Wareysi #2 Xil. Sanyare - Muqdisho haddey nabad noqota cidna looma baahna!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 339

  • @najibhassan83
    @najibhassan83 2 ปีที่แล้ว +55

    Allaha Barakeeyo Mudane Sanyare. Allah haka xifdiyo shar dhamaantiis. Mudane Sanyare waa nin isku darsaday daacad,karti,xaqiiq,cabsi la'aan. Waan ilmeeyay wareesigiisa markan daawanaayay. Waxaan kaloo lee yahay Mahadsanid Mudane wareesigaan waa dhaxal dahabi ah. Sidoo kale Ayaanle adigane waa mahadsan tahay.

    • @abumuscaab
      @abumuscaab 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma midkaan diinta islamka caayey u duceynee🤬🤮

    • @القارئياسرعرفاتالصومالحفطهالله
      @القارئياسرعرفاتالصومالحفطهالله 2 ปีที่แล้ว

      Alaah wuxuu leeyahay dhamaan Adoomaday waa baadi eee Qofkii Aniga Hanuuniya moooyey Qofka Adiga leedahay Alaah kubarakeeyo matagana Caqiidadiisa mafiirisay Ficilada ugu Danbeeyey maxasuusataa khaladka Diinteena Suuban ugafay iyo inkabadan

    • @najibhassan83
      @najibhassan83 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxa aad sheegaysaan mar hore ayuu ka jawaabay. Hadane hadàad dhagaysateen wareesigan waa u sheegay sidoo kale.

    • @walaalzacky9925
      @walaalzacky9925 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abumuscaab Diin Uu Caayay Malahan Kitaaab Baan Ku Mari Karaaa InUu Janada Su aal La Aan Ku GalayO

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว +32

    Soomaaliya Sanyare oo miiran bay ubaahantahay rabbi baan kuu weydiinay caafimaad barwaaqo mahadsanid Ayaanle walaale

    • @xudahyaxudah4229
      @xudahyaxudah4229 2 ปีที่แล้ว

      Ii sheeg hal hormar oo muhiim leh oo loo baahnaa oo uu ku soo kordhiyay ninkani dagankii iyo dadkuu u talin jiray?

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 2 ปีที่แล้ว +21

    sanyare waa qof taladiisu ussaarantahay Allaah manakacabsado khalqiga ilaaheey ee waxoow kacabsadaa Allaah kaligiis ee sidiisa ookale Aan noqono soomaaliyeey

  • @abdirahmaanahmed572
    @abdirahmaanahmed572 2 ปีที่แล้ว +23

    X.sanyare said " hassan sheikow hadad boqortoyo rabtid waa inaad shabab baabi'isaa, hadad jano rabtana waa inaad shabaab baa bi' isaa"

  • @yayafrh8978
    @yayafrh8978 2 ปีที่แล้ว +10

    Sanyare waa ninkii galkacyo oo alshabaab 15 sanno wax kuleynaysay nabad ka dhigay oo amnigeeda maanta layaabay Masha allah geesi codkar ah oo Somali uwada simantahay waaye Masha allah guulayso walalo Illahay janno hakuugu badelo dadaalkaaga

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 ปีที่แล้ว +10

    Sanyare igu qabiil maahan hadana waxan kahelay kalsooni in uu soomaali dhab ah yaahay dawladaan haka faaiideysato sanyare iyo kuwo kale oo badan oo daacad ah ayaa jooga haka faaiideystaaan allaha kuxifdiyo sanyarooow

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 2 ปีที่แล้ว +4

      Waa nin Soomaali ah, Soomaalinimadaa ka hadlineysa

  • @Nin_Yaaban
    @Nin_Yaaban 2 ปีที่แล้ว +13

    Walee ninkaan Abdiladiif Sanyare ah ilaahay baa ka hadalsiinaya.
    صدق الله العظيم

  • @cabdullahicabdi9661
    @cabdullahicabdi9661 2 ปีที่แล้ว +11

    Hadaan nahy reer mudug waxaan nhy gobal ay kayimaadaan raga aan ganbanin oo geesiyaal ah
    halkaas geesi waakaajira ismuujiyo reemudugow
    💙💙✋✋😎

    • @salebangambol587
      @salebangambol587 ปีที่แล้ว +1

      Geesi hadaa tahay sanyare inta uusan imaan maxaa shabab isaga xorayn waysay.
      Sanyare waa geesi somaliyeed waryaa mudug taada mahan eh.

  • @mohamedyacquub3434
    @mohamedyacquub3434 2 ปีที่แล้ว +16

    ALLaha Xafido dhamaan Dadka Jecel Nabadda Dalkeena sida Ninkan Cadowga Dalkeenana ALLaha ka wada qabto, Aamiin, Aamiin. Shukran.

  • @hawiyestatecomingsoon5388
    @hawiyestatecomingsoon5388 2 ปีที่แล้ว +12

    Xildhibaan Sanyare waa xogogaal geesi ah waanu mahad sanyahay
    Xilalka in loo dhiibo dadka mudan
    Waan rajeynayaa

  • @farhiyaali435
    @farhiyaali435 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa runtiis wax badan oo xaqiiq ah ayuu ka dhawaajiyey maashaa allaah asagoo badan ayaa Somalia ku fiicnaa in ay xukumaan.

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 2 ปีที่แล้ว +19

    Xildhibaan sanyare allah xifdiyo waa nin dhan kasta ka diyaarsan.

  • @Eng-Shuuke
    @Eng-Shuuke 2 ปีที่แล้ว +11

    san yare nin aan u aad u taageero oo geesi ah ader cimriga allah kuu siyaadsho

  • @sheikhmohamed8484
    @sheikhmohamed8484 2 ปีที่แล้ว +10

    Illaahay ha ku xafido. Waxaan rajeynayaa in xildhibaanada ay ku waantoobaan, oo Illaahay ka cabsadaan. Kana dhabeeyaan dhaarta ay mareen inay dalka daacad u noqdaan shabaabna ummadda ka qabtaan. Markaas ayuu waddanka toosi doonaa, inshallah.

  • @yasir7210
    @yasir7210 2 ปีที่แล้ว +6

    Dowladda hadda ninka wasiirka amniga ey noogu magacawday waxa ka caqli badan oona ka wax tarbadan ninkaan masha Allah ilaah ha deysto

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 2 ปีที่แล้ว

      Wasiirka amniga buu ku fiicnaa ee waxay qaateen arimaha dibada

  • @mowlidg1929
    @mowlidg1929 2 ปีที่แล้ว +13

    Waa masuul daacadnimo ,karti ,iyo geesinimo Ilahay siiyay..runti waa dadka tirada yar ee maanta dalku u baahanyahay..

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahy waxba lama ah inuu siyaasiyinta somaliya sanyare ka wada dhigo , allahu ameen

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 2 ปีที่แล้ว +18

    Ninkaan Wlhi Waxa uu mudanyahay in loo dhiibo gobolka Benadir Aniga Ree mugadishu ahay lkn ninkaan waan taageeraa waa qof nadiif ah oo daacad ah

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 2 ปีที่แล้ว +8

    Allahaa ku sharfo xildhibaan sanyare
    Xasan shiikh waxaad dhaaftay fursad uu sanyare ooga dhigi lahaa taliyaha sirdoonka qaranka

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waraysi qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato.

  • @hawaahmed3678
    @hawaahmed3678 2 ปีที่แล้ว +6

    ilaahow caafimad cimri dheer cibaado suuban sii xidhibaan sanyare mahadsanid ilaahow ku xafid

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 2 ปีที่แล้ว +8

    Madaxweyne Sanyare waa ku sugeynaa, inshAllah.

  • @najibbile1
    @najibbile1 2 ปีที่แล้ว +19

    Excellent interview Ayaanle!

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 2 ปีที่แล้ว +10

    ALLAAH haku sharfo xildhibaan taariikhdaa kuxusi doonta

  • @mowlidalifarah1116
    @mowlidalifarah1116 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah xildhibaan sanyare waa halyeey qaran waana geesi wasiirka amniga in laga dhigo ayuu mudnaa guulayso mudane

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 2 ปีที่แล้ว +13

    Wa waraysi ad uxiiso badan "

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 2 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah. Warbixintii iyo iswaraysigii iigu xiisaha badnaa. Xildhibaan Sanyare iyo Fahad Yaaaiin.
    Soomaali dhab ah weeye Sanyare.

  • @ayansalah1786
    @ayansalah1786 2 ปีที่แล้ว +2

    Shar iyo shaydaanba Allaha kaa xijaabo xildhiban Sanyare dhaxal baad ilmaaga u dhaaftay ay ku faani karaan

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 2 ปีที่แล้ว +3

    مشاء الله جزاء الله خير، waa nin somali original ah oo run sheep ah الله يعزك

  • @moelmi6582
    @moelmi6582 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaas xaqiiqdu taabtay allaha ka qeyr ha siiyee

  • @fay6834
    @fay6834 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanyare runta ayaan ku Jeclahay illaahay cadowga somali ha jabiyo 👏🏾🇸🇴💙

  • @sabahmawlidsulieman4681
    @sabahmawlidsulieman4681 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء برنامج شيق البلاد تحتاج أمثال هذا الرجل

  • @Edits123-n4r
    @Edits123-n4r 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa wareysi muhum u ah dadkeena mashallah allow dalkeena Hagaaji

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw maan shaa alaah waa sugaynay Qaybtii 2and 3,4,5
    Thank you mr hanoolaato

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadii la heli lahaa 4 nin oo sida Sanyare u fakaraya oo dalka madax ka noqon lahaayeen, nabadu gacanta ayay inoo soo geli lahayd
    Ilaahaw ummadaada muslimiinta ah ee dhibban u saar curado khayr qaba oo daacad ugu adeega
    Allaahumma Aamiin

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 2 ปีที่แล้ว +6

    Shaqsi waqici ah mudane sanyare

  • @abdibariali5308
    @abdibariali5308 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali dheere waa nin eey kaadida iyo weeysada isaga darsantahay…hahahah . Xil. Sanyare waa nin in la dhageysto mudan. Guuleeyso ✌️❣️👍

  • @dbb8374
    @dbb8374 2 ปีที่แล้ว +9

    Geesi dacad ah oo aan cabsan allah kuxafido

  • @Undermine23
    @Undermine23 2 ปีที่แล้ว +16

    Somalia ninkaan oo kale ayeey ubaahantahay xitaa waxa uu uqalmaa Madaxweynaha Somalia

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +3

    Taariiq dhab ah kala soco hanoolaato tv

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah inadeerkey Ayaanle Husein abdi rabi hanoka xafido wariye sare 💕💚💜❤️♥️

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha barakeeyo xil sanyare waa runtii

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 2 ปีที่แล้ว +3

    Xildhibaan sanyare alle halu barakeeyo

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle howl adaga u haysa bulshada wll allh ajar kaa siiyo xil sanyare asna allh xifdiyo

  • @guledmohamed7524
    @guledmohamed7524 2 ปีที่แล้ว +5

    Wll soo badi adoo mahadsan hadaanu nahay dhalin yarada khibrad ayaan ka faaidnay

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa warysi macna xiisa lah

  • @marwomumtaascooking4295
    @marwomumtaascooking4295 2 ปีที่แล้ว +25

    Ninkaan 3 buu kulansadey 1 waa khabiir 2 waa waaya arag 3 waa geesi

  • @ismailali4274
    @ismailali4274 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadaba waxan ka hadlayay waa tan oo kale waraysigii hore sanyare sifiican oo somalinimo ah buu uga hadlay wax walba lkn fiiri hada tuusaale dadka uu ka hadlayo waxa ku jira alaha u naxariisto abwan badal oo kale sanyare even faramaajo waxuu ahaa madaxwayne aad iyo aad u fiican fadlan mudug ku ekoow waana ku mahad santahay shaqadii mudug lkn badkale hagalin

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 2 ปีที่แล้ว +8

    Ma Sha Allah
    Ninkan ayaanhore ayaa wax xun laga wariyy lkn waxu umuqdaa qof aqoon badan oo waxbadn fahansan! Wala dhacay waxu sheegay ee ah danbiyada waa Xaqiiq ! Qabtihore waa in an so dhagaysto! Allah haxifdiiyo waxu u egyhy nin geesi ah oo waxbadan fahansan ! Gobalka banadir Seminar haufuro

  • @zahrodirir1601
    @zahrodirir1601 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allah Ayaanle nin culus baad waraysatay Sanyare waa ninkii Gaalkacyo ka nadiifiyey ilaahoow dhawar cadawgana ka qabo

    • @zahrodirir1601
      @zahrodirir1601 2 ปีที่แล้ว

      sanyare gaalkacyo ayuu Galkacyo ka nadiifiyey walaalkiisna alshabaab baa dilay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend sanyare was hero

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaallah tabataka Allah sanyare maxaad run sheeg tahey

  • @alimuxsinbalcad1379
    @alimuxsinbalcad1379 2 ปีที่แล้ว +10

    Maa ninkaan lagadhigo gudoomiyaha caasimada qabiil madoneyno ee waxaan rabnaa nin wadani ah oo waxqabadleh

  • @highlightssports969
    @highlightssports969 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin daacad ah ayaa ii muuqdo waana ku mahadsanyahy taliye sanyare

    • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
      @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha xafido xildhibaan Sanyare, waa daacad ilaahay ku kalsoon, Geesina ah
      Waligay ma arkin nin ka shabaab neceb
      Ilaahay Hana siiyo dad sidiisoo kale ugu dhiiran mabda'ooda daacadna u ah ka difaaacida dadka, dalka iyo diinta Dugaagaas Dadqalatada Diintooda iibsadat, Duligana u ah Gaalada

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 2 ปีที่แล้ว +27

    This is a good programme 👍

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 2 ปีที่แล้ว +1

    In wareysiyadan oo kle bulshada lala wadaagaa waa muhiim.
    Sobobta oo ah waxay kor uqaadayaan wacyi bulshawaynta Somaliyed tasina waa mid loo baahanyahy...
    Wariye Aynle iyo Xil Sanyareba waxn leeyahy wad mahadsantihin.

  • @anwarmohamed1422
    @anwarmohamed1422 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka xamar waan ka naxay wallahi! Waxaa ilaahay madax uga dhigay dad aan karti lahayn

  • @zhucaybalcantara2002
    @zhucaybalcantara2002 10 หลายเดือนก่อน

    ilahy cimriga hakuu siyaadiyo siyaasi wax ku ool ah❤

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku barakeeyo ultra legend ❤️

  • @mustafeasad1901
    @mustafeasad1901 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan nin uga dhow in Somalia alshabaab laga nadiifiyo ma jiro
    Ninki ka dhameeyay arsenal gaalkacyo iyo mudug legend weeye from somali land

  • @HakimAdam9304
    @HakimAdam9304 2 ปีที่แล้ว +3

    faqriga wadanka yaala waa shabaab
    shabaab wadanka waa lagu dayacay ee macno ma leh.
    labadaa hadal baan meel uga qoray xil Sanyare. Allaha sharfo

  • @Cnazirmoha
    @Cnazirmoha 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani wa legend qadankaana ubaahan hadii xasan shikh maxamud garanayo

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +8

    Sanyare - walee iyo bile waa nin geesi ah, isu aragti baan nahay, adeer inkaari waxay ka dhacday dadkii aqoonta iyo kartida lahaa, somali waxba uma dirato !! Takale war cashuurta laydinku laynayo baada ah joojiya !!

  • @mohamedcarab8236
    @mohamedcarab8236 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq ayuu sheegaya odaygaas #sanyar haagar ayaa somaliay Ka jirta

  • @mohamudsheikh6740
    @mohamudsheikh6740 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa masuul, geesi tolwaayey,

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 2 ปีที่แล้ว +2

    Sanyare runta ugu imow👍🏻

  • @khadijashire672
    @khadijashire672 2 ปีที่แล้ว +6

    Allha ku ilaasho sanyare

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +6

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *👉🏻INSHAALLAH*
    *Noole Sunnda Nabigen S.C.W*
    *Hadaba Bari Waa ✅Isniin✅*
    *👉Ha Hilmaamin Inaad Soonta* 👇👇👇
    *👉Salat Duha🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹*
    *Khyrka☝️Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    ODOWAA MIYAA NINKAAN MSHLLH WAA SIYAASI WEYN WLHI SOMALIA 🇸🇴 HANOOLAATO LOVE 💕

  • @maahirdayib1198
    @maahirdayib1198 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mudane illah haku xafido

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi dhalay weeye Sanyare

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw jannadii ku gee sanyaraw, adduunka cissi ku noolow iyo sharaf

  • @jimcaleademharir3766
    @jimcaleademharir3766 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaqica ayuu ninkani ina baray ka jira xamar
    Libaax🙏

  • @راجيةإلىربها
    @راجيةإلىربها 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin daacad ah karti aftahanimo leh soomali asgooo kale u baahan tahay ilaahow cimri dheer sii

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi waa runtiis soomaaliyeey aan hal meela kasoo wada jeedsano waayo cadowgeena waa alshabaab

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 2 ปีที่แล้ว +4

    Intaan waayahan waraysi dhagaystay wali mid ka qiimo badan maan dhagaysan runtii Gdoomiye hore/xildhibaan Sanyare ku dayasho ayuu mudanyay mudada kooban ee uu xilka hayay sida uu Gaalkacayo uga nadiifiyay arxanlaawayaasha dhiiga umada Somalida ah xalaalaystay. Hadii Somalia hesho madaxayne ay daacad ka tahay in Al-shabaab laga xoreeyo Somalia mudo kooban ayaa lagaga takhalusi karaa.

  • @nurkeysalah7253
    @nurkeysalah7253 2 ปีที่แล้ว +1

    I m so with that programme

  • @Garigoan
    @Garigoan 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahadsantahay Ayaanle, in aad Aqoonyahan, Geesi, Kartiile Xildhibaan Sanyare oo aqoon dheer Alshabaab u leh, wax weyna noo iftiimiyey na hor keentey!

  • @ibraahimmaxamed9098
    @ibraahimmaxamed9098 2 ปีที่แล้ว +2

    Q: 3aad lasoo dhaqsada Hanoolaato.

  • @abdullahihassan352
    @abdullahihassan352 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalada xildhibaanku waa run
    Lkn siyaasiyiinta maanta wadankeni joogo marabaa runta.

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 2 ปีที่แล้ว +4

    ("Meel mobile lagu furanayo, qofna waa lagu dili kara") waallhi hadal kooba dhibaatada kajirta.

  • @justabdimahad
    @justabdimahad 2 ปีที่แล้ว +4

    nin faham fiican leh

  • @Bilowga-2023
    @Bilowga-2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimrigaag allh dhereyo masull

  • @hawraarsannews2001
    @hawraarsannews2001 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaan run badanaa halyaay soomaalinimo iyo howl karnimo kulmistay saadiqu amiin waa nin oo kle

  • @Gorsey121
    @Gorsey121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Ayaanle well done

  • @loolan01
    @loolan01 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxa ugu dhimashada fog kuwa ay neceb yihin waxa uga dhow kuwa aan modayn inay shabab aysan dilayn sida kuwi lagu layay hotel xayat. Kelmadaas wa ka qoray xil. Sanyare

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 ปีที่แล้ว

    Adeer maashalah ilaah ha ku xafido kuligeyn amiin xasan qoslaaye waa in adeerkey taladiis uu qaata ama asaga saxiib la ah alsheydanka nijasta

  • @aliguuled9816
    @aliguuled9816 2 ปีที่แล้ว

    Walahi nin kan nin fiican waay mash allah

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahaybaa Soomaali u maqan.
    Eebbe wadanka hanoo dejiyo.
    Sanyare waxa uu ka hadlaayo oo dhan waa xaqiiq.
    Waxaase nasiib darro ah, inaan Alshabab si dhab ah, oo daacadnimo ah lool dagaalamin.

  • @ahmettnorade914
    @ahmettnorade914 ปีที่แล้ว

    this man is amazing wlhia

  • @Abdirisak_Raska
    @Abdirisak_Raska 4 หลายเดือนก่อน

    WAA WAAYO ARAG WALLAAHI 👍

  • @shaarbecase6088
    @shaarbecase6088 2 ปีที่แล้ว +3

    Wasiirka aminga ninkaan baa ku habonaa
    Hadii larabo in shabaab laga adkada
    Lkn badalkeed waxay dowladu abaalmarisay dowladu kuwo shabaab ahaa

  • @darwiishadendarwiish6555
    @darwiishadendarwiish6555 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa geesi walahi waliba dhirigaliye ah wuxuu noo cadeyey shabaab inaysan waxba ahayn ee dadku wax kadhigaan ilahay haku xiftiyo xildhibane

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah war ninkan wasiirka arimaha gudaha yanogadhiga

  • @arhazozman4429
    @arhazozman4429 2 ปีที่แล้ว +1

    Run badana ✔️

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 ปีที่แล้ว +6

    hargaysi iyadaa iska imanaysa intaas uun baan meesha qaban. dhawr boqol oo sanno maan sheegin in si kale u macaamishaan lkn in isku dawlad noqotaan waa wax aan waligeed iyo waaqeed dhacayn.

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waanin oday ah

  • @mahametqorane9837
    @mahametqorane9837 2 ปีที่แล้ว +4

    ayanleh ka hadal siyasad xumada jabuuti wll .

    • @ayaancnasir5971
      @ayaancnasir5971 2 ปีที่แล้ว

      Jabuuti odeygaas allah idin mootiyo

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalia waxey u baahan tahay 2000 nin oo sanyare oo kale ah