MUQ-AAWADA CIRAAQ OO DAGAALKA KU SOO BIIRTAY WACDARO CAAWA DHACAY + QASA + IIRAAN/SIRAA’IIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • MUQ-AAWADA CIRAAQ OO DAGAALKA KU SOO BIIRTAY WACDARO CAAWA DHACAY + QASA + IIRAAN/SIRAA’IIL
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #soomaaliya

ความคิดเห็น • 46

  • @MaxamedadanQoshow-g3g
    @MaxamedadanQoshow-g3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Allaahu akbar muslimiinta guulaystay

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nimco yarey mansha allah waa cunug yar lakiin mel fiican ayey ka bilowdey iyo HBN oo wariyayal rugcada ah oo ayadana waxaan kasigeyna sido dokale oo aan uxiiseyno barnamijyadoda ayadana inan u xiiseyno horey uso soco nimaco.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂❤ku soco B/dhexe.❤😂🎉

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allaha lajiro muqaawamada
    falastiin iyo lugmaan iyo yemen iyo ciraaq iyo dhamaan muslimiinta

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@CabdiFatax-ud9mn Aamiin insha Allah

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin insha Allah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adduunka waa laysku haystaa Soomaaliduna waa lax dhukani abaar moog.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 25 นาทีที่ผ่านมา

    ALLAH AKBAR GUUL XMS XISBULLAHI XUUTIYIINTA PALESTINE CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO MARWALIBA 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee yuhuudii waaba ku baryay god bay biyo ugu galeen ❤❤❤

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji Guul xisbullaah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaahay ayaan ka yeelayn haduu asagu yiri ilaahay ma dhihin rer falastina way guulaysanayaan insha alaah gasa marnaba waa ka xaaran in yuhud ay qabsato gasa iyo alaqsa

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alllaah garbkooda galo dhamaan muqawamada

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WA WAX LALA YAABO, SABABTA, XISBULLAH IYO IRAN SARAKISHODA, AYSAN DHULKA HOOSTISA U GALEYNIN SIDA NATANYAHU IYO SARAKISHIISA.

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva hbn❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAREYKAN IYO NATO, IYAGABA SAHYUNIYADDA AYEY HUB IYO DHAQAALO SI JOOGTA AH ULA GARAB TAAGAN YIHIIN.

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 21 นาทีที่ผ่านมา

    JazakaAllah kheyr

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul.falastiin.iyo.xulufadeeda

  • @mohamedkorane9717
    @mohamedkorane9717 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horay ugu soco

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc----Wwb--
    Ku bilaaw Salaanta Islaamka. Bisinka Ka dib SEE HUGRAN AKHII

  • @muscabcadaani8300
    @muscabcadaani8300 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Waaa Guul wayn

  • @Cheickahmed-wg2bu
    @Cheickahmed-wg2bu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc guul
    Xisbullah and hamas

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hbn. Shiicaduunbaa. Ka waramaysaane. Wararka qaza. Nooga warama shiico waxba samaynmaysee

  • @XasanCabdi-d8n
    @XasanCabdi-d8n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Ake47-h4w
    @Ake47-h4w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salam 👋👋 hbn online tv

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wn ku slaamay m.h

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc mawlid

  • @Doubleclasheditz
    @Doubleclasheditz 32 นาทีที่ผ่านมา

    Ilahay ha madhiyo yahuuda 😂

  • @AsadSiciid-ek3hj
    @AsadSiciid-ek3hj 57 นาทีที่ผ่านมา

    Aalaahu agbaar

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraakiib ayaa lagu daabulayaa yuhuudda waxaana la rabaa in dagaal nuclear ah uu ka dhoco bariga dhexe. Biyo raacis ayaa kadhicidoona sucuudiga iyo khaliijka waxaana bilaaban doonta Soomaalidu waa walaaleheen iyo Soomaalida waan jeclahay IWM.

  • @qayaad
    @qayaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xaysiiska nagada

  • @qaalidabdulle9680
    @qaalidabdulle9680 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb wararkaga aad ban ujeclahay lakiin waxaa kaliiye ee mar walbo anan udawan video xayeeysinta faraha badan walahi Hal video shan xayeeysin ayaa ku jiirto waxaa ka badal nadamkas 🙏🙏🙏🙏🙏✊️✊️

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wa aya cida argagixisada yuhudu ay ku,shegayso

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manoo sheegi kartaan sababta somalida foodkeedii ku aadanaa yuhuuda haysata dhalka falastiniyinta uga maqanyahay maabka aduuka?!!!

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadkumahad santahsy

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulka xisbulaah duqeyneyso waa dhul luubnaan leedahay xoogna looga haysto sida reer falastiin Israël nabad hadey rabto haku noqoto xuduudihii 1967 dii Hadii kale weligeed nabad kuma ladeyso

  • @MacruufMawliidmaxamuud-bt4nt
    @MacruufMawliidmaxamuud-bt4nt ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waykadhamaatay nataniyaahu tuuga wayn

  • @KanadidMed
    @KanadidMed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahou ugargarro les soldats Palestinians et hezbollahs et les irakiens et les Iranians et les houtis

  • @KanadidMed
    @KanadidMed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahou ugargarro les soldats Palestinians et hezbollahs et Iranians et houtis et les irakiens pour l'indépendance de la Palestine 🇵🇸

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc