UGU DAMBAYN SAYID CALI WAA LA DILAYA // IYO LAYAABKA GUURKA AFARTA MAALIN EE DADKA CAANKA AH😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR TH-camKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

ความคิดเห็น • 82

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 วันที่ผ่านมา +10

    Dirisle waan ku salamay, waa team reer jabuuti

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 วันที่ผ่านมา +15

    Waxa fiican in sharciga diinta la raaco markaa waxwalba waynoo hagaagayaan 🙏💯

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Aaad u weyn wllo cadalada ha sareyso RABIGAYGA cadaalada ha sareysiiyo Insha ALLAH

  • @LipaNCapdulahi
    @LipaNCapdulahi วันที่ผ่านมา +7

    Dirisle legend ❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Good speech 🎤 legend .Idrisle 😊😊

  • @user-rq9up8xt9j
    @user-rq9up8xt9j 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    وَلَكُمْ فِي الْقِصَاصِ حَيَاةٌ يَا أُوْلِي الأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Indho adeeg Masha muxu u diilay hoyo masking ah ninkas diilaga ah tiirka tiirka diilaga togasho xaaqi lulu allha haso dadajiyo inshallah tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka diilaga

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaqiiqda ilahey o kaliya ayaa og, haku diganin qof bani'adam ah waayo iney adiga ku qabsaneyso ma ogid. Haduu uu dilay ilaahey ha u dambi dhaafo labadoodaba hadii uusan dilina maalin kale ayuu helayaa garsoor sax ah.

  • @MohamedAbou-z2l
    @MohamedAbou-z2l 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Inader idrisleh keep going ❤❤ from Djibouti 🇩🇯

  • @AbdiqaniBozz-cm4zr
    @AbdiqaniBozz-cm4zr วันที่ผ่านมา +3

    dirisle legend somaaliyed

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة วันที่ผ่านมา +1

    Ardayda dawlad deegaanku waligood way dhacaan inta badan itoobiyaan ayaa wax loogu dhigaa mana xiiseeyaan itoobiyaanka

  • @SalmanMoussa-yj7db
    @SalmanMoussa-yj7db 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dirsle wan ka salamay m'y brother wa team re jibouti

  • @user-ym5pn4li9k
    @user-ym5pn4li9k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team darisle one like

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilove you abdirisaq abdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dirisle Brother My Allah Bless You 🙌❤🎉🎉

  • @mowelomar
    @mowelomar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dirisle cabdi sidad sharaftada iyo caqligaga u ilalisid salada na u,ilaali waliga waad gulaysanaysaa from walal qalbi wanagsan

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 วันที่ผ่านมา +1

    Dirisloow Channelkii 1 million, ma xayaysiiskiibaa laga xidhay? Baryahaas waxba maad oo galine.

  • @SaynabaAxmad
    @SaynabaAxmad 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlhi waa wiil soomaaliyeed waa inladaayo

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim วันที่ผ่านมา +1

    The legend❤🎉🎉

  • @Abdiyare-h8d
    @Abdiyare-h8d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirisle legend inolow

  • @deeqaali4247
    @deeqaali4247 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah mugdishow

  • @MomedHabeib
    @MomedHabeib วันที่ผ่านมา

    Golden voice

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay go aan khayr leh wuu ka dhigay,wuxuuna yiri qofkii qof dila asagana hala dilo

  • @foozia426
    @foozia426 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahayow wiilkaa aan ladilin

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wan kuso socdaa abdirisaq abdi meegag❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Oo cadaa😂

    • @Fahiyo-pl9xn
      @Fahiyo-pl9xn 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mahamudmahamed9893 haaa

    • @ahmedwork1070
      @ahmedwork1070 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxad la oyaysa 😂😂

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horreur usoco wllo🎉 dirisle

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 วันที่ผ่านมา +4

    Balaya kugu dhacday wiil somaliyeed in la dilo marabo aaaa oo markuu xaaskiisa oo uur leh dilayay 5teeda cunug may rabin aabaheed muusan rabin hala dilo asaa markii horaba maskaxda kasocon wayay

    • @nasroyusuf4028
      @nasroyusuf4028 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Intadan inksrtimin hadalka sifiicsn u dhuux Wiilka labada dhicba wuu kahadlay qofka habasrka mafiicno umada ka daa walal yusan adiga kugu sonaqon

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NIN SOMALIED IN LA DILO MA JECLID LKN HOOYO SOMALIYED IN LA DILO WAAD JECESHAHAY MIYAA

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas วันที่ผ่านมา +1

    Dirisloow qofkii qof dilo in la dilo diintaad ogol oo dhigtay asiga qof buu dilay gabar somaliyeed o hoyo somaliyed baa ooyneysay ma gabadhu ka fcnyhy eexashada iska dhaaf ted kle somali dhan cadideed ah in hal qof marki wax laga sheeg qabil dhan so kaca o buuq sameyo catoosha waay lo dilaayo

  • @AyanlehKalileh
    @AyanlehKalileh วันที่ผ่านมา

    Good dirisle

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa in la dilo wayo asba waxba bu dilay

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madarasad iyo malcaamad dhahna somalida etobia ilama somaliland ilam Djibouti, dugi iyo School waxan unaqan iskumid

  • @nazriogofficial7068
    @nazriogofficial7068 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Goat Dirisle

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af Somalia leee ku dhacen

  • @Zamzam-t4j
    @Zamzam-t4j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Commentiga caruura aya qorata

  • @siradm
    @siradm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqdisho maanta maxaa soo galay maanta? Muqdisho waa meel fiican oo qofki tagaa jeclaado oon laga karin. Muuqaalkiisu waa is bedelaa nimcaa taalla. Dadkaas Soomaaliyeed cadaw bay la daggan yihiin waxba looma ogola'e Ilaahay ha ka soo hoos saaro

  • @AhmedYonisfarah-jy6do
    @AhmedYonisfarah-jy6do 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Team réer Djibouti jano 🇩🇯

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cadaalada Ha Guuleysato

  • @SaciidMohammedOsmaam
    @SaciidMohammedOsmaam 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirisle cabdi🙏

  • @buzhrayar5027
    @buzhrayar5027 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirsle adigu imtixankii 8aad mad ku baastay mise waad dhacday barigad dhigan jirtay😂

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waankuwata ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    muqdisho wax walba lagu arkaa 😂😂😂

  • @XakiimoCali-ls2xz
    @XakiimoCali-ls2xz วันที่ผ่านมา +1

    Dirislow meeqmar oougadhacad

  • @FaalayntaXogaha
    @FaalayntaXogaha วันที่ผ่านมา

    Hi legen how are you

  • @AaminoAxmed-y6q
    @AaminoAxmed-y6q 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqakale Manaqaan 😂dadka is qaba baan is ku dirnaa 😂

  • @sagal447
    @sagal447 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jigjiga iyo hargiesa waa isku mid madarasad iyo school wax udhexa male

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good❤😊

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs

  • @zupeerriyad8605
    @zupeerriyad8605 วันที่ผ่านมา

    Please dhulka nadhig dirisle 😂😅

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤💯

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🇩🇯❤️

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khalad maha dil ku wakuside ilel fikirkaagu socom maye waxad ilowday in diintu kutiri dilaga wala dila lasoci fasax majiro lasoco hoy dembiga wlaaga maydhaya wiil somaliyed kulaha war naf bu jaray lasoco alaah cafiya ma odhan wa dembile

  • @yacaye02
    @yacaye02 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaa nahay murusade waxaa nahelay dabaal

  • @UmalAbdi-yd8xe
    @UmalAbdi-yd8xe 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi elay ayaa lagacabsan jiray ee hada wuu xidhan yahay

  • @user-cy2jl7rf6w
    @user-cy2jl7rf6w 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sllnd hadii aad dhacdo examka waxa la moodaa in janadii lagu dhacay dadku way os dilaan😂😂😂

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadd ii aad derejo sare keento xataa shaqo Kuma helaysid oo kaa dhacay waxba ma dhaantid.

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War miyaad waalantahay axmaqa gubay gabadhisi ma ninbaa waxaasi waa jiir dhadiga ah

  • @mirejr484
    @mirejr484 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirisloow adiga iyo samiixa waa laysku kiin dhajiyee maxaad isu tijaabin weeydeen?
    Mise dadkiina comments bixiyaa yaraa

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninki nin dila wa in laa dilo Kuma faraxsani iyo waxa arin maha

  • @MuscabAbshir-v1q
    @MuscabAbshir-v1q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirslow muqdisho inaa iska fogata ku fican

  • @phalishassan-wq7tc
    @phalishassan-wq7tc 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirisle lgnd

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga yabay maly la yabay

  • @KaltounIBRAHIMahmed
    @KaltounIBRAHIMahmed 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wi ce vrai mw g dis laisse le petit garçon

  • @shaficihusen964
    @shaficihusen964 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagay nogu so dare ma anagaa nolasha lawadagnay

  • @safiyaadan9906
    @safiyaadan9906 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @YaxyeCadaani-m2t
    @YaxyeCadaani-m2t 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤😆😁

  • @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed
    @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rer comment is not Seay

  • @CabdiNofees
    @CabdiNofees วันที่ผ่านมา

    iihadal nio

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sdokle kuma farxsani inanka in ladilo maleska dhafo miskinka 24 jir adunka wax bdn kmu arkin sory wlh قدرالله مشاء فعل ilhey gacnteyda Islam kuma bixiyo

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliga xuun mesha kala taga nin in ladhilo doni mayo kulaha anagun hablaha in la diilo doni mino

    • @AbdiSamadMaxamed-r5l
      @AbdiSamadMaxamed-r5l 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa runta ee dhiig muslim in lagalo xalal ma ahan ee hala dilo

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdiSamadMaxamed-r5l siidas waye wll

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyda wallaku was

  • @fatouma1651
    @fatouma1651 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mais t'es devenu un peu maigre

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falilaahil xamdu

  • @amiroabshir
    @amiroabshir 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂