Day 1 quraac change of lifestyle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 92

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 8 ปีที่แล้ว +2

    Deeqa inasha allaaah xbbty thnks

  • @suweysmaxamud8960
    @suweysmaxamud8960 8 ปีที่แล้ว +2

    jasakalahu qyr

  • @amalahmed6833
    @amalahmed6833 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wan sogayna qadada in sha Allah jzkAllah khayr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Amal waiyaki xbbti goor aan fogayn baan soo galinayaa inshalah

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb. Waa maalintii 1aad quraacdeeda qado iyo cashana way idin soo socotaa inshalah cajalada way badanaysaa haddaan isku soo wada daro marka daawo wacan akhyaarta :)

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 8 ปีที่แล้ว

    nasha alaha ilheey ha ku barkeyo xabti

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 8 ปีที่แล้ว

    Asc walaashey maasha Allah waa ka Healy jazaakumallah qeyr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      dahaba rooble wcs wr wb xbbti soo dhawoow waa farxadeyda in aad ka heshay thanks :)

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah ilahay ajar ha ka siyo

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 8 ปีที่แล้ว

    mashallah sis lemon is good for your body thanks for helping us 👍👍👍👄

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Amina Farah xbbti gabar walaashey ah ayaa waxay gashay kuwa Herbalife ah camal ah ee waxa la cuncuno dadka ka gada ka dib naagtii qaabil sanayd way u diidey biyo qandac ah oo liin dhanaan leh ku tiri kuuma fiicna Waxaan ku dhahay ha dhagaysan kkk waayo liintu way wanaagsan tahay. You wlc Amina

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 8 ปีที่แล้ว

    mnsha alla aad bd u mahadaan tahay deeqa
    wn Kula socon doona after week inta kiiloo e kadhacaday nala so socod sii mrka thnks

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      hoodo faisal thanks xbbti waan idin la soo socod siin doonaa inshalah

  • @aaliyahabdallah1546
    @aaliyahabdallah1546 7 ปีที่แล้ว

    masha alah abayo ilahey hakubarakeyo hadan kugu sobiirey

  • @muniiroabshir3585
    @muniiroabshir3585 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah abaayo qeer allaha ku siiyo aniga wan kugu cusbahay

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Muniiro Abshir, aamiin dhamaanteen xbbtii soo dhawoow gacmo furan nala faa'iideyso inshalah

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 8 ปีที่แล้ว +1

    Man shalah abayo wnkahelay

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Abdi hayle aad baad u mahadsan tahay walaal maashalah in aad ka heshay waan ku faraxsanahay soo dhawow malmahana la soco inshalah

  • @rmohamed4716
    @rmohamed4716 8 ปีที่แล้ว +1

    aniga hadana bilaabaa insha Allah Ilaah ha ila garab galo

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Amiin aniga hadan samayn karo adigana waad samayn kartaa good luck

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 8 ปีที่แล้ว

    deeqo cuntadii xalosha lagu yaraynayey xata wan jasugaynaah sis

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Shahiida sharaf xbbti cuntada mid gooni ah caloosha ma jarto liintaa ugu dhow bay dadku dhahaan laakiin cunto dheeli tiran iyo exercise baa jara taa cid kale ha waydiin. Dhexdeyda baan ka arkey inta inches ka baxdey marka ila soco 7 maalmood inshalah. Thank you ukhti

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 7 ปีที่แล้ว

    sumaya

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 7 ปีที่แล้ว

    shureim

  • @nashadhassan6327
    @nashadhassan6327 8 ปีที่แล้ว +2

    xbbti shugaran waan ka sugaya isha allaah

  • @ladanitaomar4505
    @ladanitaomar4505 8 ปีที่แล้ว +1

    Ana wan Kula bilaba Wana kuso shegaya Inta an Ahay Iyo inta Iga dhacdo Marka xiliga la Garo

  • @rmohamed4716
    @rmohamed4716 8 ปีที่แล้ว +2

    kkk maasha Allah

  • @ruun123ahmed4
    @ruun123ahmed4 8 ปีที่แล้ว +1

    liitarka qiyaastiisa na tus uqtii

  • @ayanabshir7274
    @ayanabshir7274 8 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah

  • @amallymo1270
    @amallymo1270 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abayo deqa aad ayd u mahdsan tahy
    deqa ma marykana ayd dagan tahy thanks

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Wcs wr wb Layla may xbbti London baan daganahay

  • @nashadhassan6327
    @nashadhassan6327 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah wll waad mahadsantay lkin anigo somaan ma ku afurkar xbbti waxan raaba inaan is caateyo

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Nashad Hassan, waad ku afuri kartaa xbbti qadadii iyo cashadii oo wada socda ayaan soo galinayaa xoogaa ka dib inshalah labadaas mid ka qaado oo ku afur inshalah biyahana badso iyo green tea ga allaha kaa aqbalo soonka ukhti inshalah

  • @jamaaljamaal2589
    @jamaaljamaal2589 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah abaayo jizakalah qeyr xafidu hullah

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Jamaal Jamaal thank you adigana allaha ku xafido iyo dhamaan muslimiinta

  • @iskaadkowwalal5144
    @iskaadkowwalal5144 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashlah waan ku jiraaa

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Luul omar soo dhawoow sis qadada iyo cashadana ila arag inshalah jimicsigana waa inoo fiidkii :)

  • @shaxshaxleydakaraan3113
    @shaxshaxleydakaraan3113 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wan dawaday kuli 3da waqti intaas lee isticmala lkn masharyada subaxdi anku quracanayo waxa kudara timir cadi miya xabiibti

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      shaxshaxley xbbti meesha malabka ku badalo laakiin ha ku badan inshalah

    • @sumayaibrahim92
      @sumayaibrahim92 7 ปีที่แล้ว

      Duniya Channel walal. wan ku bahna inté kala so xiriraa.

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abayo masha allah jazakalahu khayr waa qurac macan

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      nasra eraad wcs wr wb xbbtii my favourite quraac waaye kama daalo :)

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah abaayo jizaakalahu kheer jizaa

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว

    mashalaah jizakallwh qeer 😍😍😍😍

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 8 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wlll

  • @riyakmohammed3629
    @riyakmohammed3629 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo Duniyo aad aya ufaraxsanahay runti wan ubahna qeyr badan allah kusiyo 👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍

  • @Mire-nn9vb
    @Mire-nn9vb 8 ปีที่แล้ว

    Asc abayo deeqa jezallah khyer waa ku xirnhay bijkaga
    mahadsnid...Abayo gym ayan ku jiray soonka ka hor waxba ma is kaga garan oo miisanka waxan ahay intayde hore waxba is dhaha mararaka qaar armad ku see cuslatay
    ane way walshay bal ila tali walsha Samra wayee Asc

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Samra wcs wr wb walaal soo dhawoow, teeda kale gym ka fiidkii aad goor hore casho ha kuugu dambeyso, cabirka dharka isticmaal oo fiiri inta cm/inches kaa baxdey waxaana samaysaa shaati/jacket isku fiiri every week gasho oo intey kuu le'eg tahay fiiri. Dhaqaatiirtu waxay dhahdaa bini aadamku gaajada iyo haraadka wuu isaga darsamaa kow haddaad gaajooto cunto ha cunin biyo badan cab haddii uu ku dayn waayo gaajada markaas qudaartaada cun.Halkan ka daawo warbixin buuxda xbbti th-cam.com/video/f0NrsQH7I24/w-d-xo.html

  • @idilabdirahman6038
    @idilabdirahman6038 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dear thanks

  • @amallymo1270
    @amallymo1270 8 ปีที่แล้ว

    Asc deqa walallo waad mahad santahy aad iyo aad ayan u jeclahy channel kaga wayo
    wax badan oo faaido noleh ayad so galisa Jizakala kher. fadlan soo gagabi vidyoyada
    raalina noqo thanks

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb Layla adigaa mudan xbbti manta waxay ahayd qaybtii koowaad oo waa in aan sharax yar ka bixiyo laakiin qorshahaygu wuxuu yahay maalmaha soo socda in aan aad u soo yareeyo waqtiga inshallah. Mahadsanid xbbti la soco qaybaha dambe inshallah

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 8 ปีที่แล้ว +2

    no problem sis

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah macaanto ilaaheey ajar hakaasiyo aamin aamin aamin

  • @rmohamed4716
    @rmohamed4716 8 ปีที่แล้ว

    maasha Allah 30 kg sidey kaaga dhacdy ? sidaan hada Aad noo sheegeesiddaa mise qaab kale?

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      R Mohamed xbbti 1 sano oo gym, dabaal, yoga, socod, biyo badan cuntadan iyo kuwo kale oon soo wado inshalah ayaan isku wadey size badan baa iga dhacay marka haddii aad go'aan gaartid waa gaaree ukhti meeshaad rabtid habeenkii xataa waan ku riyoon jirey kkkkkkk

  • @igraanqorax5160
    @igraanqorax5160 8 ปีที่แล้ว

    Maansha allah abayo ana in la socdaan rabaa programkagan maanta lee ku soo biiray

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      igraan qorax soo dhawoow gacmo furan xbbtii nala soco inshalah mahadsanid :)

  • @mounazeidtiti8222
    @mounazeidtiti8222 8 ปีที่แล้ว

    masha allah manta bilabi yaa insha llah breast-feeding macnihisa karta a

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Mouna titi 7 maalin cuntadooda inaan soo galiyo bay ahayd laakiin 4 maalin baa hadda ku Jira marka kuwaas isku badbadalo inshalah qudaar iyo boorash na way leedahay nuujinta u fiican, thanks xbbti

  • @shukricaynab3051
    @shukricaynab3051 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah walal gaas ayan qabaa shaxa iyo liinta subaxa hore wax mey ii dhibayan

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Shukri Caynab soo dhawoow xbbti, liinta hadey caadi ahaan ku dhibto dadka qaar ayaa ku darsado liin bambeelmo way amaanan laakiin waabad iska dayn kartaa oo biyo qandac ah kaliyah cab anigaba markaan liin haysan qandac bes baan cabaa :)

  • @khadrahussein3765
    @khadrahussein3765 8 ปีที่แล้ว

    abayo adiga raali ah shaaha magiciis iso qora jazakallah khyr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Khadra Hussein sorry sis jawaabtii waan la soo daahay shaaha waxaa la dhahaa Green Tea qaarna qudaryaal baa ku Jira qaarna waxba dhib maleh kaad soo qaadatidba inshalah good luck xbbti

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว

    barida😃 mala cateen karaa dabada😋 wey idhiibtey😥

  • @naciimomahamed2904
    @naciimomahamed2904 8 ปีที่แล้ว

    hadn kuguso biray qali shugrn

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Naciimo Mahamed maashalah abaayo nagu soo biir oo nala faa'iideyso inshalah thanks

  • @naciimomahamed2904
    @naciimomahamed2904 8 ปีที่แล้ว

    mashalah qaliyey wad mahadsntahy wll

  • @ruun123ahmed4
    @ruun123ahmed4 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah allaha ku dhowro.sis

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 8 ปีที่แล้ว

    you are right sister life is long with pointless and thank you for the great breakfast wll

  • @nasranasir3883
    @nasranasir3883 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah hppti alle ha ku dhawro

  • @rmohamed4716
    @rmohamed4716 8 ปีที่แล้ว

    aniga hadana kuugu soo biiray

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      R Mohamed soo dhawoow xbbti gacmo furan thanks

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 7 ปีที่แล้ว

    sudies

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo aniga sokortan jeclahay😥😥😥 shaha bila sokor miyan kadhiga tankale cuntoyinka qarkoda ma cuni kari waxaan qaba gaas said ah

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Fatima ukhti sonkorta hal mar ha jarin haddii kale hal mar buu kugu soo noqonayaa isagoo badan waxaad samaysaa 3 qaado haddii aad cabi jirtey 2 iyo bar ka dhib hal asbuuc. Asbuuca labaad 2 qaado ka dhig marba haaf ka tag week kasta waxaad arkaysaa adiga oo marka dambe tabeynin. Cuntooyinka ku dhibaayo waxaad ku badalataa cuntooyin aan fat lahayn oo ku dhibayn sida caana garoorta ku badalo caanaha caadiga ah oo low fat ah

    • @nawalali1389
      @nawalali1389 8 ปีที่แล้ว +1

      mnsha Allah jasaakalaah khayr

    • @fatimamohamed1883
      @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

      Masha allah walashey qaali jazakallahu kheyr ad ankaga mahadcelina taladada adka uwanagsan runti anigba marban ad u buuran jiray lakin qalad ayan sameyay oo hal mar hilib badan riday sidas mar walba deg deg iguso labta hilibka 😙😙😙😙💝💘💗💛💚💜

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Waa sidaas ukhti Fatima waxaba loo diidaa diet ka waa sidaas waxa ka fiican adigoo tartiib u rida kaas dhaqso kuma soo noqdo

  • @shukricaynab3051
    @shukricaynab3051 8 ปีที่แล้ว

    jasakalah xbbti