Burburka Dowladnimadii Curdanka ahayd & Kala hadalka Hassan Sheikh!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Burburka Dowladnimadii Curdanka ahayd & Kala hadalka Hassan Sheikh!!

ความคิดเห็น • 148

  • @luulsharib
    @luulsharib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Legend Hussein Jama
    Hadal hufan oo xasilooni leh baan kaaga baranay
    Hassan Allah wadanka haka qabto

    • @ARCAfrica-el7by
      @ARCAfrica-el7by ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamin yaa Rabbi

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Xusenow waxa wadanka kala qabinayo ma ahan itobiya ee waa xassan sh ee cid kale ma ahan waana shurun shuur iyo dhaqankoda

  • @khadarfarah3741
    @khadarfarah3741 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Husein jama thanks

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mustafa2211-kl8up
    @Mustafa2211-kl8up 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Salamcalaykum
    Hussein Jamac walal Ilahay cimrigaga hakuu barakeeyo ameen. Waxaan umakeynayaa inuu uu og yahay iney Itobiya ay rabto iney somaliya soo wererto markaa dadka ayuu khaldayaa.
    Waxaan kaloo oran lahaa dadku waa iney bararugaan oo kacaan una diyaar garobaan sidii itobiyan ka leyskaga celin lahaa. Ilahay hanamideeyo ameen.

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walaal hussein Allah kuxafido Aamiin

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mahadsanid markasta sida hufan ee aas inoogu soo gudbiso

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Very good Xusein

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WCS WR WBARAKAATUHU XUSEEN FARIID

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Hadal run ah
    Allah ayaa u maqan Umada Somaliyeed iyo Dalkooda.

  • @bby6
    @bby6 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wale kuwan Somali god bay ku riden brother Hassan qabuure faagte iyo teamkisa

  • @abdirahmanjibril8671
    @abdirahmanjibril8671 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Thank you Xuseen, Hayley Hayley dhaley Baad tahay.

    • @xamralive
      @xamralive 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Erayga Sax miyaadan Afsoomaaliga Aqoon?? Halyeey dheh

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 16 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan sheekh ayaa kala diray Somali wax Somalia la yiraahdo oo dawlad sii ahaanaysaa ma jirto waxaanay u kala goaysaa like dawlad goboleed oo midba kaligii meel joogo

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mareexaan waa dadka soomaalinimo da jecel ma jiro Cid La mida walaahi. Anigoo ka soo jeeda konfurta somaliya?

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    XAMAAR AYAAN KU DHASHEY DHALASHADII CIISBITALKA AYAAN HEESTA MAANAA UU SOO SOCDO INTA AAYKA SOCOTO UNUUKA LEEH

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs walalkey husen jamc allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salan sare Husain Jama

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thanks brother halkay ahayd baad dhigtay!!!

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    From 🆎 dowladnimo Mareexaan udaa hadi kle ka sawar🙏🫡

    • @Alkaram29130
      @Alkaram29130 36 นาทีที่ผ่านมา

      😂 gobolkodha a kajira wax dowlad laan eh

    • @mohamedabubakr-gq6qh
      @mohamedabubakr-gq6qh 28 นาทีที่ผ่านมา

      @@Alkaram29130 cawaan ayaa tahay oo duli ah 😡

  • @Somfox1
    @Somfox1 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheekh Wadaniyiintii Somaliyeed Niyada ayuu ka dilay! Qabyaaladiina waa Xoojiyey, kuna Dar Qaraabo Kiil! Hal Shay oo Somali Ku Faraxdo laga waa Xasan!

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XUSEENOOW XALANE AYAA QORSHAHAN LAGA WADAA OO XAQIIQ AH ETHIOPIA IYADUNA WEY BURBUREYSAA OO KALA TAGTAY SOOMAALIYANA SIDOO KALE LAAKIIN SOOMAALI SHACAB AHAAN MEELLA KALA TEGIMEYSO OO WAA DAD ISKU ASAL AH AF DIIN AF IYO DHAQAN,LAAKIIN ETHIOPIA KALA TAGTAY ISKUNA SOO NOQON MEYSO

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahay haka qabto gurgurte dadka iyo dalka

  • @NurRoble
    @NurRoble 24 นาทีที่ผ่านมา

    Xurmadle xsm waxuu kamid noqday tobanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilaah markale ha inoo soo celsho nin ka kaliya ee soomaalida runta ah oo uu ilaah nagu too siyay oo ethoopia xoog kasta aay leedahay aan dhag u dhigin taariikhda waad gashay tii ugu fiicneeyd cadawgaaga cadawgiisa waa saaxibkaa waxii aad taageero aad ka heleeyso raadi❤❤❤❤❤❤

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 24 นาทีที่ผ่านมา

    ((( XUSEN MASHA ALLAAH WAXAA KAGA GADISAN TAHAY ((( WARIYAYAAL BADAN WARKAAGU WAA ITUS OO ITAABSII ((( RUN IYO XAQIIQDAAD CADAYSAA ALLAHA KU XIFDIYO ALLANA HAKU DHAWRO MEEL KASTA IYO MAR WALBA ((( MAASHAA ALLAH BAAN KUU NIRI GUULAYSO ((( GAARHAYOW)))❤❤❤❤❤❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaana Allah carbtaa waxay tiraahdaa( yadii xalaq bilaa widaan) oo micnahu yahay waxaa dhego dhego ama earrings la siiyay qof dumar ah oo aan dhego lahayn ...xasan laba term baa ilaahay siiyey madaxwayne lkn dee karti iyo abuur abuur baa horaysay qof habacsan xukun waa ku ceeboobaa kuma liibaano.....

  • @corafCidale
    @corafCidale 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    BALLAN BAA JIRTAY AHAYD IN UUSAN SOOMAALIYA XUKUMIN NIN AAN HAWIYE AHAY OO WAXAA ISU MARQAATI FURAAYO HADALKII JAAJUUSKA SANBALOOLSHE UU LAHAA INNAGA HAWIYE AH BAA ADKAANAY INNAGA HAWIYE AH BAANA XUKUNKA IYO MAAMULKA SOOMAALIYA XAQ U LEH NIN AAN KA ADKAANNAY NAMA MAAMULAAYO IYO HADALKII KALEE AHAA FARMAAJO WAA MARIIXAAN.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 นาทีที่ผ่านมา

    Horaa loo yiri muqdisho makka maaha.. Ha lagu kala yaaco, nin walboow tuuladada, nabiyow waa umadaada.😢😢

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan gurgurte wa camalkii xumaa ee somalida

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiy Axmed Allah hasoo Hadeeyo
    Islamka Haqaato Sidii Boqor Najashi

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks, xaqiiqdaad ka hadashay
    Xasan shiikh Xamar Madaxweyne ha u noqdo looga tagyaye

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 37 นาทีที่ผ่านมา +1

    Somali digteetar aya maamuli kara
    Xasan wa 21 sano xukumaaa

  • @lulalihassan981
    @lulalihassan981 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walle somaliya ceeb ayu u soojiiday xassan gurguurte

  • @faaraxweyrax4073
    @faaraxweyrax4073 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    C/llaahi yusuf waa iga diiday caasimada badil oo meelkale ka dhig

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 59 นาทีที่ผ่านมา +1

    Soomaliya dowlad kamajirta waa qabiil 4.5

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    gees war cad noolow allaah hakuxifdiyo xusen jaamac qalas

  • @corafCidale
    @corafCidale 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAXAAN KA DHAGAYSANEYNAA XASAN SHEEKH HADALLADIISII HORE OO ITOBIYA UU KU AMMAANAAYEY IYO FICILLADIISA HADDA AYAA IS LEH XASAN SHEEKH ITOBIYA AAD BUU UGA CABSADAA UNA CABSANYAHAY.

  • @AbdirashidAwale-e4p
    @AbdirashidAwale-e4p 18 นาทีที่ผ่านมา

    So.❤❤l'océan shant calanka

  • @Mohau-kq6yy
    @Mohau-kq6yy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xuseenow xasan lacag usheeg hooyadis mayaqaan

  • @munajama1023
    @munajama1023 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah tabarakallah illahey haku xafidho

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoonyahan Hussein Jaamac Caawo Wax Uu Nookeenay Madaxweeyne Hassan Shiikh Mohamoud Oo Labo Qof Ah Cajiib!!Wallaahi Somalia 🇸🇴 Xaalkeedu Caadi Ma’ahan Ilaahayoow Dalka Iyo Dadka Noobadbaadi.

  • @hm5603
    @hm5603 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Legend ❤

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo dhawow
    Muddane Dayar Dadaal badan Waddani Dhaba.
    Wallee Taariikhda ku xusi doonta

  • @abusultan011
    @abusultan011 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiqda iyo runtu waa kharaar in laysku sheegaana xalkaa ku jira.
    Mahadsanid

  • @CabdiWali-wg1wc
    @CabdiWali-wg1wc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan ilaahay hanadhaafiyo

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalia 🇸🇴no need hawiye 😂😂😂😂😂stop

  • @ayaandahirwarsame4795
    @ayaandahirwarsame4795 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asaga hadan nahay Daarood banankaga tagan nahay ❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umada somaliyeed markey illaahay ka fogaadeen ayuu illaahay imtixaanay oo Xasan sh maxamuud imltixaan rabaani ah weeyaan.

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 26 นาทีที่ผ่านมา

    Absolutely true

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wallahi hassan habar cadaan baa kudhimatay way oo way caku qof aan siyaasi fir ulahayn😂😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Farmajo ka dib qofkii dowlad dhexe oo somaliyed doonayow kana sugayey muqdisho by by samir iyo iiman Somalia wxey ku bur burtey gcnta xasan shiikh iyo kooxdisu Rer ama qabiil walba
    Mamul gobaleedkiisa ha ilaashado hana u hogasamo
    Rerkii aan stet laheyna hada ha sameyto ama haku biiro stet

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay walaal

  • @xamralive
    @xamralive 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali aaway Dadkii Cuquusha lahaa iyo Damiirka aaway Soomaaliyeey Dhalin yarooy Dhulkiina Ilaashada oo Difaacda

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa munaafatq qabyaaladiiste ah, madaxwayne cid uu uyahay majirto.

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal mayd ah adiga wada, marka hore 🇸🇴 halga helo, Jubbaland taageer, xabashi caano ayad u shubee Xasanna caay u dhaami wadaniyadi nabar iyo naxdin iga dheh. Hubki waa yimid qaybtada qaadee urdufka xabashiga iska kaxe

  • @deeqoali308
    @deeqoali308 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya sharkeeda alah maga qabto, masuuliyeenteena alah ka dhigo kuwo danta dalkooda garta, yaa rabi waa waqti dheer inta.dalkeenu dhib ku jirio

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hasan meel loogu soo hagaago malaha. Dhiig Somalina kuma jiro.
    Hadal xumo’boob’ jilicsanaan’ qabyaalad waa 10 qof oo iskujira.

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂all problems Somalia is hawiye 😂😂😂😂

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah wax kasta aad tiri waa xaqiiq la tabanaya ilahow noo badbadi dalkeena ee noo bixi kuwo ka naxayo dalkeena.

  • @FrieMehd
    @FrieMehd ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan wa munafaqa dooqon aahmadaweyne maaha waa dugu munafaqa aah anigu reer ssc aah ayan ahey xasana maxaweyini ima aaha tuuga munafaha cawa hadan arkilha sujuda ayan ka toganlaha anigo reer aahan udileyn lkin xasan somali maha inaga hubiya abgalowo

  • @Salugla
    @Salugla 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waanu ognahay in Farmaajo Mareexaan yahaye maxaa dadka loo shiriyay ma in naloo sheego cayna ma ahan mareexaanimadu

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 UMABAAHNA SHEEKO LIIDATA. IYO. NAC NAC

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dowladnimada shegesid wxe dhimatay waagu farmajo Ramadan beebayal noso kaxestay ee rasasta ku afurnay lkn geesiyaal helay qofa qabyalad aqooon majirto hassan mxa utuba raceysaa ninki kursiga isku dhajayy mxu qabtay sheeko.

    • @ahmedfaarah9677
      @ahmedfaarah9677 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xasan dal xaraashe qofka difaacaya waa ruux qabyaaladi dilotay waayo ninkaa sida dalki ugalay haduba difaaco

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan illaahey ha naga soo gaaro

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 6 นาทีที่ผ่านมา

    Kkk Hussein jamac wllhi legend si hufan ayaad noo bartay Hassan sheikh anagoo wax badan ka ogeyn horaan ninkasi ma aha nin miyir qaba Hassan wa uun munaafiq raba inuu dhaqaale kala tago dalka oon looga dambeynin dan kama laha dowladnimo ka dambeysa iney jirto

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax horumar ah oo dalka uu xasan u wado ma jiraan dadnimadiisa ,kartidiisa iyo xataa sumcadiisa hanti jacayl waxaa bartay madaxda aduunka ......xasan diciifnimadiisu waxay nagu soo jeedisay qashinkii oo dhan oo na soo damacay....

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barlamankii noo soo celiyay baa habaar qabay oo quluubtu dhimatay!!!!

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Nabad Iyo nolol

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HASSAN SHIIKH MAHAMUD WAA OGAANI DOONTAAN ETHIOPIAN IYO EGYPT 🇪🇬 ISAAGA ISKU SOO JEDIYEEY DALKEENANA KA DHIIGEEY GURII DAGAAL

  • @AbdiqadirsiciidAadan
    @AbdiqadirsiciidAadan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi somali habaar baa ku dhacay xasan kaliyana maaha ufiirso kuwa maamul goboleedada haysta

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAXAAN DARAASADEEYAY DADKU INAANAY FAHMIN XASAN IYO DADKIISA XATAA KUWAKU REERKA AH EE MUCAARIDKA SHEEGTA SOOMALIDA MABA YAQAANAAN HADABA MAXAA LA GUDBOON INTA KA YAABAN WAA QOFKASTA MEESHIISA HA DHISTO YAAN LAGU HABSAMIN MAREEXAN DHALINYARADOODA HA MIDOOBAN .

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doolada Nibada Somalia weyn waxa Hortaagane Hugaamiyo koodayada Ku Jooga Hargeesa Iyo Putlaan Waa Muusa Biix iyo Saciid Danii???????

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh waa cuqubo umadda somaliyeed lagu imtixaamayo !!!

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mw HSM keliya waxa uhartey carurtisa iyo xasaskisa inu isku diro oo 2ba kox u kala saftan

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia will be part of Ethiopia soon and we'll accept it just like Somali galbed lol

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Dawladnimo uma imaan mana danay nayne
    Doodiisu waatay qabyada daaranayd shalaye
    Maantana dariiqiisi buu doortay oo maraye
    Dal xoreeye beentii inbadan yoosku damiwaayey
    Dacartiyo xanuun kay dhashiyo dumiyey saw maahan

  • @djmaneofficial7669
    @djmaneofficial7669 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hasan nabsi ayaa saan u galaaayo iga qora hasan meel xun ayuu ku danbeenaa wlhi bilahi talahi been laguma dhaartee iga qora hadalkaaas

  • @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
    @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiq baad kahadashy mudane

  • @Mideye157
    @Mideye157 19 นาทีที่ผ่านมา

    Marka Somali Xassan maumulka rido nadifin weyn ba loo bahnanaya Waa dad aan meelna abaal ka dhigan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiqada.ayaad.ka.hadashsy😊

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya Hanoolato Nebiga uduceyey
    Qadaad Weyen Waa Dad Xunoo
    Xaasida Belaayadii Aye Somalilnd
    Usoo Maleegten Hoostoda
    Ayey Ka Heleen Allah Mahadle

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Itopia ilahay baa nacay oo wakuwi kacbada weraray, ilahay inogu shegey Quranka iney marlabad,ma kuwasad amaneysa 😢

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tan waa lagu kla tagay rerna rer uma dowladeen karo

  • @YusufLugey
    @YusufLugey 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xussein jama xasan soomaaliya waa loowataya halkuumarinayoh hadaan rakaya

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh iyo meesha somali taalo mareexaan ayaa dhigay sidas darteed Waa in farmaajo waa mareexaan ladhaho! Ee iska ilaaliya cml.
    Diktator waxqabadkiisii halbacaad lagu lisay kadjigay waa siyaad iyo farmaajo.. xasan chance ka farmaajo ayaa usahlay

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc mudane

  • @MMA-b7u
    @MMA-b7u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 Ar Majeerteena

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yarkan ma daarood baa waakan xasan gurguurte ku taagane ee leh waxaa dhimatay dowlade😅😅😅😅😅

  • @AbdirashidAwale-e4p
    @AbdirashidAwale-e4p 22 นาทีที่ผ่านมา

    Gar yaqan awawowe

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcswaxwar walaalkey

  • @DahirMohamud-m1y
    @DahirMohamud-m1y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhelakudhashay

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlad cirkaas maraysa oo maalinba kor u socota buu a wareegay

  • @حمودهحسين-ق3ج
    @حمودهحسين-ق3ج 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍💪❤️♥️🌹🥀

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan iyo Xulufadiisi dhaqankoodi ay Soomasli ku kala dilayeen inay kala tak kerni karto way muuqatay

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland iyo somaliland waxey ku biirayaan Itoobiya waxna laga bedeli karo

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaraami xaraami dhalay batahay oo ciilan gal gal yahow ciilan

  • @AdilAbdullahi-kw1zd
    @AdilAbdullahi-kw1zd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hal kudhigii ahaa 1991 loobaanaa caadi ayey u hirgeliyeen kooxdii isku aranka iyo damjadiid dalka ilaah albaab kale ha u furo

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceyb Caleyk ?
    Xasan wa MUNAFAQ.

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowlada alaha noo daayo Waa sida eey kulatahay adiga 😂 farmaajane waa mariixaan😂

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawaco meeshey macal ugu barato ayey macluul ugu baqtidaa nacas taariikh xun ayaa leedihiin inaad iska aamusto ayaa roon

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc 5 นาทีที่ผ่านมา

    hada kohor waxaa nalyir muslin iyo marexaan manogu horeeso fsrmaajo wa marexaan