MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @Sumaniffiso
    @Sumaniffiso 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1281

    Hadaad ka xuntahay in uu dhamaaday like ta ku muuji 😢

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +218

    Hada filmku muu dhamaday😢aduunyo in lawada
    Joogo waqti baa diiday intii inala bilaabatay hadana hada noolayn ilahay haw naxariisto 😢
    Qof walbana muraadkiisa ilahay ha siiyo 🤲

    • @aishaabdirahmanmohamed8061
      @aishaabdirahmanmohamed8061 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin🤲😢

    • @ZuuAbdi-x9x
      @ZuuAbdi-x9x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamin yaarabi

    • @ZuuAbdi-x9x
      @ZuuAbdi-x9x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamin yaarabi

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin aamiin😢

    • @IniMohamuud
      @IniMohamuud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamin ya rabbi 😢

  • @muniizhamoha5314
    @muniizhamoha5314 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +167

    Musasalkaaan gaabanaa horta😢maad dheeraysaan musasal ka mcn wali ma daawan waan u xiisi doonaa❤

    • @HodanMaxamed-m7h
      @HodanMaxamed-m7h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      sido kle wn u xisi dona😢😂

    • @FartuunMaxamuud-ke2lv
      @FartuunMaxamuud-ke2lv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sidokle wan u xiisi donaa🥲🤣🤣

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sidokle waa uxiisi doonaa 😢😢😢

    • @jamaaldaahi
      @jamaaldaahi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@FatxiCalisalaad sidoo kale wan u xiisi doonaa

    • @YurubShide-e4b
      @YurubShide-e4b ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Hafzaaaaaaa
    @Hafzaaaaaaa ชั่วโมงที่ผ่านมา +142

    S3 noo soo Smaeeya Plz inta igu Raacsan 😢
    Waana ka xumahay inuu mawliid dhinto 😢

    • @fardowsamohamud5355
      @fardowsamohamud5355 57 นาทีที่ผ่านมา +1

      😢

    • @qadrafiidow4874
      @qadrafiidow4874 57 นาทีที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂 wad walatay

    • @YusraAbdilahi
      @YusraAbdilahi 28 นาทีที่ผ่านมา

      Anigaba dhawac wye ba sugaaye😢

    • @HiboFarah-i6c
      @HiboFarah-i6c 21 นาทีที่ผ่านมา

      Anaaaa kugu raacsan

    • @IfeaaxaxmedCali
      @IfeaaxaxmedCali 16 นาทีที่ผ่านมา

      S3 uusan mowlid ku jirin mabane😢😂​@@fardowsamohamud5355

  • @ziciithAli
    @ziciithAli 51 นาทีที่ผ่านมา +21

    best filim BiLow iLaaa dhamaad waan dhamsyty alxm intii nala Bilowdy e an nala dhamaysa alle how naxaristO ❤

  • @shakramedia2986
    @shakramedia2986 ชั่วโมงที่ผ่านมา +48

    Kusalli xabiibkeenna Muxammed صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @Sahra-o7v
      @Sahra-o7v ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Apdirahman-i9i
    @Apdirahman-i9i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +82

    Nabiga igula saliya scw scw❤❤

    • @AsmaIsmsciil
      @AsmaIsmsciil 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw❤

    • @FAYAANAHMET
      @FAYAANAHMET 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      صلي الله عليه وسلم

    • @Sahra-o7v
      @Sahra-o7v ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @najmashire-h8s
      @najmashire-h8s 42 นาทีที่ผ่านมา

      Scw scw🎉❤

    • @daliilaxasan
      @daliilaxasan 21 นาทีที่ผ่านมา

      Wabaaaaaaaaaaaaaaaasasss😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zamzamsaed8557
    @zamzamsaed8557 ชั่วโมงที่ผ่านมา +191

    Inta ka xumatay inu mawlid dhintay like😢

    • @hamdadagaal284
      @hamdadagaal284 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Wan ka xumadayy😢😊😊

    • @FarduusXaaji-w9c
      @FarduusXaaji-w9c ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ax wanka xumady

    • @MilyaasMilyaas-g7t
      @MilyaasMilyaas-g7t 53 นาทีที่ผ่านมา

      😂😂😂 mulida wanakaxumahaya

    • @DekaZak-l4y
      @DekaZak-l4y 48 นาทีที่ผ่านมา

      Way wan ka xumaaday 😢

    • @QamarmuktarMuktar
      @QamarmuktarMuktar 47 นาทีที่ผ่านมา

      Haa zaid ogaxumaxay runtii

  • @BAARUUD20
    @BAARUUD20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Waxaan kasoo bilaabay seasons one part1 ilaaa halkaan caafimad ayaana ku dhamaystay alx balse waxaa jira dad nala soo bilaabay aan dunida saarneen maanta alle ha unaxaristo dhamaantood iyo waxi muslima aamiin aamin
    Sido kale caawa marxalad kale ayuu ahaa flimki farxad io murugo leh
    Salmullah dhamaantiin inta arki doonta qoraalkaaan ilaahay kuwii guulaysta akhiro io adunba hanaga dhigo
    Date 22/9/2024 habeen isniin ah
    .❤

  • @MuxumedcabdirashiidClaahi
    @MuxumedcabdirashiidClaahi 28 นาทีที่ผ่านมา +6

    Aan ku salino nabigeen scw scw scw scw

  • @maryanxayti1293
    @maryanxayti1293 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +171

    Mida kobad waxaan ku farax sanhy iney hodan iyo siyaad is heleen🎉❤ mida labaad waxaan ka xumahy sabariin iyo mowliid iney is wayeen 💔😭 mida sadaxad waxaan ka xumahy filimki oo dhamade qalbiga bash 😢 waxaan idinka rajeynena inaad inooso deysaan filim kiisa ugu fcn thanks team xogmaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @firdowssheikhosman2830
      @firdowssheikhosman2830 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Adi leba iishege hada ma dhamade macqul mhe💔😢

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sixun bay noo galeen 😢😢 waaanagu kala jareen😂

    • @MutawakalMaxamed
      @MutawakalMaxamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      M.a walaahi Kan film wuu dhaafay waxaan Ku faraxasanahy hodan iyo siyaad is Heleen waxaan Ku xumahay saabiriin iyo mawliid is wayay film cusb oo aad uxiiso baadan inu. Noo bilaaban doona rajeejeena team ilmda qarsoon saalaan boqortooyo aan idin salaamay sharf iyo kaaramo kor kiina ha ahaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FadumoMuse-nk2np
      @FadumoMuse-nk2np ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wad naga ohiisen Mida kale mowlid inad dishan ma aheyn Mida sadexad Sabrina iyo Mohamed maxa dhex maari dona Mohamed ma is aroosen gabadhi dariiska ahayen filmka ma cado mowlid noso cesha

    • @bashiirmyqtaar1991
      @bashiirmyqtaar1991 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxas run ma mooday😂

  • @Sumaniffiso
    @Sumaniffiso 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +186

    Haddii aad seson one ilaa dhamaadka nabad iyo caafimaad ku soo daawatay alxm dheh like na saar

    • @NASRADEEQA
      @NASRADEEQA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alxmdullah Alxmdullah

    • @ZuuAbdi-x9x
      @ZuuAbdi-x9x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alxmdulilaah alxmdulilaah alxmdulilaah❤

    • @GoleAhmeth
      @GoleAhmeth 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alxmdulilah

    • @shugriabdiwaligabose-lx8jo
      @shugriabdiwaligabose-lx8jo ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alx

    • @DekaOsmanibrahim
      @DekaOsmanibrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alxd

  • @NimcoFarax-z2z
    @NimcoFarax-z2z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +275

    inti filimkan nala bilabatey an nasiib uyeelan iney nala dhameystan ale ha unaxariisto inti nabad qab ku dhameysatey noli kulantee❤✋🏻

  • @HamidaAli-fo9tp
    @HamidaAli-fo9tp ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Mawliid Ma dhintay film kina Ma dhamaday no way 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Team ilmada qarsooon waaa Team ka ugu jilista fiicnaa sandkaan ugna firfircoona ee codsiga shacaba u tixgaliyay Thank.z Team ilmada qarsoon wan idn xiisi doona i.a filim ka le inaan ku kulmeyno soona dhakhsadaaa waryadaaa I Love you dhamaan Team ka ❤❤❤😢😂😂

    • @AminaMohamed-s9w
      @AminaMohamed-s9w ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax waa runtaa❤

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed9251 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +64

    Hadaad ilaaa bilow ilaa dhamaad Nala dhamaystey adigooo caafimaad qab Axl dheh like 👍 ❤

  • @SafaOsman-n1d
    @SafaOsman-n1d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +51

    Iso duceya wllyal murad baan leyaha inu alle ii sakhiro galada aan laa jogo waxan kaa raban iga siiyo inshallah 😢

    • @NimcoCali-us8ce
      @NimcoCali-us8ce 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah hakuu fududeeyo

    • @AsmaShiek
      @AsmaShiek ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Soryy mawliid

    • @YasmiinabdiHaaruun
      @YasmiinabdiHaaruun ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Rabi hakuu fudaydiyo wll

  • @MssumayoMohameth
    @MssumayoMohameth 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +144

    Inta caawa ka xumaatay inu dhamaaday musalsalku farta taag 😢

    • @SihaamJaamac-i1b
      @SihaamJaamac-i1b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aniga😢😢😢😢

    • @kaamilosmaan1352
      @kaamilosmaan1352 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacalaa dhalee ma intaad naga ilmaysiisen baa ku leedihiin dhanaad😢😂😊

    • @HawokiinSumeya
      @HawokiinSumeya 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aniga😢😢😢😢

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ani😢

    • @faaycadey8074
      @faaycadey8074 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kama xumaan dhamaadka filimka lkn dhimashada mowliid Ayaan ka xumaadey😢😢😢

  • @suurobadan172
    @suurobadan172 43 นาทีที่ผ่านมา +4

    Waan ka xumahay inuu sidaa kudhamado crushkeygii mawliidna leyga diley Alla qalbiga😢❤

  • @CabdisalanAhmed
    @CabdisalanAhmed 14 นาทีที่ผ่านมา +3

    Musasalka kaliya ee somali dhigto aan daawaday best musasal❤❤

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 ชั่วโมงที่ผ่านมา +31

    Please s3 soo sameyaaa waxba filim kale ha soo sameynine yaa igu raac san s3 tiri ❤😂

    • @ikrannuni9750
      @ikrannuni9750 3 นาทีที่ผ่านมา

      Sem3 maxaa kadhefey mawalidba waladilee

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    aan Ku Wada Salino Rasuulka SCW❤

  • @SakiysSharif
    @SakiysSharif ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    anagu maan rabin filimku inuu sidaa kudhamaado sbbtoo ah wxn sugynay inay saabiriin iyo mawliid is guursdaan 😭❤😊

    • @MaariyoyasiinCartan
      @MaariyoyasiinCartan ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa anba intaa baa sugayey

    • @HamdaAhmedWarsame
      @HamdaAhmedWarsame ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sorry 😢😢😢😢😢

    • @MaymuunCHama
      @MaymuunCHama 55 นาทีที่ผ่านมา

      Ha wlhie arooska hodona uuu jooogo😢 vamlly cusbana guri cusup lasiiyo

  • @Borkhatt
    @Borkhatt ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    waanu kaxunahay inuu dhamaaday musalsalkeena ilmadii qar soonayd 🥲🥲

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Saabirin qalbiga alaha kuu adkeeyo
    Hada waxan kusiinay maxamed ❤

  • @najmaabdinajmaabdi2890
    @najmaabdinajmaabdi2890 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Nabiga kusali scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @nuraaden1689
      @nuraaden1689 10 นาทีที่ผ่านมา

      Sallalahu caleyhi wasalam ❤

  • @MarwoDhawrsn
    @MarwoDhawrsn ชั่วโมงที่ผ่านมา +74

    Yaaaa alaah ubad bariyaa issi iso duceyaa somaliyey ubad radis ban ahay qof lagu jiro alaa ogee😢😢😢

    • @munamxmed9755
      @munamxmed9755 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ubad aad ku frxdo oo baariya alle ha ku ziiyo

    • @AmaalDagan-yv1tx
      @AmaalDagan-yv1tx ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ubad bdn o bariyaaL aH rapi Haku siiyo wll

    • @fartuncadey
      @fartuncadey ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ubaad baari ah oo caafimad qaba oo aan kasoo Daahin allaha ku siiyo walaashey qali qalbiga qeyr usheeg wad heleysaa mardhow insha.allah

    • @maryansumayo9414
      @maryansumayo9414 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ubad ad ku faraxdo alle Haku siiyo

    • @DekaOsmanibrahim
      @DekaOsmanibrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allha ku siyo

  • @MabsuudDheeman-y2p
    @MabsuudDheeman-y2p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +34

    Wxn ahy qofkii igu horeyey ee comenti kaso😂❤ bixiya tede kle filmku socdeyy weligeyy comenti masoo bixine maan igu cimaamada like tiina😂❤👍

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    sxpadii meeshaan aan ku walaalowney ee aan deriska ku ahaynow waan idiin salaamay sxpayaal waa inoo kulan dambe❤ like,saar

    • @AhmedAden-u8w
      @AhmedAden-u8w 6 นาทีที่ผ่านมา

      insha Allah wll qali ❤❤❤

  • @KhadroAhmed-g2z
    @KhadroAhmed-g2z ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Caawa filmku meel xun buu ku dhamaaday dad inala bilaabay baa jira oon caawa nolayn Ilahay haw naxariisto inana Ilahay cimriga ha inoo dheereeyo waa inoo iyo film danbe inshallh caawa ka hor comment ma bixin intii film ku socdey nabad gelyo

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh ชั่วโมงที่ผ่านมา +36

    Mowliid geeridisu waxay isoxasusisay ex kaygii o ahaa jacaylkaagi uguhoreyay wlhi dabadiis qof ma jeclanin wali na waxan lanolahy xasuustisi iisoduceya inu ilaahay qalbigayga iigarebo farxad na iisoceliyo wlhi waxa kasowaregtay 10 bilood 😭😭💔

    • @NuramaxamednuurXusen-if2sx
      @NuramaxamednuurXusen-if2sx ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah yarxama wll

    • @SacadMaxamed-gg9cj
      @SacadMaxamed-gg9cj ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah yarxama wlal

    • @maryanabdi-ge7gl
      @maryanabdi-ge7gl ชั่วโมงที่ผ่านมา

      allaaah haunaxaristo wll 😢

    • @LeylaCali-g6i
      @LeylaCali-g6i ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sorry wll qalbiga allah hakaga reebo😭😭😭

    • @naciimacabdi7363
      @naciimacabdi7363 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alle haw unaxriisto 😢

  • @youssofalrawhani7652
    @youssofalrawhani7652 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +137

    انااختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716722163 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير_÷~=~÷~÷~π~÷~ππ~°°… ...،،،،،،¢€®® ^°¢=^€°_°¢=°_°_^°π_ *' :*&&°^°€^°°€€^_^€^°°°°=°¢,,,,,,,,^°°π¢π^°°€©_©¶^©_°°Xcf€°°… ^^°¶°_°√^√√¢€°😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ApdirahmanYasincasoowe
      @ApdirahmanYasincasoowe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      الله يساعدكم أختي مسلمة
      ادعوا الله كثيرا ونحن نسأل الله أن يساعدكم ويخرج من الضيق الى السعة

    • @yahyeqayz7612
      @yahyeqayz7612 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ilahy haku gargaro abyo❤

    • @ZacdiyaAbdirashiid
      @ZacdiyaAbdirashiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Illahay ha iydin cawiyo😢 bayo

    • @MuscabSicid-s5w
      @MuscabSicid-s5w ชั่วโมงที่ผ่านมา

      We ask god to help you my sister

    • @allaacaddeeyayofficial4621
      @allaacaddeeyayofficial4621 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waxay idin leedahay gaajo unbaa iga hadlinaysa isoo caawiya hala caawiyo walaashiin

  • @BellaAbdi123
    @BellaAbdi123 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Waa u xiisi doonaa musalsalkaan saan ula qabsadey wax booskiisa ii badala waan raadinayaa ❤❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 35 นาทีที่ผ่านมา +3

    Mawliid miyanu Kuwaynay😢imika wll hadad Kaxun tahay Filimku inu Dhamado like ta Kumuuji

  • @ClraxmanAXMED-b1r
    @ClraxmanAXMED-b1r ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Team Filo like hayla dhaafin🎉😂

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Waaad mahadsantihin team aad u qurux badan ayad ahaydeen waaan idin xiisi dooona😢🥰

  • @InaIbross
    @InaIbross ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Isoo duceeya wllyal muraad baan leyhy in uu rabbi ii fududeeya

    • @SumayaZummish
      @SumayaZummish ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahay hakula garab galo❤

    • @QueenHappy-e4j
      @QueenHappy-e4j ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muraadkago an macsi lahayn Alle haku siiyo

    • @QamarmuktarMuktar
      @QamarmuktarMuktar 43 นาทีที่ผ่านมา

      Allah xakufududeyo

  • @deeqaaxmed4854
    @deeqaaxmed4854 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Idil ahaantiinba aad baad u mahadsantihiin team ka quruxda iyo qiimaha badan ee team ilmadii qarsoonayd
    Aniga ahaanteyda 2midba aad baan oga xumahay caawa
    1 in uu filimku dhamaaday
    2 in uu Mowliid geeriyooday walow ay qiyaali tahay
    Ugu dambayn team ilmadii qarsoonayd
    Waxaan leeyahay sidaan idin kaga baranay
    Filimkaan kuwo kasii qurux badan ayaan idinka su geynaa. I.a.
    Caf iyo masaamax dhamaanteenba
    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @LeylaCali-g6i
      @LeylaCali-g6i ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sidoo kale sharafy❤❤

  • @anfacmumin
    @anfacmumin 44 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa film kii iigu horeye aan bilaw ilaa dhamaad dawaday ee somali ah waad mahad san tihiin bahda xogmal media iyo team ilmadii qarsooneyd 😊 thanks you soo mach all my team😘

  • @BilaneMoussa-sw3js
    @BilaneMoussa-sw3js ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Filimkii ugu horreyay bilawgiisa ilaa dhamaadkiisa aan U joogo love U guys filimaan kale OO ka cajiibsan baan niga sugaynaa kolay ilinta qarsoon Filim ka cajiibsan inaan arki doono Uma maleeyee

  • @SafiyaSaxardiid
    @SafiyaSaxardiid ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Intaan filimka daawanayay Caawa habeen iiga qiira badan imA Soo mariN wAlhI😢😢😢😢

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢same abyo😢

    • @AminaMohamed-s9w
      @AminaMohamed-s9w ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anigaa kula mida walahi😭

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Anaa caawa soo dhakhsday aan habsaami jiray

  • @SidiiqhazzanJounair
    @SidiiqhazzanJounair 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Alla wallayaal waad mahadsan tihiin filmkiii Quruxda bdnaaye aad noo soo bndhigteen ❤😢
    Lkn wllyaal wxaan idinka c0dsanayaaa inaad film klle noo soo. Bndhigtaaan ❤😊

  • @raxmamuxumed8610
    @raxmamuxumed8610 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Ma la iga dareenaya inan u gu soo horeeyay😂

  • @saharadirir
    @saharadirir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    saliya nabigeena maxamad scwscwscw ❤️

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Waan aamini la,ahay inuu dhamaday filimkan caawa 1 ilaa io maanta waa la socday waan u xiiso doona wllhi😢😭💔

    • @marwamohamud2028
      @marwamohamud2028 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anu waxan amini la ahy in mawlid lagu matalo in ladilo

  • @sahalaliismil1347
    @sahalaliismil1347 30 นาทีที่ผ่านมา +1

    Filmkii adunka waan ku xiisi doona team ilmdi qarsonyd😢

  • @AsmiiTaA..
    @AsmiiTaA.. ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inta ka xun inuu dhammado musalsalku😢😢

  • @XamdiCabdilaahi-d2z
    @XamdiCabdilaahi-d2z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    wlhi mawliid caawa waan ka naxay

    • @XaawoluulLuul
      @XaawoluulLuul 56 นาทีที่ผ่านมา

      @@XamdiCabdilaahi-d2z sax weye wlhi

    • @masbalali7820
      @masbalali7820 10 นาทีที่ผ่านมา

      Walahi Aniga caadi ayaan u ooyey

  • @FaraxIlmi
    @FaraxIlmi ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Cawa waxan dhamaysanay filimki duniduna sasay kudha manaysa dhamanti waxan idin rajaynaya malwalbo adka jogtan dukida waxan idin leyay ilhy hayno danbi dhafo rabi haynaku kilmiyo janadisa qaliga dhalin yaro farxad farxad warya iyo cibado suban by ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ish calaaa filim 🎉❤quruxda iyo waqti waa galay dhamad wacan

  • @LakiFaarax-hc7ch
    @LakiFaarax-hc7ch 25 นาทีที่ผ่านมา +1

    team ilmada qarsoon aad ayaan idin jeclahay❤ dhamaantinba filim kale idinka sugaynaa

  • @hodosalah9175
    @hodosalah9175 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allh asal.buu ahaa xogmaal wd mahdsntin qaar kle ayan rajeynaa insha allh

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Calool xumo waynaa caawa farxad iyo guusha lagaadhay ninkii ka danbeeyey miyuu dhintay wanka xumahay mawlidow qalbigaa idhaqaaqay wllhi nasriin keligeed halkay fadhiday wan ilmeeyey 😢😢😢

  • @hamdarashiid1134
    @hamdarashiid1134 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    😇ومن علامات حب الله لك، هو اصرارك على التوبة بعد كل ذنب » اللهم ارزقنا التوبة النصوحة

  • @RahmaAhmed-j3n
    @RahmaAhmed-j3n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Alla bayeey allow run haka dhigin mawliid oo nool ban caawa dhan u ooyaaayey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @HamdiAbdi-dc4nl
      @HamdiAbdi-dc4nl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa filim un😂😂

    • @HamdaMahdi-y7r
      @HamdaMahdi-y7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isdaji wka arooska joga siyaaas😂😂😂

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhh😅😅😅

    • @nasraahmed150
      @nasraahmed150 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anaa kula mid maxy saas ugu dileen mowliid😢

  • @AmeL408
    @AmeL408 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Film ka qurux badan oo somali meteshay ma daawan weligay 😭wan ka xumahay inu dhamaaday 💔filmkan oo kale in mar kale inalooso metelo wan rajaynaya ❤

    • @AminaMohamed-s9w
      @AminaMohamed-s9w ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Anigaa kula mida, lkn waxaa laga yaabaa in ay soo saaraan filmaan kale oo ay wada jilayaan haddii kale daawan mayno soow maaha❤

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 31 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ax caawa waa filinka dhamaadkisi hadana qalbigiiba wuu naxanuunaya farxadihii kale waxa ka tan badatay mawliid waayitankisa mawliid in uu sidaa ku dhamaysto may ahayn😢😢😢 bilaw ilaa dhamaad maalin xilqadi ima dhaafin maxa ka xanuun badan xilqadan

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    InTa Kaxun Inuu dhamado Flmk Farta Taaga😢👆

  • @NajmaHassan-q5f
    @NajmaHassan-q5f ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Yaah mayeelaayo in uu mowlid dhinto sabariin waan kula ooye caawa wllhi waxa in uu filim ahaa xitaa wan ilaaway 😢😢😢😢😢😢😢

    • @UgbaadziciidClaahi
      @UgbaadziciidClaahi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadaa romantic ayaad tahay

    • @MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc
      @MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Imanka live ku jira sidi loo dilay ayu ka shekanya ayu sidu u soo noqday😂

    • @RaxmaAxmad-v7y
      @RaxmaAxmad-v7y 56 นาทีที่ผ่านมา

      Walhi waxan uu oyay side inay run tahyo kale sorry sabriin

    • @LaylaCawl
      @LaylaCawl 39 นาทีที่ผ่านมา

      Ala sidan u naxay cawa😢😢😢

  • @nimcaanmukhtaar1370
    @nimcaanmukhtaar1370 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Deeqdarajo parti 3 noo soo saar waa codsi
    Intii igu raacsan like saar

  • @Nachma_
    @Nachma_ 46 นาทีที่ผ่านมา +1

    Anoo og inu film yaahaa iska ooyey😢😭
    Hada saa mu ku dhaamdey filmka

  • @muhiimxuseen7552
    @muhiimxuseen7552 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inkasto flim thy hadane waan murgay
    Ma dareemi karto qof walbo xanunka ey leedahay ina weyso qofa jeceshahay 😢😢💔😭 22/9/2024 hbn isnin ah waa ino ruwayad kale fmly xogmal i.a

  • @SalmahassanIbrahim
    @SalmahassanIbrahim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ALa cawa naxdin badana 😢😢😢

  • @Cabdulkhadir-tt3ti
    @Cabdulkhadir-tt3ti 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Malaiga horeyya mase

  • @RoodaYaaquub
    @RoodaYaaquub 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ILaa HdaH waa aaMini La’aHay Qoraalka meezha KuQoRan run Miyaa 😢🫶🏼

    • @NaciimoCabdiraxiim
      @NaciimoCabdiraxiim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢 wuu dhamaaday sorry

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Same😢😢

  • @HudaAbdiqaadir
    @HudaAbdiqaadir ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaaaaaaaaaaaaaa hada mowliid madhintey filumkina madhamadey😢😢😢😢😢

  • @HoodoMuxumed-fn6gd
    @HoodoMuxumed-fn6gd ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mawliid soray

  • @ayaanmawliid-y5b
    @ayaanmawliid-y5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alllah moo naga dhamaaday 😢

  • @IqraCali-h1g
    @IqraCali-h1g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Man riyonaya mse waarun oo imika uu dhamaday 😭😭💔❣❣

    • @yahyeqayz7612
      @yahyeqayz7612 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢😢

  • @ayanabdirahman6758
    @ayanabdirahman6758 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Mahad ibraahimoow maxaad sidaa noogu samaysay eed sabiriin iyo jacaylkeedii ukala fogaysay maad meelkale ka wareegtid inader 😢😢😢

    • @nuuramuuse7497
      @nuuramuuse7497 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa inay cadawgu libin helan may ahayn xalqadani ku celisbay rabta

    • @ayanabdirahman6758
      @ayanabdirahman6758 30 นาทีที่ผ่านมา

      @@nuuramuuse7497sidaan uga naxay dilkiisa filmka dhamaadkiisaba ugama nixin inay labadooduna is aroosaan bay ahayd

  • @MustafeAbdullahi-t5o
    @MustafeAbdullahi-t5o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku saliya xapiipkena muxamed scw

  • @SuhuurAbdullahi
    @SuhuurAbdullahi 25 นาทีที่ผ่านมา +1

    Allah filmkan mid lamida wali madaawan😢yaa mowliid

  • @AyanDahir-fn1oj
    @AyanDahir-fn1oj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    I can’t hold my tears back
    Waxan moday inay dhabtahat

    • @Proud_momof2
      @Proud_momof2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alla wlhi kulamid ban ahaa waanba iska ooyey 😢

    • @shindafarah7882
      @shindafarah7882 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa wallahi

  • @suhuurali9273
    @suhuurali9273 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Alle moliid waa ninka kaliye flimka ka tageero buu ahaa ilahay ha u naxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @HawokiinSumeya
      @HawokiinSumeya 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlxi sethokale 😢😢allah hanuxaristo 😢😢

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Same wllhi😢😢😢

    • @NiciimaMaxamed-ko3of
      @NiciimaMaxamed-ko3of ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Flim inuu yahy miyaad ilawdeen mawliid wuu noolyahy😂😂

    • @HamdaAhmedWarsame
      @HamdaAhmedWarsame ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😢

    • @xaliimocabdi-b6v
      @xaliimocabdi-b6v ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaahi run ayaan mooday mowliid sidaan uganaxay xataa waan ilmeeyay lkn waxaan xasusty inuu filin ahaa

  • @KadraMohamedahmed
    @KadraMohamedahmed ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mowliidow qabriga ale hakuu nuriyo😢😢😢

    • @NaciimoAhmettt
      @NaciimoAhmettt ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naa wuxu Jilin muna ahynnn

    • @NasroCudoon
      @NasroCudoon ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wuuyahay😅😅😅​@@NaciimoAhmettt

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 29 นาทีที่ผ่านมา

    Filim ay soomaali dhigto oo filimkan ka saamayn badan maan arkin runtii maskax cajiib ah ayaa ka danbaysay waxaanu taabanayay waaqaca dhabta ah ee soomaalida ka dhex dhaca mahadsanid director mahad ibraahin yuusuf iyo dhamaan team ilmada qarsoon iyo xogmaal TV waxaan idinka sugaynaa filimo kale oo tayo leh taariikhdu caawa waa 22/9/2024❤😢

  • @Marwo_Tufaax
    @Marwo_Tufaax 56 นาทีที่ผ่านมา

    Inuu dhamado musalsalkan wan ka xumahay😢😢😢😢😢plz S3😢😢

  • @SacadIsmaciil
    @SacadIsmaciil 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Inalilahu wa inaa ilayhu raajicuun ilaahay qabriga hakuu nuuriyo mawlidoow sacdana ha cadaabo iyo teamkeeda caawana iigu danbaysa film ka imikana sabta iiisheega aan doontee waa xafadeheee 😢

    • @HodanSaleebaan-r5c
      @HodanSaleebaan-r5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkk oocadaa😂

    • @Abdiwelisalah
      @Abdiwelisalah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      XaliiMo is deJih😂😊

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllhi waaka naxay sidii run cml😢😢😢 mowliid 😢😢

    • @deeqaaxmedlibaan8290
      @deeqaaxmedlibaan8290 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      naa amu bal😂😂😂

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Abdiwelisalahdhibkaasa na haysta😂

  • @OsmanBarqadle
    @OsmanBarqadle 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walhi iaamin waligis cawo siduu macan uyahay uma noqon 😅

  • @youssofalrawhani7652
    @youssofalrawhani7652 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967716722163 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-...............😢😢😢😢😢

    • @yahyeqayz7612
      @yahyeqayz7612 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🎉😂😂

    • @yahyeqayz7612
      @yahyeqayz7612 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢

  • @AmaalCabdirixiin
    @AmaalCabdirixiin 38 นาทีที่ผ่านมา +1

    Wlhi caway daacad u ooyay sidii inuu runrun udhinty😢😢😢😢

  • @NafizoNalka
    @NafizoNalka ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha Mawliid Alle ha ku laaliya Afa Nabari baad soo gashay 😢😢😢

  • @FadumoAbdirizak-o1c
    @FadumoAbdirizak-o1c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Waya Wan ooya caw alla mawalid ma kuwayn😢😢😢😢

    • @MohaXalane4
      @MohaXalane4 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xakudhace ani hada imaade😢😂

    • @raaliyajeylaanimaxamed6510
      @raaliyajeylaanimaxamed6510 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sfddrfdhf🎉😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @IstaahilKhadar-do4wc
      @IstaahilKhadar-do4wc ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Na ma walata😢😂

    • @MohaXalane4
      @MohaXalane4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hee🤣

    • @najaxmuse503
      @najaxmuse503 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      aar wuxu waa filine naga aamusah😅😅

  • @XaawoluulLuul
    @XaawoluulLuul ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mawalid sorry

  • @SamsamMohmoud
    @SamsamMohmoud ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sorry mawlid

  • @Suldaankamustaqbalka
    @Suldaankamustaqbalka ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waligey 2film oo somali ah baan dhameystey kan iyo filmkii ardey wllhi cawa dhimashada mowliid waxa igaga darneyd dhamaadka filmka film noocan ah noo biiisa

  • @fadxiyacabdi6954
    @fadxiyacabdi6954 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Calshaa ixanunaysaa walhi 😢😢😢😢😢😢

  • @Abdikey00
    @Abdikey00 4 นาทีที่ผ่านมา

    Film intaas oo umad ah ay dawanayso Xogmaal vimto dhamaystiran xitaa waad noo daadin waydeen ❤Film fcn buu ahaa hambalyo

  • @ShakiibMohamed-dj5ik
    @ShakiibMohamed-dj5ik 25 นาทีที่ผ่านมา +2

    maxamedna waa inuu saaburiin dumaalaaa nio mawlid waakaa dhintaye 😂😂😂

  • @Bilanabdirahman-yd6ef
    @Bilanabdirahman-yd6ef 26 นาทีที่ผ่านมา +1

    S3 iyo mawliid oo dhaawac noqday soo sameeya

  • @MaryanMustafe-f9p
    @MaryanMustafe-f9p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada masaso ku dhamaday inta donaysay inu dhaman like 😢

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 36 นาทีที่ผ่านมา

    Plz filinjaa qaybti 3aad soossmayeyaaa 😢😢😢😢😢😢 mowlid and Sabrin intaa la oyday😢😢🎉

  • @indhojcyl
    @indhojcyl 22 นาทีที่ผ่านมา

    run run le Moday inu mawlid dhintay cadi u ilmeyay wllhi saabrin ayaan ka naxay wllhi aad baanan uga xumaaday inu filmki dhamaaday😮😢😭😭😭😭

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 51 นาทีที่ผ่านมา

    Muraad leyahye isoo duceeya inuu illah isoo fududeeyo walalyaam❤

  • @HipaaqMahamed
    @HipaaqMahamed 25 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waxan kaxanaqSanahy oon kaqomamaynayaa dawashada aan dawaday waqtibaa igabaxay wiilkii io gabdha islarabnayna isma helin😢😢😢 waxan filin maha ee nagataga

  • @Sharmarke-200
    @Sharmarke-200 11 นาทีที่ผ่านมา +1

    This film is amazing, and I've been watching it for 8 months. The actors, video quality, and the way it was directed are top-notch. The storyline is also incredibly captivating. Truly, it’s a film I thoroughly enjoyed watching. Thank you All actors and producers , RESPECT 🫡🙏🏿

  • @MaxamedCabdi-fq1nb
    @MaxamedCabdi-fq1nb 21 นาทีที่ผ่านมา

    Wlhi billhi naxdin ayaan dhiman gadhay si ay dhab dhab tahay laa ilaaha ilalaah muxamaden rasuululah 😢😢
    Waad naga nixiseen ah

  • @XamdiAweys-jl8wy
    @XamdiAweys-jl8wy 25 นาทีที่ผ่านมา +1

    Plz S³ noosoo sameeya 😢😢😢

  • @CcasiisAxmed4881
    @CcasiisAxmed4881 15 นาทีที่ผ่านมา

    Bilow ilaa dhamaad xalqad imey dhaafina. Haddana waxan ka xumanahy inuu dhamaadey😢😢😢