Qandala, Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2022
  • Booqasho aan ku tegay magaalada qadiimka ah ee Qandala oo ku taala Barigga Somaliya, waa meel aad u qurux badan oo ku wanaagsan in lagu dalxiiso.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 132

  • @zassinthal
    @zassinthal ปีที่แล้ว +35

    Love from Eritrea 🇪🇷

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 10 หลายเดือนก่อน +6

      Yes we’re brothers you guys fought for Hannish islands now we’re need to take back socotra island

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 4 หลายเดือนก่อน

      Thank you Eritrea 🇪🇷 ❤❤❤ 🇸🇴

    • @adamahmedryi9yr437
      @adamahmedryi9yr437 2 หลายเดือนก่อน

      Masha allah war dhulka qurux badana

    • @adamahmedryi9yr437
      @adamahmedryi9yr437 2 หลายเดือนก่อน

      Daarood dhul ilah siye waysan ka faideysaneyn qurba jogta guryo haloga dhiso

    • @sam_ft007
      @sam_ft007 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naga amus warya anigo majerteen ah Aya gu dhahayo hadalkas Somali baan nah nay hanakala jarin​@@adamahmedryi9yr437

  • @sonsomrealestate413
    @sonsomrealestate413 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah what a beautiful place 😍 🇸🇴

  • @abdullahielmi5128
    @abdullahielmi5128 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah dhul waa leeyahay. Allaha naga saaro qilaafka iyo dowlad xumada

  • @user-qc3lj2mc5y
    @user-qc3lj2mc5y หลายเดือนก่อน +1

    Cid waliba waa welcome qabiilka rabtid ahow as long as you're Muslim ❤❤❤

  • @moali27
    @moali27 ปีที่แล้ว +7

    Qiiroodaye Mansha Allah
    Qandala bilan
    Quruxda bilicdeeda
    Qaaradaha aduunkey
    Qiimo dheertahay

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia is so beautiful allah dakeenu isku keeno. Allah imaan siiyo dhul saas u qurax badan u hawa fiican wee yartahay

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 หลายเดือนก่อน +1

    meeshaan waaba dakada dabiici ah masha allah

  • @abdirahmanhersi424
    @abdirahmanhersi424 ปีที่แล้ว +7

    My home qandala gacan Hodanka mshaalllh

  • @Heensaleey_Official
    @Heensaleey_Official ปีที่แล้ว +15

    MASHA ALLAH QANDALA BARI SOMALIA ❤🔥

  • @mariammusse4402
    @mariammusse4402 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah Qandala ❤️ it's one of my dream to visit inshallah 🙏 sola thanks

  • @user-st9kf8wn6u
    @user-st9kf8wn6u ปีที่แล้ว +8

    Waaw breathtaking MashaAllah. Thanks Awoowe Solar🫶🏽

  • @HASSAN-nj2dx
    @HASSAN-nj2dx ปีที่แล้ว +11

    qandala puntland heaven on earth 🇸🇱💙

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน

      Alxamdullilah ka ilaaliya EMARADKA

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 5 หลายเดือนก่อน +3

    away dadkii lahaa quruxdaan waa gaajeesan yihiiin alaha nasoo hanuuniyo cadow anagaa isu ah

  • @habibabintiali6428
    @habibabintiali6428 ปีที่แล้ว +8

    Assalama Caleykum Waraxmatullahi Wabarkaatu.
    Mashaa Allaah waad mahadsantahay Cabdinasir.
    Su'aal ayaan qabaa Somaliyey.
    Dhulkaan sidaan u qurux iyo kheyraad badan ayuu Allaah nasiiyey,waan ka baahanahay waan ka qaxnay.
    Somaliyey ma nahay dad aan caqli badaney indho garad ahayn fikir fiican leh.
    Jawaabta waa xagiina aniga waa haaaaaa
    Wacaleykum salaam Waraxmatullahi wabarakaatu

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful,absolutely beautiful

  • @abdikarimhassan2402
    @abdikarimhassan2402 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wadan waa heesanaa quruxbadan

  • @adannur4755
    @adannur4755 หลายเดือนก่อน

    Wowow quruxy bdn badahana amazing

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +4

    Masha allah beautiful Qandala❤❤❤❤❤❤❤

  • @thabit21s58
    @thabit21s58 ปีที่แล้ว +4

    masha allah dhul-qurxan alle waana siiyay

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle ปีที่แล้ว +6

    Qandal bari Puntland 🇸🇱🥰

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 ปีที่แล้ว +11

    Abdinaser sola portal media for your latest tour to Qandala, putland Somalia natural the sea and mountains are very beautiful but unfortunately it is village in the oldest infrastructure inshaallah one in the next generation Somalia will be stable and rich country Qandala is a town putland Somalia putland state was formed in 1998 August after the collapse of Mohamed Said Bare although all the Somalia state including Hargesia administration based on tribalism system it doesn't matter as long as they are peace and tranquility and development if there justice there will be peace if there is peace there will be development and prosperous if they will be prosperous Love ❤️ will come then Somalia will be one of the richest country in the world inshaallah we will never give up the Merci of Allah and his forgiveness

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 ปีที่แล้ว +2

    ALLE WAA RAXIIM RISAAQ NIMCADIISA LAMA SOO KOOBI
    KARO SOMSLINA WUXUU SIIYEY
    DHUL ASD U WANAAGSAN
    LAAKIN ALLE WAYKU CAASIYEEN
    SIDII YUHUUDII AYEY KU KIBREEN
    WAXAY DAADIYEEN DHIIGII ,,XAARAANTII AYEY XALLAASHADEEN,,DULMIGII AYEY,,,,BADIYEEN ,,,,SUBXAANALAA

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah Waa xeeb quruux badan ee ale ha ina garadsiyo wanaaga iyo nabaad Hormar wanaagsan leh.
    Dad dal leh lakin dadki lahay aya bukuuday ee ale cafimad taam ah ha siyo inshaallah.

  • @mohameda7585
    @mohameda7585 ปีที่แล้ว +5

    mashallah I will build a beautiful mansion here in 7 years inshallah.

  • @dekomohamed3939
    @dekomohamed3939 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 😊

  • @sahnuuni1
    @sahnuuni1 ปีที่แล้ว +9

    Dhulkaas ayuu ilaahey ina siiyay waana ka baahanhay

    • @HASSAN-nj2dx
      @HASSAN-nj2dx ปีที่แล้ว

      kama baxnin ee dadki laha waa joogan alx

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน

      Waanka bahanahay kuligeen sababto ah QABIIL iyo jambalaya nalo kala tuuro ummada Somaliyeed Lkn
      Tuuga hogamiso dalka iyo Gobalada
      Iyaga dhaca waxkasta.
      Dambiga shicibka aan isku duubneyn
      Ninkas tuugisa waa aderkis iyo ina aderkiis 😂😂😂 waanka bahanahay
      Inaga wax QABIIL layirahdo majiro
      SOMALIYA OO IDIL WAA BEEN.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma shaa Alaah, Baarakalaah

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 ปีที่แล้ว +16

    I’m proud to be Puntlander

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj ปีที่แล้ว +2

      war taasi wey ku deysey

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 ปีที่แล้ว +10

      Just somali!

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน

      Alxamdullilah Rabbi Calamiin
      Alle Swt nimcadu nasiiyey
      Somaliyeey

  • @hiboibrahim1983
    @hiboibrahim1983 ปีที่แล้ว +2

    Breathtaking views. Thanks Sola

  • @ZeerozeeroSeven
    @ZeerozeeroSeven ปีที่แล้ว +6

    Wallahi it looks a small beautiful island in TURKiYE called “FETHIYE “ Dalman.
    You can’t imagine imisa lacag ayey kasameeyan jaziradas yar. We can do too but…..! ilahey dhulkena haino hagajiyo

  • @mosh138
    @mosh138 ปีที่แล้ว +4

    Masha-allah. Dhul ayaan leenahay..allow nabada dalkeena u sahal

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya Rabbi Raxman, Raxeem Wahaab

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qurux video

  • @SadeqFitness
    @SadeqFitness ปีที่แล้ว +3

    Excellent work - As per usual ماشاء الله

  • @hodonugaas7924
    @hodonugaas7924 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah tabaarakallah jzkallahuqayran

  • @wadani2724
    @wadani2724 ปีที่แล้ว +2

    Waxa jira dad aanan rabin in quruxda iyo nimcada dalkeena la soo bandhigo, si eey nan Soomaalida u ogaan una baran dalkooda quruxda iyo nimcada ceegaagta.
    Waa shisheeyahay qaasatan reer Galbeedka.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 ปีที่แล้ว +3

    WAA DHULKA SIDA U QURUXDA BADAN BAAN QAXOOTI KA NAHEY , KII DALKA JOOGEY IYO QURBAJOOGTINA MAAL GASHANAYAN KENYA, TURKI IYO WADAMA KALE , ILAHEY HA IDIN SOO HADEEYO SOMALI WAA DAD CAQLIGOODI IYO HANTIDOODI DALAL SHISHEEYE KU BIXIYA ALAHA IDIN NAXARIISTO

  • @amirshorts6255
    @amirshorts6255 ปีที่แล้ว +4

    Afkaagu puntland ha barto
    Qandala puntland somalia

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 ปีที่แล้ว +1

      Somalia waa Somalia naga daa magacyadan

  • @abdideckhersi5392
    @abdideckhersi5392 ปีที่แล้ว +3

    cod iyo maqal iyo muuqaal hadal wata soo raaci!

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 ปีที่แล้ว +4

    Somalia waxanbaa laga rabaa inlaga qaato markaasa la iskuwada direy

  • @maliboy9565
    @maliboy9565 ปีที่แล้ว +1

    Isha allah I tried to visit soon’ damn Somalis and their fadhi kudirir 😢

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah so Beautiful

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @osmanshire3581
    @osmanshire3581 ปีที่แล้ว +3

    Maxa RABI noogu deeqay dhul. Allow umadena tus nimcada sisay amin ya rabi

  • @sonsomrealestate413
    @sonsomrealestate413 ปีที่แล้ว +3

    First one ☝️ 👂

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 ปีที่แล้ว +2

    Allah muxuu dhul naseeyey lakin dad la aaan na dhegey

  • @Womenspeek
    @Womenspeek ปีที่แล้ว +2

    Salaam sola

  • @abdisamadismail1879
    @abdisamadismail1879 ปีที่แล้ว

    Thank you libaax.

  • @amrow3100
    @amrow3100 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you bro

  • @adannur4755
    @adannur4755 หลายเดือนก่อน

    Dhulkina hoyo aad iyo aad oo quryxbdnyahy lkn dad mahaysano qabil aamansanyhaiin dadkina

  • @GM-ub8qy
    @GM-ub8qy ปีที่แล้ว

    Nice place for beach resorts

  • @AH78078
    @AH78078 ปีที่แล้ว +2

    The city of Bosaso should be moved here to be the economic city of Puntland state

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 ปีที่แล้ว +4

    Puntland waa dalka ugu wayn Africa uguna qanisan

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj ปีที่แล้ว

      somaliland dheh

    • @user-qc3lj2mc5y
      @user-qc3lj2mc5y หลายเดือนก่อน

      ​@@Nono-fm5mjsubxaan Allah war xagee ka soo baxday adiguna. Maxaa qabyaalad ahayd

  • @user-bq5np6qb6w
    @user-bq5np6qb6w 7 หลายเดือนก่อน

    Хорошая музыка и природа🙂👍

  • @hawaalinuur7556
    @hawaalinuur7556 ปีที่แล้ว

    Waa dhul dad waayey.

  • @wadania932
    @wadania932 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @yamaarug
    @yamaarug ปีที่แล้ว +1

    Ilaa buuraha ayuuu sii gashanyahay

  • @dahiromar01
    @dahiromar01 ปีที่แล้ว +4

    Asc sola sxb geela raas caseyr ku dabaasha, Eyl, isku shuban, xaabo, caluula, iyo suqa dara. Intaas nosoo duub addoo mahadsan.

    • @dahiromar01
      @dahiromar01 ปีที่แล้ว +4

      Ceelaayo iyo laasqoreyna ha hilmaamin fadlan”

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 ปีที่แล้ว

    Sola guul sxp horay usoco

  • @abdiganihaybe3382
    @abdiganihaybe3382 ปีที่แล้ว

    Qandala Puntland ... Somalia iyo midowgii Sofeeet 1991 bay wada burbureen .

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 ปีที่แล้ว +3

    Puntland republic waa dalka ugu qanisan dunida

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waxee noqotay sida dameer raran oo malab ku raran .

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 ปีที่แล้ว

    Magalo dal xiis halkas hala dhiso waameel cajiib ah

  • @daudiquotes0978
    @daudiquotes0978 ปีที่แล้ว

    Dadkii lahaa qaarna badaha ayee kudhamaanayan , qaarna gaajo ayaa dalkooda ku laaneesa !

  • @saudaahmed5565
    @saudaahmed5565 ปีที่แล้ว

    ASC SOLA DAL WAAKO DADSHEY GOD KA RIDEN XAQA ALAAH NA TUSO🤲🤲🤲

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว

    Zola Muuqaaladaadii Quruxda Badnaa Waanu uxiiznay Ee Fadlan Dib u bilow

  • @zamzamahmed2226
    @zamzamahmed2226 ปีที่แล้ว

    Qurux

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +2

    CAJIIB WAR DEE DALKA QURUXDAA ILLAAHAY SIIYEY BAY SOMALIIDU KA CARARAYAAN HORTA DHULKAAN BARI WAABA ADDUUN KALE MAGAALOOYIN BADAN IYO GARDAFUU CHANAL IYO INDIAN OCEAN GOLF OF YAMAN BAA KU KULMA...

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 ปีที่แล้ว

      Shiine Dhulkaa way adagtahay intiisa badan in la gaadhaa oo jidad fiican malaha. Gobolka bari waa paradise aan jid lahayn. waxaa sidaan oo kale ah marka Hargeysa laga baxo ee Caado, Agabar, iyo xaggaa la aado ilaa jabuuti waa dhul buuro ley ah waxaana ka buuxa dur durro waa dhul aad u qurux badan, beero iyo macaadin badan baa ka buuxa laakiin haddaynu soomaali nahay meelkasta aynu joogno macawis xun baynu xidhanahay waxna qabsan mayno dhulkaasina sidaas buu ilaa qiyaamaha cidla u ahaanayaa nasiib darro

  • @abdiwarsame4236
    @abdiwarsame4236 ปีที่แล้ว +1

    Oo dhulka sidan u qurxoon ee aan dad iyo duunyo toona aanay ka muuqani muxuu yahay?

    • @AhmedHassan-jz6zn
      @AhmedHassan-jz6zn ปีที่แล้ว

      TuulAdi aad ku dhalatay soo dhaaf sxp dad iyo duunyaba inay ku nool yihiin waad arkiye

  • @waaanigii8971
    @waaanigii8971 ปีที่แล้ว

    Waxaa nasiib ah in Khuurigan ay dagmada qabdala ka durugsan yahay waayo in pollution iyo khashin gaaro ma fiicna waa in Somalidu ilaashata dhulkeeda qurxoon.

  • @mucaashaqpoY
    @mucaashaqpoY ปีที่แล้ว +7

    Qandala belongs to puntlanders 🇸🇱

    • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
      @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 4 หลายเดือนก่อน

      somali diintooda alle haku xafido

    • @user-qc3lj2mc5y
      @user-qc3lj2mc5y หลายเดือนก่อน

      Cid waliba waa welcome qabiilka rabtid ahow as long as you're Muslim ❤❤❤

    • @user-qc3lj2mc5y
      @user-qc3lj2mc5y หลายเดือนก่อน

      Somali oo dhan baa leh Iska daa qabyaalada 😢

    • @user-qc3lj2mc5y
      @user-qc3lj2mc5y หลายเดือนก่อน

      Waxba lagu ma helo qabyaalad aan gaajo iyo diin seeg ahayn

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 ปีที่แล้ว

    Heesta kabanka leh yaa qaada tolow ?

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +2

    Viva Qandala dhulki awoweyashay

  • @Qoor252
    @Qoor252 ปีที่แล้ว

    Wa meel Quruxbadan lkn dad dhisto oo soocamiro ayey la dahay wali

  • @mohamedfarah7651
    @mohamedfarah7651 ปีที่แล้ว

    Maxay kuugu taala waan ilaashan weynee?

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว

    Wadan dad la,aan

  • @abdiguleed994
    @abdiguleed994 5 หลายเดือนก่อน

    Dhul maxamud saleban!!

    • @YaasinMaxamud
      @YaasinMaxamud 12 วันที่ผ่านมา

      Dhul cali saleebaan adeer

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 ปีที่แล้ว +1

    NINYOHOW CABDINASIROW WAAN KU JECELNAHAY HADANA NAMA XUSHMEEYSID OO TH-cam WAXBA MASOGELISID MARKA XAGAAD IGUURTEY AANKAA DABAGUURNEE .

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว

    Nin walba tuulada uu ku dhashay ayuu u gaystaa janada aduun waar dhalinyaro dalxiis badiya oo tuuladiina soo dhaafa😂😂
    Nimcad ayuu alle inagu galladay waynuna ka baahanahay🥺

  • @bigballers522
    @bigballers522 ปีที่แล้ว

    Thanks Abdinasir. Allah has blessed Somalia but instead of enjoying they're fighting.

  • @abdiazizahmed4313
    @abdiazizahmed4313 ปีที่แล้ว

    Qandala Somalilander

    • @roodoqurux6288
      @roodoqurux6288 10 หลายเดือนก่อน

      Subaxanalaah ma qandala somaliland ah kkk qandala waa bari puntlnd qabilkeega daga

  • @ghjjbbgfghjjbbv1919
    @ghjjbbgfghjjbbv1919 ปีที่แล้ว

    Is

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว +3

    Qandala Waxey Ku taalaa Gobolka Bari Magaalada Boosaaso Ayey Waxey kaga beegan tahay Galbeedka 338km Ayeyna Boosaaso U jirtaa
    Qandala Waa Dhul Buuraley Ah Oo Aad u qurux badan Lknse Daacish Ayaa buuraha Qandala Ku jurta

    • @user-st9kf8wn6u
      @user-st9kf8wn6u ปีที่แล้ว +1

      Yahye wax daacish la yirah majiree iska soo buriya tuugta diamonds ka guranaysa iyo dahabka. Daka saas logu shekeeyaa wll

    • @HASSAN-nj2dx
      @HASSAN-nj2dx ปีที่แล้ว

      waa beenta qandala puntland beey kutala waana nabad alx

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว

      @@HASSAN-nj2dx Cawaanoow Boosaaso Sow Puntland Kama tirsana?
      Qoraalkeyga Ku laabo

    • @mohamedabdukadir3271
      @mohamedabdukadir3271 ปีที่แล้ว

      Buuraha golis iyo caalmiski ayey daacish ku jiraan ee qandala maahan

    • @2plus2equals59
      @2plus2equals59 ปีที่แล้ว +1

      Miyuu😂amaanayaa deegaanka mise wuu caayin? 🤔 qandala inay nabad tahay waaba loo jeedaa

  • @fathimaalibulle
    @fathimaalibulle ปีที่แล้ว

    See ku dhacdey wadanka ku dhalaney iskana joogna lkn waxba kama naqaano quruxdiisa .
    Vedio qurux badn ku mahadsan thy calamka melhn dalxiis bey u aadan I.a waqti kadib somaliyo nabad oo nuureysa

    • @MrXamarawi
      @MrXamarawi ปีที่แล้ว +2

      Qabyalad iyo ana kaa fiican iyo jahli nin walba tuladiisa la qurxoon.dhul qurxoon alah wuu na siiyay. Alxamdulilah

    • @fathimaalibulle
      @fathimaalibulle ปีที่แล้ว

      @@MrXamarawi zaid alhamdullh

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 6 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴❤️🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Masha Allah

  • @Nooruddinae
    @Nooruddinae ปีที่แล้ว

    NASIIB DARRO WAA DHUL QOLLO SHEEGATAY SOMALI KALE IS KA DAA XATTA DAROOD KA KALE OMA OGALA INEY MAAL GASHTAAN

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 ปีที่แล้ว +2

      Brother qolodee sheegatay? waad u jeeddaa oo dad badni xataa ma joogaan marka shaydaanka iska naar dhulka ilaahay baa dad ku beeray laakiin nin soomaali ah baad tahay waana dhulkaagii. waa ilaa 1203KM oo aan magaalo weyni ku ool marka Boosaaso laga reebo. Marka Puntland waa part of somalia waana dhulkaagii laakiin jidad iyo horumar buu u baahanyahay

    • @mahamudnuur7850
      @mahamudnuur7850 ปีที่แล้ว +3

      Dhulku waa dhul Puntland

  • @ghjjbbgfghjjbbv1919
    @ghjjbbgfghjjbbv1919 ปีที่แล้ว

    Is dhulmar tourism page on instagram yours brother mashallah seen you on there.