Ayaanle tariikhdooda wax bafan baan ka akhriyay , ayadoo English ah , dadkaas horta wa somali shaki ku ma jiro lakin halkaas waxaa keenay xiligii diinta islamka dhulka somalidu dadka qaadanayeen waxay ahayeen reerka kaliyee ee Diiday ,oo waliba ka soo fogaaday , magacuna waxa uu ka soo jeedaa dadkii diinta qaatay ayaa waxay u bixiyeen (Reer Diin La ) waxay na kawadeen maadama ay diideen diintii inla dhihi jiray Reer Diin Laaan ah , sidii baa magucu ku raacay ayaguna mesha hada ay marayso deegan kooda ayay ka guursadeen Sanbuur ,iyo masayda saamayn bay ku yeelatay lakii. Alxm hada waa dhawyihii. Thanks .
Masha allah shikha kheyr allaha siiyo aad ayu dhaqankeni iyo diinta iyo qorshaha rer galbedkaba u fahansanyahay ajar allaha kaa siiyo waa run waxa ka muim san isgolka dadkan oo kale masajidka isgolka uga muimsan si loogu xafido diintoda iyo dhaqankoda somaliga ah.
Ma sha allah, Sheekh Bashiir Amaan Cali, my old school classmate, Fasal 'R, Sheekh cali jimcaale secondary school , Beledweyne allah haku nabadyeelo aamiin yaa allah.
Masha allaah, Ayaanle waad mahadsnatahay, Sh Bashiir Amaan waan salmayaa waxbadan ka faa'iiday sida oo ku taliyaya ay ku fiicantahay in Community walbo lagu maamulo, dadk qurbaha joogana ilamhooda ha soo celiyaan sida luqada iyo dhaqanka u lumin.
😢😢😢 Maasha Allaah Tabaaraka Allaah Allaahuma Baarik SH Bashiir illaahi ha kubarakeeya wax badan baan kaafaaiday Reer Reerdenlely waa laga gaabiye naga un baa dacwada isku koobnay.
SH Bashiir illaahi ha ku sharfee wacyi galin badan noo badi khaasatan dhagarta gaalada sida uu illaahi kuu fahamsiiyey cid kale uma fahansana codsigaa Sh Bashiir ii gaarsiiya Baaraka Allaahu Fiikum .
Assalamu caleykum Aniga waxaan jaamacadda Egerton Kenya waxaan isla dhigan jirnay 3 will oo rendiile ah,waxaan islaaminay 2 aad bey no jeeclaayen soomaali haddaan nahay waxaan Ku idhi Soomaali ayaa tihiine waad lunteen wuxuuna igu yidhi idinka naga guurteen....wanna run ..waa lakala guuray Wa soomaaliye war hooy aaynu u gurmanu dadkeena...paybiil ha lo sameeya war wa hilibkeena
Masha allaha Dr bashiir waa doctor aad iyo aad u qiimo badan jacel diinta iyo dadka somaliye iyo dhaqanka iyo diinta heestaan jacel ku dadalay wax badan thank you doctor adiga iyo wariye ayanle
*Ayaanle, interview them:* 1. Abu Mansur Robow 2. Hasan Dahir Aweys 3. Ma3alin Xaashi (hizbul islam, before that Shabab) 4. Ibrahim Mahamud Suuley 5. Dr Umar Iman Abubakar 6. Ahmed Madobe (Jubbaland) 7. Ismail Arale (1st leader of Shabab) 8. Sheikh Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan) 9. Yasin Beynah (would like to hear about the arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam).
Qolyaha dhahaya gaaladu waxaa iyo waxaa oo wanaaag ayeey na tartay, waa kuwi soomaali u tiqiinay ( Indha ku garaadle ) Soomaali marka caqli iyo cilmi qotodheer lagu fiiriyo, burburka iyo barakicinteedu waa qorshe la dagay muda ka hor 👌🏾👌🏾
Masha allah Wa waraysi ugu ficna an arkey, Bashir allah hafido , Wa oqooyanki ee somaliyeed abitkey an arkey uguna wanagsan somalida, hambalyo Adero.....
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اكثرهم من قبيلتين صوماليتين كنت معلما في قرية كرغي غرب مرسابيت والقبلتان هماajuran Garaha Reer gumo wa gara weye Salee wa ajuran
Asc.Look for former wajir north MP Mohamed Gabow(Duubow)an ajuuraan.he married a rendille girl and still lives with the rendille people and speaks fluent rendille language.He practices their culture .
Waa wareysi aad iyo aad u qiiro badan, sheekha waa nin wax badan og oo xadaari ah waaqaca reer galbeedka iyo midka muslimiintiin-taba darsay. Ku mahadsanid hanoolaato soo gudbinta barnaamijkaan cajiibka ah.
Masha Allaha waa wareysi xiiso badan aan aad u jeclahay gaar ahaan dadkaan laga hadlaayo oo dadkeena ah waa in lacaawiyo umadaan walaalaheena ah waa in aan caawino Dadwa Caravan
Nin ahaa Macalin luuqada Englishka dhigijiray , ayaa waxa uu noo sheegay inay koonfurta Sudan ay 1980 kii dhawaa inay ahaayeen cawaan, laakiin waqti aabari ku dhacday inay cirka uga soo daadinayeen, cunto sida buskut casiiraad ama sharaab macaan waxay soo raacin jireen saliibka amma laanqayrta oo silsilado ku qurux badan ku xidhan, waxaanu sheegay inay Muslimku dayaceen, hay adahan carabtu kolba meel ku caawiyaan siyaasad ahaan, hala gaarsiiyo risaaladda
Asc sheekh bashiir khaladha ugga galin waa,ummad soomaali ah oi halaabay ayna ogyihiin in ay soolaali yihiin oo muslim ah dhaqan koidii iyo sida ay u xasuusanattaan meesha ayka soo furcadeen ayna u helin wax wax u sheega laakiin aan ja xulahay in aad tidhaahdo muslim ma aha aanad ogtahay u aragtay dhaqanja ay haystaan taas waxa kaa caawinaya wariyaha caanka u ah hanoolaato aw waxyaali badan u leeyahay dhaqanja soomaalida ugguna sheeg jacaylka aad u qabtid soomaalidu waxa aanu nahay ma,aanu lihi xagga carectarka chiristian soomaali ah iggana raali ahaw haddii aan kuggu jhaldamay aan ka yardamqaday سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت استغفرك و توب اءليك waad lahad santahay wariyaha caanka hanoolaato mahad san tihiin🎉🎉🎉
dadkasi rindile waa somali odhan isku jirtaa anaga dna aragnay qaar badan y dna gooda wa dir qaarna wa somalida kale xataa gabooye ku jira wa somali qabiil walaba leh marka dna uun ba akala saarsari karta haplogroup T wa dir E wa somalida kale
Asw. Walaal Rendile luqada ay ku hadlan iyo canfarta waay isku mid. sidho iyo yiri nin aan an isla wada shaqeeynay oo Rendile ah. Ee walaal bal arintas soo baar walaal
Waad ku mahad santahay qolooyinkaas somaalida ah sideebay ku yihiin diinta quraanka iyo salaada caruurta malabaraa quraanka ku lahad santihii wax sheegaa dhaqankaa ummadaa luntay ee soi omaalida aan ku farxayaa sida ay u qiranayaan in ay yihiin somaali masha allah 🎉🎉
Mnsha Allaha ilaahay dhamaantood ha soo hadeeyo aamiin
Muqal taariikhi ah ayuu noqon donaa.
Allaha Soo hanuuniyo, Sh. Bashiir iyo ha noolato thanks 😊
Masha Allah waraysi qiimo badan walalkey Sh Bashiir Amaan Ali Mire Hanoolaato waad ku mahadsan tahay soo gudbinta barnamijkan
Hanoolaato iyo sheekha hanarakeeyo
Somaliyey inta isla degta ayaaba nabad iskula noolaan weyden ee ha habaabinina Dadkaas Kenyanka ah, hadaad wax u taraysaan Diinta u sheega.
Maashaa Allaah. Sheekhan waa nin wax badan og oo aad u dhisan.
Allaah ha barakeeyo.
Ayaanle tariikhdooda wax bafan baan ka akhriyay , ayadoo English ah , dadkaas horta wa somali shaki ku ma jiro lakin halkaas waxaa keenay xiligii diinta islamka dhulka somalidu dadka qaadanayeen waxay ahayeen reerka kaliyee ee Diiday ,oo waliba ka soo fogaaday , magacuna waxa uu ka soo jeedaa dadkii diinta qaatay ayaa waxay u bixiyeen (Reer Diin La ) waxay na kawadeen maadama ay diideen diintii inla dhihi jiray Reer Diin Laaan ah , sidii baa magucu ku raacay ayaguna mesha hada ay marayso deegan kooda ayay ka guursadeen Sanbuur ,iyo masayda saamayn bay ku yeelatay lakii. Alxm hada waa dhawyihii. Thanks .
Asc. Ma laweydiyay magaca ay Allah u yaqanan waayo soomaalidu Diintena Islamka ka hor Allah (sw) waxaan u naqanay Waaq.
Buugagtu gaaladu waa been
Waxa laga yaabaa inay dinta ku ficnaayen ee gumaysiga fogeeyeen
Markaa reer diinleh wuu noqon karaq magacu
ayaanlaha yey galaan@@CaliFarax-qz8nc
@@fatimaelmi5360Wayba sheegen waa waq
Dadka hala nabadgeliyo sharkiina soomaaliyey hala raadsanina intii kale ma is rabane qabiilka hala raadsanine
Masha allah shikha kheyr allaha siiyo aad ayu dhaqankeni iyo diinta iyo qorshaha rer galbedkaba u fahansanyahay ajar allaha kaa siiyo waa run waxa ka muim san isgolka dadkan oo kale masajidka isgolka uga muimsan si loogu xafido diintoda iyo dhaqankoda somaliga ah.
Mashallah shiikhbashiir makaqaxay galadii iswedhan alah xifdiyo Waa hogaamiye ilahayyqaan noosoobadi waraysigiisa mahdsanidin
Masha Allah keep up the hard work brother Ayaanle and jazakalah to sheikh Bashiir and the Muslims in Kenya ❤
Oh God, fill our hearts with your wide mercy 🤲🏻🇸🇴🥺
Adigu mxd ahayd af qalaad aqoon miyaa
aamiin yaarabbi🤲
SH Bashiir iyo hanoolaata
Jzk Allaahu kheral jazaa
HANOOLAATA
Waad Mahadsantahay walaalkeey .
Rer didethe aya lagawatha
Ma sha allah, Sheekh Bashiir Amaan Cali, my old school classmate, Fasal 'R, Sheekh cali jimcaale secondary school , Beledweyne allah haku nabadyeelo aamiin yaa allah.
Happy high school reunion 😂😂
Masha Allah ,TabarakAllah ,Allah u barakeeyo aqoonta sheekha Mahadsanid Ayaanle 💯🙏
Masha allaah, Ayaanle waad mahadsnatahay, Sh Bashiir Amaan waan salmayaa waxbadan ka faa'iiday sida oo ku taliyaya ay ku fiicantahay in Community walbo lagu maamulo, dadk qurbaha joogana ilamhooda ha soo celiyaan sida luqada iyo dhaqanka u lumin.
Maashaa,allaah
Kheyr Alkaah ha idin siiya🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
😢😢😢
Maasha Allaah Tabaaraka Allaah
Allaahuma Baarik
SH Bashiir
illaahi ha kubarakeeya wax badan baan kaafaaiday
Reer Reerdenlely waa laga gaabiye naga un baa dacwada isku koobnay.
Abti aragagu wa ii abshir sheikh bashiir amaan guuleyso idamka alle ❤
Masha Allah Tabaaraka, Ilaahay Cilmiga you Caqliga hakuu Xafido
wareysi aad u muhiim ah waaye mahadsanidin
Dhamaan intii ka shaqeysay allaha ajar iyo xasanaat ha kasiiyo
SH Bashiir illaahi ha ku sharfee
wacyi galin badan noo badi khaasatan dhagarta gaalada
sida uu illaahi kuu fahamsiiyey cid kale uma fahansana
codsigaa Sh Bashiir ii gaarsiiya
Baaraka Allaahu Fiikum .
Assalamu caleykum
Aniga waxaan jaamacadda Egerton Kenya waxaan isla dhigan jirnay 3 will oo rendiile ah,waxaan islaaminay 2 aad bey no jeeclaayen soomaali haddaan nahay waxaan Ku idhi Soomaali ayaa tihiine waad lunteen wuxuuna igu yidhi idinka naga guurteen....wanna run ..waa lakala guuray
Wa soomaaliye war hooy aaynu u gurmanu dadkeena...paybiil ha lo sameeya war wa hilibkeena
Masha allaha Dr bashiir waa doctor aad iyo aad u qiimo badan jacel diinta iyo dadka somaliye iyo dhaqanka iyo diinta heestaan jacel ku dadalay wax badan thank you doctor adiga iyo wariye ayanle
May Allaah Increase our Imman, Give Us Taqwa And Make Our Risiq Halal. Also May Allaah Help You with Da'wa.
(امين يا الله)
=Mahadsanidin=
Maashaa Allaah. waa waraysi aad u qiimo weyn.
Shiikh Bashiir si wacan ayuu mawduuca u faahfaahiyay.
Soomaalida Ayaa ubaahan in diinta dhab loobaro walee. Aqyaalad ayaa diintii kala waynaatay.
*Ayaanle, interview them:*
1. Abu Mansur Robow
2. Hasan Dahir Aweys
3. Ma3alin Xaashi (hizbul islam, before that Shabab)
4. Ibrahim Mahamud Suuley
5. Dr Umar Iman Abubakar
6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
8. Sheikh Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan)
9. Yasin Beynah (would like to hear about the arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam).
Ma fahmin
Ayaanle waa wareystey mise hada wareyso
@@adenmohamed4760mayaa walaal warayso ayuu lee yahay Dadkan liiska u ku soo qoray 🤝👋
Bashiir waa fayalsuuf wax baddan og
Please change your bad name
Aad bay u fiicnaan laheyd inuu Sheikh Xasan Daahir Aweys wareysto
I am 82 years having good back
Ground about Rerdinlle community.
They are ex somalis. I knew this
People since 1952.
82 years still typing?🙌❤️
I'm 92 years old I know that
@@mawliidahmed3883?😂
@nuurdiinaxmed8266, I know a couple of 82 year olds in our community who are tech savvy and can still type. If the fingers work just fine, why not 😂😂
82 yrs old, where you come from?
Qolyaha dhahaya gaaladu waxaa iyo waxaa oo wanaaag ayeey na tartay, waa kuwi soomaali u tiqiinay ( Indha ku garaadle )
Soomaali marka caqli iyo cilmi qotodheer lagu fiiriyo, burburka iyo barakicinteedu waa qorshe la dagay muda ka hor 👌🏾👌🏾
Saxiix😢
Qorshahaas yaa degay?
I think
@@samatar0593sh rashaad ku qor TH-cam
Sheekh ilaahey imaankisa howsiyadiyo waa qof sharafle ❤❤❤❤
Allah so hanuuniyo anagana diinta Allah nagusigo
Masha allah Wa waraysi ugu ficna an arkey, Bashir allah hafido , Wa oqooyanki ee somaliyeed abitkey an arkey uguna wanagsan somalida, hambalyo Adero.....
Sh Bashir Masha Allah ilahay ajar hakaa siiyo.
Masha allah ayaanle iyo sheekha wan salamaya. Barnaamij aad u qaalia afka wa muhiim e caruurta hala baro ❤
اللهم أصلح أحوالَنا الي احسن حال 🤲🏻🇸🇴🥺
Very important topic
Dad iyaga kamid ah halasoo qaado somalia hala keeno diinta si fiican haloo baro kadib iyagaa dadkooda soo muslimin
fikir wacan wye zxb
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
اكثرهم من قبيلتين صوماليتين كنت معلما في قرية كرغي
غرب مرسابيت
والقبلتان هماajuran
Garaha
Reer gumo wa gara weye
Salee wa ajuran
Asc.Look for former wajir north MP Mohamed Gabow(Duubow)an ajuuraan.he married a rendille girl and still lives with the rendille people and speaks fluent rendille language.He practices their culture .
Allha idin barakeeyo
2diiina
سبحانك اللهم و بحمدك و اشهد ان لا اءله لا انت استغفرك و توب اءليك 🎉 اشهد ان لا اءله الا الله و اشهد ان محمد عبده و ر سوله 🎉🎉
Barnaamij aad Muhiim u ah, mahdsanid ayaanle.
Masha allah aqliii badaanba kujiraaa sheikh bashir
Masha Allah ustad sh bashiir macalinkaygi asal rer baladweyne Allaha idin sharfo Ayanle sidoo kale salamulah
Masshaa Allah rer kaas waa ujuuraan
That is very true
Masha Allah somali guul iyo gobanimo melay joganba
😢
Aniga oo da, yar
baan gobolka reer dinle marnay waan maqalay afka somaaliga eey kuhadlaan
illaahi ha idin Barakeeya adiga iyo Sh Saciid Raage iyo culumada dhamaan .
جزاكم الله خيرا
Thanks
Part 2 nosoo diyaari wllo iyo shirkaas waxa kasoo baxay jzk
Jazaaakallaah dadkenaas waa inaan diinta garsinna oon naf iyo maal lagaarna inshaa allaah
Sheekh bashiir Amaan Ali mire inder wn ku salamy Adiga iyo wariye Ayanle
Ma shaa Allah Sheikhunaa Bashiir Amaan iyo Ayaan jazaakalaahu kula qayr runtii waa warbixin cajiib ah.
Mnsha Allah ilaahow soo hadey
Maasha allaah waa waraysi qiimo leh
Dadkaas hala wada muslimiyo dhamaantod ilaahayna haso hadeeyo
Jasakalah ustaad bassir aman.
masha.llah
❤❤❤
Mashallah. Waan kufaraxsanahay in walaalahood ay maanta dacwada gaarsiiyeen.
Waa wareysi aad iyo aad u qiiro badan, sheekha waa nin wax badan og oo xadaari ah waaqaca reer galbeedka iyo midka muslimiintiin-taba darsay.
Ku mahadsanid hanoolaato soo gudbinta barnaamijkaan cajiibka ah.
Reer Ciise ah aya la'idhahdo uurweyne ❤🎉
Masha Alaah
Saxiix i agree that
MashAllah Allah hadayada how furo 🤲🕋🤲🕌🤲🤲🤲🤲
Xalka Ugu fiican Waa in caruurta laso qaado oo wax la Baro kadib dib loogu celiyo dhulkooda
Taan ku sugan nahay inagaaba dhaqan celin iyo diin barasho ubaahane maxaan umad kale u gurmanaa
@@adarsheikh-ali9290umadda dhan ma wada xuma wll
Asc dadkaas hala soo muslimiyo oo ku dadaala waa umad lasoo musliminkaro weeye 😎😎😎😎😎 in shaa allaah
Somalidu waa muslimiin
Soomaali=muslim
Alxamdulilah
Allaw noosoo hanuuni dadkeenaas soomaaliyeed
Alle ajar haka siiyo
Maansha allaha cilmigaga iyo caqligaba allaha ku barakeyo
Sheikh kista ❤❤
Masha Allaha waa wareysi xiiso badan aan aad u jeclahay gaar ahaan dadkaan laga hadlaayo oo dadkeena ah waa in lacaawiyo umadaan walaalaheena ah waa in aan caawino Dadwa Caravan
Nin ahaa Macalin luuqada Englishka dhigijiray , ayaa waxa uu noo sheegay inay koonfurta Sudan ay 1980 kii dhawaa inay ahaayeen cawaan, laakiin waqti aabari ku dhacday inay cirka uga soo daadinayeen, cunto sida buskut casiiraad ama sharaab macaan waxay soo raacin jireen saliibka amma laanqayrta oo silsilado ku qurux badan ku xidhan, waxaanu sheegay inay Muslimku dayaceen, hay adahan carabtu kolba meel ku caawiyaan siyaasad ahaan, hala gaarsiiyo risaaladda
❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Subxaanalaah war ilaahay ka cabso sheikh ha ku xad gubin
Adeerkan waa mid garaad weyn leh masha Allah, Allow dhowr
ManshaaAllah aqoon yahan sax ah
Guul inshallah Allah xaqa hatuso durba maqbiil bad geliseen
Ma sha alla ❤👍
Shiikh aad ayuu macluumaad igu soo dhuuxay wlh daraasad ayuu kasoo sameyay wuuxa kahadlaayana waa wax shaqsi kasto fahmi karo ilahey ha soo hanuuniyo dhamaantood
Asc shekh Bashir wll wankusalamaya wll waxankugubogaya isqankina raxmatula calaykum wacaleyna wll Waxan idinkuborinaya dadakainasiwadan waxanaidinkuducaynayaehelkina iyoehelkamuslimintailahayislanka
Shiiqaan oo kale ayeey somalidu u baahantay
Asc sheekh bashiir khaladha ugga galin waa,ummad soomaali ah oi halaabay ayna ogyihiin in ay soolaali yihiin oo muslim ah dhaqan koidii iyo sida ay u xasuusanattaan meesha ayka soo furcadeen ayna u helin wax wax u sheega laakiin aan ja xulahay in aad tidhaahdo muslim ma aha aanad ogtahay u aragtay dhaqanja ay haystaan taas waxa kaa caawinaya wariyaha caanka u ah hanoolaato aw waxyaali badan u leeyahay dhaqanja soomaalida ugguna sheeg jacaylka aad u qabtid soomaalidu waxa aanu nahay ma,aanu lihi xagga carectarka chiristian soomaali ah iggana raali ahaw haddii aan kuggu jhaldamay aan ka yardamqaday سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت استغفرك و توب اءليك waad lahad santahay wariyaha caanka hanoolaato mahad san tihiin🎉🎉🎉
😢😢😢😢😢
شيخ بشير رجل بامة حفظه الله
dadkasi rindile waa somali odhan isku jirtaa anaga dna aragnay qaar badan y dna gooda wa dir qaarna wa somalida kale xataa gabooye ku jira wa somali qabiil walaba leh marka dna uun ba akala saarsari karta haplogroup T wa dir E wa somalida kale
Dir soomali ma ahoo sxb sidee Haplo group gaar uahaanaayaan , Dirtu iyo hawiyaha waa walaal irir samaale
WAA CAWAAN LAKIIN MARKA LADHOHO CAWAAN WEY KS CAROODAAN LAAKIIN KITAABKA WEY GUBEEN WAA GEESIYAAL WIILKA GÙRSANAYO WAA IN UU LIBAAX SOO DILAA MARKAASUU GUURSAN KARAA HADUU SHAQO WAARDIIYE UU KA HELO NEYROBI WAA MEESHA UGU AAMNIGA BADAN WARAN UYO FALAAR BEY ISTICMAALAAN ARIGA NEYROBI BEY USUUQ GEEYAAN HABEYNKII WAXEY UBAXAAN DEGAAN KOODII RAGA KAN GUURSADO WAA LABA QABIIL BEY SHEEGTAA AADAN MADOOBE IYO DHULBAHANTE QABIIL LADHOHO ODOLA OO REER BUUHOODLE DEGA MA TAQAAN WAXEY DHAHAYAAN AATAQAANGABDHAHAA KARIYA RAG WAX MAKARINAYAAN WEIYE HADAAD UK JOOGTO WAXAA JOOGTA GABAR SOOMAALI AH OO KUDHALATEY LUQADOODANA KU HADASHA ILA SOO XIRIIR ANAA KU SIIN CINWAANKEEDA WELIBA DADKA LSGA SOO DOIRTO UK BEY KU JURTAA
Aniga laba nin baan ka arkay waxeyna dhehen gaaljecel banu nahay
38:56 dad somali ah oo xoolo dhaqato ah oo abaaro dhacay awgeed wabiyada(oo qalalay) oo ka tallaabay iyaga oo kutub wata muslimna ah dabadeed markii roobkii da'ay ayaa ay ku xirmeen oo wabiyadu soo buuxsameen dabadeed halkii ayay degeen meeshaasna gaalo ayay ahaayeen waxana lagu qasbay haday rabaan inay la deganaadaan inay diinta ka baxaan markaasay kutubta buurtaa dusheeda ku aasaan deedna sidaas kula degenaadaan sidaasay diinta uga dayacan tahay...
alxamdu lillahi. 37:31 40:01
Xogtaan ma qiyaastaadaa mise waa xog taariikhdeed oo jirta?
Asw. Walaal Rendile luqada ay ku hadlan iyo canfarta waay isku mid. sidho iyo yiri nin aan an isla wada shaqeeynay oo Rendile ah. Ee walaal bal arintas soo baar walaal
VIVA AYAANLE...!!!!!
Dadkaas in aan Diinta gaarsiino ayaa nagu waajib ah
Waayahay
Hi okay
Waa barnaamij aad u fiican.
Nin aqoon fog leh, buu Ayaanle waraystay.
Waad ku mahad santahay qolooyinkaas somaalida ah sideebay ku yihiin diinta quraanka iyo salaada caruurta malabaraa quraanka ku lahad santihii wax sheegaa dhaqankaa ummadaa luntay ee soi omaalida aan ku farxayaa sida ay u qiranayaan in ay yihiin somaali masha allah 🎉🎉
Waaq dhaqan maaha.
Waa magaca Afsomaliga ee Ilahay.sida Englishka God.
Waa qof aqoon leh, siduu u hadlayo iyo fikirkiisa.
Cajiib ❤ dadka waa in aan musliminaa
Ustaad Bashiir Amaan Wadankaa kuu baahan please ee Wadankii iska Soo sharax! Wadankii Tuugo u tashatee!!