Waji cad o cayilan waji kushkush alabtan 3beri bes isticmal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @daarulmulki5939
    @daarulmulki5939 ปีที่แล้ว +43

    Hal mar aan ku wada salino nabi muhamed salallaahu caleyhi wasalam💚

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 ปีที่แล้ว +30

    Hooyooyinka aad ayay umashwuul badanyihiin lkn carabkiina haka qaadina tasbiixda iyo dikriga alle 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allah faiza waa gabadha keliya ee shaqeynayaan wax walbo ey soo dhigta walaalahey like ta yeynaan ka baqiilin ani wax badan ii shaqeyay runtii jazaakallah kheyra yaa uqtaa

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah xbbti shukran 👑❤️❤️🥰

  • @hafsaiprahiim3952
    @hafsaiprahiim3952 ปีที่แล้ว +6

    Faiza Abyo xagtimaha madowgoda wx wajiga ka saara ii sheeg😢

  • @mariyabintumuse3869
    @mariyabintumuse3869 ปีที่แล้ว +3

    Xabbti gacanta allaha kuu barakeyo

  • @abdinassirabdi904
    @abdinassirabdi904 ปีที่แล้ว

    MashaAllah uqtiyey jazakaAllah alfaqeeer

  • @ayaanmohamed3238
    @ayaanmohamed3238 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla xbbti qofka dawada marsada. Ma isticmali kara

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  ปีที่แล้ว

      Maya xbbti ma umaleynayi in u marsan karo barobee dhagta hoosteda kubarobe

  • @munaalio1853
    @munaalio1853 ปีที่แล้ว

    MashaAllah thanks sis

  • @nimcodhuuke1047
    @nimcodhuuke1047 9 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @hananabdirizak2804
    @hananabdirizak2804 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hbbti 🙏 shukran

  • @duniyomohamedmahad6092
    @duniyomohamedmahad6092 ปีที่แล้ว +3

    Faiza abaayo dulduleelka wajiga wax iga bi'iyo ii soo sheeg

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 ปีที่แล้ว +2

      apyo maska dhuxusha o charcoal clay ku qoran thy so hado asa ka baa bi.inaayo inshalh isbuci 3 malin isku xigto mrso indhaha hoostoda ka ilaali 3das malin haka bdin

    • @fatuummaxamad
      @fatuummaxamad ปีที่แล้ว

      Sawirkisa ma Ila wadai karta

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Abaayo Mahadsanid

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo illhey haku xafide waan ku bahnaa gabdho yar yar aa tinta sidaan u daryeeli lahaa iga la talin leheed

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo mahadsanid 😍♥️🌹

  • @nuuraxayatiii5345
    @nuuraxayatiii5345 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo shukran qof gadudka leh iyo dry face mamarsan karaa

  • @maandekahmet4913
    @maandekahmet4913 ปีที่แล้ว +2

    Waraangadu waa mxay wlloh mcn

  • @hodancabdi3413
    @hodancabdi3413 ปีที่แล้ว

    Maansha aalh wllshy faisoy ilaahay haku barakeeyo gacmahaga iyo aqaan taadaba runtii anigu wan kugu cosbahay wana kutaageraa

  • @NIGRAAWAJAMACNigraawa
    @NIGRAAWAJAMACNigraawa ปีที่แล้ว +1

    Macalimadayda maanshaa allah

  • @rayaan1788
    @rayaan1788 ปีที่แล้ว +2

    Waji saliid leh ma lo is ticmali kara abayo

  • @FartuuncimraanCabdiqaadir
    @FartuuncimraanCabdiqaadir หลายเดือนก่อน

    Biyaha Malaga qasi karoo❤😢

  • @dollarinshar4986
    @dollarinshar4986 ปีที่แล้ว

    M.a ilahy gacanta haku barakiyo abayo 🥰🥰🥰🥰

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha abaayo qaali 🥰🥰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +1

    Corn🌽 flour misse corn starch midkee waaye.

  • @hismael8400
    @hismael8400 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo jasakumulah aadban kaga fa,idaysanay

  • @queen_s5197
    @queen_s5197 ปีที่แล้ว +1

    faiza apyo waji saliid ayan ahy saliida xulbada ma iska reba mise wan ku darsada plz iso jwb

  • @wardoadam9412
    @wardoadam9412 ปีที่แล้ว

    M.a allh xppti allha ikaa xifdiyo

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 ปีที่แล้ว

    Marsashada qamiirka waa ku raaxaystaa mashaallah

    • @fahmoqandac9457
      @fahmoqandac9457 ปีที่แล้ว

      Apayo qamiirka muxuu ii faaideynaa plz ii jawaab

  • @malakoslo
    @malakoslo ปีที่แล้ว +1

    Xulbada budada maku darsan kara abayo 🥹🥹🥹

  • @maxamedyusuuf5278
    @maxamedyusuuf5278 ปีที่แล้ว +1

    Nab raha maha bixiyo abaayo mcn badan

  • @QamarHassan-bn1fy
    @QamarHassan-bn1fy หลายเดือนก่อน

    Wajika gadudka leh oo isku jiro dry io oli ma marsan kara

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 ปีที่แล้ว +3

    Faiza aniga dadka kugu xiran baan ku jiraa abayo xogaa waxaad Inaga yar daysaa wajiyada naagaha oo madaxa qawan iyo sawirada naagaha waayo waxa dhici karto in raga ay daawadaan halkaana danbi uu ka yar gaaro

  • @kaltunwarsame8395
    @kaltunwarsame8395 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fathiaqueeninahassan3011
    @fathiaqueeninahassan3011 ปีที่แล้ว +2

    wllo (Waraaango) maxa kaa waada xbbti maaan fahmiin Xaaata (Nasho) Maxa laaa dhaaha🤔

    • @hodanxashiibra4362
      @hodanxashiibra4362 ปีที่แล้ว

      abaayo waxaa ladhahaa mida xalwada lagu sameeyo cadaan waaye burka cml

    • @fathiaqueeninahassan3011
      @fathiaqueeninahassan3011 ปีที่แล้ว

      @@hodanxashiibra4362 srry xbbti Ani maan arkiin xaata maan maqliin May be ii aan Reer Djibouti🇩🇯 Ahaan Magac kale aan uu Naqaano🤦‍♀️

    • @hodanxashiibra4362
      @hodanxashiibra4362 ปีที่แล้ว

      laga yaabee lkn tan xalwada lagu daro maxaad ugaranaysaa oo cadaanka ah

  • @user-ly2hq3wo3l
    @user-ly2hq3wo3l 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faxisad miyaa

  • @faraxismail1967
    @faraxismail1967 ปีที่แล้ว +1

    warangadu waa maxay wll

    • @Anbiyo__cali-nu3ps
      @Anbiyo__cali-nu3ps 5 หลายเดือนก่อน

      Abaayo waamida xalwada lagu daro

  • @iqraabdikariin3512
    @iqraabdikariin3512 ปีที่แล้ว

    M.a abyo wajiga saliida leh maloo isticmaali karaa

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 ปีที่แล้ว

    Abayo xubnaha gacmaha madmadoow maxaa lagu jaraaa?

  • @fartunahmed3921
    @fartunahmed3921 ปีที่แล้ว

    Abyo wajiga ma lo isticmalaa glycerin ka wax dhip ah ma keenaayo

  • @ubax7758
    @ubax7758 ปีที่แล้ว +1

    Faiza abaayo wejiga ano yar iga jilcay iyo miin iga yeeshe please wax lagu adkeeyo isheeg

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  ปีที่แล้ว +1

      Flack seed mask ka dhigo abyo ukun ku qaso qeebta jaalaha wax badan u ka badali dona wajigaga inshaAllah

    • @saafiabdalla9448
      @saafiabdalla9448 ปีที่แล้ว +1

      @@Faizasworldbeauty abayo faizama karina falxseed mise biya la dhiga

    • @bashkapoi4132
      @bashkapoi4132 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty abyo adoo sameyneso no so geli wan ubahanehee

  • @sadodaher4985
    @sadodaher4985 ปีที่แล้ว

    Abayo wajiga cato iyo haro aya idhibay wy na iga bixi layihin

  • @fatuushmohamed5194
    @fatuushmohamed5194 ปีที่แล้ว

    Abyo indhaha xostoda mala marin kara 🙏❤

  • @najahmohamoudahmed1185
    @najahmohamoudahmed1185 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah❤xpti numberkaga u baahanahay

  • @maryammohammad3585
    @maryammohammad3585 ปีที่แล้ว

    ❤❤🎉🎉

  • @rahmaruun7692
    @rahmaruun7692 ปีที่แล้ว

    wcs oily face maxa loo istacmala..abayo qamirka wuu idibi

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  ปีที่แล้ว

      Borashka isticmal abyo face wash ka dhigo iyo mask wJiga salida leh ad ugu fican yahay borashka

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty apyo link face washaka boorashka ka samenesid rba

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376
    @khuwaylakhuwaylachannel8376 ปีที่แล้ว

    Garasalin wllo dhib makenayo miya wayo garasalin.waxoga culays waye lakin nevai wa ok

  • @deeqaabdi2526
    @deeqaabdi2526 ปีที่แล้ว

    Qamiirka maxaaa waaye fixiso miyaaa

  • @sadodaher4985
    @sadodaher4985 ปีที่แล้ว

    Waxan ku babiiyoisheg

  • @muunaibraahinmaxamuud5693
    @muunaibraahinmaxamuud5693 ปีที่แล้ว +1

    Waran gada meshay ku jiryto

  • @muunaibraahinmaxamuud5693
    @muunaibraahinmaxamuud5693 ปีที่แล้ว

    Waran gada meshay ku jirto natus

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  ปีที่แล้ว

      m.media-amazon.com/images/I/91WIgNdus7L.jpg wa kana warangada san u eg tahay linkiga taabo

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 ปีที่แล้ว

    karemka dove maku darsan karaaa