Duniya Channel
Duniya Channel
  • 41
  • 318 366

วีดีโอ

Harqaan: habka ugu fudud oo wax loo tolo
มุมมอง 27K7 ปีที่แล้ว
Harqaan: habka ugu fudud oo wax loo tolo
Habka loo badalo irbada harqaanka/sharqaan/xarqaan
มุมมอง 4.1K7 ปีที่แล้ว
Habka loo badalo irbada harqaanka/sharqaan/xarqaan
Xaaskayga dirac qafiifa bay aroosyada ku aadaa ila tali sheekh!
มุมมอง 7157 ปีที่แล้ว
Alle swc waxaan ka baryaynaa kuwii cibaado suuban iyo camal wanaagsan la imaado in uu naga dhigo inshalah nagana aqbalo towbadeena, salaadeena, soonkeena, sadaqadeena, zakadeena, xajka iyo cimradaba aamiin aamiin.
Digaag by Deqa Duniya
มุมมอง 4.7K8 ปีที่แล้ว
Digaag by Deqa Duniya
Dirac fudud tolidisa by deqa duniya
มุมมอง 10K8 ปีที่แล้ว
Dirac fudud tolidisa by deqa duniya
Day 4 quraac change of lifestyle
มุมมอง 3K8 ปีที่แล้ว
Day 4 quraac change of lifestyle
Day 3 casho change of lifestyle
มุมมอง 8K8 ปีที่แล้ว
Day 3 casho change of lifestyle
Day 3 qado change of lifestyle
มุมมอง 1.4K8 ปีที่แล้ว
Day 3 qado change of lifestyle
Day 3 quraac change of lifestyle
มุมมอง 3.1K8 ปีที่แล้ว
waxaad u baahan tahay 2 ukun spinach onion tomato oil pepper
Day 2 casho change of lifestyle
มุมมอง 4.4K8 ปีที่แล้ว
Day 2 casho change of lifestyle
Day 2 qado change of lifestyle
มุมมอง 1.6K8 ปีที่แล้ว
Day 2 qado change of lifestyle
Day 2 quraac change of lifestyle
มุมมอง 3.4K8 ปีที่แล้ว
Maashalah day 2 baan ku jirnaa waxaad u baahan tahay Labo rooti barawn malab ansalaato yaanyo adag qajaar biyahaagii diyaarka kuu ahaa koob green tea ah
Day 1 casho change of lifestyle
มุมมอง 2.1K8 ปีที่แล้ว
Cashadii day 1 waaye waxayna ka kooban tahay Salmon:- ka daawo sida loo sameyo cajaladahayga mash potato with salmon kan ku qoran salad/ansalaato iyo qudaartii qadada ka hartey green tea ka daawo halkan th-cam.com/video/f0NrsQH7I24/w-d-xo.html waxaa ku qoran hordhac change of lifestyle
Day 1 qado change of lifestyle
มุมมอง 6K8 ปีที่แล้ว
Day 1 qado change of lifestyle
Day 1 quraac change of lifestyle
มุมมอง 8K8 ปีที่แล้ว
Day 1 quraac change of lifestyle
Hordhac change of lifestyle. Badalida habkaad u nooshahay!
มุมมอง 1.8K8 ปีที่แล้ว
Hordhac change of lifestyle. Badalida habkaad u nooshahay!
Bur timir by deqa duniya
มุมมอง 13K8 ปีที่แล้ว
Bur timir by deqa duniya
Eid Mubarak akhyaareey alaabtan igula ciida.
มุมมอง 1.7K8 ปีที่แล้ว
Eid Mubarak akhyaareey alaabtan igula ciida.
Eidaada ku darso cuntadan!
มุมมอง 6K8 ปีที่แล้ว
Eidaada ku darso cuntadan!
Doolshe Somali samayntiisa aad u fudud!
มุมมอง 23K8 ปีที่แล้ว
Doolshe Somali samayntiisa aad u fudud!
Afurkaaga ku darso!
มุมมอง 7K8 ปีที่แล้ว
Afurkaaga ku darso!
Alaabtaan ila arka akhyaarey!
มุมมอง 4.2K8 ปีที่แล้ว
Alaabtaan ila arka akhyaarey!
Dunta iyo qaybtiisa labaad
มุมมอง 2.2K8 ปีที่แล้ว
Dunta iyo qaybtiisa labaad
Cunto fudud by Deqa Duniya
มุมมอง 22K8 ปีที่แล้ว
Cunto fudud by Deqa Duniya
Ukun ansalaato
มุมมอง 27K8 ปีที่แล้ว
Ukun ansalaato
Macmacaan tiramisu
มุมมอง 12K8 ปีที่แล้ว
Macmacaan tiramisu
Cunto fudud salmon with mash potato
มุมมอง 7K8 ปีที่แล้ว
Cunto fudud salmon with mash potato
Macmacaanka Ramadaanka
มุมมอง 8K8 ปีที่แล้ว
Macmacaanka Ramadaanka
Afur fudud by Deqa Duniya
มุมมอง 17K8 ปีที่แล้ว
Afur fudud by Deqa Duniya

ความคิดเห็น

  • @RoodoAxmed-w5g
    @RoodoAxmed-w5g 19 วันที่ผ่านมา

    Abayo inaa barto hadaa rabo maxaa ii fududen karo xafadehen laguma barto wanna rabaa inaa sifican ubarto❤

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mahad said sida books loo sameyo noo soogali

  • @NimcoAhmed-ch1vi
    @NimcoAhmed-ch1vi 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo qeer Alle ha ku siiyo noo soobadi❤❤❤❤

  • @MaxamedLiiban-o6y
    @MaxamedLiiban-o6y 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤

  • @LulAwil-zk9lw
    @LulAwil-zk9lw 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤❤❤

  • @Neyma884
    @Neyma884 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo xage aday I hope sidas inada noga tagin 😢

  • @kiinalii1131
    @kiinalii1131 3 หลายเดือนก่อน

    ❤Mahadsanid wll🎉

  • @KadraKarie
    @KadraKarie 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan ayaa soomalida ugu roon

  • @Omlas989
    @Omlas989 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo shukran boorso soosamee❤

  • @Hawaabdiali-v2j
    @Hawaabdiali-v2j 6 หลายเดือนก่อน

    Ilh haka abalmariyo 7sano kahor muqal ad sameysa manta icaiwyy❤

    • @sarsaf-7933
      @sarsaf-7933 2 หลายเดือนก่อน

      Wll xagee laga helaa qalabka lagu sameenaayo

    • @Hawaabdiali-v2j
      @Hawaabdiali-v2j 2 หลายเดือนก่อน

      @@sarsaf-7933 Nairobi wllo

  • @cowkeaxmed
    @cowkeaxmed 7 หลายเดือนก่อน

  • @najahdaud6147
    @najahdaud6147 10 หลายเดือนก่อน

    Alla wll in aan barto raabaa

  • @SamsamXasan-uk5xg
    @SamsamXasan-uk5xg 11 หลายเดือนก่อน

    Wll qli hambalyo hore usoco wll waxn rbaa inaan barto farshaxan wadankii baan joogaa managaranayo meel aan kabarto wll makabarankaraa youtubeka

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 ปีที่แล้ว

    Biraha Magacada ishiga iyo dunta xage laga hela puntland garowe jooga🥺🥺

    • @ikramhussein7554
      @ikramhussein7554 ปีที่แล้ว

      abyo adiga online miyaa ka barataa ani muqdisho joogaa

    • @khadroalixuseen8621
      @khadroalixuseen8621 ปีที่แล้ว

      Isku meel joognaa abyo ana waan rabey markaa heshid isoo qabo

    • @xalwocabdirixman7198
      @xalwocabdirixman7198 ปีที่แล้ว

      @@ikramhussein7554 maya wll

  • @fatmamacalin1644
    @fatmamacalin1644 ปีที่แล้ว

    Allah akbar denbi lajecel yahay waye dad badan baa jecel siba gurba jokta

  • @fatmamacalin1644
    @fatmamacalin1644 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hoodonaasir6775
    @hoodonaasir6775 2 ปีที่แล้ว

    Wll xage joogta

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 2 ปีที่แล้ว

    Inanti qolkan lahayd dib halogu geero haday noshahay

  • @zamzamabdi2926
    @zamzamabdi2926 2 ปีที่แล้ว

    Abayo Ina barto raba kuwa yaryar sogali

  • @barlinfarah6170
    @barlinfarah6170 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely love this. Thank you abaayo

  • @cabdiyare7440
    @cabdiyare7440 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah huuno

  • @ahmedguhad7250
    @ahmedguhad7250 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 ปีที่แล้ว

    In aan barto aan jeclahay 💝

  • @axlaamaxmed8249
    @axlaamaxmed8249 2 ปีที่แล้ว

    Abayo meeqa weeye Harqaanka Lacagtiisa

  • @xaawaciise6680
    @xaawaciise6680 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 3 ปีที่แล้ว

    Khayr badan allah ah ku siiyo wll

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah tabaarkalaah

  • @caashoshiine7190
    @caashoshiine7190 3 ปีที่แล้ว

    Dunta tinta no sogali

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋

  • @dreamgril1554
    @dreamgril1554 3 ปีที่แล้ว

    Side ku baraty abyo

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah walaliku caawi subscrbe qeyr

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah walal iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo iku

  • @kaldhashmedianews
    @kaldhashmedianews 3 ปีที่แล้ว

    Xagee laga heli karaa walal

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallah qeyr wallo aad ban urabay barashadeeda

  • @mahamedmohamudabukar9867
    @mahamedmohamudabukar9867 4 ปีที่แล้ว

    Abayo waa lo baahnyhy cilmigaan wali kuma arag gabar somali oo san utaqaano maaha allh xageed kabaxday hada maaso noqotid abayo

  • @banoramachannel1371
    @banoramachannel1371 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @wadanivlogtv8269
    @wadanivlogtv8269 4 ปีที่แล้ว

    Asc ad aya u mahdsnthy waxan raba harqanka nocan ah xage ka helaa

  • @sacdiyoomar6279
    @sacdiyoomar6279 4 ปีที่แล้ว

    asc abyo irbad walbo magalee xarqanka

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah allaha ku xifdiyo jazaa ka laahu qeer

  • @jamalabdilaahi8671
    @jamalabdilaahi8671 4 ปีที่แล้ว

    waaw wadficanthy halka kasiwad fashiyonka wankutageersnhay

  • @hasanabdullq6953
    @hasanabdullq6953 4 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @zainmohamed1
    @zainmohamed1 4 ปีที่แล้ว

    duniya mahad sanid wll mashallah dadaalka halkaa ka sii wad

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 5 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll noo siiwad fadlan

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 5 ปีที่แล้ว

    Walaal shay qaali khayr badan ala haku siiyo inbadan Ayaan day dayay cashar kan oo kale Laa kiin soomaali waan waayay

  • @maryanhassan2970
    @maryanhassan2970 5 ปีที่แล้ว

    Huuno maxaad u joojisay dawaarka dib inoogu bilow

  • @salmaabdi228
    @salmaabdi228 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Waansogate cirbadhaan iyo dunta lkn sidha looisticmala ma'qaano

    • @naimahelan7935
      @naimahelan7935 4 ปีที่แล้ว

      Apaa intee kaso gadaty wan u baahanahee

    • @hiigsiiyohimilo2488
      @hiigsiiyohimilo2488 3 ปีที่แล้ว

      Abayo qofki muqdisho jogo hano shego mesha alaga helo

    • @najaxbintumaryama7606
      @najaxbintumaryama7606 3 ปีที่แล้ว

      Abayo intee kasoo gatay muqdisho

    • @salmaabdi228
      @salmaabdi228 3 ปีที่แล้ว

      @@najaxbintumaryama7606 abyo aniga Kenya jooga Nairobi iyo mombasa waa lagahela

    • @salmaabdi228
      @salmaabdi228 3 ปีที่แล้ว

      @@hiigsiiyohimilo2488 sorry abyo Kenya jooga

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 5 ปีที่แล้ว

    Abyo Aniga waxaan rabaa jarmada sida loo barto Iyo warqada dharka lagu cabiro mitirka, tolmada wan aqaan🌹

  • @khaalidcabdinaasir5984
    @khaalidcabdinaasir5984 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad ku mahadsan tahay casharkan ilaahay khayr badan hakaa siiyo.

  • @عاءشةحسين-ض7س
    @عاءشةحسين-ض7س 5 ปีที่แล้ว

    salamu calaykum macalim dhulkena ma laga hela duntan bac ayaa laygu baraa o way igu yara adagtahay please jawaab isii hadise lahelo ma qaali baa mise waa iska caadi shukran ad iyo aad baad u mahadsan tahay

    • @xafsaxasan7981
      @xafsaxasan7981 ปีที่แล้ว

      abayo haa waana ra qiis

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@xafsaxasan7981SALAAM Akaykuma MASHA ALLAHA wll XAGEED joogta ma SOMALI Anigu waan ka waayay somaliland Garahaan hargisa 😢

  • @لحظاتمعالله-ي7ر
    @لحظاتمعالله-ي7ر 5 ปีที่แล้ว

    jazaakillaahu khayr ukhtii Allaha kubarakeeyo aadban ugafaaidaystay