Q 2aad Tababarahii caalamiga ahaa ee Jaamac Karaaciin oo geeljire noqday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 146

  • @ziizoziizo-bt7ke
    @ziizoziizo-bt7ke ปีที่แล้ว +7

    ❤weryaa kaliye . Aan . Umada
    Qabyaalad iyo wax . Bila faaiido aha so gudbin .
    Ima dhaafo barmamijkagu . Waliba . Markad . Dhulka . Badan na bartay

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 ปีที่แล้ว +21

    CABDISALAAN AADBAAN KUU SALAAMAYAA
    INSHA ALLAH BERI DHOW AYAAN ANIGUNA BEERTAYDA IYO WAX QABAD KAYGA KULA WADAAGI DOONAA HADDII ALLAH NAFTA INOO DAAYO
    AADBAAD UGU MAHADSAN TAHAY BARNAAMIJYADA QAALIGA AH EE AAD BULSHADEENA USOO GUDBISO❤

    • @halimali8389
      @halimali8389 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wllo Alle ha kula garab galo dadaalkaaga inu kuu barakoobo ayan kuugu ducaynaya.

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว +8

    Athlete and international coach Jama Mohamud Adan, Karaeen is a living legend. Abdisalan Hereri is one of the best in his profession.

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 ปีที่แล้ว +8

    Abdisalanow qaalintii 4jirka ahayd ee laguu qalaayey ayaan sugayee miyaa lagu leefay oo video clip kii laga soo duubi lahaa la haleeli waayey 😂😂😂😂

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      Qaalintii Hereri keligii baa liqay. Maad maqal markii laga hadlayey cuntada ee Jaamac ku yiri Hereri “adiga cuntada aad baad isugu fiican tihiin”🤪🤪🤪.
      Karaaciin hadhuub yar buu haystay Hererina mid islaan badhideed ka wayn🤪🤪🤪

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedashour8177 war ka daa wariyaha 😁😂

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      @@dailycontent3955 Weriyuhu waa legend. Laakiin waa inuu yareeyaa cuntada. Karaaciin oo 4 sanadood ka weyn baa la moodaa in Hereri dhalay🤪🤪🤪

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah
    Jaamac waa nin farxad badan dadka jecel runtii aad buu u qalbi furanyahay.c/salaan herari aad baad ugu mahadsantahay dadka wax qabadka leh aad marwalbo na tusto waliba waxaad na tustaa dad hormar leh oo aad u furfuran kudayasho mudan dhamaan somalida allaha u barakeeyo xoolahooda nooc walbo

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose9212 ปีที่แล้ว +7

    Adeer jaamac ilaahay hakuu barakeeyo geela iyo xoolaha ilahay ku siiyay

  • @charlesabdi
    @charlesabdi ปีที่แล้ว +7

    Karacin is humble ❤❤❤

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nin wax fahmay waaye dalkaaga wax ku dhaama ma leh Rag badan buu shaqa abuur u sameeyey asagana waa kaas wuu farax san yahay nolosha waaba intaas cadaan cml buu u nool yahay

  • @garyaqaanaxmednuur9339
    @garyaqaanaxmednuur9339 ปีที่แล้ว +1

    Weriye sare Hareeri
    Barnaamijyadaado wa kuwo anfac u leh bulshada
    Halkaas kaga sii wad

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Qurba joogta dibadoow
    In dalkeenu hodan yahay
    Kaalay soo dawaafoo
    Daltabyada iskaga bi'i.

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +2

    Gelaa marku dararanyahay laba nin duugtaa, markay diriro horaan geeduhuna da' jogaan,dalawada irmaan ban kugu diidin nirigtoo godol dabacsanaatee, karaaciin ✌🏻💪

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh great program as always

  • @MatanMedia-7
    @MatanMedia-7 ปีที่แล้ว +3

    Geela aad CALI GERI AXMED ka soo iibsatay abti Jaamac Karaaciinoow ana dib ayaan kaaga soo iibsanayaa isla geelaas aad tolkay kala timi Abtiyo. waan ku salaamayaa abti adiga iyo weriye sare Cabdisalaam Hereeri.

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      Abti anigaa adna kaa iibsan. Ha wareegto giraantu. My grandmother is Ali Geri Ilaahay ha u naxariistee. My favourite poet (I Mirre) is Ali Gerii too. Rag jaba.

  • @JJAbdi
    @JJAbdi ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalanoow Cunada waay kaa muuqataa 😂😂 cunada iska yareey hadii lagu dhahay laguma caayin

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah tabarakaraxman very interesting shifo bal jamacow naga qayb geli anagana
    Fatuma 👍😘⚘💓

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi jaamac nirgihisa tarbiyada ay leeyihin aan ka helay Maashallaah somali baa u baahan tarbiyadaa kkkkk

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      Geel baadan raacine nirgohoo dhan baa edebtaa leh. U fiirso marka mid loo yeedho oo ay baxdo oodana la saaro inta kalena way doodaysaa. “anigana goirmaad ii yeeedhaysaa” “this is not fair” “looma dhama arrintan” iwm bay ku buuqayaan

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah waa barnaamij wanaagsan
    Jaamac Allah ha u barakeeyo Geella iyo tacabka

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +6

    Quruxda nolosha Soomaalida waa Miyiga iyo Xoolaha less stress calm and peaceful life

    • @claahiMohamud-f8e
      @claahiMohamud-f8e 9 หลายเดือนก่อน

      Lkn shaqo adag baa ka horeysa

  • @connoisseurification
    @connoisseurification ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah wankahelay caad iyo caad barnamishkan Hereriyow....nosobaadi kuwa kale san la mid ah fadlan. Ninka tababaraah ah eh Jaamac na waxaan dhaheyna mahadsanid iyo hambalyo noloshan aad doratay . Aniga geel wan jeclahay inaad raco Jamaac baan rabaa...Masha'allah. Qeer qulan dambe inshaallah.

  • @farxaankulmiye4645
    @farxaankulmiye4645 ปีที่แล้ว +1

    Mr. Hareri waad ku mahadsantahay sidaad had iyo jeer dhaqanka aad usoo bandhigtid, malaga yaabaa inaan aragno geeljire markuu geela raacayo fuula oo ka gabada milicda iyo rafaadka.
    bal harariyow pls ii weydii geeleyda waxa ugu wacan
    Mahadsanid

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 ปีที่แล้ว +3

    We need to visit in this area ❤inshaAllah in future

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan ปีที่แล้ว +2

    Sumada geelu baadi soocada ayay ku kala duwan yihiin reer kastaa baadi sooc ayuu leeyahay

  • @Dr.MohamedHassan1
    @Dr.MohamedHassan1 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaan idiin salaamayaa ,Wariye Abdisalan Hereri, iyo Tabobaraha weyn ee Jaama Mohamoud Adam ,Ilaahay hakuu barakeeyo geela iyo wax waloo aad gacanta ku hayso.
    Midna xasuunaada waligiin
    Halku dhagiinu ha ahaado
    Maasha Allah, Alhamdulilaah.

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 ปีที่แล้ว +2

    well-organized clip m.a well done HEREERI

  • @yaakcon
    @yaakcon ปีที่แล้ว +2

    Haaye Haaye waa iga qosliyey. In yar oo dhadhan leh baan cunaa kulahaa.

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah great program 😊❤Abdi salaam hareeri😊sharaf korkaaga ha ahaato wll

  • @sheekh_baruud72sheekh_baru68
    @sheekh_baruud72sheekh_baru68 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah jamac maxamud adan gedi ifiyaha mil kasto tagaba

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว +2

    Masha allaa toabarihii meel wanaagsan qurux badan nolosha masha ka soo bilaabantay

  • @abdullahduhul4441
    @abdullahduhul4441 ปีที่แล้ว +1

    Jamac karaciin is wacan aad dadaal badan u samaysay. Guul badan ku rajeynayaa. Hereri waa barnamaj fiican.

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 ปีที่แล้ว +1

    Jamac. Iyo. Hereri. Waa. Ku mahadsantihiin. Dad kii. Xoolohoodii Macau aad. U. Daba. Martaan

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi salam waxan ku arkay magalada burco isago gadhi cad wata majaj an racayay ayuu kayar istagay oo dhinac maray subax ayay ahayd😂

  • @ifraahmohamudali8467
    @ifraahmohamudali8467 ปีที่แล้ว +1

    Wall waad sifiican inaad geeldhaqatin lakin wooda kadaya oo udhisa jajuur wayo gedihii uu geelu cunilahaa ayaa nabadguraya

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Barwaaqo ayaa Ilaahay ina siiyey. Qurux. Nimankaa orod yahanka ahi hadii ay hilib geel iyo caano geel isla heleen cidi gaadhimayso😂

  • @Makkah__114
    @Makkah__114 ปีที่แล้ว +1

    Mash.allaaah Waa Jawi qurux banan oo barwaaqo ah

  • @ZAKYAREE
    @ZAKYAREE ปีที่แล้ว +2

    Thank you Wariye sare Abdisalan hereri 😊❤

  • @amiinbuubaal7223
    @amiinbuubaal7223 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko xiiso leh dhaqankeenii dhulkii oo barwaqo ah m.a

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 ปีที่แล้ว +1

    Inyar oo dhadhan leh ayuunban cunaa hhhhhhhh herreri legend

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 ปีที่แล้ว +1

    Nikan garciin 2 jer bu hareri kaweynyahay

  • @xamsemaxamudxaaji4622
    @xamsemaxamudxaaji4622 ปีที่แล้ว

    labadasumadood waxalagu kalagaranayaa kolba sumadasiicusub qolada leh ayaa kudanbeesay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah baarakalaahu fiikum.Meesha Qurux deedii ayaan la yaabay.

  • @awilfarah1865
    @awilfarah1865 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wariye

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allaha ubarakeeeyo

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 ปีที่แล้ว +1

    Geela wa caaato Somalida xoolaha way ku xad gudbaan, 200 sano ka iyo manta wax Horumar ah xoolaha ah kama muuqdo, mida kale Sumada dhawac ama xagtimo bay u gaystan xoolaha iyado si ka Sahalan la heli karo, Code Nummers in dhagaha loogu xiro is easy, xiliga winter ka kayd cuno iyo Biyo meel loo dhigo xiliga jilaalka ay cunaan.

    • @farahizmacil912
      @farahizmacil912 ปีที่แล้ว

      2 sano oo abaar ah ayay ka soo kabanyaaan

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 ปีที่แล้ว +1

    Qaalinkii afar jirka ahaa weli ma haynno Hereriyoow

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 ปีที่แล้ว

    War. Cabdi sallan. Adiguna sida.
    Jamac. Glass. Cana. Malintii. Cab
    Oo. Forget. Abaut. Food.
    Than you can. Be. Small. Size
    Jamac. Abaha. Bay. Isku. Filyihiin
    Cimriga. Iyo. Cafimaadka. Allah. Hawdhereyo jamac iyo. Cabdisalaan

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 ปีที่แล้ว

    Kamara fiican odayga uu raadiya ciyalka wax duubayow, 720 barmamijyadu ku socon maayan. ugu yaran 1080/60 ka dhiga sidan wa ceeb.

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 ปีที่แล้ว

    Abdisalaan hereri we'll get you 1m if allah say .
    But we request you to make interview Somali scholars like.
    *sheekh saed rage and sh cabdiraxmaan bashiir and athors.
    Also the sheikh khaled yasin U know his wife is somali just make interview with him for us. Thank you

  • @sakariyesultan5612
    @sakariyesultan5612 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ❤

  • @idirisyusuf3454
    @idirisyusuf3454 ปีที่แล้ว

    Maxa dhisibirina sawdigan ooda saarya war c saln ninika nga qabo

  • @mahamedaden4919
    @mahamedaden4919 ปีที่แล้ว +1

    Jama Kara'in 👑🇰🇪

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 10 หลายเดือนก่อน

    Jaamac geeliisu maquruxbadna

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @nagaadahmed
    @nagaadahmed ปีที่แล้ว

    mnsha allah

  • @Amiir-Saab
    @Amiir-Saab ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad Abdisalam

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว +1

    Karaaciin hareri wuu dhali karyaa hadana inuu waxbadan ka yaryahay ayaa lamooda

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      4 sanadood buu ka weyn yahay. 62 and 66.

  • @MahdiAhmed-j6w
    @MahdiAhmed-j6w ปีที่แล้ว

    Cabdi .salaan .hereri. Shaqo .wacan .ayaad .haysaa .wadankeena .qurux .diisa .iyo .xoolaheena .qurux .dooda .iyo .nimcada .taala .ayaad .noosoo .gudbisaa .waad .mahad .santahay .jaamac .karaaciin .dad .badan .ayaa .kugu .dayan .dadow .wadankeena .nimcada .taala .aynu .ka .faaiidaysano .dadyoowga .kale .aynu .kamaarano .jaamac .karaaciin .alaha .kuu .barakeeyo .bay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha kuu barakeeyo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Waxa Cajiiba
    Ragna hadey ka soo yaacayan
    Miyiga oo Waxay ku fikirayan
    Sidey Qurbo u Tagi la.haayeen
    Ragna waa kuwaa miyiga ku soo
    Danbeeyay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +1

    Geelu aad ayuu caato u yahay

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +1

    Hereri💯💯💯💯💯💯

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    gaajo waa cudur
    waxse camaliyay
    hadhuub culan iyo
    horaadada camal
    waatii geela loogu heesijiray!

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 ปีที่แล้ว +1

    Xiiso badan

  • @mahadidahir2033
    @mahadidahir2033 ปีที่แล้ว

    Asc c.salan hareri safar iyo daal kawarran waxaad ba buug kaqorikarta safarka kaliyah

  • @cismanamina5684
    @cismanamina5684 ปีที่แล้ว +1

    Manshaballh

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @yahyehassan8868
    @yahyehassan8868 ปีที่แล้ว

    War geelkaan waxaa kaqurxoon geelaheeyna koonfurta joogo

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว

    Xidig wayn oo ay soomaali ku faani karto iyo wariyaheena caankaa halkaa cashar wayn baa yaal wax ka barta dalku waa barwaaqo dadkiisa haduu helo

  • @Burco.
    @Burco. ปีที่แล้ว

    Farta dheere dheega iyo labada farood ee daanka sumadaaa geela Muuse ismaaciil ba lahaa

  • @saleimanjibriil2047
    @saleimanjibriil2047 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa codsanayaa inaad ila xidhiidhiso jamac karaaciin waxaan ka rabaa awr kaa qaalimadiisa mid ka mida.

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi damaacisanaa kkk

    • @halimali8389
      @halimali8389 ปีที่แล้ว

      wan kula arkaa taas😂😂

  • @mustafaahmed3123
    @mustafaahmed3123 ปีที่แล้ว

    Abdisalam khabiir xaga cuntada ah kkkk

  • @yaasiinxfaarax3556
    @yaasiinxfaarax3556 ปีที่แล้ว

    Qiimo geel waxaa garan kara ninkii xeradiisa ku soo kora

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Axmed7222
    @Axmed7222 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaa odayga haruubgaalka ayaa ka xun

  • @ciisemaxamuudmaxamed3478
    @ciisemaxamuudmaxamed3478 ปีที่แล้ว

    M.a m.a barnaamijyadan aad baaan u jeclahay

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว

    Geela ii doorku
    Qoodh xumaa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว

    Maashallaah cabdisalaan program fiican baad noo keentaa thatks

  • @abukeycadde7890
    @abukeycadde7890 ปีที่แล้ว

    Sumada(calamada) nefka kutala waxa lagukalagarta o lafiriya tan horeysi iyo tan dambe ee cusub

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      waxa lagu gartaa keliya marna meesha geelu joogo. Haday hashaasi ku lunto Caynaba iyo nawaaxigeeda waa la fahmayaa inuu Habarjeclo (biceede) leeyihiin, hadiise u baxsato nawaaxiga Buuheedle, waxaa loo geeyn Cali Geri.
      Weliba marka Cali Geri loo geeyo ninkii lahaan jiray intii wiil ku soo daro buu ku odhan u gee hashaa Jaamac. Dhaqan kala sidaa ah. Reer miyi waa is wada yaqaan.

  • @abdiqanilegend1206
    @abdiqanilegend1206 ปีที่แล้ว

    Marka la culo miyaan la hogaynjirin

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid warey sigii 2 bad e jamac karaciin sodaa

  • @zahram3122
    @zahram3122 ปีที่แล้ว

    mashallah allah hakuu barakeeyo

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 ปีที่แล้ว

    Asc awrkii baan sugaynay aaway awrkii?

  • @abdirizakmohamudelmi1194
    @abdirizakmohamudelmi1194 ปีที่แล้ว

    Waa mid kamid ah program yadii ugu wanaagsanaa ee aan arkay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah j love it republiken somaliland long live

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 ปีที่แล้ว

    Sportska faaiido badana. Jaamac karaciin ugu yaraan 20 sano ayuu ka weyn yahay Hereri.

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      Afar sanadood buu weyn yahay jaamac. Hereri waa 1966 Jaamacna waa 1962. Waa run laakiin in Hereri aad u weyn yahay baa la moodaa

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah tabaarak Allah

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 ปีที่แล้ว

    Caano iyo timir baa ugu cafimad badan

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 ปีที่แล้ว

    🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g ปีที่แล้ว

    War geelu waa geel idoor qoodh xumaa Adhiga idoor. Ku waa adidhi qoodh badan lakiin geela Ogaden ka ayaa ka qoodh badan ka idoor ka

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 ปีที่แล้ว

      Badan yahaw xanuun reer ku haya iskadaw meeshan nin waynba leh

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 ปีที่แล้ว

    👳👳👳👳👳👳👳👳

  • @apdallanoor6654
    @apdallanoor6654 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @koosaarfaisal1571
    @koosaarfaisal1571 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wariye

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Barakahu lak, Allaha ku barakeyo ❤❤❤❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @mahadhassan7497
    @mahadhassan7497 ปีที่แล้ว

    Jaamac arinkaa cuntada wuu ku celceliyay Martida sidaa loolama hadlo alah ha u barakeeyo hantida iyo noloshiisa wanaagsan

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 ปีที่แล้ว

      Ragan waa saaxiib dadka isku cusub maha oo marti kale

  • @qaaliosmanchannel9797
    @qaaliosmanchannel9797 ปีที่แล้ว

    Mashaallaha😊😊😊😊😊

  • @ahmedabdi695
    @ahmedabdi695 ปีที่แล้ว

    Prt 3 abdisalan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah alxamdulilaah