MW
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
- #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Maashaa Allaah wareysi aan sugaayey thanks bro kheyre ilaahey ayaa nadhaafiyey reer hiiraan madaxa ayuu uga taagnaa
Manta igu horaysa lkn Nin umadu ubahantahay buu u egyahay. Allah hanoo badiyo Rag Diinta iyo maadigaba yaqaana
Hanoolaato waa barnaamij cunsuriyad wada
Awaare waa oday somaliyeed sida xog ogaal u yahay , waan ku qoslay.masha allah,somali wuu isku wadi kara. hadalkisa waxaa ka muuqata deganan aqoon diin waaya aragnimo iyo isku qanacsanan maasha allah welldone.
Mudane ayaanle howsha aad nooheyso alaha kaa abaalmariyo
Wareysiyadaada dadka fadlan weydii sua alaha kuhaboon shaqsiga oo qofka yuusan iska daldalmin
Mida kale dadka markaad su aaasha
Weydiisid kasug ilaa ay kajawaabayaan
Mahadsanid waa iga waano
#Hanoolaato aadban Idiiinku Amaneenaa Barnaamijyadan Quruxda Badan
Qabiilka buu ka hadlayan
Nin qabiil la duugey soo noolaynaaya ayaad amaanaysaa
Qalbiiilka Xagee lagu Duuugay walal Qalbiilku waa wax Jira Hadana Loo Adegsan Dhanka Xumantana waa La isticmaali karaaa
Wariyuhu ma Xawaadla Wan shakiyaye qaabkuu wareysigaan u qaaday ??
Waarewaamadaxweynaha mustaqbalka
Waare warkiisa waxaa ugu muhiimsan 3da meel uu magacaabay waa run
Hiiraan gedo iyo sool
Kalsoni baku qabaa hanoolato
Waa masha keliya an dawado
Nin rag ah, cilmi leh, daacad ah, karti badan oo garab waayay iga dheh.
Sax , Aware
Waa runta.
Dhulbahante taldii baa ka halaadey maantan fahmey waligood guulwade bey siyaad uu ahaayeen wax uu dilaayeen
Hadda Madaxweyne Farmaajo wiilal buu leeyahay sidaan filaayo calafkana Allaa og ee hatalax tegin.
Dhulbahante maxaa meesha keenay
Waa nin wareersanoo sawirki ilmihiisa soo saartay, cajalad kalaana ugu jirta kkkkkkk
Hanoolato💪🏻🇸🇴
ayaanle waxaa tahay dadka really journalist oo maanta naadirka mediyaha soomalida ayhaysato saxiib horay usoco
Thank you waare Waari meyside war hakaa haro ilahay ha ku xafido waxaa cadaatey dowlad wax xalineysa inaysan jirin ee meesha waxa jooga daneystayaal
Ayaanle guuleyso saaxiib Lkn waare weli waxbuu. Qarinayaaa
Ayaanle iyo Hanoolaato horaya uu soco more videos aya ka sugayne wax badan aya laga faiida
Asc hanoolaato aad ban ku slmay.
Waare maansha allah waa nin wax og illah ha ku bad baadiyo.
100%
Wow waa wareysi kulul kkk M Ware runta uu ka hadlay
Asc
Baladweyne ma nabadbaa😂😂 Ayaanle waa iga qosliyey wlhi
Sorry to be off topic but does any of you know a method to log back into an Instagram account..?
I stupidly forgot my login password. I would appreciate any assistance you can offer me.
Ayaanle manshallah waxaa noo aadaa puntland wareysiyaal nooga soo qaad inshallah
aadb uu mahsantahay barnamijka waraysiga ayaale waxa ka cotsanaya next time hada waraysi qadaso meel booq lahen aga qaad warisiga daad iyo caruur ayaa ka buqayo mesha tahnk you
Waare waa nin aqoon yahan ah waana madaxweyne laga faaiideysan waayey oo lala shaqeyn waayey dadkeena somaliyed dad is maqla oo kala faaiideysan kara oo isku daneysta ama wax isu ogol ama la hogaamin karo maaha inta badana waxey ka dhaqaaqi la yihiin xaasidnimo iyo in kuwa kastaa kaligood wax rabaan oo wax wada qaybsi ogoleen aaqirana xisaab badan waa jjirtaa somalida maantana waa adna cuni meysid Anna cuni maayo wada lahaan mayno wada tashan mayno tabtaasey noo ahaaneysaa ilaahey ha u gargaaro tala mahayaane ilaahey dalka cadowga iyo shisheeyaha hanooga badbaadiyo somalina alaha israaciyo aamiin
Mahadsanid Ayaanle Wareesiyadaadana aad baan wax uga bartay. Wariyaha waa Afka iyo Dhagaha Umad walba. Waan dhageestay labada wareesi ee mudane Waare. Horay uma arag Aqoon, Usoo Joog iyo khibrad siyaasad siyaasi wada heysto.Aad baad u mahadsan tahay .
17:10 😳🤭 Shababka. Xataa dawlada ka danbaysaba ileen inay wadanka sii joogaan
Taas miyaad moogeed
War hadda waxaan bilaabay inaan wareysiyada ku laabto oo daawado, waxyaabo badan baan ka faaiidaa
Arrintaa aad hadda sheegtay, ka waran waxba kama oga dadka farmaajo taageera oo daawada xafladaha quruxda badan iyo khudbooyinkiisa bes
@@weightloss802 Wallahi waxay ka ogyihiin malahan inay wilasheeni somaliyeed isku dhamadaan madaxda qaar inay isugu tala gashay ma ogayn kawaran. Subxanallah ilahayow halyeeyo Muslimin ah oo naga do gaadha nosoo dir
@@halalpolice23 dalka ilaahay hanoo badbaadiyo , wax badan Kalama socono waxa dhacaya, baaritaano iyo tirakoobyo laga sameeyo siyaasada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya si xogta saxda ah loo helo, warbaahinta badankeeduna Uma diyaarsana inay siraha daahyada ka feydaan, dadkuna wacyi ma hayaan, marka way fududahay in shakhsi la iska dabagalo asagoon laga warqabin meel uu kuu wadi doono. 🙌🙌🙌
@@weightloss802 warun wllo lkn aqoon la,aan waa jirtaa cabsibaa kasii daran ah in la laynayo dadkii wadanka wax uqaban lahaa. Kuwii kalana emotional laga attack garaynayo hada ninkan dhibka lagu sameyay intuu madaxda ahaa markuu ka sheekaynayo ilma Kusoo yara joogsanaysa SubxanAllah. Xaladaha saas ah waloo kala adkaysi badanyahay lkn waa mid adag.
Allah umada indhaha Ha u furo Ileen ilahayba suu Quran kiisa ku sheegay Umad anan isbadalin ma badalo e. Wadanka iyo umadana Allah hanoo Ilaaliyo Diintana hanagu sugo waa wakhti fidno e.
Walahi khere sidan is dhahay wa ii iftintay thanks maxamad abdi wale khere ilah aa na dhafshay
khayre waa ninkana wadnaka kharibey ee Farmajo qladanak ku taageerey
Ayaanle barnaamijkaaan waa sugaaye waxa mooday midki hore inaa inaa intaas ku ekeysay lkn suaal XL oo dhan ay rabeen ayaa weydiisay
Madaxweyne waare WA qofka ugu macquulsan siyaasiyiin waxna badan qainul wadaniinta Allah Naga qabto
Sxb Madaxwayne xaaf soo raadi waraysigiisaan kaa sugaynaa
sax ninkaasi walaiba waa faysla cali waaraba a rer koonfur wuu caayi farmajo iyo kheere kkkk
Waa saax xaaf raadi.
Wlh siyaasiyiinta somaliyeed waa xoogsato wlh aqoon siyaasi maleh kaliya sidee bari kuso noqotaa allow somali u gargaar
Xoogsatahuba waxa uu leeyahay maskax uu kan aqoonta uu leeyahay ladhahayo, qufkaan maskax la heen aqoon ma lahaanayo. Siyaasada waa xirfad maskaxadeed,
Waare runta ayuu sheegay ninkii qaadanayo dadka lala hadlayo ayey utaal. Ayaanle adiguna mahadsanid
Ayaanle Ha noolaatadiisu waa Qabyaaladu ha noolaato,asaga oo doonahaya arin kasta oo dalka wax tar u ah in uu lafaha jabiyo ,ayuu doortay weedhaan waddaniga ah si qof kasta ugu soo joogsado ,Ayaanle Alle waxaad sameeyin waa danbe weeyine Alle ha ka badbaadiyo ummadda soomaaliyeed aamiin.
Asc ayanle waad ku mahad santahay wareysiga labaad ee madaxweyne waare waana dhaxal gal warka uu ku hadlay 👍👍👍👍👍
Mudane wariye xasan cali khyr mar noo warayso
Khayroow waare maanta wuu igu kaa diray.
Kheyre saan in u karoonyahay ayan modi jiray lkn wa 0. Soomaali 4.5 wax ku qeybsata ninkan dadkisa waxba ma u tarin wlhe galmudug, Hiraan, Banadir caku nin ka nacas sanaa kadib 7 minutes manta banan ayu joga talo ma hayo tol ne ma hayo Haramcad bursaneso yahuu
Farmaajo dad uuwato qayr hakasugin maxaayeelay waala amraa kuligood qeyre haduu hurdada kakacay
Wàare Allahaxafido salaan kal gobeed baan hawada usoomarinayaa 😁
Wll keyo Subescribe isaar 😭
Ayaanle Hussein Abdi wa kaaga mahadcelinaa sida quruxda bdn oo barnaamijyadaada no soo gaarsiisid.
Soomaali dhibka heesto waatan oo kale oo u madaxweyne waare sheegay, taaso ah dadka somaliyeed waxa ay rabaan ma yaqaanan, war sidee isku xukunaa, ma diinta islaamka ayaa isku xukumnaa mise xukum ciilmaani ah mise qaab qabiil ah, bal kala doorta 3 daas nidaam, hadii kale iska daba wareeg aan dhamaad laheen..!!!
Ayaanle waan ku salaamay wlle, waraysigan reer baad aad ugu soo celcelisay, marka halkaas bal xoogaaa naga hagaaji, waraysiyadada sida kale wa fadhiyaan....
Si ixtiraam leh ayaad ula hadashay laakin waa iska reer baadiye kaamaro iskasoo qaatay oo qabiilna kadhex guuxayo, waxaad ka ogaan kartaa sida uu u qoro cinwaanka iyo suaalihiisa lol
Waa caadi qabiilka garasho iyo in la fahmo sida dhabta looga hadlayo
@@nabadiyonolol5904 adoo magac Nabar iyo Naxdin wato maxaa kasoo doontay meeshan? Mengistu Xaarmaajo naftirkiisa aa qabiil kutimid, cid dooratay maleh. Somali formula 4.5 ladhaho ey ilaa shirkii Carto ee 2000 wax kuqeebsataa.
@@nabadiyonolol5904 Somalida ayago qabiilka jeebabka uga buuxo bey dadka ka waniyan farmajo mxa ku tagerta hda😂
Cida kursiga dhumisay oo hirshabelle wax ka tabaneeso ba xawadle ah odaygana rerkaasu meesha u fadhiyay qabiil kalo Hiirana dagan oo cabasho wato arma wliga aragty marka iska aamus canug yar baa tahaye
Xawadleh caasimadda ma heestaan. Warkaas waa been. Casimadda rasmiga ee Hirshabeleh waa Buulo-Barde. Midda kaleh, Xawadleh labbo jeer ayey Madaxweyn ka noqdeen Hirshabeleh.
Adi maka dhigay
Mahadsanid Walaal Ayaanle,Md waare xog badan ayuu noo faaideeyay isaguna waa mahadsanyahay.
Waxaan codsanayaa in #Mdxaaf isaguna noo xogwaramo oo aad noo casuuntid Arimaha Galmudugna aan wax ka ogaano.
Mahadsanid.
Hanoolaato🙏
15:15 ileen Raysalwasaruhu waba imaan la,ayahay Xasbiyallahu wanicmalwakiil
Ayanle Hanoolto horay ugu soco oo inoookeen siyaasi walbo oo kaa Aqbalo wareysi aad ayaan kuhlgu mahadcelinayaaa wareysigaaada aad inooo soo deeyso
Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxb
Federal government sow ma aha iney waxooda doortaan ilaahow daalimka farmaajo waadnaknaa la kaxee sheekadii kacaanka weeye
Dhibaatada haysata madaxda Soomaaliyeed waa hadal aan howlqabad laheyn iyo markay guuldareysaan oo aysan qiraneynin
.
Keep going brother
Anigu WAARE🦁🦁 wuu iga qosliya un
Oday somaliyed waaye😄
Waa Nin umadu u bahantahay wallahi inkastoo aanan horay u aqoon wanba ka helay
Waa madaxweyne wanaagsan oo laga faaiideysan waayey ninkaanoo kale aqoonta leh waa u muhiim Somali inkastoo dad is maqla oo wax isu ogol oo la hogaamin karo somalidu lahayn
Mw waare waa nin wax badan og waxan sugnaa inta harsan oo hog ogaal ka eh dowlada madaxdayda kale insha allah wll barnamishkan hore u wad
Hirshabeela aad baan uga xumahay intanoo faragelin ineey kadhacdo taasna waxaa kamasuul ah dadka degaanka oo aan isku duubneen qabiilkana xagaas iska dhigaan dhul iyo dadba waan heesanaa lakiin toowfiiq la,aan ilaahoow dadkeeyga reer Hirshabeela isfahansii dadntoodana garadsii
Wax Federalism la yiraahdo waay udhamaaneysaa waqti dhow. Markii horeba Tigree iyo Jabuuti baa laga soo aas aasey imikana var
@@ProjectHyena aad iyo aad federal system qabiil kudhisan waa mushkilada ugu weeyn lakiin federal ka ma xuma sideey ilatahay waan sida lagu kala badbaadi karo hadii la is aaminiwaayo ileen meesha dagaal sukeeye ayaa kadhacay dadkuna isma aaminikaraan walaal
Mahadsanid Ayaanle lkn waxan kaa codsanaa in Madaxweyne Xaaf aad soo wareysatid ninkaasi warar culus ayuuu hayaaahe waa iga codsi
Amuu dhahaa waan qaraabanaay hhh
Ayaanle geesi geesi dhalay guuleeyso mudane
Odaga wa ka cabajisay, qeybti hore kaftaney ahed qeybtana wareysi ehed inkasta u kaga boodboday, ilaa uu siiradii asxabta kula aaday kk
Maanshalaah nin culus. Guuleeyso waare.
Muxu kuriyi? J. Kagudub!
Waa meesha waare kagaduwanyahay Dani
Good 👍 interview
Asc ayaanle meshaada ka wad waxaad na soo gaarsisaa wareeysiyo aan xiseeyno
Suaalaha aad weydiiso madaxda
Mashaa alaah 👍
Ayaanle toos ayey cadiifaddii qabiilka ugu xuub siibtay...
Macnaha Madaxweynaha reer hebel ayaa leh miyaa ku taalla dastuurka.
Haaa State yada Somalia Madaxweynaha iyo kuxigeenka cidda qaadaneeso wala yaqaana ma hurdaa kaso kacday adigu
Ayaanle mahad Sanid
Dowlada farmaajo waa tii uugu xaaransanayd. Intii dalka la dhisi lahaa beh wax burburinaysaa. Intii dhisnayd buu burburinaaya ninkan adeerkii Siyaad Bare ayuu aad u matalaa. Ninkan Farmaajo la dhaho tii ilaahay wuu ilaabey. Konfur ayadii baa sidaa uwada shaqaysanaysa cid kalena naxariis ma u gelayaan.
Ad baa udhaqan xuntahay
Waa su aal adag in mudo ahna sugaayeen bulshada reer Hiiraan
Marki lagu ridaayey qeye ma joogin
Qeyre maa adiga kuriday farmaajo aa kuriday
@@sadiakasim533
Walaal wareeysiga si fiican u dhageeeyso adiga oon dag dagsaneeyn dhamaan waxa oow Kheyr laabe reer Hirshabelle ku sameeyay waad ogaan doontaa
Mahadsanid Hanoolaato
Raisulwaase hore mid ka sii doqonsan ayaa hada joogo wuuba hurdaa kan hada jooga
Qof&cod mw wr shacabka ku helan isha alah🏳
Good wareeysi 👍👍👍👍👍
Maashaa allah walahi ninkan waa nin hadalkiisa xigmad leh ilahey ha ku dhowro,mida kale waligaa aduun ha isku dhajin.
Good interview Ayaanle 👍 👏 👌
Ayaanle shaqo good news
14:05 wadanku wuxuu la so noqon lahayay kuwaas lacagta lasiisanayo ayaa kabuuxa meesha
Kheeyroow jawaab deg deg ah ka bixi qaladkaas lagugu haysto aad bay qalad u tahay
Ninian walahi waa nin cajiba waa nin somali run ah, viva waare!! nin qali ah!
M.waare wllhi waa qof qalbi wanaagsan daacad ah arigti fog mansha allah ilahay haku xafido
He is definitely right about those 3 tribes ,they are confused on what they want .
ciwaanka kore waxaad ku qortay maxaad ku badalatay kusigii hiiran waare waxaad waydiisay kursigii XL sabab maxaad ku badalatay 🤔🤔🤔
Ayaanle waraysi xikmadesan ayuu ahaa dhinac kasta su aasha waa uga dhigtay waare lakiin sida saxda iyo mushkilada reer hiiraan heesata jawabta ma iftiiimin iyo xalkaba ayaanle thanks
Hadee ma anaan garan:
Ciyaalka Xaafada oo Siyaasad Aqoon, baa Dalki iyo Dadkiis Kubad ku Ciyaara????????????
Alloow Naga Qabo Cadowga,
Gudaha iyo Kan Dibada, Dadkayganna Quluubtooda Isku Saamaxi.
Amiin !!!!!!!!!
Waraysiga Ayaanle iyo hadalka Waare midna lama rumaysan karo. Ayaanle waa nin hadafkiisu yahay mucaarad, waare hadafkiisuna waa khaladka oo dhan dawlada saar wixii uu xilka ku badashayna ma sheegin
Baladweyne ma nabadbaaa 😁😁😁😁
Wareysiga Ayaanle waxan ka bartay waare hogaamiye ma'ahana waa SHAQAALE
Nin kani waxa ay N&N kula dagaalameen waa garashadiisa iyo fahamka siyaasadeed ee uu leeyahay . N&N marabaan qof fahmi kara
Shaqo fiican ayaad haysaa Ayaanle horay u soco walal waa barnaamijyo aad u wanaagsan oo wax badan oo dadka ka qarsooon lagu ogaanayo.
Asc maxaa beenta lasgu dheegah madtasha shatan waxba hacababina adkaa meesha isdhigtan gunayad boqoteen iseersada wsc
Mohamed Abdi waare former president of Hirshebelle.
hanoolaatadii ma hadhimato aad ku badali rabtaa?ka fiirso ayaanloow ,waana ku taageersanahay
HANOOLAATO 💙
Ayaanle keep going (Hanoolato)
Wa
Good job ayaanle wareysi habeysan meelo badan iftiimiyay
Maad hadshid marhore
Acww ayaanle &madaxweyne maxamed ba aad ugu faraxsabahay tariikhdan wans xiliyada dhabta ay u hadlaan maamulada
Viva hirshabeele viva awaare viva somaliya
"Dad waxa ugu doqonsan naag rabta ninkii xoogayay"_ Mw. Waare
Madaxwaynihii laciilay I love you
Waxan maqli jirey hal ninki laha u dabada ka taagan yahay walee ma kacdo.
Aduunki baa leh anaga wadankiina aad idinku burburiseen ba idin dhisayna lkn wali anaga nolosha isku diidan ilaahayow wa marki labaad o aan ku waydiiysto siyaasi iyo siyaasad aan taageeray ha igu cadaabin
wareeysi taariikhda somalia galay...
We need part 3 fadlan ayaanle
Kheyre madax sabuul maanta asiga kaa tabar daran mudane waare waraabuhu rabaayad magalo.
kkķkk waare aakhirkii buu run sheegay ilaahay hadaayo
Siyaasad gumeestihiii uu dejiyey ayaa weli ka socota somaliya
Kkkkkk+kkkkk wlhi mw waare waa oday aqoon waayi,arag iyo dulqaat badan leh sorry mw eedo badan oolaguu qawy waan kabogsany.
Wll wariye ware inoo ketay ximo hadal hes badan sugena🛅
Acw. Mahadsanidii. Waraysi iyo warbixin aad u qiimo badan. Waxaan rajeeynayaa inay ka faaidaysan doonaan inta wanaaga jecel.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴