TAARIIKHDII ABWAAN SAYID MAXAMED CABDALE XASAN PART TWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2014
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 75

  • @ibrahimyususf3889
    @ibrahimyususf3889 8 ปีที่แล้ว +67

    I am from Isaaq Habar Yonis, my ancestors fought against the Sayid, however, I know now with all honest, my ancestors were wrong, and if i had it all again i would have repelled against my grandfathers. Good bless Ina Cabdalla Hassan for he was a great leader and the Prince of Islam. nice to have our history someone like him. viva Darwish war

    • @warsamet7290
      @warsamet7290 7 ปีที่แล้ว +8

      Ibrahim Yususf sxb sayidka ninkii ugu horeeyay ee Taageera soo dhaweega fardo siiya wuxuu Suldaankii Habar Yoonis Ina Nuur Amaan. Mardambe ayay isku dheceen. Aniga oo Ogadeen ah jifadayda darawiish say noogashay ilaah baa og. Aad baan u jecelahay Sayidka markaan dib u fiirsho taariikhda. Nooloow sxb

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 7 ปีที่แล้ว +3

      mansha allah brother u are honest and you done real research. we are all one ,same language same religion.
      ilahey ha u naxariisto geesi sayid cabdulleh xasan

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 7 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Yususf and what made you reach this conclusion the above tribal video of all Daarood experts praising the mad cow?

    • @Ak-ur2pz
      @Ak-ur2pz 7 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Yususf not all of us. I'm HY as well . Infact, Google muse farah 1920 against the sayid. Was HJ... infact wuu amanay hy...

    • @faisal8887
      @faisal8887 6 ปีที่แล้ว +1

      Colhaye T ma kuwii lugaha laga jaray baad isku jufo tihiin?

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว +11

    sayid maxamed ilaahy ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 8 ปีที่แล้ว +12

    Ragaan afsoomaali waa khatimeen,sayid maxamed iyo dadkii xiligaa jiray yacni caadi maaheeyn,hadana kuwaa ku oran waxbaan alifnaa,CAYAARTA KA DAAYE DHEH AFKA HOOYO,MAHADSANIDIIN DHAMAAN RAGA HALKAN FADHIYA,XUSHMO BADAN.

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl 5 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan halyeey geesi soomaaliyeed sayid maxamed cabdulle xassan allaha unaxariisto

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi6308 5 ปีที่แล้ว +6

    Walee meeshaan waxaa isku heley rag ruug cadaa ah ilaahayoow intii dhimateyna unaxariisa inti noolna cafimaad iyo khaatuma wanaagsan ku maneysa aamiin

  • @djrapper639
    @djrapper639 8 ปีที่แล้ว +15

    No qabiil yaa zxbi just sayidka oo caqli badana alaa ha unaxaristo

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 7 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u naxriisto geesi bir ah buu ahaa. mana dhalan asagoo kale . laakiin waxaa loo baahanahay qaamuus laga dayo maansada.

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashlah ragan wixii dhintay alaha unaxaristo
    Inta noolna alaha xifdiyo
    Waa aqoonyahada somaliyeed

  • @user-tf8bu2ip1o
    @user-tf8bu2ip1o 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto intii dhimatay inta noolna Alle ha xifdiyo

  • @alixashi1952
    @alixashi1952 5 ปีที่แล้ว +6

    allaha unaxariisto inta dhimatay inta noolna allaha cimrigoda barakeeyo khasatan awoowe c/qaadir xirsi siyaad yamyam allaha kuu naxariisto

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว

      Illaahey how naxariisto adeerkey C/qaadr xi

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว

      Adeerkey C/qaadir xirsi Siyaad qabriga rabbi how nuuriyo

  • @engcali7535
    @engcali7535 6 ปีที่แล้ว +5

    alaahay ha naxariisto sayid maxamed

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 4 ปีที่แล้ว +3

    Sayidka somali ayuu badbaadiyey __hadaad eegto tarikhda gumeestayaasha africa,; inta dad iyo dal iyo degaanba; gumeeystuhu waxuu ka cirib tirey dhaqankooda, diintooda iyo aayahooda--sayidka waxuu ahaa nin allah u soo diray Somali

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 6 ปีที่แล้ว +5

    Alla yaaraxma siyid maxamad cabdile xasan

  • @liibanfiqi
    @liibanfiqi 5 ปีที่แล้ว +5

    Allaha UnaxariisTo awoowgey Xaaji AxmadFiqi Io InTii Xiligiisi aheyd

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 8 ปีที่แล้ว +5

    TAARIIKHDII Geesiga Afrika ee Somaliyeed / ABWAAN SAYID MAXAMED CABDALE XASAN [AHUN] - PART 2

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว

    wa murti iyo Abwanada wa Dood cilmiyeed afka somaliga ah Baradhada Afka somaliga wa muhim

  • @abdimoha1384
    @abdimoha1384 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh allah

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto sayid maxamed cabdulle xasan👈👈👈

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 7 ปีที่แล้ว

    allahwnaxariistee muusegalaalba isxaaqbuu ahaa tàariikhda sayidkana iyagaa uruuriyey

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Daraawiish dhamaan Maasha ALAAH

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 8 ปีที่แล้ว +2

    Taariikhda yaan qabyalada lagelinin maanta waxa soomaliya halka dhigay waa Qabyalda reer heel ayaa ugu fiican

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 ปีที่แล้ว

    Hawraar 2022 ayan dawanya wlhi tarii khdan aadban ugu bogy dadku waxay ku fanan waa tarikhdooda plz bdiya

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay madixiina ha raajiyo sayidkuna ilaaheey ha u xariisto

  • @abdiwaahid1593
    @abdiwaahid1593 8 ปีที่แล้ว +5

    kala saaraa qabyaalad iyo sooyaalka soomaaliya

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 ปีที่แล้ว

    Masha allah xulayaasha Jilayaa

  • @thehitter1619
    @thehitter1619 ปีที่แล้ว

    Sayidkii saamayntiisii baa 2022 i daawadsiinaysa

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan1512 ปีที่แล้ว

    Axmed Faarax waa macallin sida uu wax u sharaxayo ayaa cajiib ah!

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 3 ปีที่แล้ว

    Waan Gaaxsanaan jirey taan iyo Garashadaydiiye

  • @sacadwaqas5253
    @sacadwaqas5253 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxaaa fiicnaanlaheyd inaad baranaamijka kusoo invite- gareysaan qof kayimid galbeedka erayada inta badan waa caadi Ada ayey u yaqanaan indinka we waa idinku cusubyihiin.

  • @najmafarhan2563
    @najmafarhan2563 3 ปีที่แล้ว

    Lubiga waa midhaha ayuu u jeedaa waana carabi. Wxna kuu caddaynya "Laaca geedaha", yacnii geedka midhaha leh wxd ku garan ...

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmad fiqi oo ahaa nin beesha abgaal ayaa aas aasay doowladii daraawiish, taariikhda waa heeynaa

  • @najmafarhan2563
    @najmafarhan2563 3 ปีที่แล้ว

    Waa liinta khayliga ku taal wuu qalday macnaha " liin carabi waa geedka timirta khayliguna waa midhaheeda"

  • @kamaalkamaaludiin9524
    @kamaalkamaaludiin9524 ปีที่แล้ว

    Qeybihii kale aaway

  • @aliosman3326
    @aliosman3326 3 ปีที่แล้ว

    abwaan hadraawi meesha ka maqan

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 7 ปีที่แล้ว +1

    Ibrahim waa runtaa wuu saxsanaa inuu English Ka ladagaalamo mabda'ayan lkn waalagayaa in qaladaad kadhacey

  • @mubarakbahraini7226
    @mubarakbahraini7226 7 ปีที่แล้ว

    khaleef all khaleef

  • @mahamedshafimaxamud9388
    @mahamedshafimaxamud9388 3 ปีที่แล้ว +1

    Garbidaan kasoohirinjiray iyo godalnaqaygiidhe garbi=garbo

  • @guleed7150
    @guleed7150 6 ปีที่แล้ว

    Afsomali xuma odeyashan weyn iyo meesha wax micnodarro ah ka hadlayo haddii aay xataa waxaay ka hadlayan waxyar run ah ku jiran weli waa qabiil iyo qabiil u ahayn qofkas la is kaga tilmaameyo,waligeed tariiq Somali ah ruun noqoto oo Somalinimo lagu wadaa midoowo la ma arkin ee marwalba aay tahay tariiq been qabiilo awood iyo islaweyni ku raadineyo

    • @mohamedabdirahmaan7944
      @mohamedabdirahmaan7944 6 ปีที่แล้ว

      xamar cadeey
      Ta runta ah inoo sheegbal abtu.

    • @wadani7373
      @wadani7373 6 ปีที่แล้ว

      wad xanusantahay allaha ku cafiyo. Qofkasto magac leh qabil un ayu kadhasha ee muxu iga dhalan wyay miya

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 ปีที่แล้ว

      Hhh waad cuqdad hadhashay 😂😂

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 ปีที่แล้ว

    reer jabuti afsomali gab ka ah ayaa isku deyeye in Somali noo fasiraan
    qolooyinkan reer Somaliyana way qalin daarayaan .

  • @abokorabdi2791
    @abokorabdi2791 7 ปีที่แล้ว +1

    AUN WAA U DHINTE
    LKN SAYIDKU WAXA U LA DAGALAMIJIRAY REERKA ISAAQ OO KELI AH NINKA WAXA KALE SHEEGAN TAARIKHDA MAHAYO EE TAARIIKHDA KU NOQON OO DIB U RAAC OO SO BARO

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว +2

      Abokor Abdi lama uu dagaalami jirin ee walal iyaga kuwa ka mid ah baa ingiriiska bay raacsanateen reer sheikh isxaaq

    • @mohamudmohamed8165
      @mohamudmohamed8165 5 ปีที่แล้ว

      AUN balse Rer sheikh isxaaq iyaga aya gaala rac aha waxa daliil ah sheekoyinka eey dumarka ku ceynayaan iyo engriis ba xuduud nasiiyay😂😂

  • @taariikhhistory9558
    @taariikhhistory9558 8 ปีที่แล้ว +3

    TAARIKHDA AAD KU FAANEEYSIIN WAA AAS AASAY AL-XAAJI AXMADFIQI OO AH NIN ABGAL CUSMAN,SAYIDKA WUXUU AHAA ADRAYGII AXMEDFIQI, DOWLADII DARWIISHNA MAGACIISA HORE WUXUU AHAA JAMHURIYA, KADIB DAWIISH AYAA LAA BADLAY TITLE JAMHURYAH, HOGAANKA SAYIDKA IO MAMAULKA WAXAA GACAN KU HAYAY XAAJI AXMADFIQI , SAWAAB KAGA MAHALIN SADAQADII AXMADFIIQI, WAXA SIDTAN IIGALAY WAA SEEDIGEEY RUMEE, WAXEEY KU BAXDAY XAAJI AXMEDFIQI

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 8 ปีที่แล้ว +2

      +carfaaye1 libaax1 walaal sayidka axmed fiqi macalin uma ahaayn ee taariikhda beenta kadaa Qabyaladana jooji

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      carfaaye1 libaax1 makkah bay wax ka wada baranayeen

    • @wadani7373
      @wadani7373 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkk wad iga qoslisay sxb. Tarikhdas kaliga miyaa yaqaana tolow anagu schoolada iyo dadka wa weyn midna kaman maqale..

    • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
      @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 6 ปีที่แล้ว

      carfaaye1 libaax1 . Waa runta walaal, waa garaneeynaa axmed fiqi, lakiin nagdaa qarxiska BADAN kkk

    • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
      @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 6 ปีที่แล้ว

      mahamed cudhi , waa runtiis sayidka aradaygii axmed fiqi ayuu ahaa waa ceenkaa walaal,

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkk inaalilaah qaar xataa tolkaye iska beer jilcay maxay yidhaaheen daaquud cabdulle xassan iyo sayid siigeyste ayaa wadaad ahaa kkk aduunyo aakhiru zaban.

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl ceeeb reer sheikh isxaaq

    • @mohamedabdirahmaan7944
      @mohamedabdirahmaan7944 6 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl
      Ina adeerow hargiesan daganahey qof nacabna ma arag gabayadiisan manhajka somaliland wey ku jiraan oo iskuulada lagu dhigtaa marka adigu qabyaalad uun ayaad uga soo horjeedaa. Wlhi saaxibadey waa wada isaaq nin nacebna ma arag. Macalimiintey waa wada isaaq mid caayana ma arag adiga qabyaalad uun ayaa ku gilgileysa.

    • @wadani7373
      @wadani7373 6 ปีที่แล้ว

      Tolkey musan ahayn miyd ku aflagadynaysa ? Sayidka somali o dhan aya ka faaiidy dagalkisi gar ahn isaqa wyo wxn ognahay in kanisado iyo diimo lagu fidinayay wadanka. Ind duco iyo mahadnaq ugu dirto qabriga aya habonyd lkin hadad mucarado wxba yeli mysid e adiga unbaa ciil qabriga lagali. Adunyadana wxa udaran qof haben kasta ciil ku seexda..

    • @mohamedabdirahmaan7944
      @mohamedabdirahmaan7944 6 ปีที่แล้ว

      Wadani
      Wlhi intaasey ku heystaan weliba isaaq nimankii gobanima doonka ahaa ee qaasim iyo afqalooc iyo cabdi iidan iyo timacaddiyo nimankii haldoorka ahaa ee isaaq mid sayidka amaana mooye mid aflagaadeeya kumaanu arag wlhi. inta caayeysa waa cantarabaqashka ee qabyaaladi buuxisey.

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl Haji suudi wuxuu ahaa Isaaq gacanta midig ee Sayid Mohamed na wuu ahaa buugaagta laga qoray Daraawiish mid uuna ku xusnayn ma laha . Mad Mullah Of Somali land, Church chil and the mad Mullah Of Somali land, Mad Mullah intaas oo buug wuu ku qoranyahay. Waxaa kalee oo raga aad ka Sayidka ugu jeclaa Daraawiish ee ku dhaarto ahaa Sultan Nur Ahmed Aman oo Isaaq ahaa. Marka kuwaas na maxaad ku tilmaami lahayd hadaad daaquut sayidka ku tilmaantay.