XIL. XASAN FIRIMBI- WAXAAN WALIGEY ARKAY MA'AHAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 503

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah ma samrin oo wali ragg Soomaali ah oo Dal iyo Dadba jecel ayaa
    Noo nool Allaha noo daayo oo cadowga
    Sokeeye iyo jan shisheeye hanooga Xafido
    Really very incredible interview thanks
    Ayaanle for your intrest to inform us whats
    Going around us. We will never forget our
    Herro Hassan Firimbi it's part of our History💯

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +35

    Incredible interview. Thank you so much Mr ayaanle Hussain for your honest efforts.

  • @sunstartradersinc.89
    @sunstartradersinc.89 2 ปีที่แล้ว +16

    Waw what a interview amazing what a great hero xulibaan xassan frimbi
    Thank you so much for fighting our country against the evil

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว +26

    Xildhibaan xassan mahadsanid walaale geesi qaran baa tahay waan ku faraxsanahay inaa soo noqotay madax wanaagsan rabbi weydiisanay Aamiin yaa Allah

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 2 ปีที่แล้ว +6

    Hassan Firinbi waligay Madhagaysan maantay Hadalkiisa aad baan ugu Qancay Masha allaH.

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 ปีที่แล้ว +21

    Legend ayaa keentay markaan✌🏾 ninkaan waa Akhyaar dhalinyaro ah

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alaah saan u farxay xildhiban xasan firimbi oo noo soo noqdey waa xildhibanada daniirkodu nool yahay oo xaaranta cunin ilahay hayno xifdo xildhiban xasan oo kale.💗💗💗💗

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +12

    Xasan firinbi waaku wataa😄

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 2 ปีที่แล้ว +13

    Dowladdi Corona iga dheh ilaahow mid ka kheyr badan noo keen. 😢

  • @jamalshukriabdi4220
    @jamalshukriabdi4220 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ayaanle barnaamijyadda tayadda leh ee aad noo soo dayso mar walba.

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 2 ปีที่แล้ว +4

    I agree with you MR. Xassan.fribi
    And thank you

  • @shukrinur517
    @shukrinur517 2 ปีที่แล้ว +13

    That was aye opening interview. Thank you

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 ปีที่แล้ว +11

    Hassan waa nin culus dood lagama Helo adiga daalaysa ninkan anigu waa Hore ayaan gacan u taagay Allah ku xafido walaalkay❤💯👍

  • @HNuh-ki3bf
    @HNuh-ki3bf 2 ปีที่แล้ว +6

    Hildhiban hassan we love you somali baal dahab baga jirtaa taariqdaa ku qorin

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 2 ปีที่แล้ว +6

    Somali marka nabad fcn kadhalato firimbiga History aya laga qoridona oo skolda carurta lagu bari dona mr firimbi good work ✌️✌️✌️

  • @dekowadhan4911
    @dekowadhan4911 2 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkk kan wa gesi gesi dhali

  • @fardosahassan2659
    @fardosahassan2659 2 ปีที่แล้ว +14

    Hanolato waraysiyada wa wax kudayasho mudan mashaa allaah 🙏🌸🌺🙏✅

  • @hamdielmiali6489
    @hamdielmiali6489 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhiban xasan firinbi nin wax badan og 👏👏👏

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 ปีที่แล้ว +1

    Firinbi Taariiq leh Mr Hassan thank you very much brother

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +21

    ALLA YAACIZAK AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB ...SHAQADDA DADKA SOMALIYEED U HAYSO WAA MID TAARIIKHADA GALAY

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel 2 ปีที่แล้ว +2

    AYAANLE HUSSEIN ABDI
    #GOOOD PERSON

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Waxbadan Aya Nooga baxay Waxa Wadanka uu ku suganyahay Xil, ka iyo Ayaanle Thanks labadinaba

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    thanks god who give us journalist like ayaanle and political player hassan. wlh qalbiyadeeno ka hadlay xil hasan yare

  • @mohamedhussein9935
    @mohamedhussein9935 2 ปีที่แล้ว +30

    One of the best interviews ever. He is informed

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh. AYAANLE aad bad ugu mahadsanthy warbixinada iyo muhiimka ah ee aad umada uhaysid.
    Xildhiban hasan isna wa kumahadsanyahay.

  • @mohamedabshir5468
    @mohamedabshir5468 2 ปีที่แล้ว +17

    Asc Ayanle walal ugu horeyn Alle haku xifdiyo marka labaad howsha aad noo haysid waa howl umadda Soomaaliyeed usamee Keyd weyn oo khaas ah si mustaqbalka loogu badalo qoraalo iyo xasuus waayhii xumaa ee nasoo mara sidaan Soomaali u nahay
    Mahadsanid

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

    Xil, xasan taariikhda ayaa xusi doonta asaga iyo xildhibaanadii kale ee ku mowqifka ahaa ee !!!! firimbigii guusha!!! Iyo badbaadada qaranka. Hanoolaato.

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah xildhibaan hassan firibi wuxu naftiisa u huray in u kubadiyo dalka codkiisa 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @foosmohamed4538
    @foosmohamed4538 2 ปีที่แล้ว +1

    Waayahay geesi qaran xildhibaan xasan waa mahadsan yahay illaahey ha ku xafido Amiin Amiin yaarabi

  • @issaali6048
    @issaali6048 2 ปีที่แล้ว +7

    XILDHIBANKA WAXAN KA CODSANAYAA INUU FIRIMBIGII CAANKA KA DHIGAY, INANU LUMIN SI NATIONAL MUSEUM LÒO DHIGO.

  • @fowlogisticsllc6433
    @fowlogisticsllc6433 2 ปีที่แล้ว +4

    Best interview thanks Ayaanle

  • @ziyadayanle
    @ziyadayanle 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr.firinbi guuuuul ayuu ka keenay firinmigaas thanks

  • @zakariyeaxmed4385
    @zakariyeaxmed4385 2 ปีที่แล้ว +7

    Xog ogaal waaye💯✍️

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolato waa barnamij fiican horay usocd

  • @kunkun822
    @kunkun822 2 ปีที่แล้ว +5

    xasan firimbi abaal weeym ayaan u heeynaa, shacabka soomaaliyeed kuma hilmaamayaan, kuwooda garaadka leh

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 2 ปีที่แล้ว +1

      Kun kun822 waa run Hassan waa halyey Soomaali ku badbaadiyay
      Awoodi uu awooday kuma hilmaamayaan Shacabka Soomasli 💯

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato Barnaamijyadaan aad ayaad ugu Mahadsantihiin.

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanta taariikh baa qormeysa 23/jan/2022
    Qaraarki ay Golihi waziirada xukuumadi hore ugu aqoonsaty argagaxiso ONLF iyo qalbi dhagax ayaa maanta xukuumada maanta jirto ee uu hogaamiyo PM Maxamed xuseen rooble dib uga noqdeen.
    Taaariikhda baa xusi doonta🇸🇴💯

    • @GeediGeediMuse
      @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว

      Madaxwaynana ka yahay Farmaajo. Sheekadan argagaxiso waa mid kaa horaysa. Gabre oo kismaayo onlf ka baaranayo ma aaadan arag oo Ahmed madoobe iyo axadkaan dhex taagan yihiin.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Gudomiye Ayanle Husen & Xildhiban Xasan Firinbi

  • @SomaliHistory1
    @SomaliHistory1 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali History!!!! so boooqo!!1

  • @gurronewsnetwork
    @gurronewsnetwork 2 ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaan Firinbi, nin wax badan og!

  • @mulkiahmed313
    @mulkiahmed313 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaab anagaa aragnay barlaman majiro way u soo shaqo tageen Allow naga qabo kuwa aan ka fikireyn horumarka wadankeena mahadsanid walaal

  • @abdullahimohamedaden60
    @abdullahimohamedaden60 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolato ayaanle guulayso wll adiga iyo xildhibaan hassan yare

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ka xumahay wixi ka dhacay

  • @Dr.Shiixaaye
    @Dr.Shiixaaye 2 ปีที่แล้ว

    OMG, What a painful story, we need some more men like this great hero

  • @ahmedosman2740
    @ahmedosman2740 2 ปีที่แล้ว +6

    Best interview you've done, Ayanley.
    It included many frank facts, and we hope that all the deputies will be like Mr. Hassan.

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ayaanle hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 2 ปีที่แล้ว +3

    Firimbigi badbaadada

  • @omarhero4856
    @omarhero4856 3 หลายเดือนก่อน

    2024 iyo somalia oo nabad ah ayaan daawanaya waraysigaan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xasan virinbe wa raged,

  • @saeedhassan9947
    @saeedhassan9947 2 ปีที่แล้ว +13

    Ceeb iyo facshar baa kadhacay, Farmaajo waa davadhilif Amxaaro! Allaa umaqan umada soomaaliyeed

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 2 ปีที่แล้ว +3

    Xildhibaanada xalaasha ah ee aan la ilaawi doonin uu ka midyhy.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +5

    Xildhibaanada aadka ufiicnaa oo naftooda qatar ugaliyay si ay wadanka badbaadiyaan

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +7

    Firibigii xornimada
    Firibigii kahortaga 2 Sanno baadila
    Firibigii farmajihii fashilmay
    Firibigii xiliban xasan
    Firibigii cabsi goynta
    ......
    .......
    .
    ...

  • @kaydodowa4452
    @kaydodowa4452 2 ปีที่แล้ว

    Waa shakhsigii ugu horeeyay ee soomaali ah ee aan ka maqli wax run ah oo cadayn wata

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadiyoaad mar firinbi

  • @AliHassan-lu3sz
    @AliHassan-lu3sz 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH AYAANLE WAXAAD TAHAY GEESI USOO BAXAY SOOMAALIYA EE WAREESIGA GEESINIMADA AAD SAMEESO THNKS BRA

  • @garadawale8019
    @garadawale8019 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashalah noolow yartan muhim ma ahan Quality ayaa mu him ah

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan firinbi barasho wangsan horey inaa saan geesi iyo halyeey u tahay uma ogeyn mansha allah allaah yaxfadka.

    • @sumayamohamed2019
      @sumayamohamed2019 2 ปีที่แล้ว

      Dadka dhan baa firinbiga watay. Kkkk kulaha

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 2 ปีที่แล้ว +2

    Firinbi Nin goaan leh ayaa tahay, wax diid ama yeel waa arin kale.

  • @sahraabdirashid7015
    @sahraabdirashid7015 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll Ayaanle♥️

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa barnaamij qiimo badan,sxb hanaga kala goynin,caafimad ilaahay haku siiyo aad ku awooda in aad barnaamijyadaan noogu soo gudbiso.

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha dhowro xildhibaanka

  • @safkasafka5136
    @safkasafka5136 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waa wareysi aad u o qosol badan run ku qotomo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +7

    Mr firinbi respect 🙏 ween aan u haayaa geesi geesi dhalay

  • @HusseinALI-tj9hg
    @HusseinALI-tj9hg 2 ปีที่แล้ว

    Ha noolaaato dhankaaan ka ka eegay ayaamahan ma ilagala aragteeen
    Og only
    Barabagaaando

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว

      Wixi runa ama wixii dalka ka qaldan in la iftiimiyo ma barabagaanda, adeer taana hal dhinac ka raran

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedOmar-lr9zj qofkaan wuxuu wadanka ka iftiminayo hadaadan fahmi karin maad iska aamustid qacligaaga wuu yaryahaye. ninkaan waa british Muqdisho inuu imaado ayay ahayd see u aaminee nin joogo wadan badaadi xoog ku haysto?

  • @aminaxusen6460
    @aminaxusen6460 2 ปีที่แล้ว +1

    Laandheere xasan firinbi wa ninkii baarlamaanka firinbi ku weeraray 🙏

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanle markaan waxaan kaa ranbnaa inaad noo keento qof muxaafad ah mucaaradada wararkooda waa nagu batay marka miizaan bal sameey adigana yeesan dhinac kaa noqon wariyanimadaaada
    Markaan saas ku leeyahay maahi taageero Dowladeed laakiin wariyanimadaada xoogaa cusbo ku dar
    Mahadsanid

    • @abdirisakmohamedhassan4989
      @abdirisakmohamedhassan4989 2 ปีที่แล้ว +1

      Majiro qof muxafid ah oo rabo inuu bananka so istaago su'alo waafi ah ka jawabo tiiyo ay jirto inuusan jirin ba masuul muxafid ah oo misaan iyo aqli lagu tuhmaayo waa. xuseen caydiid, cali yare cali, islow, cali mahdi iyo wax lamida aqoon wadanimo siyaasad midna hashegin ilaa waxa ay difacayan ma yaqanan waa dhaan daba gaale qofku marku xaqdaro difacayana oo usan ra'yi iyo mabaa dii' difacayan lagama yaabo inuu umad so hor istago kaliya warqad loosoo qoray ayuu aqrin karaa bas

    • @kingozilofficialpage6464
      @kingozilofficialpage6464 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll lakiin ogoow ayanle wa shaqadiisa noocan Ee ma ahan qof wax lootilmaamo

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allha waa guul hadiiba oo qeli difici doono qadiyada soomalinimo guul shaqo wacan

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up masha xill firinbi

  • @axmedyousuf1650
    @axmedyousuf1650 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww waraysi inaba aan caadi ahayn xil firinbi waa wax kale waa afmaal aan caadi ahayn

  • @abdishakurali3826
    @abdishakurali3826 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan Xasan Firimbi Taariikh wanaagsan ayuu beertay. He was one of the few who stood against Farmaajo’s mismanagement.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo umada Soomaaliyeed wuxuu kusoo kordhiyay Facebook iyo qabyaalad caqlaaqxumo Habar nolosha kadhacday oo caaytameysa illaahow dowlad caadila nookeen.

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 2 ปีที่แล้ว +14

    MP HASSAN HAS PROVIDED TO SOMALI SOCIETY THROUGH
    (HANOOLAATO MEDIA (WARIYE AYANLE)
    VERY IMPORTANT INFO WHICH someone CAN TRANSLATE IT AS ASSET TO OUR FUTURE OF GOOD GOVERNANCE AND THE EXISTENCE OF SOMALI NATION.
    THANKS TO ALLAH SUBHANUH WATACAALAA,
    THANKS TO HANOOLOOTO MEDIA,S HARD WORKING AND THANKS TO MP HASSAN FIRINBI

    • @hassanomar6542
      @hassanomar6542 2 ปีที่แล้ว

      L

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 2 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @cageyqanyare
      @cageyqanyare 2 ปีที่แล้ว

      Pl
      l0ĺ.p.l.
      Mmpp

  • @axmedciise137
    @axmedciise137 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayanle sxb manta dhan waxad ku soceline barlaman wuna kaga jwbay dhowro jeer fadlan Marka hore su,alahaga ha kobnadaan saxna Saar tii lagaga jwbo . Adigane iga yaqaan oo ku bariiseyay . Mahadsanid

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة xasan firinbi yaakula jirey anaa kamid ahaa hada sax macaha firinbiga maceheen kaligeyga Magac kale mahaaysid runta Waaka fokgtahay firinbi

  • @saladoabdulahi7201
    @saladoabdulahi7201 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlh waa xil mudan halyeey xasanow firimbigaas waa in laga sameeyaa taalo waxaad kamid tahay xil fara kutiriskaa ee dalka ka badbaadiyay fidnoole farmajo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +5

    Soomaaliya taarikh ma qoraan ama faan iyo been bay qoraan firinbigaas taarikh duu galay

  • @Hoyomaan28
    @Hoyomaan28 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato/hanoolaado

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaan qaaliyah Hassan firinbi waa inuu soonoqdo baan rabnaa jubiland isku xishooda kursigiisa yuu muran galin inshallah

    • @saalahyare369
      @saalahyare369 2 ปีที่แล้ว

      jubbaland wa socelisay xidhibankan xidhibanada 11 e sosicda ayu kujira wa muwadin muhiim ah in la ilashado ubahan.

  • @barwaqodheer6166
    @barwaqodheer6166 2 ปีที่แล้ว

    Waa Ilaahey Mahadii mar haduu waqtiga ka dhamaadey Farmajo handicap isagoo masiibooyin intaan kabadan dalka galinin. Mahadsanid Ayaanle

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan Xasan firimbe Halyay Taariikhda galay Nooloow

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

    Dad daacadaa sii nool show, Alla mahadle.Xil Xasan iska jir walal musuq maasuqa waliga. Geesi

  • @osmanboqole1536
    @osmanboqole1536 2 ปีที่แล้ว +4

    Xildhibaan firimbi guul ayaan urajeynayaa waa nin aad u adag

  • @axmadsaadiq2006
    @axmadsaadiq2006 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo iyo kooxdiisa umada soomaaliyeed allaha dhaafiyp

  • @nasteexomuuse8326
    @nasteexomuuse8326 2 ปีที่แล้ว

    200 k coming soon wllkey hablyo habalyo ✍✍👏👏👏👏

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +4

    Illaahow Soomaalia madaxweyne karti badan oo fiican na sii 5 sano la soo dhaafey waa naga qasaarte

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 ปีที่แล้ว +2

    Xil/ Hanbalyo

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 ปีที่แล้ว +1

    X.xasan yare guul

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo xildhibanka wa no so noqday guulayso laakiin wey cadahay wadankan 5sano oo khasaartay somalia wey sigatay mar baa itopia nalagu dari lahaa war xildhibanow wadanka badbaadadiisa ka shaqeeya ninkan ha nagu so celinina

  • @ibrahimmohamud8626
    @ibrahimmohamud8626 2 ปีที่แล้ว +6

    Hassan wa nin waxbadan fahmsan. Farmajo wa lagusirmay. Lkn somali cashir makabaran dontaa taariqdha. Madaxweyne kaliito inamasomarin allahna hainadaafiyo. They guy is a dictor and do not respect rule of law.

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +4

    Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xil. Firimbi).
    Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh.
    Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti
    Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh.
    Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur,
    Waa Hormuud, Waa Horseed,
    Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.

  • @hayowboobe3358
    @hayowboobe3358 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle sxb farmaajo iyo teamkisa wax kaste aay keeysteen dad baa goobjoog u ahaa. Mid mid u wareeyso. Walahi Taariiqda ku xusidoonto. Iskana ilaali nairobi meel Amaan mahanee.

  • @sadiosureera370
    @sadiosureera370 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle hussien guuleyso dear ❤️🩸

  • @abdulahiholand4022
    @abdulahiholand4022 2 ปีที่แล้ว

    Halgankaas waan kula wadnay firinbigaas madxafka qaranka hala dhigo

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 ปีที่แล้ว

    Wala jabay

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato jiro joog

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 2 ปีที่แล้ว +3

    Dowladan armaajo waa mooryaan

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 2 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah 😭 wlhi saan Somali Nimo ma Ahan dowlad nimana ma Ahan islaam nimana mahan 😭 wa wax laga xumaado madaxWayne Nimo ayuu ku qaraabanaayaa ilaahow naga qabo Adigaa caadil ehee 😭

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +3

    Hassan firinbi,sacdiyo,idiris,fiqi,mahad salaad cilmi,beena beene waa xildhibaanada qaaligaa iyo waliba kuwa kale