Maraykanka Oo Ku Tilmaamay Xasan Sheekh Nin Duulinaya Diyaarad Weli La Sameenayo & Arimaha Ciidamada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 53

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Saliga nabiga badiya scw scw

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Horufadhi media tv Dhacdoyinka Calamka Barnamijka Maxaa Xiiso Leh
    Soo Sare yaal Suleiman Hashi iyo Eng Yasiin ❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alshabaab iyagaa ushaqeeya America 😊

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Weriyow Xasan haku waalanine adiga ka faa'deyso taagerada Mareykanka gery Laascaanod

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😢😮🎉🎉🎉😂❤❤❤

  • @OmarAli-rf4nr
    @OmarAli-rf4nr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheeq waamuslim ilaahay aaminsan

  • @mahdihajiabdurahim
    @mahdihajiabdurahim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SCW

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alshabab waah maashruuc siiyasintah Somaliyed iyo dowladaha kaale lacagkuqaatan Xassan maarabo iin Alshabab laalah daagalamo Somali maarki ciidamadah looh dhiisa loonah dhisayey waah kiih laagah harsanwaayey daantiisah buuh raadiya Somali, omah daananayo Xasan Marakankah wuuh kaadiidiay iin laadukheyo Alshabab oh laa soh afjaro

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itopia jaceyl si isaaq iyo hawiye. Aaad. Ugu talisaan
    Maato caana leh.

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 43 นาทีที่ผ่านมา

      Jaceylkuu iqabo waxaa kadaran kuwa filada kuheysta dhahayana waa cadaw taasweye tan lalayaabanyahay kukastana moodayo in ladagayo

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Csw

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤SCW SCW SCW SCW ❤SCW SCW SCW ❤SOMALI😂😂😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Luuliyo waa maxay maxaad ka wadaa?

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax kajir majira dadanta uu kaleyahay baa kawayn shekad waa lagu fahamay

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta comments maanta waaba asal waayo shacabkii ban fahmay horufadhi naacdeyda iyo Hassan sheikh naceebkaaga

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Runtu waa qadhaadhahay,
      Run-sheeg waa ceeb sheeg.
      Xasan isagaa dariiq khaldan maray,
      *xasan isagaa ciidankii waddanka baabi,'yey,
      Reerba reer ku hubeeyey.
      Xasan markuu yimaaddo waa u caado in meel walba dagaal qabiil ka bilawdo.
      Maxay u bilawdaan dagaalada qabiilku u bilawdaan, Marka xasan yimaaddo?????

  • @omaradan2167
    @omaradan2167 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hashi daarood wadaniaahan

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅 walaalo arimaha Somalia dhaaf

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa hogaamiye isku kalsoon oo hami leh cidkastana kamaheybeysto

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hahahahahhaha

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaarmaajo ama farmaajo ayaa weli Itoobiya hoos fadhiya

  • @ikranita4709
    @ikranita4709 5 นาทีที่ผ่านมา

    Hoyada iyo oromadi kudhashay was orom iyo marekan iyo yahudaba waa isu keyna mid

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Car Hala arko dowlada fahanta somaliya isbar bar .aqoon dowladnimo laaan yaac

  • @black4338
    @black4338 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan horfadhi media la dhaho wa Nin uqdadeysan e yaan la dhageysan subscribe halaga ceshto waayo dalka hormarkisa asoo sheegayo wali
    Ma arkin dowladi hore kadib

    • @mariamibrahim5160
      @mariamibrahim5160 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ninka meesha ka hadlayaa toloow ma soomaalibuu u jeedinayaa mis qolo kale oo ........

    • @ahmedali8509
      @ahmedali8509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Horan U Arkay Cuqdada Heyso Mayaro Aderkiis 5 Sano Wax Qabat La Aana Wadni Ayu Laha Dalxureye 2 Sano Hormar Aad Uweyn Sameye Xamar Seyf Kadjigay Arimaha Dibada Ciidamada Dhismaha Dhankasta Cawa Hub Casriya Kadagayo Somliya Kahadli Mayo Wariyanima Aa La Shegana

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw ชั่วโมงที่ผ่านมา

       wlhi bro wa ila aragtay lkn mar dambe ima qaladid dheh waayo 2018 iyo 2019 aya arki jiray wana ku xiraa jiray inoo wadani yahay aya u heestay lkn waxaan ogaaday inoo qabiil. Wax ku taageerayay

    • @mariamibrahim5160
      @mariamibrahim5160 43 นาทีที่ผ่านมา

      @@MohamedAli-rt2lw waddani maahee waa warxuma tashiil oo CBB ah

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo aya ciidan dhisay maa toos nagu tidhaahdid un maxaad Xassan sheikh kaga meereesaneysaa

  • @DahirCadosh
    @DahirCadosh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa laandere madaxweynhu madaama oo tageero shacab haystoo

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 41 นาทีที่ผ่านมา

      Meeshan taageero shacb yar wax matarto dal waxaa lagudifaaci karaa midnimo taasinna meesha kama muuqato

  • @OmarAli-rf4nr
    @OmarAli-rf4nr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax ala usa tiri iyo inttii lamid ahba tii ale unbaa socoto ilaahow naga qabo dabodhilif

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaa meel kasta ee Adunka Islamka
    Daba dhigay qalalaaso iyo dagaal.
    Hadi aan laga dambeen.

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alshabaab

  • @abdulhamidf7852
    @abdulhamidf7852 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkas tageera manta Ethiopia bay is hayaan e wa qadiyad somaliyeed

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheikh naacdaada uma joojinayo

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hubka ku gulgulaya puntland,KG, ee ka imaanayo itoobiya muu wax ka qabto haduu madaxweyne yahay hasan munaafaq 😂😂 waraaqo ayuu soo saaraa hubka hala joojiyo kaalay jooji. Kaaraan xukun munaafaqoow😂😂

    • @YusufAbdullahi-m5t
      @YusufAbdullahi-m5t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MohamedAli-nm8oe Siciid deni mad sidaas ugu sheegtid, walee ma daahirtiin ilka yareey

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fake new mareynkan maxaa naga galay shuubaa dhashee

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 39 นาทีที่ผ่านมา

    Qabiil baa ku dhaxmaray ee dadkaga dhinac karaac hassan shale oo imade barine waa baxaya 😂

  • @mroble39
    @mroble39 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What a lier

  • @CaliSalaadSiyaad
    @CaliSalaadSiyaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale daalim

  • @mroble39
    @mroble39 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadka beenta ka daa

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benaale. Saxagaded
    Ugu qabilsan qabilkisa
    Qabilkisana guumaysi ayay ugu jiraan somaliland
    Muqdisho kama hadli kartid adiga oon xor aheyn

  • @abdullahiabdirisaq7499
    @abdullahiabdirisaq7499 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalka sarkalkaas ayaad noo buun buninaysaa ciil qaboow cadaabta gal

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenloow waaye adbe beenaala tahay se ku yeelay 😂😂

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    beenale cidanki soomali kuwii iliitay farmajo cidan qabiil oo kudhisan ciilqabe kuwii diyarada lagu qadayay soomaha eeqabail lagugu maadi jiray hada 8000 kilomitir xoreyen kuwiii qabilka gado iyo laascano lodaldalay