Muranka Guurka Iyo Afkaarta Waalida Ah Aan Maqlayno Waqtigaan .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 392

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 หลายเดือนก่อน +112

    Ma rumeysan kartaa saacadan aan muuqaalkaan daawanayo dhar aan dhaqday ayaan war waranayaa , wax kasta oo dhacaba aslan ima dhaafo muuqaal uu soo dhigay Al ustaad Cumar Inshaar waana Mustaxiil in uu i dhaafo dabcan.
    Wax badan ayaan ka faaiday runtii👏👏👏

    • @abdirashiidhuseinaxmed8503
      @abdirashiidhuseinaxmed8503 หลายเดือนก่อน +6

      Maanta 11:00am duhunimo ayaan anigu ka dhaxbaxay

    • @Abu_shafici
      @Abu_shafici หลายเดือนก่อน +15

      Waxad ku qortay laxankii omar inshaar runtii waa iga qoslisay 😂

    • @pysuhayb15
      @pysuhayb15 หลายเดือนก่อน +4

      La isla waa waxbay baratay iyo, xaaji waayahay e.
      -Afmagaaxshe.

    • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
      @MustafaAhmedSaeed-dn1lx หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Abu_shafici😂😂😂😂😅😅😅

    • @Daacad-bt8nq
      @Daacad-bt8nq หลายเดือนก่อน +1

      Yaa salaam

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 หลายเดือนก่อน +21

    Qodobka ah ingabadha waxbaratay ay radiso ninkasareeya sidaa darteedna ragbadan ay gabadhu ugatagto inaykahoseyan waa xaqiiq lakin gabadhaasi way ugalexejeclo badantahay dumarka kale inay guri dhaqato
    Faqiir marka laleeyahayna waa uun qof caqliga kafaqiir ah oo aan
    dedaalayn ogayna masuuliyada saaran habeenkina sojedaya malinkiina hurdaya kasa faqiir ah
    Lakin qanimaduna waaba inuu ninku ogyahay inu faqiir yahay yacnii uhalgamaya sidii ilaahay ugu abuuray fidradiisa ilaahayna talosaranaya

  • @star-ut4ii
    @star-ut4ii หลายเดือนก่อน +15

    Siweynba ayaa laagaaga dareemaya cuqdad dumar inay kaa tanbadatay cos gabar aqoon iyo hanti haysata ma arkikartid lkn agow guurka hantida iyo aqoontuba waa arsaaq ilaahay bixiyo haku daalin

    • @DabeelBursato
      @DabeelBursato 23 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaada naag naceyb ku dhacay

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi หลายเดือนก่อน +39

    20:17 halkaa ii saamax inaan kugu khilaafo waayo; marka koobaad: may faah faahin inay uuga jeeday nin dadaalaya laakiin aan waxba haysan
    Marka labaadna: raali galin ayay ka bixisay hadalkeegaa hore.
    Marka sadexaad: dhamaanteen waan isku waafaqsannahay inaan lasoo dhawaysan qof aan dadaalayn.

    • @fatuma5607
      @fatuma5607 หลายเดือนก่อน +9

      @@mascuudsacdi comment kaso kalan soo qoray dad ba so reply gareeyy oo jahilnimo igu eedeyay iyo inan qaraar sanahy hhh
      Omar gabdha yaryar caqligoda in la sameyu warwar ka muujiyay balse wiilasha yaryarna sidaa si lamiday ugu samobayan hadalada dadka ay wax ka dhagystan.

  • @fardowsociise7738
    @fardowsociise7738 หลายเดือนก่อน +27

    Intaasoo sanaa dumarka waxee ahayn laga sheegayay weena aamusnaayeen halmar oo dulqaadkiina la tijaabinayay baa fanaan ilaa iyo qari'ul quraankiina ku wada kacdeen dumarka taasi waxee tusaale nool u tahy inaa idinka dulbadanahay
    Qof walbaa qiyaar buu leeyahy ciduu dantiisa ka dhex arko ha guursado😊

  • @user-vd1sp6iu3c
    @user-vd1sp6iu3c หลายเดือนก่อน +22

    Wan ku salamay cumar
    Horta hablaha somaliyed baynu nahay marka hanagu eegin indhihi hablaha khalijiyinta iyo qadarinta, weli heerkas maynu gadhin ay iyagu ragga kunacayan .
    Takale bulshoyinku sida ay ukala duwan yihin ayay mushkiladaha guurkoda iyo furinkoduna u kala duwan yihiin haday iyagu nicmad ka badatay ay isku furan anagu biil labixin wayay iyo kaladambayn la'aan iyo waxyale kale oo badan ayaynu iskufurna.
    Guurka maanta waa kiishalay uun waa kii uu illahay ragg iyo dumar ajaanib kala ah iskugu banaynayay uun balase lkn waxa jira fikrado badn oo khaldan oo guurka hoos cararaya.
    Xiligan aan joogno looma baahna in la idhahdo guurki wuu xumaday ee waxa loo baahanyahay in fikrada guur wuxuu yahay in wax badan dadka lafahnsiyo.
    Taasna yaa samayn kara...
    Takale dhalinyartan ku waalatay habla laguursada majiran bal walal waydii ma tirikoob bay sameyen waaxay hablo majirantu say hablo tiktokda kujira u arkayeen bay isku save gareyen hablo majiran wll hablaha tiktokda lagama guursado ee guryaha loo doontaye usheeg .
    Waxa jirta eray aad mar horana tidhi oo ah hablaheni tiktok bay joogan ana waxan ku leyahay hablaha tiktokda jooga anagu wakiil kamanu dhigan magaca habla somaliyed kugalana manu odhan.
    Hadiiba ay yihiin kuwo wax shega wax kuqadanaya dee waxa kamaqan wax wax usheega.

    • @SlowmotionEnglish-4
      @SlowmotionEnglish-4 หลายเดือนก่อน

      Absolutely

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii หลายเดือนก่อน

      @@user-vd1sp6iu3c xaqiiqada adigaa indhaha usaaray

    • @ciyalxamar
      @ciyalxamar หลายเดือนก่อน

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 หลายเดือนก่อน

      Fariiid ❤

  • @user-oy9iq8bl7x
    @user-oy9iq8bl7x หลายเดือนก่อน +27

    Waa run nin sabool ah ha guursanina gabdhoow nebigu scw wuu ka ducaysan jiray fakhriga, gormuu noqday faqrigu wax fiican اللهم اني اعوذ بك من الكفر ولفقر

    • @sakariyesahal3699
      @sakariyesahal3699 หลายเดือนก่อน +4

      hadaad maal badan haysato ood ku qanacsanayn faqri baad tahay
      Kii nabogu ka ducaysanayeyna waa isku filnaasho aand dadkale hoos tagin intad haysatono ku qancsantahy kuguna filantahy

    • @daad1264
      @daad1264 หลายเดือนก่อน +3

      Raalinoqo laakiin waanadi meel qaldan ayee kaa martay. mar labaad dhageeso

    • @maxamedherer20
      @maxamedherer20 หลายเดือนก่อน

      Dhagahii alle waanshaa ayaa waanshan.

  • @fatuma5607
    @fatuma5607 หลายเดือนก่อน +20

    20:16 Omar wll ka taxadar ina niyada dadka kale ka hadashid waxa ay ula jeedo ya ku aheegay wllky ferari iyo lambargini afkeda miya ka maqashy mise waxan ula jeeda wiil jamacad so dhameeyy oo dadaal ka muuqdo iyado leh ba aragty dad badan ba kugu xiran dhibta socoty cidii damin lahyd noqo hasii hurin.
    Jazaka allah khyr

    • @SamiaAhmed-xb3e
      @SamiaAhmed-xb3e หลายเดือนก่อน +7

      Anu Waxan is Odhan kara Sabsabta,Aad Massage kaa la,Soo Qortay waaaaa Jaahil Nimo Wll kuda,daal In Aad Diin Ta Wax ka Barato 😊

    • @jacfaroomaar
      @jacfaroomaar หลายเดือนก่อน +5

      Sifican udhagayso wll wuxudhahay gabdh yar 14 jira markay hadalkaa maqasho waxay uqadan nin tajira nin fareri wata sas ayuu kawadaa wll

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 หลายเดือนก่อน +3

      @@SamiaAhmed-xb3edifac ayey kujirta warka kuma socdo

    • @fatuma5607
      @fatuma5607 หลายเดือนก่อน +4

      Qoralka waxan u qoray Omar inshar inu arko daqiiqad ban so raaciyay. Inan qalad fahmayna wa macquul. Qofkasta oo comment gareeyy waa mhdsnthy waxad ziyadinaysaa fursada in risaladan gaadho cidii logu talagalay.

    • @Assia9900
      @Assia9900 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@jacfaroomaarafkeeda marnaba kama ay odhan nin taajira guursada hadalka mxad u qalibtan horta war ilahy ka baq wayna ku sheegtay faqiirka ay sheegaysa wa qofka an shaqaysan ee balwada leh

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET หลายเดือนก่อน +22

    Allaha sahlo umuuraha gaar ahaan wadankeena somalia 😔 waan ka xumahay aniga oo muwaadin somalia ah in dalkayga wax uu ku fiican yahay aanan maqal inta aan noolahay imikana cadaw doonayo in uu qabsado oo uu gumaysto, Xornimo buuxda Ama geeri isku diyaariya meel walbood joogtaan 🏴‍☠️🇪🇹⚔️🇸🇴

    • @cabdiraxmaanmohamed8877
      @cabdiraxmaanmohamed8877 หลายเดือนก่อน

      Waar cidina Soomaaliya gummaysigeeda wax ku fali mayso. Maxaa laga gummaystaa ee dhex yaal ee laga gummaystaa?

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 หลายเดือนก่อน +52

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم إجعلنا من أهل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء احزاننا وذهاب همومها وقمومنا برحمتك يارب ارحم الراحمين اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات برحمتك يا أرحم الراحمين

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 หลายเดือนก่อน +4

      Sheekha Muna hadal saxan ayey kuhadashay.
      Sheekha Muna waa Runteed nin faqiir ah lama guursanayo. 😞 Sorry Bariiska ha iskala cuno hooyadii. Daliil baan uhayaa bey tiri ...Subxaanallaah way hilmaamtay ayaa dhici karta, waayo daliilku wuu jiraa waana:-
      عنْ فَاطِمةَ بنْتِ قَيْسٍ رَضِيَ اللَّه عَنْها قَالَتْ: أَتيْتُ النبيَّ ﷺ، فقُلْتُ: إنَّ أَبَا الجَهْمِ ومُعاوِيةَ خَطباني؟ فَقَالَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ: أمَّا مُعَاوِيةُ، فَصُعْلُوكٌ لاَ مالَ لَهُ، وأمَّا أَبُو الجَهْمِ فَلاَ يضَعُ العَصا عنْ عاتِقِهِ متفقٌ عَلَيْهِ.
      Xadiiskaas Nabiga Salallaahu calayhi wasallam laga wariyey saad fahmeysaanba waxaa weeye:-
      Saxaabiyadda ladhaho Faaduma Bintu Qays Allaha karaali noqdee ayaa waxay tiri:- " Waxaan umid Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waxaan kudhahay:- " waxaa isoo doontay(yacni inay iguursadaan) Abaa Jahmi iyo Mucaawiya. Rasuulka waxuu dhahay:- " Mucaawiye waa Faqiir Maal malahan, Abaa Jahmina usha kama dhigo qoortiisa, (yacni waa nin garaaca dumarka). Xadiisku waa Muttafiq(Imaam Bukhaari iyo Muslimba waa isku raaceen Allaahu yarxamu ajmaciin asxaabu sunani) xadiiskaas macnihiisu waa in aan laguursaneynin nin Faqiir ah iyo midka wax garaaca toono. Saxaabiyaddii waxuu uguuriyey Nabiga Salallaahu calayhi wasallam Saxaabi kale.
      Marka walaalayaal gabdhaha Culumadda ah wadada haloo Baneeyo, hadeynu wax hilmaamno hanalo cudur daaro.

    • @SaraFarhan-ul1ji
      @SaraFarhan-ul1ji หลายเดือนก่อน

      اللهم امين

    • @abdirahmansaid9878
      @abdirahmansaid9878 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yaa Allah

  • @aaminasahra5013
    @aaminasahra5013 หลายเดือนก่อน +15

    Adiga sow maad dhihin gabadh aan aabaheed la korin haguursan waana fikirkaga nin faqiira haguursana waa taateedii uun😂😂😂

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 หลายเดือนก่อน +1

      Haa lkn gabadha aaabaheda lakorte waxee taqanaaa ixtiraam lkn gabadha aan lasoo korin mataqaano mana baran soo maha

    • @AnisahassanAli-ph7fe
      @AnisahassanAli-ph7fe หลายเดือนก่อน

      Hhhh bareejo miyaa cayaartaa 😂😂

    • @user-oz6jx4be9l
      @user-oz6jx4be9l หลายเดือนก่อน

      Lkn gabadha ayada muduuran in aykorto aabo laaan ii waa sababta waalidka😢😢😢😢😢​@@kingahmaadi9952

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir หลายเดือนก่อน

      Oo abaahed ma ada la joogi karto mise wa qadar dhacdo nin aan aabihis la korin ayaa guursadee😂​@@kingahmaadi9952

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 หลายเดือนก่อน

      ​@@kingahmaadi9952 muxu u korin waayey abahed so wajib kuma ahen korinteda 2 qaladkii uu abahed ka galay miyaa culeskedii dusha lo sarayaa

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ หลายเดือนก่อน +17

    Umadan maantu maadi ayey isku badashay kaliya waxay qiimaynayaan aduunyo, dhanka kale run hadii la isku sheego qof aan dedaalayn oo aan juhdi bixineyn laga yaabee inay balwad u dheer tahay cid gabar ku darsanayso malahan.

    • @mesuthassan
      @mesuthassan หลายเดือนก่อน +2

      Balwad hdu leyhy adi udiid gabar sinjiyada hoyadaa waze

    • @user-cz4nf6rc6m
      @user-cz4nf6rc6m หลายเดือนก่อน +3

      @@mesuthassan maxaad u caynesa sxp maxa ka qaldan

  • @yasmiiiin-1
    @yasmiiiin-1 หลายเดือนก่อน +6

    Is ixtiraam leh wax u sheeg islamhaas aad leedahay meelahaas ka qaylinya walidkaa bay leegyihiin teeda lkale ama oy ama khayli dumarka somaaliyeed wax bay baranaya wayna shaqysanayaan mid sidaada oo kale u fikirana ma guursanayaan that it ninkaas aad u hiilinaysid eed leedahay waaqic jiruu ka hadal wuxuu maalin kasta cayaa dumarka oo uu ku sheegaya in ay liitan oo shaqooynka ugu xunxun ka shaqeeyan lkn kula yaabi maayo waayo ragoon dhan sheekh iyo shariif waad isku heelisaan aad doonaysid dadka in aad wax usheegtid si cadaalad ah oo illahey ka raali yahay adna ajarkuugu jiro u hadal haddi kale raga shaadh casaynta ka daa plesea

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 หลายเดือนก่อน

      Yab wlhi cuqdad ba idin gashy an la garanyn oday ma ceeba marka mental illness kuhya naag ba thy ceeb mha nin naag

  • @nasraosman5030
    @nasraosman5030 หลายเดือนก่อน +22

    Alhamdulillah gabr kasto social media ama public ka niikin 😢

  • @afgaabmedia6484
    @afgaabmedia6484 หลายเดือนก่อน +37

    Ku saliya nabigeena mohamad scw scw scw

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej หลายเดือนก่อน

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @cabdishakuuraxmad14
      @cabdishakuuraxmad14 หลายเดือนก่อน

      @@afgaabmedia6484 Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 หลายเดือนก่อน +12

    Guurkiiba waanka tanaasulay noloshani wey adkaatay. Sfcn ucibaadinayaaa ilaahyna ha iinaxariisto guurku awalba waajib ma ahyn.

    • @cabdallaibraahim4784
      @cabdallaibraahim4784 หลายเดือนก่อน

      Wall hyelin wax adk mjirn😅

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 หลายเดือนก่อน +2

      Qofka marka uu guursado diintisa bar baa u dhamaystirmay

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan หลายเดือนก่อน +2

      Same

    • @iftiinkanolasha1
      @iftiinkanolasha1 หลายเดือนก่อน

      abaayo hadaa isdhiibto waxaa jecleed ma heleysid. marka kowaad nolasha rabto ku riyoow ayadoo waafiya kabacdi ilahee bari. ta ku riyotan mid kasii qatarsan ku siin🥰

    • @UR.Cristiano-g6c
      @UR.Cristiano-g6c 11 วันที่ผ่านมา

      Guur la'aan ma nololba jirta ,sheekoyinka lama dhagaysto guurso xbbti guurku waa nasasho .

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 หลายเดือนก่อน +2

    Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 หลายเดือนก่อน +26

    Adigu waxas oo kle waad ka heshaa , ma maqli kartid nin in wax laga sheeko. 😅

    • @abdirahmanalirage5437
      @abdirahmanalirage5437 หลายเดือนก่อน +5

      Inan dadka jahilinta ado kle wax fahansinno ayuu youtube u jooga 😂😂

    • @sharmaboymusiccarton3603
      @sharmaboymusiccarton3603 หลายเดือนก่อน +2

      Caqligi TikTok ta meshan logama bahna 😂

    • @LatifaBintuomar
      @LatifaBintuomar หลายเดือนก่อน +6

      Cuqdad u dumarka uqaba😂

    • @haa8793
      @haa8793 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@LatifaBintuomarوما عليه إلا البلاق المبين

    • @LatifaBintuomar
      @LatifaBintuomar หลายเดือนก่อน

      @@haa8793 موتو بغيظكم😅

  • @hadiyamohammed3635
    @hadiyamohammed3635 หลายเดือนก่อน +3

    Takalena hablaha meelaha ku niikinaya maxd u leedey ilaahey ha soo hadeeyo.
    Balse waxn ku sheegaya rag qeyr masuliyina ayay ku ag koreen. Taasa sababtey , hadii ay ragoodu hagagsanan lahayeen. Kuma aanay dhacdeen iney sameyso. Ee pls dumarka uun ha attackine raga wax usheeg.

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali หลายเดือนก่อน +18

    Aniga ahaa guurku waxa aan ku soo koobi lahaa waa naxariis, xasilooni iyo deganaan.

    • @Aafraax
      @Aafraax หลายเดือนก่อน +1

      @@Ibnbaali xaqiiq waye 😄

  • @hadiyamohammed3635
    @hadiyamohammed3635 หลายเดือนก่อน +4

    Dumarow pls hadad comment keyga akhrineysan. Wax barta oo meel fog ka gaadha. Oo shaqeysta si ficna u shaqeysta oo maalintey idinku adkaato si aydan cid ugu baahan.
    Hana dhageysanina odhahyada kaso yeedhisa raga qaar ee ah nin ma guursanayo gabadh wax baratey, Ilaahey ba ku qorey cidad guursan leheed. Wax ba ha ka warwarin.💓

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 หลายเดือนก่อน +6

    Dhalinyrada leh gabdho way buxan wax la gursado ma leh waxan kula talinaya inay muqalka adan sahan so dawadan algorithm kodana ay saxan inay maskxdodi wasakheyen gbdhaha inta xun dawadan yaysn gabdhaha dhan sida wada moodin

  • @whome4851
    @whome4851 หลายเดือนก่อน +10

    Waa run maqabo in laguursado nin faqiir ah waayo abaal ma laha.

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he หลายเดือนก่อน

      Abalka muxu yahay

    • @garyaqaan24
      @garyaqaan24 หลายเดือนก่อน

      Yaba ku rabo adiga mxd hysata faqirad tahaye

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii หลายเดือนก่อน

      @@AbdiXafid-ur6he gabdha iyado gaajonaysa faqiir guriga ufadhida so abal kumaalaha

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he หลายเดือนก่อน

      @@star-ut4ii horta faqirka iyo tajirka Allaha aya bixiyo markka wa un dadal .iyo allaha waxa u ku qoro lee

    • @BishaarIsack
      @BishaarIsack หลายเดือนก่อน

      @@garyaqaan24 ceeb😒

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 หลายเดือนก่อน +4

    Bismilaahi, waxan rabaa inaan naqdiyo podcastgaaga intii aan ka arkay,
    1.marka ugu horeyso podcastgaaga umaadan cadaalad falin 2ba gender eed ka hadashay
    2.sido kale dhacdoyinka dhacay somalida dhexdeeda midna xaga posative ka ayaad naga tustay midna dhanka negative ka umana aad cuskan wax aayad ama xadiith ah balse fikirkaaga ayaad iska rabtaa inaad wax ku marin habaabiso
    3.ninki 40ka sano ka weynaa ee waxa diintena iyo dhaqankena kaso horjedo shegay waxa tiri wilkaas wuxu kawaday si wangsan maamada warka xaqa ku hadashayna waxa tiri habro melaha ka qeylyaayo
    4.nun somali oo tajirnimadisa lagu raacayo horta xagu joga somalida ayaaba iska ah level hoose iyo level dhexe
    5.ciyaalka aan shaqeysanen een sabab la imaanen inaan laguursan quraanka ka dardaarmay sunadana wey ka dardaarantay hadhowrsaden ayeey 2badana dhahen hadhowrsaden wa yeeysan guursan hadeysan waxba heysan ma hadaa rabtaa marka dadka noocas ah inaad gabar reero dhalen in fawriga lagu silciyo guurka wa masuuliyad hadusan qofka wax heysan ma ciida ayaa la biilan doona dadka guurka lagu caawinayo wa kuwa shaqo heestan oo rerka biilkoda ka adag lkn laga yaabo arooska iyo meherka ineysan awodin dadkas wa xaq in la caawiyo lkn nin bilaa camal maxa gabar laga siisanaa
    Mida kale gabdhaha iney waxbartaan maxad sidaan dhan ugu necebtahay oo hantidooda aad saska uga qabtaa khadija binti khuweylid sow maha role modelkena oo sow maheyn caalimad taajirad cafiifad daahirad ah sow maahen gabadhi zowjkeda sida an aragnag ujecleed oo hantideeda ugu soo garhaartay project nabiga uu watay ee dinta islamka iney caalamka gaarto khadija aqonteda maxey kadhibtay mabi muxemd iney ku caawisay mooye dhibku maaha in gabadhu hanti ledahay ama aqoon ee dhibka wa raga somalida ayan rabin imey waxbartaan oo ey ku dadaalan sidey ku hormari lahayen so that dhib ayaad ku qabtaan gabadha idinka sareyso kalsonida ayaana idinku yar gabadhana cid ka hooseysa marabto dabcan maxa lagu falaaya nin nolosha kadhacay guurkana waxa tiri shuura maaha haaye ma xabsi baa mase eey aad guriga kusoo xiratay waye gabdha ilaahey baaba shuurada quranka ku shegaye ma adigaa lagaa aqbalaya 😅 mida kale xaaskaga ma canuga aad dhashayba mase wa qof kula mida ood nolosha wadagten sidee ugu dhici kartaa inaad farta ugu taliso wale dumarka inaad karaamadoda dhulka galiso ayaad meshan uso furatay balse ha isku daboolin shaatiga toos isaga cadeyso maxaa ku diiday inaad raga tiraahdo war shaqeysta oo wa run maamada warkeda nin faqiira xage la geynaa an biilkisa ka adkeyn mida kale umada nabi muxmed umad faqriga sidaan ugu dooda goormey noqden sowtu nabiga la magan gali jiray ilaahey faqriga si kastaba dumarooow nin aan shaqeysaneen iyo mid walbood u aragto kufkaaga inuusan aheyn ka carar xita hadaad daremyso inuu kaa hooseyo aqoon ahan taasna aad daremyso inaad ninkaan happy ku aheyn ha isku guursan qof wax kudheer guurso ragow adinkana waxbarta shaqessta kor isu soo qaada yaan benta malab la idiin marin gabar rabto nin ka hooseya majirto ooya ama caaytama nabi muxmed nagala dardaarmay xili aan dhaweyn inaan nin faqiis laso dhaweysan gabar saxabiyad ah ayaa nabiga kutiri 3dex nin aya iso doonay ee keen doorta mid kamida nabiga wuxu cilad uga dhigay wa mid faqriya ee ha guursan midna dumarkuu dilaa ee haguursan marka yaan leydin lumin oo raganimadiina meel loga dhicin shakheysta waxbarta xaasaskina xoolo maahe wa qof intaad mudantahay mudane karaameye dumarka waxaa xumeeyo nin xun ayu nabiga yiri waxana wanajiyo mid wanagsan

    • @princess.qurux-sy2hq
      @princess.qurux-sy2hq หลายเดือนก่อน +1

      fardusa adigaba shegay waxa qalbiya iska lahaa thanks😂❤

    • @LatifaBintuomar
      @LatifaBintuomar หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan wa nin dumarka aad u neceb😂cuqdad ayu la nol yahay

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 หลายเดือนก่อน

      Naaya Marka hore Af-Soomaaliga Iska sax kadib wax sheeg 🤗✋

    • @Sacdiyacom
      @Sacdiyacom หลายเดือนก่อน

      Alla quruxey adigaa iduugaya 😅 naa muuqaalka download buu ii ahaaye markuu maraayay guurku shuraako maaha baan data inta ufurtay soo galay si aan comment noocaanoo kalaa uqoro oAllay la ahee waxaan oran laahaba tiri

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. หลายเดือนก่อน +11

    Omar adiga gabdhaha uma roonit haduu ilahey ku siyo ayaad ogan dontaa qimaha ay leyihiin

    • @CabdullaahiCali-p2p
      @CabdullaahiCali-p2p หลายเดือนก่อน +2

      Ha walhj wuxu hadlayo day anga xaquuq ma lihin miya kulah wax bah xaaska hakala tashan ani ma waxa lay so guursaday kaliya in an dhaho ha amar kaga jiro yacni wax walba isga ka so go on go ana in aan ku raaco 😢subaxa allh

  • @YaasiinMahad-rq7iw
    @YaasiinMahad-rq7iw หลายเดือนก่อน +6

    بارك الله فيك أستاذي❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +16

    Haddaa Daneyso Barashada ❤❤❤English-ka ku Biir Kanaalkaan

  • @monizaeman1033
    @monizaeman1033 หลายเดือนก่อน +6

    Horta waxad ka hadli lahyd ba waaqica dhabta ah ee umadan aad afkooda ku hadleyso ba lama socotid
    Hadii hablaha qadariyiinti lacag ay heystan dartood u guursan waayeen hablaha soomalidu ragg dhaqda oo u shaqeeya dartood iyo weliba kalsooni daro laga qabo ragg dhaqda oo aan beri caruur intu ka dhalo ku deyriya ayey u guur la'yhn
    Imisa guri ba raggi alle madaxda uga dhigey ayna war ba u heynin oo qaad iyo qudhun kale ku maqan yhn
    Wllo waxanad xog rasmiya ka heynin ha ka hadlin

  • @aishamohamehashi4587
    @aishamohamehashi4587 หลายเดือนก่อน +17

    Gabadhaada uguuri nin faqiir ah😂

    • @muuminibrahim
      @muuminibrahim หลายเดือนก่อน +3

      Adnh 40aade😂

    • @Isak.a
      @Isak.a หลายเดือนก่อน +1

      Gabadha nin saxiib ah iney yeelato (boyfriend) caadi laakiin iney guur xalal ah guursato wa qalad wa aqliga liito oo dumarka soomaaliyeed. Aqliga dumarka wa nusqaan diintodana wa nusqaan marka ladhahaayo wax yabaha dumarka ku hadlayan ba cadeyn weyn u ah

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 หลายเดือนก่อน +5

      ​​@@Isak.ayaa ku yidhi hada boyfriend baan rabaa tankale dumarkaan somaliyeed ee bilaa aqliga ah nin caqlile madhali karaan

    • @aishamohamehashi4587
      @aishamohamehashi4587 หลายเดือนก่อน +3

      @@Isak.a miyaan edeb laguu dhigin
      Xishood dhowrso lagu oran
      Dumar maan kula dhalan
      Dhaxdin maandooneynin
      Haween maad dhalaynin
      Mise dhoohana tahay?!.
      Hadda Dumarka somaliyed nahay manaqaano wx ladhaho (boyfreind) .

    • @Isak.a
      @Isak.a หลายเดือนก่อน

      @@aishamohamehashi4587 horey madan u arag wax runta i idin sheego. Wa gabar soomaaliyed gabdha yan wax laga sheegin inla dhaho un bad maqli jirtay laakiin dhiiqa lagugaha ku jirtin cidna idin ma sheegin. Bay boyfriend wad ledihin adiga hadadan lehen gabdho badan oo soomaaliyed ba leh weyna sheegan saaxiib ban leeyahay ayey dhahan waliba ayako isku dhegdhegayo TikTok islaso duban gabdho waxa jirto sanadki 3 , 4 boyfriend kale duwan so maro. Adiga adunka lama socotid ee indhaha kala fur arag waxa kasocdo tiktok iyo magalada joogtid gabdha waxey ku hadlayan wad yabi doontaye. Sanadkan naag dhowrsan ma jirto. Tankale hadan xaqiiqda jirto sheego kama dhigno ina qof xun ahay ama dumar ila Dhalan alx dumar aan jclahay wan heysta.

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 หลายเดือนก่อน +21

    OGAANSHO CHANNEL ❤️🌹👏🤝💯✔️

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 หลายเดือนก่อน +16

    "Ha guursanina nin faqiir ah "
    Niman naftiisa wax tari karin adigana wax kuma taraayo
    Mamada hadlkeeda waxan ka qadaneyna iney ka wadao niman shqeysan on naftiisa mareyn karin ha gursanina
    O waxa jira gabdho lagu aqriyo abahey ba ganacsato ah ama taajir ah ninkaas hanti u leyahy ama shaqo u qabto uma so bandhigin gabdha lkn abhey ba leh bu ku qanciya dumarka
    Nin faqiir ah haduu iman leyahy aduunka waxa nin o taajir ah ban ka doorani
    Lkn mamada hadlkeda qald lo fahmay niman kartidiisa muuqan sideen dhehna

    • @ABDALLEMUUSE-hq6oy
      @ABDALLEMUUSE-hq6oy หลายเดือนก่อน +3

      Adigu caqli ba ledahay wadna garan karta ninka inu wax qabsan karo marka horeba aad nin karti leh oo ay ka muuqato

    • @Almiskayse606
      @Almiskayse606 หลายเดือนก่อน

      .السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      Wllshey waxaad ka dhawaajisay hadalkii ay horay u dhahday mamadaas lkn iyadu meesha ay jeedo waa in aysan guursanab nin faqiir ah
      Hal mid aan ku su aale
      Hadii lagu soo bandhigo hadal qof iyo hadal uu dhahay allh ,marwalba waxa saraynaya qawlka eebe .

    • @Aafraax
      @Aafraax หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader หลายเดือนก่อน +14

    Fav TH-camr Marna kama xiisi dhaco Dhageysigiisa 🎧❤

  • @Marielinbinchilee
    @Marielinbinchilee หลายเดือนก่อน +5

    Anoo foodley soo qangareyso ah😅nin taajir ah ah marabo haddu arko mid iga qurx bdn wu ila guursanya😂 nin an dhib iyo dheef isla qaybsana raba

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej หลายเดือนก่อน +5

      Wax baro guur haku soo ordinee adigo gabar yar ah maxaa social media ah ku keenay waxbaro marka noqoto gabar aqli usaxib ah guurso social media wa mel lagu washo iskaga carar

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      'you are on Right Truck' ayuu chatgpt yidhaaa

  • @hadiyamohammed3635
    @hadiyamohammed3635 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ba u qoray. Waa calaf. Way qorontahey. Hadad guursan iyo hadii aad kala tagtaan.

  • @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116
    @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116 หลายเดือนก่อน +4

    Xadiiska wll saddexda ilaahay caawinayo qaybta 2aad saad u fasirtay ma aha waayo المكاتب ma aha saad ufasirtay ee waa Adoonka sayidkiisu ku yiri haddad intaa keento xor baa tahay ... intaas kasax walaal shukrn

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 หลายเดือนก่อน +5

    ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ❤

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol หลายเดือนก่อน +4

    Asc hadi an ra yigayga kadhiibto arinka ah ha gursanina nin faqiira xaqiiqatan faqiirtinimadu ma aha inuusan lacag badan haysan lkn waxa jira mid lacag hayta blse dhaqanka iyo aqlaaqda faqiirka ah mid hantidiisa iyo waqtigiisa inuu ilmihisa iyo xaaskiisa waxkasiiyo aykala qaymo badantahay balwadu mid aan waxbahaysan hadana aan isku dayay xataa inuu shaqo raadsado ❤ninka dhaqamadaas midka mid ah lehna gabadha guursata kamafaa idayso wax guur xumo ahayn

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 หลายเดือนก่อน

      Islaanti qeylineysay sidas meysan odhan ma ada uqurxinaya xaawa😂😂

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwa ayagoo laqabo TikTok kaniikiya ayagoo nimakii qabay lajoogaan kuwaas kawaran ayaga?

  • @IqroIbntuYuusuf
    @IqroIbntuYuusuf หลายเดือนก่อน +3

    The best Dhirgaliye Mahadsanid Wllo

  • @aminamo7377
    @aminamo7377 หลายเดือนก่อน +3

    Rag wee buuxan lkn waa waada shiid mana rabno mama ilhay aduun io aqiraba hau naxariisto gabdhaha aadbay inoo waanisay

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadha Doctor ah oo wax baratay waxay rabtaa nin la mid ah oo sideeda oo kale wax baratay.Sheekadan waxay cadeeysay in Nimanku ayna jeclayn gabadh ka caqli badan.Waxay jecel yihiin mid ay hagaan 😅
    Mama Muna waxay tidhi nin aan dadaal lahayn oo aan masuuliyad qaadi karin ha guursanina

    • @Isak.a
      @Isak.a หลายเดือนก่อน

      Dumarka ogyihin inlaga saxan Bay caytaman shaming tactics ba la dhaha. Runta ah ragu dumarka waxbarasho kuma qimeyan ee waxey ku qimeyan qurux, asturnan iyo iney tahay gabar u hogansameyso oo peace daganasho agteeda u ka helayo. Gabar ninka tartan Kula jirta buq iyo stress badan ragu ma jaclo . Marwo saalixad ah waa mida ninkeda ka dambeysa ma aha mid qeylo iyo dagaal badan strong women mentality ma laha

    • @hamzemahamoud2021
      @hamzemahamoud2021 หลายเดือนก่อน +1

      OO hada mid isirta mia rabta ina gursado 😂😂

  • @S.USAwg6ux
    @S.USAwg6ux หลายเดือนก่อน +1

    Muqalkan waxa dhagrysanaye anoo qudaar jarjaranayo oo jikada ku jiro waana mahadsantahay Ustaad Cumara جزاك الله جنة الفردوس الأعلى ❤fariintaada iyo waanadada wa kala gadoonay

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws หลายเดือนก่อน

      You have vlogger vibe 😂😂

  • @zamzamabdinasir9566
    @zamzamabdinasir9566 หลายเดือนก่อน +8

    Daci salax marku dumarka ku xadgudbayay halke ku maqnayd 😂

  • @Jannat_5657
    @Jannat_5657 15 วันที่ผ่านมา +1

    معنى المكاتبة في الشرع : هو أن يكاتب الرجل عبده على مال يؤديه منجما عليه ؛ فإذا أداه فهو حر .
    Wll ( mukatibka ) ku jira xadiska saa ku macnesay ma aha.

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 หลายเดือนก่อน +3

    Sisters ha giirsanina nin faqiira oo aan waxba qabsanyn

  • @OGSOOR
    @OGSOOR หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad Nolosha Thanks

  • @Thegirlwithagoodheart
    @Thegirlwithagoodheart 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa mahadsanthy❤

  • @cabdiwahaabIid
    @cabdiwahaabIid หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll Caalim Caumar inshaa magacaa Hajiro Arintaas qalbigayga ayay Kuwaregaysay walahi mudobadan Hadan ifahansiisya 👍

    • @abdifatahali6431
      @abdifatahali6431 หลายเดือนก่อน

      Ninkan. Caalim ka fog Waa jaahil. Islawayni badan

  • @user-mi2bn1wi1o
    @user-mi2bn1wi1o หลายเดือนก่อน +3

    Ogaansho waan jeclahay runtii wuxuu uhadlaa qaab. Caqliyeysan iyo cilmi ku dheexaan qofkan yutuber ma ahan waa dhiiri geliye misana soo gudbiye wax aad umuhiimsan ogaansho nolow sxb

  • @WAADILKHAYRQURAN
    @WAADILKHAYRQURAN หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 หลายเดือนก่อน +3

    Cumarow fasirka aad hadalka islaanta saartayna adaa jeebkaaga kalasobaxay laga yaabee inaanay sidaa ujeedin wuxuu ahaa hal erey oo afkeeda kasoo dhacay uun lakin adigu sidan aad ugunuuxnuuxsatay sheegtayna inaysidaa ujeeday sidii inaadba qalbigeeda kujirtay ma ahayn lagayabee inay ilaahay kaa ashkatayso maadaama aad waxaanay odhan kasheegtay

  • @AliMoha-p7x
    @AliMoha-p7x หลายเดือนก่อน +4

    Asc Omar inshaar wa ku salaamey marka hore Adeyr
    Mama dii sheykhad Muna arinkii ka Soo yeeray waxay kabixisay rali galin weyna ka noqotey inkastoo si khaldan ey usoo jeedisey iyadoo ka hadleysey,,,raga àan wax masuula iska saarin qoskiisa
    Aniga ma,aqaano iyada imana taqano,,wanan

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u หลายเดือนก่อน

    سبحان اللّه
    نسأل اللّه السّلامة والعافية

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน +4

    Thanks ustad cumar

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Bare (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +9

    Soomaalida Waa Duqsi Nabar Helay Camal. Qof Hadduu Hafto ama Qaldamo Bari iyo Galbeed ayay la aadayaan😮 🤔

    • @CABDULKaafi
      @CABDULKaafi หลายเดือนก่อน +3

      Horta dhameeso waxa laga hadlaayana faham ha iska soo ordine oo comments haku soo ordine

  • @yaxyefarxan4159
    @yaxyefarxan4159 หลายเดือนก่อน +4

    Oday iyo İslaan waqtigoodi soo qaatay ha idin waalaan adinka 😅 Cumar masuul ilmahaan kawar hay

  • @WAADILKHAYRQURAN
    @WAADILKHAYRQURAN หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haku barakeeyo

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah cumar thanks brother

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Eeboow

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakala khayr

  • @mohamedhassen4070
    @mohamedhassen4070 หลายเดือนก่อน +2

    Sheykh hassan Alwajidi waa qaari xafidul quran ah miyaad uquriladahay wale cumarow qof cajiib ayatahay!!

  • @maxamedshariifxasan-hx7gr
    @maxamedshariifxasan-hx7gr หลายเดือนก่อน +10

    والمكاتب الذي يريد الأداء ku noqo ogaanshow

    • @aadanbishaar3864
      @aadanbishaar3864 หลายเดือนก่อน +4

      Sxb maxaad intaa yaree kaqaldantay usoo qaadatay
      Adoo kasootagay intii kalee saxnayd

    • @BukhariMohamed-sf6uz
      @BukhariMohamed-sf6uz หลายเดือนก่อน

      ​@@aadanbishaar3864
      muhiimadu waa in khaladka la iska saxo. Fahanku yuusan kugu yaraan

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 หลายเดือนก่อน +6

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @CabdikariinMaxamuud-r9q
    @CabdikariinMaxamuud-r9q หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Runtaada, Waa Hubaasha.
    Arooska Yaraanta Lagu Arooso Ee Raago Taranka Bulshada Ayuu Badiyaa, Bulshadaas Waa Eey Barakoowdaa, Bulshadaas Waxsoosaarkooda Waa Uu Bataa, Bulshadaas Difaacooda Waa Uu Adkaadaa, Bulshadaas Bulsho La Xushmeeyo Ayeey Noqdaan, Bulshadaas Lama Ciilikaro.

  • @Sooyalka
    @Sooyalka หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah, talo-wanaagsan cumar iishar

  • @sheikhladan2160
    @sheikhladan2160 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxaan kuu arkaa inaad dhinac ka raran tahay,gabdhaha ha u gefin reerku iney tashadan diintu ma diidin maxaa yeelay wax badan ayey wadaagaan.ka hadadal dhibaatada hooyooyinka caruuraha la daalaa dhacaya aabayaasha qaadka iyo mashaqeytayaasha ah.

  • @UsaamaCabdulaahicilmi
    @UsaamaCabdulaahicilmi หลายเดือนก่อน +5

    Video 📹 gii aa sugaaye 😢mudo ❤

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ka qurbo joog ahaan gabdhihii ayagoo waxbartay oo edab leb bey joogaan wiilashiina inta badan xaaladooda waa alaw sahal maxaad kula talin lahayd oo gabdhihii waxay leeyihiin yaan guursanaa

  • @fatahdaud2751
    @fatahdaud2751 หลายเดือนก่อน +2

    Salamullah Al-ustad cumar inshar waa u bisleen fikirkaaga ku saabaan arintaan. Qodobkaan guurka ku saabsan tobanaan sadar hoos dhignay

  • @Sooyalka
    @Sooyalka หลายเดือนก่อน +4

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Sooyalka dunida!!💁‍♂️

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 หลายเดือนก่อน

    COOKING AND WATCHING FROM MY KITCHEN

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk หลายเดือนก่อน +4

    cumarow wa kusalamey

  • @NuurNaax-xe6iq
    @NuurNaax-xe6iq หลายเดือนก่อน +4

    Oo hada ma waxaad leedihiin dumaroow wax habaraniina ,

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 หลายเดือนก่อน

      Waxbarasho xad leh oo kibirka oo hoos koo dhigo Bachelor Degree waa enough bro

  • @MaxamedAtii-yv3mf
    @MaxamedAtii-yv3mf หลายเดือนก่อน +13

    Rasuulku wuxuu yiri SCW guursada Allah arzaaqada wuu kuu furi labeyso Arzaaqada Alle wuu kuu furaa

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 หลายเดือนก่อน +3

    Omarow raali noqo walaalkey waxbadan baan kugu raacay laakiin marka ay hawshu gasho gabar jaahila iyo tan aqoonta leh waa kala harnay

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 หลายเดือนก่อน

      wlhi wll Xaqiiqbu ka hadlay marka quluubta loo dhaadhaco waa mid aan la iska indho tiri karin in gabdhahaa waxbartaa guurka.nacaan waa wax aan indhaahyga ku arkay

  • @cabdixakiimnuur522
    @cabdixakiimnuur522 หลายเดือนก่อน +2

    والمكاتَبُ"، أي: العَبدُ الَّذي اتَّفَق مع مالِكِه على عِتْقِه إذا دفَع أو أدَّى إلى مالِكِه ما اتَّفَقا عليه مِن مالٍ أو غيرِه "الَّذي يريدُ الأداءَ"، أي: يُريدُ أداءَ ما اتَّفَق عليه مع مالكِه، فيُيسِّرُ اللهُ له ذلك.
    Mukaatabka sharrixiisa wuu ku gafay walaalkeen, mukaatab waxa ladhahaa: qofka adoonka ah ee ninkii sayidka u ahaa kuyidhi ixoree, Anna waxaan kusiinayaa lacag, iwm, islamarkaana raba inuu lacag taa iska gudo, si uu uhelo xorriyadiisa.

  • @Hamda6
    @Hamda6 หลายเดือนก่อน +8

    Ma cidba iga horaysa 😅😅

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 หลายเดือนก่อน +5

    Muuqaalka markaan ku dhuftey like 👍 baan kuu saarey kadib baa comments aqriye waxaa iisoo baxdey inaad dhinac ujenjeerto 😂😂😂 like 👍 waan kaalle noqodey muquulkane madawaan bye 👋 😂😂

    • @Yooco.
      @Yooco. หลายเดือนก่อน

      Ducaan Kuugu DarNay wll😊

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

      runkahadasho ✅
      inta kuudhimanina waa
      rundhagaysato✅✅✅
      kaas ayaa ah dhamaystiranka

  • @Gesiga_gabadhaha_12
    @Gesiga_gabadhaha_12 หลายเดือนก่อน +1

    Pro wx bdn ka faidey Alxm 😊

  • @user-lp4re1zq1c
    @user-lp4re1zq1c หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad qiimo badan ❤

  • @warsamemayele
    @warsamemayele หลายเดือนก่อน +1

    Thanks al ustaadi omar

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 หลายเดือนก่อน

    JAZAKALLAH KHAIRE WLL

  • @ridwaanburhaan859
    @ridwaanburhaan859 หลายเดือนก่อน +1

    Wxaan layaaba markuu sheego omar inshar in gabdho la guursadaa jirin balse is ilowsiinayo in dalkeenna markii loo fiiiriyo anigu sidiisoo kale oran maayo majiraan lkn lkn mas'uuliyad darada ragga iyo gabdhaha caruura lagu dayacayo marka la eego ayba adagthy in lahelo niman badan oo laguursan karo

  • @XasanCumar-vb8zb
    @XasanCumar-vb8zb หลายเดือนก่อน

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 หลายเดือนก่อน

    I'm proud of you ustaad omer khabiir luuqadaydii hooyo ku hadlaya ayaa tahay

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u หลายเดือนก่อน

    اللهم سلم سلم

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw หลายเดือนก่อน +5

    Wanku jecelahay zxp ❤

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY หลายเดือนก่อน +2

    Meeshu wasaarad maaha kulahaa😂 runbuu ka hadlay omar

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah 1 min 2 000 000 views ogow in aan nahay taageero kuu nahay

    • @hamzemahamoud2021
      @hamzemahamoud2021 หลายเดือนก่อน

      2 million aaa 😂

    • @CaashaFaarax-kw1kh
      @CaashaFaarax-kw1kh หลายเดือนก่อน

      2 million miya tidhi mise 200 cadi uma ark33😂😂😢

  • @captainboonka
    @captainboonka หลายเดือนก่อน

    نصف دقيقه من وقتك🥺استغفر الله "3" الحمدلله"3" الله اكبر "3" سبحان الله وبحمده "3" سبحان الله العظيم "3" لاحول ولاقوة الا بالله "3" لا اله الا الله وحده لاشريك له "3" اللهم صل وسلم على نبينا محمد "3" - ذكر بها غيرك (فإن الذكرى تنفع المؤمنين)❤️.

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe หลายเดือนก่อน +2

    Yaaa
    Salaaam❤🎉

  • @CabdiAbdi-b8p
    @CabdiAbdi-b8p หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadi anniga waxaan leeyahay, cilmi baarista dib ha loogu laabto, waayoo waxa hadda ey heestaan weey hees teen.

  • @axmedcabdiwaaxid2621
    @axmedcabdiwaaxid2621 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @Ayupinho
    @Ayupinho หลายเดือนก่อน +3

    Omar inshar dhiirageliyaheygah❤

  • @taanitvshow7135
    @taanitvshow7135 หลายเดือนก่อน +4

    Inanki wax wlpa yaqanay meel wlpa ka muuqo ka muuqo walagu muunad beela omarow

  • @c.c.536
    @c.c.536 หลายเดือนก่อน +1

    U gaar ah ragga, 2 daqiiqo dhagaystay igu filan, walal Daaci salax kasoo hadal

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaar sii xoojinaysa afkaarahan uu omar inshar nala wadaagayo oo daaran mawduuwacan guurka ah waxad kaso daawan kartaaa. sahanka (aadan sahan )
    mahad sanid ustaad🎉

  • @Sharmakemuhamet
    @Sharmakemuhamet หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid guurkayga waan ka fiirsan doonaa inshalaah

  • @MR.DHAMME
    @MR.DHAMME หลายเดือนก่อน +1

    waarunteed

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 หลายเดือนก่อน +1

    Anigaa shaqsiyaan intaan aarkaay ugu filaan mesha dumar kuma hayno maaba raabo gabar somali ah ajanib gursan 25 jir tashtaay alxm