Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • sheerxirfad : sheerxirfad.com/
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 449

  • @ogaansho
    @ogaansho  ปีที่แล้ว +127

    sheerxirfad : sheerxirfad.com/

    • @abdullahiabdirashid3479
      @abdullahiabdirashid3479 ปีที่แล้ว +3

      Pin saar
      Mahadsanid

    • @AhmedMohamed-cy7xm
      @AhmedMohamed-cy7xm ปีที่แล้ว +2

      Cadceeda subaxdii lama eego waa khatar xaga indhaha

    • @SalaadMaxamed-ww1hz
      @SalaadMaxamed-ww1hz ปีที่แล้ว +1

      Inshallah waa booqonaynaa ❤

    • @AdnanAkadir-vb1lc
      @AdnanAkadir-vb1lc ปีที่แล้ว

      Mudane free miyaa

    • @Yazir-Omar
      @Yazir-Omar ปีที่แล้ว +4

      Ugu horeyn ogaaansho asc second waxaan ahy umaleynaa qofkii ugu yaraa eee ku dawado xili waLpo wax bdn kaaa faaiday wll markasta ooo video soo dhigto ima dhaafo mudo 2years guuleyso zxipow

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +127

    Hadaad ujeedo magaca Allah Like 👍saar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +74

    Kusaliya nabigena maxamed scw ❤

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 ปีที่แล้ว +47

    Bil gudaheed ayan laba muqal oo faaido badan noosoo gudbisay waana muqaalkan iyo muqaalkii biyaha qabow jasaaka wll cumar inshaar❤

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว +2

      Faaido naftyda uleh ama faaido leh bas ?! Nin Kan wax bilaash ah maba soo gudbiyo waxaad dhahda naftayda faaido uleh 👍❤️

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +21

    Ilaahey ha siiyo hurdo macaan intii Ku dhib qabto hurdo la'aanta.Aamiin yarabbi.

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 ปีที่แล้ว +9

    Kusaliya xabiibkeena Muxamed amiin scw scw scw scw scw scw 😊😊😊

    • @ZalMaan_4X
      @ZalMaan_4X ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahow na'amaanso alow noo fududee waxwalba oo nolosha kamida aamin

  • @mohamuddek505
    @mohamuddek505 ปีที่แล้ว +23

    ASC zhp omer inshar wakhti mihiim ayuu ilahay itusay janalkaga ale mahad leh waxan jiraa 21 ilaa 22
    Waxan kugu xidhmay 2018 Ayan umalayn lkn wax badan Ayan ka faa'iiday f
    Cimri dher Iyo cibaado inshallah
    Somali galbeed Ayan jooga
    Lkn Somali ha midowdo ❤ 1:51 1:53

    • @ziciidxadaari619
      @ziciidxadaari619 ปีที่แล้ว

      Aniga lacag ayuu i weydiinaya muuna free ahayn wll

  • @wamtaani
    @wamtaani ปีที่แล้ว +19

    😊 Anoo Hurdo kasoo kacay ayaan daawaday alx inta aan seexan karin alle Cafimaad hasiiyo 13:04

  • @MohanBritishAdowAdow
    @MohanBritishAdowAdow ปีที่แล้ว +30

    Wlahi you're the best person that I never seen❤

    • @MohanBritishAdowAdow
      @MohanBritishAdowAdow ปีที่แล้ว

      Runtii nolaaheyda wax badan ayaa ka badashay wlal omar

  • @hooyofa8569
    @hooyofa8569 ปีที่แล้ว +66

    Every family has one person who will break the family's financial struggle,I hope you become the one😊

  • @BozzVlogs
    @BozzVlogs ปีที่แล้ว +6

    Thank you Teacher wa mowduuc qiimo badan ✊

  • @abuu_khadarahmed2740
    @abuu_khadarahmed2740 ปีที่แล้ว +8

    Hurdada waa shey muhiim ah..❤ xili hore hala seexdo

  • @feysalshakaarte977
    @feysalshakaarte977 ปีที่แล้ว +7

    Horumar qurxoon 🎉
    Always well received 🙏
    Aad baan kuu salaamayaa

  • @bashirgedi3090
    @bashirgedi3090 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan kuugu mahad celinayaa cumar inshaar barnaamijyadaada faaiidada leh جزاك الله خير

  • @marwomarwo2982
    @marwomarwo2982 ปีที่แล้ว +13

    Xalay isagoo video gu 4 saacadoos yaallaan furay waan gamay saakaan dhammaystay markiiba 4 qof baan u share gareeyay aad buu muuqaalkani ii anfacay mahadsanid cumar 🥰

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +8

    Wacalaykumu salaam waraxmtullaahi wabarakatuh
    Masha Allaah ustaad omar😊
    Allhuma baarik🤎

  • @shugri3133
    @shugri3133 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay haku barakeeye waad ii faa iidaysay 13 sano hurdo mastodon 24saac 2saac ayaan ka seexda 35 jir ayaan ahay 50 jira waan u ekahay

    • @zakariaabdimohamed7063
      @zakariaabdimohamed7063 ปีที่แล้ว +1

      Hhh 2 sacadod kliya se u sexata madax xnun anba ka qada hdan 2 sac le malin iyo hben o dhan kasexdo😃

  • @mohamedhurre6484
    @mohamedhurre6484 ปีที่แล้ว +18

    Hadaad aragtay aynu kuwada salino xabiibkeena صلى الله عليه وسلم
    👍

  • @Sidokale
    @Sidokale ปีที่แล้ว +22

    Wcsalam wr wb inta iga danbeso like 👍 isiya wana idin wada jeclahay Somalia 🇸🇴 hanolato 🥰🔥

  • @skillsuseful
    @skillsuseful ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar
    ❤ Allh ku xafido

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว +7

    MasshaAllaah, kuwa habraha caytamaya views ku raadiyo waa iney ku daydaan cumar inshaar.

  • @aknasstv8932
    @aknasstv8932 ปีที่แล้ว +5

    Continue comme ça frère Omar inchar Replay for hn incha Allah wallale thanks you ❤

  • @CxamiidKashka-vb9gx
    @CxamiidKashka-vb9gx ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad san tahay walal omar inshar

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 ปีที่แล้ว +5

    💯 xaqqiq badan o aan Aniga la kulmay. Badana waxan shaqeeya 2 ba todobaad oo xarriir ah .
    1 hurdada maalinta o aad u yar😞
    2 cunto sa,id ah uga yaran 2 badadi Sacba cunto o aan xaqqiq ahan u bahneyn 😮
    3 madax xanuun 🤒
    4 qof ahaan anigo joogo lkn maskax ahan maqan 😢😮

    • @MaxamedOrdugaan
      @MaxamedOrdugaan ปีที่แล้ว

      Wll dalka miyaa ka shaqaysaa mise dibada

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Mudane Buugaan inta aadan soo duubin ka hor ayaan akhriyey duubitaankaaga wuxu ii noqday muraajaco mahadsanid mar kle......

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 ปีที่แล้ว +15

    Inta iga danbaysay like ii saara

  • @abdukadirali2020
    @abdukadirali2020 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wall @Omar Inshar waa mowduic muhiim ah.

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 ปีที่แล้ว +4

    Wll omar wd mhdsanid alle khyr hakuugu bedelo❤
    Anigu wxn seexdaa abaara11:00pm waxana kacaa 5:am subaxnimo kawrm waa 7saac weeye markas intaas waa alxamdulilaah waliyana in laga horeysiiyoh aya wangsan lkn mobeylkaas aya wakhti ka rabah😢

  • @ANAS__78
    @ANAS__78 ปีที่แล้ว +4

    👌Ogaasho 🍂ma ii jeeda 😁

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +15

    Legend always keep going ogansho best interests people's 💪☝️☝️👍💯👍💯❤

  • @maxamedyariisow6483
    @maxamedyariisow6483 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll imtixan yaa gali rabaa wll isoo ducee qayr allaha ku siiye

  • @elminasibb
    @elminasibb ปีที่แล้ว +12

    8:1 marka uu Cumar dhahaayo: “waxaa tahay qof buuran, oo hurdo badan” waxaa ii soo galay qof buuran, ana qosol baan is celin waayay 😂😂😂

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 ปีที่แล้ว +104

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 from 🇩🇯🇩🇯☪️ i Love ❣️❣️ Erdugan turky

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv ปีที่แล้ว +20

      Nio Hurda Laga Hadlaya waxay Turkiga aad sheegayso 😂😂😂

    • @daahirisaaq9545
      @daahirisaaq9545 ปีที่แล้ว

      3:46 3:47

    • @Moha2006
      @Moha2006 ปีที่แล้ว +3

      @@Ducaysane-to1qv Emojiyadana mexee u roonyihiin 😂🤣😲🤷🏽‍♂️🤔💀😍😊🤭✋👋⚠️🤭😐👋🤦🏽‍♂️🇸🇴☕⚽☕🤕👋🤦🏽‍♂️🍆🍆👌👋💪☕🤦🏽‍♂️👍👍👌😊🦁✂️😤🅿️🤕😔🐞💀

    • @axmedcabdixirsi1727
      @axmedcabdixirsi1727 ปีที่แล้ว +5

      @@Ducaysane-to1qv xaluu hurdadii noo diida yacni taageeridiisa Ku dhafarna 😂

    • @AwedJR
      @AwedJR ปีที่แล้ว +3

      Karaamo maleh dalkiinu, sababto ah luqada guumestihiina baad ku hadashaa

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว +5

    Waan soo jeeda marka aan qaylo
    Cawa iigu danbaysa qaad
    1 hurdo la aan
    2 nadaafad daro
    3 cafimaad daro
    A) caloosh,ilkaha,hungirga,wadno xanuun iyo madax xanuun
    B) shawada dad ka qaar kadiday ka soo raacdaa
    C) difaaca jidhka oo yarada
    D) ilawshiyo badan oo ardayga cuna qaad ka samayn ku yeelata
    Iyo dad kalee cunaba .......
    4 cunada oo uu kaa xidho
    Xaga kale ee nolosha
    1 dhaqaalah oo kaa yarad
    2 wakhtibadan oo aad fadhiyaysid 11 iyo wakhtibadan oo aay hurdo kugu soo dhacayn ugu yaran 5 saacadood
    3 salada oo uu la dagalamo
    4 sharaf ta oo uu dhul ka la galo
    5 emotional badan ayuu lee yahay qaad ku oo go'aano negative ah aad ku qaato
    6 danahaga dhabta ah sida shaqadaada iyo arimaha family ga oo aad dhayalsato

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +2

      Uman malaeynayn in qof aqon leh oo 2023 joga uu qad cuno rermiyiga ayan modi jiray inY cunan

  • @HonitaApiip
    @HonitaApiip ปีที่แล้ว +1

    Keep going dear bro omer aad ayaan u jeclahy muqalada ad noso dayso shukran wllky❤❤❤❤

  • @mudugboy7577
    @mudugboy7577 ปีที่แล้ว +2

    TH-cam channel ka ugu wanaagsan soomaalida waa kan❤❤❤

  • @Zamzam_Ahmed12
    @Zamzam_Ahmed12 ปีที่แล้ว +13

    Chanelkaan yaa habeen walba jiifka ka hor daawado😂😅

  • @Cazzaam
    @Cazzaam ปีที่แล้ว +3

    ASallahmullah caleykum
    Asxabul Ogaansho

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว

      Wacalaykumu salaam

  • @hamudmohamed8949
    @hamudmohamed8949 ปีที่แล้ว +16

    M.a bro you have good voice and your good in research and findings..i find it enjoyable!!.Keep on bro🏆👊

    • @yacquubcali3825
      @yacquubcali3825 ปีที่แล้ว +5

      codkiisa intaad katimaado mawduuca fikirkaaga kadhiibo

    • @fatmasheekh2073
      @fatmasheekh2073 ปีที่แล้ว +1

      Yacquub 😂😂😂😂😂

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 ปีที่แล้ว

      ​@@yacquubcali3825 😂😂 run

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx 6 หลายเดือนก่อน

    Thanking you my teacher❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Cumar Inshaar

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho best youtuber for ever ❤ 💖 ♥

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +18

    800k Subscribe Coming 🔜 Insh Allah Wax badan baad mudan tahay

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir ปีที่แล้ว +2

    Waxaa waaajib igu ah inaan ku dhaho mahadsanid waana mudantahay wax badan baa kaa faaiday

  • @abdulmajidibrahim6485
    @abdulmajidibrahim6485 ปีที่แล้ว +3

    Buugan Waa buug muhiim Xaqiiqtan ani luuqada English ku akhriyay Wllhi waxaan kala soo baxay wax sahlan maha koley waxaan filaayo qofkii akhirya inoo wax badan ka badali doono kaas oon ani ahaan I badalay Markii aan fiiriyay qaabkiisa ❤

    • @HipoNuuramahamed
      @HipoNuuramahamed 4 หลายเดือนก่อน

      Isago Af Somalia Ma Helaya walaal

  • @Cumar_cabdu_qadir
    @Cumar_cabdu_qadir ปีที่แล้ว +2

    Wll cumar Mar waliba waxaan kaa faaiiidaa ilaaheey hakuu
    Siyaasiyo aqoontaada💯

  • @MawliidMaxamed-rl9re
    @MawliidMaxamed-rl9re ปีที่แล้ว

    Waa muuqaalka aan waligay raadin jiray inaan ogaado🙏

  • @Ce_cei
    @Ce_cei ปีที่แล้ว +5

    Ooooh 😢 habeen danbe hadaan soo jeedo wan is dili dona.

  • @HUSSEINYUSUFMOHAMED
    @HUSSEINYUSUFMOHAMED ปีที่แล้ว +1

    saxib waad ku mahadsantahay sida wacacn oo aad noogu soo gudbisay barnamajida muhiimka u ah qof oo raba in noloshiisa wax kabadala raba waxaan wataa 1 codsi oo muhiim ah anaga dhan na anfacyo inaad halkaan noogu soo gudbiso waana
    مامعنى كلمة كهيعص .. أسرار الحروف المقطعة ومعانيها في القرآن الكريم || ستبكي إن عرفت الإجابة
    mhadsanid

  • @ABDIRIZAKBlack-jz3ii
    @ABDIRIZAKBlack-jz3ii ปีที่แล้ว

    Mahadssnid cumar inshr

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd ustd cumar inshar🙏🙏🙏🥰

  • @rithwaanmohamet4363
    @rithwaanmohamet4363 ปีที่แล้ว +1

    Hanpalyo maclin umada Shaqo Adag u hayo 800k🎉🎉 hore u soco omar inshaar

  • @AxmedMuqtaar-c3v
    @AxmedMuqtaar-c3v ปีที่แล้ว

    Wcs W W.
    جزاك الله خيراً.

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid ustaad

  • @YahyeFaarax
    @YahyeFaarax ปีที่แล้ว

    Maskaxada alle ahaku barakeyo ustaaf cumar

  • @maxamedqadar1150
    @maxamedqadar1150 ปีที่แล้ว +1

    M.a wax bdn kaa faaidey pro ❤

  • @SAMANE2021
    @SAMANE2021 ปีที่แล้ว +5

    Wll yalo guriga saka mas noogu so galya kadib qeyaldi maqal ayuu dhuuntay ila cawa lam helin
    Wllo dhimsho iyo nolol ban dheexan bilaadanka ka marmo hurdad e talo iyo ducaba na isku kay so da😢😢😢😢😢😢😣🥺🥺

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 10 หลายเดือนก่อน

    Qayr allaha ku siiyo

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว +2

    Sxb aniga kasoo bilow 2018 ilaa 2020 waxaan seexan jirey hurdo fiican lkn hada 2022 ilaa 2023 dhafarkega ayaa badan waxa keenayo inaan waqti badan seexan waa la socoshada wararka news breaking lkn waa sandki igu ficna masha allaah maxaa yeelay markii hore waqti uma hayn jirin wararka lkn hada wax walba waan la socdaa waxaan ku fiicnahay ayaa waxay tahay hurdo fiican baan seexda 1 habeen ama laba habeen kadib isbuuc dhan ilaa 2:00Am .

  • @Wiilhoog_Media
    @Wiilhoog_Media ปีที่แล้ว +1

    Wllhi billahi Wax badan Ayaan Kaa faaiday Brother Alle Haku Zharfo Akhiriyo iftinba

  • @AbdirahmanYaasin-gz3hl
    @AbdirahmanYaasin-gz3hl ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ustaad , alle hakuu barwaaqeyo 2bada daroodba.

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad 👍

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid walaal Omar jazzaka Allah khayran kathira

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 ปีที่แล้ว

    jiifka badan iyo fadhigaba badan labaduba cuduray sababaan i aamin

  • @ahmadrashiid993
    @ahmadrashiid993 ปีที่แล้ว

    jasakaööahu khayr walaal Ogaansho

  • @clrisaakboss1411
    @clrisaakboss1411 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll omaar

  • @aliabdi7545
    @aliabdi7545 ปีที่แล้ว

    M.a guul Taageerayaasha Erdugan .

  • @zabarsabriyeabdi
    @zabarsabriyeabdi ปีที่แล้ว

    Faaraxyasha lala hadlyaa 😮😮😮

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว

    Manahdsanid omar inshaar

  • @Amouri14
    @Amouri14 ปีที่แล้ว

    Ilahaw hurdo wanaagsan baan kaa baryey aniga iyo itii ilamida. mahadsanid omar

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    baarakallahu feek akhi

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudan3 omar👍

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayr ha ku siiyo sxb

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว +1

    You good 👍🏼

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ ปีที่แล้ว

    Xaqiiq weeye wll Omar inshaar Alle Haku sharfo

  • @suldaancmr6903
    @suldaancmr6903 ปีที่แล้ว

    Wallahi waan arkay cumarow

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wlhi wax bn faaiday

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb 6 หลายเดือนก่อน

    Shukrn omar❤

  • @abdiazizmursalfandhaal8860
    @abdiazizmursalfandhaal8860 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaarow anigu Fandhaal broadcast waan seexda sida aan u dhagaysanayo mansha-allah cod cajiiba leedahay less stress baa ku dareemaya, kadib marka soo kaco waaberiga inta aan shaqo tagin baa dib u dhagaysa nuxurka broadcast-ka.

  • @sumayoali2172
    @sumayoali2172 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 800k omra inshar♥️♥️🥰

  • @daadaamiin389
    @daadaamiin389 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @FTBTV-q8x
    @FTBTV-q8x ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah❤

  • @ziadadawehmoktar4013
    @ziadadawehmoktar4013 ปีที่แล้ว +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯 i am from

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +15

    وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم باسمك ربي وضعت جنبي وبك ارفعه فإن أمسكت نفسي فارحمها وإن أرسلتها فاحفظها بما تحفظ به عبادك الصالحين Tana nofasir shekhow oo umadeenu caamo kayihiin dadbadan ayaa hurdada kudhinTay oo ugu danbeyay shekh cabdullahi kaamil

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 ปีที่แล้ว

    Dhamaan kala bar dhiabbki ihystay ana ka radin jireyn xalkoda meel kle wxad iga tustay meeel dhow mqnanshaha ama mahsananta carada xasuus la'anta iyo kun dhibato kle ban la nola se alx adbn kgua mhf celinaya ustaad so garsiintada moqducan🎉❤

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 ปีที่แล้ว +3

    Markan habeen jaadka aan cunayo waaga ugu soo saaro waxan dareema subax hore wadan garaac xat dhaafa iyo daal iyo tamar yari laakiin waan maydha markas iga baaa🎉

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn ปีที่แล้ว

    Guul

  • @iqroladan2650
    @iqroladan2650 ปีที่แล้ว +1

    Ciwankan aad ayaa uku baahnaa waad mahadsanthy

  • @abdullealiayaanle3902
    @abdullealiayaanle3902 ปีที่แล้ว +1

    xageen ka hela courska muuqalka laku baranayo bro

  • @janaat11
    @janaat11 ปีที่แล้ว +1

    Barigii hore Wan dhafri jiray oo Waaga ii baryi jiray lkn Hada 10 ka ama 9 Waan hurdaaba Alxm😊❤️

  • @dahaboahmed1608
    @dahaboahmed1608 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo omar inshaar❤

  • @RAAGSAALE
    @RAAGSAALE ปีที่แล้ว +2

    Hurdaba ma anaga seexana. Anagoo daalan baan jiifsanaa. Anagoo burbursana waan soo kacnaa uune 😮

  • @xasancumar321
    @xasancumar321 ปีที่แล้ว +1

    ❤wax badan. Aakafah mey

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Keep up teacher Cumar iishaar

  • @craxmaanarts2033
    @craxmaanarts2033 ปีที่แล้ว +1

    Saas weyi cumar ❤

  • @Live.kasto.jooge1
    @Live.kasto.jooge1 ปีที่แล้ว

    Thanks ogansho wlhi wa sugayay video kan ❤

  • @abukarjeylani2581
    @abukarjeylani2581 ปีที่แล้ว

    Adiga oo raali ah