من الجهاد ١: جهاد النفس ٢: جهاد الفكري ٣: جهاد العلمي ٤: جهاد المال ٥: جهاد السياسي ٦: جهاد الخيري (المدني) ٧: جهاد التربوي ٨: جهاد الدعوة ٩: جهاد العسكري جزاه الله للشيخ خيرا
Takfiir sow kuwa xaqa bayaaniya mise waxaa rabtaa shooqow sida suufiyada owliya caabudka iyo kuwa murji ada ah ee dhaha qofkii ashahaataba waa Muslim qabri hadulfadhiyo hadow rabo
Diinta Islaamka ayaa ku dhisan Xooga in wax lagu qaato? Wadamada Carabta aad u sijuudid ma jiraa hal Waddan Carabta ah ee Curnimo ls isku doorta? Si Nin Boqor ku noqdo waa in uu dilaa Boqorka xukunka haysta ay Xoog uga qaadan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sheikh Xukkun doon ayaa tahay maxaad uga qaadieeysay ina Adeerka Ismacil Cumar Ghelle koonfur meel kaagama banaano? Hadaad run sheegeysid Cambareey Mohamed Bin Salmaan si Xukkunka Makka laga qaado ama khuraafaad inoo wad?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waad ila fahantay wadaadkan aad buu soomaaliya ugu mashquulsan yahay fikirkiisu waa ikhwaani ina cumar geele kama soo horjeedo waayo waa isku fikir kuligood reer galbeed ayaa maamula...
@@tusmoaadil1825waxaan rajeynayaa in aad diyaar u tahahy in aad ka jawaabtid eebe hortiisa eedeymahaa aad u jeedisay sheekha سَتُكْتَبُ شَهَادَتُهُمْ وَيُسْأَلُونَ
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Masha alh sh ilh hakuxafido nosofariso isbucii halmar ama 2mar san ugurano faidoyinka badan ilh hakubarakeyo sh
اقسام الجهاد: النفسي، والفكرى، العلمى،المالى، والسياسي،الخيرى، التربوى، الحركى والدعوى، تلعسكرى ❤ جزاك الله
التربوي
Jasaakalaahu kheyr yaa shiikh
من الجهاد
١: جهاد النفس
٢: جهاد الفكري
٣: جهاد العلمي
٤: جهاد المال
٥: جهاد السياسي
٦: جهاد الخيري (المدني)
٧: جهاد التربوي
٨: جهاد الدعوة
٩: جهاد العسكري
جزاه الله للشيخ خيرا
Masha Allah
Jazakallahu khayr
Jazakallahu qeyran sheeeq
Asc.Sh.abdira xman bashir.alah.hakuxafido.aammiin
Maasha Allah Jazaaka Allah khayr walaahi xadiiska anoogaranaayo hadana macna ween iiga baxay
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
Maasha Allah. Sheikha hadal qayim ah oo u baahan si wanagsan in loo fahmo ayu ka hadlay.
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw alfa alfa mara
Jazaakalaahu khayar❤
Mashaa allaha caadi mahan istaadka
بارك الله فيكم
ما شاء الله
Jazaaka Allahu khayr❤
Dilku waa waxa soomaaliya ay uburbursantahay.
Maashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alah hakaa abaal mariyo sheekh
Jasakhalah khayr sheekh
Ilaahow naga ilaali takfiiriinta cismaan maxamuud ee qardho deegaan ahaan uleh.
جزاك الله خيرا انا احبك في الله
Jasakalahu khayr
Thanks so much, Suldaan Media, with mufakar sheikh Abdulrahman, waa mid ka mid ah muxaadaradii anniga iigu raadeynta badneyd, ( waan is-dooney dabadeed waan is-waayey, Hadraawi, rahimahuLLaah) annigu muxaadaradan ayaan iska dhex arkey su'aalo badana I weydiisey, jawaabtii waan heley, lkin sidee ayaan u fulin karaa 😢!? WAAD FULIN KARTAA ,ayaan sare u idhi, ( jihaadka nafta, oo aan awelba u taag la'aa , jihaadka qalbiyada la furto, oo ay aqoonteedu igu yar tahay iyo jihaadka qoriga, oo aan lix maalmood oo xidhiidha la galey ciidan aan u arkayey iney ibliis u dagaalamayaan anniguna ALLe swt u dagaalamayo, ( xiligii maxaakiimta iyo Ethiopia-ka ) weliba aanu burco ka tagney, qalabka ciidankana aanu annagu sidaney si dhameystran .
🙏🙏🙏🙏
Allaah hanagusugo xaqa iyo dhaqanka islaamka wanaagsan.
جزاك الله خيرا يا استاذ
Kusali nabiga ❤❤❤❤ muxamad❤❤❤❤❤
Masha allah
Shiikhaas isagaa wax sheeg ubaahan aayaadkana wuu qaldayaa waxaan u sheegi lahaa inuu ilaahay iska ilaaliyo waxyaabo badan oo uu sheegay oo aan daba galay oo qalad noqday baa jira
Jizakaluhu khayra aljazaa
Barakalaah
Masha alh
Rabiyow dadkan oo kale wadanka noogu dhiib adiga ku baryenaa oo ku caawi❤
Ha ku degdegin
@@Kadar-ex8xpshedan ma dhageesto
@@samirgaming3918 samirgaming iska warran. Shaydaan ma ihi walaal.
@@Kadar-ex8xpSh Cabdiraxmaan waa sheekh mufakira oo fahamkiisu ballaaran yahay. Anigu taxliilintiisa siyaasadda in badan kuma raacsani balse sida kale waa Sheekh cajiiba.
Jimce wacan oo wanaagsan dhamaan Muslim meel kastoo 🌍 dunida joogtan: tusaale: salaamta Muslim waa cibaado iga tahay🤔
Scw
Sheekhaw dad badan ayaan fahmin hadalkaage ,kitaabka lagu waasho dadbaa moodi ka quraanka , markaa fasir in aanu ahayn quraanka
Ilahey ma isgaa na abuuray mise ingaa abuurnay
God created man and Jinn
Mhdsanid wll
Please khayr baad faafinaysa lkn mawduuc meesha kuso qoraysid ka fiirso buuga hada akhrisatid ma waalanaysid
Hadalka sheekha ayaa sidaas ah
Takfiir sow kuwa xaqa bayaaniya mise waxaa rabtaa shooqow sida suufiyada owliya caabudka iyo kuwa murji ada ah ee dhaha qofkii ashahaataba waa Muslim qabri hadulfadhiyo hadow rabo
Kuwo dad gaaleeya miyaad tahay.ilahay ba dad gaaleeya adeer adigu waxba ma tihid.
@YahyosBlack gaaleeysiinta waa xaq alle ee ma ahan xaq adoomada ay leeyihiin lkn waa kasiidaran qof mushrik ah oo ilaaheey kasoke caabudaayo oo owliya uyeeranaayo in aad dhahdo waa Muslim wuu ashahaataa sxb ashadada haddu shirka lasocodo waxba matarto
Wacdi muhiim ah weeyaan dhallinyaro halla dhagaysto. 13, September, 2024.
Aniga waxay ila tahay in ilmaha shumin ama la cayaarin in uu ahaa cumar Faruuq
Haa waa sax mida cumar mida nabigane weejirtaa iyadane marka waa laba qiso oo isku nuuc ah lkn kala mar dhacday
Maya, ninka ilmaha dhunkan waligii ee la yaabay suubanaha wuxu ahaa nin ree baadiya ah oo la oran jiray Aqrac binu xaabis
m
a allah
Dee qisoyinka dhaadheereeya
Alaahuagbar
M.a lkn manooso dhamestirikartaa ama meel ankahelo igu caawi
Xadith asc jucila risqi taxda dila ruxmi ma daciifba sheekh waxaa ku samaysay aragtida reergalbeedka ee iska illali quluwiga adigu asc
Waliid ibnu muqira maaha sheekh waa cutba ibnu rabiica
لا انه وليد
Waliid
Why aayadaha uu isku daba mariyaaa😢😢😢
Ictisaam iyo jiritaankii walaalahaaga Somaliland xagee isla maraysaan?
Waxa xaqiiq ah inta wado jihaad Digaal waxaa leenahay Qofka islamka waa qof Gacmihiisa iyo Carabkiisa laga Amaan helo.ducada hadi laga aqbalayo cadow inaa hub uqaadato Maba ahan. Islamka saxda ah waa kan hubka qaadan e gacmihiisa iyo carabkiisa laga amaan helo Hubna u ah duck waa kaa islamka saxda ah. Inta kale waa qaldaan.😮...
Kkkk yaanlagulayabin jihaadka waa udub dhexasdka diinta nabiga inti uunola waxa dhacday 27 qawa iyo 56 siriyo waana jihaad dhacay 27 nabiga kaqaygalay 56 nabiga diray marka hadii gacmaha laisasaarto Ma gaalba kudayn duliga maanta lagu jiro muslimiinta Waajihaadka lagatay ee kan ookale ee gaalada soodirsatay yuunkusirin
Diinta Islaamka ayaa ku dhisan Xooga in wax lagu qaato? Wadamada Carabta aad u sijuudid ma jiraa hal Waddan Carabta ah ee Curnimo ls isku doorta? Si Nin Boqor ku noqdo waa in uu dilaa Boqorka xukunka haysta ay Xoog uga qaadan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wa daad la dhigta intanan shidalka lo so sarın
Si fiican Uma aadan baran diinta marka raac diinta haraacin dadka 😂
kawaran koxoox da argagaxisada kawaran majihaada dadka inlaqarxiyo
Maya waa danbi way qaldanyihiin diin shaqo kuma leh
الجهاد النفس
الجهاد الفكر
الجهاد العلم
الجهاد الإقتصاد
الجهاد المال
الجهاد السياسي
الجهاد الخيري
الجهاد التربوي
الجهاد الدعوي والحركة
الجهاد ألعسكرية
Ruux inxiraafay .
Di xun usheeg sixir ka daran .
Sheikh Xukkun doon ayaa tahay maxaad uga qaadieeysay ina Adeerka Ismacil Cumar Ghelle koonfur meel kaagama banaano? Hadaad run sheegeysid Cambareey Mohamed Bin Salmaan si Xukkunka Makka laga qaado ama khuraafaad inoo wad?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waad ila fahantay wadaadkan aad buu soomaaliya ugu mashquulsan yahay fikirkiisu waa ikhwaani ina cumar geele kama soo horjeedo waayo waa isku fikir kuligood reer galbeed ayaa maamula...
2 muuqaal oo uu Sucuudiga iyo Ismaaciil uga hadlaya jira ee intaadan qiimayn kuwaas bal soo dhagayso
@@tusmoaadil1825waxaan rajeynayaa in aad diyaar u tahahy in aad ka jawaabtid eebe hortiisa eedeymahaa aad u jeedisay sheekha سَتُكْتَبُ شَهَادَتُهُمْ وَيُسْأَلُونَ
@@tusmoaadil1825somaliya kuwa kharibay wa idinka u dalku nabad ka wayay.qaraxa iyo balayada wasa.
Meel dadka lagu dhageeysto in lafuuro waa lobahan yahay
انت المتفلسف لا تعني بشيء