Day 4 quraac change of lifestyle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @hoyooba9529
    @hoyooba9529 7 ปีที่แล้ว

    assalam aleiukum sister i cannot find day 4 qado and casho. thank you for sharing health food.

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว

    wwwew mashallh jizakallwh qeer qurux waye gacan ala ku barakeeyo 😍

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  7 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaal mcn allaha ku xafido adna inshallah

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb asxaabta sharafta leh quraacyo kala duwan ayaan halkan idinka tusey waxaan rajeynayaa in ay idin anfici doonto inshalah

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว

    asc masha allah ukhtii jazaka lla jazaa

  • @hanimohamed1942
    @hanimohamed1942 8 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha kaa raali noqdo walaasheey

  • @sihaambare8521
    @sihaambare8521 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah deeq duniya waad no faideyse gacantaada allah kuu barakeyo mcnto

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +idil cadeey aamiin dhamaanteen xbbtii 😘👍🏿😍😘

  • @mulkidahir5173
    @mulkidahir5173 8 ปีที่แล้ว

    maasha allaah quraac fcn iga dheh thanks abayo deqa Duniya Channel

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Mulki dahir xbbtii mahadsanid macaankuuba kaga darey maashalah :)

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah macaanto shugran sabiibtii

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 8 ปีที่แล้ว

    abaayo jizakallaah waxaad noohaysaa howl culus mashallaah ilahay hanoo kaa xifdiyo

  • @hodanabdi368
    @hodanabdi368 8 ปีที่แล้ว

    maashallah abaayo jazakallah khayr mizaanka xasaanad ilaahay hakuugu daro

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Hodan Abdi waiyaaki macaaney aamiin dhamaanteen

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah abaayo it's so healthy jisakalah kheer

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Munaabdulahi waqtigii cambaha iyo mooska baa la joogaa meel kastuu kaaga soo horbaxayaa maashallah thanks xbbti

  • @sadiyohasan3406
    @sadiyohasan3406 8 ปีที่แล้ว

    masha alh macanto

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 8 ปีที่แล้ว

    Mashaallah mashaallah Waa kusugtay abaayo. Subhanallah so beautiful too💋💋💋

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Cafimat Fican mahadsanid xbbtii :)

    • @CafimatFican
      @CafimatFican 8 ปีที่แล้ว

      +Deqa Duniya Channel , abaayo. Can we talk please? Here is my email raweatinghomeschoolingfamily@gmail.com

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Cafimat fican, haye deqaduniya@gmail.com waaye kayga xbbti inshalah

  • @ummammarabdulle5113
    @ummammarabdulle5113 8 ปีที่แล้ว

    shukran qaali

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

    masha allah jazakallahu kheyr abaayo 💋💜💛💚💝💘💗👏👏👏👏👑

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Fatima Mohamed waiyaki xbbti waqtigii waxaa la gaarey kulaylaha qudaartiina aad bey usoo go'dey marka ka faa'iideysi wacan dhamaanteen. Thanks sis

    • @fatimamohamed1883
      @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

      Abaayo aniga wadankan joogo marwalba waba kulel frutka ada loga hela

  • @shukrigujitemahamed1480
    @shukrigujitemahamed1480 8 ปีที่แล้ว

    ascwrwb masha allaah shukran macaanto wcswrwb

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 8 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waan ka hellaay cuntadan khayr alaaha kusiyo abaayo

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Umu Raxmi aamiin dhamaanteen xbbti 😍😘👍🏿😘

  • @sharifosharif2252
    @sharifosharif2252 8 ปีที่แล้ว

    mansha alah abaayo aad baan ugu farxay gabar soomaliyeed oo saan ugu dadaaleyso in aan caafimaad Keyne hormarino abaayo aniga aad baan ugu bahanahay lose weight so abaayo jizaakalaah dhalada biyaha kugu jirto intee ka gadatay uk aan joogaa qaali caawa ayaana a rkay chanelkaga

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Sharifo Sharif ukhtii soo dhawoow aad baana kuugu mahad celinayaa, abaayo Waxaan ka soo gaday Morrisons ka £1 loool dhinaca alaabta buu yaalaa qofkii rabo buskut buu ku ritaa qofkii rabo caleen ama sonkor, aniga biyaha baan ku shubtaa kkkkk allaha kula garab galo is caateyska caafimaadka aa ku jiro in wadnaha uu si fiican u shaqeeyo haddii aad awoodo 5 maalin wiigii 30 minutes samee jimicsi cuntadana control aad baad wax isaga garanee inshalah. Good luck xbbti

    • @sharifosharif2252
      @sharifosharif2252 8 ปีที่แล้ว

      Deqa Duniya Channel Insh allah abaayo mahadsanid 35 kg ayaan rabaa in aan rido meeqo camal igu qaadaneysid jirka haduu hilibka kabaxo in uu jilcaa ka cabsanaa

  • @farahali9740
    @farahali9740 8 ปีที่แล้ว

    shaqa fcn aya hesaa.