Hereri Iyo Puntland, Eyl Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 296

  • @sukarhussein8106
    @sukarhussein8106 3 ปีที่แล้ว +101

    reer putland waan jecelahay dad wanagsan ayaanu iska baranay waxaan rajaynaya mustaqbalka inaan ehel putland ku yeesho
    from hargeisa

    • @hafuusyasin7277
      @hafuusyasin7277 3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome boowe

    • @fdama
      @fdama 3 ปีที่แล้ว

      Ha ina ceebeen wariyaa. Reer Buunlaan waa cadowgeena.

    • @sukarhussein8106
      @sukarhussein8106 3 ปีที่แล้ว +21

      @@fdama
      cid isku cadawi kama jiraan islaamaka somalidu waa dad wanagsan khasatan reer putland

    • @Roodacabdi13
      @Roodacabdi13 3 ปีที่แล้ว +6

      @@sukarhussein8106 sodhawow wll anagu na kujecelnahay

    • @sukarhussein8106
      @sukarhussein8106 3 ปีที่แล้ว +6

      @@Roodacabdi13
      waan idin soo bokhanayaa wll dhawaan

  • @Garaad216
    @Garaad216 3 ปีที่แล้ว +44

    Puntland dhul barakaysan salaan sare from Afmadow

  • @craxiimmaxamed4014
    @craxiimmaxamed4014 3 ปีที่แล้ว +51

    Puntland dhulkii udugga ilaahay haydin xafido walaalayaal from hargeisa somaliland

    • @jasintz9245
      @jasintz9245 3 ปีที่แล้ว

      Mahsanide wllo

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

      Thanks 😊

  • @ahmedosman5536
    @ahmedosman5536 3 ปีที่แล้ว +20

    Soomaaliya waa gaajo ha iga hadho. Dhalinyarooy caqli aya loo baahan yahay.

  • @deeqahmed2291
    @deeqahmed2291 3 ปีที่แล้ว +75

    Shoutout from Gabiley, Somaliland. Eyl seems like it could become a tourist stop. It’s a hidden gem manshallah

  • @haboondeeqa7898
    @haboondeeqa7898 3 ปีที่แล้ว +30

    qisada nilosheydu halkey ha bilaabatay Eyl❤️💕 halkan ku dhashay💕

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 3 ปีที่แล้ว +21

    EYL Ala sanad ban joogay waa meel hodan ah qurux badan waliba waxa ku yaal kayda kaluunka puntland

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว +20

    Caasha c/Karin caasha eyl jazzakalaahu kheyr Abaayo Marti iyo codba meesha waad lafadhidaa thanks alot sister.

  • @OmarAhmed-re7gw
    @OmarAhmed-re7gw 3 ปีที่แล้ว +20

    This is where rich people resides. Breathe taking manshallh,may Allah make our people to recognize the beauty of our land.

    • @bashirwarsame7077
      @bashirwarsame7077 3 ปีที่แล้ว +2

      You are 💯 on point I am here in California

  • @sali3492
    @sali3492 3 ปีที่แล้ว +24

    What a beautiful city with so much potential

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 3 ปีที่แล้ว +14

    Vive Reer Eyl from Hergaisa.

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว +13

    Anigu waan ku soo hagaagayaa Asha Eyl Resturent iyo Asha Eyl why i like her poem and activity she is a good action mom thanks.

  • @rashkanov71
    @rashkanov71 3 ปีที่แล้ว +42

    Mansha Allah, dadka iyo dalka quruxda badan ee ree Puntland waan idin jecelahay walaalayaal. From Hargaysa

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 3 ปีที่แล้ว +6

      Mahadsanid walaal. Annaguna waan idin jecel nahay walaalahayo reer Somaliland.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Wonderer224 xaqiiqdii dad is jecel oo is ixtiraama

    • @addan76
      @addan76 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wll

    • @jasintz9245
      @jasintz9245 3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️

    • @mohamedherzi840
      @mohamedherzi840 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku jeclaado mahadsanid🙏

  • @mohammedBille
    @mohammedBille 3 ปีที่แล้ว +10

    Reer putland waa ded wcan. Eyl waan Iman

  • @moliidali8635
    @moliidali8635 3 ปีที่แล้ว +15

    ilahay somali wax walba wuu siiyay . laakiin iyagu isuma ogola.

    • @subkanmiski5658
      @subkanmiski5658 3 ปีที่แล้ว +1

      🤦🏾‍♀️ Ilaahay dalkeena habadbaadiyo-Ameen

  • @zaytum
    @zaytum 3 ปีที่แล้ว +17

    Mansha. Aalah waa magaalo rurux ilaahey ugu hibeeyey bad iyo bari🌹 waana magaalo dalxiis anan weligey tegin hadaana aan rabo in aan dego mustaqbal🥰🥰💓 hadii ilaahey idmo insha. Alah💓💓🌹🌹 herari and universal tv 100%100 aad ayaad ugu mahadsaan tihiin in aad na tusteen magaaladaan eyl 💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @ajax9530
    @ajax9530 3 ปีที่แล้ว +19

    Jira oo noolaada..from togdheeer burco.

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +34

    Masha alh eyl nugaal somalia magaalo dalxiis iyo xadaarad leh 🇸🇴😍❤💯

    • @shamsomahmudfarah5370
      @shamsomahmudfarah5370 3 ปีที่แล้ว

      Nugaal Maha wabari

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 3 ปีที่แล้ว +3

      @@shamsomahmudfarah5370 Eyl waa Nugaal walaal map/qariirada fiiri

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

      @@shamsomahmudfarah5370 kkkkkkkkk malaha mataqaanidba

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 ปีที่แล้ว +12

    Magaalada dhir ku beera Reer EyLow
    Lobster kana waan soo doonanayaa
    Eid Mubarik All

    • @mohamedherzi840
      @mohamedherzi840 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhir iyo beeraba waa leedahay ee waa qar iyo dhagax

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 ปีที่แล้ว +12

    Dhareer baa aga yimid markii aan arkay cuntadaas oo fereeyshka ah..

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 3 ปีที่แล้ว +16

    Hareri ma istiraahdaa mararka qaar wuxuu kaaga soo muuqan sidii hilaacii walac. Ama bud kaaga soo dhihi meel aad qalbiga ku haysay ood rabtey in lagaaga sheekeeyo. Aad baan kuu salaamey hareri. B/weyne coming soon yaa ii sheegey ila fiiri

    • @khalidmohamed3335
      @khalidmohamed3335 3 ปีที่แล้ว +2

      Haaaa

    • @kingmj5675
      @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +3

      Aad iyo aad mhdsid wlley DHUL UDUG kuso dhawow

  • @abdibaasidfarsamo98
    @abdibaasidfarsamo98 3 ปีที่แล้ว +8

    Somali waa walalo Noolada #from_burco

  • @yusu0154
    @yusu0154 3 ปีที่แล้ว +22

    Manshaallah 100% gonna visit Eyl when i travel to Somalia Inshaallah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว +13

    Dadka reer Puntland waa dad jecel inay nolol samaystaan, qofku haduu mashquul ku yahay horumarkiisa , dadka kale wuu nabad gelinayaa, laakin hadii aanu nolol rabin inuu samaysto wuu ku boobaya. Hadaanu nahay reer Hargeisa aad baanu u jeclnahay inaanu soo dhaweyno ganacsatada reer Puntland .

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 3 ปีที่แล้ว +1

      Sido kLe bowe rer somaliland ba wa dad ganacsi bdan garowe imike iyaga kala wda anaguna wa ixtirmna sbbto wa dhigen

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdulkga Walal Xagee Ganacsatadeena Wax Innoo dhiseeyso Nooga Sabsabatay? 😂😂😂😂🤣🤣🤣. Mahadsanid Lakiin Meeshoodeey Dhisayaan Ee Kuwiina Wax Ha Idiin Dhiseen. Lool

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naygajr3122 Waa Runtaa. Puntland Aad Beey Ugu Badanyihiin Reer Soomaliland. Wada Noolaashaha Iyo Xadaaradda Waanu Ku Horeeynaa.

  • @ahmedmumin5525
    @ahmedmumin5525 3 ปีที่แล้ว +12

    Waaaaaaw maasha allah. Unbelievable, gabafhaas illaahay ha daayo. Caadi maahan. Wayba aad ii jeckaysiisay eyl. Insha allah maalinbaan soo booqan doonaa

  • @abdiwali693
    @abdiwali693 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah EYL Puntland magaalo xeeb beero iyo xoolaba kulansata dalxiiskana aad ugu fiican 🏝🏝🏝🏝🇸🇱

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah dhulkan waabey hooyadey igeysey sidey hoyadey isheegtay waxan jiray 2years waxan kaxasusta buurahas abdtigey cabdiraxman xirsi cigaal ban ugu tagnay alle ha unaxaristo abtigey igu duceeya alle dartiis plz jannah fardowsa alle haka warabiyo aamiin ya rabi.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo.

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 3 ปีที่แล้ว +6

    Wish my PPL UNITE! QURXADA bariga & bada ayan laa dhacay. Inanta CASHA waan gursanaya hadii an laa qabiin

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 3 ปีที่แล้ว +9

    Thank u A Hereri, waxaad natustatay sida dalkani faca weyn hodanka u yahaya, lakin nasiib darrida tahay shacbigii oo faqri iyo aqoon darriba haysato wax cusub kusoo kordhin kareeynin, qofki soo kacana dibadda u raadsan nolol.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +6

    Meel huteelo dalxiis laga furto ayay ku fiicaan tahay

  • @sirhamzasomali2825
    @sirhamzasomali2825 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah dhulkeenu qurux badana .
    Soomaaliyey Waliba dhalinta Soomaaliyed waxan ugu baaqaya inay Qabyaaladda iska dayno .
    Oo waddankena quruxda badan u midownow .
    Waa wiil Soomaaliyed oo kaso hadlaya Gobolkii Raga we Togdheer.
    Guuleysta reer Eyl ana dhawaan Insha Allah waan imanaya.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 ปีที่แล้ว +9

    Caasha ayl dhulkii bay na jeclaysiisay allaha ku xafido eedo ❤❤❤

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 3 ปีที่แล้ว +6

    waxan raba in aan ogano in mesha schoolo iyo waxbarasha loga helayo carurta qurba laga keeno waa mesha aan donayo in aan ku noolado haday caadil nagu simo.

    • @damaashaad5483
      @damaashaad5483 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa loga helaa waxbarasho ilaa secondary iyo waxbarasho diimeed sodhowow

  • @malmo4235
    @malmo4235 3 ปีที่แล้ว +17

    Mashaallah EYL NUUGAAL PUNTLAND

    • @haadroon
      @haadroon 3 ปีที่แล้ว

      eyl nugaal wa qarada somaliland sida iska hubi

    • @JuruelRaaweil
      @JuruelRaaweil 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi rer butland waaba ilbax waa dad kaluunka aad ucuno manshalah hambalyo ayaan leeyahay ku meel aan ogahay joogo waaba kayaacayan kaluunka

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 ปีที่แล้ว +2

      @@haadroon bacacda meesha kala tag

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 3 ปีที่แล้ว +3

      @@haadroon Eyl iyo Nugaalba aqoon uma lihid sidaad hadalka u dhigeyso, Garoowe oo ka sokeyso baaban Somaliland ahayn.

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Walahi waa sagiitad magaaladeeda si fiican ayay u suuq gaysay gabay iyo hees wada fiican oo ay quruxda ay ku abaartay Masha allah waa maamo aqli badan noolow meesha waaba i jeclaysiisay Masha allah afkaaga Caano maamo syl😍🥰♥️♥️🇸🇴🤏allaha ku xafdiyo maamo🤲👏🏼👏🏼👏🏼👌

  • @safiyomaxamedciise7611
    @safiyomaxamedciise7611 3 ปีที่แล้ว +11

    Waan soo dhoweynayaa inuu maanta EYL joogo hereri wuuna ku mahadsan yahay inaanu deegaan kayagii oo aanaan 20 sano arag uu maanta noosooduubo

    • @sukarhussein8106
      @sukarhussein8106 3 ปีที่แล้ว +6

      from hargeisa markaan putland imaado eyl waan imanaya illahaw putland xafid oo amniga usiyaadi quluubtooda isku soo dhawee

    • @kingmj5675
      @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sukarhussein8106 ALLAHA ku sharfo walalle gulayso kuso dhawow dadkaga iyo dalkaga DHUL UDUG.

  • @hanad5810
    @hanad5810 3 ปีที่แล้ว +17

    God bless mama Caasho and her daughters, I miss that place 🌴☀️🏖️ fresh lobster.

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah..caasho Eyl..one love

  • @cumarfaarax9035
    @cumarfaarax9035 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhulka uduga puntland masha allah Thanks gudoomiye cabdisalan herari
    Great job 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma shaa Allah.😍😍😍

  • @awaleismailadan3773
    @awaleismailadan3773 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhukii hooyo ilahaw nafahamsii dhalintii tahriib iyo dhul shisheeye ayay ku madheen

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 3 ปีที่แล้ว +7

    hereri inaad ilig daldalo tagtid bay aheyd bro. next year insha alaah anaa eyl tagaayo

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 ปีที่แล้ว +4

    Magaalo parakeysan waaye Aargoosato Hadiiba laguqadeynayo

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +6

    MAA SHAA ALLAAH. ALLOW ha i dilin anoo aan tagin magaalada EYL.

  • @Glydh
    @Glydh 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer eyl waan idin salaamayaa runtii aad baan uga helay waan daawaday anigoo fadhiyo gurigeey Toronto inshalah waan soo booqan doonaa sanadkan inshalah. Thanks hareri see u soon

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +5

    Asha eyl inshaa allah 🙏 Insha allah I will visit Eyl

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 3 ปีที่แล้ว +12

    Eyl Dhulkii Taariikhda Iyo Xadaarada ✅

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhul iyo barwaaqo waa heesanaa laakin dadki kunoolan lahaa ama ka faa'ideesan lahaa un ba ka maqan.
    Kheryraadkaas iyo barwaaqadaas in aan ka dawarsano, tahriib iyo dhul shisheeyana ka door bidno, Addunyadana qaxooti la yaso kanoqono, Aabayasheen, Adeeradeen, Abtiyaasheen ayaa u sabab leh😡.

  • @runsheeg1971
    @runsheeg1971 3 ปีที่แล้ว +4

    Music in ad saartaan ma’ahayn nooc kasta oo ay tahay dhagaheena uma roona

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah salaan Sare
    From hargaysa

  • @hncchannel
    @hncchannel 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah reer putland walaheyga horay usocda

  • @amadodesta5813
    @amadodesta5813 3 ปีที่แล้ว +5

    official lahjada nugaal , ka yimadaniin ,oranayaniin, arkaysaniin, garanaysaniin.

    • @hafuusyasin7277
      @hafuusyasin7277 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh nagu qaado bro lahjadeena hadan nahay reer nugaaled

    • @loyanabdulrahim5520
      @loyanabdulrahim5520 3 ปีที่แล้ว

      Awalba Bari iyo Nugaal hal gobol ayuu ahaan jirey, kolka lahjadu waa reer Bari boowe

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah alle ayay mahadi u sugnatay balse shaqsi ahaan waxaan dareemaya damqasho ah dhanka dayaca dhulkena xigmada badan aynu u gaysanay qabyaalada fosha xun ee ay halkani kaligeed aad moodo inay ka ladan tahay waxan cod san laha anigoo ku hadlaya afka dhalinta somaliland gaar ahaan jiilka qarnigan 21aad ee dahabiga ah inay isku dayaan sidii dhulkana loo xidhiidhin lahaa loogana saari laha xuduudka tirada badan ee uu gumaystayashi kala duwana u sameyen dhulkeena hooyo waxaynu nahay hal umad isku luqad ah isku dhaqan ah isku kaljar ah isku aragti ah hadana nuxurkii guud oo ah kitaabki ilaahay inagu qurxiyay oo aynu ku bedalanay dastuur kusheeg makhluuq qoray inago kasaarnay meesha hadyadii khaaliqa waana sababta somali weyn la isugu taag la,yahay inkasto aanan arag ciday daacad ka tahay iskuso dhawayn ta umada walalaha ah ee alle walaleyay ee laka fogaynayo ilaahay ayaan qaldamin balse hadii qaladka lagaso laaban waayo waxa lala kulmi cadho alle oo maga somaliyed kasaarta guud ahaan safxada dunida dhamaadka ah

  • @runsheeg1971
    @runsheeg1971 3 ปีที่แล้ว +4

    Music in ad saartaan ma’ahayn nooc kasta oo ay tahay dhagaheena uma roona

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 ปีที่แล้ว +1

    Waxmayaqaan
    Waameeshii 1974 lagu badbaadiyay kumanaan soomali ah siiba reer sool
    Togdheer
    Nugaal
    Laguna baray kaluumaysiga
    taariikhbaday waatan ugu caansan
    Marka lagatago sheeko dadkaan tariikhda garanaya
    300 sano kahor marsada ilig baala oranjiray oolagu kala qaxay xiligii daraawiish loogana guuray bederbayla iyo hobyo

  • @somheeso7660
    @somheeso7660 2 ปีที่แล้ว +2

    i love how caasha eyl loves her city....ka waran qof kasta soomaali ah oo magaaladiisa ama tuuladiisa sidaa u dhex jooga oo sidaa oo dhan jecel...damn that would be amazing

  • @fadumomuse4295
    @fadumomuse4295 3 ปีที่แล้ว +6

    Mash Allah

  • @3mmm471
    @3mmm471 3 ปีที่แล้ว +6

    Xasan waa oday reer magal ah

  • @marwaanaxmed1120
    @marwaanaxmed1120 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @shamsudiin1239
    @shamsudiin1239 3 ปีที่แล้ว +3

    Hareriyow codsigeena inoo tixgali baraamij kasoo samee magaalada galkacyo dhowr mar oo horana waaankaa codsaney please magaaladeena documentary sax ah kazoo saaar galkacyo labada dhanba hadey noqon lahayd dhanka galmudug io dhanka puntland waaa codsi wariyaheenow

  • @abdiraxmanmacalimxasan5990
    @abdiraxmanmacalimxasan5990 3 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah eyl magaalo wacan oo qurux badan haddii alle idmo waan soo booqan doonaa kama fogi mataanteeda gobolka baan joogaa ee buurtinle
    maama caasha eyl allaha xafido
    barnaamijka hereri iyo universal wax badan baan ka faaiidnay dal barasho horay u socda

  • @faaraxcabdilahi4477
    @faaraxcabdilahi4477 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah
    Inanta mawaadinada ah
    Waan bogaadinayaa
    Gobolka saraar ayaan saalaan diiran uga soo diray

  • @Samawade25
    @Samawade25 3 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliyeey dhulkani wuu idinka badanyahay ee qabyaallada iska daaya ee dalkiinna nabad ugu wada noolaada, Eyl waa meel dalxiiska ku wanaagsan

  • @buurta20
    @buurta20 3 ปีที่แล้ว +4

    Meel hawo macaan weeye marbaan tagay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +4

    Hareeri waa ruugcadaa sare

  • @oats2330
    @oats2330 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxn jaclan laha in Aan imaado insh Allah is so beautiful I wish I can pay dul iiba oo Aan guri ka dhisto

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 3 ปีที่แล้ว +3

    Illegal fishing for the Somali Ocean by Foreigners must be stopped . ✋ It belongs to Somalis and the government must a big step to safe their OCEANS .

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdha qaadatay magaca eyl ayaan ladhacay geesinimadeeda mashalah
    Inshalah waxan rajaynayaa inaan waqti laqaato maqaaxideedana aanka cuntayn doono allaha ubarakeeye.

  • @iklaas8722
    @iklaas8722 3 ปีที่แล้ว +2

    Hareeri fowdo badanaa sharka iga weynaday kulahaa

  • @Adamjonaa
    @Adamjonaa ปีที่แล้ว +1

    Never to dictatorship. Democracy forever

  • @جادُكالغيث-م7ف
    @جادُكالغيث-م7ف 2 ปีที่แล้ว +2

    ايل يطل عبر القرون الخالية برائحة البخور
    والعطور فلوق اكثر من رائع جميل ماقدمت🌹

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 3 ปีที่แล้ว +9

    Eyl Nugal Puntland Somalia 🇸🇴

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +1

    EYL - PUNTLAND - SOMALIA
    waa magaalada ugu wanaagsan Dalxiis waxay joogtaa Heerka ay Yurub ka taagan tahay IBIZA

  • @hassanahmed569
    @hassanahmed569 3 ปีที่แล้ว +4

    Alaylahe hereriyaw fadhigad nagu dal xiisgaysay

  • @badelabdi8901
    @badelabdi8901 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaliya ayaan qeyb kanahay lkin somaliya ma ahan putland

  • @kaabulsaciid4238
    @kaabulsaciid4238 3 ปีที่แล้ว +2

    Maama caasho ayl hereri wacdaray udhigtay maansha allaah

  • @hassanahmed569
    @hassanahmed569 3 ปีที่แล้ว +4

    Dope women aisha eyl

  • @geelegeedigeele3818
    @geelegeedigeele3818 3 ปีที่แล้ว +2

    waa goob ku wanaagsan dalxiiska in laga dhigo oo la maal geliyo maansha alaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +3

    Quruxda firiya bada hotelo dalxiiska dhisa dalxiiska dubey ada ayaa idin imanaya cagtiina hosteda ayey lacagtu ku jirta kow nabada ka taliya lamo ospedalo fiican dhisa 3 hotelo ama xafadaha dalxiiska dhisa shaqo ayaad ka dhergeysiin

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว

      Caqliga Naag Soomaaliyeed Baad Utahay Masha Allah. Thank You Abaayo.

    • @ismailmuse3479
      @ismailmuse3479 3 หลายเดือนก่อน

      😊

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan caadi maahan! Lobster inaan ka dhergo anigoo EYL joogo ayaan doonayaa....Waan soo socdaa!

  • @alfardoows
    @alfardoows 8 หลายเดือนก่อน

    Insha Allaah I will move from sweden to Eyl🌷💕🇸🇴💕🌷

  • @nastexaabdi6563
    @nastexaabdi6563 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Salam hereeri

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 3 ปีที่แล้ว +4

    Naa’niin badanaa mayor ka Eyl lol

    • @loyanabdulrahim5520
      @loyanabdulrahim5520 3 ปีที่แล้ว +2

      Looool Dee Soomaaliya waa kala lahjado boowe.

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 3 ปีที่แล้ว

      @@loyanabdulrahim5520 aad Iyo aad sxb. Lankiin waxiisa waa saa id. Naa’niinta ayuu dadka kagadayaa malah😂

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +3

      MAJIDHO ayay soomalida layaabanaayeen Hada NAANIIN naga hooya 😂😂

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

      @@maqoslemaquuste9089 hadaad maqasho naa'niin waa dadka xeebaha daga iyo kuwa ka agdhow

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow somalu baryada ka Kori meel kasta was ha nala caawoma

  • @RealMadrid-gj7bk
    @RealMadrid-gj7bk 2 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful city 🏝️🏝️

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 8 หลายเดือนก่อน

    WE. NEED. A EMERGENCY ASPHALT BETWEEN EYL AND DANGOROYO ..OUR BROTHERS IN NUGAL CAN DO THIS. JOB. EASILY. .NO NEED DENI. . EYL BEACH HOTEL. WOOW IT IS VERY ATTRACTIVE AND VERY CLOE. SEA SHORE. LOBSTER .ALL FRESH FISH. ..!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! ...

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulka quruxdaban oo taariikh dheer leh asagoo barwaaqadiisi la soosaarin wadooyinkiisana la dhisin wax noolaala ah Kama jireyso.

  • @himilopro6861
    @himilopro6861 3 ปีที่แล้ว +4

    Caasho libin waa qof adag

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว

    Argostada 🦞 maraykan dadka lacagta haysta aya cuna wa qaali somalidu wa qani mase oga

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Puntland State Guul iyo Horayumar

  • @abyanabyan1
    @abyanabyan1 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu Waay U Qalantaa Magaca.
    Maansha Alaah.

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 3 ปีที่แล้ว +4

    masha Alaah abwaanada waa salamaya

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesta dhaantada bilawga yaa qaaday?

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaaw MashaAllah qurux🤩😍🤩😍🦞🦞🦞🦐🦐🦐🐠🐠🐠🐟🐟🐟🌾🌾⛱🌊 Abwaanad Aisha program gaar ah baanu uu bahanahay

  • @abukarxabeebalshareeco4886
    @abukarxabeebalshareeco4886 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaga trankiyo idayaasha fadhiista ku lahaaa aa 😂😂😂😂

  • @mohamedabdi4
    @mohamedabdi4 3 ปีที่แล้ว +2

    Rer eyl funny waye wax walbo niiniin noogu dhameeyen kkkkk

    • @Abdirahman_ali17
      @Abdirahman_ali17 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk niinta mudug ilaa bari waa laga isticmaala si gaara nugaal iyo bari.

    • @mohamedabdi4
      @mohamedabdi4 2 ปีที่แล้ว

      @saaxiibka bulashada caadi mahan sxb kk

  • @ashaabdikarin5725
    @ashaabdikarin5725 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha alaah eyĺ iyo hereri

  • @sideerabta5390
    @sideerabta5390 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah

  • @mohamedbuuush4293
    @mohamedbuuush4293 3 ปีที่แล้ว +3

    eyl iyo hareri
    ninkaa xasan hereri gacantaan u taagay

  • @damaashaad5483
    @damaashaad5483 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer eyl cilmi badana haygu dhicin aan kushaafe