Hereri & Puntland - Eyl -Qalcada Sayid Maxamed Cabdalla Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2021

ความคิดเห็น • 240

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 3 ปีที่แล้ว +18

    Walee sayidku wuu ka aragti dheeraa dadkii qarnigiisii noolaa
    Ilaahay hakuu naxariisto

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +35

    Maashaallah dhulkii Ku caanka ahaa Buuraha, Badaha, Beeyada iyo Barwaaqada Ee Puntland Allow Dhowr Iyo dhamaan Dalkeena 🇸🇴

  • @miraa1755
    @miraa1755 3 ปีที่แล้ว +21

    Allaha unaxariisto sayid Maxamed cabdallah Xassan iyo darawiishtii iyo injineeradii Yamaniyiinta ee qalcada dhisay aaamiin aamiin yarabbi

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +18

    Mahadsanid Cabdisalaam hereri iyo gudoomiyaha Degmada Eyl. Ee Gobolka Nugaal sida quruxda badan ee aad noolawadaagteen. Bilicda iyo Taariikhda Degmada Eyl.

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 3 ปีที่แล้ว +17

    mansha Allaah Hereri iyo Punthland magaalada qadiimiga ah ee EYL , waa meel qurux badan mansha allaah.

  • @abdiraxmanmacalimxasan5990
    @abdiraxmanmacalimxasan5990 3 ปีที่แล้ว +29

    maasha allah eyl meel taariikh hodan ah leh
    magaaladu waxay lee dahay kheyraad dabiicig ah sida kalluunka beeraha xoolaha nool
    magaaladu waxay u qeybsantaa
    baday iyo daawad

  • @suaega2641
    @suaega2641 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah Eyl waa hakii waxgaradka iyo aqoonyahanada diinta iyo maadiga.
    I am proud to be puntlander originally my heritage from Nugal and Eyl region😍😍💖⚘

    • @abdirisaqabdi4040
      @abdirisaqabdi4040 3 ปีที่แล้ว

      Taasi waxba ma tartee awoowahaa darwiish ma’ahaa talyaani iyo ingiriis mala dagaalamay mise boowe kuwii daba dhilifka u ahaa bay ahaayeen.
      Waxa sharaf mudan intii Darawiish ka qayb qaadatay naftoodana u huray diintooda iyo dhulkooda inay gaalo ka difaacaa. Lakiin qalcad meel ka dhisani waxba ma tarto taariikhina Waa intaad ku leedahay. Sida carabkaasi awoowahii ugu faanayo adi intaad sar meel ka dhisan ku faanaysid sheeg in awwowahaa darwiish ahaa amaba ku shahiiday isagaa gaalo la dagaalamayo. Wasalamu cakeykum

    • @fahadabdirizak4877
      @fahadabdirizak4877 3 ปีที่แล้ว +4

      @@abdirisaqabdi4040 hhhh boqolal baa jira oo awoowayashis gumaystana la dagaalamay lkn majeerteen nacayb baa ku haya ee ale haku caafiyo
      Cumar samartar oo talyaaniga mudug kula dagaalamay iyo 13 dhalinyaro ee syl aas aasay oo 3 kamid ah majeerteen ahayeen waliba ninkii fikirka syl lahaa ahaana cog hayihii ugu horeyay ee syl yaasin xaaji sharmaarke sidoo kale sheekh xaaji cali majeerteen oo ahaa culimadii somali soo martaa kuwii ugu caansanaa ahna somalidi ninkii ugu horeeyay ee xajka taga intaas iyo kuwo kale oom ilowsanahayba way jiraan lkn adigu majerten nacaybka ayaa kugu batay sidas ayadana u arkayn wanaga mida kale darawiish markii kaw la aas aasay majerten ka daga doolo iyo mudug iyo nugaal darawish heshis bayba ahayeen oo hiil iyo hooba way la garab taagnayeen majertenka ree bariga ah unbay is hayeen mida kale marka cuqdada iska saar wll

  • @farxadmuhiima1583
    @farxadmuhiima1583 3 ปีที่แล้ว +33

    Jecliya eyl 🥰❤🇸🇱❤

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 3 ปีที่แล้ว +11

    Thank’s reporter Abdisalam Hareri for your support and show us more and more about our country’s history and of course our hero highest honor mr sayid Muhammed abdalla Hassan in his own flash back with brilliant historic place in EYL, 🇸🇴 Somalia... ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 ปีที่แล้ว +21

    Mansha allah Eyl nugaal puntland my home 🇸🇱

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 3 ปีที่แล้ว +29

    Ilahay janadi ha geyo mujahidinta darawish dhamantod❤️❤️❤️

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +6

    Eyl waa meel illaahay Ku manaastay nimcooyin badan. Iyo TAARIIKH CAJIIB AH SAYIDKA AUN 3 SALDHIG AMA QALCADOOD OO WAAWEYN BU KU LAHA NUGAAL NUGAAL PUNTLAND SOMALIA. MASHAA ALLAAH

  • @Yonis233
    @Yonis233 3 ปีที่แล้ว +21

    hareri bilad sharaf buu mudanyahy qaabka uu bernaamijka u tebiyo thanks hereri

    • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
      @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 ปีที่แล้ว

      2006 oo ah 15 gu' ka hor ayuu ku guulaystay billad maamuus.
      Eegga tobannaan buu mudan yhy

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +57

    somalida hayska daayso colaada iyo naceybka is dhexgal wanaagsan in lays soo dhoweeyo waxna layska bedesho waxaanu nahay walaalo isku dhiig ma noqon karo qabiil keliya waxna isku ogolaano salaan from Hargeysa

    • @saeddaher9812
      @saeddaher9812 3 ปีที่แล้ว +3

      Anaa tagay dhulbadan somalidu dhibaato shacab iskuma qabo laakiin xumaanto mansabka siyaasiga ah bay kabilaabntaa reer kuu naxriisanayaaana majiro markaa Somali way kala tagtay ninwalba meeshiisu dagay aafa aad uwaynina way dhextaal ganacsi hadaad mel utagto kuma dhex ganacsan jirtay umada aad utagtaaba waykula yaabayaaan markaa ilaah hasakhiro

    • @canabcabdi1014
      @canabcabdi1014 3 ปีที่แล้ว +2

      Hargaysa ka bilow huuno

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +1

      @@canabcabdi1014 hayee kaalay Hargeysa Ku geeyee hhhhhhh

    • @Awad76
      @Awad76 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal imow waa dalkaagi noo kaalay oo noo imow waanu ku soo dhawayn doona insha'allah

    • @munomohmed1437
      @munomohmed1437 3 ปีที่แล้ว

      Ma faqash ayaad no baryaysa

  • @Youfav_riyan
    @Youfav_riyan 3 ปีที่แล้ว +17

    Hereri I always look forward to your programs as always to your journey straight from my living room Columbus ohio seriously you the best amazing

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 3 ปีที่แล้ว +9

    maasha Allah Eyl my hometown I have been 2019 summer...I can't wait to visit again )(maqaayada mom Xaawo

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +17

    Toga mara magaalada Burco ee layidhaado Togdheer waxuu biyaha ku daraa Magaalada Eyl Maasha Allah waa Magaalo qurux badan

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      Toga burco waanu xidhanaynaa biyahayga inshaa allah Mar dhaw.

    • @jasintz9245
      @jasintz9245 3 ปีที่แล้ว +5

      @@ahakimahmedjamanuur5661 Adigu miyaa leh? Afkaaga xiro

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jasintz9245 Haa anigaa iska leh waad arki doontaa inshaa alaah. Waanu ku jirnaa xidhitaanka togayaga. 💯💯

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahakimahmedjamanuur5661 kkkkkkkkkkk

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 😂😂😂😂😂

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +14

    Qalcad In la dhiso Sayidku uguma horayn Soomaalida Waxa Jira Qalcadihii Boqor cismaan Ee Bosaso iyo Caluula iyo Kuwii Ina Keenadiid ee Mudug.

    • @xanfargeele4643
      @xanfargeele4643 3 ปีที่แล้ว +4

      @KING Ali masayr maahan sxb Boqor Cismaan qalcaddo badan ayuu lahaa waana laba nin oo ilma adeer ah AUN labbadooba.

  • @abdifitahismailali4042
    @abdifitahismailali4042 3 ปีที่แล้ว +12

    🥰🥰🥰😇😇😇masha Allah dhulkeena hooyo qurux badanaa waan sugeynaa qeybta labaad I.a

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 3 ปีที่แล้ว +8

    Wow, what a historic building from Sayid Maxamed Cabdule Xasan🇸🇴 thank goodness Hereri made to the 3rd floor with huffing and puffing and met another guy who is bigger than him.

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 ปีที่แล้ว +13

    Allah ha u naxariisto daraawiish ...dalkan cadaw way ka ilaaliyeen ,maantana rag baa beesha caalamka ku wallaca,,

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +14

    Innaba caadi ma aha! Waa goobaha fara ku tiriska ah ee ay kusii hareen taariikhdii & halgankii dahabiga ahaa ee Ummadda Somaliyed, EYL waa meel siyaabo badan looga faaiideysan karo. Dhulalka ugu quruxda badan adduunka ayey ka mid tahay magaaladani, waxayna u baahan tahay maalgashi. Halkani way la tartami kadhaa Eiffel paris tower, Taj mahal Hindiya, Pyramids of Giza in Egypt, great wall of China, Niagara falls in Canada iwm.

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      Beenta naga daa niyo waa saxaarha quruxda waa tee😂😂😂😂

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahakimahmedjamanuur5661 adigu comment ga oodhan maxaad negative ka uthy bowe subxnllh adoo soomliya ayaan walalkaa wax u quurinee maxaad umaleen umad kle iska daaa isk hadalka walalkey🙏🙄

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohuseinahmed2877 ma been baan sheegay maad indho ladahay.
      Geedba kuma yaalo waa ciid iyo dhagax.

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      @@ahakimahmedjamanuur5661 haa waa runtaa waxaad aragtaan arkaa lkn maraad ledahan arkey biyaha burcaan goosanaynaa kkk biyaha burco miyaa adigu waashimaan kathy horta wa tan labaadee yaa kuu baroranya oo kuleh walalow biyaha ha goyn kkkk ilahy amarkiis

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmohuseinahmed2877 kkkkkkkkkk. Haye marwo

  • @abdullahiissack9302
    @abdullahiissack9302 3 ปีที่แล้ว +11

    The entire area should be preserved.

  • @faaraxdheere5848
    @faaraxdheere5848 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, sartaas waa in ladayactiro Axyaa Asyasid Muhammad Cabdalle Xasan

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 3 ปีที่แล้ว +15

    Hereri noolow ilaahay hakula garab galo taariikhda soomaaliya ee aad faafinayso aamiin. Waan sugaayey inaad magaaladaan kudhashey tegeysid. Mahadsanid

  • @asmaismail868
    @asmaismail868 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow Puntland Dhowr, amiin.💖

  • @Qabooje
    @Qabooje 3 ปีที่แล้ว +3

    Adoo Nugaal iyo ku nool beela nabadeed baan maqli jirey bal eeg waraqadihii la qoray 1977 sidoodii ayay wali xafiiska u dhex yaalaan,Inay dhul amaana meeshu tahay ayay muujinaysaa

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +6

    ABDISALAN HERERI SOMALIYEY TAARIIKHDA U DALKA U KU URURIYO MAHAD NAQEEDA YAAN LA I LAAWIN DEE. THANK YOU MR HERERI

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 ปีที่แล้ว +9

    Cabdisalaan hareri wariyaha aan soomaali idilkeed ugu taageero badanahay!!

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 3 ปีที่แล้ว +12

    Ax Ax Ax waan qiiroodaay magaaladii aan ku dhashay Eyl.
    Xajka mooyee waa meesha aduun aan ugu jeclahay Rabi waxaa ka tuugaa in aan nabad ku tago Allaha iga aqbalo ducadaas aamiin.
    Moos sonkorow iyo Bataati macaan.🤞👍🤳❤👏👌

  • @yusu0154
    @yusu0154 3 ปีที่แล้ว +7

    Somali Dispora watching this and cant wait to visit inshaallah

  • @zaytum
    @zaytum 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha. Alah meelihii Somalia ugu caansanaa in aad soo duubtey. Thanks hareri for sharing this video 👍👍👍🌹🌹🌹

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 7 หลายเดือนก่อน +1

    This should be a museum.

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 3 ปีที่แล้ว +7

    Wariye cabdisalan Hareri all ku xafido wariye somaliyeed geesi ah taariikhda ururiya thnk you so much 👍😁

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa muuqaal Taariikh dhaafay kani
    Oo loobaahna in mar hore laduubo lkin waa alle mahadii wariyaha caanka ee cabdisalaan hereri isaguna waa ku mahadsanyahay inta uu ummada soomaaliyeed masuuliyad fuushanayd uuka furtay oo ah in laga diyaariyo barnaamij meelaha taariikhiga.
    Thank you very much

  • @AhmedAhmed-cg1sc
    @AhmedAhmed-cg1sc 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow u naxariiso SaidMCHassan. waxuyire: rerkeyga kama soo rareen ramadidii Eyle......., Waa dhaxalkeeni ee ilaliya.

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 ปีที่แล้ว +4

    El waa magaalo qurux badan oo taariikhi ah oo leh waxyaabo taariikhi ah, waana magaalo dalxiis markii ugu horeysay, si ay ugu raaxeysato dabeecad qurux badan, kaladuwan oo aad u soo jiidasho badan.Dowladu waa inay daryeesho xaafadaheeda oo ah magaalo taariikhi ah oo dalxiis, dadku mas'uuliyad weyn ayaa ka saaran xaafadaha magaalada Ceel oo ah magaalo taariikhi ah oo dalxiis ..

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah sayidka iyo daraawiishba ilaahow u naxariiso dhamaantood

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว +6

    Mr Hereri we waiting for you more videos upload thanks you did good job.

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 ปีที่แล้ว +9

    MashAllah jamhuuriyada Puntland guul iyo barwaaqo

  • @fadumomuse4295
    @fadumomuse4295 3 ปีที่แล้ว +4

    Cbdsl hareeri alle haku barakeeyo.sidawanaagsan aad noo tustay.Ely masha Allah

  • @hanshi2216
    @hanshi2216 3 ปีที่แล้ว +5

    Inshalah walhi wan ka heley Ely waxan balan igu ah inan guri ka gato 🙏🏽🙏🏽🙏🏽hareri

  • @abdallaliban2357
    @abdallaliban2357 10 หลายเดือนก่อน

    Reer Eyl Masha Allah, “niinta badan ka toosiya hadalkiina” sida kale waa Masha Allah. Waa sixitaan ehelno.

    • @WinstonKing
      @WinstonKing 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaa loo joojiyanayaa, soo lahjad goboleed maaha? Magaalo kasta hadalo u gaarabay leedahay wanna in lagu sharfo

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer Eyl guulaysta sidaad taariikhda somaliiyed u xafiden allaah ha idin xafido anigu rer sanaag bari baan ahay oo wariye c/salan hareri inuu soo booqdo qalcadi sqyid muxamed ee magaalada badhan ee durdurka aan go.in ee siyidku yidhi biyo la hubaa waa waa ceelka badhan hhhhh here we go 👍😁 inkasto aanu sayid muxamed islayney iyo suldaan cali shire aakhirki sayid muxamed is dhiib oo la hishii 👍😁

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma shaa Allah

  • @crqindhocasejcm804
    @crqindhocasejcm804 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa mujaahin Daraawiishta

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice program. Xaqiiq Eyl waxay ahaan lahayd magaalo aad u qurux badan oo aad loogu dalxiis tago haddii lagu dadaali lahaa.

  • @nazirmohamed1233
    @nazirmohamed1233 3 ปีที่แล้ว +4

    Sayidka wil uu awow uyahay baan ahay alow ku naxaristo

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen Anagaba

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 ปีที่แล้ว

      @@noahae340 war xishood. La aanti dagmadaas waa la heysan lahaa.

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhdii Daraawiishda Sayid Mohamed cabdille ee Degmada Eyl
    Reer Eyl waxaan kula Talin lahaa in ay
    Museum ka dhigaan oo taariikhda Faca wayn ee Degmada Eyl iyo Halgankii Daraawiishda ilaa liyaan

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 3 ปีที่แล้ว +16

    Eyl nugaal Majeerteenia ❤️

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 3 ปีที่แล้ว +6

      Alsomaliyah ayaa ka horaysa🇸🇴😅

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedcade5195 hhhh taas yaa diidi kara

    • @ibrahimabdirrahman3263
      @ibrahimabdirrahman3263 3 ปีที่แล้ว +1

      Adeer anaa eyl kudhashey waxna kubartey wax MJ layiraahdano ma'rumaysni ee isku xishood qabiil waxba kuuma qabanayee.

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ibrahimabdirrahman3263 adeer Mahadsanid lkn qabiilku ceeb mahan

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 3 ปีที่แล้ว +1

      MJ gaad sheegeeso xiligaas xadaarad maleheen waxaad ka garan ninka dhisay qalcada oo yamaniya ,xiligaad qaaqawadeeden 🤣🤭 bakhtiga xalaal idiin ahaa🙃

  • @awkemohamed5324
    @awkemohamed5324 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah reer Ely waa dad wadaniyiin ah waraaqiii dowladu kushaqeyneysay 1972 baawali yaal

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 3 ปีที่แล้ว +5

    Zayid maxamed alll haw naxariisto

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +7

    bismilahi war odaygii sayidka wada maskax buu ahaa siduu u dhistay difaacyada

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Qalcadahan Waa la dhisan jiray Dadkii hore Ee Ilbaxa ahaa ayaa Ka Talin jiray Hortii Boqor Cismaan Iyo Yuusuf Keenadiid baa Dhistay Qalcado kuwaan oo kale ah.

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshakaal1545 xagee ka dhisanyihiin maxaa loo soo bandhigi waayey haday jiraan

  • @hanshi2216
    @hanshi2216 3 ปีที่แล้ว +9

    Magaldan weexey u bahantahe iney hesho dad dhaxal gal ah o gacmah is hasto ka waram hadi Lo raro casimad Somali ey noqoto fadhiga casimad umad somaliyd

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooooow wa tariikh ma guurta ah

  • @abdimahamed738
    @abdimahamed738 ปีที่แล้ว +1

    WAA MAGAALO DAH WEEN

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 ปีที่แล้ว +4

    MASHALLAH.MASHALLAH.

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa taariikhda Soomaalida. Waaaw

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah waa magalo taariikhi ah

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah waan tegi eyl

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 3 ปีที่แล้ว +3

    maanshaalah taariikh wax ku oola

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 3 ปีที่แล้ว +5

    #EYL #PUNTLAND SALDHIGA TAARIIKHDA DHUL UDUG

  • @fadumomuse4295
    @fadumomuse4295 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Hareeri wariye aan warbixinahisa ka helo siiba markuu dalka kasoo waramayo dalxiisayo Eyl waa meesha aan jeclahay mustaqbal ka inan dago guri bada ku jeeda ka dhisto waa magaalo taarikhiya hadana dalxiiska ku wacan oo khayraat dabiiciya leh. Gobolka nugaal oo dhan waa gobolka suuganta inta badan lagu xuso dooxoyin iyo durduro ilo biyo leh xoola daaqen qurux badan leh

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh eyl magaalo tarikh iyo facweyn leh alle hadhowro m.a 😘❤💯

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa ALLAAH

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 2 ปีที่แล้ว

    Al-imam sayyid Muhammad Abdillah Hassan
    May Allah reward him jannat with rivers flowing underneath.

  • @sagalali8612
    @sagalali8612 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw naxariisto sayid maxamed caqli badnaya

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc insha allah waan u soo socdaa haddii allaha awooda leh yiraahdo

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 3 ปีที่แล้ว +1

    Magaalooyinka nuugaaleed xeebta badd weynta Indiya dhaca, waxaan maqal ahaan bartay 1999kii, maanta ayaa igu horreysa in aan daawado!

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer bari sayid muxamed ma jecla,waa doqonimo inay dayac tiri waayaan.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 ปีที่แล้ว +4

    You have to rebuild so people can visit.

  • @abdullemahad1266
    @abdullemahad1266 3 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaah

  • @cfataaxyuusufbashiir9226
    @cfataaxyuusufbashiir9226 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @eng_muud
    @eng_muud 3 ปีที่แล้ว

    Waa Muhiim Taariikhda In La is Xasuusiyo lana xafido

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +6

    Qalcada Sayidka maxaa loodayac tiriwaayey? Waliba sarta dabaqa ah?

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว

    Thanks hareri

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. 3 ปีที่แล้ว

    Mashable Allah

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 ปีที่แล้ว

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 ปีที่แล้ว +4

    Libaax libaax dhaley Fariid Abdi Salaan Hereri Dhamaan Somali iyo Geyiga Somalidaba nin Wada marey Afsomaligiidu balaaqi ah
    Somalidu Meelo badan mataqaanee Dhulkaa Qadimigaa Faacaweyn
    Red sea and indian ocean) labada Badood ku kulmaan meelaha uugu Qurx iyo historic taarikhda weyn sida Saylac

  • @asmaismail868
    @asmaismail868 3 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💎💎

  • @asmaismail868
    @asmaismail868 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @mohamedabdi4
    @mohamedabdi4 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalida wax weyn Ka qaldan goobahan qadimiga ah wala dayac tiraa lkn mahan in mid cusub lagu badala at all.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhul qurux badan

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah durdurka ha laga faaidaysto soomaaliyeey midooba dalkiina idinku fiilaan meelahaa qadiimiga ah dib u dhisiid ku sameeya oo ha laga furtu xafiisyo xaruumo dalxiis

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 ปีที่แล้ว +2

    waa in dayactir lagu sameeyaa si ay u noqoto meel dalxiisayaalka aduunka usoo aadaan oo lacag badana looga qaato, sidaan haloo dhaamo, dunida kale meelaha taariiqiga ah oo sidaan oo kale waa laga fikiraa waana la dayac tiraa.

  • @waryaamaanta168
    @waryaamaanta168 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto ku dara

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

    Beautiful

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 ปีที่แล้ว

    A/Salaan Hereri Aad beey somalidu u jecelyahay waa Nin Somalinimadu ku weeyntahay

  • @kalilrage8873
    @kalilrage8873 3 ปีที่แล้ว +1

    the Hospital is very clean

  • @aqawle1545
    @aqawle1545 3 ปีที่แล้ว +3

    waa program aad u fiican,laakiin waxan ka yaabay soomaalida taariikhdeeda qof boqol sano ka hor wax kaaga sheegi karaa ma jiro miyaa? magaaladan waxan hubaa inay kun sano ka badan dhisan tahay hadana guddoomiyuhu wax yar oo sayidkii ka hor ah kama sheegi karo.
    allow soomaalida iyo qoraal darro maxaa kala haysa.

    • @hanad5810
      @hanad5810 2 ปีที่แล้ว

      Walaal dadku waa xoolo maxaan sameeynaa

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      Taariikhdi Sayidka xitaa ma hayaan adigana 1000 sand ka hadlaysaa! Magaca Somaliland Sayidkaa caan bixiyay, " Mad Mullah of Somaliland" hadana Somaliland schoolada SNM baa la baraa iyo dagaal sokeeye!

  • @Curub1.
    @Curub1. 3 ปีที่แล้ว +5

    Manta 1k ma helikaraa

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว

    Asc waad mahadsantahin Harare Iyo buntilaadhi godooniyaha gobalka ayl Harari waxaan kacodsanayaa inaad aruuriso tariiqda nolfadlan walaale

  • @am.b5688
    @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax cajiib ah Eyl waxa ugu dheer sartii la dhisay 1900 kii !

  • @amransuper431
    @amransuper431 3 ปีที่แล้ว +2

    Haaye haaye haye kkkkk haqabsi funny ah.

  • @Adamjonaa
    @Adamjonaa ปีที่แล้ว +1

    You need to develop the land the way las Vegas is developed. Las Vegas is a desert town but with knowledge it has become very wealthy city. You should get knowledge and develop Eyl. It has water and farming potential and it has a coast. In a good location.

  • @user-ew5xq4cx8j
    @user-ew5xq4cx8j 3 ปีที่แล้ว

    Waa wadan iska daayacay dadkii ayaan dawlad loo samayn ee ma taariikh horaa laxafidayaa umad iska nool oo aan noshooduba qorshe ku salaysnayn

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 3 ปีที่แล้ว +2

    Herari In Dalmar ah wn kuwataa

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 ปีที่แล้ว

    Maxay u dayac tri wayen waa history it be looked after