Hereri & Puntland - Bosaaso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 416

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 ปีที่แล้ว +75

    Reer burco salaam sare wan joogi jiray bisaaso dad gob ah ayaa kunool

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 3 ปีที่แล้ว +82

    Love bosaso❤️from muqdisho 🇸🇴👏👏👏

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +3

      We Love Caasimada 🇸🇴🇸🇱

    • @nazmohammed5271
      @nazmohammed5271 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedshakaal1545 Yes wax Garad. Jira ❤️

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nazmohammed5271 🇸🇴❤

    • @ahmedhs6633
      @ahmedhs6633 2 ปีที่แล้ว

      LOVE MUQDISHO 🏡from BARI🛳

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 3 ปีที่แล้ว +41

    Maansha Allah bosaso waa magalooyinka aan ugu jecelahay waxan ku Noolaa puntland sadex sano runtii waa magaalo gobeed wax dhibaato ah kumaan arag ... Noolada walalahay From Hargeisa

    • @cabdiwaliasad5183
      @cabdiwaliasad5183 3 ปีที่แล้ว +4

      Abti Ethiopian iyo tanzanian iyo Yemeniyin ba si gobanimo ah ugu nool adiga oo reer hargaysa ah wxay noqonysa inad ku dhalatay camal...

    • @abdullahiabdirisak7476
      @abdullahiabdirisak7476 2 ปีที่แล้ว

      masha allaah

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +77

    Puntland aloow dhowar wale majeerteen waa fariido ilhayow idin daa ani reer Somaliland ah oo reer Burco I love puntland 💋

    • @richman9183
      @richman9183 3 ปีที่แล้ว +13

      Ano majeerteena Kula Hadlaya bayo magalda bosaso umada somaliyed Oo dhan ba kunol deegan ahaana waala wada daganyahy harti oo dhan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 3 ปีที่แล้ว

      Mhdsnd sxb daris wcn

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 3 ปีที่แล้ว +7

      Ragsad Richbad***** @
      Anigo nin harti ah ( reer Buuhoodle ) laftayda waxaan leeyahay Ilaahay ha barakeeyo reer Burco.

    • @kla3781
      @kla3781 3 ปีที่แล้ว

      majerteen bosaasso shaqo kuma lahan hadlkagaaga ka fiidhso

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 3 ปีที่แล้ว +7

      @@kla3781 siilkaga maleh marka dhiloy kalay guska idhuuq ila qiyamaha dabada kawasaya guul mj super power

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 3 ปีที่แล้ว +76

    Hambalyo reer bosaso from somaliland

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 3 ปีที่แล้ว +17

    Reer baydhabo ahay waxaan sixor u gashaqaysanaa boosaso

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +1

      Boowe reer baydhabo mataan ciideed mana yaqaanaan mana la baxaan magacu waa magac harti ee beenta nagadaa

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 ปีที่แล้ว +65

    Masha Allah aad baanu ugu faraxsanahay wixi ukordha walaalalahayo reer puntland hadaanu nahay shacbka Somaliland

    • @jabaneofficial6132
      @jabaneofficial6132 3 ปีที่แล้ว +7

      Mahadsandi wllo allah ha idin barakeyo jamhuuriyada barakaysan somaliland
      Run ahaanto puntland iyo somaliland waa dad wllo ah deris ah wax walbaa ka dhexeeyaan
      Siyaasiyiin baa isku dirta inta badan lkn shacabku isma diiidana

    • @ahmedhussein5145
      @ahmedhussein5145 3 ปีที่แล้ว

      Somalilandtu xagay haysatay

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @t6f
    @t6f 3 ปีที่แล้ว +19

    Love Bosasso from Jigjiga and USA

  • @ahmedhussein5145
    @ahmedhussein5145 3 ปีที่แล้ว +14

    Runtii boosaso waxay dhaaftay magaalooyinki ka waynaa sida Burco iyo Kismaayo guul boosaaso from hargeysa

    • @hassanmohamed2890
      @hassanmohamed2890 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb halkaa inaga sax benderqaasim bosaso iyo burco kee weyn ama la hor dagay iisku facba mahan

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 3 ปีที่แล้ว +17

    We love boosaaso from Hargeisa

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +59

    Maayarka Boosaaso waa nin reer magaal ah oo deggan. masha allah.

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 3 ปีที่แล้ว +12

    Waxaan ku dashay bosaso 21 sano ki noola hada waxaan jooga sweden 3 bilood bosaso uurkayga waligeed ka go'i mayso waa magaalo aadamaha nooc walba ay yihiin u diyaarsan in ay marti geliso qabiil iyo qurun lagama yaqaan sportska aad looga jecelyahay somali oo dhan ku nooshahay✅

  • @abdullahiabdukadir2042
    @abdullahiabdukadir2042 3 ปีที่แล้ว +27

    Maayir dhalinyaro ah aqoon yahan ah ayee bosaso nasiib uyeelatay waan jecleen inaan helno maayir kaan oo kale hadaan nahnay reer muqdisha

    • @murshidadam4495
      @murshidadam4495 3 ปีที่แล้ว

      ninlaan maha hada mayor\

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +1

      Thaabit ayaa ugu dhowaa Iyo yariisow Alla ha Daayee xukunka sare ayaa Farqiga Sameeya LKN

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 3 ปีที่แล้ว +17

    Bosasa Deeqa hooyadii dhul udug 🇸🇱💯❤️✔️

  • @soobax7544
    @soobax7544 3 ปีที่แล้ว +13

    mashalah. amniga eey haysato puntaland iyo bosaasaba waxaad ka garan maayarkii dhanaa oo iska raacayo gaariga dadwaynaha, cabsi la aan. aduunka kali xita isku halayntaas lagama helo. reeer puntland Ilaah ha idin barakeeyo nabad galyada. waan idinku faanaya walaahi, reer puntland ma ahi dagaan ahaan. Jira oo jooga!! Hadaan somaaliya kulaabto, meel aan puntaland ahayn dagi mahayo, inshaalah

  • @yusufgarad3379
    @yusufgarad3379 3 ปีที่แล้ว +32

    Mazha allh bosaso wa maglda 3aad ee ugu weyn uguna dadka badan somalia
    Wana magalada ay uzo qaxeen somalida oo dhan wana zlaamya duqa iyo hareri

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +24

    I love bossaso deeqo iyo xaafadi laanta hawada 👍❤️👏

  • @mohameddeeq4482
    @mohameddeeq4482 3 ปีที่แล้ว +55

    masha allah reer bosaso wa idin salaamaya horumar wacan ayaan idiin rajaynayaa from boorame

    • @safiamohamett7753
      @safiamohamett7753 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wll qali🥰🙏

    • @jabaneofficial6132
      @jabaneofficial6132 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wllo qali reeer boorama aaad ban idiin jecelnahy hadi aanu nahay reeer puntland

    • @maryanzaiid969
      @maryanzaiid969 3 ปีที่แล้ว

      Walagaqaday from bosaso

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 ปีที่แล้ว +21

    Somalia 🇸🇴 waa wadan barwaaqo ah allaaha nabad siiyo

  • @abdiazizfaarah6670
    @abdiazizfaarah6670 3 ปีที่แล้ว +7

    Wale maayirkii mayirada
    Bosaasa haysata
    From hargeisa

  • @ahmedfarrah8769
    @ahmedfarrah8769 3 ปีที่แล้ว +18

    shaki miya kaga jira in hareri yahay wariaha ugu wngsn somalida like hareri fans

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 3 ปีที่แล้ว +6

    luubaanta Yurub la geeyo waa taas boosaaso taal lkn waxaa nasiib dato ah lacakaha Somalia looga qaado luubaanta waa mid aad u hooseesa qiimo ahaan halka yurub kaniisadaha ay ku iibsadaan malaayiin doolar iyakoo ka iibsanaya dalaaliin carab ah oo Somalia lacak jaban ugasoo qaatay waxaan ku tali lahaa in toos loola shaqeesto kastamarka yurub ee aan carab loo marin
    Suuqa ugu weyn ee lubaanta waa kaniisada katooliga italia iyo dhamaan kaniisadaha Yurub Danbi mahan in gaalo lala ganacsado lkn waxaa qasaaro ah in xoolahaaga aad suuq u weyso

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Imaaraadka Ayaa gata oo Dubai geesta oo uga faaideesta Dadka soo gurta oo aad u tabar yar 2000 dollar Sanadkii way ka Helaan kana badan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +4

    Walee reerkani waxba May bililiqaysan cajiib dhismayaashii hore oo dhan wey haystaan guri 1950 ladhisay ayaa xafiis u ah

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi ปีที่แล้ว +1

      Allah Beerka. Baayo Reerku Waa Doowladd Oo Qalbigeey Kadharganyihiin.

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 3 ปีที่แล้ว +17

    Qaad oo kaluun lagu bedesho waa ayaandarro, waa caafimaad oo sun la siistay. Qaadka halaga joojiyo dadka.

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Economically waa sax iyadaa roon

    • @boono2912
      @boono2912 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaashka ayaa ka xumaa. Laakiin in qaadka gebigiisaba la joojo weeye. Waa kula qabaa

    • @Amzizzy
      @Amzizzy 7 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedshakaal1545Economically qad see bu uu ronyahay? Kalunka khudar ama wax qimenaya ba lagu badasha oo qaad ahayn. Qadka dadka cunaya hormar bu ka joojina, dhib badan baa la socda. Waxaasna ma aha economically arigtada dheer , wayo productivity bu hos marinayaa, opportunity costka wa high

    • @Amzizzy
      @Amzizzy 7 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedshakaal1545 Economically qad see bu uu ronyahay? Kalunka khudar ama wax qimenaya ba lagu badasha oo qaad ahayn. Qadka dadka cunaya hormar bu ka joojina, dhib badan baa la socda. Waxaasna ma aha economically arigtada dheer, wayo productivity bu hos marinayaa, opportunity costka wa high.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ปีที่แล้ว +5

    Iabo shey ayaa ila fiicnaan lahayd in ay sameeyaan maamulalaayaasha magaalada iyo xukuumadda Puntland, maadaama waxdhoofinta faa'iido badan u leedahay dalka, yacni, waxay soo gelin karta lacagta adag ( doollar)ka, sida darteed 1) waxaa ila habboon in aanan la isticmaalin habka waxisdhaafsiga qadiimka ah ee " barter", caleenta geedka qaadka lagu beddelanayo kallunka 2) in la sameeyo warshado yaryar oo hagaajo, farsameeya . qascadeeya helibka xoolaha iyo kalluunka iyo dagallada beeraha : miraha iyo khudaarta oo uu ku jiro fooxa ( for both domestic and foreign consumption). 1977kii, waxaan mar magaalada Moosko, Ruushka ku dhexcuney helib kalluun oo laga soo dabey Xeebta Soomaaliyeed lixdameeyadii. Yacni, waxaa gobolka iyo magaaladaba laga sameyn kara waxaa afka qalaad lagu yiraahdo (" economic scale) oo loo gudbi karo heerka ama stageka horumarka ee " take off"

  • @mohamedaatif1532
    @mohamedaatif1532 3 ปีที่แล้ว +9

    Bosaaso Deeqa Caasimada labaad ee puntland Allah ha BARAKEEYO waa magaalo jawi degan

  • @alixujaale9704
    @alixujaale9704 3 ปีที่แล้ว +7

    Bosaso dadkedu wlhi waa ilbax somali ileen qaad deen meeso daqligi laka qaadi jiray dalka dibhadaa uku celiseen masha Allah

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +5

    Boosaso deeqa puntland hooyadeed alaw balo kadhawr runtii bosaaso qiyastayda dadka kunool 2milion kamayara

  • @zaytum
    @zaytum 3 ปีที่แล้ว +10

    Bosaso deeqa Nice city and I love it💓💓👍 waa magaalo sii koreysa Malin walbo maalintaka danbeyneysaa

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 ปีที่แล้ว +15

    Bosaaso puntland biger than hargaysa
    Mashalaah guul puntland somaliya
    Tarafiga Somalia oo dhan malaha
    Waa caasimada 2aad ee somaliya
    Waayo SOMALI oo dhan baa basaso jooga mesha gobalada somaliyed
    Gobalada qaar lagu cusuriyo
    Shacabka puntland qurbajoogta
    Somaliya kuwa yiraahda jamuriyad baanahay waxaa kawayn puntland
    Mashalaah mashalaah xuduuda ingiriska dhigay. Waxaa kawayn TARIKADA SOMALI waayo qaabka wax loo gumaystay wuxuu ahaa in shacabka darood lakala qaybiyo ingiriska xeerarkisii wuu latagay SOMALI wa isku mid.

    • @mohamedcawaale8832
      @mohamedcawaale8832 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhh

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 ปีที่แล้ว

      take a chill pill, off course puntland is bigger than hargeisa. but compare boossaaso to hargeisai it is like comparing hargeisa to London. waa maxay qabaailka iyo waxan aad tiranaysaa? cid is haysata lagama hadlayn ee koboca magaalada ayaa laga hadlayaa sxb biyo qaboow cab oo is deji dhibi ma jirto ee adigu ha abuurin.

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh maxa tidhi hargeisa ayey ka.weyntahay xafad.hargeisa ku tala aya ka.weyn waxan

  • @warsamehaji2346
    @warsamehaji2346 3 ปีที่แล้ว +12

    Waxan la yaabey diyarada Ethiopia qaad ayey keenta kulaha kaluuna wa loogu badalaa badalkii lacag cash ah ay qadanlahayeen daroogo aya loo keena protein midka igu fcn aya looga badashaa subxanallah

    • @sharmakeali1132
      @sharmakeali1132 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaal waa sax aragtidaadu laakiin waxa ay dhaantaa kaashkii layna ka qaadi jirey

    • @mohamedcarab8903
      @mohamedcarab8903 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa Fikrad saxiix ah Hard cash kii ayay qaadi lahayd awalba Kol hadaan la Joojinayn saan ayaa la Qaatay Economically. I am a Bosasan Economist studying in Sudan

    • @Amzizzy
      @Amzizzy 7 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedshakaal1545 walalkiis guul aa kugu rijeenaya wax barashadada. Lakin ogow economically waxaan ma roona. Wax ka akhriso xagaa cafimaadka oo helth ekonomcis ah. Wax mel ku gar lakiin arigtada dheer waa wax socity jabiya iyo dadka un productive ka dhiga iilen ciyalkii oo beri wadanka wax u taray baa uryaan nogonaya. Xaga maskaxdana wu dhaqra marka waxaan faido o economically ladaho mahan. Arigtada gaban lee un faido mariyanta. Cost benefit analyska wuxu sheegayo wa: high cost iyo low benefit.

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 3 ปีที่แล้ว +9

    Kow kow kow Manshaallah Boosaaso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @falischika6221
    @falischika6221 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa khalad in kaluun lagu badalo qaad! Ethiopia waxaa fiican inay coffee/khahwa iyo geedaha kale noo keento! Qaad wax faaido ah matarayo Somalida!

  • @naxariis
    @naxariis 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa magaalo balaaratay waligey maba arag maxjar intaa la'eg ..

  • @qurbetube
    @qurbetube 3 ปีที่แล้ว +5

    ma caqlibaa in kaluunka qaad laynooga bedesho soomali caqligeedu kaa kaas

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 ปีที่แล้ว +4

    Puntland waa dhul barwaaqo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +4

    Amaanka bosaaso waxaad ku ogaan kartaa inuu aad uficanyahy maayarka oo dhikilo saaran

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +29

    I love Boosaaso. I'm currently in The US

    • @jaamaccaliiidaan4912
      @jaamaccaliiidaan4912 3 ปีที่แล้ว +4

      Thanks

    • @IbrahimMohamed-ss7df
      @IbrahimMohamed-ss7df 3 ปีที่แล้ว +2

      Are u from bosaaso

    • @jaamaccaliiidaan4912
      @jaamaccaliiidaan4912 3 ปีที่แล้ว +2

      Soo dhawaw quran adigoo guriga joogo ama gobtada shaqo

    • @Guled3
      @Guled3 3 ปีที่แล้ว

      I love the US. Iam currently in Bosaso. Ha Ha Ha

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Guled3 2016 baan mar soo booqday Boosaaso. Wallaahi I like that city more than any other Somali place. I was not born in it but I've a great attachment with it.

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว +8

    Fooxa iyo beyada waxan garan anagoo meelaha lagu haadiyo mamooyinka ku dhahna eedo xabad isii calashado 2010

  • @samiiraali7987
    @samiiraali7987 3 ปีที่แล้ว +7

    maasha Allah boosaaso meeshan ku dhashay weeye waan u xiisay

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 3 ปีที่แล้ว +10

    MAASHA,ALAAH ALOOW DHOWR WAA MAGAALO XILIYADII UGU HOREEYAY BURBURKA WAA MAGAALO LOO BAXSADAY HUBAASHI ANIGA XUSUUS GAAR AH IGULEH

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +2

      Horayna magaalo somaliyeed bay u ahayd Hadana way tahay you are always welcome Wllkay Bosaso Kali Taliskii baa la haray balse Hada Waa Magaalo weyn.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 ปีที่แล้ว +5

    Ileen waa dad waligood reer magaal ahaa waligoo horay usocda

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 3 ปีที่แล้ว +12

    Runtii waa waraysi iyo muuqaal aad iyo aad Qiimo u leh dhulkii uduga masha Allah aqoon korarsi ayaa kaga faaiday boosaaso iyo dadkeedaba Mar waa inoo soo booqdo anigoo muwaadin somali ah insha Allah

    • @mubaralwacays5350
      @mubaralwacays5350 3 ปีที่แล้ว +1

      kusoo dhowow waa magaalo kamid ah magaaloyinkaga ee soomaliyeed

    • @dahirimages7514
      @dahirimages7514 3 ปีที่แล้ว

      Soo dhawoow wlle markad diyaar tahay, dhulka Puntland oo dhan ayaa sidaas ah. Cid ku qalanaysa majidho waa gurigaagi mar hadaad muwaadin Somali ah tahay💯 💙

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah Tabaarka Allah. Allaha guuleeyo Puntiland iyo Somalia oo dhan.

  • @zhulthanabdifitax2612
    @zhulthanabdifitax2612 3 ปีที่แล้ว +8

    Hareri kuso dhawow Mel LGA Jecel yahy Bosasa deqa

    • @taleex-show6456
      @taleex-show6456 3 ปีที่แล้ว

      Masha.allah zxp bosaso miyad jgtaa

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa magaalo cajiib ah runti, mana fileeyn in Bosaaso magaalo sida u weeyn oo u xadaariya eey tahay. Guuleeysta ayaan idin leeyahay. Laakin kaftan yar hadaan ku daro mayor ku wuxu yiri barakacayaasha ugu badan waxeey nooga yimaadeen gobolada dhexe 😃 toloow ma nugu camiranaya, weligeey ma maqal ree gobolada dhexe barakacayaale ahe ?

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa run gobolada dhexe dadki ka yimi waxaa loo bixiyey nuur maxamuud.busnessyada ugu badan ayay leeyihiin hada waxay guursadeen reer puntland, waxay Noqdeen.puntlandiiz

  • @shuceybadam
    @shuceybadam 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta reer Bosaso ah gaar ahaan xafada agga golis like tu waa dhankiina.

    • @qadroqaali9626
      @qadroqaali9626 3 ปีที่แล้ว

      Maxa udhihi weysey agaa biyo kulule🤣

    • @jarik1178
      @jarik1178 3 ปีที่แล้ว

      Waliba xafada bushqodax na raaci capitano 😁✌

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh From Al aqsa

  • @cabdimacalin2661
    @cabdimacalin2661 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi muqdisho mhn muqdisho nin masuul ah gaari dadweyne ma raacayo markiiba kawaanka ayaa la saarayaa

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +1

      Alx Nabada Aan haysano Alla Ha siiyo caasimada

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 ปีที่แล้ว +19

    M.a my home town Bosaso wan u xisay 🇸🇱♥️🇸🇴✊

  • @farxadmuhiima1583
    @farxadmuhiima1583 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah bosaso deqa&c/salam bashiir nin culus🇸🇱❤

  • @ram6296
    @ram6296 3 ปีที่แล้ว +5

    Bossaso Deeqa Alle ha barakeeyo oo ha inoo xifdiyo. Dhabtii waa magaalo aad qiima badan , maato koris ah, dadkuna u simanyahay.

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 ปีที่แล้ว +7

    Aad ayaa uga xumahay xaqiiqdiii in ethiopia 🇪🇹 naga qaadato kaluunka ama malaygeyniii ayada oo nagu badalaneyso khat ama jaadka I'm sorry

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +2

      Qaadka awalba lacag ayaa laga bixinaayey. Haddana sidi oo kalee bilaash lagumasiin. Hadeey bosaaso lahadho lacagtii oo baddalkeedi kalluun loo weeydaariyo waa one good step! Hadaad leedahay ma caleyn bay ku badalayaan malayga waa macquul. Jaadku laftiirskiisu waa howl badanyayah laanteedna iskaba daa

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 3 ปีที่แล้ว +1

      @@XalaalSomalis
      Maskaxdaa fadhida waa reer koonfur dee

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Economically waa Sax Waayo awalba Hard cash ayay qaadan jireen kol hadaan la joojinayn Inay Barter Trade Noqoto ayaa noo wanaagsan. Greetings from a Bosasan Economist studying in sudan

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 3 ปีที่แล้ว +5

    Bosasod forever ✌️✌️✌️✌️🤗🤗🤗💖💖💖

  • @haldoor820
    @haldoor820 3 ปีที่แล้ว +4

    Boosaaso waa magoolo qadiimi ah rer bosaaso waan idin jecelnahay hadii aanu nahay rer kismaayo iyo shacabka somaaliyeed dhamaantood

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 ปีที่แล้ว +10

    Berberana 4kun ayaa u hoyata halka Boosaaso ay ka degenyihiin 1million wax ku dhaw.Salaan Sare from Burco

    • @amiinali2228
      @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว +1

      si fiicanbaad uxafiday casharkii muraad hhhhhhhh

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahey dadkan waa reer magaal bosaaso caqli bey ku shaqeyeen Somali oo dhan hadaad isugu yeertan magalaadan waxey noqoon ta guur horimarasan why dadka kala duwaan

  • @samiirosiman6763
    @samiirosiman6763 3 ปีที่แล้ว +6

    Boosaaso cadey waligay kama maarmo intaan noolahay

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 ปีที่แล้ว +9

    Bosaso Magalo QIIMO leh Masha Allah

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 3 ปีที่แล้ว +5

    bosaaso dhowr milyun ba jooga maba yaqaan kani

    • @hafzaelmi1990
      @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad walal somali oo dhan qiyaas khaldan balagu shegaa

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +1

      1.5 million oo soomaali oo dhan ah.

  • @abdulkadirnor245
    @abdulkadirnor245 3 ปีที่แล้ว +3

    Horumar badan ayuu ka hadlayaa maayarku lkn wadada aad ku socotaana waa raf waadinkaa lulanayaa hareri tirada gaadiidkaa faraha bdn lacagta laga aruuriyo xgee la geeyaa miyaaney degmadu xaq u lahayn in qayb lagu celsho oo wadooyinka lagu hagaajiyo mise maamulkaba midka guud iyo kan degmadaba sooma dhaafto

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer Bosaaso may inaga hubaaan in ay kaluunka,ilaa Tanzania, iyo jaad ku badalasho

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +17

    Subaxalaha dad ilahay barawaqadas siiyay oo qaxoti iyo qabayalad iyo kala qoqob ilahow xaqa tuus somalida 🇸🇴

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +4

      Ma Rabno Kala Qoqob Iyo Qabyaalad Dad Soomaaliyeed oo Puntlanders ah oo Qalbi furan baan nahay

    • @ruqiyaabdulqadir4261
      @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedshakaal1545 wall waxan kahadalaya wadanakena waxa yala qayarad iyo dhibata iyo qaxotiga nahayasa ilahay hanatuso barawaqada

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ruqiyaabdulqadir4261 Aamiin abyo

    • @fakeituntilyoumakeit9284
      @fakeituntilyoumakeit9284 3 ปีที่แล้ว +4

      @@ruqiyaabdulqadir4261 illaahay haynaga dhigo kuwìi isku dooban khayraadkooda lasoobaxa koxootinimo kabaxa

    • @ruqiyaabdulqadir4261
      @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fakeituntilyoumakeit9284 amiiiiiin

  • @a.hussein1067
    @a.hussein1067 3 ปีที่แล้ว +6

    War maxay waynaatay Bosaso. Masha Allah. 1998 ayaa iigu danbaysay.

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +2

      Wuuuw War iyadoo Tuulo ah baa kuugu Dambeysay Waa xilligaan dhashay Lol.
      Magaaladan waxay dhismatay xilligii Dawladnimada Puntland saldhigatay

  • @am.b5688
    @am.b5688 3 ปีที่แล้ว +2

    Mayorka ugu muhiimsan waa kii joogay markii dekada loo dhisayay! Qabyaaladu dhib badanaa, qoladan baaba naga neceb Afweyne! 21 sano ayuu ka talaabsaday wixii soo qabtayee mayor ahaa, LOL!

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว +3

    Amxaarku kaluun wada caafimaad ah buu idinka guranayaa, idinkuna qaad iyo qurun baa ka soo guranaysaan iyo kharaab deg deg ah.
    اليسَ فيكم رجُلٌ رشيد ؟؟

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว

      السس منكم رجل رشيد!!!!!.

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 3 ปีที่แล้ว +6

    1996 baa igu danbaysay anoo yar

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +11

    My home bosaso deqa 🥰

    • @hirroahmed7707
      @hirroahmed7707 3 ปีที่แล้ว +1

      How they bring qaad and take fish instead?????

  • @abdulkareemhassan7947
    @abdulkareemhassan7947 3 ปีที่แล้ว +7

    Hanoolaato somaliya

  • @ujlaan5
    @ujlaan5 3 ปีที่แล้ว +5

    16 sano ka waxii ugu danbeysay LIKE
    M Saciid dani waa ku mahadsantahay balse howshaani waxaa loo vaHnaa in puntland rv a, qabato

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 3 ปีที่แล้ว +3

    mayor macquul ah oo dadkii u fakiraya buu u egyahay. waanu jeclaan lahayn ninkaas oo kale inay noqdaan qolooyinkan somaliland u ah mayorada.

  • @cawoofficial3653
    @cawoofficial3653 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah guul Bosaso from Karin sahil.

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 3 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa Allah Hereri mahadsanid. Aad iyo aad buuqiimo uleeyahey barnaamijkaan. Iskuday inaad gobolada Somalia oo dhan tagto ilaahey hakula garabgalee. Aameen

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว +5

    Lkn bosaso si caadiya naloma tusin bilicdeeda oday hareeri

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว +14

    Mayor ka Bosaso iyo wariye sare cabdisalan herari aad baan idiin salaamay, reer BOSASO iygana aad baan u salaamayaa uguna amaanaynaa dadaalka aan kala Joogsiga lahayn ee ay ku jiraan... BOSASO HANOOLAATO....HA GUULEYSATO...

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah horumar ayaan u rajaynayaan Boosaaso... Waxay kamid tahay magaalooyinka Soomaaliyeed een aad u jeclahay inaan maruun cagaha saaro haduu Alle idmo.

    • @mubaralwacays5350
      @mubaralwacays5350 3 ปีที่แล้ว +1

      imow rer boorama waa dad wanagsan so dhowow waliba kuleylah imow inshaa allah loolz

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +5

    man sha allah waa maayar Sharaf badan waayo waxaad ka dareemaysaa suu dadkiisa u dhex socodo oo isugu kalsoon yahay man sha allah guulayiista

  • @ashasaid1670
    @ashasaid1670 3 ปีที่แล้ว +4

    Bosaso corone kama jiro miyaa waxay dadka is dhex yacaya😱😱 ilahow xifti dad kayga 🤲🤲

  • @Khayrwadechannel
    @Khayrwadechannel 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wa waraysi ad wanagsan xog badana lagu oganaayo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah Boosaaso waa horumartay, Baaraka Allah

  • @haydar378
    @haydar378 3 ปีที่แล้ว +5

    Hereri waa Lary king Somalia 🇸🇴

  • @khadiijamahamuud3895
    @khadiijamahamuud3895 3 ปีที่แล้ว +3

    awoowgey ayaa maydi iyo xiji ku leh Bari lkn waligay maanan arag🥲

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +2

    AMAANEEY HOOYO BOSASO URURIYAAY INDHEER GARADKIYO INTEEY AWLIYADU FADHDEY EKIS DADKII HORE INTII MEESHA LAGU OGAA UGAASYIYO BOQRADII AAMINDA AHAA WIXII KALA URURIN JIREY WAAYAGII MBADAY IDLAADOO IILKA IYO AAKHIREEY JIRAAN EERAGOY AAN ILAAH EEGIN BAA UKACAY WAAKA AFWALINJO IIBSANAYA AAGA BARI DEKEDI IIBSADE OO AYRABORKI GADE WAA KUWAAS NA AGAB TIRAY EEYDA AARAN JAAN WAA WAX EHEL BAASA IIMAANA AAN LAHAYN ISBAARAA TAAL GAROOWEE MAXAAYGA YAAL GAROOWE KASOO AGTAGA OO IRDAHA UXIRA WAA LAYGA ANKIROO LAYGA IIBSADAA AARAN JAAN DIIDA WAQ INKAARI DAASHATEE

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +5

    man sha allah waa magaalo soomaaliyeed oo aan la kala lahayiin

  • @shankaroonahmed6809
    @shankaroonahmed6809 3 ปีที่แล้ว +4

    Home sweet home❤❤

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 ปีที่แล้ว +4

    Boosaaso waa magaalo qadiima oo qurux badan

  • @sacidmohamed3917
    @sacidmohamed3917 3 ปีที่แล้ว +3

    waa magalo somaliyeed ee dhamman somaali weynbaa iskaleh ma ahan qabiilka deeganka uleh iney leeyihiin
    waa magaalo ama gobolka somaliya uweyn nimco farabadana ey buuxdo sida fooxa kalluunka

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Aadiyo aad Somaliya Our nation puntland our State 🇸🇴🇸🇱

  • @caynaansheahmed687
    @caynaansheahmed687 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan weriyayaasha soomaaliyeed ugu jeclahay cabdisalaan hereri ilaahay haku xifdiyo cimrigana hakuu dheereeyo insha allah maanta wuxu dhexmaraya beledkaygii barakaysnaa

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 ปีที่แล้ว +2

    DALKEENA NIMCAA FADHIDA.LKN,AQOONYAHANKEENII BAA WAXBAYAHAY NOQDAY!.!.!.
    MA JIRO DUNIDA INTA ILLAAHAY SOMALI ISUGU DARAY CID UU ISUGU DARAY!.!.!..LKN,NIMCO WALIBA NUSQAANTEED LEH!.!.!.
    KALIYA ISTARAATIIJIYADDA UU DALKU KU YAAL HADAYNU MKA FAA'IIDAYSAN LAHAYN IYADAA INAGA BADNAAN LAHAYD.
    . . . .
    Nuurka Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analyst.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 ปีที่แล้ว +12

    Boowe reer boosaaso waa idin salaamay waa dad aad ufiican oo ilbaxa asxaabtayda ktimid specially dashiishe from somaliland

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 3 ปีที่แล้ว +2

    boosaso deeqa nabad kuwaar from jigjiga

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 3 ปีที่แล้ว +2

    Haday ogaan lahayen fooxa faaiidadiiisa ma dhoofiyen qiimaha yarna massivement saliida fooxa waa saliida uguqaalisan cancer ayay dishaaa taas ogaada

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha"allah Boosaaso Waa Magaalo Qadiimiua Dad Wnaagsana Ay ku noolyihiin Nabad ku Waara Laasacanod Ayaan idinka Soo SalamayaH
    Cabdisalaan Hareeri Mahadsanid Adna
    Kalluun Ayaanu Qaad ku Badalana ayaan la yaabay !!

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa eaan la yaabay, oo waliba ka xumaaday. Waa cudur ku badalo caafimaad

    • @Bulsho_chanel
      @Bulsho_chanel 3 ปีที่แล้ว

      Aad baa ugu mahasantjy salanta qiimaha leh midlamida ayaana hawafa kuu soo marinaynaa adiga iyo shacabkq mahalafs halyeeyeeyada ee laascaano sool.
      Qaadka in kaluun lagu bedesho xal baa loo arkax maafaama aan qaadka la joojin karin. Ugu yaraan waxay dhaantaa magaalooyinka lacagta cadaanka ah lu bedesha qaadka.
      Qofkii dhaqalaha wax ka yaqaan uun baa fahmikara

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Bulsho_chanel Mahadsanid Wlaal QliH Waan kaa Gidoonay Salaanta Qiimaha badan
      Waa runtaa oo Waad dhaantaan dadka Lacagta Kaashka ah ku badalanaya Qaadka
      Lkn Mar hadaysan Somali Qaad Cunustiisa Aysan daynayn Maynu beerano Sida yaman
      Yamaniyiintu inala Mid Weeye Xaga Qaadka jacaylka Marka Si Walba Laysugu dayay in dalka laga joojiyo Qaadka ee ay MacQuul noqon Wayday Ayaa la yidhi Hala Beero intii Wxaaso Lacaga dalka ka bixi lahayd
      Hda nin Walba Gurigiisa Ayuu ku beeran yahay Qaadku Wayna Dhoofiyan oo Sucuudiga iyo Qaadka Ugu Qaalisani Waakan ay Yamanidu kento

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว

      Waa arrin sax ah walaal Economically waayo laba Daran tii roon baa la qaataa hadii aanan la joojinayn Hardcash ka dalkeena ayay Qaadan jireen Barter trade bay ka dhigeen oo badeecad badeecad Lagu bedesho.
      Greetings from a Bosasan Economist.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmashiye Sweders ayaan kasoo gataa ayadoo saliida iyo iyadoo budaa soomaalidu carab uun bay udhoofiyaan maahane cilmi ugama faa iidaysan

  • @fardousawarsame8612
    @fardousawarsame8612 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah beautiful city ❤️❤️❤️

    • @zahrodhoof963
      @zahrodhoof963 3 ปีที่แล้ว +1

      Cuntada Aduunka ugu qiimaha badan baad (jaad(ku badalateen, Waa manfacleh KU badasha

    • @fardousawarsame8612
      @fardousawarsame8612 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zahrodhoof963 Wallal wa sax in aysan ahay wax isku dhigma lakiin madama ay san somali qaad daynayn in lacag intii lasiin laha logu badalo kaluun ma ilaxumo.

  • @fathiafathia7835
    @fathiafathia7835 3 ปีที่แล้ว +5

    Bosaso magaladydii❤😍

  • @aminamahamoud589
    @aminamahamoud589 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshAllaah tabarakalaah mayarka iyo hereri iyo universal tv wadmahadsantihi maanyarka waxad iga garsisaan markad timadid Sweden waxad kasiqadaa dhirbadan oo ay ubahantahay Bosaso marka wxan rajaynayaa inaad BOSASO ka dhigidonto Stockholm 2 ilaahay hakula garabgalo mudane mahadsanid

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Waa aragti fican lakin dhirta Stockholm ka baxda & midda bosaso ka baxda ama ku haboon isma lahan sabbatoo ah waa magalo & dhul qabow & magalo & dhul kulul wase tilman ficna in mal hada dhir lagu beero sida qumbaha & timirta

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 3 ปีที่แล้ว

      @@asamadhassan1419 mirahaa la iibsadaa

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah Boosaso deeqa .umada soomaliyeed cidan ku noolayn malaha .danyar badan ba ka xamaalata .waxan ka helay kaluunkas fresh ka ah oo qurux da badan lkn waxaa ayaan daro ah in itopiya jaad daraagis ah oo dadkeeni haligay ay kaluun fresh ah oo qaaliya faaidoyin badana leh inooga badashaan ala soomali caqli xumaa ma fakarayaan😥

  • @akh8501
    @akh8501 3 ปีที่แล้ว +4

    Boosaaso commercial city

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 2 ปีที่แล้ว +1

    BOSASO GEEDO HALAGU ABUURO HALA CAGAARIYO

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah bosaso iyo xasuuso wacan