax miyaa inaa u isticmaasho Afganbi?

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 2 ปีที่แล้ว +7

    Aad baN U BogaadinaYaa Masuulka HadalkiSa Wa Nin Wax BadaN Og DamiRkiSuNa Wali NolyahY🙏🙏

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka 2 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/UVslv5xHaOw/w-d-xo.html
    DEG DEG:B/Caalamka oo u digtay RwRooble & m/ Goboleedyada & Abaabulka Dagaal oo ka socda muqdisho--

  • @sulaimangooxfaarax7325
    @sulaimangooxfaarax7325 2 ปีที่แล้ว

    illaahbaan kuu baryeye bisha March ha gaadhin qabyaaliste

  • @applexaajiapple1526
    @applexaajiapple1526 2 ปีที่แล้ว

    Sheekada inqilaab waa wax lala yaabo inqilaab ma midii aan soo arki jirnay miyaa mise mid kale oo hadda la keenay haddaba inqilab marki la yiraahdo madaxweynaha iyo Rwasaaraha wadanka yaa awooda iska leh runtii madaxweynaha ayaa iskaleh awooda dalka marka inqilaab markii la tiraahdo labadooda ayamaa laga baqaa inuu wax inqilaabo qofka awooda yar ayaa laga baqaa inuu wax inqilaabo markaasey maanta ka sheekeynayaan waxaan jirin ma awoodaa inaad ka soo jiido meesha aad sheegeyso runta an kuu sheegee waxaan oo hadal ah oo qaldan waxaa kaa keenaayo waa la garanayaa isku mid baa tihiin adiga iyo siyaasiyiinta xanaaqsan marka waa la ogyahay siyaasoyiinta xanaaqsan wax ku jiro iney tahay

  • @waxqawadmediagroup3803
    @waxqawadmediagroup3803 2 ปีที่แล้ว +9

    Madaxweynihii hore Hirshabeelle waare markuu waraysi bixinaayo ereyada uu u adeegsanaayo siyaasada waa qosol wlhi, sida shidanaaba shidan hhhhhh 😂😂

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo guul, madaxwayne farmaajo waa sunta jaajuusinta ka ilmeeysiisa.

    • @fardowsoibraahim8298
      @fardowsoibraahim8298 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajo xilkiisa waa dhamaday inow umada iskuleynin wax kafcn majirto doorasho inow soogallo ayaa kwanagsan waxa hada ow sameynaayo ama haku guuleysto ama hakuguldareesto dadka unam leynaayo waa dad qabiiil goorto ugalay shalay sidi loga wada sacbiyey ilaah ayaa og mantane doorasho so gall kalsooni iskuma qawo hadow isku qawo wow galilahey dorashAda had bo gadaal udhigaayo

  • @profomarabdisalamhassan2157
    @profomarabdisalamhassan2157 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma Fadhi ku dirir baa mise waa wareysi? Markaa Wariye tahay waxaa lagaa rabaa su'aal kasta oo macquul ah oo dadka ka dhex guuxeysa inaad weydiiso qofka aad wareysaneysid.

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +1

    Rooble asaaba inqilaab rabay
    Waana usuurto galiweesay

  • @cqadarliibaan3558
    @cqadarliibaan3558 2 ปีที่แล้ว

    AYAANLE CALOOL WEEYNE CAQLIGA CALOOSHA BUU KAA GALAY..60 JIR BAA TAHAY MARKAAS KAMERA SIDII CIYAALKI LAWAREEGANEEYSA OO NIN FACAA AH AAD ARIMAHIISA HORMAREED KAWAREEYSATAA...HABARTII KUDASHAY WALLAHI WAIKUUGU QASAARTAY

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf9563 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha dhimato caadifad badanaa

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin

  • @guled613
    @guled613 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo and fahad Yassin the practice 48 Laws of power.. some of the that Book.. Law 3: Conceal Your Intentions: Always hide your true intentions. Create a smokescreen. If you keep people off-balance and in the dark, they can’t counter your..Law 6: Create an Air of Mystery: Be outrageous or create an aura of mystery. Any attention - positive or negative - is better than being ignored. Attention brings you wealth.Law 11: Learn to Keep People Dependent on You: Make your superior dependent on you. The more she needs you, the more security and freedom you have to pursue your goals
    .those people who use that Book I dont believe they have any religious beliefs it's immoral book

  • @xoriye31761
    @xoriye31761 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne waare ayaamahan aad buu noogu badbatay isagoo lectures aan dhammaadlahayn naga siinaya dawlad dhiska somalia.Waxaan is weydiiyaa muu aqoontaas iyo aqligaas beledweyne waaqiceeda wax uga beddelo

  • @luulxasan7549
    @luulxasan7549 2 ปีที่แล้ว

    aww ayaanle kani midh ma hayo haday sii socoto raysal wasaaru saw amarkiisa qaadan maayo

  • @abdinasirabukarshiine3377
    @abdinasirabukarshiine3377 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay m. Waare 🙏
    Sidookale Ayaanle 🙏

  • @ahmedabshir3408
    @ahmedabshir3408 2 ปีที่แล้ว

    Madexweynaha Soomaliya iyo Madexweyne yaasha Gobolada waa Isku mid oo waxaay dalka u maamulaan sida dukaamo ah jyavu leeyahiin oo kale.
    Maxaa Xildhibaanada reeruhu leeyahiin gacanta u geliyey ama Madexdii dhabta ahaa intay ka tagaan ay kuwo kale u samaysanayaan?

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 2 ปีที่แล้ว +1

    Doqonkaan bal fiiriya meesha yaan laga soo saarin farmaajo kulahaa war horta bootadaada yaa kasoo saari karo afka xabad lagaa galinaa walaahi

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว +1

    channelkan ninka iskaleh waa cawaan Somalinidasu lacag kenya oga gatahay weligin ma aragteen channellan oo hal wax oo Farmaajo fiican uu sameeyay ka hadlaayo

  • @Abdihakimjab
    @Abdihakimjab 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk nin xil laga qaaday

  • @sahraahmed686
    @sahraahmed686 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaad Madaxweynaha ahayd maxaad sidaan ugu hadli waysay

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว

      Danihiisa gaarka ah ayaa uga muhiimsanaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa laabada uugudaran

  • @saciidcalidubad3200
    @saciidcalidubad3200 2 ปีที่แล้ว +2

    War miyanan horta afganbi gadhaneyn waxay afganbigan aad la ordaysan dowladii yaa inqilaabay waba jogtaye🙈

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaalad baa caqligii uga fadhida wali iyady miciin ka sugayaan labadoodaba dislike 👎 ta ku dhajiya oo subscription kana kal noqda inta caqliga u saaxiibka ah dhamaantiin

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 2 ปีที่แล้ว

    "Maraykan ka iyo Ingriisku XAQ bay u leeyihiin "
    Bal Ninkaas weyn siduu u hadlayo arag.
    yaa siiyey xaqaas Mr?

  • @farajanoboy8558
    @farajanoboy8558 ปีที่แล้ว

    20:15 waan ka haray wareysiga

  • @asturabdi7696
    @asturabdi7696 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc horta madaxda koonfurtu si qotodheer umafakaraan miyaa? Masuulku hadalkiisu waa muhiim dhib iyo dheefba waxa ka Imaankara waa in laga fakaraa kalmad yar oo qiimahaaga dhimaysaa hadhhin tusaale mr waare wuxuu uhadlay si qabyaaladaysan because wuxuu yiri xabadaan kubixin lahayn waakusoodhawaynay Intaano musharax haduu farmaajo dago maxaad udiyaariseen wadanka waxaad kamidaysan tihiin farmaajo habaxo waxaad wadanka ugutala gasheem noosheega?

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaha Aware waanin somalinimoda kuwayntahay gulayso

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 ปีที่แล้ว

      I disagree 💯 he is not waa qabyaaladayte isaga iyo ninka uu waraysanayaba waxayna yihiin waraabe dogarta idaha ku dhex dhuumanaya ee iska jira Soomaaliyeey.

  • @zakshire7817
    @zakshire7817 2 ปีที่แล้ว

    Qeybta danbe ee talada RW. Waxan jaclan lahaa ina lagaarsiyo taladan ee QoorQoor ha iska leexiyo, Qoorqoor waa Qaain calooshiisa u shaqeysta ah

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm

  • @medaden7396
    @medaden7396 2 ปีที่แล้ว +3

    sxb magaca waxad sidada haa nolatu .hadan waxad ku mashqusha mucarad nimada somaliya sxb nabad gaa taaleh mata meel aa somaliya meel fican baa marasa i am from djibouti

  • @libanaadanjaamac5413
    @libanaadanjaamac5413 2 ปีที่แล้ว +2

    Waare shaley markuu madaxweynaha uu ahaa hirshabeele farmaajo wuu amaanayey markuu ka tageyna wuu eedeynayaa siyaasi soomaaliyeed waa sidaa