Tababarahii caalamiga ahaa ee Jaamac Karaaciin oo geeljire noqday.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 269

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews ปีที่แล้ว +52

    Somalilanders are very talented and skilled people. Keep on the good work brother. Allah ha barakeeyo Jamhuuriyadda barakaysan.

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M ปีที่แล้ว +1

      😎😍

  • @cheyyene
    @cheyyene ปีที่แล้ว +3

    Haberjeclo iyo abtiyaashood Dhulbahante Nimcadaas ayaad heysataan ee dagaalka iska daaya. Caqligu ha shaqeeyo,

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว +47

    Somaliland has always been blessed with national treasures like Jama Karaaciin and Herrari. We’re proud of you guys, keep up the good work, and thank you for a relaxing beautiful video.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +3

      Allhamdulilah for the real landers ❤️🤍💚💚❤️🤍❤️💚

    • @rashidawad5825
      @rashidawad5825 ปีที่แล้ว +1

      waa runtaa markii ay somalia ka goeen waa taas somalia kici wayday

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 ปีที่แล้ว +1

      @@rashidawad5825
      Walaalow aan u duceyno waa umad somaliyeed…iyagana ilaahay ha fahsansiiyo hadii ay somaliland qaran gooniya noqoto waa garab iyaga u maqan

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE ปีที่แล้ว

      Naceybka kala tag barnasmijkan hareri

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว

      ​​​@@rashidawad5825 32 sano ayaad Hargeysa biyo gelin kari weydeen ee maxaad faa'iddeen? Tan kale, koonfur waxay ka degi la'dahay waa maamulkiina halka reer ah.

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 ปีที่แล้ว +18

    Nolol aad u qurux badan iyo cafimad o ku jira jamac karacin masha alah

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว +6

    A salaam Hereri Howl culus buu hayaa 1M halagaarsiiyo mncha Allah Legendry weynaa Jama Aden karaciin buu soo Heley Somlnd jooga (Demage et intrest) Mag dhow weyn ayuu xaq u leeyey waney socotaa Weli. Nin qaaliya haka faaideystaan Dhalinyarada Somlnderku Jamac xaga sport Libaax Deeqsiya.Nin culus Wakaa Qaalin 4jira ku.macsuumey. A salaam Hereri. 2 NIN wllo ah very touched Arinkani siyaabo badan

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. ปีที่แล้ว +14

    60year old and still fit what a legend

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 ปีที่แล้ว +8

    I always love your videos Abdisalam hereri watching from Minnesota USA I’m your biggest fan ❤❤❤

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 ปีที่แล้ว +21

    Good Jama Karacin. Somali famous sports member and Coaching Specialist. Appreciated that he helps support Somali young sports personal. Traditional way of living and animal rearing is also innovative change of living strategy few people can achieve like Jama seems doing successfully.
    I learnt from Somali Proverb that every body returns to his original living. ( Qof walbaa asalkiisuu ku laabtaa). I Believe its productive task especially when administered by educated and Professional manager linking the two professions in the districts and nearby Nomads!!!! Keep up the good Work.
    Thanks Hareri for this research and documentary!!! Well done to both of you!!!

    • @samotalismedia1891
      @samotalismedia1891 ปีที่แล้ว

      asalka odhaahdu waa afcarabi ma aha afsoomali

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani ปีที่แล้ว +1

      ESL English, afsoomaali inaad wax ku qortaa ku dhaanta,waxani English caadi ah mahee, (kaftan)😂

    • @mdmuhammad6206
      @mdmuhammad6206 ปีที่แล้ว +1

      Carabigu sow ma aha kheyru luqa
      Maxaa ka wanaagsan ..waxaan soomaaliya ku arkay buug af soomaali ku qoran balse ku qoran Carabi ahaan sidan oo kale : دلكين وا. دل برواق ان
      DAlkeenna waa dal barwaaqo ah .
      Oo la qoray 1950.
      Sidaasaan ahaan jirnay fartan laatiinka ah waa naloo soo safriyey

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +4

    Jaamacoow bal dunidu hayaabtee qor buug orodyahankii caalamka ee geeljirka noqday asagoo afingriisiya,taariikh Somali ugatag

  • @mustafaawtiriigle6732
    @mustafaawtiriigle6732 ปีที่แล้ว +8

    Yaa Salaam,yaa hereri no1 wariye caalami ah,waad ku istarayxaysaa barnaamijyadiis,su'aalihiisa,hordhaca,sawirada,iwm.
    Lkn cabdisalaamoow barnaamijkan inaad ku furtay ahayd ,muusigii(geelaa markuu dararan yahay laba nin duugtaayeey ,laba nin duugtaa)

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel ปีที่แล้ว +8

    Manshallah nolaash aadbaan ujecelahay inkoosto aan geel garaneyniin hadana hargeysa dabadeedan soodagi soona anigu Tanzania baan saas ookale kunoolaa lo iyo adhila lagu dhan jirey iyo beero absisalaan tanzania tak Arusha iyo agagaarkeeda duriyada baa kudhahan beeralay iyo xooladhaqto kuqha reer magaal iyo reer miyi ookale

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha ปีที่แล้ว +12

    You can see him in google on this name!
    Jama Mohamed Aden (born August 28, 1962) is a Somali former middle-distance runner and coach who ran for Fairleigh Dickinson University as well as representing Somalia throughout the 1980s. He would go on to pursue a career in coaching world-class middle-distance athletes. He is the older brother of former competitive runner Ibrahim Mohamed Aden.
    Jama Aden
    Personal information
    Nationality
    Somali, British
    Born
    August 28, 1962 (age 60)
    Aynaba, Somaliland

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 ปีที่แล้ว +7

    Cabdisalanow misiga nashiido noogu badal khayr ALLE ha ku siiyo

  • @mdmuhammad6206
    @mdmuhammad6206 ปีที่แล้ว +2

    Kaadi gel nijaas ma aha ee daawo inay tahay nabigaa baray SCW..
    WAA DAAWO LA HUBO OO DAD BADAN AY KU CAAFIMAADEEN

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 ปีที่แล้ว +8

    Mashallaah gobolkii sool qaybina waa collaad qaybina waa taa barwaaqda nabadeey nalkaa daaran

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Tababare khibrad leh ruug cadaa waa waayo arag indheer garad ah alle ha xafidee.

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +3

    Caynabo home sweat waa meesha ku dhashay insha allh mustqablkana yadaan u laabanaya abdisaln wuu mahadsan hadu caynabo ilaa America isku maray

  • @hoyookhadra9443
    @hoyookhadra9443 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH nolasha aan aad u jecelay waa miyiga anigu miyi kuma dhaln manan aqon lkn anoo in badan wadanka ka maqna hadana geel Iyo Adhi ayan dhaqday MASHA ALLAH

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir ปีที่แล้ว +8

    allaah hakuu barakeeyo cimriga adeer jaamac, noloshu waa wada caqabad lkn iimaanka iyo qiyamkaagaad kagagudubtay caqabadahaa

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 ปีที่แล้ว +6

    Awrkaa laguu qalayo ayaaba cajiib ahe balsoo duub isna Gobanimo❤

  • @mubarigabdirahmangulled6590
    @mubarigabdirahmangulled6590 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah cabdisalan hereri shaqo aad u muhiimsan buu qabtey.
    Barakallah.
    Taariikh mahadho ah ayaad reebtay adeer, ku soco oo barnaamijyada nooso badi.

  • @dhagaafe
    @dhagaafe ปีที่แล้ว +6

    Tusaalah nool waa abdisalan hareeri❤❤❤❤❤ 30:13 30:14
    Dhalinta maanta waxan leyahay noqda abdi salan okale

  • @saeedshirefarah697
    @saeedshirefarah697 ปีที่แล้ว +9

    EEBBOO Geela badani oo noo barakee - Aamiin

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 ปีที่แล้ว +3

    iigu soo duceeya in aan noloshaa quxuxdabadan aan galo oo tan qurbaha kaga raysto. hadii alle igu simo

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 ปีที่แล้ว +2

    Qaranimada caadi maahan. Barigaan Qaranka ahayn buu nin walba ku leeyahay wax caadi maahayn lakin, iminka oo nin walba tuuladiisi ku leebtay oo calan reer hebel la qaatay waa zero.
    Reer kaada meelna kuma gaarsiin karo si walbo aad u dadaashid wali waxaad u baahantahay dawladnimo.

  • @ismalurebulshaawiyoutubechanel
    @ismalurebulshaawiyoutubechanel ปีที่แล้ว +2

    Soomaalidan Ingiriisiga Comment ga ku qortaa maxay tahay? Dad ingiriisk ah miyaa meesha jooga mise Soomaalida ayaa Afkoodii sidan uga arradday?! Afna Af kama fadli badna ee yeynaan ilbaxnimada khalad laga fahmin,

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH. Jamac Karacin. ALLAH HAU barakeeyo hantidiisa E ALLAH hau xafido

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 ปีที่แล้ว +1

    Maxay caynabi saamayn igu leedahay beerkeygi baa ku aasan ale janada ha geeye hadeera familjl keygi ba degan badhkood oo hooyadaydi labaad indhahygi oo hooyaday kayar ❤xafadayadi geedlki ka dambeeye biyu fadhiisan jireen

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +3

    Laba ruug cadaa ayaa is heley Lama huraan waa cawska jilaal. Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo❤

  • @habaysanemedia4101
    @habaysanemedia4101 ปีที่แล้ว +6

    ❤jecliya sportiga iyo geela labadaba

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan hotelkisa 2017 ban bilaash ku sexdy isha caynaba so jamac karacin wa xarif hore gulaysta 🙌

  • @daawade2386
    @daawade2386 ปีที่แล้ว +2

    Weriye sare Abdisaln Barmamijyadu waa kuwo fiican lkn nooga Parts sida part1,2,3 waanku dhex dawakhne malin maraykan malin hawd miyi

  • @rashidguled
    @rashidguled ปีที่แล้ว +3

    Waa barnaamij qiimo badan. Waad mahadsan tahay A. Salaan Hereri, iyo xidigeenii Jaamac Karaciin

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 ปีที่แล้ว +3

    Jamac geel jire iyo Cabdi haa haa ciyaal kii hore oo is helay aad baan idiin salamaya ❤❤❤

  • @MrAliyassin
    @MrAliyassin ปีที่แล้ว +6

    He is also singer I remember him singing in west London

  • @hasanabdisalamibrahim8354
    @hasanabdisalamibrahim8354 ปีที่แล้ว +3

    Abdidalaam Hereri,
    Mahadsanid si wayn ayaan kuula soconaa barnaamijyadaada xiisaha leh

  • @guleit89
    @guleit89 ปีที่แล้ว +3

    Hareri sxb diet aya ubahantahy😊

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah abdisalaan waad na waaashay marna usa marna afrika kkkkkkkkk😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +5

    Sport waa caafimaad

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah cabdisalaan hareri hore u soco keep going brother

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 ปีที่แล้ว +6

    Maa Shaa Allaah

  • @somaliafro399
    @somaliafro399 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah the best youtuber Abdisalaan Hereri

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 ปีที่แล้ว +3

    HHH CAYNABO WAA CAARO DHUL ILAQUURULUGUD WAXBA HAA IGA SHEEGINA AANIGO IIDORA BAA LEH

  • @baaruudbrdbaaruudbrd7573
    @baaruudbrdbaaruudbrd7573 ปีที่แล้ว +2

    Geela dhadig oo la dabro dhaqankkeenu ma ogola hal dhadig oo xiran waa dhaqan bi is waa in neefku xor noqdaa

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 ปีที่แล้ว

      sababta loo dabray muuqalka ayay ku jirtaa ee dhagaysa shalay ayaa geelan borama laga keenay ayu yidhi markaa way baxsanayaan intey la qabsanayaan waa la dabraa ayuu yidhi

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว +13

    I love to see our beloved traditional way of live that's brilliant thing

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 ปีที่แล้ว +4

    illaahy ban ugu mahadiyaa iga dhigy rer Somaliland 🥰🥰

  • @mohamedlagad
    @mohamedlagad ปีที่แล้ว +2

    27 daqiiqo kaga bogo barisamaadkii Somalia siday u ekayd muqaalka kowad ee Chanel ka

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah jaamac karaciin illahay ha kuu barakeeyo insha allah ❤❤❤

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac Karaaciin waa Nin dadka Aad u Caawiya oon Somalida kala Qaad qaadin

  • @NasirAli-lm2fc
    @NasirAli-lm2fc ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah what a legend mr jama

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 ปีที่แล้ว +1

    Aaad ban u xasuustaa foorida geela marka LA caraaabinaaayo codka macaan 2000 2002 2003

  • @abdikadirabdullahi811
    @abdikadirabdullahi811 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah wa nolool aad uwanaagsan wa hadii dhanka cibaadadu sifiican ku daraan.

  • @abdikadirrashed1848
    @abdikadirrashed1848 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waa geel qurux badan

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 ปีที่แล้ว +1

    ninka geeljira wa nin dacada ilahay cibado suban iyo risiq wasaca hasiyo..o u geel uleyahay ku egto

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +2

    ❤MANSHALLAH waa raag mudaan in lagu deeydo❤MANSHALLAH mahadsanid big bro hareri❤

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere ปีที่แล้ว +1

    Mashallah somalia need more like Djama but no more Alshabaab

  • @bootanmedia6360
    @bootanmedia6360 ปีที่แล้ว +1

    “Ninka raga ahi waa kan markuu kore deegaan kiisii inta uu ku noqda guri ka dhista” Nelson Mandela

  • @Mass998
    @Mass998 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac Karaaciin waxaa ka maqan Heestii Geela lagu caraabin jiray.... Loolz

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +3

    Jaamac karaaciin
    Shaqo wacan iyo barwaaqo ayaan kuu rajaynayaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +2

    Dhalinyarada reer Somaliand haday helaan gacan qabad orodo khatara ayaa ka soo bixi lahaa

  • @Hawd74.
    @Hawd74. ปีที่แล้ว +2

    Manshala tababare dalka wuu kuu baahnaa

  • @Entire-World
    @Entire-World ปีที่แล้ว +6

    Abdi Salaan Heriri has changed the Media platform to a different level (Out of the Box)!!
    Introducing the Somali Legends to the public increased the knowledge and awareness of our Somalian history.

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 ปีที่แล้ว +2

    waad la soo raagtay barnaamijka cabdisalaanow
    ugu dambayn waad soo daysay

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 ปีที่แล้ว +2

    Mansh mansh Abdisalaan haraari manta waxaad keentey Jaamac karaaciin oradyahankii canka ahaa guul iyo gobanimo…

  • @AlibabaBadrilefa2000
    @AlibabaBadrilefa2000 ปีที่แล้ว +1

    Hereri waa geesi wallahi adoo yar buu oday kaa dhigaya

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaa rag culus jaamac iyo abdisalaan hereri

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c ปีที่แล้ว +1

    Heesaha geela waxaa ka mid ah.
    Waatan cabataye ,cabdi yare iyo camay ugu yeedh.kaaga naga fulay foori gabaniyo faataxaan faray

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah
    ❤❤❤❤❤

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Jaamac Maxamud Aden(Karaaciin).

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah
    Alxamdulillahi rabbil Caalamiin.

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +4

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله اللهم بارك

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    WLH QOFKAAN O KALE AYAA COACH LAGA DHIGTAA WA QABIIR MEEL WALBA ADUUNKA KASO MARAY SOMALI QABIIL HEERKEY KA GAARTAY WAKAASA GABAR BUURAN O WELIGEED ORDIN SHARAFTEENINA MEESHAAS KU LUNTAY WLH

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 ปีที่แล้ว +4

    Maash allaah tabarkallaah

  • @Cawedyare
    @Cawedyare ปีที่แล้ว +2

    Barnaamin cajiib ah weyaan, Mahadsanaid abdisalan iyo Tababare jaamac karaacin.

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 ปีที่แล้ว +2

    Ninka yaqaan waa u dhinta ayu yidhi ninma geel jiraha ah xaqiiq weeye

  • @IbrahimIbrahim-oy7ce
    @IbrahimIbrahim-oy7ce หลายเดือนก่อน

    This program was filmed a very beautiful scene in somalia.

  • @mubaaraksaney3642
    @mubaaraksaney3642 ปีที่แล้ว +2

    MshAllaahu Tacaalaa.
    باك الله فيك.

  • @AbdirahmanPro
    @AbdirahmanPro ปีที่แล้ว +2

    Mansh allh Herari iyo Jaamac ♥️

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 หลายเดือนก่อน

    Gaaljecel kornayl noqday geeljirbaa u dambaysa

  • @ahmedSaid-tf6kp
    @ahmedSaid-tf6kp ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aragtidiisa Somali oo dhan way ku faraxsan tahay soomalidii xalaasha aheed dad baakanool ku dayssho mudan viva

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 ปีที่แล้ว +1

    😢wiilka geekay racaay . Dhaqaaliye

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi salaw ceelkii caynabo so arag wa program faaido leh dadka

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain ปีที่แล้ว +3

    ااااح يا زمن اجمل ايام شعب صومال

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac weli waa fit wana faaidada sports gu leeyahay waqtiga dhalin yarnimada

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 👏👏👏👏👏👏

  • @Hanish139
    @Hanish139 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah❤❤

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah Somali legend.

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah Coach Jama

  • @ahmedabdi4396
    @ahmedabdi4396 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @dhalinyaroofficial
    @dhalinyaroofficial ปีที่แล้ว +4

    Jaamac karacin is the best 💯

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +1

    Waar dadkaasi markaliya
    Kumay Xasuusan
    Alla xumaa .

  • @RashidRashid-wy2pn
    @RashidRashid-wy2pn ปีที่แล้ว +1

    agah waxaan maqli jiray waa geel iidoor hahhaha yaab

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว +4

    MASHA.ALLAAH BARAKLLAAH

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 ปีที่แล้ว

    Madaw gaagiyo madawga haween waa ku meel gaadh.
    Madaw gaygiyo madawga cirkuna waa ma guuraan.

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah