Si Cafimaad Leh Isku Cayili Oo Qurux Badan Hadi Miisankaga Uu Hooseyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @asmaadam5484
    @asmaadam5484 7 หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga hakubarakeyo iyo cafimadka ❤

  • @hodanabdinuur368
    @hodanabdinuur368 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah abayo faa iso waad mahad santahay qof sugur qabo macuni karaa jwb cuni karaa

  • @madinafifuty7234
    @madinafifuty7234 3 ปีที่แล้ว +1

    Xbbti faiza shukran

  • @juheyna9468
    @juheyna9468 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs fa’Iza cadey kama daalo videoskaga shukran habibti😍😍😍😍

  • @yay4177
    @yay4177 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll
    Smoothie energy badan ka helno
    Oon lagu caylayn noo soo samee
    شكرا

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว

    Shukran jazakalahuqeer xabiibti

  • @habiboahmed978
    @habiboahmed978 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah qali Allah haku xafido waxa badan ban ka fa iday malan dhawayd waxan so qorayay inu wajigu ina xumaday yacni waxan mariyo ba waxaba ka ma taro lkn Scrap iyo Maski ad malin dhawayd so galisay Aya ad I anfacay hada qurux wajigayigi markasta wan ku Duce ya qali Allah haku barakeeyo adban ku jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว +1

      Sido kale xbbti shukran ♥️♥️

    • @khadraismaciil3604
      @khadraismaciil3604 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll ma I sheegi karta scrapkaas ku anfacay fadlan

  • @hodanapdi8622
    @hodanapdi8622 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wll qali alle haku barakeeyo

  • @qadiijobile3050
    @qadiijobile3050 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh xbibty faiza hory usoco shugrn

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abayo ad u mahadsan tahay 💗💕

  • @hodomahamed3320
    @hodomahamed3320 3 ปีที่แล้ว +1

    Hbbtiyey👸faisa hayakalah

  • @munocalicalasow4124
    @munocalicalasow4124 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo kuli waan isku daray laakiin sisin kuma darin ee intaas maku cayila

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 3 ปีที่แล้ว +2

    so badi noocaan okale abaayo

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo thank you for sharing 😍🥰♥️♥️♥️

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanit walaal qaali 😍💯🔥

  • @umuyuusuf3669
    @umuyuusuf3669 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh xabibti ilaah haku barakeeyo caruurta masin karaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/i6SWcYyWc-0/w-d-xo.html. Videogan an ka so sameyay kan carurta abayo linkiga taabo

  • @Fatemah0808
    @Fatemah0808 3 ปีที่แล้ว

    Thankz xbbti

  • @idilcheikh4256
    @idilcheikh4256 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah very nice.

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc m.a صلي الله عليه وسلم نبيبنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😘😍🌹❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty mahdsanid xbbti alh kusharfo aad ayan ugu baahanahy

  • @khadraadan5523
    @khadraadan5523 3 ปีที่แล้ว

    mansha allllh tabraka raxman ala yaxfadka wa yaxmik xbbt faisa shugran abayo dhankasta ku fiican geerida haku hilmanto

  • @idilali9880
    @idilali9880 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo dilka sudani nosobadi thanks

  • @munitaabdisalam8353
    @munitaabdisalam8353 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid wllshy sisintu boorashka miyaa Mise xulbda

  • @user-dm3cr5nt2l
    @user-dm3cr5nt2l 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah canug sedex sano jiro masiin karaa maalin walba
    caato waaye si fiican wax uma cunaayo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/i6SWcYyWc-0/w-d-xo.html wakana abyo linkiga taabo smoothie waxa waye ilmaha logu talagay o ku cayilayan

    • @user-dm3cr5nt2l
      @user-dm3cr5nt2l 3 ปีที่แล้ว

      Thanks xayaati😍😍

  • @fatxiyaladan7827
    @fatxiyaladan7827 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha ale haku xafido wll qali lowska cadiga kawaran maku dari kara

  • @hodanabdinuur368
    @hodanabdinuur368 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 3 ปีที่แล้ว +2

    First

  • @fadumomahbub7797
    @fadumomahbub7797 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah abaayo💓

  • @diamond1091
    @diamond1091 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll sisinta siday u eegtahay noo Soo gali galkeeda an arke

  • @sucdicali4551
    @sucdicali4551 3 ปีที่แล้ว +1

    Cayil ma rabo lkn waxaa rabi lahaa wax wijiga ii cayiliyo qaali

  • @ikraammohamed1426
    @ikraammohamed1426 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasobadi xappti misnakaba waba nokordhi la yahy

  • @habon9039
    @habon9039 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti 😍

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yummy 💕💕👌

  • @marwamuuse779
    @marwamuuse779 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wall faiso ale haku xifdiyo

  • @muhiimhassan2202
    @muhiimhassan2202 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaliyey caruurta two years old ah waxa ey ku cayilan noso gali ado mahad san

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 3 ปีที่แล้ว

    Nin malasiin kRaa

  • @ayanahmed2663
    @ayanahmed2663 3 ปีที่แล้ว

    asc sis we need weight loose smoothies pls thank you

  • @roodamaxamad4855
    @roodamaxamad4855 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Saliid xamad sowdo noso samey please

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/GiFFj6XP8_E/w-d-xo.html. Wakana xbbti hore a uso sameyay videoga linkiga taabo

  • @lakiqaali5463
    @lakiqaali5463 3 ปีที่แล้ว

    Sisinto mashidantahy adoralieh

  • @coffewithyusra7314
    @coffewithyusra7314 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xapipti ✅❤️

  • @nacimomostph6639
    @nacimomostph6639 3 ปีที่แล้ว

    Mnzha alllh🥰

  • @maryamaabdi2197
    @maryamaabdi2197 3 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @hodanabdiaziiz3379
    @hodanabdiaziiz3379 3 ปีที่แล้ว

    Mos. Sisin.los.caano.timir😍🤩

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo sucuudiga maxaa kudooratay soomaalida inta badan yurub iyo america u badanyihiin xappti

  • @salmoibrahim7950
    @salmoibrahim7950 2 ปีที่แล้ว

    Abyo sisinta mala tumaa mise waa lashiidaa

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 ปีที่แล้ว

    Msha alh.mcnt cunug yar. Oo.jirta.10.bil ayaa IGA.fuuqbaxday.marka.mxaan kusoceliyaa.misaankeeda.jwb MCN bdan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/i6SWcYyWc-0w/w-d-xo.htmlakana abyo kan ilmaha videogan an ka so sameyay linkiga tabo

  • @faazuuqali8995
    @faazuuqali8995 3 ปีที่แล้ว

    Mooska hadan shiidin o an sidis ku cuno ok ma ahan

  • @Fatemah0808
    @Fatemah0808 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waxa no so galisa waxa dildilaca jirka lagu babiyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/U9Ll5pBlZsw/w-d-xo.html. Wakana abyo hore a uso sameyay videoga linkiga taabo

  • @nacimomostph6639
    @nacimomostph6639 3 ปีที่แล้ว

    Faiza Hppti Timaha aya aflaqo iga yeshay walipa wey iga gogaeen maxan mariya marka hppti

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Aflaqada abyo hoos wax yar ka jar haku dhaafanin maskatkana mari oo nafaqada leh

  • @zeinabahmed4998
    @zeinabahmed4998 3 ปีที่แล้ว

    Apayo aniga mooska waa necbahay la.aantisa ma cabi kari

  • @queenmama2043
    @queenmama2043 8 หลายเดือนก่อน

    Abyo lkn looska waa cudur maxa kubadashtaa

  • @queen_s5197
    @queen_s5197 3 ปีที่แล้ว

    Apyo hooyo uur leh soma cabi karto

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaaley faiza waxan rabaa Kareem zitamin c ah oo lagu seexan Karo noo soo geli xabiibti suaal hore aan kuu weydiiyey xataa MA iiga jawaabin misirta meesha laga helo iyo carabta maxay dhahan

    • @umuyuusuf3669
      @umuyuusuf3669 3 ปีที่แล้ว

      Misirta carabta cadas ee dhahan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Misirta carabi waxa lagu dhaha cadas subermarketka a ka heleysa suuqyada cadiga ah wa ka heleysa meelaha digirta lagu gado cream vitamine c iyo serum vitamine c sawirkoda inta ku so saara

  • @safakhaireh315
    @safakhaireh315 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waa maxay siisintu

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Sesame a lagu dhaha English

    • @habon9039
      @habon9039 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty xbbti anu ila hada mafahmin sisinta xaa waye 🤔

  • @sabirinamaxamed3105
    @sabirinamaxamed3105 3 ปีที่แล้ว

    Abyo wxn ku waydiinayaa saliida timaha ee toonta iyo sanjabiisha iyo dhago yraha lgu daraayo markey Asbuuc taalo ka dib la isticmaalyo waa kaa miiraa miyaa Alaabtaa la dhigy mise intaa marks isticaamalo baan ka miiraa teeda kle wxn ku waydinaa maalmha danbe Ay kuu oolaanayso ma la qarinaa mise meel caadiya dhigan krtaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Isbuuc markey ku qasnato wa ka mireysa lakin subax kasto wa ruxeysa si fican u rux isbuuc ka dib cadi a meel u dhiganeysa

    • @sabirinamaxamed3105
      @sabirinamaxamed3105 3 ปีที่แล้ว

      Hye faaizo Abyo mahdsnid in bdn masha llh waa saliif fiiicn ilaah caqligaada iyo gacantada hkuu barakeeyo

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 3 ปีที่แล้ว

    Weight gain rapaa