WAJI BUCBUC HADAA RABTO WAAKANAA WAX LAHUBO KUSHKUSH QURUX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 104

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waji cata ma qurxano jzk

  • @Huda.999
    @Huda.999 2 ปีที่แล้ว +8

    Marwa illaahay ha ku barakeeyo wll sidaad gabdhaha somaliyed ugu dadaalayso.
    Wlhi Yiista/khamiirisada markhaati ayaan ka ahay mudo 4years waan isticmaalaa aniga dadka chemicalka marsado ma ihi quruxda wajiga markaan alaabtan marsado dadkaa igula murma inaan waxkale marsado😄
    Intan waxaan ku darsadaa malabka qurux aan inaba caadi ahayn.

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  2 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah xabiibti shukran

    • @xiskaxaaji4881
      @xiskaxaaji4881 2 ปีที่แล้ว +1

      Khamiirisada maxaa waaye qaali

    • @Huda.999
      @Huda.999 2 ปีที่แล้ว

      @@xiskaxaaji4881 yiista wllo aan cajiinta ku darsano leebato baa meelaha qaar looga yaqaan baan jeclahay mase hubo

    • @xiskaxaaji4881
      @xiskaxaaji4881 2 ปีที่แล้ว +1

      @Faadumo Shiine abaayo haa liibito Ayan u Aqaana sideen marka u isticmala

    • @Huda.999
      @Huda.999 2 ปีที่แล้ว

      @@xiskaxaaji4881 qaabkaas wll videoga ay marwa ku sharaxayso u marso

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo hormar wacan gacanta alllah ku barakeyo

  • @sagal6353
    @sagal6353 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran jasakumulaah xabiibatii

  • @abshironur2143
    @abshironur2143 2 ปีที่แล้ว +7

    زيت جنين القمح luqada English waxaa lagu dhahaa(Wheat germ oil)

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Xabibti Manta baan ku arkay waan ku soo kugu soo biray sabata oo ah Salanta Wanagasan iyo Ducoyinka Wanagasan qaali jisakalahu qeer Xabibti Su.aal Moqadisho Xafada Shibis ma kadeganeday?

  • @habibamed1108
    @habibamed1108 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tababarka Allah jazaka Allaahu khayr xbbti

  • @umuzayd3804
    @umuzayd3804 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran abayo madamadowga nabraha rebaan kasohadal

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 2 ปีที่แล้ว

    TIHINA Nairobi malaga helaa xabibti shukran

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh mcny xasaasi ameey leedahay leebatada xasaasi ayaa idhibtaye

  • @jojosh7737
    @jojosh7737 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءلله شكرا فيديو ممتع مروه

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb ukhtii shukran

  • @adarhussein3157
    @adarhussein3157 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakaAllah❤

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs, maasha Allah xabiibti

  • @zainbabashiiir5101
    @zainbabashiiir5101 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle ha ku xifdiyo what's apkada inte kahelaa walashey

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo waan ku rabaah see ku helaah

  • @xarako2023
    @xarako2023 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh sister dear

  • @hodaibrahim7878
    @hodaibrahim7878 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah abaayo waan ku aaminsanahay jazakallahu khyr ukhtii qaali

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh walshay qali Ilaahay darting ayaan kuu jclahay mhadsnid jasadaada jano Alle haka dhigo keep going xbbti

  • @BushraMohamedabdilaahi-xs3gj
    @BushraMohamedabdilaahi-xs3gj ปีที่แล้ว

    Maigahubtaa

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcsww maasha alaah shukran sis

  • @hafsoabdirahman6577
    @hafsoabdirahman6577 2 ปีที่แล้ว

    gacmha iyo lugaha wx lgu cayliyo sogelu walashy

  • @humoodaldhahyani9852
    @humoodaldhahyani9852 2 ปีที่แล้ว +1

    مشا الله

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jazakallahu khar allahum sal Al Mohammad ❤️🤲🏻🥰🥰🙏🏼💕

  • @cashocabdi6688
    @cashocabdi6688 2 ปีที่แล้ว

    Adi nogu hormar ankuaragno

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤abayo mcn ilahay hadiin xiftiyo

  • @halimoabdurrahman5319
    @halimoabdurrahman5319 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo masha allah

  • @mulki4485
    @mulki4485 2 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin yarabi

  • @habibamed1108
    @habibamed1108 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @xuriyosharaf7227
    @xuriyosharaf7227 2 ปีที่แล้ว

    thanks abyo sida nogo faidysy

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 2 ปีที่แล้ว +2

    Wixi wax tarle in la marsado wey ficanty lkin sister adigu dadka tuus adigo marsanaya fixiiso wajiga sii habluhu kaga qataan

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhan allaabtay shhgayso waa dabiici waanan isticmaalay

  • @hhf4781
    @hhf4781 2 ปีที่แล้ว

    salidaha nososawir aniga wan kucusbahay

  • @Umuibtisam5374
    @Umuibtisam5374 2 ปีที่แล้ว

    Xumista badalkeed maxa ku badalan kartaa Sister Iam allergy to chickpeas .
    Thanks

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 2 ปีที่แล้ว

    Abayo guulyso wxa kuweydin wax aad hubto otimaha dhakhso ubixinaya plz iso jwb wx somalia kaheli karo

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo macaan

  • @wardaabdilaahi5299
    @wardaabdilaahi5299 2 ปีที่แล้ว

    Aad u mahdsanthy wax jira cream wajiga bucbuc ams bux ka dhigya no so gali mcny ilhy khyr ha ku siye

  • @aminaxaaj4
    @aminaxaaj4 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Mahadsanid lkn aniga Xumus iyo sumburo labadabo makasaayi Somalia majoogi Afrika dhan majoogi ee sawirkooda ma masoo gali kartaaa hada awoodo Mahadsanid

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 2 ปีที่แล้ว

    Cayil maba qurxano laakiin wajiga caato ma qurxano

  • @sacdiyasalax2301
    @sacdiyasalax2301 2 ปีที่แล้ว

    Abayo wan samay imaka

  • @habibamed1108
    @habibamed1108 ปีที่แล้ว

    Ukhti lambarkaga mad ii sin karta ukhti jeed liko an uu aqaano ayan whats App ayan kaga so sawiri lahaa xbbti

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman4049 ปีที่แล้ว

    12:20

  • @aminaomar9185
    @aminaomar9185 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa abaayo

  • @luulmumin9157
    @luulmumin9157 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Nairobi ayaan kulajogaa
    Nabarkaada isooqor

  • @zabuuofficial1993
    @zabuuofficial1993 2 ปีที่แล้ว

    Abayayaal dadka saliida leh leebatada nabree kasoo saaraan anigaa isku arkay muddo 9 bilood aan ku daalay nabro aan dhamaad leheen

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 2 ปีที่แล้ว

    Qamiir wajiga ha iska marinin maanta haduu Ku caawiyo mustaqbalkaaga danbe u nax

  • @sahrodheeman1754
    @sahrodheeman1754 2 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga oil ban ahay salid ma marsan ka ra finan ma lihi lkn wajigeyga fece wosh hadan ku dhaqin mudo hal sac camal faraha hadan ku tiro wayabe salid lee

  • @anaayagirl624
    @anaayagirl624 2 ปีที่แล้ว +2

    Aʙᴀᴀʏᴏ ᴍᴀʀ ᴋᴀ ʜᴏʀᴇ ᴡᴀᴋᴜ sᴀʟᴀᴀᴍᴇ ᴡᴀᴊɪɢᴀ ʜᴀʀᴀᴀᴅᴀ ʟᴇʜ ᴍxᴀᴀ ᴋᴀᴀ ǫᴀᴀᴅɪ ᴋᴀʀᴏ ᴀᴍᴀ ᴜ ᴅᴀᴀᴡᴏ ᴀʜ ᴘʟᴢ ɪsᴏᴏ ᴊᴀᴡᴀᴀᴘ 🙏😢

  • @caashocismaan6392
    @caashocismaan6392 2 ปีที่แล้ว

    Abyo chanelka wn Ku cusbahay meel lagala so xariiro fiicnan leheed

  • @sadiahodan1441
    @sadiahodan1441 2 ปีที่แล้ว +2

    يت جليل القمح
    English keeda was wheat germ oil sis

  • @kifaaxmirecali2106
    @kifaaxmirecali2106 2 ปีที่แล้ว

    Wajigeyga wa kobcsn yhy lkn abyo gacmha iyo lugha wax lagu kobciyo sogali

  • @anabrage6005
    @anabrage6005 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazakallaah xabiibtii abaayo taxiina maxa waye

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว +1

      Sisin la shiiday

    • @ibadoosman1982
      @ibadoosman1982 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadii aad xamar joogto maankaal xitaa would ku anfacaa waa sisin shiidan

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

      @@ibadoosman1982 🤣🤣🤣🤣

  • @sahra8021
    @sahra8021 2 ปีที่แล้ว

    Asc ukhti xulbada hadii ay idhibayso maka maarmi karaa

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 ปีที่แล้ว

    Abyo lkn qofki wajigisa saliid Leyahay ma.marsan karah

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 ปีที่แล้ว +2

    Kubak eber marwo

  • @nasteexofarax7011
    @nasteexofarax7011 2 ปีที่แล้ว

    Abayo lebito mala cabi kara

  • @farduuscabdiraxmaan9251
    @farduuscabdiraxmaan9251 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc marwo abayo xumuska iyo taxinada ma la cabaa iso jawab abayo plze

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  2 ปีที่แล้ว

      Wa sogalinaa sida usameysaneysaan asxab badan so codsaden InshaAllh

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 2 ปีที่แล้ว

    Warkaa nooga dhamaysay hadal

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 ปีที่แล้ว

    Lama arko waji Gaga miya

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว

    Waan dhowahay

  • @fatumahylow6458
    @fatumahylow6458 2 ปีที่แล้ว

    Abayo what about oily face

  • @aminamohamed4511
    @aminamohamed4511 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walal yaal Wan dilmaya 2 bill uur ah wasaqdana sifican igama imaaneso xanuun ayaana daremaya ee wax dabiici ah oo ii cawin karo ila wadaga.

    • @meymuunhassanisaaq4368
      @meymuunhassanisaaq4368 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry abaymcn allahku cafiyo Marka hore Mrka xigta wxan kga faideynayaa wxan so brawyey inkaston dilmin lkin wn umuley wna wxku nadifinaya runtii wxad mraqku darsataa xulbada miraha ah filfilmdow tuun Lin dhnan Ku dhaxdar bsal xabadsowdo mida miraha ah tiire gedka la irahdo shaxane wxadka dhigataa 3waqti bis ayd Hal bkeri kacabe wxadku darsane haruda iyo shanjbisha Kwa qoyad filfil mdow iyo tuun lindhnan xulbada miraha ah joska wx kle oo carfis ahne wadku darsan kartaa Tira isdhaf ahne ka isticmal filfisha iyo tunta wlhi xitaa wxadka marme inad laqdo xnun babi iye cabitan Aya kso hyrey 7.timir ah 7.sabib ah 1.xulbada shidan ah hbenki biyo la dhig sbxdi shido hdad rabtane wdka badsankarta sokor umabanid way mcanta hadhibsan ee tijabi wlshey intad cafmad ledhay umba lugu jcelyah wadku faideysa allahku cafiyo xbibiti

    • @saynabmahamed8229
      @saynabmahamed8229 2 ปีที่แล้ว

      Walaal dhaqtar u tag waxaa laga yabaa in ilmaha kuu ficnaado naso iska illaali babayga malabka waxyaalaha kul kulul allaha kuu daayo ilmaha yar ee caloosha kuugu jira aamiin

  • @khadijonur1179
    @khadijonur1179 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo saliidaasa la isku radarobaanrabaa

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed2329 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo marwo aniga qalayl ah si an u isticmalayo naso gali pls

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 2 ปีที่แล้ว +1

    Xabiibti wajiga waxaa igasoo baxay finan malahaan jirin finanka hadaan isku arkay waxwalba oon marso is dhahaba fin aaba iga soobaxaya biyo waxaan ahayn waanba u dhawaan waayay biyo baan kudhaqdaa wajiga wax kale waan marsan waayay waxaan ahay dadka wajiga saliida

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  2 ปีที่แล้ว

      Rose wotter ka mari abaayo allaah ka cafiyo

    • @brawdwachick
      @brawdwachick 2 ปีที่แล้ว

      @@marwastarcooking Jasaakalaahu qeyr Abayo waa Run Qamiirka waa daawo aniga waxaan arkay Hoyoyin U isticmaala Caruurta Afka nabro ama boog wada noqday habeenkii inta ay ugu masaajeeyaan ku seexin jiren.
      Imisa daqiiqadood lagu hayn karaa wajiga Abayo

  • @umuanas250
    @umuanas250 2 ปีที่แล้ว +1

    Caloosha muu dirxi galiyo kkkk wax macqulaa sheka dheh

    • @Xoxo_ose
      @Xoxo_ose 2 ปีที่แล้ว

      Caloosha abaayo danbuu marayaa oo wala kariyaa somaha

    • @umuanas250
      @umuanas250 2 ปีที่แล้ว

      Haa sax

  • @ubaxjamac6845
    @ubaxjamac6845 2 ปีที่แล้ว

    War dabaal aaleedahay

  • @nuramumin766
    @nuramumin766 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waan kuaaminsanahahy

    • @nuramumin766
      @nuramumin766 2 ปีที่แล้ว

      Xbbti shugran jazakallh

  • @hhf4781
    @hhf4781 2 ปีที่แล้ว

    abayo haraha magoysa

  • @atikagullet8285
    @atikagullet8285 2 ปีที่แล้ว

    abaayo walahi aniga marsady faxisada io malabka la isku cayiliyo na cabay sankaa waxaa iga furmay dhacaan dixriwataa aadna u uraaya wajiga dhinaca midigta la iga qalay meesha canka ah xataa irbadihii antibiotics ahaa wa iga tari waysay diinsi ayaa gabar sxbtay ah itiri cab waana ku ladnaday 😮hadana waa rabaa wajiga inaa cayiliyo waa rabaa😢

    • @strongwomen1433
      @strongwomen1433 2 ปีที่แล้ว

      Wll man iska daya imika oo tirxi ayuu galiya

    • @atikagullet8285
      @atikagullet8285 2 ปีที่แล้ว

      @@strongwomen1433 abaayo ma cadayn karo waayo keligiis ma marsan malabka yamanta cunayay markaas

    • @fadumomohamud5059
      @fadumomohamud5059 2 ปีที่แล้ว

      Wall dhibkas maxa ku sababay malabka mise faxisada

    • @BushraMohamedabdilaahi-xs3gj
      @BushraMohamedabdilaahi-xs3gj ปีที่แล้ว

      Bisink

  • @nuramumin766
    @nuramumin766 2 ปีที่แล้ว

    M.shllh xbbti shugran

    • @maandeeq5663
      @maandeeq5663 2 ปีที่แล้ว

      AF somali kusheg abayo daxiino

    • @ifraahahmed9206
      @ifraahahmed9206 2 ปีที่แล้ว

      Mashalah thnk u marwa star sister lambarkada whtspka ubahanahay xage kahela