Muxuu Xasan sheekh uga baaqday kalfadhiga QARAMADA MIDOOBAY, Sirta ka dambeysa arag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd หลายเดือนก่อน +1

    MANSHAALAAH DAMUL SHABAAB HALASOO AFJARO

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan beesha calamika qaramada madoobe runta ayey ushegtey anaga qabaneyno shirki watashika 25/9/2024 xalane imo xasan gorgurde

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan Sheikh asagaa doortay inuu noqdo Hoggaamiye Kooxeed Qabiil, waa xaqiiqada dhabta ah.

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur หลายเดือนก่อน

    Manahaalaah dumul shabaab halasoo afjaro

  • @Bilesharaf
    @Bilesharaf หลายเดือนก่อน +2

    Balwaan Production waa Caan

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hadan shacabka aad ayan ugu faraxsanahay in xasan laga qabto dalka somaliyeed

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    waa Good news in ilahay kah so xiroh mel walbah moryantah xamar waxaan u shegayah in xasan moryan lah qabtoh intah u kah cararin xamar

    • @hodanjama4361
      @hodanjama4361 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalda iska daa waa waxa meeshaan na dhigay qabiil dhan mooriyaan ha dhihin

  • @herbimoha
    @herbimoha หลายเดือนก่อน +1

    telefishinka ugu runta badan gayiga somaliya waa candulahi balwaan

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน +3

    Ilahyow noo keen FARMAJO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh waxaa loo diiday Fiisahii Maraykanka.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q หลายเดือนก่อน +1

    Xassan duufle bahane dowlad nimadii qabiilka iyo kooxaysiga laga dhigay soomali way nacday xayawankan cuqubo Aya Ku dhacday

  • @NurRoble
    @NurRoble หลายเดือนก่อน

    Dalxureeye inqalaabka ethoopia kuwa lawado shicibki ayaa ku ka cayo xurmadle xasan shiikh inshaa alaah somaliya waay guuleeysan haka yaabin in aay xamar ethoopia dagaal soo.qaaday timaado ku soco adiga inta kula shaqeeysa carabta islaanka taageero weeydiista kuwo aan ethoopia aan u maleeyneeyn ayaa ethoopia noqday ilaah ha idinla jiro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 หลายเดือนก่อน

      Dal ban jariyey. Dal gumeeye. Waa ceel buu riday. Beenta jooji.haduu neceb yahay ithopia maxuu taalaabo iga qaadi waayo. Maxuu Ulla fadhiistay. Hahhaah. Dadkuu hanidhikaab maaha. Mooryan baa tHY

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Araftii Sano ee u dambeysay wuxuu Ka shaqaynayey qabyaalad kicin Qabiil dagaal aabaabulid
      Hadalo Kala fogeynayo umada Soomaaliyeed. Xukunka murkuu yimidna dowladnimadii wuxuu Ka dhigay Maqaaxi Qoys iyo umadi oo la isku diro dagaalo Qabiil oo meel walba Ka holcaayo si walba oo wax loogu Sheeko Xassan wuxuu Ku jawaabay loo joojin maayo halis ayuu Dalka u horseeday

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    WAA DAMEER KA HADLAYA DAMEER KALE OO DAAROOD NIYADA U DHISAYA

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne oo xushmad loo haynin dhbteeda ayey leedahay.
    Balwaanow Xasan Sheekh hadii uu hal mar uu ku shag aysan laha, sidaan kuma dhacdeen, dgibka maanta heesta waa waxaad mar hore aaga digtay, Meel dheer ayaad wax ka Arafats. , Horey u soco Balwaan.

  • @harbimohamed-g4d
    @harbimohamed-g4d หลายเดือนก่อน

    balwaan arey sirta madaxweynaha ha fikin miskiinka waa jiir haan ku weynada xasan waaya aragnimo malaha runtii

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar หลายเดือนก่อน +1

    XASANOW meeqan ku sheeegay oon ku dhaly ITAQULAAH???? RABI tALO ku filan inshaaalh

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 หลายเดือนก่อน +4

    Horey u soco gudomiye Balwaan taarikhda ayaa ku xusi doonto inshaa Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +3

    Xasan tuug wa nagu ragey ilahaw naga qabo tuug

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch หลายเดือนก่อน

    WAR DEG DEG AH LAFTAGAREEN OO XASAN SHEIKH KA CELIYAY DAYAARIDII UU U RAACI LAHAA MAGAALADA NEW YORK.

  • @MouminHersi
    @MouminHersi หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh kalfadhika wuxu u takiwacey lojoojin mawadii ba qu soo noqotey moriyanta

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 หลายเดือนก่อน

    Good news Allow na dhaafi tuugta sharciyeysan

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 หลายเดือนก่อน

    Xasan munafaq waa duli dalkii kala geyey allow naga dulqaad qurunka qabiilka duloday🥺🥺🥺🥺

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Warkii Gabada ayuu wadaa balqani
    Habar Daarooda Ayaa qabata

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน +4

    Illaaheey adiga awood leh naga qabo mujrimkaan hasan iyo kooxdiusa xaqii dowladii dastuurkii bedeleen

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah 🎉🎉🎉🎉

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu หลายเดือนก่อน

    kahor ayuu helfah u qaadayaa madaxgobaleedyada masar kahor ayuu baabiinayaa

  • @mohamedabdijama9124
    @mohamedabdijama9124 หลายเดือนก่อน

    Ilaali sumcadaada oo hadalka ha ruugin

  • @NurRoble
    @NurRoble หลายเดือนก่อน +2

    Midaa ku duceeysanayo ilaahow xasan.naga qabo waa kuwa baraha bulshada laaluushka uga heli jiray faramaajo xasan nin been ku noolaado waa ka weeyn yahay ma arak tay wax madax ah doowlad gobaleed ah oo ethoopia mucaaradayo ilaah ayaa awood leh ninkii aaminaa awood leh vivo soomaalida saxda ah❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan gurguurte waa munaaafaq waana in umada laga badbaadiyo tuuga

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Balwaanow noo sheeg waqtiga aat tabisayeysid warka malinta iyo bisha fadlan mahadsanid

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 หลายเดือนก่อน

    waa ogahaa in maalin beesha caalamku ku so jeesaneyso loo joojimaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Abdulaahi asc

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    WCS WALAALKEY CABDILAAHI BALWAAN WADANNI 🇲🇵👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dal xaraashe meel xun alle ku dhig dalki meel xun budhigay

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 หลายเดือนก่อน

    Xassan 100 toosh baa lagu ifiyey.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    You are a right journalist tells a reliable information for Somalian people thank you very much

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 หลายเดือนก่อน

    Jabka Xasan munaafaq jecliyaa😂😂

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder หลายเดือนก่อน

    Xassan Sh Maxamuud wuxuu ka cabsaday in hees raab ah oo ingiriis ah laga qaado 😂😂😂.

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h หลายเดือนก่อน

    Jihaan maxuu u diri waayay

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน

    Xasan isaga ordi jirey iyo gabadhisa na dhaf ilah baan kugu reebnay

  • @MouminHersi
    @MouminHersi หลายเดือนก่อน

    Dowladnimadii buu qa dikey xaafadiisi madaxweynee fadlan qu shuubo cibaabkii bu soo taabtee

  • @heethaat
    @heethaat หลายเดือนก่อน

    xasan loo joojimaa ma waxanay dhashay walahi waa yaab odeyga lataliyaaal malaha miyaa

  • @Khtmo
    @Khtmo หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq ceelkii shidaalka holhol laascaanood buu shirkad mafia ah naga siiyey 😭😭😂😂

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo iyo kooxdiisa tuugada ah loojoo jinmaayo ayaan leenahay markeena 😂😂😂

  • @khadarismail1275
    @khadarismail1275 หลายเดือนก่อน

    Wsc❤❤❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder หลายเดือนก่อน

    Nin wixii umada loogu dhiibay naftiisa iyo qoyskiisa u isticmaalay yuu u talin?😢😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Waji gabax u tagi waaye

  • @Arabduur
    @Arabduur หลายเดือนก่อน

    War nio madaxwaynaga ka dhac, always negetive, bahashu haday kuu socon wayso waa la xeeeladaystaa

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 หลายเดือนก่อน

    Xamza noqo dono madax weyne kumel gaar ah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Suaala la weydiina

  • @SPharaoh
    @SPharaoh หลายเดือนก่อน

    itoobiya qol ku soo xiraneysa uu ka baqaayaa sidii waagii xaarka loogu dhajiyey oo musqul loogu diiday 😂😂😂

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 หลายเดือนก่อน

    Asc wuxu ugu baqday madaxweyne hassan sheq 6 dii gobol e konfurgalbeed isaga aya bur buriyay marku jogay madaweyne obama diwan ka mareykanka ay ku jirtaa tuugadii u hotel bakiin u kudumiyay malkas ayu hadana laso shirtagay ⁉️⁉️🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Talo ma gayo duqa

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 haday beentaa noqoto raali galin ma bixinee, war madaxweyne waligiis ayuu u diraa masuuliyiin kale

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed หลายเดือนก่อน

    Sxw

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d หลายเดือนก่อน

    Denbi-jadiid gidaarkay madaxa ku soo dhufteen,
    Sagxaday soo taabteen kkkkkk
    Dhubuq-dhubuq hore, dhabanahays danbay leedahay.
    *loo joojinmaayo ? Xaggee ku danbaysey kkkkkkk

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน +3

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน +7

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴