JIR QURXAN BABAN OO KUSH KUSH EH HADAA RABTO SIDAAN FUDUD SAMEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ukhtii shukran

  • @jamilajamila4101
    @jamilajamila4101 ปีที่แล้ว

    Jaza kalah kheer ukhti

  • @muusetiin4173
    @muusetiin4173 ปีที่แล้ว +1

    Asc marwo waxn ahy xaas 7sano uur ma qaadin dhakhatirtu waxy dhahan ugaxantada daciif wllo talo kga bahanay iso jawb inshalh wllshay

  • @لولإبراهيم-ل6و
    @لولإبراهيم-ل6و 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran xbbt

  • @naciimoabdalla3923
    @naciimoabdalla3923 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah illhay haku xafido abyo

  • @happyxilwa7265
    @happyxilwa7265 2 ปีที่แล้ว

    Shukran jasakallahu qeyran umusha ma cuni karta

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah shukran xabiibti

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallahu khar ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰👍🏼🙏🏼

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr waba cuntadeydii aan jecla macan waye

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh shukrn

  • @falisfalisandi2557
    @falisfalisandi2557 2 ปีที่แล้ว

    abyo ad uma ubrni lkn calol baan layay maxan ku jara

  • @deeqowarsame190
    @deeqowarsame190 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah marwa ilahy khayr hakusiiyo xaamilaan ahay maisticmaali karaa

  • @sirathalane5259
    @sirathalane5259 2 ปีที่แล้ว

    Manshaalah smooths health

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakalah

  • @kaafiyoluul4623
    @kaafiyoluul4623 2 ปีที่แล้ว

    M.a marwo alle haku barakeeyo

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 2 ปีที่แล้ว

    Oo hada aniga dhirirkeyga iyo culeyskeeyga weey kale badan yihiin dhirirka ayaa badan

  • @jamilajamila4101
    @jamilajamila4101 ปีที่แล้ว

    Walalo misan kega wa 45 kilo mitirka 1.60 m wana cato maxa isku cayiliya ukhti

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo aniguba caato baan ahay alxam

  • @shukriali7723
    @shukriali7723 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid nolosheyda marwo waan ubaahnaa love you 😍 ❤ ♥

  • @Safiyaafrax
    @Safiyaafrax 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyoh wajigega waa saliid nabro madmadow dulduleel lee yahay ee shea butterka ma u isticmali kara wajiga wax chemical ahna ma marsado plz jwb

  • @ayaanmaxamed405
    @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

    Abyo siide miisanka iskiiga riidi karaa Anoo jogo gurigga thnkz igu cawiya idinkunaa dadkeygiyow 🙏

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 2 ปีที่แล้ว

    Abayo qof uur leh ma isticmaali karaa

  • @Safiyaafrax
    @Safiyaafrax 2 ปีที่แล้ว

    Mida kle markan cabitanka shidanayoh flexsedka maku darsan karaaa waxan leeyhy buro miyood jwb mhsdna

  • @munaahmed3315
    @munaahmed3315 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo tayrodka qof qabo sisin iyo lows ma cunikaraaa iso jawab

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah anaa soo ogaaday abyo waxan ahan jiray caato alxamdulilaah hadan wan is badalay sidii inaa ayaan samestay sunkorna ma isticmaali jirin

    • @sabaadabdilahi4136
      @sabaadabdilahi4136 2 ปีที่แล้ว

      Wllo jimicsina maku darijirtay qlli adoo raaliya

  • @shukrimohamed5732
    @shukrimohamed5732 2 ปีที่แล้ว

    💖❤️💖💖

  • @hanajamac8585
    @hanajamac8585 2 ปีที่แล้ว

    Kawaran halka sisinta xulbad hadan ku badasho kawaran

  • @cabdimadobe2053
    @cabdimadobe2053 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +1

    Avakadhada somalia way buuxda

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

      Abayo quality dumar aniga labo kiilo oo wax dhiman ba isaaran se yela ila tali mahadsanid xbbti

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 2 ปีที่แล้ว

    Walaal noosoo gali waxyaalo wajiga cayiliyo insha allaah

  • @ryoali8619
    @ryoali8619 2 ปีที่แล้ว

    Ma. Byo

  • @drssaaficadey6633
    @drssaaficadey6633 2 ปีที่แล้ว

    Abyo 3 bil ahay uur leeyhy timir maku darsan kara mooskana wa cebanahay wax rajeyna inaad iso jwbto

  • @sahroxasanfaarax6797
    @sahroxasanfaarax6797 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcnto marwo hadan iscateys ku jiro maqadan karaa alaabtan teda kle jimicsi ga lasameynayo noosheeg

  • @nimcobishar9093
    @nimcobishar9093 2 ปีที่แล้ว

    Abayo murqa hanunka maha udawa iyo hididaha hanunka

    • @ubaxbeelo9969
      @ubaxbeelo9969 2 ปีที่แล้ว

      Abyo aniga kula mida waxaa la isoo dhahay vitamin D ayaa kugu yar

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 2 ปีที่แล้ว

    Wax lagu cayilo inosi gali

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 2 ปีที่แล้ว

    Anaana rabo

  • @riyalbedel3216
    @riyalbedel3216 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo please nambarkaga whatsappka igucawi

  • @shukriali7723
    @shukriali7723 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid nolosheyda marwo waan ubaahnaa love you 😍 ❤ ♥