HUBAAL WAJIGAAGA INUU KUU CAYILINAAYO INTAAN BES TIJAABI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 813

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069
    @duniyocuntoiyoqurxin2069 5 ปีที่แล้ว +559

    Ooh adna xabibti walahi waa ilmeeyay aadaan ku jeclahay abaayo aniga xataa waano xiisay saa marwalbo sameesid dhiiri galinteeyda iyo hormarkeeyga saa aga shaqeesid adna xabibti yaa alpi 🥰🥰🥰🥰waan soo laabanaa waa balan ilaahey ha ikaa daayo ❤️❤️

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 5 ปีที่แล้ว +12

      Asc wllshy qali illag dartii igu cawi subiscarabka wll wn ku bryaa

    • @sundusabdisalaan1786
      @sundusabdisalaan1786 5 ปีที่แล้ว +3

      Duniyo sii fucan ku tagera

    • @kowsarali2962
      @kowsarali2962 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku saray abayo team adna ahay

    • @aminobadel7519
      @aminobadel7519 5 ปีที่แล้ว +1

      M.a Anaga xitaa wan kuu xiznay

    • @nastehanoor8933
      @nastehanoor8933 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha allh dheh Abyo

  • @miimihassan6876
    @miimihassan6876 5 ปีที่แล้ว +29

    Wax walbo jeceshahay allaha ku siiyo qaali wax walbana allaha ku fududeeyo Aamiin

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 3 ปีที่แล้ว +5

    Xabiibti xanjada iska dhaaf marka aad halkan soo fadhiisaneyso reer magaalinmo ma aha. Masha Allah hore u soco gabadh sharafi ka muuqato ayaad tahay

  • @deeqaahmed7452
    @deeqaahmed7452 ปีที่แล้ว +2

    M.a hada kahor roosetada biti ruuf kasa meneysay Ana sameestay waana ku faaiday Allha gacantaada ku barakeeyo tana inaa wajiyga wax iskaga tareemo rajeynaa i.a thnks hppti adna 💋♥️🫶😘

  • @user-fatimo
    @user-fatimo 11 หลายเดือนก่อน +3

    3 Sano kadib ayaan daawanayaa video Gan 😢😂❤

  • @mandeeqabdi6985
    @mandeeqabdi6985 5 ปีที่แล้ว +8

    Aniga marka an miiisan iska dhimay ayuu wajiga iga caatooway gooma dhadheeer an yeeshay waan sootijaabina adno qaali 👑👑👑👑👑

    • @rowdacali5083
      @rowdacali5083 5 ปีที่แล้ว

      Ana kula mid eh goman igaso harayi 🤪lkn aniga wajigyga sensitive ayu leyhy wnka baqa wxksto inan mariyo

    • @mandeeqabdi6985
      @mandeeqabdi6985 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rowdacali5083 haa wlhi abayo hilibka hada rido wajiga eber kanoqonesa foolxumo wlhu

  • @ismalurto983
    @ismalurto983 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlh Intan wey iitaal Kuma dareynin
    Hda ayaan ku darsanaa thanks qali sidaa inoo jcshahy ilahey hakuu jclaado❤️🥰🤩

  • @nawelfaysal4495
    @nawelfaysal4495 5 ปีที่แล้ว +56

    Wlh been mahan 1week an marsaneyo wax yan iskaga dareemy xatiii wajiga haduu shucac iyo mad madowga wuu ka bi inaa😋

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 5 ปีที่แล้ว +4

      Asc wllshy qali illah dartii igu cawi subiscarabka wll far keli fol ma dhaqdo wll i cawi

    • @nawelfaysal4495
      @nawelfaysal4495 5 ปีที่แล้ว +1

      umu hadaadi selon wcs wan ku sary mcnti

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk 5 ปีที่แล้ว

      Abaayo xasaasiyad malahoo

    • @nawelfaysal4495
      @nawelfaysal4495 5 ปีที่แล้ว

      maryan 33 maya mcnto

    • @bintuahmednuuue6344
      @bintuahmednuuue6344 5 ปีที่แล้ว

      Nawel Faysal Huuno horay miyaad u taqaanay adigu because Adna maanta bay soo galisay

  • @khadraabdullahi5387
    @khadraabdullahi5387 4 ปีที่แล้ว +35

    Walka curyanka ah oo ladhaho mahdi ubax sede cawi ushergarey ilah dartiisa u cawii

  • @deeqaahmed7452
    @deeqaahmed7452 ปีที่แล้ว +1

    Wajiyga siyaado caato uku ahay Anoo 20jir ley mooda duq marka maali walba iyo haween walba ma marsan karaa iisheg plz plz 😭🥹

  • @Roma20246
    @Roma20246 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ka kobanyhy maaska wajiga cayiliyo;
    Qaado caano ah
    Qaadi xulbad shudn ah
    Qado hafkred oo mlab ah
    Faytamiin E/ miraha nafaqada ah
    Iyo bigo wentar ah ماء الورد

    • @zihammalapoh5542
      @zihammalapoh5542 4 ปีที่แล้ว

      ABAAYO caaanuhu Kuwa qasacada ma Sowmaha

  • @Sagal-nx5dh
    @Sagal-nx5dh ปีที่แล้ว +1

    Wallhi adno waa gabar wanaagsan xishood badan xushmad badan adoo kle ma arag hbbti ilaahay haku dhowro❤❤❤❤

  • @liltismo1899
    @liltismo1899 4 ปีที่แล้ว +3

    That is good my sister thank u. I want to ask u something how can i make my face not to have black spot

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 ปีที่แล้ว +2

    2023 inta dawanyso mar kale wa idin salmey😂❤❤❤

  • @nabihamohamed1727
    @nabihamohamed1727 4 ปีที่แล้ว +1

    Plz xulbad wajig uma fiicna way jilcisa iska ilaaliya habloow

  • @eleyscadceedpartners4283
    @eleyscadceedpartners4283 4 ปีที่แล้ว +3

    Adna habibty waxan dhan waheli karaaa ee manta ayan bilaawi then feedback ayan kusoosiini in sha Allah isbuuc kadib .......teeda kale wax qoraxda igadifaco oo natural eh iisheeg abaayo

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 3 ปีที่แล้ว

      Maka faaiidey wll iso jawaab please

  • @cabdishankaron9867
    @cabdishankaron9867 4 ปีที่แล้ว

    Adnoy abyo alabtan hada qasto falijka ma gashankara jwb plz mese halmara logutala galyne jwb abyo

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh Alabtan isbuuc hda waa marsanayaa kaly Arg Wajigyga 2 bari qurux iyo butuc igu noqday masha allh

  • @umumohabeauty2453
    @umumohabeauty2453 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo qoof Camila ama ur lex mumarsan Kara gcl ,iso jawab tnks

  • @YusufXuseen-mn7bh
    @YusufXuseen-mn7bh 10 หลายเดือนก่อน

    Owlaad baariya alaha ku siiyo

  • @maymuunahmed624
    @maymuunahmed624 4 ปีที่แล้ว +1

    Barar marabee alx hadan waji butac qabaa

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 5 ปีที่แล้ว +8

    Amira wajiga lafta ah Maay ku cayisho 😂😂😂 Gabadhan wajiga bucbuca ah waay uu dhalatay aroska Amira xata saney ahayd Ee waxadan uu dhalan heli maysan dadow hays warerina 😏✌🏼

    • @ilwaad09mahamud76
      @ilwaad09mahamud76 ปีที่แล้ว +1

      Ani wajigayga laf han jiray wlhi bilahay hadan waa buran yahay alx xulbada ku filan hada malin kasta marsatid iyo kafay

    • @deeqaahmed7452
      @deeqaahmed7452 ปีที่แล้ว

      @@ilwaad09mahamud76 Ani wajiyga siyaado caato uku ahay hitaa anoo 20jir ah duq ley mooda marka xulbada vitaminka caanaha kuwa ee isku dartay adna maslin walba iyo haween walba mala marsan karaa haweenki hitaa ku seexa hadaan ku cayilsayo plz plz iiso jawaab mcnto 😭😭

    • @nimco5596
      @nimco5596 ปีที่แล้ว

      Runta waaye abayo waxwalbo wa udhalasho❤

  • @safiyacadeey3098
    @safiyacadeey3098 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh xulbo caano malab io fitamin d io biyo wan tijabinaa xpti qeer alle hku siiyoh insha alllh

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo adna waxan kaa cuto sanaa abaayo pls waxa bixiyo gadotka wijiga waxa nafta ikinaye gadota iyo qalil pls pls abaayo iso jwb Ilhay dartisa icawi

  • @Khadijaay-y6i
    @Khadijaay-y6i 5 หลายเดือนก่อน

    Lugaha iyo gacmaha mala marin karaa abaayo

  • @leyloaadan5784
    @leyloaadan5784 ปีที่แล้ว

    Abayo qali wallhi wan iska jeclahay aniga mel Kala so xariro malahan runtii aniga mar walba wan ku dawada wayo wan ku jeclahay ila so xarir abayo adigo mahad san

  • @suhaylasiman7388
    @suhaylasiman7388 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna Henn abayo wan kujecle plz change asxabtad igu sheg hadan furte plz abayo qalida

    • @suhaylasiman7388
      @suhaylasiman7388 4 ปีที่แล้ว

      Suheyla siman ina sheikh plz inu alle amurahin nisahlo sabskarb isar

  • @ilwaadsanyasin1313
    @ilwaadsanyasin1313 4 ปีที่แล้ว

    Indha hoostooda madawga mx layskaga biiyaaa wll mushkiladaas baa I haysateee wxn rajaynayaa Ind ii soo jawaabi doontid

  • @droxjr
    @droxjr 2 ปีที่แล้ว

    Abayo maxaa haa raha lagu goyaa

  • @imanabdirahman4306
    @imanabdirahman4306 5 ปีที่แล้ว +1

    Adno vitemin E hdan wayo caster oil maku darsan kaara

  • @nimconalka2819
    @nimconalka2819 3 ปีที่แล้ว

    Abyo mcn isoo jawaab xulbada wan is ticmala m a waye lkin wajigeyga xaad ayaa nafta ikeente abyo side lo baa ba in karaa isoo jawaab plz

  • @ramzamohamed7148
    @ramzamohamed7148 5 ปีที่แล้ว +1

    Adna abaayo wxn marsada herbal mrka ma isku daran yihin

  • @sagalali6764
    @sagalali6764 3 ปีที่แล้ว

    Asc adna abaayo waji bucbuc goormuu quruxnoqday iga dabageeyaa asxaabey waji buuran koley ani ahaan ilama qurxano waan kanaxaa markaan arko gabdhaha sidaas u eg

  • @abdiyabonaya9569
    @abdiyabonaya9569 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo sucal vitamin E kii tinta maa ku darsan kaar?

  • @nasteexojama9667
    @nasteexojama9667 2 ปีที่แล้ว

    Adno abaayo waxaa rabaa wx indhaha hoostoda madowga io dhafarka uga biiyo

  • @naciimaaxmed4320
    @naciimaaxmed4320 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna aniga wn jecelhy sida wxa nogu faisdeyso

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens555 4 ปีที่แล้ว

    Vit E xage laga hela wali ma arkine aan tijaabiyee ya isheega xamar meshan kahelaayo ama magac kale hadu leyahay ama sawirkiisa plz

  • @ilwaadqurux2664
    @ilwaadqurux2664 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc adna qaali wnku salaamay marka hore marka xigta wxn rabaa inad talo isiiso oo ad iisoo jwbto wejigayga waa wejiga saliida leh dhakhtar wlba wn tegay dawadiisa wnku fiicnaadaa lkn bil kadib siidii ayn noqdaa hdn daawadii soo gatona waxba igama tarto isma cadeeyo aniga ayaa cad marka qaali wxn rabaa waxa wejigayga liisho kadhigo finan madow ama haarahana iga bi"iyo iina cayiliyo plz wa codsi hdad taqaan iga caawi

  • @asmaasaid4501
    @asmaasaid4501 5 ปีที่แล้ว +3

    Anka reer waji qaliire Tnxz mcnto💖

  • @lajecleydainabotaan2328
    @lajecleydainabotaan2328 5 ปีที่แล้ว +1

    kaniinka halkee laga helaa igu caaniya plz soomaliya jogaa iyo biyoha water flower halkee ka heli karaa inta kle waaba gartayee Team Adna igu caawiyaa plz

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 5 ปีที่แล้ว +2

    gabdaha dawada wajiga buc buc kadigo garanayo nososhega dawo oo wajiga buc bic kadigto plz cayil wajiga uyesho

  • @raaliyoruun1573
    @raaliyoruun1573 2 ปีที่แล้ว

    Adna wax wajiga lagu caateeyo nookeen

  • @bushrahussein5045
    @bushrahussein5045 4 ปีที่แล้ว

    abaayo adna alle hakaa farxiyo xbbt vitamin E nooce waaye kan hada ku darasay ma isheegi kartaa mhdsanid

  • @nastehomaygag7096
    @nastehomaygag7096 2 หลายเดือนก่อน

    Fetamiga sawir. Kisa ayan raba wll

  • @qadracabdi1341
    @qadracabdi1341 4 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo wajiga Ani mana ii Cayilaayo mxaa Sameyaa😔😔😔

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 ปีที่แล้ว

    Asc adna haraha maxan uu marsada waxyar haro iso gale

  • @kunnaayeofficial1322
    @kunnaayeofficial1322 5 ปีที่แล้ว

    Adna walaal waxaad tahay qof qalbi furan oo bani_aadanimada wax ka ya ka yaqaana sababtoo ah ma heleysid qof xayeeysiinaya channel kale oo uu qof kale leeyahay waxaan arkaa inaan nahay dad aduun jaceyl uu nagu jiro oo bani_aadamnimada waxba ka aqoon wallahi Allah haku barakeeyo aduun iyo aakhiro intaba

  • @haniabdullahi2334
    @haniabdullahi2334 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walashey adna
    Wa tijawinaa wana kuso duceynaa insha allah abyo

    • @Nacubes1126
      @Nacubes1126 6 หลายเดือนก่อน

      Kawaran byo ma kubanfacay

  • @naimaabiikaradam6668
    @naimaabiikaradam6668 5 ปีที่แล้ว

    abaayo canaha power ka ah hadanan hesan kuwa cadiga ma isticmali kara xabiibti

  • @fadumoabukar2782
    @fadumoabukar2782 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxabt iso boqda asxabt ii cawiya blz kusali nabigeena muxamid scw🙏🙏

  • @hawoahmed2790
    @hawoahmed2790 4 ปีที่แล้ว

    Wllo mahdsanid.lkn wajiga.ayaa.daldaloo.ayuu.ileeyahay.marka.waxa.isoo.sheega

  • @fardowsasaid4679
    @fardowsasaid4679 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah xbbti aadbaan ugu bahneyn illahay haku sharfo oo cafimad hakuu siyaadiyo qali wax dhiba ilahay kumatuso

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 5 ปีที่แล้ว

    Qof oo wajiga salit kuleh abyo vitamine capsule ma isticmaali karo abyo

  • @supercitysalon989
    @supercitysalon989 4 ปีที่แล้ว

    Walalehyga qaaliga anigana bal hala i booqdo oo bananka hala isoo dhigo alle ha idin sharfee walashey adna qaaliyey sharaf iyo karamo alle hakuu yeelo

  • @fahimamohamud343
    @fahimamohamud343 3 ปีที่แล้ว

    Plz wllo hadalka badan iska dhaaf oo hadalka muhiimkisa ka hadal

  • @hamdamosse4682
    @hamdamosse4682 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah mahdsn adna cadey
    Abyo waxn ka codsana
    Ina noso galisid canjirada is jaray wax lagu nadifiyo madow ayey iga noqoty wan ka suga mcnto jwb wcn ❤️❤️❤️💋💋💋🌹🌹🌹🙏

  • @roodobishaar6009
    @roodobishaar6009 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn nabraha wajiga maxa bi.iyah quruxey isheg

  • @umumushtaaqbeautysalon9654
    @umumushtaaqbeautysalon9654 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah adna xapipti Allah idin xfdo adga io familkga waxan jclhy vedio yaasha aad soo gelisid channel kaga aadan kutagera sababtana waa daacad nimadad chanelada kale ayaga iskuma barobeynayan balse adga wad kaduwanthy mashaa Allah

  • @shabanibrahim1354
    @shabanibrahim1354 2 ปีที่แล้ว

    Wajib waxan lugu cayal iso shege

  • @samiyaindhodeeq498
    @samiyaindhodeeq498 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh qali Horay usoco aniga gacmaha aya icato ah maxaan mariya xbti iso jawb

  • @asmaabduqadir8124
    @asmaabduqadir8124 5 ปีที่แล้ว +11

    Adna abyo noo soo gali indhaha hoos tooda iyo kor kooda oo mad madooow wax la mariyo

  • @ayaanjamac3879
    @ayaanjamac3879 5 ปีที่แล้ว

    AdanO. Suuqahlayad maxaa udiyarisay malinti suqataganahy habenki waxa wajiga. Noceyliyo

  • @asmnysiin8279
    @asmnysiin8279 3 ปีที่แล้ว +2

    Adna abayo wan ku aminsanahay ben ha noshegin illahay cadabta ha ka ilaliyee

  • @NajmaFuaad-n7o
    @NajmaFuaad-n7o 3 หลายเดือนก่อน

    Inta 2024 daawanaysa

  • @hoododaaud9069
    @hoododaaud9069 3 ปีที่แล้ว

    Plc isoo jawaab casaanka ma iga biineyaa gaduud i dhibey

  • @mulkiyasiin2274
    @mulkiyasiin2274 5 ปีที่แล้ว

    Asc Adan xappti wxn ku dhaxy dhar ayan hore sogali sey inte ka hela anigu wxn joga saudi arbiya Abyo iso jawb plz

  • @hodancabdi4111
    @hodancabdi4111 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll adoon ida xuman maa xasbad tahay mise singal

  • @abshiro72ziyad61
    @abshiro72ziyad61 4 ปีที่แล้ว

    Nimcatu rabbi dheh ilahy hku barakeeyo sxb qli

  • @degancadeey9456
    @degancadeey9456 3 ปีที่แล้ว

    farmaajo mutalag miyaa mise jumbo creamka

  • @samiiraqueen8431
    @samiiraqueen8431 4 ปีที่แล้ว

    Abayo addna vitamin E hadaa heysanin sewaaye

  • @hoodoqazaali3166
    @hoodoqazaali3166 4 ปีที่แล้ว

    asc wall adna aad ayaan kuu salamayaa salaan ka dib wall caanuhu ma cano boodhaa mise waa yoco miyaa

  • @NimcoAxmed-n4r
    @NimcoAxmed-n4r ปีที่แล้ว

    Wll ani su aali qaba mar walba ma la isticmaalayaa ❤

  • @mohamedawil2680
    @mohamedawil2680 ปีที่แล้ว

    Abayo number kada ubahnaa maheli karaaa

  • @maryamosheiq9149
    @maryamosheiq9149 2 ปีที่แล้ว

    Caanaha waa nocee canabora kasdo miyaa mase nocwaliba oo caano

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 5 ปีที่แล้ว

    Wcs waraxmadulaahi wabarakadu waan kaa qaadnay salaan lamida naka hoo ale haku caafiyo

  • @aladiisandheere6128
    @aladiisandheere6128 5 ปีที่แล้ว

    Ascm qof waji saliida qabaa ma marsan karo vitiman E iyo canaha finan ayey iga soo saartaa

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah xabibti wax walbo la marsado waaka dhantahay lakin anaga lee noga faidey🥰🥰

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 5 ปีที่แล้ว +2

      Asc wllshy yaasmiin wll illah dartii igu cawi subiscarab wll wn ku bryaa

  • @tamancookingbeauty5678
    @tamancookingbeauty5678 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcnto walh wankucjecli Qali

  • @asmaxasan9741
    @asmaxasan9741 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah walashey qaliya inoloow adna hana inoloow wll mcn waan Ku faano inoloow abyo

  • @rodaabdallah7977
    @rodaabdallah7977 3 ปีที่แล้ว

    asc wll anagu somliland ayan joga inte kahela wlll

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qaaliyeey farmajadu waamaxay
    Anuu farmajo madax waynaha somali Ayuun bar ugaransyaye insha Allaah inaan soo sheegtaa rajaynaa hadaa Aragto qoraal kayga Adnaay

    • @yasminfarah2280
      @yasminfarah2280 5 ปีที่แล้ว

      muna Daahir lol cheese weye Farmaajo

    • @munadaahir4952
      @munadaahir4952 5 ปีที่แล้ว

      @@yasminfarah2280 shukran wll qaali waanba layaaba naaye

  • @fadumoabdullahi9701
    @fadumoabdullahi9701 2 ปีที่แล้ว

    Xulbada hadii wax badan laqaso oo kis kis lomarsado maxaydhibeequruxey

  • @SuhaybJama2024
    @SuhaybJama2024 5 ปีที่แล้ว +2

    Had a cidi IGama horaysee #subscribe iyo #like hayga ilaawina Somali maxamdeey

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 5 ปีที่แล้ว

      suhayba subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/oHU70L8EAuQ/w-d-xo.html

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert 2 ปีที่แล้ว

    Xulbad, malab, while fat yogurt, vitamin E, rose water

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mahadsanid abayo❤❤❤

  • @samiiraahmed9539
    @samiiraahmed9539 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok xabibti wan kujecelnahay

  • @anfaciinaqueen6705
    @anfaciinaqueen6705 5 ปีที่แล้ว

    Asc adna qali habiibatii qadka aad ika culus aniga inn uhoreya rajenaaa m.a s.f n udawan doona

  • @safaofficial2091
    @safaofficial2091 4 ปีที่แล้ว

    Wllo qali xulbad wajiga qalel mey kadikesa maxn ka hosisiya

  • @deeqsanstylecenter9450
    @deeqsanstylecenter9450 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xapiipti adna kujeclhy Abyo shukran

  • @muunaosmaan2843
    @muunaosmaan2843 3 ปีที่แล้ว

    Wllo farmajo maxa weye baal iso sheega farmajo plz

  • @khadarmoh3484
    @khadarmoh3484 3 ปีที่แล้ว

    Wajigaygu finn iyo saliidbuu leeyhy marka ma iticmalilaraah

  • @aminoaaziz34
    @aminoaaziz34 5 ปีที่แล้ว +2

    M.allh abyo allah haku kala keeno xaamilo no dadaaleso aa thy wlllh 💋💋💘💘🌹💗💗💗💗🌹🌹

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 5 ปีที่แล้ว +1

      Amino Aaziz subscribe subscribe isaar abaayo please

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 5 ปีที่แล้ว

      @@nazlinbeauty8797 asc wllshy qalu illah dartii igu cawi subiscarbka wll wn ku bryaa

  • @zarani2000
    @zarani2000 4 ปีที่แล้ว

    If u watching 2021 and u use gacanta sotaag ☝️☝️☝️

  • @Haldaa123
    @Haldaa123 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllshey wxyala badan kaa faidey

  • @nimcoahmed8567
    @nimcoahmed8567 3 ปีที่แล้ว +1

    ApYo gabadha lambrkeda nasii

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 5 ปีที่แล้ว +2

    😍😘masha allah mahadsanid abaayo

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc wllshy maariya wll illah dartii igu cawi wll wn ku bryaa

  • @hawaabdirahman1097
    @hawaabdirahman1097 3 ปีที่แล้ว

    Caano malab xulbo vitamin e rose water

  • @edebsanhassan2465
    @edebsanhassan2465 5 ปีที่แล้ว

    Adna abyo waxan raba inad I cawayso ood I xayaysiso yuotabkaga

  • @hiboail9087
    @hiboail9087 2 ปีที่แล้ว

    Wllo maytamiga xage ka helay

  • @mahamedalisiciid4180
    @mahamedalisiciid4180 5 ปีที่แล้ว

    Abayo maxaawajiga loogu babin karaa baraha