ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAXAAN KA BADBAADAY QARAXI NOV 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2021
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 123

  • @nitaalia272
    @nitaalia272 2 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi habeenkas ilmadayda wan kantarooli wayay allh ha u naxristo walalhii halkas ku geriyoday😥😥😥😥

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว +13

    Deeq runbuu sheegay dad madax sheeganaya baa uqaba madaxtinimada inlahadlo iyo in sawir la’iskaqaado ookaliya madax wanaagsan baan rabbi weydiisanay Aamiin yaa Allah

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +10

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. .

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadaad wanaag samayso dadka ismaad maqashiiseen

  • @haa7643
    @haa7643 2 ปีที่แล้ว +15

    📌 *Somalidu* waa kuwii is gacan qabta maanta waxan donaya inan gaaro *1K* imika waxan marayaa *980* .Allah idin barakeyo 👍🕋🔝

  • @sadaamlucky1810
    @sadaamlucky1810 2 ปีที่แล้ว +2

    First hanolato🙏🇸🇴 inta ku dhimatay allaha unaxriisto inta ki dhawacantayna allaha ka bogsiiyo

  • @dalibahmedyahya3760
    @dalibahmedyahya3760 2 ปีที่แล้ว +3

    Aragtideyda:
    Hanoolaato waa TH-cam ka Af-soomali ku baxa ka ugu wanaagsan. Mahadsanidiin hanoolaato team

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u wada naxariisto dhalinyaro ayey u badnaayeen sida masawidooda ka muuqato, inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa nin Dagan oo aad u caqli badan Masha alah waraysigisa shaax ayan ku cabay ayu igu socday 🙏🏿

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 ปีที่แล้ว +6

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    .waa wuxuuush xasuuqay ubixiii umadda. Allah haka qabto baaqiga

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 2 ปีที่แล้ว +3

    Deeq ilaah qalbiga hakuu qabojiyo
    Asxaabta qaar Qudubada kahor ayee nugu so salaameyn xafiisyo airport ku dhayaalo qaaran shaqee kulahaayeen Qaarna marxabeen ayee nogu imaadeen

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 2 ปีที่แล้ว +8

    Somaliyey dadkaas dhiigoda waxa mas ul ka aha qofkii dhahay danta dalak iyo diint ku dhaartay hadaysa maya tahay yankalo ugo dacwona jwb

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta geeriyootay Allah ha u naxariisto Ameen yaa Rabb. 🤲

  • @inacaraale4613
    @inacaraale4613 2 ปีที่แล้ว +8

    Diyaas baro waxeey ka yimadeen wadan nabad ah waxeey u maleyaan meeshi ey ka yimideen markaseey iska waregayaan hoteelada tagayaan muqayadaha farisanayaan anaga weligeen dibad ma aadin lkn marki aan wax lagama maarmaan ah jiraan kaliya ayaan banaanka u baxnaa muqayadaha ma tagno waxaa iigu darnaa qaraxii zoope oo wiilkeyga jamacada balasma ku maqan qaraxu dhacay talefoonki lama heli karo anigoo aad u naxsan oo aad u wal walsan ayuu ila soo hadlay oo uu igu yiri nambar afar anigoo soo socdo ayuu qaraxa dhacay asna wuu isoo wacaayay intaas waad ogtihiin inta badanba markuu qarax dhaco muqdisho talefoonada waxeey noqdaan lama heli karo alxamdulilaah 31 sano xamar ayaan joognay iyo ka horba wax dhib ah alle naguma tusin guryaheena ayaan isku xakameynaa dadka waxaan kula talinayaa ineey guryahooda isku cakameyaan qadarkuna waa halkiisa hada dadka jalatadaas ku dhinta waxeey u badnayeen dad qurbo joog ah dad kale waa ku jireen lkn qurbo joog ayeey u bad nayeen xataa meelo badan aan arkay dadka lagu qarxiyo qurbo joog ayeey u badyihiin allaha nawada ilaaliyo socodka iyo inaad muqayadaha farisataan iska ilaliya hotelada iyo muqayadaha waa meelaha ugu qatarsan oo qaraxyadu ka dhacaan.

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 2 ปีที่แล้ว +1

    Rer Mogadishu dad maskin ah oo nasiib xumo wajahday, kuwa joga 5 sane laso dhafay Tacsii xita ma diran!
    wllken Allah hauga boga dhayo dhalinayaradi Dhimaty alle haunaristo !!

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 2 ปีที่แล้ว +12

    Ascww Ayaanle iyo hanooto team. Allaah u naxariisto walaalaha mar kasta gacan ka xaq daran ku baxa. Walaal Deeq mahadsanid samir iyo iimaan allaah nagana wada siiyo walaalaha Soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxaa. Adigana waxaan ula talin hadaad wali saameyn ay kugu dambeyso sida qarowga iyo riyooyin fadlan raadso dhakhtar cilmi nafsi ah si aad u process gareeyso dhibkaad witness gareysay.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan joogay xamar Allah ha u naxariisto Aamiin

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimataye waan ogaa maalintii dhalinyaradaan u baxa ah la xasuuqaayay,
    Bal maxaa lagu dilay hadda dhalintaas
    بأي ذنب قتلت
    Ciil badanaa 😠
    Alshayaadiiney
    Diin ku gambada ama gar wayn la baxa aakhiro war baa idiin yaal

    • @munoali6345
      @munoali6345 2 ปีที่แล้ว

      Adiguba nosheg 🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😫

  • @raqiyamuhiyadin3992
    @raqiyamuhiyadin3992 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle lkn wiilkii daahir ahaa oo aboowe nooga sheekeeyay aragiisa ma u soo noqday

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 2 ปีที่แล้ว +3

    2 qarax goobjoog u ahaa oo ilaahey iga badbaadiyey Alx lkn quusta iyo murugta madax xanuunka aanka qaaday Allah iga caafiyey Alx. Waligee ma ilaawi doono maalmahaas iyo maalin dhaawac garab midig wiifto ah iga haleeshay anigoo dugsi Qur'aan ka imaaday 2009kii ahayd dagaaladii muqdisho.

  • @abdiwelihassan
    @abdiwelihassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhacdo murugo leh
    Ilahay ha u naxariisto intii ku dhimatay

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto dadkas laxasuuqay cadowgu iyaga cidhiidhi kujira dadkay nolosha u diidayan inay iskbashalan malinta Allaah horti lataganyahay balagusuga

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayale wax aa tahey qof macquul ah oo aan jeclahey wax yabah aad soo bandhito lakiin iska ilaali wax wax ku dhibaayo danimadaada iyo wariyanimadada horey u soc

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha naxariisto wiilashah soomaaliyeed

  • @saidwarei6581
    @saidwarei6581 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa wareysi iyo xogsiin aad u wanaagsan

  • @mohamedhassan6885
    @mohamedhassan6885 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto dhmaantood ,waxaase aad itaabtay bishaar oo aan si qaasa ukasaayay 😭😭

  • @abdullahiali5610
    @abdullahiali5610 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey ha u naxariisto
    waa xanuun lama ilaawaan ah

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay dalka iyo dadka iyo diintaba hanoo badbaadsho

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว +1

    Alwo Dalka iyo dadka no ha gaji Amin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥀

  • @hodansheikh4558
    @hodansheikh4558 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa xanuun wallahi

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 2 ปีที่แล้ว

    Bishaar abdulkadir elmi saladvnuure owdiin abti alle haku naxaristo io dhmn maasaakiintii kula dhintay dhamaantiina😪😪

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 ปีที่แล้ว

    illhy ha unaxariisto inta ku dhimaty dhalinta somaliyeed waxaa wadan kooda ka kaxeeyay wlhi waa amni daro adunka amniga wax ka qalisan ma jiraan

  • @khalifaahmeddiriye592
    @khalifaahmeddiriye592 2 ปีที่แล้ว

    Qalbigeyga kama godo dhacdadaas ninkaan aduunka ujeclaaa baan kuwaynay alla yaa raxma

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +3

    AMBULANCE wey joogaan lakinse FARMAAJIYO aa mamnuucay.

    • @malaboa591
      @malaboa591 2 ปีที่แล้ว

      BISINKA MUXUU LA MAMNUUCAY AMBULANSAHA NAXARIIS DARANAA, MINDHAA WAA UGU TALAGALAY, LAAKIIN DHALINYARADII MEESHAAS LAGU XASUUQAY XAQOODA WUU KA SOO BAXAA GOOR UU KA SOO BAXABA. INSHAA ALAAH.

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle waxaadtahay weriye lobagay ee guul 🧿🇸🇴🧿🇸🇴🧿🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @ibrahimmohamed9943
    @ibrahimmohamed9943 2 ปีที่แล้ว

    Intii Ku dhimatay naxariistii Jano ilaahey hasiiyo qabriga ilaahey ha u waasiciyo

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 2 ปีที่แล้ว +2

    I'm sorry aaskoodi ayaan dhoor saacadood
    Kawadaqeeb galanay Hbnkaas muqdisho labeen ah ayaa naga dhintay

  • @qatranoor2801
    @qatranoor2801 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle walal waxaa ku jiray qaraxaas oo inoga dhawacmay walalkay iga yar oo ayaanle LA dhaho oo isna London ka tagay

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaamu aleikum
    Ayaale arinta meeshiishii Dadku Mari lahaayeen in kuraas la dhigtay oo dadkii iyo baabuurtii loo Kala dhex baxay kama gadmin!.

  • @MulkiMire
    @MulkiMire 3 หลายเดือนก่อน

    Alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo wiilashi ku dhiintey

    • @MulkiMire
      @MulkiMire 3 หลายเดือนก่อน

      Ayaanley shaqo fiicaan somaali u hesaa hoorey u saco

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto wllaladaas dhalinyarada 😮

  • @daadirxasan4414
    @daadirxasan4414 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว

    Allah yarham rahimin ❤❤❤❤

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso marxuumiiintaas jano ugudeeq

  • @asmacabdislm3454
    @asmacabdislm3454 2 ปีที่แล้ว

    alle haw naxriisto dhamaantoood

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax walhi wa xanu inti dhmtye Alha unaxisto dhamto Amin😥😥🤲🤲

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin

  • @user-pz4xg6mv9b
    @user-pz4xg6mv9b ปีที่แล้ว

    Allha hanaxariito

  • @theabodeofrest5493
    @theabodeofrest5493 2 ปีที่แล้ว +1

    In laga sheekeeyo wixii dhacay waliba si qoto dheer waxay sababaysaa in laga digtoonaado in ay wixii wax la mida ama wixii ay soo laabtaan

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan5156 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle bulaacad in ka shaqee laguyiraahdo baad ku fiicneed

  • @khalid.abdallah
    @khalid.abdallah 2 ปีที่แล้ว

    Allah yirxam mawtaana wa mwta almuslimiin🙏 hbiinkas erida albabka laga soogalaayay Gelato divino aan estaagnay...

  • @mohammadyasseen8439
    @mohammadyasseen8439 2 ปีที่แล้ว

    I was one of them alx ilaha iga badbaadshay

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka muqdisho ku nool walhi waxay udhaqmaan sida dad kunool wadan nabad ah oo amni

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 ปีที่แล้ว

      Haa magaalo qarax ka socdo ayaa ku mushaaxeenaa 😭

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho dadka ehlunaara ka buuxa waa kuwa dad aan waxba galabsan loo laynayo

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 ปีที่แล้ว

    Somalidu waa Ten miloion five million iyagaa dilaya dadkii ugu badanaa somali waxaa qarax ku dilay xukunka farmaajo intuu jiray

  • @anisohanad5026
    @anisohanad5026 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle afigaab dadka dowald u caayayo su aahad iyo jawaabtaa Adige isku jawaab

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 2 ปีที่แล้ว

    QARAXU MA GAARI LAGA SOO BUUXIYEY WALXAHA QARXA MISE BAMKA GACANTA LAGA TUURO BUU AHAA MISE NIN IS QARXIYEY BUU AHAA?

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 2 ปีที่แล้ว

    Umada hadii larabo in la cirib tiro dhaliyarada ayaa laga xasuuqaa Somalia cadow aan lagaran karin oo doonayo in qoomiyada Somali layiraahdo tirtiro ayaa xaska ugu jiro illaahow adiga ayaa arkayo kuqaase naga qabo maqaadi karno culuyska ay nagu hayaane😭

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 2 ปีที่แล้ว

    Wllhy tan igudhacday baa kaxun ee aan Hayo ayaan low

  • @raxmocolow4119
    @raxmocolow4119 2 ปีที่แล้ว

    subxanallah wlh wa qiso xanuun badan ilahey haunxariisto dhalimyaradii kidhimatay

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +1

    Marsho biyeeri waa maxay ,?

    • @fartunmohamudnor6141
      @fartunmohamudnor6141 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa la dhahaa shamiitada laamiga geesihiisa la mariyo

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว +2

    Digfeer waxa la dhihi jiray sidan maqlay oday talyaani ah maxa diidaya in ordogan oo muslim ah lagu badalo wax badana wadanka u taray

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      Erdogan waaa geesi jecel dadkiisa iyo islaamkaba Allahayow cadowgiisa jabi oo u hiili we love Erdogan forever and Turkish 🇹🇷🇸🇴☝️✊❤👈

  • @fadumoabdikadir928
    @fadumoabdikadir928 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah dhaha intii ka fakatay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah Allow naga qabo qoonkas

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 2 ปีที่แล้ว

    Wareysiga Waxaa qaribey weriyaha oo i dowlada wax laga sheego raba lkn shikshigow deeq Si fiicn ayuu uga warama sidii wax u dhaceen iyo wixii uu indhihii sa ku arky

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto dhlnyrda

  • @shukriahmed1026
    @shukriahmed1026 2 ปีที่แล้ว

    deeq shigshigow ahaa maasha allaah

  • @abdiwaligeescade8399
    @abdiwaligeescade8399 ปีที่แล้ว

    Akhiro xisab ba taalo wlhi

  • @xuseencumar8615
    @xuseencumar8615 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle allah yubaarik

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Waa soho oo kale dgeh

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 2 ปีที่แล้ว

    دليل واضح

  • @ayaanabdi725
    @ayaanabdi725 2 ปีที่แล้ว

    Mash alaah

  • @guleit89
    @guleit89 2 ปีที่แล้ว

    ayaanle sxb howl wanagsan ayaa umada somaliyed uhaysaa

  • @elmanlyrics9838
    @elmanlyrics9838 2 ปีที่แล้ว

    Alla Alla

  • @anisohanad5026
    @anisohanad5026 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka masuul maxda nuur bashane

  • @naimaahmed1679
    @naimaahmed1679 2 ปีที่แล้ว

    Illah kanadaha geyo inta ku dhimatay

  • @hdhhcnxh3876
    @hdhhcnxh3876 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 ปีที่แล้ว

    Inalillaahi wa inaaillahi raajucuun.

  • @munoali6345
    @munoali6345 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah

  • @M45_0
    @M45_0 2 ปีที่แล้ว

    Dhalingaradan ayaga is haligay saan wiilkan ka aqoonsaday warkiisa qof ayaga kamid ah ayaana la Rabay. Qof cidla iskafadhiya ciddina ma target gareeseen.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Love

  • @sahraaxmed1662
    @sahraaxmed1662 2 ปีที่แล้ว

    22:11😥😥😥😥😥 xaqiiqada dhabta ah

  • @Light-q3r
    @Light-q3r 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah wadankaan genocide baaa ka socda ilaahey waxaa waxa dilayaaa dadka haldoorkaaa la dilaaya wixii abuubuley uu qabto si deg deg ah allaha qabtoo

  • @dr.samiiryussuf3413
    @dr.samiiryussuf3413 2 ปีที่แล้ว

    ALLOW UN XARISO DAMAN INTA KU DIMATEY

  • @hodansheikh4558
    @hodansheikh4558 2 ปีที่แล้ว

    Somali Ilahey how gargaro

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Waan idiinku iman

  • @alil3574
    @alil3574 2 ปีที่แล้ว

    Dagaalada soke, jahliga iyo abaaraha Ilaahay ha idin siyaadiyo

    • @salamali54
      @salamali54 ปีที่แล้ว

      Sabab u habaartay🤔

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Share

  • @caytoeconomist
    @caytoeconomist 2 ปีที่แล้ว

    Calanka somalia oo ishii dajal laga dhigay maxaa calaamad uga dhigatey adiga laftirkaaga mashruuc soo qaatey wxdna rabtaa in aad dadka qaab fikirkooda leexiso ood dhinaca lagu soo diray u leexiso

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 2 ปีที่แล้ว

    Salatul maghrib ayuu sootukaday. Wexey ahaanlahayd khaatuma fiican.

  • @ibrahimmohamed9943
    @ibrahimmohamed9943 2 ปีที่แล้ว

    Qeebtii 2aad Cabdulahi Mohamed nuur noosoo gubi hanoolato sxb

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Livetime'S

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Live

  • @mohamedademhassan2299
    @mohamedademhassan2299 2 ปีที่แล้ว

    😭

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Isgarab

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +4

    Qoladi diinta wahaabiga dalka no keeney e dhaley argagixisadan ba culumu waweyn Somali u taqaan marka bey maalin waliba yaaban yihiin waxa sababey in wiil yar is qarxiyo su gabdho bikro ah u helo marku dhinto 🤔

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Theñ what

  • @colowmedia1518
    @colowmedia1518 2 ปีที่แล้ว

    Ax sorry wlh

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว

    3 wallaahi waa been low

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenta Naga dhaafa

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +1

      Oo maxaad ku beenineysaa adiga?

    • @raqiyamuhiyadin3992
      @raqiyamuhiyadin3992 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa been ah Allah ha ku caafiyo waad xanuunsan tahay

    • @Light-q3r
      @Light-q3r 2 ปีที่แล้ว +1

      CBB dawalda Facebook propongda wax aygaa ahey been bey uu qabaan

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle qabyaaliiste